Maxaa kuu haynaa Maanta?
12:53
16 сағат бұрын
Dhul iib ah | Daarusalaam B
7:30
3 ай бұрын
Guryo iib ah - Mogadishu (Liido)
13:07
Apartments Iib ah | Mogadishu
18:08
Walwalka Kirada | Documentary
3:37
Пікірлер
@FadumoMuse-l1y
@FadumoMuse-l1y Сағат бұрын
Mashaa. Alaaha
@FadumoMuse-l1y
@FadumoMuse-l1y Сағат бұрын
Guriga intee ku yaalaa
@mariahussein2328
@mariahussein2328 11 сағат бұрын
Boos miya mise nus boos 15×20
@SadioA
@SadioA 18 сағат бұрын
Gurigan aad ayuu uqur xon yahay lakin dookheegi mahan.. xabsi xabsi aa daremoyaa!
@ayuubibraahim8957
@ayuubibraahim8957 21 сағат бұрын
xeebta inay leeyhiin oo kle aa la iska dhisana waa in ugu yaraan 12 meter dib loga durkaa xeebta dadka aya ku damashadayo inte la maraa hdaba xebta hosta ka gashid.....dowladna celinaysana ma jirto dadkiina xayawan cml u dhaqmayan
@cdale.p
@cdale.p 23 сағат бұрын
Well done guys 🎉 mashallah
@AhmedFarah-r3e
@AhmedFarah-r3e 23 сағат бұрын
Asc jimcaale guul ayaan kuleeyahay❤❤ Waxan kaarabaa G+2 G
@abukarmohamed2136
@abukarmohamed2136 Күн бұрын
Masha Allahu gurigan waan kaheley aniga
@Qaacsade12
@Qaacsade12 Күн бұрын
M.a
@sqynz7592
@sqynz7592 Күн бұрын
Maasha Allaah. Lacag in meel leska dhigo waa waqti dheer waxay kenta in lacagtaas qiimaheda dhaco hadana eey is badalin .Maal gashiga haba yarado waxba koro
@sqynz7592
@sqynz7592 Күн бұрын
Xeebta aad ayaa logu dhaweeyay taasna waan dhaliilay💯💯Dowladda waxan ku bararujinaa in eey ka hortagto in bulshada la cunna qabateeyo .Waan soo dhaweeynaa sida aad u hormarineysaan lkn xadgudubka joojiya please
@JanaDahir-p1y
@JanaDahir-p1y Күн бұрын
M.a allah ha barakeeyo ♥️♥️
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Күн бұрын
Guri xitaa kiridiisa gaaraya 400 kuma arki xamar. Dadka riya ayay ku jiraan. Qurba joog buu ku xisaabtamaya, qurba joog xaguu 1500 kira guri ka keena. Lacsgta bishii oo dhan soo gasha baaba aheyn 1500
@Happy-go-l
@Happy-go-l Күн бұрын
Guryaha Africa mugdiga ayaaan ku nacay iyagoo all year round qorax heesta ayeey hadane guryaha mugdi yahiin😢😢😢😢
@dhafarpubggames259
@dhafarpubggames259 Күн бұрын
wan in laga joojiya dhismayasha gaarka ah ama kuwa guudba meelaha xeebaha iyo webiyada sababto ah waa dhul bulshada oo dhan ka dheexaya
@sali3492
@sali3492 Күн бұрын
Brother gadaasha dambe waxaan u jeedaa qashin qubka. Meesha halaga fogeeyo qashinka
@abdisharif1565
@abdisharif1565 Күн бұрын
Something has to be done about the electric wires
@lukmanH-r8q
@lukmanH-r8q Күн бұрын
AIRBNB YUHUUD BA ISKA LEH ADINKA MAA MAGAC KALE LA BXDAAN OO KIREYSAAN . KOLEEY AYAGA IDIINMA KIREYNAYAN MAGACA MAXA KU FASHAY WAR BADALA MAGAC (KIRO MALIN JOOG U BIXIYA)
@cundrum2634
@cundrum2634 Күн бұрын
Tukulush timir gaari waayey ma mac o yiri❤guulaysta horay u socda noo soo gudbiya horumarka
@cundrum2634
@cundrum2634 Күн бұрын
Dalan dalkaga ahayn dareen ku jog waaye
@cundrum2634
@cundrum2634 Күн бұрын
Uduceya ganacsata dalka dhisaya oo nayrobi & saambia tansaniya hotel & guri ku yaala isku hubtid
@cundrum2634
@cundrum2634 Күн бұрын
Dadka dunida xeebaha hotelo & deganba waa ka sameyan ganacsato dawlada ka madax banana iska leh
@cundrum2634
@cundrum2634 Күн бұрын
Dadka dunida xeebaha hotelo & deganba waa ka sameyan ganacsato dawlada ka madax banana iska leh
@cundrum2634
@cundrum2634 Күн бұрын
Waa yaab dadka dayrada badan & dhalecaynta dawlada ha isa dayan
@Gaashaanle-Sare
@Gaashaanle-Sare 2 күн бұрын
Musuqa Somalia waxaa arkaysaa dad xaabihii umadda ka dhaxaysay Iska dhisanaaya. Liidoo waad aragtay meel dadku qoraxaystaan ma jirto. Waa la Iska dhisanaa meel kasta
@ahmeddahir24
@ahmeddahir24 2 күн бұрын
Mugdisho maxaa yalla zxp dhac boob waxan ahay muqdisho guri ubahna ee amni ubahantahy
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio 2 күн бұрын
Maxaa sugaayo amaan keeyga? Waan ka soo tagi lahaa qurbaha laakin qof aan Amaan haysin kuma raaxeesan karo Mogadishu iyo coffee geeda macaan? 😢
@Nabadoon-mohamed1
@Nabadoon-mohamed1 2 күн бұрын
Ilhay ayaad haysataa maxaad kaloo u bahantay ebow
@nasteexinapea814
@nasteexinapea814 2 күн бұрын
Mash allah
@cabdallabooroow5017
@cabdallabooroow5017 2 күн бұрын
Waxaa naga maqa nobad
@A.A.E93
@A.A.E93 2 күн бұрын
Beenta hala joojiyo qof guri dabaq ah dhisan karo youtube iyo comment qorow kumaba mashquulo, mid aan quraacan karin baa leh anaa guri dhistay.
@Bambelmo
@Bambelmo 2 күн бұрын
Meeqa waardiye ayay leedahay? Sorry, Cigaal Shiidaad ayaan qaraabo nahaye.
@RaxmoAxmed-n2j
@RaxmoAxmed-n2j 2 күн бұрын
Meeshi waa halkee
@Bambelmo
@Bambelmo 2 күн бұрын
Waa Muqdisha dee
@dalmar2499
@dalmar2499 2 күн бұрын
Maa shaa alaah Dalkeeno hooyo Dadkeena Diinteena alaah hanoo Xafido aamiin, waa muuqaal aad & aad u quruxbadan, mahadsanid wll.🍀🍀🌾🌾🍀🍀🍀🌹❤🇸🇴🏕
@CabdulaahiAlhaatimi
@CabdulaahiAlhaatimi 2 күн бұрын
waxaan guri waa dhaafay
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 2 күн бұрын
Masha Allah waa xaafad quruxbadan runtii
@lulomar7773
@lulomar7773 2 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 2 күн бұрын
Ma sha Allah
@adamosman4185
@adamosman4185 2 күн бұрын
Masha allaah waaye ❤ lkn kirada noo sheeg boss
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 2 күн бұрын
Waw look at the view mashallah ❤I would sit hours with my book and just enjoy the quietness and the view.
@asalad083
@asalad083 2 күн бұрын
Dowladda waa in ay ka dhicisaa dadka xeebaha dhisanaya, oo meel ay dadka ku damaashaadaan oo ku nastaan u reebeyn, dhulkii xeebaha ee banaanaa ayeey dhisanayaan. Xeebtaan oo bannaan oo dadka nastaan, laga dheereeyo guryaha ayey ahayd, balse dadkeennu waa wada lacag-raadis.
@MohamedAli-ew7sy
@MohamedAli-ew7sy 2 күн бұрын
Marka somali maa xeeb ku yartahaye
@ayuubibraahim8957
@ayuubibraahim8957 21 сағат бұрын
aad iyo aad hoosta ayay saaid ugu galeen xeebta waa in dhul balaaran ay baneyan
@ismailMohamud-f6b
@ismailMohamud-f6b 2 күн бұрын
Mesha quruxdeda kaliyah lama fiiriyo iyo jawiga Hospital iyo amniga mesha ugu muhiimsan❤
@RASHID-hs9zd
@RASHID-hs9zd 2 күн бұрын
Aynu dhakhso u dhisano badeena intaan amxaaradu qaadan xasanbaa gorgorton keedi ku jiree
@Bambelmo
@Bambelmo 2 күн бұрын
Very funny 🤣
@امعبدالفتاح-ب2د
@امعبدالفتاح-ب2د 2 күн бұрын
Masha alaha wadanka alaha noo toosiyo
@queenk3570
@queenk3570 2 күн бұрын
Masha allah
@wararkasomalia
@wararkasomalia 2 күн бұрын
Wooow this what I’m Talking about imaging hadii xeebta la maal galsho dalxiis fursad shaqo dhalinta wadankana dhaqaalo soo galin karo
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 күн бұрын
Fikradaha somalida ka maqnaa weeye in xeebaha dushooda la dhisto
@خوخالسعدي
@خوخالسعدي 2 күн бұрын
Walaalkay, salaantaydiina. Anigu waxaan ka mid ahay xertaada, waxaan idiin rajeynayaa nasiib wacan iyo guul, Soomaaliya waxay leedahay mustaqbal dhanka dalxiiska ah, gobollada ugu quruxda badan adduunka, laakiin dhibaatadu waxay tahay in aan wax dan ah laga helin. Dalkii hooyo dhinacyo badan leh, tan labaadna waa kaabayaasha dhaqaalaha, magaalada ama caasimadda, tan saddexaadna waa warbaahinta, wax sharraxaad ah lagama hayo dalka hooyo, tan saddexaadna kama faa’iidaysanayso hantida dalka, taas oo ay ku siinayso. hore u bood, waxaan rajaynayaa inay dhawaan dhacdo, waxaana u arki doonaa Soomaaliya mid ka mid ah dalalka ugu qanisan uguna quruxda badan adduunka
@ayaansaciid9287
@ayaansaciid9287 3 күн бұрын
Degmada cabdicasis maaha wa degmada kaaraan
@ayaansaciid9287
@ayaansaciid9287 3 күн бұрын
Maxa waye degmada cabdicasis aad shegeso gurigan waxa u ku yala degmada kaaraan maxa ka qaldan
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 3 күн бұрын
Meeshaan intee waaye brother?