CAJIIB: AFAR SANO AYEEY SUURIYA KU QAADATAY | LAAKIIN MUCAARADKA SAACADO AYEY KU GULAYSTEEN SABAB?

  Рет қаралды 30,240

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер: 82
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv 2 күн бұрын
ilaahey dulleeyo bishaar mujrim iyo xulufadiisa
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 күн бұрын
Allaha jabiyo ruushka iyo iiraane! Shiicadu waxba kama goyn lahayn mujaahidiinta sunniga ah ee waxaa u jabiyey diyaaradaha baas ee ruushka ee xitaa kimikaliska ku garaacayey shacabka masaakiinta.
@cabdiphataaxdiirane
@cabdiphataaxdiirane 8 сағат бұрын
Xaqu uu guulaysanayaa si kasta oo ay isku bahaystaan shiico, iyo Kiristanka Ruushka
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 2 күн бұрын
Syria ilahayow ugargaar suniyiinta 🙏🙏
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 Күн бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha guuleeyo walaalaha xaq u dirirka yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda aamiin
@abdikanimohamed5754
@abdikanimohamed5754 2 күн бұрын
Suniyiinta guul i.a❤
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 2 күн бұрын
Suniyiinta waa haraadigii Daacish, inshallah sida cayaankii ayaa diyaarado lagu buufin doonaa
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir Күн бұрын
​@@kaaraa-mardha1977 aygaz iska le dhulkooda daacisha maxaa l1 dhahaa
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 Күн бұрын
@@kaaraa-mardha1977 Dadka aa la socon caalamka iyo siyaasadaha ayaa waxee kusoo qorayaan commentska yahuud ka dambeeyso. Dagaalkan waxa uu socday tani iyo 2011 Suniyiinta suuriya waxaa laga dilay 1 milyan ruux waxaa la barakiciyey 13 milyan ka badan Dad sidaas loo galey guryahooda lagu wareejiyey shiico xisbullah iyo iiran iyo ciraaq oo wadanka laheen Suniyiinta waa rag adag diin iyo caqiido leh suuriya Marka turkeyga ayaa taageeray Balse mareykanka lama tusi karo
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 Күн бұрын
@@kaaraa-mardha1977adiga shiicanimo ayaa ka soo shiireeso ama gaal ku soo gambanayo magac diin mise mid soomali marka munaafiqnimaada banaanka ayay u soo baxaysaa ileen Allah Wayne ayaa yiri marka soo wada bax xaba ha is qarin
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 Күн бұрын
@@kaaraa-mardha1977 War shiico xili kastaa lala dagaalamaa ayagaana yahuuda ka daran waana in laga saaraa dhulalka islamka
@Nuurcabdii
@Nuurcabdii Күн бұрын
🥺🥺🥺🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
@Hasaam930
@Hasaam930 2 күн бұрын
M.a wlky ciman xasan anigu wararka waan ku kalsomahay insha allah guleyso markasta wllo
@ismailmohamedadennorgumaad707
@ismailmohamedadennorgumaad707 Күн бұрын
Wan uhambalyeenayaa muslimiinta suniga ah guuleysta
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv 2 күн бұрын
Nidaamka bishaar militeri uu ku faano waxaa ugu dambeysay 2012 intaan waxaa meesha ku haayay ruush iyo shiico laga keenay daafaha aduunka
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare Күн бұрын
Kooxa aragagaxisada waxaa meesha ku haayo Israele,USA,
@FarhiyoHassan-x1z
@FarhiyoHassan-x1z 2 күн бұрын
Maan shaa alaah sunitinta ilaah haguleyo
@AbdirahmanHarbi-q6h
@AbdirahmanHarbi-q6h Күн бұрын
Cidkasta oo yahuuda disha wan sodhawaynaa lkn raga dhabarka kajabin doona yahuuda maha sheco taas ogaada allah hajabiyo cidkasta ooyahuuda raacsan
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 15 сағат бұрын
Mucaaradka haku sheegin waa xornimo doonka suuriya oo laga xoreenayo shiicada
@NastexaKurow
@NastexaKurow Күн бұрын
God sireed ninkii qodaa ugudanbeyn isagaa kudhacaya .
@buraale134
@buraale134 2 күн бұрын
Mashallah wll nosobadi wararka suria
@Dalmar66
@Dalmar66 2 күн бұрын
Bishaaral Asad hala waso Baabasiiraha yahuud isma jeclin hadaa nahay suniyiin lkn Bisharal asad hadee wasayaan waa tagerenaa
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali 2 күн бұрын
Beri waa lagu kala bixi doonaa Dhimishiq Insha Allaah
@ciiloow9451
@ciiloow9451 Күн бұрын
guusha dag daga ah wxy ledahay fashil dag dag ah
@Abdirisak1
@Abdirisak1 2 күн бұрын
Keep going
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali 2 күн бұрын
الله اكبر ولله الحمد
@Sheekh.Beendiid
@Sheekh.Beendiid Күн бұрын
Thanks a lot
@shimaalihaji5573
@shimaalihaji5573 2 күн бұрын
Keep going
@nemohirsi9279
@nemohirsi9279 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ ❤
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 күн бұрын
Aniga mucaaradkaan waanba ka shakisanahay amay yihiin calooshood u shaeystayaal isreal madax ay utahay
@asha4100
@asha4100 2 күн бұрын
Shakigada waa ruun Israel mareekanka ayaa ka danbeeyan. Waa daacish magaca laga so badalaay. Xata Calaankii madowga ahaa ayey watan xamas naa dunida ayeey uu necbanyihiin xuduudka Lubnan io suriya ayey uu socdaan Si xiisbiga cuna qabateen losaro
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 2 күн бұрын
War waa haraadigii Daacish
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 Күн бұрын
@@kaaraa-mardha1977 War shiico xili kastaa lala dagaalamaa ayagaana yahuuda ka daran waana in laga saaraa dhulalka islamka
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 Күн бұрын
@@kaaraa-mardha1977 waxaa laga dilay 1 milyan ruux waxaa la barakiciyey 20 milyan ka badan Dad sidaas loo galey guryahooda lagu wareejiyey shiico xisbullah iyo iiran iyo ciraaq oo wadanka laheen Suniyiinta waa rag adag diin iyo caqiido leh suuriya Marka turkeyga ayaa taageeray Balse mareykanka lama tusi karo
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 Күн бұрын
waxaa laga dilay 1 milyan ruux waxaa la barakiciyey 20 milyan ka badan Dad sidaas loo galey guryahooda lagu wareejiyey shiico xisbullah iyo iiran iyo ciraaq oo wadanka laheen Suniyiinta waa rag adag diin iyo caqiido leh suuriya Marka turkeyga ayaa taageeray Balse mareykanka lama tusi karo
@AbdiNurabdulhi
@AbdiNurabdulhi Күн бұрын
Wan dhawahy sxb sare
@abdirizakballack351
@abdirizakballack351 2 күн бұрын
Aniga fikirkeyga yahuuda iyo mareeykanka ayaa ka dambeeyo dagaalkaan suuriya ka soo cusboonaaday
@khaliddayib-r1d
@khaliddayib-r1d Күн бұрын
waxba kama dambeeyaan suniyiintu 13 sano may arag dhulkooda
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 Күн бұрын
Dadka aa la socon caalamka iyo siyaasadaha ayaa waxee kusoo qorayaan commentska yahuud ka dambeeyso. Dagaalkan waxa uu socday tani iyo 2011 Suniyiinta suuriya waxaa laga dilay 1 milyan ruux waxaa la barakiciyey 13 milyan ka badan Dad sidaas loo galey guryahooda lagu wareejiyey shiico xisbullah iyo iiran iyo ciraaq oo wadanka laheen Suniyiinta waa rag adag diin iyo caqiido leh suuriya Marka turkeyga ayaa taageeray Balse mareykanka lama tusi karo
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 Күн бұрын
@@khaliddayib-r1daad iyo aad
@xaqtusiye
@xaqtusiye Күн бұрын
Israel,iil xizbalaaha waay
@Aqlileey
@Aqlileey 2 күн бұрын
Ok
@liibaanomarcali2779
@liibaanomarcali2779 2 күн бұрын
Leganow wan ku salamay
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 2 күн бұрын
Waan kaa qaaday
@fartusaid8054
@fartusaid8054 2 күн бұрын
Wcs wr wb
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 күн бұрын
❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤
@hooskasii486
@hooskasii486 2 күн бұрын
War nio wlh matoor kalaa ku saaran adi 😅😂
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 2 күн бұрын
Magaciis matoorkaa?!
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 2 күн бұрын
Matoorkaaga waa jihaadiiskte
@hooskasii486
@hooskasii486 2 күн бұрын
@@buuloxuubeey saa shiico uga hadleese maanta ma waxaa taagan tahay maxaa loola dagaalamaa iyo xiligee falastiin garab siinaayen maxa dagalkoda kuso beegay War shiico xili kastaa lala dagaalamaa ayagaana yahuuda ka daran waana in laga saaraa dhulalka islamka
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE Күн бұрын
​@@hooskasii486ma ihi SHIICI balse suaal aaway maanta ISLAAMKII kale ma shiicadaas ayaa kasoo hadhay oo u dagaalamaysa falastiin? Mxaa loo arki waayay dawlad kle oo aan ahyn IRAN iyo xulafada ay maamusho?
@hooskasii486
@hooskasii486 Күн бұрын
@@ProSHARMARKE aaway islamkii maa garab la siiyo Syria misa dhiiga caruurta Syria waxaa ka qaalisan kan falastiin Hada yahuuda shiicada Syria wey duqeesaa taas micnaheda soomaaha inee garab siisay suniyiinta Syria ee 10ka sano la gumaadaye marka yahuudana aan amaano misa amaanta waa kaliya qofkii falastiin garab siiyo 😁
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali 2 күн бұрын
Dadka aa la socon caalamka iyo siyaasadaha ayaa waxee kusoo qorayaan commentska yahuud ka dambeeyso Waa dad adduun la socon Suniyiinta waxaa laga dilay 1 milyan ruux waxaa la barakiciyey 20 milyan ka badan Dad sidaas loo galey guryahooda lagu wareejiyey shiico xisbullah iyo iiran iyo ciraaq oo wadanka laheen Suniyiinta waa rag adag diin iyo caqiido leh suuriya Marka turkeyga ayaa taageeray Balse mareykanka lama tusi karo
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 2 күн бұрын
Waa runtaa laakiin iyaga iyo jihaadiistooda meeqa ayay dileen
@hooskasii486
@hooskasii486 2 күн бұрын
@@kaaraa-mardha1977 yee dileen noo sheeg bal misa dacish moodaa war kuwaan iyo dacish dagaal ka dhexeeyo murtadiin ayeena u yaqaaniin ayagana khawaarij u yaqaaniin
@abdulqadirwarsama1828
@abdulqadirwarsama1828 Күн бұрын
Hizbullah Yuhuuddu waa ay jebisey sida muuqata waayo Falastiin ayaanu caacinaynaa ayeey sheegayeen?
@Cimraan
@Cimraan Күн бұрын
Waxaa xaqiiq ah in israil iyo america ay qeyb ka yihiin eena tageeraaan
@husseinaden7560
@husseinaden7560 12 сағат бұрын
Hisbullah ala ha jebiyo, waxa suniga laayey waa ahlu naarkii Hassan Nasrallah ahaa
@KhalidHassan-j1m
@KhalidHassan-j1m Күн бұрын
Shiicada dagaalkooda waligeed ayuu socday tan iyo khulufadii umawiyiinta
@nadifabayahow5708
@nadifabayahow5708 2 күн бұрын
Anoo Sunni ah waxaan arkaa in sunniga mucaaradka ah waxaaa wata Yahuuuda iyo Maraykanka ah
@abdinasirmohamed9345
@abdinasirmohamed9345 2 күн бұрын
Taas been mahan
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 Күн бұрын
Dadka aa la socon caalamka iyo siyaasadaha ayaa waxee kusoo qorayaan commentska yahuud ka dambeeyso. Dagaalkan waxa uu socday tani iyo 2011 Suniyiinta suuriya waxaa laga dilay 1 milyan ruux waxaa la barakiciyey 13 milyan ka badan Dad sidaas loo galey guryahooda lagu wareejiyey shiico xisbullah iyo iiran iyo ciraaq oo wadanka laheen Suniyiinta waa rag adag diin iyo caqiido leh suuriya Marka turkeyga ayaa taageeray Balse mareykanka lama tusi karo
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 Күн бұрын
Dadka aa la socon caalamka iyo siyaasadaha ayaa waxee kusoo qorayaan commentska yahuud ka dambeeyso. Dagaalkan waxa uu socday tani iyo 2011 Suniyiinta suuriya waxaa laga dilay 1 milyan ruux waxaa la barakiciyey 13 milyan ka badan Dad sidaas loo galey guryahooda lagu wareejiyey shiico xisbullah iyo iiran iyo ciraaq oo wadanka laheen Suniyiinta waa rag adag diin iyo caqiido leh suuriya Marka turkeyga ayaa taageeray Balse mareykanka lama tusi karo
@MohamedTaha19122
@MohamedTaha19122 Күн бұрын
SHIICADU WAXA XUMAAN HOOSTA AY KU WADATO WAXBA KAMA OGIN ESE MANTA WAXA FALASTIN U HIILINAYI WA SHIICO OO INAY FIICAN YIHIN BA II MUUQATA! HASA AHAATE SUNIGU CADAN AYU NOO TUSAY INU GAALKA RAACSAN YAHAY MARKA WANAAGA HOOSTA AW NOOGU HAYO MA ARKAYNO OO WAQTIGAN LA TAAGAN YAHAY NIN KU HIILIYAD U BAHAN TAHAY. SUNIYIINTAN KU SOO SOCOTA SUURIA DADAAL AY XISBULLAH U WADAY XAMAAS AYUMBAY HOR JOOGSANAYSA HADAY TALADA SUURIA QABSADAN😮
@fosiyasaed2560
@fosiyasaed2560 Күн бұрын
Reer buula xuubey
@ZamierHazzaN
@ZamierHazzaN 7 сағат бұрын
way iska cadahay waxa maal maalhan socday israel nacalatullahi caleyk alle ayaa dagaal ku furay dagaalkas oo ah plastine ruushka alle ayaa ku furay dagaalka ukraine halka america joe beidden alle ka indha qabtay hizbullahina alle ayaa daba dhigay daagalka isreal nacalatullahi caleyk dhaman waxan leeyahay turkigana alla ayaa ku mashquuliyay aduun qaastan xaalada somalia allahu akbar allahu akbar allahu akbar waqtikana waa waqtikii suniyiinta allahu akbar kuwa xigana waxaa u moodi doona masar iraq urdun qatar saudi arabia libya somalia waa guusha suniyiinta io muslimiinta suniga ah waana jabkii gaalada insha allahu tacalaa syriana waa dad sida reer plastine loo dulmiyay dad loo dulmiyay allow u gar gaar dhamantooda io muslimiinta ku dhipaateysan china 😢😢😢😢😢 aamiin aamiin aamiin
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 2 күн бұрын
waar xasanow mesahan miyanu iska dayna kolba waa lagu waayaya
@farahsaid6913
@farahsaid6913 2 күн бұрын
Buulo xuubey shineema ducaale baan ka xasuustaa
@sadiyoali286
@sadiyoali286 2 күн бұрын
Aniga mucardka wan kashakisanahy waxey yahud watato faaido malhi rer gasa sida sey ku cidloben
@hooskasii486
@hooskasii486 2 күн бұрын
@@sadiyoali286 ma waxe kula tahay suniyiin inee mareekan iyo yahuud soo hubeenayaan gaalada waxad ka filaneeso iyo dhagartee musliminta u maleegaayaan kala dheer
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 Күн бұрын
Dadka aa la socon caalamka iyo siyaasadaha ayaa waxee kusoo qorayaan commentska yahuud ka dambeeyso. Dagaalkan waxa uu socday tani iyo 2011 Suniyiinta suuriya waxaa laga dilay 1 milyan ruux waxaa la barakiciyey 13 milyan ka badan Dad sidaas loo galey guryahooda lagu wareejiyey shiico xisbullah iyo iiran iyo ciraaq oo wadanka laheen Suniyiinta waa rag adag diin iyo caqiido leh suuriya Marka turkeyga ayaa taageeray Balse mareykanka lama tusi karo
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 Күн бұрын
@@hooskasii486 Dadka aa la socon caalamka iyo siyaasadaha ayaa waxee kusoo qorayaan commentska yahuud ka dambeeyso. Dagaalkan waxa uu socday tani iyo 2011 Suniyiinta suuriya waxaa laga dilay 1 milyan ruux waxaa la barakiciyey 13 milyan ka badan Dad sidaas loo galey guryahooda lagu wareejiyey shiico xisbullah iyo iiran iyo ciraaq oo wadanka laheen Suniyiinta waa rag adag diin iyo caqiido leh suuriya Marka turkeyga ayaa taageeray Balse mareykanka lama tusi karo
@Taantanle19
@Taantanle19 Күн бұрын
Buulo xuubeey kullahaa
@Taantanle19
@Taantanle19 Күн бұрын
Dadku baa kunecebyihiin
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 6 МЛН
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 51 МЛН
Муж внезапно вернулся домой @Oscar_elteacher
00:43
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAAKA RUSSIA | UKRAINE | BARIGA DHEXE
23:50
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 16 М.
"SARAAKIISHA RUUSHKA OO KA WADA HADLAY ADEEGSIGA HUBKA NUKLYEERKA"
17:24