Haddii aa daneyneyso in aad guri Standard ah ka dhisato Galmudug waxaa la xariiri kartaa Eng. Abdishakuur Whatsapp: +252 614557155
Пікірлер: 44
@batulasmail82619 күн бұрын
Mashaa Allaah waa Raqiis hadii aan ree cadaado ahaan laha waan ka dhisan laha Guri.
@MohamedMohamed-uw6kd5 күн бұрын
Well done Jemcale dhiilis
@aidarussyussuf40289 күн бұрын
Masha Allah rer cadado wa dad ilbax ah shirkadan yano keena lascanod hanoga dhisto guryahan oo kale waliba wa raqis guri sidan uqurxu badan oo $20k-25k qalabka xagu ugaso daga kuwa dhig mirato ah ba ilahay nagu qataray
@kawtekawle40137 күн бұрын
Inader ma argtaa inag nus xunbaa 25 laga qadaya
@aidarussyussuf40287 күн бұрын
@kawtekawle4013 Haa wlh dadkena ganacsato dhigmirato ah aya dhunta ugalay
@engabdirazakmohamed76799 күн бұрын
Eng Abdishakur runti Halbuur iyo bilicada Magaladda qayb ayu ka yahay . Engr Abdishakur Abdilahi Guuleyso bro .
Masha alaah qof kasta oo soo maaliya ah oo magaaladiisa dhista ama horumarsada haloo hanbalyeeyo
@AbdiwahabXussein8 күн бұрын
Sidad wa u duubtay waa top 10, saxib
@abdirashiddirie35229 күн бұрын
Adado qurux waaye, guul reer caddado.
@maryanruunshnuur.45169 күн бұрын
Woow horumar wacan dadkeygoow 👌👏❤️
@wararkasomalia9 күн бұрын
Woow I like this city waxaan ka helay qiima hooda Iyo cabirka dhulka very very beautiful dhirta ku dadaala dhir un ayaa ka dhiman
@shantagees94258 күн бұрын
Qurux Maashallah!
@AliAbdi-i4k9 күн бұрын
Guul reer cadaado Dhirta haa la beero banaanka
@mohaasifamily79358 күн бұрын
Manshlah walhi cadaado wa waxkle
@salahalihashi26758 күн бұрын
Waa Magaalo weyn oo Nidaamsan Fikir Qaldan ayaa kaheestay
@abdinaafac82118 күн бұрын
Ree cadaado waba dad ilbax ah sabbto ah magalada dhexdeda iskuma ciriiriyan oo magalada banankeda aye guryihii ka dhisten hada ciyaal xamar nahay magalada barten keda buuxina m.a allaha idin barakeyo❤
@queenk35706 күн бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤
@alimohamedzakaria47773 күн бұрын
Magaalada dhirta ayaa ku yar ee plz reer walba geed ama laba geed haku hor beero gurigiisa hortisa si kuleylka magaalada ka jira loo yareeyo
@libanabdi1339 күн бұрын
Beautiful city
@MA-rf6sg9 күн бұрын
hahaha Tulo
@AbdiwahabXussein8 күн бұрын
Top
@caqiilsomali31899 күн бұрын
Wow my city
@dadaalintaaadcaafimaadqabt22057 күн бұрын
Mashaa Allah
@ramlamoha85619 күн бұрын
Masha Allah ❤
@Sadiya-g7e7 күн бұрын
Xagaa kismaayana nooga warkeen qayr qabe
@Rahmah-Mercy9 күн бұрын
Soomalida ma oga in meel kasto sidan loo quruxsan karo xamar ay is kor dhooban yihiin degankoodii san nabada u ah ee hawada macaana waaka maqan yihiin.degaan ninkiisaa dhista ama horumarsada. kuwiis eexdana sacoodaa dibi dhalay oo xamar aa malinba mel laga qaxinaa.heer cadaado waa dadaasheen.
@mohaasifamily79358 күн бұрын
Shirkada magaceda sheeg
@AbdiwahabXussein8 күн бұрын
Duubista waxan kusiyey 10
@IftinJeyte9 күн бұрын
Maxaa cadado qalabka dhismaha hobyo mu ogasodaga raqis badnaa
Guriga carabey warbixin ka soo diyaadriya. Carabey arti ninka la dhaho.
@ib12449 күн бұрын
Cadaado anaa ka soo jeedo mana jecli oo ma rawo in aan guri ka dhisto anigoo u jeeda baraawe iyo xeebta baraawe oo waliba rakhiis ah ee adinkeey idin taalaa Ani maku jiri
@FY-Editzz9 күн бұрын
CUQDADA YAAN LAGAA DAREEMIN😁😄
@batulasmail82619 күн бұрын
@@FY-Editzz Qofku meeshi rabo ayuu degi Kara Maxaa cuqdad keenay
@ib12449 күн бұрын
@@FY-Editzz maxaa cuqdad meesha keeney xur baan ahay meeshaa doono oo aan jeclahay ayaan guri ka dhisanaa