CALI ZAKI-SOMALILAND SOCDAASHAY/ 18MAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 690,710

Ali Zaki Official

Ali Zaki Official

Күн бұрын

Cali zaki/ SOMALILAND Socdaashay/ 18may
Eryadi ilko jiir
Laxaankii Qomal
Music by Bulshwi
Camer and Edited By Mo Adan

Пікірлер: 494
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Woow anather level weeyi heestan somalilland weytagtay ooy talabsatay allow nabada noosiyaadi 🙏 Ali saki wll salansare from Borama ✋ somaliland hanoolaato 💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤ happy indepence day may dadkaygii 👏👏👏👏👏👏💚💭❤💚💭❤💚💭❤
@orlomumin2407
@orlomumin2407 Жыл бұрын
Hhhh
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@geelqaadgeelqaad7719
@geelqaadgeelqaad7719 Жыл бұрын
That's true wlahi
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@ayaanismail5516
@ayaanismail5516 Жыл бұрын
@Asad Hajiyow. Big Legend. waanu og nahay Heesaha In ay xaaraan yihiin wax ka daran baad soo dayasaa malin walba heesahan Calankayagu waa muqadis heesaha Calanka haduu aduunku rogmanaayo. Waa lagama hadlaan intaas oo boqol oo kun baa u soo nafweeday oo Hooyoyina abayaala dhalinyaro ah caruura Odayaala markaa camii iska raaxeeso sheikh Dirir iyo sheikh Mustafba waa loo joojin waayee
@cabdalewallo
@cabdalewallo Жыл бұрын
Somaliland haa noolato
@ladnaabdilaahi1200
@ladnaabdilaahi1200 Жыл бұрын
Aniga laakiin was Somaliland ❤❤🤜🤛🤲🤝😜😜💋
@Haarliina_Abgaaley
@Haarliina_Abgaaley Жыл бұрын
Happy 18may Duriyada from Hirshabelle🇱🇸💙🆎️🦁
@MubarakTMC
@MubarakTMC Жыл бұрын
Beesha sharafta leh ee Abgaal waan salaamayaa
@user-hs2om6bf5d
@user-hs2om6bf5d Жыл бұрын
Hamplyo Hamplyo reer simaliland from somalia 🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪🟩⬜️🟥🕜
@orlomumin2407
@orlomumin2407 Жыл бұрын
Dhilo
@FaysaZiciid-ep8me
@FaysaZiciid-ep8me Жыл бұрын
Mashallah Alle hibada hakuu Daayo wallkei Fanaan qaran Happy 18May Dadkeygih 🎉❤
@ayandeeq1620
@ayandeeq1620 Жыл бұрын
Dadka waxan dheerahey inuu cali zaki naga dhashey ❤💬💚
@Habonali-fu6cn
@Habonali-fu6cn 11 ай бұрын
Ad iyo ad✌️
@sadikxaada7800
@sadikxaada7800 Жыл бұрын
Hoorey uu soco brother cali zaki waan ku wadtaa bro
@asmaxasan6953
@asmaxasan6953 Жыл бұрын
💚Happy⚪️ 18 my❤somaliland guuul guuul guuul 💪🏼👍🏻👏🏼❤️❤️❤️
@abdilahiomar7910
@abdilahiomar7910 Жыл бұрын
Ali Zaki my brother these outstanding hits are enough for one year then you can add us another round next year. I'm so proud of how much you've worked on this ! Voice 💯 music 💯 Melody 💯 Style 💯 Everything 💯💯 Guul Somaliland 💚💚🤍🤍❤❤
@ameinfoolfaadumo
@ameinfoolfaadumo Жыл бұрын
Ppppp
@amaalcilmi4672
@amaalcilmi4672 Жыл бұрын
Z À
@amaalcilmi4672
@amaalcilmi4672 Жыл бұрын
Z À
@amaalcilmi4672
@amaalcilmi4672 Жыл бұрын
Z À
@amaalcilmi4672
@amaalcilmi4672 Жыл бұрын
Z À
@qaaliladancabdi7403
@qaaliladancabdi7403 Жыл бұрын
Happy New 18 may👏👏👏👏👏
@bilalfarah2388
@bilalfarah2388 Жыл бұрын
Hambalyo reer somaliland from puntland 🎉🎉❤
@Cadegudevlogs
@Cadegudevlogs Жыл бұрын
Thanks 👍
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg Жыл бұрын
Somalia dheh adeer ha ino soo dhisin mamul gobol
@Cadegudevlogs
@Cadegudevlogs Жыл бұрын
@@KhalidAlirunsheeg hhhhhh nacas aan aduunka waxba Ka ogayn adeer hawshu way kaa da wayntee dharka xaafada u dhaq
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase Жыл бұрын
I love this patriotic songs ❤! Somaliland ku Caan tahay! Maansha Allah...oo calanka Salaama🎉
@sadikxaada7800
@sadikxaada7800 Жыл бұрын
Happy indépendant all somaliland 🇮🇷😘 saxib cali zaki legend baa tahay
@hanadcrown
@hanadcrown Жыл бұрын
Happy 18may dadkaygi❤️
@hipaaqothmaan5936
@hipaaqothmaan5936 Жыл бұрын
Woow Al fanan Ali Zaki Fanan qaran SOMALILAND Hore u SoCo 💚🤍❤ 💚🤍❤
@voiceofsomalilanders
@voiceofsomalilanders Жыл бұрын
Happy 18 may Somalilanders Inta ila qabta farxada 18may Like ukula booba #We_Love_JSL❤ #Happy_18_May
@abdirahmanmohammed4335
@abdirahmanmohammed4335 Жыл бұрын
Geesi qaran guulayso brother
@sawdaaxmed8922
@sawdaaxmed8922 Жыл бұрын
My Leggens Cali zaki Waaa Geesi Garan Somaliland Guuuuuuuul.iyo Gobnimo Alle Cawdagaygaa Ha Jabiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faisalmunaa4
@faisalmunaa4 Жыл бұрын
Only intii somaliland jecelow Love ❤ ii saara ( hoppy 18 May dadkiigiiyow )
@jaynaani_yare
@jaynaani_yare Жыл бұрын
What a song😢🎉 Soma jeestayaashi somaliland ku caan tahay🎉❤❤
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 Жыл бұрын
Heestan fanaankii hore u qaaday ii sheega cidi garanaysaay
@saalimmohamedmouse-ul1uz
@saalimmohamedmouse-ul1uz Жыл бұрын
Farxaan baddacas oo ahaa fanaan reer burco ah
@shukrimahamed9278
@shukrimahamed9278 Жыл бұрын
man sha allh happy 18may cali zaki wadani dhaba guulayso wllo 💚🤍❤️✌️🙏🩸💉
@ayaanismail5516
@ayaanismail5516 Жыл бұрын
Mashalah waan jeclaalahaa in aan joogo My Hometown Hargeisa guulaysata my peaple
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Viva ciidanka qaranka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤Viva Somaliland 🌺🌺🌺🌺🌺🌺❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 farxad iigu ciiida reer Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@MOHACADDE293
@MOHACADDE293 Жыл бұрын
Full respect Somaliland and Ali Zaki 🔥
@najaxnayruoz76
@najaxnayruoz76 Жыл бұрын
Somalilnder dhb ah cali zaki libax an ku faano ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Жыл бұрын
Masha allah cali saki fanan qaran horow soco somaliland hasnoqon somaliland waaw happy 18 may ❤ 💚 ❤💚🤍🤍💚❤
@adenali7498
@adenali7498 Жыл бұрын
Heestan cali zaki waan ku qiray
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Happy 18 May dadkeygow Somaliland dalkeyga allow dhawr💚🤍❤
@munisha4698
@munisha4698 Жыл бұрын
War hamplyo reer Somalilaan💚🤍❤from 🇸🇴
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
Faqasha 😩😩😩😩😩 faqasha 😈😈😈😈😈😈🤮😩😫😩😫😫😫😫😫 faqasha 😭😭😭😭😭😭
@munisha4698
@munisha4698 Жыл бұрын
@@deeqadhudi2025 Faqasha maxa la dhaha h.cuquda ka was🐶🤌🥱
@dekaahmed4591
@dekaahmed4591 Жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo Dadkaygii sanad guuro wacan 💚🤍❤️🎉🎉🎉🥰💯💥✊️✊️
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
indeed! sooma jeesta yaasha ayay somaliland caan ku tahay! xoriyadii aan sugaynay! Thank you!
@tarrobio.5533
@tarrobio.5533 Жыл бұрын
Isaaqnimo ♥️
@abdishakuurmahamoud122
@abdishakuurmahamoud122 Жыл бұрын
Happy 18 may zxp lkn waxaan ku sheegi lahaa dharka tawxiidka ku qoran yahay suuliga hala galin zxp
@apdiqaniqayo
@apdiqaniqayo Жыл бұрын
Waan yaabayey war ali zaki mee❤
@hindahussein3662
@hindahussein3662 Жыл бұрын
Happy 18 May all of Somaliland inshallah Somaliland Guul Guul ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kl2pw8if3n
@user-kl2pw8if3n 4 ай бұрын
Maschallah issaq ❤❤❤❤❤❤iyo somaliand
@boqoradapuntland9819
@boqoradapuntland9819 Жыл бұрын
Hamplyo hamplyo dariskeena xlasha alh ❤🤍💚 from 🇸🇱
@abdispidermen3445
@abdispidermen3445 Жыл бұрын
Mashallah jamuriyad barakeysan soomaaliland guul iyo gobanino ❤❤❤❤❤
@foosicabdiahmaan
@foosicabdiahmaan Жыл бұрын
We can't wait habby day 18 may Team Hrgeiza izmujiya ❤
@naz.mustaphe7365
@naz.mustaphe7365 Жыл бұрын
SOMALILAND KU CAANTAHAY😊❤
@axmedzaki7
@axmedzaki7 Жыл бұрын
Cali zaki 🎉 wiiiil qaran😊❤❤
@ridwaanYareofficial2019
@ridwaanYareofficial2019 Жыл бұрын
Happy 18 may soomaliland ❤🤍💚
@ikraammohamuud1514
@ikraammohamuud1514 Жыл бұрын
Ali zaki wiilyaro Oo dayar Oo taalantile Hore usoc wllo Oo cod macn wank taageer wank jeclahy love you 🎉I ❤🎉
@nimcomouse2170
@nimcomouse2170 Жыл бұрын
Alxm sanadkan inan dalkayga joogon 18 mayna xusi doono sanadki ugu horeyeen jogo spmalilan hore u soco
@Jamalwarsame
@Jamalwarsame Жыл бұрын
Wow leggend fanaan Qaran another level🔥🙏🏽
@abdirahmaanyuusuf798
@abdirahmaanyuusuf798 Жыл бұрын
We like you brother so much ..❤❤ oh wat a song heart touching
@munasaryarre
@munasaryarre Жыл бұрын
wixi sllnder ah linke saar
@mukhtarahmed-mv1bx
@mukhtarahmed-mv1bx Жыл бұрын
Legend always Legend Ali zaki somaliland happy 18 may
@kowsarcabdikarem5503
@kowsarcabdikarem5503 Жыл бұрын
Somaliland SocdasHo samada dushediyo xidigaHay kusocotaa❤️🔥
@hadiyaabdi1471
@hadiyaabdi1471 Жыл бұрын
Wallke ali saki nolow dalkiisa jecel ❤❤❤❤
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 Жыл бұрын
Heestii farxaan badacas jecliyaa❤ ali zaki edo love u😊
@ifrahabdi7256
@ifrahabdi7256 Жыл бұрын
Ilahay inama soo celiyo somaliland waan ku dhadanynaa❤😊
@rahmacawil977
@rahmacawil977 Жыл бұрын
Somaliland dalkayga Inta jecel like 😢
@apdihakimck602
@apdihakimck602 Жыл бұрын
Fanan qaran
@mounamohamoud81
@mounamohamoud81 Жыл бұрын
Happy 18 may ✨ 💖 💓 💛 💗 🎉🎉🎉🎉🎉
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
masha allah waa hees badh qalbiga tabaanaysa channel tageera reer Somaliland hambalyo Somaliland hore u soco 🟩⬜🟥
@xanancalin2417
@xanancalin2417 Жыл бұрын
somaliland guul ❤❤ ali zaki hees wacan i love you❤❤
@MuhamadHakar-b2x
@MuhamadHakar-b2x Жыл бұрын
Wow❤❤
@abwaancaynaanshe33
@abwaancaynaanshe33 Жыл бұрын
Somaliland Jiroo joog Cadawgeedu Ha Jabo Ali Zaki waan Hambalyaaynayaa Waxaan Leeyahay abti waad keentay Heestan Halkeedi waad Asiibtay Hore U soco adiguna
@a.mohamed1958
@a.mohamed1958 Жыл бұрын
Cali iyo qof kale ayaanu dheernay soomaali ❤❤❤❤
@user-kl8ul6oy1m
@user-kl8ul6oy1m Жыл бұрын
Dad ka kaliya marking arko kufarxo farxadoda waligiin nabad warta insha alhh ❤❤
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 Жыл бұрын
Happy 18 may somaliland ❤🎉
@AxmedaadanAbdi
@AxmedaadanAbdi Жыл бұрын
Legend cali zaki ❤💯🔥
@barwaqoyusef7376
@barwaqoyusef7376 Жыл бұрын
YEP
@abdizakigacaliye8031
@abdizakigacaliye8031 Жыл бұрын
Hanblyo hababy aya ti maay xooriyad dhan suukeenay hadu dhain nagu simaya haaso noqon soomaliland coming legends Ali zaki hababy maay 18 🇮🇷🇮🇷🇮🇷👎🇮🇷👑
@mrd4205
@mrd4205 Жыл бұрын
Mashallah happy 18 May to somaliland ❤️🤍💚🎶🔥💯🙌🙏ali Zaki
@NimcoAbdirashid-zk3uh
@NimcoAbdirashid-zk3uh 4 ай бұрын
Hadafkaagu meel fog wllkay ali zaki ❤
@rafiiqmedia6408
@rafiiqmedia6408 Жыл бұрын
Happy 18 may
@maxamedaxmed6727
@maxamedaxmed6727 Жыл бұрын
Geesi qaran hambalyo😊
@Arawelomer
@Arawelomer 11 ай бұрын
Ali qaran❤❤❤
@YassinZultan-gr6wz
@YassinZultan-gr6wz Жыл бұрын
Masha alaah fanaanka qaranka calizaki
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Жыл бұрын
Fanaaninta qaranka dalkaga Hoooyo Somaliland 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋💋❣❣❣❣💃💃💪💪😇😇😇😇💪💪😇😇😇💪💪💪💪💪💪💪
@axsanabdiqani8871
@axsanabdiqani8871 Жыл бұрын
Eesh calaa hees guul somaalilnd 💚🤍❤️💪
@HaykalMaxamuud-f9v
@HaykalMaxamuud-f9v Жыл бұрын
Legendary ❤❤❤
@adnaosman9722
@adnaosman9722 5 ай бұрын
Coming soon maalinteeni Dadkygiiyaw ALLaw nabad qab nagu gaadhsii 💚🤍❤️🩸🩸
@abzomd3496
@abzomd3496 Жыл бұрын
Amazing! Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Жыл бұрын
Wwwwwwww Ali zaki Somaliland ciid Mubarak Happy 18may Somalilanders ciidanka qaranka guuuuulista gesiyada qaranka cadogin ma ciil baxu guuuuuuuuul somaliland 💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤😇😇😇😇😇😇😇🥰🥰🥰🥰🥰🦁🦁🦁🦁🦁🦁😇😇😇💪💪💪💪💪💪💪
@IkraanMaxamed-oz9wp
@IkraanMaxamed-oz9wp 4 ай бұрын
Cali saki waad isga deesay heesii wacana
@nimcanbismail6007
@nimcanbismail6007 Жыл бұрын
Happy 18may ❤❤❤❤❤❤ wadankayga Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umumucaad6196
@umumucaad6196 Жыл бұрын
Mashallah
@barwaaqocisman
@barwaaqocisman 6 ай бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo soomaalilnd guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@barwaaqocisman
@barwaaqocisman 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-uf6zp5zj5q
@user-uf6zp5zj5q Жыл бұрын
Happy 18 may rer abtiyalkey
@cali9157
@cali9157 Жыл бұрын
Hadaanu nahay ciidankaygii hiil iyo. hoo noomoJiya. nabadiinana illaaashada😊
@niciimacilmi-4597
@niciimacilmi-4597 Жыл бұрын
samada dushedeyo xidigahay ku socotaa guul guul dalkeygooow
@Hussein__Ali
@Hussein__Ali Жыл бұрын
Happy 18 may may dhiiga
@karimahashim6579
@karimahashim6579 Жыл бұрын
Masha allah legend Ali zaki 💚💬❤
@fifiabdi9702
@fifiabdi9702 3 ай бұрын
Machallah tabarakallah Guul somaliland Happy 18MAY ❤❤❤❤🇩🇯
@SharmaakeAbdi-yy8rw
@SharmaakeAbdi-yy8rw 3 ай бұрын
Waaw ali zaki soomaliland hanoolaatò❤❤❤❤❤
@fadxxiiid1185
@fadxxiiid1185 Жыл бұрын
Soo noqosho ma jirto 🎉happy 18 may guul somaliland
@user-ho4fh1pc3s
@user-ho4fh1pc3s Жыл бұрын
happpy 18 may contry🎉😊
@maxamedapdiraxman8426
@maxamedapdiraxman8426 Жыл бұрын
Ali zaki Another level muwadin dhaba guul somaliland💚🤍❤
@user-de7tv4yi5p
@user-de7tv4yi5p Жыл бұрын
Fi quluubina somaliland happy 18may dadkaygi 💚🤍❤️😭
@munajama6042
@munajama6042 Ай бұрын
Dadka waxaanu dheernahay anuu Ali zaki naga dhashay❤❤❤
@HabbonMohamed-gx1kf
@HabbonMohamed-gx1kf Жыл бұрын
Happy 18 may Hambalyo dadkegoow
@cawomouse6949
@cawomouse6949 Жыл бұрын
Legendary ❤❤😊
@SakhiyaSacad
@SakhiyaSacad Жыл бұрын
Wiil qaran ali zaki
@Qarandhise
@Qarandhise Жыл бұрын
Rag dhiga leh
@faadumoabdi2613
@faadumoabdi2613 Жыл бұрын
somaliland hasoo noqon oo harti baa ku liqaya😄
@khadrahasan8090
@khadrahasan8090 Жыл бұрын
Somaliland socdasheee samdaa dusheede Xidigahyi kusocotaaa Happy 18 may my People💚🤍❤
@user-fo7lc5tw9t
@user-fo7lc5tw9t Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤Anoolaato❤❤❤❤ Somalia ❤❤❤❤nguul ❤❤aayaaniirajeenayaa❤❤❤❤🇹🇯😍😘🤗🖐️👍💌
@axmeddaanshood662
@axmeddaanshood662 Жыл бұрын
Cali zaki legend. Thanks bro
MUSTAFE DOLLAR  |  NAF BAAN SIISTAY CALANKEYGA  | 18 MAY
5:25
Mustafe Dollar
Рет қаралды 1,3 МЛН
CALI ZAKI / HAYBAD WAXAD KULEEDAHAY DHULKAAGA HOOYO / SOMALILAND /18 MAY
6:11
Ali Zaki Official
Рет қаралды 2,6 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 831 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
CALI ZAKI - HEESTA HOOYO - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:07
Ali Zaki Official
Рет қаралды 628 М.
CALI ZAKI / DHULKAYGA SOMALILAND / OFFICIAL VIDEO
5:22
Ali Zaki Official
Рет қаралды 386 М.
ABDIKARIN ALI SHAH GUUDKAAN KAA HUWANAYAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
7:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
CALI ZAKI / CALANYAHOW HA DHICIN ABID / SOMALILAND 18May
4:56
Ali Zaki Official
Рет қаралды 369 М.
CALI ZAKI / HEES LOOGU TALAGALAY NATASHA ABDI
4:18
Ali Zaki Official
Рет қаралды 321 М.
Cabdirisaq Anshax | Naga soo tun | Official Music Video 2024
5:25
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 49 М.
DAYAX BAND | CALAN YAHAW | OFFICIAL VIDEO 18 MAY 2023
13:44
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,3 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 15 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН