masha Allah tabarakalah nadaara wariye fican guuleysta ❤
@CabdiYuusuf-h3e12 сағат бұрын
maashalaah
@Axmed-jf8fu12 сағат бұрын
Wcs waraxmatullaah wabarakaat nadaara waa taageeraynaa soo dhawoow
@umcadil566012 сағат бұрын
Maa shaa allaah aniga ayaa ka mid ahaa waan ku xiranaa xog waran
@osmaanfaarah862713 сағат бұрын
Wcs waxay Duniyo Allaha unaxariistee islasocdeen Canab
@nuuurcbdii11 сағат бұрын
🥺🥺 🥺 🥺 .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@Sonic-86012 сағат бұрын
Nadara is my favorite nolow in badan 🌹
@faadumaibrahim333513 сағат бұрын
Masha Allah Masha Allah ❤👍👍👍👍👍
@adirahmanahmed7715 минут бұрын
ManshaAllah
@Hadalwaamurtimahmah9 сағат бұрын
Machaallah
@xassanabadir559713 сағат бұрын
Waan idin salaamay walalayaal dhamaantiin waadna ku mahadsantihiin shaqada aad unmada u haysaan: nadaara mahadsanid markale waxaan kamid ahay taageerayaashada barnaamijkii xog warran ilaa iyo hada: sharaf ku noloowow walal
@AliisackAli9 сағат бұрын
Kkkkkk mansha allah 🙏 macakinka wayn wan salamaya
@husseinaden756014 сағат бұрын
Mnsha allah maanta rag culus ayaa meesha fadhiyo ,salaan sare dhamaantiin
@kaysemohamed20048 сағат бұрын
Nadaara, well done
@ayanlehhassanali12 сағат бұрын
Two legend
@malyunabdile996012 сағат бұрын
Wcs sodhowow Nadaro walalkay 🎉
@osmanabdirabi20 минут бұрын
Wareysi xiisaleh abo nadaara
@homeh345514 сағат бұрын
Nadaara waxa uu u baahanyahay inuu jiimka uu aado
@XamseAxmedclahi13 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤2❤ ee aan ugu. Jecalahayi
@maxamedmire396413 сағат бұрын
Nin cusuls aya fadhiyo nadaara nin masul an jclhy nadaara tv
@ifkamedia833413 сағат бұрын
Nadaara funny waye
@cabdulahishiimooy277512 сағат бұрын
Haaa walahi codkan wan xasusta in badan nadara
@CabdiYuusuf-h3e12 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanyusuf972514 сағат бұрын
Wslm sodhoow adeer
@MahadAhmed-do2my14 сағат бұрын
Wan gaaranaana abdoukadir nadaratv
@YussufOmar-m1y11 сағат бұрын
welcome to kow soomaali medi
@Habiba-db9hy14 сағат бұрын
C.duqaadir cashar. Nadaara salaan sare& sheikh mustafa
@AbdisalaamMumin-d9s13 сағат бұрын
Saaxib sheegada magafe
@YitzkaKule14 сағат бұрын
Lkn hada somalia kamahadle legend wye.
@LiyaYuusuf12 сағат бұрын
Nadara Gmka tag
@FarhiyoNor14 сағат бұрын
Masha allah 😂
@umuxafsa339113 сағат бұрын
Barnaamijka xog ogaal waa dhegaysan jiray ima dhaafi jirin
@FLYING_55514 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@LailaEbrahim-p5g13 сағат бұрын
🎉🎉
@HassanAhmed-i6w13 сағат бұрын
Barnamijk xog waran wa xasusta, horn afric
@Maryam-gx5hr13 сағат бұрын
Ahlan Nadaara
@SeynabAlihasan12 сағат бұрын
Cumar qadi inu dhintay ma ogen ilaaahay ha u naxaristo qabrigisa ha u nuuriyo Nadaara yurub markad tagtay calamul islami arimihisa ma nacday ma iska dhaftay Wariye mustafe adne wad ku mhdsantahay nadara inad wareysi ka qaday Ani waxan ka mid gurubki xog waran dhagesan jiray Duhurki wan uso farisan jiray sidi cashir la sugaye u sugi jirnay Inkasto waqtigi hbnki xili danbe so deyn jirten shan sac cml
@cabdulaahicali1111 сағат бұрын
Nadaara ruwaayadii magafe codkiisa ninkii matalaye sooma tihid oo usha ku garaaci jire isoo xasuusi qeebtii labaad waa codsi mustafa ka wareeso arintaas nadaara waxuu ka ahaa ruwaayadaas atoore anigoo 15 jir baa ruwaayadaas idaacada ka dhageesan jire aad baaa ku salamaya nadaara xog warana aad baa ujeclaa waligeen waan ku jecelnahay nadaara hadaanu nahay reer muqdisho 😂😂
@CabdiYuusuf-h3e12 сағат бұрын
maa
@ceelocadhays55938 сағат бұрын
dagaalkii ciraaq xanuunaa kaqaadey 😢😢😢
@AbdiHaji210312 сағат бұрын
Saxafi rug cadaa Abdiqadir Mohmed cashir nadaara Horn afric iyo barjaamidkii xog waran xiligii muqaawamada ciraaq markii armerica ku duulay ciraaq radio philps isha ha iga galin ayaa iphone 15 ahaay waagaas 😅😅