Waraysiga gabar gacanteda ku dishay wiilkii ay jacleed oo ay siin jirtay lacag ay ka xaday hooyadeed

  Рет қаралды 122,147

Kobac TV

Kobac TV

Күн бұрын

Пікірлер: 363
@mohamoha8824
@mohamoha8824 2 ай бұрын
Dad badan ayaa dad dilay welina sii wada balse adiga waad ka duwan tahay waxana yaqiinsantay allah cadabtiisa iyo janadiisa intaana waxa garta qofka iimaanka leh fadlan waxaan kaa codsanayaa inaad culimada la xariirto dadka waxyaalaha qaldana soo qoraya illahay ka cabsada gabadhani hadii amarkani uu ka dhacay oo ayna ka qomameyn hayso u duceeya waxadan shaqo ku laheyna haku danbaabina insha allah illahay towbada ha kaa aqbalo
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 2 ай бұрын
Wahadal wanagsan mnshaalh hadalka wanganui wa sadaqo
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 ай бұрын
Saxiix 😢ilaheey qalbiga ha u qaboojiyo wiilka ne alaha u naxariisto in uu gacanteeda ku baxo aa qorneyd😢
@Zahro-x3u
@Zahro-x3u 2 ай бұрын
Waa runtaa ,waxaan ku darsan lahaa gabadha uu marxuumka dhalay onay biil u qorto op ay hooyadeed ayadoon ka xadin ay ka codsato in bil walba la siiyo lacag si ay gabadha ay agoomaysay u biisho ilaa ay ka weynaato oo isku filmaato si ay u hesho ajarka weyn ee ay helaan dadka agoonta koroya oo ah inay nabiga scw janada kula midoowaan .
@khadraali8373
@khadraali8373 2 ай бұрын
illahay gabadhah howgargaro lkn haday runsheegeyso wa qof ayadoo dacada laqiyaamay ciil iyo caraqaaday bulshaduna hadalxumay kudilayan lkn katag meeshas uhaajir meel aanlaga aqoon laxariir Dhaqaatiirta dadka lahadla kadibna kunefis waxad qabtoodhan usheeg waxbo kafa iidimeysid Somalida iyo sh kusheeg meelfadhiya waykusii dhaawacayan qalad bina aadam baad utahay illahaybari shaqayso waxbaro kasobax mugdiga iyo bulshada dhaqanka qalafsan dhexdeeda weliba meelagayaqaan katag
@XaliimoAbshirxaliimo
@XaliimoAbshirxaliimo 2 ай бұрын
amiiiiiin yaarabi
@rahmaa6859
@rahmaa6859 2 ай бұрын
Subxanallah yaa rabi ilahayow umada musliminta so hanuni amin yaa rabi
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Qof kii qof dila ilaah ayaa ka aaraaya Alaahu manajeynaa dhiig biniaadan Aamiin
@ruqiyokoronto1148
@ruqiyokoronto1148 21 күн бұрын
Allah ha unaxariisto wiilkaa gabadhaaana Allah ha udanbi dhaafo
@thelegend4244
@thelegend4244 2 ай бұрын
Gabartan meesha halaga wado stress ah u dhimankarta Tobadkeen wl Cibadada badi soon Meshana iskagatag magaalo kale aad.... alleh haku dembi dhafo
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Steres ka dhiiga ay gashay ayaa keenay aakhiro war jiraa Alaha ka cafiyo AAMIIN
@abdallabro11
@abdallabro11 Ай бұрын
Ameen ya Allah
@ikranabib7919
@ikranabib7919 2 ай бұрын
Ax toobadkeen walal mcn Allah ha kuu danbi dhaafo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@FatumoAliIbrahim-o5g
@FatumoAliIbrahim-o5g 22 күн бұрын
Subxanallah ilahayow imankaa nagisuug
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 ай бұрын
(وَاتَّقُوا اللَّهَ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ بِمَا تَعْمَلُونَ بَصِيرٌ) سورة البقرة ( ILAAHAY KA CABSADA , OGAADA INUU ILAAHAY ARKO WAXAA SAMAY NAYSAAN ) Surat Al-Baqara ADEER XUSEEN
@hanayusuf2262
@hanayusuf2262 2 ай бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏. Wa Calool Xumo Balse Rabbi ha u Dambi dhaafo si fcna wad ula Talisey Culumadeena Ha la Xdhiidho Illaahayow Na Hanuuni 🌹🌹🩷🩷❤️❤️👍👍❤️❤️🩷🩷🌹🙏🙏🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍💕💕💕💕💕🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏wa Xanuun woooooow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 2 ай бұрын
Waxwalba ay shegeyso illahey aya og shekadan ay kashekeyneyso codkeda way badashay sidii seywalahi ayey ushekeyneysa aqliga hashaqeyo ok
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ 2 ай бұрын
Run ubadi ilaaahayoow udambidhaaf gabadhan soomaaliyeey aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 2 ай бұрын
Allah culayska hakaa dulqaado... walal ee walalka iyo cabsida iska dhaaf allah ulaaabo oo istiqfaarta badso walaalay iyo adkaarta
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 2 ай бұрын
Allaha U Naxareesto Weelkaas ,Asga Ayaanna Ku Cafiyay ,Adigana ka Towbad Keen Una Ducey Weelkaas Allahana Kuu Dambi Daafo Bi Raxmate Allaah
@UbahOkiye
@UbahOkiye 8 күн бұрын
Allaha u naxaristo willka gabadhana allaaha u dambi dhafo
@CabdulaahiCali-o2g
@CabdulaahiCali-o2g 12 күн бұрын
Wiilka allaha u naxariisto iyadana wadanka haka tagto ilaahayna cafis hawaydiisato
@FarahShire-h6n
@FarahShire-h6n 2 ай бұрын
Asc dhamantin cabdi casis wan ku salamay indha adaka sun an siyey kulaha bisinka ❤❤❤❤❤
@ismailyare5569
@ismailyare5569 7 күн бұрын
Qoftaan anigaa guursanaayo xagee kala xariiraa
@Abdullahi_thegoat
@Abdullahi_thegoat 2 ай бұрын
Abayo ilahay ha ku gargaaro culumada la xiriir soon badan soon salada badi cibadada ku dadaal wiilka ilahay u bari inu janadiisa geeyo markasta u duceey 😢😢😢
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI 2 ай бұрын
Imisaa ruux ayaa inta dad dishay maanta iska quslaayo dhiig muslimna galay. ALLow macafi., walaale Allah kucarar oo towbad keen
@OmarMohamed-be5fn
@OmarMohamed-be5fn 2 ай бұрын
Denbigas in aad ku dhacdo taladeeda waxaa lahaa sheydaan haddana wuxuu ku siin donaa talo tii hore ka daran ee iska jir cadowga. Ilahey waa jecelyahay kuwa towbad keenka badan. Qabigaaga kheyr u sheeg
@sawdaislow-jy4qh
@sawdaislow-jy4qh 2 ай бұрын
Waa nin qalbi wanaagsan ilaahey ha naxariisto
@leilamed4044
@leilamed4044 15 күн бұрын
Allah xaffido walidka ine aweladuu la tashadaan ya roone
@JassimJassim-b4i
@JassimJassim-b4i 2 ай бұрын
Wax kastaba waa qadar rabbi iska sabar allaha ha ku denbinaafo asiga ayaa denbi dhaafe ah ha ka quusan raxmada rabbi
@sacdiyodiiriyeaxmed3144
@sacdiyodiiriyeaxmed3144 2 ай бұрын
Isdaji Aallaana u toobadkeen illaahay danbiyada dhan wuu dhaafaa illaa shirkiga maa ahane
@mama2210_
@mama2210_ 2 ай бұрын
Faras janada dhex socda 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Maasha Allaah saad wax ugu sharaxday ayaan ka helay cabdi casiis ❤❤❤❤❤
@maizaabdi9179
@maizaabdi9179 Ай бұрын
Waaa farasad u so socota Istaqfurullah 😂😂😂😂
@SoudeyssiMahdi
@SoudeyssiMahdi Ай бұрын
Maa shaa allaah ka dhe haddii aad ka heshay ishu waa xaq walaal
@fatimasharif4039
@fatimasharif4039 2 ай бұрын
ASC walaalahey illhey utoobad adii shekadan rukaatahey illhey taladada udhiibo wan ku xasuusinaya xadiiski naba scws nin kii 99 kanin diley janada galey wa uun toobad keeny الله qafuru raxiim walaalahey
@SahraJimal
@SahraJimal 2 ай бұрын
Allah waa qafuuru raxiim tankale tussle ha unoqoto dukarka wax qayaana io raga xaqa dumarka cuna
@casiloGedi
@casiloGedi 2 ай бұрын
Ascww haduuba wiilkii ku cafiyay ilaahay cafis waydiiso cadaabta adiga ma haysid fudaydka iska daa ilaahay ha ku cafiyo
@mdd7492
@mdd7492 2 ай бұрын
SubXanaAllah. ILahey cafis weydiiso. Cunugta yar waxad ku tari kartid kutar. Magaalada ka guur. Mel kale ood iLahey ku baryi kartid dag. WabiLaahi towfiiQ
@Faiza___Maxamed_____jaam-rf1qn
@Faiza___Maxamed_____jaam-rf1qn 2 ай бұрын
Wllhi qadar waaYe ilaahaY gabadhaas ha u danbi dhaaFo MarxuuNkaNa ha u naxariisto silaca aY ku jirto allaha ka saaro😢🤲🤲AamiiN
@ashawooo
@ashawooo 2 ай бұрын
Subaxanallah waa arina cajaba ah illahaya ha ka cafiya asking illahaya ha uu naxariista dhibta waxa ka masulaha raga Somaliya oo gabdhah bena uu shagaya oo kharinaya naga qabo Kharinaya horta illahaya ha ku siya cafimada khalabiga kheera uu shega mamma ducada badasa khuranka aqariso rabi asiga awooda leha khalabigan ha ku dajiya inshallah
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Ай бұрын
Allah ha u gargaaro gabadhan. Waxaan kulatalinlahaa sad Noo shegtay maadaamo lagu Cafiyey in Ad iskaga tagto meeshad joogto Oo Ad Aado wadan kale An lagaa kasayn.Qadar weeye Subxaanallaah
@Shukri-o1s
@Shukri-o1s Ай бұрын
Subxaana Allah ilaahow dhiig Muslim Hana galin
@zahraahmed4461
@zahraahmed4461 2 ай бұрын
Subxaana Allah nin ku qabin maad ka maseeraysaa, maad ka tagtid maxaad u dilaysaa.
@abdisalamdiriyeali859
@abdisalamdiriyeali859 18 күн бұрын
Jazaka allahu ma kheyr
@NastehoAwale
@NastehoAwale 2 ай бұрын
SubxaanaAllaah SubxaanaAllaah 😢😢 Allaah ha caawiyo
@khaledjamac1721
@khaledjamac1721 Ай бұрын
Allaah tawbada hakaa aqbalo wllo
@Happy-go-l
@Happy-go-l 2 ай бұрын
Walaal waxaad Allah ka rajeyso ayaad heleysaa Allah waa qafuuru raaxiiim😢
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Dhulka ka guur ALLE waa qafuuru raxiiiim.
@FarhanAyub-v1s
@FarhanAyub-v1s 2 ай бұрын
Alle ka cabso tubadan way furanty wll mcn
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 ай бұрын
Gurigeeda intey keentay sidee sun ku siisey maxey faa'iday ayadaa lacagteeda la ordeysay nin aan qabin. Nin kaa tegay lama raadsado.
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 ай бұрын
Aad bay u khaldantay fudayd aad uxun baa ku dhacday hooyadeed usheekto ayaa u roonayd oo lacaktan laga qaandhabo ama laga caafiyo iyadana hooyadeed garaacdo walaalaheed garaacaan waxba may noqoteen adiguna cabdi casiisoow caqliyan haku wacdin e ama culimada udir ama iska aamus caqliyan gaalaa ku halaagantay
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 ай бұрын
Wiilku khalad malaha iyadaa ka masuula waayo hooyadeeda dhashay ee dhaqaalaha u haysay ayay khaa iintay marka xaqa hooyadeed ayaa ka soo baxay
@cirjiidh77
@cirjiidh77 2 ай бұрын
@@saharwafa7539 Xaaskiisa miyey aheyd waa maya waa sheeko jilniin ah waxaan aniga ma aaminayo. Dadka somaliyeed waxkasta waa iska qadanayan
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 ай бұрын
@nasrarabi7643 waa hafma
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 ай бұрын
@nasrarabi7643 waa ogahay khaldka ayadaa leh
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 Ай бұрын
Subaxaanallaah Subaxaanallaah Allah unaxariisto wiillkaas Allah unaxariisto iimaanka Aloowhanaga qaadin waa dhibaato Alle utoobadkeen gabareey Subaxaanallaah 😢😢
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 2 ай бұрын
gabdhaha sedeey kuogaan karaan inuu jacayahay wiilka aylasocoto hada gabdhaan masariif ayey bixibjirtey asagana wuxuu jaclaa midkale allaha cafiyo kuligooda❤❤❤❤
@Xalimo421
@Xalimo421 2 ай бұрын
Ilaahayow Dhiig bani'aden hana galinin😢Jacayloow ha na so marin.Ilaahey toobad weydiiso an leyahay.Qur'aan ha lagu saaro,Wiilkad dishey u duceey sadaqo u bixi hadad awodo.
@ZeinabHashi-m9z
@ZeinabHashi-m9z 21 күн бұрын
Subxanalah waxkasta aduunka waa. La arki Subxanalah 😢😢 walashay toobadkeen tornado
@AliMohamed-l3w7x
@AliMohamed-l3w7x 2 ай бұрын
asc wllshy dhib ayad gaysatay mid kale ha ku darin oo naftada ha goyn culuska allaha ka qado insha allah
@Happy-go-l
@Happy-go-l 2 ай бұрын
Walaa wareysigaada hormari qofka details weydii sida qabkii aay sunta usoo iibsatay sida aay ugu suura gashay in aaay sunta aaay siiiso iyo sidee laguu ogaaday all the relevant questions
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 ай бұрын
Maxkamada maa geeyn rabtaa proof qirasho cml diyada tolkeeda ha bixiyaan
@Happy-go-l
@Happy-go-l 2 ай бұрын
@ qofka markuu isgaga doorto in uu dadweynahaha la horyimaado waxii uu sameeyay dadweynahahna waxey xaq u leeyhiin in wariyihu uu weydiyo sual kasto uu dhageystuhu is weydiin karo waa waxa wariyasha lagu taba baro waa hadii uu taba bar jiro
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 2 ай бұрын
Asc habaryaro qaladkasi wuu dhacay ee alle unoqo marwal bana alle naxariis tiisa hakaquusan
@Shukri-o1s
@Shukri-o1s Ай бұрын
Subway Allah
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 2 ай бұрын
Iska jir inaad naftaada haligto oo danbi kale gasho Subxaanalah Allah haku cafiyo be strong my dear 😢😢
@hodanabdiramanfarah1458
@hodanabdiramanfarah1458 2 ай бұрын
Ka teg eedo meesha aad dhibka Ka geeysatay ilaahay waa qafuura raxiim hore u soco illaahay qalbiga ha kuu dejiyo
@XamdiAxmed-jd5pp
@XamdiAxmed-jd5pp 2 ай бұрын
Wll ilaahay Bari istiqfaarta badi
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 2 ай бұрын
Allahu akbar ilahow unaxariso yaa rabi walaley Allaha subxaana watacaala u tobakeen in shaa Allaha
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 2 ай бұрын
Gabareey waxad u baahan tahay dhaqtar cilmi nafsiga bartey inaad la kulantid oo aad uga sheekeyso dhibkan ku heysta si aad u nafistid mida kale culimada meesha kula joogta u bandhig arinkaaga 😢
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Nin lacag aad bartay inuusan ku rabin iska garo ,ninka raga naagaha gacanta uma hoorsado,ee isagaa gacanta wax dhiibayso noqdo
@FarhiyaMohamed-r1j
@FarhiyaMohamed-r1j 2 ай бұрын
Xasbiya Allah abaayo shilimaad kaad siisy sadaqo kuu noqon lahaayen dhiigisa maad gasheen. haduu kucafiyay intusan dhimanin ilahay hakucafiyo😥 Ilahow ficilada sheydaan baanu kaa magan galnay hanoo qurxininil ilahow dhiga muslim aad xurmeysay hana galinin يارب يارب يارب كره الينا الكفر والفسوق والعصيان واجعلنا من الراشدين🤲
@SuldanshMaxamed-cj7mg
@SuldanshMaxamed-cj7mg 2 ай бұрын
Gabadhu ilaahay ha utoobad keento hana ogaato shaydanki kula taliyay inaydisho wiilka ayaa hadana wuxuu rabaa inuu daba mariyo toobada oo uu khatumada ka lumiyo mahadsanid sxb c/ casii
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 2 ай бұрын
Asc abaayo macaan, is quraan saar, doctor la tasho, hadi dawo lagu qoro qaado Insha Allah. Allah ku cafiyo 💖💖
@Thehabonchannel
@Thehabonchannel 2 ай бұрын
Illaheey u toobad keen allaah wa qafuur araxiim ❤
@HawaKinsi
@HawaKinsi 2 ай бұрын
Illahey utoobadkeen istaqfaarta Badi salaatu leylka tuko illahey waa qafuuru raxiim hakaquusan raxmada RABI lagama quusto in illahey kuu dambidaafayo niyadada Gali xusnu Dani baa wanaagsa walal walwal waxma taro illahey hakuu dambidaafo
@HawaKinsi
@HawaKinsi 2 ай бұрын
Sidookale saliga nabiga scw iyo xowqalada badi
@Mdstayvloging
@Mdstayvloging 2 ай бұрын
Inlilah sabab looga dhigay ilhay hau naxaristo
@qooqane01
@qooqane01 2 ай бұрын
Ehelkiisa Haday ku Saamaxan iyo hadii ay ku qisaasan iyo Diyo ina qaataan ayaga ka go'daa ehelkooda isku dhiib adoo nolol rajeenayn, hadii ilaaahay kuu sahlo ayaga diyo ina kaa qaatan dhici karto 🤷‍♂️
@amrannurdiiriye4157
@amrannurdiiriye4157 2 ай бұрын
❤❤❤❤Mashaa Allah guuleso
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 2 ай бұрын
Asc WA vented umaleynaya gabadhan shekadeda iyadoo somaliya jogto dilkashekeyneyso somaliya waxay tahay wan ognahay ok
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 ай бұрын
Ilaahay cafis weydiiso isagaa wax cafiyo. Qalad wuu dhacaa . Allaahu yafcalu maa yuriidu. 🤲🤲🤲🤲🤲
@Assa-t1z
@Assa-t1z 2 ай бұрын
Nin aan ilmo udhalay lacagtan qadanimo kuso shaqeyey naag lacagteydii ku gursaday caay igusii daray oo cideydii dac weyey been naga wada shegay qadamanimadii kuso sheqeyey indhaha wax leygagaso dhiftay ookiyalo leyso qoray gabadhiso cuuryaan ah lacagtii aan iri gabar cuuryana ku dawey dhahay hoteel kuka sii jiifanayey
@Sahradhuuxaxmed
@Sahradhuuxaxmed Ай бұрын
Wll qalbiga Alle ha ku qabojiyo
@Really2025
@Really2025 2 ай бұрын
CabdiCasiis, Gabadhan raadi inay TOOBAD KEENTO OOY RABBI U NOQOTO AYAA MUHIIM AH. Maskiin Yaa Rabbi Caawi.
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 ай бұрын
Subxaana laah
@abdihassanaden4521
@abdihassanaden4521 Ай бұрын
Iska daya kaninka aad laqeysan cayilkan benta aah , dawoyinka aad marsaneysan guurka hortisa oo aad qayaliga isku shegeysan. Qof hadad fahmi weyso adkeysi lahow oo horey usoco qof adkeysi laheyn oo mangaab ah hanoqon
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
Allaha uu naxaristo walaal kasi
@FarhanAyub-v1s
@FarhanAyub-v1s 2 ай бұрын
Culumada waydi wll mcn
@abdullahiibrahim2674
@abdullahiibrahim2674 Ай бұрын
Subhanallaah allaahu akbar..walaashay 30kii sano ee danbe somaali badan ayaa dhiig qof muslim ah billaa macno udaadiyey oo kas ah.iyagoo og dilka qofka muslimka ahi uu yahay danbi aad uweyn dhankasta aduunkan iyo aakhiraba. Balse adigu taadu waa qadar .oo hadana aad qirsantahay..reerkii wiilkuna kaa cafiyeen. Alleweyne waxuu queaanka iniogu sheegay....haka quusinina raxmada alle .alle wuu dhaafaa danbi oo dhan..aan shirkiga ka.ahayn. Ee badi istiqfaarta..salaadaha..soonka..isagana uducee markasta insha.allaah
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 2 ай бұрын
Asc wr wb abaayo ilaahey u toobad keen una noqo . Ilaahey ha ka quusan ilaahey u toobad keen.
@aasmacaydiid5225
@aasmacaydiid5225 2 ай бұрын
Subxanallah alle haw danbi dhafo dhibkana ha ka dulqaado 😭😭😭
@CaptainDDF
@CaptainDDF 2 ай бұрын
Cabdi asiis Gabadhan waan U baaahanahay wllkkyy BALQIIS
@shamsoali4540
@shamsoali4540 2 ай бұрын
Gabadhan illaahay qaalbiga ha uqaabojiyo waxay ubaahan tahay Astiiqfarta badan in Alle unoqoto inbadan oo asgana uduco in illaahay janatufardowsa geeyo❤
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 2 ай бұрын
Waanka xumahay wixii ku soo gaaray lakin ma fiicno. Inaad disho inaad ilahey bariso ayaa fiicneed
@NadiifoXasan-r1x
@NadiifoXasan-r1x 2 ай бұрын
Allow wiilka qabriga uqabooji ayadana culeyska alle how fududeyo yaarabi allow dhiig islaam haygelin iyo intii muslima
@mirejr484
@mirejr484 Ай бұрын
Cafis Ayan ilaahi kaga baryahaya 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢
@AbdirashidSh.abdirashid
@AbdirashidSh.abdirashid 2 ай бұрын
Wall Sheidan yusan kafaideisan allh utobad keen towbada waifurantahay
@Babulahudachannel
@Babulahudachannel 2 ай бұрын
Abdicaziz number keda isodir fadlan Gabadha
@FarahabdimuseFaraxmadobe
@FarahabdimuseFaraxmadobe Ай бұрын
Cadabka illahay kaga jaziqad gacan ku dhiigle
@SG-SPOT
@SG-SPOT Ай бұрын
Dumarka shaydaanka lataliya waa mid doqon ah😢😢
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 2 ай бұрын
Allah isku xir walal teeda kale adkaar akhriso
@nadirahmed8634
@nadirahmed8634 2 ай бұрын
Istaqfaarta badi sabir Culuma diinka la xidhidh wll Alle ha kasaaro dhibatada ku haysata
@KhadarYuusuf-s2i
@KhadarYuusuf-s2i Ай бұрын
😢😢😢😢
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 ай бұрын
Hadli lacafiyana iyadaa xanuun aduunka kunoolaanaysaa
@NasroSheikh-k1h
@NasroSheikh-k1h Ай бұрын
Qisadaan waa mid cajiib ah
@abdishakurmohamud3500
@abdishakurmohamud3500 Ай бұрын
Walaale allaha ku hanuuniyo
@xakiimoshsiciid2870
@xakiimoshsiciid2870 2 ай бұрын
Gabadhaan hadii warka ayasheegayasi uu run yahay culimada ha u tagato ama wiilka aabihiis ha isu gacan galiso si uu ama u cafiyo ama u qasqaasto waana toobada ugu fiican oo aada naftaada ku dahiri kartid
@NajmoAbdi-fk3pb
@NajmoAbdi-fk3pb 2 ай бұрын
Waalagu kala baxay soota leh odayaasha diyee qaaten
@hawaartanhusein7618
@hawaartanhusein7618 2 ай бұрын
Subxanalaah Allah
@abdisalamdiriyeali859
@abdisalamdiriyeali859 18 күн бұрын
Allaha kuxafido
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 2 ай бұрын
Salaada badi istaqfaarta badso waxaas waykuu qornaayeen adkaysi yeelo maskaxdaadana daji 😢😢😢😢😢😢
@khaledjamac1721
@khaledjamac1721 Ай бұрын
Marhadii lagu cafiyey wllo aakhiro kaliya camal kaaga intii dilka ruuxaas udhiganta oo ajar ah ayaa lagaa qaadayaa oo qofkaad dishay lasiinayaa markaa tawbada badso wllo camal ka wanaagsanna aad ubadi aadiyo aad waliba ilaahay talo saaro niyadana dejiso
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
GABADHAAN IIMAAN BAA ILAAHAY U SOO CESHAY FALKIINA SHEEYDAAN KU TUSAY ILAAHAY QALBIGA HA U QABOOJIYO DHAMAANTENA ILAAHA HANOO DAMBI DHAAFO
@hashimabdi8366
@hashimabdi8366 2 ай бұрын
Habo ha is dhiibin ilaahaye u toobad keen oo quraanka baro salaado badan tuko ooo soon xasanaada badan samee habo. Ninkii 100 dile waala cafiye
@MakeAmericagreatagainforlife
@MakeAmericagreatagainforlife Ай бұрын
Sheikh inu usoo saarey eheyd 5k ga daawaneyse lagama waayene
@muminhagar5038
@muminhagar5038 2 ай бұрын
Walaaal Hadiiba. Fimilkisa ku cafiyeen. Kaliya ilaaahey uu tooobad keen Ilaahey waaa Naxariis badane. Goobtane ka haajir insha allaah quraaane Isa Saar
@muxamuuddj5123
@muxamuuddj5123 Ай бұрын
Taan waa qatil manaxa ah bisanka😭😭😭
@Fardousakhaireh
@Fardousakhaireh Ай бұрын
Asc
@SahraDahir-v6j
@SahraDahir-v6j 2 ай бұрын
Asalmucaleykum gabadheydii ha isdil faras aaqiro baa ku dhaamo.
@OmarYoussouf-pm1ju
@OmarYoussouf-pm1ju 2 ай бұрын
Ilahay utoobadken diyanakabixiya Meshanakatag magalokaletag
@saamiyasiman2407
@saamiyasiman2407 Ай бұрын
Subxaana laah abaayo naxariista Alle lagama qusto tobaduna waa furantahay inta naftu soo xadirin iyo qoraxdu meshey udhacdo kasoo bixin adina near ha isku waa jibin Alle mala xun haha maleen malo xun Alle waa naxariiste naxariis badan
@abdisalamhussein2150
@abdisalamhussein2150 Ай бұрын
Asc walaaleey toobad keen oo Allaah si dhab ah u caabud. Allaah waa qafuuru raxiim waa uu kuu dhaafi karaa denbigaaga.
@sashdish148
@sashdish148 2 ай бұрын
Ilaahay dartiis baan u caawin cilmi nafsi
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
QISO CAJIIB AH: AYADOO XAALADU QUUS AH TAAGAAN JAWIGII AYAA IS BADELAY
10:27
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 01.14.2025
Somali Radio
Рет қаралды 646
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН