"Cadawga iyo walawayntu waxba inama yeeli karaan, Ishan Muuse Biixi ku waashayna..." Gudd Faysal

  Рет қаралды 32,828

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 293
@Degmociise123
@Degmociise123 3 ай бұрын
Somaliyi Faysal oo kale ayay u baahantahay oo Runta u kala sheega 😂😂😂😂😂
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@MuseMohamud-he8je
@MuseMohamud-he8je 3 ай бұрын
Madaxweynaha soo socda waa nin u qalma in la doorto ❤❤
@warss11
@warss11 3 ай бұрын
😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤
@AA-sc6iw
@AA-sc6iw 3 ай бұрын
Post Goojacade Syndrome 😂😂 from irir Samale to Oromo to Amxar
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 3 ай бұрын
Caawa cabadkii baa ka dhamaaday weer buu xidhay beenaale kursi majiro weligaa wax fiican Kuma hadin barooro
@ManaalUpdilaahi
@ManaalUpdilaahi 3 ай бұрын
hus asalda aaba wase 👌
@seadhuad2445
@seadhuad2445 3 ай бұрын
Madaxwane faysal coming soon inshallah
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 3 ай бұрын
Ninkan maxaa ka qaldan caay kama weeynaado miyaa.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
Waa qalbi caruur Feysal
@Bestrobloxshh
@Bestrobloxshh 3 ай бұрын
Cuqdada kadaya shacabka
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 3 ай бұрын
Madaxwaynaha mustaqbalka faysal cali waraabe
@Bestrobloxshh
@Bestrobloxshh 3 ай бұрын
Oyinta Iskadaa somali wamid
@Degmociise123
@Degmociise123 3 ай бұрын
Afku kuma go’o Buufi koleyba waxba kuma qaadanayaan Dhegaha ayay la’yihiin 😵😫
@oamaer
@oamaer 3 ай бұрын
Faysal warabe wa alshabab wallahi. muxuu calan madow u xidhay...Sick person
@nasirjama8686
@nasirjama8686 3 ай бұрын
Garac garac dhalay langaab Faqash ruufiyaan Siyaad Bare aha Umada somaliyeed dhib ugeestay Remember UFFO Ina waarebe
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 3 ай бұрын
Guul somaliland 💚 🤍 ❤ guul insha allah 💚 🤍 ❤ guul somaliland 💚 🤍 ❤ guul somaliland 💚 🤍 ❤
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 3 ай бұрын
Dhulka aad ledahay reer bah sheegtay . Waxaa Ogadenia u bixiyay. Ninkii aabbah & hoyada ay qadi jiren. Ayaah u baxshay. Ooy waliba diyaradah syaah soo qora ,hadaad wax aragto. Adigah oo baryotamay. Yaan laguh arag. Tuugsade
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 3 ай бұрын
Nacayb iyo xanuun baa kaa muuqada, waxa dadka kala fogaynaya waa adiga oo miidhan Cuqdad ayaad qabataan hadana Somali ayaad ku qadhaabanaysaan
@IgniteThyDrive
@IgniteThyDrive 3 ай бұрын
Nacam kan iyo Faysal oo miiran baa umada naceeb ku abuurayaa​@@abdullahhassan2940
@art_lto2450
@art_lto2450 3 ай бұрын
𝙴𝚗𝚐_𝐅𝐚𝐢𝐬𝐚𝐋💪 wan ku wata from zaylac
@Haaji_Geele
@Haaji_Geele 3 ай бұрын
Faysal ma tukado miyaa😂 iyadoo salaadi lagu jiruu nacnac leeyahay😢 Alle ku dah
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 3 ай бұрын
Faycal agent double 😂😂😂
@oamaer
@oamaer 3 ай бұрын
YEs double agent-scary alshabab guy
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 3 ай бұрын
Kkkk faysal faaruq Basaaski morgan u keeni jiray naagaha idoor e shilimadka qadan jiray ba manta ciyaalka shalay dhashay halyay iskaga dhigaya o u libaaxaynaya kkkkk 😂😂😂
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 3 ай бұрын
‎لاَّ تَجِدُ قَوْماً يُؤْمِنُونَ بِٱللَّهِ وَٱلْيَوْمِ ٱلأَخِرِ يُوَآدُّونَ مَنْ حَآدَّ ٱللَّهَ وَرَسُولَهُ وَلَوْ كَانُوۤاْ ءَابَآءَهُمْ أَوْ أَبْنَآءَهُمْ أَوْ إِخْوَٰنَهُمْ أَوْ عَشِيرَتَهُمْ} أي: لا يوادّون المحادّين، ولو كانوا من الأقربين؛ كما قال تعالى: {أية : ‎لاَّ يَتَّخِذِ ٱلْمُؤْمِنُونَ ٱلْكَـٰفِرِينَ أَوْلِيَآءَ مِن دُونِ ٱلْمُؤْمِنِينَ ‎وَمَن يَفْعَلْ ذَٰلِكَ فَلَيْسَ مِنَ ٱللَّهِ فِي شَىْءٍ إِلاَ أَن تَتَّقُواْ مِنْهُمْ تُقَـٰةً وَيُحَذِّرْكُمُ ٱللَّهُ نَفْسَهُ
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 3 ай бұрын
Wa runta lakin run ha ka noqoto xadisku
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 3 ай бұрын
Faysaloow Garoowe ayaan tageyaa waxaa kadambeysay Khaatumo in ay ina soo eryato. Itoobiya kuusoo hubeyneyay waxay rabtay in Soomaaliya buburto. Soomaaliyana waxay hubayneysay Eritrean iyo Meles Zenawi oo Muqdisho joogay. Waar dadka beenta kadaa.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 ай бұрын
Cawaantiisiii buu la hadlayaa inga maaha
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 3 ай бұрын
Adigah oo mayoralty ku ah. Waqooyi galbeed ayaad sheegatay. Ogaden oo Ogadenia ku ah ma joratina waad u diidan tahay. Haddii aad fiyowdahay madaxagah timah ku celin lahaa
@warss11
@warss11 3 ай бұрын
Yes best song
@mahadmahamud7180
@mahadmahamud7180 3 ай бұрын
Xaar buu kawareegay
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 3 ай бұрын
الله يحفظك يا فيصل يا سيدي صاحب السمو رئيس الدولة القادم❤🎉
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk beenloow Beenloow Doqonimada waa loo dhashah ee lays kama dhigih karo. Ninkan xanuunsan .
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 3 ай бұрын
Black day 64 ayaan ku jiran xoga iyo halaag
@ahmedfarah3893
@ahmedfarah3893 3 ай бұрын
Afkaga cano lagu qabay
@mussaahmed2049
@mussaahmed2049 3 ай бұрын
Waa geesi geesi dhalay oo hadal cad❤
@CabdiqaniAxmed-r5e
@CabdiqaniAxmed-r5e 3 ай бұрын
FASLOW DHIIG AYAA LAGUGU SOO KORIYEY SOMALIYEED .ILAYN NIMAAN XISHOONAYN DAGAAL AF XISHOOD KAMA KAMA HAYSO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊GUUUUUUL SOOMAALINIMO LEH GUUUUUUL SOMALINMOGUUUUUUUL GARXAJIS BAALEH GUUUUUUL IYO GOBANIMO GARXAJIS BAALEH❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤
@CabdaleJaamac-v1d
@CabdaleJaamac-v1d 3 ай бұрын
Faysal cali waraabe maanta weer madaw buu xidhay wuu saxanyahay waayo maanta wamaalin madaw dadka reer soomaalilan
@Xasmas
@Xasmas 3 ай бұрын
Eng.Faysal ❤ Next Somaliland President ❤ NO COD XISBI OFFWAREEN. NO COD HUWAN KALKAL. NO XAMAR
@shaficali5991
@shaficali5991 3 ай бұрын
Somali odhan way yaaban tahey bal meel lanieinkuso hagago qabsada malinba cid hasheeganjna cidna hacayine shaley ayuu urursamale idin madaxmarey mantana amxaro.
@housseinali6471
@housseinali6471 3 ай бұрын
Maantana.iskudhiib.majerteen.hadalkiisu.macalaacalbaa.mise.wuu.baryootamayaa?
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob 3 ай бұрын
Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@moeawale4891
@moeawale4891 3 ай бұрын
Kkk maanta weer buu xidhay sidii kuwii yar yaraa ee mukhaadaraad ka suuqa ku iibin jiray. Tolow ma wax buu soo qiijiiyay tani waali caadiya way dhaaftee.
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 3 ай бұрын
Beenloow Beenloow Beenloow. Kkkkk xoolah & adigah maxaad ku kale duwan tihiin
@axmedaxmedxasan4395
@axmedaxmedxasan4395 3 ай бұрын
Gulaso madaxweene faysal somaliland guul cadawgu hajabo somaliland cadaw badan oo issoo bahasta waxba inagama qadayaan madaxweene faysal haladoorta qofkii qadiyada somaliland kuweetahay waa inoo wadani
@MahamedIsak-y8j
@MahamedIsak-y8j 3 ай бұрын
isaaquba Haduu Hawiye kacabanayo Sawkii iyaguba Boorama Snm Tu Rushaysay Oo Diyaaradihii Itoobiya Ay Kuqaraceeen
@AJYahye
@AJYahye 3 ай бұрын
Bal qofkaan eega, Gawaad ka u ahaan jirey, Madaxdii Somalia...Iminkana 25 sano, Iidoor ka dhigteen, hogaamiyaha ugu caqli xun....Tolow kaa mid dhaama miyey waayeen ?. Aragti ayuu u yahay caqliga iidoor ka...waa isma dhaanto iyo dhasheed....???
@hashim4226
@hashim4226 3 ай бұрын
Arrinta "isha" waxa dhigaya sharciga doorashooyinka. Hadaba maxay u diidayaan mucaaradku? Buura-fuulkii Gacan Libaax ayuu Wadani tirsanayaa inuu guul ku helay.Mar labaad ayuu Wadani doonayaa inuu guul kale ku helo diidmada "ISHA" ee xaqiijinta qofka codaynaya ee sharcigu ku qoran. Hadaba ayaa wada fashilinta doorashooyinka?
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 3 ай бұрын
Absolutely, I agree with the next president of Somalilad that we need talk with putland because reer putland and Somalilad are the only government can lead the Somali people. Somali way kufashilan tahy dowlad nimadii.
@guleit89
@guleit89 3 ай бұрын
You are all Ethiopian spies 🕵️‍♀️ with in somalia territory
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial 3 ай бұрын
Allah Yaxfiduk Mudane Engineer Faisal Ali🙏🏼
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 3 ай бұрын
Faysal waa kaas u ekaaday Islaan carmala oo khafiiftay, Adeer hawiye waxba ma yeeli Kartid Daciif baad tahay, mj Waa kuwaad malin Walba maagaysay. Hargeysa waxaad Ka tahay .5 muse bixi baana kugu xukumo, shame on u.
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 3 ай бұрын
Feysal gawaad waa nin Xanuunsan Wuxuu qabaa AUTISM dowladii Siyaad Bare ruufiyaan dumarkooda iibiya ayuu ahaa
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 3 ай бұрын
War heedhe beena inataakabadan lamawadiakaro 34 year ee deeganakaga xaraxaro mashatan hala reer qarana maha 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@AxmadabdiOpsiye
@AxmadabdiOpsiye 3 ай бұрын
Walhi anigu adaan ku codaynaya gudoomiye faysal gudoomiye daacda wadankiisa jecel
@samriyecapull2101
@samriyecapull2101 3 ай бұрын
Xisbiga wadani waa cadawga gudaha somaliland cidina dooran mayso xisbiga cadawga somaliland
@SICIIDHassan-hl9hp
@SICIIDHassan-hl9hp 2 ай бұрын
Caruurtaada Wanlaweynta Ayaa Abti Uah Adeer?Ruux Kaa Liita Majiro
@CabdaleJaamac-v1d
@CabdaleJaamac-v1d 3 ай бұрын
Gudoomiye gulayso madaxwaynaha qarniga sosoco
@NophaZ253
@NophaZ253 3 ай бұрын
Isna la afduubtay… this guy is filled with hate and jealousy for anyone but Xabashi!
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 3 ай бұрын
Faysal Abdi Rooble waa Geesi laandheere ah Oramada iyo xabashida afka xabad kagaliyey ma Faysal Abdi Rooble baad isku dheerarin karta
@jeyowinaomar100
@jeyowinaomar100 3 ай бұрын
Hadana waluga tuqeyna markale....sheydan madax tuban
@suldansiciid-pg9on
@suldansiciid-pg9on 2 ай бұрын
Waxaa iga Duntay Nolol Qurux badan Nin Aan Shalay iska bidi jiray Ayaan Maanta Maamuusa Oo Waayhu i Hoos mariyeen Waxa iga Lumay wax kasta oo aan haysatay Qabkii iyo Qiyamkii Soomaali lahayd, Waxaan Nolosha ku Soo biiray Dadkaygo Is Dilaya iyo Dalkaygoo burbursan ilaa Maaantadan Dawlad La'aanti waxay Dhashay ayaa i Dhibaya.
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 3 ай бұрын
Gudoomiyaha Ucid wuxuu u baahan yahay inuu Barto luqada diplomatic language ka in la baro.
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk 3 ай бұрын
Faysal adigu cid aad wax u'ogashahay Maba jirto hadeey killing 5aad tahay iyo hadeey tahay koonfur Markaa xaasid baatahay Sida kaa muqata
@mawlemagan
@mawlemagan 3 ай бұрын
Iidoorku inay waalan yihiin, dad waalan baa hoggaan u ah. Tusaale, waxaa kuugu filan inta waalan ayay doortaan. Marka laga reebo Amb. abdirahmaan Cirro.
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 ай бұрын
Sida guddomiye Faysal Cali xasuun, ayaa Ficil loo baahanyahey adeer, siyaasiyanta kale Afka may ka hadal waa Faysal Waa madaxweynaha 5 soo socota❤
@hassanrobleh2972
@hassanrobleh2972 2 ай бұрын
dambile bal waxad kufaneysa dowladi somaliyed qudhmiso wa ley nigaracii iska ismail ad du waxa kadhigey
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 3 ай бұрын
Saca bi saca sacadii tuugsigah biloday. Kalmeya daawo uu wajigah marsadah ku filan
@The_Observer0000
@The_Observer0000 3 ай бұрын
Guul Inshaalah Somaliland.
@asadaxmed218
@asadaxmed218 3 ай бұрын
Hhh faysal qadadwayn maad kadoo jeesatay dhanka jabuti miyaa xaalada
@abraQolkisa
@abraQolkisa 3 ай бұрын
Dhurwaa ayaa hadlaya waxa kasoo burqanay cantarabaqash waxay tolka kugu amini wayen talada Idoor
@mohamedabdulahi643
@mohamedabdulahi643 3 ай бұрын
waalida dhaqanta ciidi dhageysata warkisa cilaaj ubahan tahay allaha caafiyo duqaan
@KeyseAwadAliAbdi
@KeyseAwadAliAbdi 3 ай бұрын
Cilmiguu sheegto Waa meeshuu kuso Bartay Dad islaam ah ayuu maaalin walba u tirinayaa Cajiib
@adanbile4237
@adanbile4237 3 ай бұрын
Geelle waa kii shalay hubkaad Lascanod la dhacaysey ku soo siinayey. Xin iyo xasarad iyo cuqdad ayaa idin buuxisey, Waadna u dhimanaysaa.
@AbdikarimHajiIsmail
@AbdikarimHajiIsmail 3 ай бұрын
Majeerteeniya kuuma baahna doqon yahow
@Akhalaq-i2k
@Akhalaq-i2k 2 ай бұрын
Besheydabaa dadka oodhanba uwacan😂😂😂😂😂
@Sharmaakegaraad
@Sharmaakegaraad 3 ай бұрын
faysal waa minxiiska muuse biixi meelna uma socda anuu adeerkay yahay waxa uu oo sheegay in uu ciro kursiga ka.ilaalinayo iyo HY
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
Faysal cashar haloo dhigo deg deg abaalmarina iisoo doonta.
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 3 ай бұрын
Ogaadeen baa billaabay welina wada dagaalka Ogadeeniya. nijaas beenaale ah. Harta sheekh iyo xarshin waa ogaadeeniya. Nijaas
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 3 ай бұрын
Wlhy marbaa isku so dhacad kawarama hadaynu somaliya u nidhaahno waanu idinla midowanaa 20 sano waxa maxawayne noqonya qof reer somalilnd casimada kaso warejino calanka dhiga baad ku daadathy la badalo calan cusub la qaado kadiba waxaynu egi waay sameyan reer somaliya ilayna awoodi dawldinmo waaynu kala warkenay 😂😂
@hayadosman7321
@hayadosman7321 3 ай бұрын
May faysalow. Iirirsamale hii aaway
@omarabukar568
@omarabukar568 3 ай бұрын
Feysal faaruqoow cod heli meesid
@BALCKMAN13
@BALCKMAN13 3 ай бұрын
Fasal cali gajo qureshi yaer ithoopina kusosiya somalianimada haiskasarin
@BashirDhere
@BashirDhere 3 ай бұрын
Ama rafta ama ooya ama maradii ciyaal koolada madaxa kusoo xiro. Inaadan dhul soomaliyeed amxaaro kagadeyn.
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial 3 ай бұрын
Yaa Allah Jamhuuriyada barakaysan dhawr adigo kali ah baa awood u leh🤲🏽
@libanhirsi3233
@libanhirsi3233 3 ай бұрын
What type of political statement does this man 😅
@Halima-v8c
@Halima-v8c 3 ай бұрын
Yaahuu soomaali ways taqaan adeer hawiyaha aad sheegayso hadduusan jirin soomaaliba ma jirteen waxaad iska calin weydiin dhulbahante oo waliba bar adiga kula jiro oo aan hub wadan oo intay hubkaagii kaa qaateen haddana iskaga kaa xoreeyay oo orodoo shubanka la aad musqulaha
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 2 ай бұрын
Adigu markaa madaxda daarood ayaad naahaha ugeyn jirtay inan gumeed ina gadhcase yamani gadhcase ayaa dhalay
@abdulraven4970
@abdulraven4970 3 ай бұрын
Waa shaqadiisii iyo camalkiisii inuu dabodhilif ahaado
@shamisali4599
@shamisali4599 3 ай бұрын
Walaweyn magaalo waye oday yahow IS tuuga qanjah madow tankale adinka hishiiya anaga ha nagu mashquul gayasal argagixiso carurtada dhana arga gixisaa oo siriya lagu layay orod dadka ka cesho inta umada ku maqneed caruurtadi dayacday aqas madax digsi
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 3 ай бұрын
war cajuus gawaad feysal waraabe ayaa booteynay oo maanta waxii soomaalilan la dhihi jiray kala tageen feysal waraabe xamar ayuu gabdhah isaaq ku gadi jiray isagoo dawladii siyaad bare u geyn jiray lacagna uga qaada jiray feysal mujrim mabada ma leh waa 80 jir faaruq xasan shiiq haduu waco yiraahdo 20000 oo doolor baan ku siin waa aadaa feysal soomaalilan wey dhimatay orodoo gabdhah aad gadi jirtay ku noqo shaqadaadi dameer yahow daamanka madow khawaarij yahow itoobiya ama isla dhafaa ama dabada u dhiibo maxaa naga gelay adigey ku wasi doonaane istubid dog
@SICIIDHassan-hl9hp
@SICIIDHassan-hl9hp 2 ай бұрын
Aqoonta Aad Sheeganeysaan Ma Taada Ookale Baa Kkkkkk
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 ай бұрын
Wr waa nin waalan ninkani wr laascaanod wey ka go dey samaroona wey ku xigta Arab iyo garxajisna wuu ku xigaa ina cali waraabe iyo muuse biixi iyo ina kaahin ayaa dhibka wadaa cajiib?
@abduge1237
@abduge1237 3 ай бұрын
Wuxuu isku darsaday cawaanimo iyo qabyaalad kanoo kale baa iidoor wax u sheegaya. Waa yaab
@muuseibraahim3637
@muuseibraahim3637 3 ай бұрын
Allow yaa ku dooxoo haddana aan ku dilinoo waxaad damacsantoo kale dibadda ulasoo baxay.
@BbrayanFarsaowsa
@BbrayanFarsaowsa 3 ай бұрын
Nin waalan ayaad tahay itoobiya tii diyaaradaha nagi rushaynasay maaha anagoi yar yar ayaa xasuusanaayna
@osmandhiblaawe739
@osmandhiblaawe739 3 ай бұрын
cabasho iyo cabaad baad isku dhax waddaa dawaco yaa aaminaya majeerteeniya maxay kugu faleysaa ma xukunbaad u heysaa war miirka haydin galo sidaas dowladnimo laguma gaarayee
@BareMuuse-b8o
@BareMuuse-b8o 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkk ninkii faysal faaruuq ma sidaaz ayaad u danbeysay
@saadhussein5466
@saadhussein5466 3 ай бұрын
Saas ayuu kudoonayaa madaxweyne dameer ximaar
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 3 ай бұрын
Beenta badan intad iska dayso. Walgugu adamay orafo salad gaar
@libanalifarah7246
@libanalifarah7246 3 ай бұрын
hada faysal ma hawiye inuu caayo usooo fariistay tvga horn cable waaa in hawiye la xisaabtamaa ileen nin walan lama xisaabtami karnee tvgow waa inoo xamar
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 3 ай бұрын
Anigu waan haystaa geesigaan ucodayn lahaa waa faisal
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😮😮😅
@prosl11
@prosl11 3 ай бұрын
Waar gudoomiye fayslow indr adigo cadowga iska celiniyaa hadaana inaad cay iyo aflaagado wado maaha waxaad sheegiseed was run laakiinse iska daa qaabkan aad uu hadliseed wax kaa bedel fadlan
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 ай бұрын
War mahayside iska aamus nacasyahow amxaarka aad sheegiso so ma ogid inuu mucaarid yahy habaar ayaa idinku dhacay
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 ай бұрын
Feysal nacas so hawiye kama qabtid bilaa caqli ayd thy
@nimoomar4840
@nimoomar4840 3 ай бұрын
Tutihii ma malintii cidanku jabay ayaad tuurtay
@qaasimmohamed6246
@qaasimmohamed6246 3 ай бұрын
GOOJA CADAAA LAGAA HAAYSTA SOO DHAAFI LA DAHAY. MARQAAN LANAD WLEEY WAX BAA KUUGI DHICI
@SharmaakeAbdi-k6n
@SharmaakeAbdi-k6n 2 ай бұрын
Iska daa magaca.afwayne adigaa afwayn amxaar ya how
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn 3 ай бұрын
Ina bixi dorasho hadu qaban wayo halgu kaco wa xaq
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 32 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,8 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 32 МЛН