Cadawga Soomaaliya waa kuma ᴴᴰ┇Sheekh Abdirahman Bashir 2024

  Рет қаралды 27,157

Hadaf Production

Hadaf Production

5 ай бұрын

Please Subscribe Saaro oo ka mid noqo walaalaha ku xiran channel keena
👍🏼 SUBSCRIBE-GAREENAYA
📩 SHARE-GAREEYA
👍🏼 LIKE-GAREEYA
📋 COMMENT-GAREEYA
Fadlan ✔️ Subscribegreey
Si aad u hesho wixii cusub
Jazakumullahu kheyran
_________________________________________________________
►Subscribe Link - KZbin : / @hadaf_production
► Facebook: / hadafproduction1
► Tiktok: / hadafproduction
#Subscribe #Hadafproduction #Hadaf_Production

Пікірлер: 58
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 2 күн бұрын
Soo dhowow Sh C/raxmaan
@24Sevendays
@24Sevendays 5 ай бұрын
Cadowga Somaliyeed waa Somali. Waa kuwa aan garanayn in Somali wax wada leedahay.
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 5 ай бұрын
Anigu waxaan qabaa cadawga somaliyeed waa calooshooda ushaqaysta yaasha somaliyeed ee wadanka utaliya! 😢
@garada6921
@garada6921 5 ай бұрын
Xasan shiikh waxaa looga digay War Emaaraati iska iloow War imparti Gacanta how gelin ilaahay hpadaad taqaano
@garada6921
@garada6921 5 ай бұрын
BAL KUWII AAN UGA TAAG LA AYN EMAARATI EE XASAN SHIIKH MAXA MUUD UGU SACAB TUMAYEY HA HAD LAAN CAAWA OO HAKA HAD LAAN ILAYN WAA KUWII AAN UGA TAAG WAYNAY WAR NIN KAAS QARAN KA LOO DHIIBAY EE LA LUMAY WAR CEELKA SAL KIISA IN NALAGU RIDO WAA DOQO NIMO EE HAKU RAACINA MEEYE KUWII EMARAATI U NIIKINAYEY QOODH IYO XERO BEELA
@jembaadaye6403
@jembaadaye6403 5 ай бұрын
Hoganka xagiisa Ayan kaliidana qabiilna qaran manoqnayo ee maxaa iinoo Tala ah hoganka somalliya waa in uu imaratka runta u shega somaliyey nin jilcan wadan mahogamin karo xasan shiikh iyo xertiisa imaratka ayey dabka u saranyihiin.somaliyey an kacno aan u istagno difaac dalkena fahma sida dalalka ay reer galbedka uso wakishen somalia waa imaratkee uu noogu dhex rafanayo isago dhanka kale itobiya daba ka wada wadankenina dhediisa rufyaano ku sameystey wa imaratka ninkan Isha waliiqa ah leh ee Sudan liibiya Yemen suriya soo burburiyan an ka Sarno sidiisaba imaratku waa musiibo naloo soo direy ee wixii dhiig lahaw kaca
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 Ай бұрын
Maansha alla great news W
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 5 ай бұрын
Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@ahmedgurayqaws7033
@ahmedgurayqaws7033 5 ай бұрын
Allaha xifdiyo shekh maanmaal mufakir abdirahman bashir
@osmanhussein8237
@osmanhussein8237 5 ай бұрын
Sheekh Abdirahman runtaad ka hadashay jazaakalaah Kheeyr
@MurtidaTv
@MurtidaTv 5 ай бұрын
Somalia iyadaa isu cadow ah cadow kale ma leh.. intay dadkii dad ugu xigay ka daba qaylinyaan sidaas bay isu cunyaan
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 ай бұрын
Somali waa qabil
@snw9257
@snw9257 5 ай бұрын
Cadawga Somaliyeed wa ethiopia iyo Imaaraad
@MurtidaTv
@MurtidaTv 5 ай бұрын
Dee mad iska saartaan ethiopia alshbaab bay idinka ilaalisa emaraatna mushaharka ciidankiina ayuu kala badh bixiyaa
@abdihafidmuseomar9263
@abdihafidmuseomar9263 5 ай бұрын
Ethopia,carabta iyo somalida lafteeda ​@@MurtidaTv
@MurtidaTv
@MurtidaTv 5 ай бұрын
@@abdihafidmuseomar9263 Somalia ha iska saarto waxaas oo dhan haday cadow u taqaano anagu uma naqaano.. cadowga kaliya aanu leenahay waa Somalidaa
@Halgame334
@Halgame334 5 ай бұрын
SHEEKH DAD BA USOGALAY MIYAA
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 5 ай бұрын
Mashaaa Allhaa Allhaa hu akbar Allhaa hu akbar Amiiiin Amiiiin Amiiiin yarabi Amiiiiin Amiiiin yarabi ❤❤❤❤❤❤
@muheeahmed1407
@muheeahmed1407 5 ай бұрын
Ma cadhoonin e wey ogaayeen sheekh
@khadrasalebaan2080
@khadrasalebaan2080 5 ай бұрын
Shaqala,aan Adigu madhasntaa! Kuwaa Aadshergtay😊
@Himila55
@Himila55 5 ай бұрын
madaxda somalida ha iska daayan tuugsashada iyo qabiilka dalka wuu badbada lakin inta gacan kale ugu jirto wax somali u toosa maleh
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 5 ай бұрын
muuse ma taageerin weligay waxaan itoobiya ma jecli laakiin waxaan ka helay in soomaalidii qaylo ka dhameeyay wax qayladaa ka wanaagsan ma qaban
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 29 күн бұрын
Dhulku wa dhaxal kiibu raba cadawga shalay cadawgi cada ee britan kayimi uusiye ayuba inkale ugu daraya
@shabeel7467
@shabeel7467 5 ай бұрын
Shabab waxa keenay wadaad ku sheegyo Wahaabiyiin ah oo lacag la siin jiray waxa ka mid ah kuwa keenay Al Itixaad, A i Ctisaam iyo kuwo wadaad kan u sheega bal in uu ogolyahay in Jibouti lagu daro Somalia Muqdisho.
@garada6921
@garada6921 5 ай бұрын
CADOWGA QARANKA SOOMALIYEED WAA BADAN YAHAY KUWA UGU XUN XUN WAA KUWA GUDAHA EE SOOMALIYEEY OGAADA
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 5 ай бұрын
Sheekh qabyaalad ku talaxtagay oo taageero ka haysan isla dhulkii uu ka sojeday
@hassanhiir9969
@hassanhiir9969 5 ай бұрын
Kaligii Xariif
@ashafarah6052
@ashafarah6052 5 ай бұрын
Wax noo soo kordhay malahan ee aqligeenii wuu siiyaraaday. Umada la,halaagayo madaxdaa laga cumeeyaa sida Maantay Soomaalia hay sata. Xassan baa madax wayne na looga dhigay Badiina wuu gatay.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 ай бұрын
Kani waa qabilliste isse
@shabanja3432
@shabanja3432 5 ай бұрын
Somalidu ayada ayaa isu cadow ah
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 ай бұрын
Odayga reer Xamarkii baa ka il horreeyey, markaa wax badan baa ka dhiman. Waxaad moodaa in maanta Soomaalinimo loo daaray, sidoodiina wuu isu indhatirayaa isagoo cid raaligelinaya. Wuxuuna ku ciirayaa qaybta aan la joogin. Gartu waa muduci iyo madaacalay, adigoon labadaba wax weydiina lama qaado oo ambiyadii baa lagu canaantay
@garada6921
@garada6921 5 ай бұрын
QOL YAHAN HOGAANKA DALKA LAGU AAMINAY WAA MASIIBO QARAN OO AAN GAC MAHEENA KU DOORANAY MASIIBO KA WAYN MAJIRTO WIXII KA DHACAY SHIRKII JABUUTI IYO SHIR KII ADISABABA SOOMALIGA XALAASHA AHOW DIG TOONOOW OO GED UP
@shabeel7467
@shabeel7467 5 ай бұрын
Wadaadow Jaziiradan yar ee dadkeedu ku noolyihiin maarts Jibouti ayaa u baahan kicin iyo xorayn ee Ciisahaa cadiban wax u qabo intaan canfar iyo Eritriyaan qabsanayaan Somaliland waxba kaagama baahan a in aad Mujrimiinta Al Ictisam ku jirta a kuma dambaabi karo mana cadayn karo oo markaa kugu ma sheegi karo hadii aad kujirtana Minsk Lilaah.
@abdiguled5223
@abdiguled5223 5 ай бұрын
Sheikhan reer ayaa iibsaday oo u ku hadlaa afkooda umadu hayska hubsato maaha sidii lagu yiqiin waa iibsanyahay.
@abdihafidmuseomar9263
@abdihafidmuseomar9263 5 ай бұрын
Walaalow reerkaas waa kee tolow waaba reer khatar ahe reerka sheekha ka soo dhex hadlaya eh.
@Buufle152
@Buufle152 5 ай бұрын
CADOWGA SOMALIYA WAA HAWIYE IYO DAROOD LKN ITOBIYA INA IMANAYSO IYAGA NAGA BADBADINAAYO
@garada6921
@garada6921 5 ай бұрын
NIN QALBIGA BAAHI KA QABA HADAAD DOORA TEEN OO AAN MUWADIN AAN WADANI AHAYN NOO DOORTAAN WAATA MAANTA NAHAYSA GEES TO GEES HOGA MIYE AAN TALANTI LA HAYN OO QARAN HOGAAN KIISA LOO DHIIBO WAA HALAAG
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 5 ай бұрын
Eua xun
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
Ana cadawga ugu wayni waa odaygan diinta ku gabanaaya iyo qaad kaloo khamiis iyo gadh samaystay
@shabeel7467
@shabeel7467 5 ай бұрын
12 dawladood ayaa Jibouti saldhigyo ku leh kuwaa ka hadal Somaliland shaqo kuu taala maaha.
@Estafrica347
@Estafrica347 Ай бұрын
Miyaad ogeen nin Somaliland kaa hiigin sheik Abdirahman Bashir , Somaliland issack maleeh
@mohamednur1696
@mohamednur1696 5 ай бұрын
JALLAATA NIN WEYN KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
@user-xu9dy7ry1v
@user-xu9dy7ry1v 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 5 ай бұрын
Sheikh mise siyasi
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf 5 ай бұрын
❤1988 XASUUQII AFWEYNE IYO SOMALIYA HARGEYSA ❤ABEY AXMED MUSE BIIXI GUUL ❤SOMALIYA IYO JABUUTI IYO AL SHABAAB IYO MUSIC XASAN SHEEKH MUUSIGA HEESAHA AAD WADO ITOOBIYA IIYO SOMALILAND WEYKULA SOCDAAN
@user-to9eu3ke3h
@user-to9eu3ke3h 5 ай бұрын
Emcadawga somaliland waa adiga faqashfaqash dhalay dib dambaysa jabuuti xoriyaderda sii hayszn mayso
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 5 ай бұрын
Ninki tisaba daryala tukale ku daraa
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 ай бұрын
Odaygan sheikha Illahay kheyr Ha siiyee… adeer Somalia anaga wax isku darsanay waqooyi iyo Koonfur… waxanu samaysanay Somali republic ama jamhuriyatu Somaal… not Somalia tho…. Somalia is a Italian term.. as a lander’s we haven’t nothing to with the term Somalia.. if you got it or not…. So it’s simple there is no Somali republic therefore no union at all…. Its simple leave alone Somaliland…
@abdihafidmuseomar9263
@abdihafidmuseomar9263 5 ай бұрын
Ma jirto hada waqooyi iyo koonfur midna kaliya reero ayaa jira, hadii aan diidnay in aan dawlad noqono reer walba tuulooyinkiisa sida ay rabaan ha u galaan.
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 5 ай бұрын
@@abdihafidmuseomar9263 anagu Somaliland ayanu nahay tacab iyo samir badana wanu galinay xornimadii 60kii khasartay ka bacdi dhiig badan iyo khasaare badan ayanu usoo galnay inanu himiladayada iyo rajada Somaliland dib ugu soo celino calanka Somaliland adunka….. mantana Alhamdulillah Somaliland way ka gudubtay xili reer iyo qabiil qori iyo dagaal ugu hanjabo iyo calan buluuga… Somaliland durba iyada aya ka muuq dheer kana maqaam saraysa Djbouti iyo Xamar… cid lugta qaban kartaana majirto…. Too late brother waxa aad ku fikirayso Somaliland mar hore ayay samir iyo adkaysi kaga gudubtay… manta waa dawlad cidina ridi karayn…. Goob istiraatijig ahna kutaal…. Dawlado waa weyni hada maal gashanayan
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 5 ай бұрын
Dad si sharciyaysan wax uu kala sexanaya inad ku tilmamto jahiil sheik ku sheegiw wa laga fican yahau. Dad 4 million ah oo Somaliland ku nool inad ogalato in masirkoda la hayso wa nasib daro. Daroodka miskidka ku dhibay aya ka hadlinaya
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 5 ай бұрын
Sheekh qabyaalad ku talaxtagay oo taageero ka haysan isla dhulkii uu ka sojeday
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 5 ай бұрын
Sheekh qabyaalad ku talaxtagay oo taageero ka haysan isla dhulkii uu ka sojeday
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 5 ай бұрын
Sheekh qabyaalad ku talaxtagay oo taageero ka haysan isla dhulkii uu ka sojeday
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 5 ай бұрын
Sheekh qabyaalad ku talaxtagay oo taageero ka haysan isla dhulkii uu ka sojeday
Which one is the best? #katebrush #shorts
00:12
Kate Brush
Рет қаралды 20 МЛН
A pack of chips with a surprise 🤣😍❤️ #demariki
00:14
Demariki
Рет қаралды 35 МЛН
小女孩把路人当成离世的妈妈,太感人了.#short #angel #clown
00:53
Купили айфон для собачки #shorts #iribaby
00:31
Fahad Yaasiin wareysigiisa maxaa ka run ah hadaladiisa
56:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 222 М.
Sidee loola dhaqmaa Waqtiga Fitnooyinka | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
56:05
Sh Abdirahman Bashir | islaamiyiinta iyo dowlada cusub
1:57:39
Guul Media
Рет қаралды 10 М.
🪄✨️He Got A Magic Can Of Sprite😃👍🤠
0:33
BorisKateFamily
Рет қаралды 14 МЛН
Steve's Snack ⛏ pt.3
0:46
Sushi Monsters
Рет қаралды 1,5 МЛН
in japan #tokyodrift
0:20
OHIOBOSS SATOYU
Рет қаралды 33 МЛН
12 июня 2024 г.
1:01
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,5 МЛН