Ayyy xiriir qurux badana soo martay yaa rabi nin ijecel oo kheyr qabo isii insha allah
@Umayma124 жыл бұрын
Yaasmin abayo sharaf badnida oo hadal qurxoonida Masha allah nooso ducey aadbaan kuu jeclahay allaha ku xifdiyo adiga iyo familkaaga
@umuaxlaam49474 жыл бұрын
Allahu Akbaar calafku wa cajiiiib all the way from africa somalia to America
@nashaadbashir65182 жыл бұрын
Wlhi cajiib msha alah hbo rabi ha isku kiin barakeeyo
@nuurtohassan85244 жыл бұрын
Mashallah wan ku jeclahay mamo yaas wlhi ilaahay haysu kiin daayo adiga iyo saalix jannadana haydinku mideeyo inshallah❤💋💋💋💋💋
@maryamhhhuvgyjyy64 жыл бұрын
Gawdhan jiiran soomali ku ahen walashed ka yar lelo saxiibo ku ahen soomali reer xoga dhaqan mashalh aniso ugu ween hoyo ad uu fican dhashay mam fartuun
Subxanalah subxanalah masha alah masha alah walaal ale ha kubarakeeyo waxaan kuugu bishaaraynaya xadiis nabiga salalahu calayhi uu leeyahay qof adiga sababtaad ku islaama ayaa kaaga khayr badan geela cas cas ee la jecelyahay oo ahaa wax markaas loogu jeclaa walal yaasmiin ale ayaa kumahadsan qof adiga sabab kaaga dhigay inuu kasooboxo mugdigii iyo gaalnimadii ilaahayna uu usooo saaro nuurka iyo xaqa islaamka ale hakuusiyaadiyo qof wanaagsan ayaa tahay alena hakugu abaalmariyo jantul firdawsa الحمد الله رب العالمين الحمد لله رب العالمين Dad sidan oo kale ah umada kudhexbeeray Horay usoco walaal
@hindahamdi81894 жыл бұрын
Hooyo yaasmiin 2016 ilaa iyo hada waan ku xiranahay janalkaaga muuqaaladaadana waxay koriyaan maskaxdayda waxaad tahay hooyo aad u wanaagsan waan ku jecelhy hooyo mcn hooyaday i dhashay oo kale baan kuu jecelhy💜 hooyo fariintaan hadaad aragto ogow inaan aad kuu salaamaayo waxaana kaa soo salaamayaa soomaaliya Magaalo la dhoho kismaayo
@maryamhhhuvgyjyy64 жыл бұрын
Mashal aniga jiiran soomali ku aheen malitey soo dhofesay soomaliya nawad aheed xafad oo dhan uu ooysay reer fican ka dhaltay
@hindahamdi81894 жыл бұрын
@@maryamhhhuvgyjyy6 abaayo dadka waxaa ku jira dad haday ku bartaan aan jeceleyn inaad ka tagto Wlhi aniga saas baan ahay qof aan bartay haduu iga tagaayo waxaanba moodaay cunug aan dhalay inuu iga tagaayo
Wlhi waan qiroday sidaa u qalbi ficanthy alle janada hanagu kulmiyo wax kaloon sheego ma aqaan yasmiin
@umucabdalachannel96594 жыл бұрын
Masha Allah Allah hakuu daayo reerkaada into caruurtaada is very good
@aminaxaaj44 жыл бұрын
Hooyo wan kujeclahay marwalbana wan kudaawadaa wax badan ayaana kaa faaiday waxa ii tahay rool moodal masha Allah ilahay ha ii kaaxafido adiga iyo family kaaga wan kujeclahay maama
@CafimatFican4 жыл бұрын
Aaaaw sweetie. Thank you so much for your support love habo 💋💕💋💕💋
@aminaxaaj44 жыл бұрын
I love u too maam and i’m happy to support you
@dr.fatimamohamed64294 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah Abaayo Yas allah isku kiin barakeeyo adiga iyo salax its great story
@wiilwadani16884 жыл бұрын
Mnchalah mama runtii qof lagu daydaad tahay waxaan ku rajaynayaa guulo badan
Mansha allah alle nalasha wada jir hydinku dhameyo🤲
@btsjunkook28314 жыл бұрын
Waa ku salamay abyo yasmin
@yakiqadafi66114 жыл бұрын
Mnsha ALAH family qurux badan markasta wn idinfiirsadaa adiga iyo baba salah salan qaali ah iga gadooma 🤲🤲🤲🤲
@fardowsasacidhalane83074 жыл бұрын
Maasha Allah Abaayo yaasmiin Allah ha idin xafido Adiga iyo Familykaagaba
@umuaxlaam49474 жыл бұрын
Part 2 nososamey mamii as in continuation of your LOVE story really enjoyed Coz I believe if LOVE exists
@qalbixarago60354 жыл бұрын
Yasey nosoo ducee idinkana ilahay adduunka barwaqo ku noolaada aaqirana janada kuwada raxaysta insha allah 🥰💞🥰 love yu All 💞🥰
@jamiilamaxamed4184 жыл бұрын
😂 😂 😂 😂 Wlhi Qashin kale xaabi ay tiri habo Yasmin ileen qashinka lagu mar marsiyonayo habo Yasmin iga horeysay mashallah ❤️ 😘 😍 ❤️ 😘
@simanyabeh44724 жыл бұрын
Love you yasmin from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@najmaali173 жыл бұрын
Mama qali hadiin an maraykanka joogo wan kula kulmilahaa wllhy qiima agtayda kuleedahy
@iqra11rok434 жыл бұрын
Abaayo yaasmin sawiradaada hore adiga iyo saalax if you can noosoo geli please waankujecelnahy respect aankuu haayaa
@amreenfarah90174 жыл бұрын
Masha Allah tawarakalah what a beautiful love story👌❤masha Allah alle ha isku kiin xafido adi iyo dumashi salah, reer kaada dhamantis alle haku barakeyo🤲may Allah bless you and your family and protected you from evil eyes amiin ya❤ rabi.
@Queen-official4 жыл бұрын
Allah ha idiin siiyo cimri dheer sida hada aad aduunka ugu mideysantihiin Aakhirana ugu midooba inshallah
@ummuayan82274 жыл бұрын
Mashallah ilahaay hakuxafiido ❤❤💯
@suhanaswetu51244 жыл бұрын
Masha Allah aad kugu faraxsanahay Allaha kuu barakeeya.Fadlan nooga so hadal sida eey family gaaga ugu react gareeyen marka saalax bartay.
@majestyk86544 жыл бұрын
Wow mashallah. You look so gorgeous. Could you please discuss colorism and skin bleaching in the somali community. Love you.
@anababdi95664 жыл бұрын
Masha allah abaayo yaasmiin cimri cibaado leh allah idin siiyo anigana allaha isiiyo cimri cibaadu leh amiin ammiin
@hamdacadey19824 жыл бұрын
Sida nogu ducaysay Allaha ku dhafo danbiga aamiin insha Allah
@rihabruuhi57284 жыл бұрын
Masha allaah abaayo yaasmiin ilaahey dartiis ayaan kuu jeclahay sida aad noogu horseeday jaceylka iyo farxadda ilaahey farxad aankaa dhamaan haku siiyo wlhimarkuu ii soo dhaco ( caafimaad fican)waan farxaa waxaana ku farxaaa inaan wax kaa faa iidaayo mar walboo muuqaalkaaga arko abaayo ilaahey haydin xifdiyo adiga iyo reerkaaga iyo umadda islaamka meel walboo ay joogaaan
@qaalimohamedali75744 жыл бұрын
Masha Allah Hoyo Yasmin waxa tahy qof aad u fcn ilaahy janatu fardowso hakugu abaal mariyo malin uun hada lanolyahy wan is arki donaa aad ayaan Ku jeclahy farxad Ku nolow adi &caruurtada
Masha allah yaasmiin waagaas sawiradiina maad na tustid I am sure you were such a pretty young lady Saalax too.
@hoyadaiyodhalanka8974 жыл бұрын
Masha alah abayo aad bad isku qurxisey alaha kusiyadiyo
@salmaabukar2734 жыл бұрын
Masha allah anaga reer uk mar hore ayaan afurnay aniga iyo inta soomneyd allaha naga aqbalo
@farhiaali51074 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo Malaga dhargaayo sheekadaada
@أسماءخضر-ل1ي4 жыл бұрын
Mansha allaa jazaka allah khayr xbti
@نونومحمد-ر9ض4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا حبيبتي
@ubahali7834 жыл бұрын
Mashaa Allah abayo yasmiineey waxaa I xasuusisay saxaabiyadii ninkeedu uu jacayl keeda u soo islaamay iyana meherkeedii ka dhigtay inuu islaamka qaato. Magaceedii ayaa iga maqan oo hada ma xasuusto Allah ha idin xifdiyo aduun Iyo aakhiroba walaal.
@Raqi4994 жыл бұрын
Asc abyo yasmin i like your history ilaahy darti ayan ku jeclahy allah haku xafido adiga iyo famikaaga💕💕💕
@rahmamohamoud90974 жыл бұрын
maansha alaah ilhay haku xafido abayo
@ayaandeeqa85564 жыл бұрын
Subxana llah mom alle janada haudinku casuumo naad noosii wadankaa codsanlahaa love you may bast mam
@safaabdallaabdalla78864 жыл бұрын
Asc mama yasmin Alleh hakuxifdiyo Alleh derdiibaan
Maasha allaah our beutifull yasmin allaha ku barakeyo gurigaga salah iyo caruurtaba❤❤❤❤
@abdirahmanahmed66954 жыл бұрын
Walashey Yasmiin wan fahmay shekada sida aad isku barateen Salax süasha waxay tahahay aniga waxaan muslim aheyn hadana waxaa tiri wuxuu igu yiri jaceelka aan ku qabo Quraanka Akhrista horta ma muslimey si kasto ha ahaate kheyr ku rajeynaya.