Calaamadaha bilawga hore ee uurka | Dr. Umalkhayr Maxamuud

  Рет қаралды 333,186

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

MM Somali TV, is a newly inaugurated Somali television which is based in Hargeisa.
/ mmsomalitv

Пікірлер: 380
@hoodomohamett1749
@hoodomohamett1749 3 жыл бұрын
iisoo duceeya in alle awlaad baariya oo degdega isiiyo aniyo intaan haysanba🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌😥😥😥
@najaxmohmed3839
@najaxmohmed3839 3 жыл бұрын
Ale haydin siiyo kuwo badan oo bari ah wllo
@drmusdhafachannel8517
@drmusdhafachannel8517 2 жыл бұрын
Allah owlaad saalixiin ku siiyo
@zamzamqueen4337
@zamzamqueen4337 2 жыл бұрын
Allah ku siyo wlle
@farhiyahassan1153
@farhiyahassan1153 2 жыл бұрын
Alle ha ku siiyo abayo kuligen awlad bari ah insha allah
@kowserb1241
@kowserb1241 2 жыл бұрын
Ameen yarabi
@QamarIbrahimMoalim
@QamarIbrahimMoalim 2 ай бұрын
❤said ufaraxsanahay manta 15/8/2024uurkega ugu horeyo illaheyow iadke😢
@ayaanaqalbi9520
@ayaanaqalbi9520 Ай бұрын
Amiin yaa rabi ❤
@xamdicabdiraxmaanmaxamuudx7911
@xamdicabdiraxmaanmaxamuudx7911 Ай бұрын
Aamin yarabi Allah kuu adkeeyo abyo mcn ❤
@ShTa-s4n
@ShTa-s4n Ай бұрын
❤Amin
@Ahmed-g2p6i
@Ahmed-g2p6i Ай бұрын
Amiin abyo alx
@fardowsoyoonis434
@fardowsoyoonis434 Ай бұрын
Aamin allha ku adkeyo abyo
@amiraabdi2925
@amiraabdi2925 3 жыл бұрын
Somali mahamed plz wllyal iso duceey inu alle ii siyo ilmo matano ah plz iso duceey 😥🤲🤲
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
Allha Nawada Ziiyo huno Anba wn jeclhy Matanahee
@amiraabdi2925
@amiraabdi2925 3 жыл бұрын
@@raxmoshakaal589 amiin amiin abyo alle hanawada siyo inta matano jecel
@DeeqaNadar4222
@DeeqaNadar4222 3 жыл бұрын
İlaahey haku sahlo walaashey dhamtem wa jecelnhy ilahey ha ino soo sahlo
@amiraabdi2925
@amiraabdi2925 3 жыл бұрын
@@DeeqaNadar4222 amiin AMIIN ABYO
@maryamcumar8596
@maryamcumar8596 3 жыл бұрын
Alle hanawada siiyo mataano insha allh
@fadumomahaddahir
@fadumomahaddahir 9 ай бұрын
Intaas calaamad waan isku arkay marka laga reebo mataka illaahow uur iiga dhig Aamiin 😭🤲
@diidi99diidi
@diidi99diidi 9 ай бұрын
Amiiin wll anba waan isku arkey matag iyo naaso xanuun mooye inta kale
@maryamcumar8596
@maryamcumar8596 8 ай бұрын
Uur muu kuunoqday mise
@DumarBilla
@DumarBilla 8 ай бұрын
Ilhy hkaga dhigo wll
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 7 ай бұрын
​@@DumarBillaani wan lalabona madaxa wo ixanuna xudunta wan kadarema xanun cunug aa unujinoya gabdheyda wa 4bilod
@DumarBilla
@DumarBilla 7 ай бұрын
​@@hiboabdishakur1547 isbaar hee byo aydo lanujinyo uur wa qadi larta
@ikraanmohamed2136
@ikraanmohamed2136 Жыл бұрын
Ilahow hwn saq dhaxe waayeh ilahow awlaad baari isiii ya rabi 🥹🥺idinkane Iso duceeya please Inta Qoraalke aragto
@munohassan6837
@munohassan6837 Жыл бұрын
Abaayo.ilaah owlaad kher qabta hana wada siyo in sha allah wa helesa abyo niyada kher u sheg aniga 2sana rer leyahay waxna ma yelan 😢
@shuubilan9781
@shuubilan9781 Жыл бұрын
Aamiin abayo ilahey hana wada siyo dhamanten 3sano rer leyahay 😢
@DumarBila-z6z
@DumarBila-z6z Жыл бұрын
Ilhy hku siyo byo dhamanten hna wads siyo Inty hysan odhn insh alh awlad Bari alh nsiyo
@shuubilan9781
@shuubilan9781 11 ай бұрын
Aamiin abayo ilahow owlad bariya nasii🤲🤲
@UmuMucaad-o5u
@UmuMucaad-o5u 11 ай бұрын
Abaayo Macan Allah haku siiyo owlaad bari aah oo cafimad khabta amiin amiin amiin
@CabdullaahicaliXuseen
@CabdullaahicaliXuseen 7 ай бұрын
Alx ilahayow iiadkey cawa wafarxsanhy alah isiyadiyo🤲🥰😭
@DumarBilla
@DumarBilla 7 ай бұрын
Ilhow ku adkee byo mcn o ku barakee
@maxamedcabsiiyechannel8114
@maxamedcabsiiyechannel8114 Жыл бұрын
Calaamadaha uurka bilawgaa 1) caadada in aad wayso 2) dhabar xanuun ama garaac 3) heerkulka jirka oo sareeya 4) madax xanuun saaid ah 5) matag ama laba labo 6) hurdada oo Ka xumaato 7) cuntada qaar in ay aad u jeclaato ama ay aad u nacdo 8) kaadida oo badata
@fatushey9695
@fatushey9695 Жыл бұрын
wllkey aniga xas ayn ahay lwo bil wada jognaa ninkeygaa marka iskuimaday diga aya igudacay kadib igadamaday waqtigsaa towan iyo sagal bari kadib digii ayn helay 😢 inkasto digeygabo uigamaqnanayo towan iyo lixbarii
@fatushey9695
@fatushey9695 Жыл бұрын
jwbtada waihumin wll😢😢😢
@umixamari-eh4lp
@umixamari-eh4lp Жыл бұрын
Allah kusiiyo abayo dhamaan intii oowlaad heesanin❤❤❤❤
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 Жыл бұрын
abyo tag dhaqtrka iska sax dhiiga
@maryancabdirishiid1804
@maryancabdirishiid1804 Жыл бұрын
Naaso xanuun ma leyahy ama naasku inu cun cuno hooyada
@xilkasmohamed4984
@xilkasmohamed4984 2 жыл бұрын
Allow aawlaad nasii aniga iyo intaan heesan awlaad qeer qabta alh nasiiya
@SaynabYusuf-oq9ed
@SaynabYusuf-oq9ed 7 ай бұрын
Aaaaamiin wllo😢
@safiyomohamedasaawir-sy9qh
@safiyomohamedasaawir-sy9qh 7 ай бұрын
Aamiin illaah haku siiyo kuwo qeyr qabo abaayo
@anisojama-vp6yw
@anisojama-vp6yw 5 ай бұрын
Aamiin abayo😊
@HafsaAbdiHafsaabdi-zm8ie
@HafsaAbdiHafsaabdi-zm8ie Ай бұрын
Calamahas waan isku arkay . Allow ii rumee riyadayda yaa allh 😢❤
@omaimaabdalla6336
@omaimaabdalla6336 6 ай бұрын
Isoo duceya in ilahey owlaad isiiyo abyo io abwe 😢❤
@saudaquruxsaudaqurux
@saudaquruxsaudaqurux 6 ай бұрын
Amiin InshaAllah
@AmalWarsame
@AmalWarsame 5 ай бұрын
Allow ubad bariya isii❤😊
@IlwaadAdem
@IlwaadAdem 8 ай бұрын
Allow ubad baariya oo cafimaad qaba oon ku farxo isii😢
@Abshiro-pj6fi
@Abshiro-pj6fi 7 ай бұрын
Amiin abayo
@hafsahussein3666
@hafsahussein3666 6 ай бұрын
Ilhow nawa sii yarabi
@AniizazhubeDacd
@AniizazhubeDacd 5 ай бұрын
ILahw awaald Xalaalo Saalxa na sii Dhamanteen❤😢
@NajmoMohamed19
@NajmoMohamed19 6 ай бұрын
yaa rabı allow sıı awlad barı ah ıntı haystana no barake
@Sabna-g7q
@Sabna-g7q Жыл бұрын
Alla intaba waan dareemay allow ii fududee😢😢
@kawzarxaaji5391
@kawzarxaaji5391 Жыл бұрын
thnks wllo kaso hadal infacshinka ku dhaca macdanta
@musbahofficials1832
@musbahofficials1832 2 жыл бұрын
Mudo ku dhuwad laba bil dhig ma anan arkin hadana ma aqano sida urka lo baro wana ka xishonaya Iman dhaqtar u.tago o an ku idha ur iga bar alla rabiyow ii gar gaar wllhi hoyo xeta wan ka xishonaya yacni deris aya nahay hoyo😰😰
@jimbubu
@jimbubu 2 жыл бұрын
Abayo waxa jirto geed uurka lagu ogaado ee kaas soo gado ilaa 3 xabo si aad uhubiso uurka sax inuu yahay
@abdiwalijibril3827
@abdiwalijibril3827 2 жыл бұрын
Abaayo tastiga lagubaaro kadida kasogado farmashiga
@abdiwalijibril3827
@abdiwalijibril3827 2 жыл бұрын
Kadibna guriga isagabar
@kooshassan9849
@kooshassan9849 Жыл бұрын
Inta ad ka hadanahay wlh wan daremay alx yarabi ii adkey awlad cfmd qabtanaaa isiii iso duceyaaa
@Adoontiialle-k6u
@Adoontiialle-k6u Жыл бұрын
Shukran xabibti❤❤❤
@kooshassan9849
@kooshassan9849 Жыл бұрын
Uur yar bilaw leyahay 2 mar ba dhig yari iga yimid iso duceyaa in alle ii adkeyo walalo yalo 40 qof wa la qabala ducadodeee plz iso duceyaaa
@DumarBila-z6z
@DumarBila-z6z Жыл бұрын
Ilhy hku adkeyo byo
@MunaIbrahim-n6d
@MunaIbrahim-n6d Жыл бұрын
ana isku rakay dhig ano laba biloda dhiga ka yimi waa nocma abyo ilhy haku adkeyo😢😢
@DumarBilla
@DumarBilla 7 ай бұрын
Ilhy hku adkeyo wll
@munoyasiinmoha5607
@munoyasiinmoha5607 6 ай бұрын
Allah hakuu adkeeyo abayo
@cajwaabdille.4506
@cajwaabdille.4506 5 ай бұрын
Ilhy haku atkeya abaya
@AmiishAbdi-qm8mz
@AmiishAbdi-qm8mz 4 ай бұрын
Thanks abaya ❤
@dulmidiidgabaradag842
@dulmidiidgabaradag842 6 ай бұрын
Asc dr 2 bilod dhiga iga maqan test sameye ur malihi waligeyna inta igama maqanan qoyan wan leyhy macqul matahy ina ur leyhy mase wa xanun
@IsraKhadar
@IsraKhadar Ай бұрын
Kulamid baan ahy maxaa xal aha toloow
@abdirahmanabubakar832
@abdirahmanabubakar832 Ай бұрын
Ma heshy ugu danbeen
@munaahmed3694
@munaahmed3694 20 күн бұрын
@@IsraKhadar abayo dhiiga maku imaday mise wali wye
@HananIbarhiim
@HananIbarhiim 3 күн бұрын
@@IsraKhadarhayd manoqdy uur ana sas ah hada
@sahroomar8149
@sahroomar8149 3 ай бұрын
Masha allah umulqer wankusalamey
@kowsarhassan4070
@kowsarhassan4070 2 жыл бұрын
Shukran mcny
@khadrasalah2524
@khadrasalah2524 Жыл бұрын
Mahadsanid abayo
@warsanshariif2415
@warsanshariif2415 Жыл бұрын
Thnks❤
@mohamedcabdullahiaden916
@mohamedcabdullahiaden916 3 жыл бұрын
Asc Ashabey isoduceya inu ilama ilahay isiya plz
@najaxmohmed3839
@najaxmohmed3839 3 жыл бұрын
Ale haku siiyo mid baari ah wllo
@ClraxmaanAli-p9n
@ClraxmaanAli-p9n 29 күн бұрын
Wll dr labrkeda isii hore ilmo iga soo dhcy hadana uurlehy
@maryamomaanka9157
@maryamomaanka9157 2 жыл бұрын
Kadida saaidka aniga arkey alxdulilaah ❤
@kooshassan9849
@kooshassan9849 Жыл бұрын
Wlh kula mid ahay 3 bil ano xisabsanaya 2 bil isku xiktaa dhig iga yimid mar na 4 mali bu socdy midna 3 malin abyo lalabo dal. Dhabr xanun dhatarkeyga kadida positive waye tiri lkn dhiga urka marki leygaqadaynaaa mashegayo ani tas kuwareray
@NuraIido
@NuraIido 7 ай бұрын
@@kooshassan9849 abayo hada kawrn uur kaga waa imisa bilood iso sheeg Ana isku arkay Taas wlhi
@MaryamaAbdi-bs1xu
@MaryamaAbdi-bs1xu 5 ай бұрын
​@@kooshassan9849apyo uur miyuu ku noqday anaa SaaS ah lkn Wali dhiig igama.ima nin
@abdirahmanabubakar832
@abdirahmanabubakar832 Ай бұрын
@@kooshassan9849madhashy hda abyo uurkiii
@Leylii-t3d
@Leylii-t3d Ай бұрын
Labo maalin lablabo io matag said aheen isku arkayy io madax xanun Waa isbaary uur aa ledahy la idhhy Kaadi fara pdn mlhi Matag mlhi Hurdo said eh mlhi Calosha qeyba hoose cuncun ka daremoya ilaa qebta bidix Cuntda iso ureyso blse wxa shekeysid mlhi wllo Ilhow ii adkeey🤲🤲
@Leylii-t3d
@Leylii-t3d Ай бұрын
Qofkii wax idhama haiku caawiya Yaa saas isku arkay wllylow
@HodanFarah-wh6uo
@HodanFarah-wh6uo 2 ай бұрын
Yaaaaa rabi Awlaad bariyaaan ka baryayaaaaaa😭🤲🏼calamadaha badankisa wan arkay xalaybanan is egay negative 😢
@Fartun76
@Fartun76 2 ай бұрын
Anbo saki isbaray negative calamadah wan leyhy ilhy ubad kher qabo hanasiyo amen
@WardaAwad-ms8nr
@WardaAwad-ms8nr 4 ай бұрын
Anigu waxan isku arkay dheexda oo qarac badan ile iyo madax xanuun ilahay hayga dhigo
@kamloni2200
@kamloni2200 3 жыл бұрын
Masha Alh wlh mahadsanid
@XaawoYuusuf-c6g
@XaawoYuusuf-c6g 11 ай бұрын
Daka markey uur leeyihii oo ucuna oo markey wlib walaca yihiin oo maantoo dhan ay cunayaan cusbada badan maxey caruurta udhimeysaana iigasoojawaab taas❤❤❤❤❤
@binusayidetoile668
@binusayidetoile668 3 жыл бұрын
Masha allah thanks qaali
@fartuncisman9810
@fartuncisman9810 2 жыл бұрын
Asc
@fartuncisman9810
@fartuncisman9810 2 жыл бұрын
Wll
@fartuncisman9810
@fartuncisman9810 2 жыл бұрын
Item joogataa
@fartuncisman9810
@fartuncisman9810 2 жыл бұрын
Dr labarakaad
@fartuncisman9810
@fartuncisman9810 2 жыл бұрын
I soo qor
@nagiibnairobi5182
@nagiibnairobi5182 Ай бұрын
Wll aniga oo iga si maxan yahaay totobdkii 13cidho iyn hadana dareema dhabar xanuun iyo kuleel Salida iyo madax xanuun ee maxa sababi kara
@sacduumuhiya6315
@sacduumuhiya6315 22 күн бұрын
Isoo duceeya wlaalo yaallo 40 qof ducadooda waa la aqbalaaa in owlaad bariya alle nagu irsaaqo.
@Mohamed.sMohamuud
@Mohamed.sMohamuud 7 ай бұрын
Ilahyo nasii awld bari ah
@sahraisaaq7768
@sahraisaaq7768 2 жыл бұрын
Mashallah mahadsanid wl
@Abshiro-pj6fi
@Abshiro-pj6fi 7 ай бұрын
Allah hanasiyo owlad bariah
@siyaamchama1285
@siyaamchama1285 2 жыл бұрын
Wllo ani qandho iska kay haysa iyo caloosha oo dhinac sayid ixanuunaso omatedakii oon katagy iyo caajis fara badan
@Kharyeuk
@Kharyeuk Жыл бұрын
Uur ma ku noqday Abyo
@naciimoabuukar-go2ru
@naciimoabuukar-go2ru Жыл бұрын
Abyo aniga kula mid ah intaasba waan darema hada cuntadii ayanba ka haray biyo kaliya ku nolahay
@DumarBilla
@DumarBilla 8 ай бұрын
Uur mu kunoqdy byo
@DumarBila-z6z
@DumarBila-z6z Жыл бұрын
Thnk you
@ayaandheeman3453
@ayaandheeman3453 3 жыл бұрын
Walahay aan jclhy iiduceey inuu ilay awlad isiiyo bilidhibah
@hindaabdi6353
@hindaabdi6353 3 жыл бұрын
Allaha ina siiYo dhamantenba wllo
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 жыл бұрын
رب لا تذرني فردا وانت خير الوارثين ducadaa badi walall insha alaah wad helo doontaa
@neyruussalaad2064
@neyruussalaad2064 3 жыл бұрын
Allha kusiyo wll
@umuabdiraxman4659
@umuabdiraxman4659 3 жыл бұрын
Allah hakugu arzaaqo wllo awlaad baariyaal ah
@sacdiyo655
@sacdiyo655 Жыл бұрын
rabiyow nasii 🤲🤲
@fatimanur706
@fatimanur706 3 жыл бұрын
Tnx bayoh 🥰
@hasanmohamed1173
@hasanmohamed1173 2 жыл бұрын
Asc
@luulibra7447
@luulibra7447 Жыл бұрын
Mansh allah wllo
@Khadro8796
@Khadro8796 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@faadumocali4426
@faadumocali4426 8 ай бұрын
Ilahow uur iziii yaa allah
@DumarBilla
@DumarBilla 7 ай бұрын
Alhuma amen yarbi calamin
@NimcoCismaan-hz7oj
@NimcoCismaan-hz7oj 4 ай бұрын
Uur ha dhihin wllo ilmo salixina oo cafimad qaba allha ku siiyo
@kaafiyagobaadofficial4232
@kaafiyagobaadofficial4232 Жыл бұрын
Drs mhdsnid wlhi inta ixanuneysa ka hadashay🥺
@amiiramohamed1036
@amiiramohamed1036 Жыл бұрын
Drs waqtiga caadada lama gaarin dhabarka iyo mindhicirka saaid ii xanuunaa maxaa waaye🥺
@nastanalka7232
@nastanalka7232 Жыл бұрын
kula mid ayan ahy ilma nujinayey waka jojiye gumarka aad ixanuna maxd aragty abyof
@umumohamudcadde4073
@umumohamudcadde4073 Жыл бұрын
anigna idinla mid ban ahay uur ma isku argteen
@Safiyocadar
@Safiyocadar Жыл бұрын
Isku mid nahay
@ayanbadan8856
@ayanbadan8856 8 ай бұрын
​@@nastanalka7232 uur ma ku noqday abayo ana wan nuujiyaa qaybta hoosa ixanuunaysa madax xanuun
@hawaluul4441
@hawaluul4441 Жыл бұрын
Asc wll ani ilmo sanad jira nujiya dhigna iguma dhicin San udhalay bishan isku arkey madax xanun calol majir dhabar xanun hurdo farabadn o an mar mar malin dhan ina jifo arabo wana calamadihi an isku arki jiray markn wiilkeyga urkisa laha hdna markan iska baro waxa iso baxay hal xariqan yacni majiro saxabo isku baray halmida waxay isoqorty labo calamad o midi said an lo arkey mxa igulatalin lahey NB ilmihi horana wilka an nujiyana qalina kudhalay
@sadiamohanodawaa2751
@sadiamohanodawaa2751 Жыл бұрын
Abayo hdd I afkeyso plz iso jwb
@layloibrahim6479
@layloibrahim6479 Жыл бұрын
Haawa luul maanta ayaan arkay comment tigaaga mudo ayaana kasoo wareegtay ee uur makuu noqday walaal
@iqruushidiris4941
@iqruushidiris4941 Жыл бұрын
dhabar xnun lehy ani😢
@Azharahmed-v1r
@Azharahmed-v1r 7 ай бұрын
Isku mid nahy
@hodansomaliahmed8661
@hodansomaliahmed8661 7 ай бұрын
M a uurbadledahy aniga maxoga iyo dhabarka ixanunaya
@DeeqaCanshuur
@DeeqaCanshuur 7 ай бұрын
Abyo ani dhabr xanun iyo dal kadi badan isku arkay waligeyn uur ma qadin
@arwaabdulkadirmohmed3109
@arwaabdulkadirmohmed3109 6 ай бұрын
Bilow miya tahy
@XabiboXasan-ij8qz
@XabiboXasan-ij8qz 4 ай бұрын
Amrizolen
@munaabdikarim9662
@munaabdikarim9662 4 ай бұрын
Illahow owlad baari Isiii aniga iyo inti Ila mid ah
@HamdaIbrahimmacalim-hi1xk
@HamdaIbrahimmacalim-hi1xk 5 ай бұрын
Qofki igu dhama ha ii shego horay uur uma yelan hadana subixi lalabo dhabar xanuun cuntadii oon ka go.ay 😢
@NajmaQurux-zd3zt
@NajmaQurux-zd3zt 5 ай бұрын
Meqo malin isku aragtay abyo
@mubaarigcabdi970
@mubaarigcabdi970 2 ай бұрын
Ilaahow awllaad baariya ma siii
@deeqatalyaanichannel3721
@deeqatalyaanichannel3721 3 жыл бұрын
Waxaan ahay week ee macuni karaa dawada thyroid adoo mahadsan Dr
@naasir123xuuriye3
@naasir123xuuriye3 3 жыл бұрын
Haa wll wad cuni karta xita hadad qadawayso inow ilmahada dhibato so garta surogala marka ku dadaal inad dawadas qaadato
@jannahmuhumed3507
@jannahmuhumed3507 3 жыл бұрын
Haa xbbti khaado dawada hana ilawin thyroidka anigaba wa khawa ilaahay dhankaga caafiyo dhamantena insha allah
@deeqatalyaanichannel3721
@deeqatalyaanichannel3721 2 жыл бұрын
@@naasir123xuuriye3 haye mcnto thnks waan qataa
@deeqatalyaanichannel3721
@deeqatalyaanichannel3721 2 жыл бұрын
@@jannahmuhumed3507 amiin abaayo allaha nagawada caafiyo
@safiyomuumin4236
@safiyomuumin4236 2 жыл бұрын
bayo uur week mala ogan garaa
@umumumtaaz395
@umumumtaaz395 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah Dr's shugran
@NimcoJamac-gt9gr
@NimcoJamac-gt9gr 5 ай бұрын
Ani.wan.shakisanahay.ilaahow.awlaad.baariya.isii
@Mnshallah
@Mnshallah 2 жыл бұрын
Abaayo ani anigoon layguursan ayaan calamadahaas dhan isku arkay maxaan sameeya isheeg ila tali
@fatimajama1015
@fatimajama1015 Жыл бұрын
Yahuu😮
@sacdiyo655
@sacdiyo655 Жыл бұрын
@@fatimajama1015 😂😂
@sacdiyo655
@sacdiyo655 Жыл бұрын
inuu gaas ku hayay baa macquul ah
@maxamedmuqtaar7457
@maxamedmuqtaar7457 Жыл бұрын
Ma sadaqeeysey walaashey
@AbdisalamJama-fi3wp
@AbdisalamJama-fi3wp 4 ай бұрын
Aaaaamin aaaaaamin yaa rabiii
@cajwaabdille.4506
@cajwaabdille.4506 5 ай бұрын
Hormunka canaha naaska aya laigu so shegay wali dawadiisa ma cunin uur ban yeshay ma cuna mise wan iska daya jwb blz
@Nimcocabdi-z2f
@Nimcocabdi-z2f 2 ай бұрын
iska daa wll
@Khadro8796
@Khadro8796 3 жыл бұрын
Masha allah
@faaizacadeey1846
@faaizacadeey1846 3 жыл бұрын
Ewqrrf
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 2 жыл бұрын
Hal bil iyo bar ahay cunto ma qadan karo baahi. Badana wey I qabanee ma doctar ayaa u bahanahay mase calamad walac ka mid ah waye iso jwb plz
@maraamaomar927
@maraamaomar927 2 жыл бұрын
Abyo anga hadda dareemo sidaas
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 2 жыл бұрын
Abayo Alle haku fududeyo Alle cafimad haku siiyo waxaa cuntaa cunto buri tiin leh ciyow caloshda ka baxeynin ukunta iyo qudarta cun
@cabdirisaaqaxmed-l8v
@cabdirisaaqaxmed-l8v 8 ай бұрын
Dhaman cala madaha wan isku arkay marka alaga rebo qoyano haga hosa badankana markan gurigayga badhitan kusameyana negative bay nodaan maxad iguLa talin lahayd Dr 😢
@boqoraddasoomaaliyeed567
@boqoraddasoomaaliyeed567 7 ай бұрын
Anna kula midban ahay wlo
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 7 ай бұрын
Calamadahaas waa isku arky ilaa qoyaanka ma ahanee hdaa rbaa inaa baro
@nafisoomar5679
@nafisoomar5679 2 жыл бұрын
Dr waxa rabah ina iga cawiso adu uur leh hal bil Hada la isku tago dhib miyaa ha ligu cawiyo
@umucamirabdalla644
@umucamirabdalla644 2 жыл бұрын
maya wllo
@mabsudfarah3555
@mabsudfarah3555 3 жыл бұрын
Hooyo nujinaysa uur ma qadi karta
@mandeqcali2740
@mandeqcali2740 3 жыл бұрын
Haa abayo wey qadi kartaa
@fadumaaden5027
@fadumaaden5027 3 жыл бұрын
Haa wey qaadi kartaa
@mohamedcabdalegym3601
@mohamedcabdalegym3601 3 жыл бұрын
Ha wey qaadi karta wllshy Lkn firsada ay uur ku qaadi karta wey yartahay hdii ay 6da bilood ee u horeeya ay siiso naaz nuujin kaliya oo an ilmaha wax kle laziinin Exclusive feeding
@CusboMaxamed
@CusboMaxamed 10 ай бұрын
Aniga waxaley qawa 10 bilod Waxa iga so halaway 2 cunuk Waxa iqabta xanuuna balance
@ShukriMohmed-b8b
@ShukriMohmed-b8b 10 ай бұрын
Ilhow igu arsaq owad 😢
@fartuunfaarax9406
@fartuunfaarax9406 Жыл бұрын
2 bila ahaya waxa barona isku Arka ila 12 beri ku dhawada mana iga Goin 😢😢😢yaisku arke pllz jwb😢
@khadroroble7096
@khadroroble7096 Жыл бұрын
aniga saas ah xalay isku arkay
@fardowsahussein7599
@fardowsahussein7599 Жыл бұрын
​@@khadroroble7096 qaali ila soo xariir
@khadroroble7096
@khadroroble7096 Жыл бұрын
@@fardowsahussein7599 abayo inte kaala sooxariira
@fardowsahussein7599
@fardowsahussein7599 Жыл бұрын
@@khadroroble7096 ama adi kaaga ii sheeg abyo
@samiraali1770
@samiraali1770 Жыл бұрын
Wll waan isku arkay ilaa 5 casho bikishi 2 baan kujira adiga maxay noqotay please isoo sheg
@sacdiyaabdismad7675
@sacdiyaabdismad7675 2 жыл бұрын
Abayo calamada kle hadey daciif thy uur ma jira😪
@naciimacraxiin1390
@naciimacraxiin1390 2 жыл бұрын
Haa
@istahilcabdiraxman6710
@istahilcabdiraxman6710 Жыл бұрын
Haa bye mcn khyr rbi ha kga dhivr
@XamdiFaarax-ox4xi
@XamdiFaarax-ox4xi 2 ай бұрын
Apyo ani dhabar xanuuun inta hoose caloosha inta heese qandho marksta taagan
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 2 жыл бұрын
Thank you 🙏
@amiirachennel651
@amiirachennel651 2 жыл бұрын
Hello telkaga blz isii si gara ku raba drs
@UgasAliAbdullahi-s1z
@UgasAliAbdullahi-s1z 4 ай бұрын
@xilcabdikariingalaydh1849
@xilcabdikariingalaydh1849 3 жыл бұрын
Walal igfashanka mxaa udawaa
@OoreyMadey
@OoreyMadey 5 ай бұрын
Maxadsanibaymcn❤❤❤
@caashocabdulle5514
@caashocabdulle5514 3 жыл бұрын
Masha allh
@MuxsinYare-o2x
@MuxsinYare-o2x 9 ай бұрын
Abaayo intee
@HindaCabdi-tk8ye
@HindaCabdi-tk8ye 6 ай бұрын
MashaAllah
@SumayamaxamedJeylaani
@SumayamaxamedJeylaani Жыл бұрын
Asc
@iqrohassanahmed3441
@iqrohassanahmed3441 Жыл бұрын
abayal isoo duceeya inuu ilhy awlaad isiiyo
@hindiyowardheerebile2105
@hindiyowardheerebile2105 4 ай бұрын
Asxaabeey iga jaahil bixiya calool bax iyo hurdo xumo iyo dhabar xanuun ma leeyahay uurka
@queenamiira9513
@queenamiira9513 7 ай бұрын
Cuntoba ma nicin mana jeclaysan kawaran war wll dadku waxaas calamad ah ma wada lahan
@DumarBilla
@DumarBilla 7 ай бұрын
Qofba wa si ilhy hkau ziyadiyo byo
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 7 ай бұрын
Abyo ani xitaa calamadhaas waa isku arky Canada neh 5 malin ay iga maqanthy hda ma bari kraa
@MunoMaxamuud-hv4hj
@MunoMaxamuud-hv4hj 10 күн бұрын
​@@nasrasaid4665ma barty qurux
@safiyosafana7570
@safiyosafana7570 2 жыл бұрын
Abayo ani dhabarka idikamayo madax xanun jogta ah gumar xanun hurdana ma lahi dhiiga 50biri bu maqan yhy kadiya baray negative waye talo isii wali wax ma dhalin
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 2 жыл бұрын
abayo aniga wakhtigii cadada 5 malin buu dhafay madax xanuun joogta ah iyo dhabar xanuun baan isku arkay ilma nujiyaa
@yurubdaimonabaskulabaskul3368
@yurubdaimonabaskulabaskul3368 2 жыл бұрын
Abayo aniga xitaa 36 iyo liix beri iga maqanyahaya hal mar kadida iska sobaraya negative idhahen adiga badhitanki ma iskucelise
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 2 жыл бұрын
@@yurubdaimonabaskulabaskul3368 abyo maku celisay ani nagtiv iso qoray dhabarkana wu I garacma dhikina wa ika maqan yahay
@ifrahqueeninaabukar8993
@ifrahqueeninaabukar8993 2 жыл бұрын
@@Nuurahassan7 makku celisay wuxuu kuu sheegay please
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 Жыл бұрын
@@ifrahqueeninaabukar8993ha qali mar hore ku celi wanba dhalay alxm adna alaha kusiyo ❤
@haniali-iu4ld
@haniali-iu4ld Жыл бұрын
Amiin yarBI
@NacimaApdirahmaan
@NacimaApdirahmaan 7 ай бұрын
Isoduceya inu ilahey owlad bariya igu deqa😢
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 7 ай бұрын
Ilhey awlaad bariyaa oo cafimaad qabo hku siyo abyo
@FarxiyoRaage-pb5wn
@FarxiyoRaage-pb5wn 6 ай бұрын
Aniga wadnaha nun dal ayaan darema malmahan mana ogi wlhi
@ubaxdarajo2393
@ubaxdarajo2393 Жыл бұрын
Dr idwa waisku argy illh owlaad haik dhigo o bariya
@ubahibrahim71
@ubahibrahim71 2 жыл бұрын
Madax xanun iyo dhabar xanun calol majir iyo daal intasba wan qaba ilmo yar ban nas kuya oo jidha 11 bilod markan badhay uur bay shegtay texte gu lkn ma rumaysan dhigan sugaya 11/29/21 hadu uur noqdana alxdulihal
@amranmohamed9494
@amranmohamed9494 2 жыл бұрын
Ubah Ibrahim abyo ani waxn leyhy lalabo calosha oidhan qaneso nune yar naas ayaan siyaa dhabarkana wuu ixanunaya io madhacirka wana isbry negative waye isojwb xbbti
@safiyimacalincali6418
@safiyimacalincali6418 2 жыл бұрын
@@amranmohamed9494 abaayo uur makunoqday aniga kulamida qaali
@amranmohamed9494
@amranmohamed9494 2 жыл бұрын
Maya abyo adi uur miyaa
@safiyimacalincali6418
@safiyimacalincali6418 2 жыл бұрын
@@amranmohamed9494 abaayo weli ma baarin lkn calamadahaas waan arkay wakhti gii caadada sugaay 3 bari ladhaafay
@amranmohamed9494
@amranmohamed9494 2 жыл бұрын
@@safiyimacalincali6418 alle wax qeer qabo hakaga dhigo
@CawoCawo-iw2oo
@CawoCawo-iw2oo Жыл бұрын
Wanleyah Lakin marina isbdh wanwy
@ubahabdi2531
@ubahabdi2531 Жыл бұрын
Abyo ani dhiga hada afar bari iga maqanyhy calmadahaas malihi lakin waxa leeyahay calosha i xanunaysa sidii inuu dhigii iso hayo
@salmahoney5804
@salmahoney5804 Жыл бұрын
Wa uur wll anba bilawgu sasa lay qabtay iyo naaso xanuun
@ubahabdi2531
@ubahabdi2531 Жыл бұрын
@@salmahoney5804 abyo hada dhigii ii yimi 12 xaas ahaa calamadahaas wa iska dhaadhiciyay mindhaa isoo duceeya hada india jogaa in ilhy igu guuleeyo walhi marka wax sugaysi oo hadba waydo waa xanuun
@shuubilan9781
@shuubilan9781 11 ай бұрын
​@@salmahoney5804abayo sanka I xeran dhiiga waqtigisa dhowr malin iga dhiman naso xanun dhabarka madax xanun sanka oo I xeran igu daran la leyahay uurka hada igu horeysa an uur qado
@sucaadoRaage-qu5iu
@sucaadoRaage-qu5iu 2 ай бұрын
@@salmahoney5804 se lgu qabty abyo
@sihamlajcley5695
@sihamlajcley5695 2 жыл бұрын
Abyo athiga uur leh aya lugu dhaa maxa jira
@SumayamaxamedJeylaani
@SumayamaxamedJeylaani Жыл бұрын
Abaayo.xajigega.halbil.ayu.igamaqayhy.uur.maqadhgara
@faizacadow
@faizacadow 19 күн бұрын
❤٠❤
@caashocabdulle5514
@caashocabdulle5514 3 жыл бұрын
Ada u mahda santhya walshey
@neyruzppe5454
@neyruzppe5454 8 ай бұрын
Isoduceya inu ilahy isiyo owlad asxbtaaa😢
@DumarBilla
@DumarBilla 7 ай бұрын
Ilhy hku siyo byo mcn
@jihaanaciilka1311
@jihaanaciilka1311 2 жыл бұрын
Ilaaluwo maxaa waye
@sacdiyo655
@sacdiyo655 Жыл бұрын
Lablabo miyad u taqana
@XamdaCilmi-ez7im
@XamdaCilmi-ez7im 5 ай бұрын
Garacas mindhicir xanun makujiran iyo dhabarka ood xogaa modaa sidi fol bilaw cml ah
@xalimomuxamed5835
@xalimomuxamed5835 2 жыл бұрын
Bil walbo marko dhiga igu dhicirawo saasa uxanunsada
@اقبالعبدالرحمن-ص9د
@اقبالعبدالرحمن-ص9د Жыл бұрын
Kula mid ahay wllhi😫😂
@NaimaRage
@NaimaRage Жыл бұрын
Aniganh sdkle
@nashaadsaki5824
@nashaadsaki5824 Жыл бұрын
mhdsnid gclo runta asiibty wlhi
What is ARFID?   Information and details on ARFID behavior, causes and treatment.
13:34
Polycystic Ovary Syndrome (PCOS) | NWGH Podcast Series - Ep. 04 | Ft. Dr. Nuzhat Zia
22:23
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 50 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
UURKA BISHA 1aad IYO CALAAMADAHA UGU HOREYO | WEEKS 1-4 PREGNANCY
18:55
Maryam & Mohamed
Рет қаралды 101 М.
CUNCUNKA XUBINTA TARANKA IYO QOYAANKA HAWEENKA KA IMAADO. Drfaris
6:54
Dr faris Al attas
Рет қаралды 75 М.
BISHA 2 EE UURKA: MAXAA LA FILAYAA?
13:35
Dr Sadam Hussein
Рет қаралды 21 М.
Calaamadaha uurka bilowga ah ama bil ka yar lagu garto
5:10
Queen dunia
Рет қаралды 19 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 50 МЛН