Yaasmiin nimanka qaar gabdhaha haday ka aamusaan way ku tuntaan ,inta gabar la qabo aan aqaano 80% xuquuqdoodii ma helin samirkooda ayay guryuhu ku dhisanyihiin
Manshallah abaayo Yasmin rabbi ha ku xfido sawjyadeena rabbi ha inoo barakeeyo oo ha isku keen barakeeyo ani horta guurka waa ku cusbahy balse wllhy queen iyo king isku nahy markasta arko lamaane ila mida oo is haya ama khilaaf dhexyaal waxaan ka sii qaadaa dhiiranaan sida u ahaa xaajigaga ayaa ka sii wacnaadaa waayo waxaa ogaadaa khalaad aan leeyahy marka waa iska saxaa rabbina ha ila garab galo qoys ma hawl yara samir lagu wadi karaa wllhy haddii rabbi kuu wnaajiyana waa jano adduun haddii kaa xumeeyana waa cadaab adduun rabbi jano adduun ha inooga dhigo inta hysata ruux wngsan oo nolosha la wadagay inta rajaynaysana rabbi in ay guursadaana rabbi lamaane wngsan ha u sakhiro
@Gracious994 жыл бұрын
Shukran sister You are one of the rare people i never skip their advertisements
@ayaanmohamed68834 жыл бұрын
Mama yaaniin aniga wax badan baan kaa faaiday aniga oo yar baa family’s gayga baa igu daray ninkayga lkn sida loo la dhaqmo Ma garanin dagaal badan iyo qilaaf badan dhax marijiray ileen isma garanayneh mama yaasmiin habeen kaan daawado wax badan ban noloshayd Ka badalay jisaakalaah 2016 ilaa hada wan ku daawadaah mashalah
@farxiyomohamud23644 жыл бұрын
Yaas jasaa kaa talada
@ubahali7834 жыл бұрын
Allah kama dayaco ajrigaas walaasheen. Walaahi waan jiriricooday qisadaada yar.
@dacwahfamily4 жыл бұрын
MashaAllah qof wanaagsan ayaa tahay Allaha ku barakeeyo ukhtii
@rahmahassan25304 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Abaayo Yesmiineey I love you for the sake of Allah. Allaha ku xifdiyo you and your family. 🤲🤲🤲🤲🤲
@nasteexocabdicooking14 жыл бұрын
Aniga aya ku jira waqti isku buuq gabr yara ahy ilma isku nuug i joga alxm hdana pregnency ahy ninyga ayaa is fahmi la' nahay markasta wa isla doodnaa waxyaba aan dhibsanayo ayuu sameyaa iga daa markaa dhahana wayahay ayuu leyhy furina ma ogala bl fcn ma bixinayo markasta naago waqti ima siinaayo mida kle waxyaaba aan ku ogeyn ayaan ku arkaa inh cuno qad kumana ogeyn waiska deyna ayuu leehyh mana deynayo ane respect maba u haayo asagi dhan wa nacay noc kalo ila noqday wa isku buuqay wlhi wayo qof dhalinyaro o hadana crurta wxba kala weyneyn wa dareemi karta dhibkiisa yasmin abyo ila so tali qeyr allah kusiiye wa wareeray wlhi
@nuurulimanchannel4 жыл бұрын
Abyo walac in uu ku yeelaya laga yaaba mideeda kele ninka markad hadal ku kari weydo waa loo aamusa wanku daremi karaa markad xanaqdo weyseyso suno tuko InshaAllh wad is fahmeysan mcnto
@nasteexocabdicooking14 жыл бұрын
@@nuurulimanchannel insh abyo wa mhdsnthy
@queenali94754 жыл бұрын
Abyo guriga waxa ku aqristaa suratul baqro insh alh is badla ween ayaa dhacaayo insh alh
@cadeeycadeey40964 жыл бұрын
abaayo duceyso markaa salaad walbo dukatit illlaahow ani iyo xajikeyga hishiis iyo isfaham na dhex dhig dheh bi idnillaah waa isfahmeysaan
@nasteexocabdicooking14 жыл бұрын
@@queenali9475 hyh aby
@Peachestitake2 жыл бұрын
Ad ayan uga helaa dhiiri galintada walal qaaliya ayaa tahay walalo rabbi haku barakeyo noloshada iyo family gagaba bi,idnillah
@faraxcabdirahman39664 жыл бұрын
Shukrn mama wan aroosi rabaa insha allah talooyinkaga wan qaadan
@farxiyadaahirmaxamed48834 жыл бұрын
illahay guurkaaga kheyr badan ka dhigo inshaa Allaahu 🤲
Abaayo yasmiin ilaahey qalbi gaada wanaagsan ha kuu dhawro, ilaahow kuwa wanaagsan naga yeel yaa rabi.🤲🤲🤲🤲🤲
@fardosadaher51722 жыл бұрын
Abayo yasmin shukran
@naadiamohamud20974 жыл бұрын
Masha allh jizakallhu khayr yasmiin wax bdn ayn ka faidny
@amranabass8725 Жыл бұрын
Thank you sister ❤
@fathisaad80693 жыл бұрын
Yasmiin adey waan kaa helay wanada allah haa kuu xafiido
@adnahaji98064 жыл бұрын
Sax waye Hooyo yaasmiin ilahey hanala garab galo samirka iyo dulqaad aamiin yaa allah 🤲❤🌹🙏
@fardusyussuf37004 жыл бұрын
Mans ha walashay yasmin ilahay kheyr haku siyo gabadh anjaclahay bad tahe.
@halimaali4314 жыл бұрын
Asc Masha allahi alow ku xiifdi yasmin cadey waxad tahay halyeyad qali ah cimri dhiir iyo ciibado suban alle ha ku siiyo🤲💖💯
@marwosafachannel27204 жыл бұрын
Ninkeyga allaha xafidee waa maskiin wan ka ilaaliya dhibka
@umuana94084 жыл бұрын
Maashah xabiibti raaliyo
@CafimatFican4 жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah 💕💋
@kaaahanuura69384 жыл бұрын
Abayyo aniga waa ninkyga waa Nin kulul ☹
@marwosafachannel27204 жыл бұрын
@@kaaahanuura6938 abayo macan kuleelka waxa ka keno ufiirso saa xalka u hesho marka uu farax san yahayna fiiri muxu kufarxay maxey yihin radi mel ku qoro kadib waxa ka xanajiyo radi ayagana mel ku qoro markas waxad heleysaa xalka ugu wanagsan oo ah nin kaga ina ka dhigi karto nin ku jilacsan on ku lu leyn insha allah bacdu saladna uducee abyo xaqaa lisku leyahaye
@marwosafachannel27204 жыл бұрын
@@CafimatFican shukran waxan ka bar tay wax badan noso badi wano yinkas waxan ka cod sana maserka sida lo xaliyo hada aragto ninkaga oo nag shukan sanayo
@kawtherhirsi51054 жыл бұрын
جزاء كم الله خيرا جزاء واحسن اليك امي ياسمين ❤❤❤❤💋💋💋❤❤💋💋
@hanamohamed27054 жыл бұрын
Ilaahay dhamaanteen janada ha inagu kulmiyo Ameen yaa rabi
@filsanraxa15014 жыл бұрын
3 qodob aad ayey isoo jiteen thanks xabiibti
@zamzamsakariaismail98374 жыл бұрын
Masha allah waad noo faa’iidaysee alle ha ku xafido
@monadheeman38294 жыл бұрын
Hbo alle haku xafido jizakalaah khayr booskii hooyonimo ayaad noo gashay talooyinkaaga waa ku raaxaysanaa
@kaltunali63974 жыл бұрын
Msh allh xbti illahy qeer ha ku siiyo iyo caafimaad waara mama yaasmiin
@فاطمةعيسى-ع8د2 жыл бұрын
Mashaallah allaha kubarakeeyo maama yaasmiin waxbadan baanofaideysaa
@umusahraalkhayr85514 жыл бұрын
maasha allah abaayo yasmin ku jecliyaa xikmad baad saaxiib utahay alle adiga oo kale haynoo badiyo anagana hana garansiiyo wadada saxda ah aakhiro iyo aduunba 😍😍😍much love and god bless.
@nasraosmanwarsame59983 жыл бұрын
Ilhay haku barakeeyo wll
@muxuboyariisadan59054 жыл бұрын
Masha allaha allaha ku barkeyo habo mcn
@dhamaysinajamac46534 жыл бұрын
Barak'Allah fik walaal yasmin
@mandeeqahmed36114 жыл бұрын
wonderful lady full of wisdom ❤
@hamdielmi62484 жыл бұрын
Maxaa sameenlaheed hadii naag lagulaqabob
@falastiinhappychannel12264 жыл бұрын
ماشاءالله جزاك الله خيرا اختي الكريمة
@istaahilismail51174 жыл бұрын
Asc abaayo Yaasmiin waan ku jecelahay Ilaahay ha ku jeclaado family gaagana ha kuu barakeeyo (Nebi Muxamad wuxuu dhahay ninkaaga gabarey ama waa janadaada ama waa naartaada gabadha haday shanteeda tukato, soonto, xijaab keeda iyo akhlaaqdeeda ilaaliso, ninkeedana adeecdo 8da albaab ee janada kaad rabto ka gal ayaa la dhahayaa aniga ma dhihin Nebi Muxamad aa na dhahay SCWS ) waa bushaaro weyn qofkii shaqaysta aa helaayo gabadhaas Abuu Bakar Sidiiq ayey la derajo noqon Abuu Bakar wuxuu dhahay yaa Rasuulallaah ma jiraa qof 8da albaab ee janada ka gelaaya ? Wuxuu Nebigu SCWS dhahay adigaan kuu rejaynayaa in aad ka gasho yaa Abuu Bakar. Marka gabadha intaas ka soo baxdo Abuu Bakar Sidiiq ayey la qiimo noqonee gabdhow aan dedaalo. Abaayo Yaasmiin noo soo badi arintaan guryo badan wey dumi rabaan gandho badana qalad weyn ayey ku jiraan.
@june62064 жыл бұрын
7 jano maqalee 8 wamaxey jawab
@istaahilismail51174 жыл бұрын
@@june6206 Asc ukhti Xasna waa ku salaamay. Todobo jano ma ka hadlin waxaan dhahay janada 8 sideed albaab ay leedahay. Naartana 7 Todobo albaab ay leedahay. Inaa fahamtay aan filaayaa walaasheey
@june62064 жыл бұрын
@@istaahilismail5117 haa 7 jano ayaa 8 albaable ok
@maryamabdallah39044 жыл бұрын
Jasakalahu qeyr waan kaa yeelnay taladada gabdhaha wanaaga u saaxiibka ah oo ahlo digrigaa alaha noo dhaafo wacyi galiya walaalaha deriska idinla ah iyo halakiina quu anfusakum wa ahliikum naar sidaas baa waajibku Ku jiraan yaasmiin adigana ajer iyo xasanaad alaha Ku siiyo dadka dhahasyo walaashood wey wey sidaad iyo sidaas. Hadhaafano af lagadada hadii Kalo biri aaqiro baad hot istaagi adiga iyo camalkaada isku haraayo ASC ww
Machallah hooyo yasmin wan ku jeclahy Allaha ku barakeyo
@anisomohamed31614 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله wankujclnahay yasmin allaha idin xafido adiyo familkagaba qaali
@munobeelocooking35764 жыл бұрын
Mashllh tabarakllh hbbty mahdsanid misanka xasnadka ilhey haku saro waa barnamij aad u qiimo badn aadna wa u xiseya ❤
@farhan46864 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله يحفظك من كل شر الله
@kowtharcookingchannel4 жыл бұрын
Amiin yaa rabbi for all your duas mom yaasmin
@queen-nb6uq4 жыл бұрын
My future plans thanks mama yasmin your amazing person ❤❤🦋
@drshanidaahir4 жыл бұрын
Abayo iyo abwe hanti idinma waydiisanaayo😥waaxan idinka codsanayaa qif walba ee aqrita qoralka inuu isoo booqdo plse🙏🙏🙏 igaarsiiya allah dartiis
@صفاء-غ4د4 жыл бұрын
Abaayo ysmiin aan kaasoobartay waakugusoobiiraa
@naimagullet73364 жыл бұрын
Waa i anfacaayaan talooyinkaan maamo yaasmiin khayr Allah ku siiyo
@haujabin93533 жыл бұрын
That’s my girl i love u yasmin♥️
@halimosheikh2474 жыл бұрын
Thanks walshey jazakalah khayr
@hibaqsalaban67844 жыл бұрын
Maamo yesmiin Mashaallah tabarakallh ilaahay swt haku sharfo if iyo akhiro ba thank you mamo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@aminaabdi57904 жыл бұрын
Asc maashaa allaah waarun alaahqeer hakusiiyo
@bluerain32824 жыл бұрын
Marsha Allah you love you dearly yasmin may Allah love you
@mumtazabukarmohamed30534 жыл бұрын
Asc maamo waan jeclahay barnamijkaga alle haku barakeeyo
@umuahlam73954 жыл бұрын
Ma sha Allah habo macn runta wayo,,, Allaha kheir hakusiyo ❤️
@aishashire53914 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi habo qaali alla yabarik cumrak habo
@princessnaima60114 жыл бұрын
Mama yasmiin cimriga iyo cafimaadka allaha ku barakeyo wlhi ilahey dartiis baan ku jeclahay waana jeclaan lahaa dunida inan isku aragno mar uun insha allah
@rayuufbintusaid69204 жыл бұрын
Masha Allah habo wan kugu farxaa jazakallaahu khayr wajazaaa
@farxiyadaahirmaxamed48834 жыл бұрын
Wcs mamo yasmiin Amiin ya rabbi shukran ❤
@ayanitanaziil52614 жыл бұрын
3yrs single mother ahay ayan dawanaya I wish inad mar hore ku baro bcz cilmi badan ayad I gordhise jazklaha mama
@khadra59774 жыл бұрын
Mansha allh ilhy ha ku xafido abayo yasmin sidad nogu faidayso
@khadroosman53054 жыл бұрын
Manssh Allah abayo yasmina جزاك الله خير ii soo ducee Allah ha isiiyo qof wanagsan