Lix Goobood Hadii aan Gacanta Ku Dhigno! Turkey-gu Somalia Miyuu? | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

  Рет қаралды 26,541

Suldaan Media

Suldaan Media

2 ай бұрын

Lix Goobood Hadii aan Gacanta Ku Dhigno! Turkey-gu Somalia Miyuu? | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Muxaadaro cusub iyo Qisooyin Cajiiba oo la xidhiidha mucjisooyinkii nabi suleiman waxa ioo soo jeedin doona sh cabdiraxmaan bashiir
✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
Speaker: Sh Abdirahman Bashir
Fair Use Disclaimer
Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
1. This video has no negative impact on the original works.
2. The video is intended for educational and awareness purposes
3. The video is transformative.
4. Video content is always in demand from our community
All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
-----------------------------------------
Tools I use to edit my channel:
Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Пікірлер: 24
@noorshale5446
@noorshale5446 Ай бұрын
Alxmdull for being a Muslim ❤
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 26 күн бұрын
Maansha Allah sheekh cabdiraxmaan Bashir alle haku xafido
@zulthancooraaf1054
@zulthancooraaf1054 7 күн бұрын
Masha allah sheekh Cabdiraxmaan bashiir allah yabaarik
@rocky4066
@rocky4066 Ай бұрын
Maasha allaah sheekh c/raxmaan horey ayaad u sheegtay in dowladaha Muslimka ah ay xukumikaran dunida oo dhan sababtoo ah waxay ku fadhiya an meelaha dunida noloshooda ku xidhantahay
@user-cj8yl8dw8e
@user-cj8yl8dw8e 29 күн бұрын
الله أكبر ولله الحمد
@user-jk7zn9km3z
@user-jk7zn9km3z Ай бұрын
Subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar
@user-yp3jl4gy7f
@user-yp3jl4gy7f 9 күн бұрын
Mohamed rasuulu Allah❤❤❤
@CabdirisaaqTaatiko
@CabdirisaaqTaatiko Ай бұрын
Masha allah Allow shiikha nobarakee
@daljirshow
@daljirshow 15 күн бұрын
20:00 xaqiiq
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 16 күн бұрын
Waan khilaafsanahay sheekhan wuxuu diinta yuhuudu waa yuhuudiya.maaha diinta yuhuudu waa kitaabka toraad.
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 Ай бұрын
Marki😂aan Wiilkaan Reer Jabuti Codkiisa dhageysto Diintu waa teennee Waddanimo iyo Xil aanan qaadi karin maanta & 4.5 ya zallh❤❤ ❤
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 Ай бұрын
Asc wrwb Mudlimiintu Shiikh Miyeeyna Diyaargaroobeeyn Saro dhaafheer Yaan lagu mashwuuline, Soomaaliyeey Saro dhana dheer wax tari Ma Ayasna Aan dhisayo Dhulkaa hoostiiisa tuneelo , Suuriya Sareaheedii dhaadheeraa ma Arag teen Sida diyaar Adiga loogu rusheeyey iuyo inta umad ku dhimatay yaa isweeydiiya, Yaa ku Taano ka qora, Falastiin maa Arag teen Sida dhulka loo dhigay.
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 16 күн бұрын
Khuraafaat in lagu sheekeyo maaha.somali wey jirtaa halkii ugu wanaagsaneydna way mareysaa.
@osmanali-fe1hi
@osmanali-fe1hi Ай бұрын
Sayed Qutb abti wuxu Ka tagay sunnah Nabi Mohamed Shacaka Muslimeenta waa kii gaaloo Ku sheegee Takeefirii ayuuu ahaa
@moolcaliyow
@moolcaliyow Ай бұрын
KHALIIJKU waa boqortooyooyin YAR-YAR oo raba in WIILKOODA 100-laad ee hadda kadib dhalan doona inuu BOQORTAlINIMDA ka DHAXLO Marka CONFRONTATION siyaasadeed ma geli karaan! Waa RUUR (FRAGILE.)
@SalahdiatorDeenAyubi
@SalahdiatorDeenAyubi 15 күн бұрын
1:14 Falastiin iye wax u gaban is wayen maxa ka gale Somaliween
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
Somalia ciidakale mahaysato ee wa madaxda lalushqataha ah ,kaliya waxa lobahan yahay Dalka ina dacad logu shaqeyo
@SouguehMiguil
@SouguehMiguil Ай бұрын
Kkkkk ma dowladi rasulka ayu maraykangu ka khibrad baday
@siciidcartan7571
@siciidcartan7571 Ай бұрын
wadaadkani waa reer jabouti mucaarad ah oo jabouti ka soo cararay.jabouti kama hadlo wuxuu ku mashquulaa arrimaha somalida.maxaa ka galay ?
@mustafabaraf7397
@mustafabaraf7397 Ай бұрын
Waa sheekh mufakir, wax garad ah.. Aqoontisa ayu kaga hadlaa geeska africa Iyo calamka Mida kale somalia maad ka xigtaa... Fikirka buka iska saar.
@siciidcartan7571
@siciidcartan7571 Ай бұрын
@@mustafabaraf7397 mufakir shaqo maaha.wadaadkani waa siyaasi .inuu dalkiisa ku mashquulo ayey ahayd maxaa dalalka kale ka khuseeya
@user-xe2gv1mh5v
@user-xe2gv1mh5v 29 күн бұрын
Somalia waa muraayada dhamaan umada Soomaaliyeed,hadii ay Somalia hagaagto umada soomaaliyeed oo jabuuti kamidtahay ayaa wax u hagaagayaan,hadii ay xumaatana saamayn taban ayay marwalba kuleedahay.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:19
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 15 МЛН
SIDEE LOO QORSHEEYAY BUR-BURKA SOMALIA IYO DAGAALLADA QABAA’ILKA?
23:21