Caddeeymo horleh. Ninkii isku badaley gabadhii quruxleyda ahayd oo aan xabsiga dhexdiis kula hadley.

  Рет қаралды 62,942

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 397
@Xalimo421
@Xalimo421 Ай бұрын
Ilaahey ha u gargaaro.Wa bani aaden qaldamay ha layska cafiyo,Aduunyada wa maalmo naf muusan jarine Iska cafiya
@mos1954
@mos1954 Ай бұрын
Waa Nin Fiican Walahi Muntazir Walahi Waan Kujeclahay Allah Dartii Walahi.
@maanIsmailrays
@maanIsmailrays Ай бұрын
• اللهم صل على محمد وعلى آل محمّد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد. اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنك حميد مجيد. آمين
@qodaxdhuuni5332
@qodaxdhuuni5332 Ай бұрын
﴿إِنَّكَ لَا تَهْدِي مَنْ أَحْبَبْتَ وَلَٰكِنَّ اللَّهَ يَهْدِي مَن يَشَاءُ ۚ وَهُوَ أَعْلَمُ بِالْمُهْتَدِينَ﴾ [ القصص: 56] 28:56 Indeed, [O Muhammad], you do not guide whom you like, but Allah guides whom He wills. And He is most knowing of the [rightly] guided.
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 Ай бұрын
Waxani waa ilmo yar , waana qof u baahan naxariis iyo baadhid.
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Ай бұрын
ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy Ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
@sahranur9152
@sahranur9152 Ай бұрын
Sallallahu caleyhi wasallam
@IkranMohamud-p9m
@IkranMohamud-p9m Ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️
@MohamedAmin-uj3np
@MohamedAmin-uj3np Ай бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado. Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan
@abdirahmanar3432
@abdirahmanar3432 Ай бұрын
Aad ugu mahadd santahay MUNASAR xaalada markaas taagan sida aad u soo gudbineeysid
@SharmakeMohmed-w7y
@SharmakeMohmed-w7y Ай бұрын
Wanka xumahay lkn sow ma oga in intas uu hore u u smayey iyo oohinta hadaba in uu jiro ILAHEY hdii umurihisa gacanta sare ugu taagto oo u baryo ka aqbalaya hal habeen o u salatu leyl u kaco ayaa xal u ah ee Allaha wafajiyo
@saadiaahmed3346
@saadiaahmed3346 Ай бұрын
Caro Alle ba kudacdhee ..Allle usolawo oo danbi daaf weydiso
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 Ай бұрын
Israqad wasaaca o Halal ah Allaha nii siiyo Mamma.
@rudwanmahamud8553
@rudwanmahamud8553 Ай бұрын
Alle dartii holoo cafiyo allaah baa isagana xisaabin
@SaamiyaHaibe
@SaamiyaHaibe Ай бұрын
Dhibka Alle hakaa Dulqaado Adiga iyo Maamadada🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢
@Fartuundaacad
@Fartuundaacad Ай бұрын
Illhy hacaafiyo wllken iyo hooyo magc hooyo somasli meel ween bay ugu talaa ee caawiya inta caawin karto eiilka
@AbdinasirabdiwahidNasoo
@AbdinasirabdiwahidNasoo Ай бұрын
Maqaldame wa illahay
@asmaomar7113
@asmaomar7113 Ай бұрын
Allaah ha ku cafiyo marka hore waxaad tahay insaan khaldami kara
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Subxan allaha barya xumaan waxba lahuma helo
@CjfjFfhj
@CjfjFfhj Ай бұрын
Istaqfuru Allah 😢hoyadii ayaaba iga sii drn mey uduceyso shaqo iyo risiq xll ah😢
@Aaliyah-2t5
@Aaliyah-2t5 Ай бұрын
Isagaa dhibaatada dhan ukeenay hooyadiis. Allah inuu aamino oo isagoo wiil ah shacabka iyo dhalinyarada Soomaaliyeed usheegto ayaa ka wanaagsanayd inuu matalo dumar. Beendane hasheegin kudhaha.
@UmuCaziiza-d7r
@UmuCaziiza-d7r Ай бұрын
Wali waxbaa qaldan! Soomaali hadaan nahay allaha noo gargaaro ,🤲
@sacdiyo-s5q
@sacdiyo-s5q Ай бұрын
Ilaahi hakucafiyo wll ilaahi ayaad danbi aad uween kagashye😢😢😢😢
@bardacad
@bardacad Ай бұрын
Alaha u gargaaro Mahadsamid
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no Ай бұрын
Allaah danbiga ha dhaafo hanagu caafiyo wll😢
@FaraCade-nl5ud
@FaraCade-nl5ud Ай бұрын
Maqaldame waa rabi inankaan nolsha iyo waqtiga weyciishay lkn waxaajira dad hoormonka dumarka uukubadanyahay. hayeeshe ninkaan rabi wadasaxda ah iyo hanuunka rabi hatuso😭🤲🏻
@amedfarah299
@amedfarah299 Ай бұрын
Asc waxaa u dheer sonkor xun uu qabaa korkiisana waa googo an yahay Dhib uu qabaa Dhakhtarkii wuu cadeeyey in uu aanu khaniis aheen Ee dharka lee xirtay
@MukhtarHassan-j1o
@MukhtarHassan-j1o Ай бұрын
Wxan ka yaabanahay hoyadiis ayaba la og subhanallah waar ilahay aya isaaqada bixiya duruuf kastoo ku haysana ilahay aya kaa dul qaadi karta Markaa qiiro jabanta naga daaya
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le Ай бұрын
Thanks Munasar bani'aadamnimadaada
@fardowsoabdi6235
@fardowsoabdi6235 Ай бұрын
Allaha ugargaaro yaa rabi 😭😭
@AbdiJamalOmar
@AbdiJamalOmar Ай бұрын
Allah akpar allah ku soo hanuuni insha Allah
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r Ай бұрын
Alle haw gargaaro isaga iyo intii dhibaataysan ba inta xabsiyada ku jirana Alle haka soo saaro
@ademzh
@ademzh Ай бұрын
May Allah help this family and guide this young man to the right way.
@barbatov288
@barbatov288 Ай бұрын
😢😢😢 geesi garab waye durufta ku hayso waan daremikrna marki hore wan oga in duruf ayku heeyse Allah ku dhibdhaamo
@fatumamohamed5584
@fatumamohamed5584 Ай бұрын
Ilahay ha u gargaaro miskiin
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Ай бұрын
Allaah ugargaaro yaa rabbi😢😢😢😢
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Ай бұрын
Subxanalah Waa Aaqir zamaan hooyadis iyo Aabihis aya la og sheekada dumar nimada hadu qofka ilahey kuxirneen waa dhib waan la oga kulaha ilahey aya irsaaqada bixiya daruuf walba ku heyso ilahey aya kaa dul qaadi karo wiilka waxba kaqaldan aan fila codkiisa shaki aya kujuro waxa lagayaaba hormuunka dumarka inu kubadan yahy Allh waclan 😷😷😷
@maowali6725
@maowali6725 Ай бұрын
Wlhi Inaanan jirin duruf kasta kuqabsata oo kuu ogalnesa in uu nin rag iskadiga dumar oo nafaf kle dulmi ugeysta Allah hanuuni oo udambidafa
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 Ай бұрын
Allah ugar gaaro maqaldame waa Allah 😢
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 Ай бұрын
Subhanallah alle weyne oo waa xida
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v Ай бұрын
Waanlaayaabaay wiixii hoore laagaaraay ee muxuu haadeer coodka duumaarka uleeyaah haadaay haado looqooraay Allaahaa haasoohaadeeyo.
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 Ай бұрын
codka maahan wax laiska keno ee walo dhasha ogow
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v Ай бұрын
Allaahaa baa waax irsaakhaah Asaagooh daariikha kaatuusaad baadhaan taay hooyo maafiiyaah weeye xaabsiiga kuuwaar.
@SâfiâMuhumed-t6i
@SâfiâMuhumed-t6i Ай бұрын
Alaa xanuun 😢 badanaa qofka kajiro lee daremi karo wilkan iya hoyadiis aan karab istaangno
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Ай бұрын
Wax weyn iyo danbe wayn so sameey lakiiiiiiiiin باب التوبة مفتوح ، الله يهديه 😢😢😭😭😭
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 Ай бұрын
Ilmahaa hala baadho hormoonkiisa , oo haloo naxariisto
@dauddahir4170
@dauddahir4170 Ай бұрын
Allah cafimaad taam ah sii
@AbdifatahabdiMohamed-h5s
@AbdifatahabdiMohamed-h5s Ай бұрын
Ilahay ha cawiyo wawilyar ookhaldamay
@MohamedAwes-dl1vd
@MohamedAwes-dl1vd Ай бұрын
Munasar wallahi qof wngsn baa tahay alla dartii ayaan ku jeclahay runtii hooyada mcn hadey dhibantahay waxaa ciriiri kugu noqonayo dunida wax walbana ayada durufeheda ayaa kaga daran
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Ай бұрын
Mamo Allah u toobad keena Hadii dhib iyo duruuf timaado Allah Laguma Caasiyo waa Loo toobad keenaa. نستغفر الله العظيم وانتوب اليه
@farhanshariif3316
@farhanshariif3316 Ай бұрын
Jazaka alahoqer
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 Ай бұрын
ilmahaa haloo naxariisto , caafimaadkiisa hala baadho.
@alijabuuti2922
@alijabuuti2922 Ай бұрын
Duruf I haysaa hadey naag niimo kaa dhigeyso walahi ado nafta is dhaafiya aya kaga roon inta gabar iska dhiigi laahed
@Ahmedkhaiyr
@Ahmedkhaiyr Ай бұрын
Xasbuna Allah wanicmal wakiil,
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Ай бұрын
Horta waxa xaqiiqa Inu sonkor qabo lkn inta kale anigu koley ma rumaysan karo balse sonkor wu qaba allaha ka caafiyee
@Yusuf_Somail
@Yusuf_Somail Ай бұрын
على المسؤلين اتخاذ الإجراءات القانونية ليسه لي أجله من أجله اميه المسكين 😢
@fadumoali5027
@fadumoali5027 Ай бұрын
Waxii dhacey waa dhaceen..ha loo baxariisto
@Mohammed-Aweys10
@Mohammed-Aweys10 Ай бұрын
Wili ayuu been sheegayaaa waayo daa’uud maaha hawiyana maaha runta in uu iska sheegaa roon si Walbo xanuunka ilaaah haka qaaado insha allh caafimaadka ilaaah ha siiyo
@ayanhassan3883
@ayanhassan3883 Ай бұрын
Subxaanallaah waar aawey naxariistii iyo Islamnimadii😢
@XuseenMuxumedOdowaa
@XuseenMuxumedOdowaa Ай бұрын
Waa ha ooyin xal keen Oo shaqeyso ilaahay haku fuduudeyo
@muxammad2777
@muxammad2777 Ай бұрын
Dee xal wuu keenay laakiin soomaalidu soo askar maahan waa fashileeen wiilka haddana xabsi ayuu ku jiraa mana shaqeyso karoo
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 Ай бұрын
​@@muxammad2777kaasi xal maaha ee haduu wallhisa muslimka ah ee somaalida soo hir istaagi lahaa oo uu odhan lahaa i caawiya oo wax i tara duruuf baa i hayse aniga iyo qoyskayga cidna may diideen ee waa la caawin lahaa lkn qalad weynu bu galay runtii e alle ha caafiyo.
@abduwelidimbile4183
@abduwelidimbile4183 Ай бұрын
Maqaladama waa Ilaahay
@Xaawo-c3g
@Xaawo-c3g Ай бұрын
سبحان الله
@FarthiaAbdirasaaq
@FarthiaAbdirasaaq Ай бұрын
Illahay khatumada hano sahlo illahay oo so hadee dhalinyaradeena oo dhan yaa raabi
@Ahmed-v6g8g
@Ahmed-v6g8g Ай бұрын
ILLAHAYbaa arsaaqada bixiyee meel xun baad ka raadisay.
@famns-gv3ck3pd8m
@famns-gv3ck3pd8m Ай бұрын
Nadaf hooyo maha marka illahay naag iskadig muka iidih illahay iskada haa heydeen subxanallah adii hey duruf haa tahay Allahaga gaabxaha uu taag
@EFOOTBALLPRESIDENT
@EFOOTBALLPRESIDENT Ай бұрын
Waaxay codku waa sidiiye codkana halaga siibo ninkan😂😂😂
@Yaasmiinkhalidsido
@Yaasmiinkhalidsido Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 ilaa hada waa naxsanahay codkaan
@NadiifoXasan-r1x
@NadiifoXasan-r1x Ай бұрын
Umadaan dhibbadane
@charkoshanghai
@charkoshanghai Ай бұрын
Dharag ba la qoslaysa ha dambaabin walalo . Alle dambidhaaf waydiso hadii qof Muslim ah tahay.
@aishahussein-tj4xr
@aishahussein-tj4xr Ай бұрын
Is not funny wll ilahi wa qafurulraxim
@abdijaliil6985
@abdijaliil6985 Ай бұрын
Walale qof baa jirah hormonka dumarku ku badan yahay mar calmka waxaa lugu duraa hormon rag marka waa wax alle keeno ee jees jeeska iska ilaaliya
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Ай бұрын
سبحان الله illaahow u gargaar
@najuu439
@najuu439 Ай бұрын
Aniga waxaan oran lahaa qof aan khaldamin majirto wllyaal unaxariista waxaa ku kalifay daruufaha nolosha somaliyeey qofka wuu khaldamaa lkn u naxariista ilheey ha idin naxariistee wllhi markii hore wan yaabanaa lkn hooyada iyo wiilka khaladkiisa haloo cafiyo hana loo naxariisto
@samirahassan2023
@samirahassan2023 Ай бұрын
Hala caawiyo wiilka yar please soomaaliyeey ALAAH ka cabsada oo caawiya wiilka iyo hooyadiisa xanuunsan 😢😢
@MawiiidCumar
@MawiiidCumar Ай бұрын
Mid kan aniga in latookto ayan qaba hoyadiis hadey xanuunsan tahay manag ayuu iska dhigaya wa nin rag ah ma si uu ku xariiftamo okale ayuu wayay saqarjan waye
@umuabdirahman3478
@umuabdirahman3478 Ай бұрын
Oo hooyadiisa meesha maxaaa geeyey😂 yaab badanaaa tankale codkiisiii waa sidiiye maxaa khaldan
@aishamawlid
@aishamawlid Ай бұрын
Walalaxidhay qudhunlaha abaayo kurayar sooumaeka
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 Ай бұрын
Wa in la cawiyaa wiil yar waye 😢😢😢😢
@Xaliimokhaliifmagool
@Xaliimokhaliifmagool Ай бұрын
Alle hawsaqiro walahi inaad sharaf taada waydo waa xanun lacag waxmac naa male
@abdulrahmansworld162
@abdulrahmansworld162 Ай бұрын
Wan baahanahay bakhti loma cuno dhaqan xumu sameyay iyo dariiq khaldan ma wuxu u haystay inu inu ku aflaxayo sidas😳 disgusting waye waxan
@Marian-c6x
@Marian-c6x Ай бұрын
Illaahey waa gafuuru raxiiim. ,,,S DURUUF XUN AAA KA MUUQATO. YAAAN LAGU DIGANIN,,,, YAAA LAGU XADGUD BIN,,,
@abdifatahhassan5300
@abdifatahhassan5300 Ай бұрын
Allow u gar-gaar ummadda Somaliyed ee dhiban
@CjfjFfhj
@CjfjFfhj Ай бұрын
Istaqfuru Allah dheh illh udhaww wllow 😢daruf kasto nag nimo ma lacg lagu hella
@fathiyayusuf1332
@fathiyayusuf1332 Ай бұрын
Wuu bararay basking yaa Allah u gargaar
@احمد-خ2م5ه
@احمد-خ2م5ه Ай бұрын
Sanaa loo cawadaa
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 Ай бұрын
Oo hooyada maxaa loo Corey man ayadaa dirsatey hadeyse duruufu heyso asagoo nin ah muusheegto duruuftu mani iyo naagbey kalaleedahey ilaahow nahanuuni
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 Ай бұрын
Mobile sidee Loogu ogolaaday?Hooyadiis maxaa Loo Xidhay isaga garanayee?Kolay shaki weyn ayaan ka qabaa Sababta Loo xirayse maxay Tahay?Kenya sharci Diidaya inuu ninku Naag iska dhigo ma jiro sheekadan waxyaabo badan ayaa ka qaldan
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Ай бұрын
Allaha ha u gar garo
@FarxaanXidig-vg6ry
@FarxaanXidig-vg6ry Ай бұрын
Allah hau gar gaaro aamiin yarabi😥🤲🤲🤲
@Masago2025
@Masago2025 Ай бұрын
Allaha ka soo dayo yaa xiray awal ilahey ha ugar gaaro 😢
@hanefa283
@hanefa283 Ай бұрын
Ma xirno guri qaraab ah ayuu dhex joogaa
@amedfarah299
@amedfarah299 Ай бұрын
Alla ha caafiyo
@Yurub-q4z
@Yurub-q4z Ай бұрын
Kolay bini adamku wuu qaldama ninkan na waqtiga iyo duruufaha aya ku kalifay wayo calol bahan gob maahan horaa loo yiri illahay wll hakuu dambi dhaafo hooyo wa hooyo niyada yaan laga dilin
@RAli-j8j
@RAli-j8j Ай бұрын
Waxas waa qalad inaad dadka hor keeto ma ahayen. Nin aya ilahaye ka dhigaye miso dhar ragg xidhaye oo uur been aha samayestaye waxa cudur daar aha ma leh nacalada aya ku socotaye ee ilahaye danbi dhaaf wayediso . Dhibka Hada marayo isaga gacantisa ku kasbataye. Caawimo sida saxada ayu waxa u wadayesan Kari laha intaasba ragg lacawiyo
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Ай бұрын
Weli codkiisu waa Dumar
@Nashadqaalinashadqaali
@Nashadqaalinashadqaali Ай бұрын
Wan in barya dar ilahi ucawiyo wllkena iyo hooyo yadn somliyat
@AbuuAsad
@AbuuAsad Ай бұрын
Allah kariim
@fuaaddaahir7462
@fuaaddaahir7462 Ай бұрын
😢 الله يخارك من الصومال
@YacquubClips
@YacquubClips Ай бұрын
Allow asturkaaga ayaanku waydiisanay faqrigana adaan kaa magan galnay
@XasanWeli-r2z
@XasanWeli-r2z Ай бұрын
Wali wax ba si ah somaliyey qira jabanta iska dhafa codku wamaxy Qofkan wa qof qaan gaadh ah marka arinkanina maha mid sifudud logu dhici karo o nin rag ah ku dhaqaqo duruuf awged waliba hooyadis na la ogtahy duruuftu wey iman karta lkin macqul sey u noqon kata arinkan foosha xun hoyo iyo wiil keda iney isku racan no no no somalidu wa dad wax aan maskaxda gari karin laga dhadhicin karo
@umaimaumaimaa5224
@umaimaumaimaa5224 Ай бұрын
Ilaahay ha ugargaro hana udanbi dhafo
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 Ай бұрын
Ma sha qee sato ka baha balaashto kirish booy noqoto maqa xiaya ka xamaalto. Bal wax uu na gu akhri yaa yo. Kan waa ba khaniis caa diya suu u hadalaayo
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Ай бұрын
Waryaa caadi i hadal oo cayi iska dhig makeup wixii soo alifay inkaar ilaahay ha ku rido ruuxaan gafuurka ween naag nooga dhigtay
@MawiiidCumar
@MawiiidCumar Ай бұрын
Hoyaday sidey iiga yelaysa sida dumar ah an ayan dhaqmaya ragna wan ushekeyna hhhhhh😅😅😅😅😅
@rohmankillawi1188
@rohmankillawi1188 Ай бұрын
Qaniis waliga garab ha siinin
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
Soomaalinimo ma ahane Ninku waa qoloma? Somlinimo dad yer baa fahmi karo. Soomaalida 99% qabill bay wax kufahmaan. Reer hebel ahy hadhaho. Dad badano hda luuqa kujira soo baxayo. Mahadsanid munasar
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Ай бұрын
Somalidi xirtY wiilkan iyo hayadiis ka so saara xabsiga
@aminaali8263
@aminaali8263 Ай бұрын
Miiskinka halagasodayo miiskiinka hahe ware Somaliayey halagasodayo
@zakariaduceesane27
@zakariaduceesane27 Ай бұрын
Haa la waaso waa qowmu luud
@IsmacilAxmed-c5e
@IsmacilAxmed-c5e Ай бұрын
Walhi waabilaa adam qaldamay. Magafi ilaahey waaye. Ilaahey ha ugar gaaro
@GgHh-o8d
@GgHh-o8d Ай бұрын
Aah wlhi waa xanuun
GABAR LAGU SOO EEDEEYAY INEY TAHAY NIN MAXKAMADA DAAHIR ALASOW
14:13
Xamarawi Films
Рет қаралды 92 М.
🎈🎈🎈😲 #tiktok #shorts
0:28
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 4,5 МЛН
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
Ninkii Naagta iska Dhigay Ee Doonayay ..? | Sh. Said Rageh
11:55
Masjidka Jamicu Nasrudin || مسجد جامع نصرالدين
Рет қаралды 18 М.
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA HOOYADAAN DULMIGA LOO GEESTAY NIN XUN AYAA HELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
25:55
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 62 М.