MUSTAFE DOLLAR | NAF BAAN SIISTAY CALANKEYGA | 18 MAY

  Рет қаралды 818,865

Mustafe Dollar

Mustafe Dollar

Ай бұрын

EREYADA ABWAAN SAAR
LAXANKA ABWAAN SAAR
MUSIC AYUUB HAARUUN
CAMERA ABDIWAASAC KHADAR & AYAANLE
EDITED ABDIWAASAC KHADAR
HALKAR ACADEMY

Пікірлер: 1 200
@Mustafedollarr
@Mustafedollarr Ай бұрын
CIID MUBARAK REER SOMALİLAND 🎈Subscribe My channel👏✌️
@Subarman32
@Subarman32 Ай бұрын
Heestan saan u sugayay wllhi dollarka the legend ❤
@mustafeomer8400
@mustafeomer8400 Ай бұрын
Ciid lamida fanaankeena ❤
@Subarman32
@Subarman32 Ай бұрын
Ciid mubaarik all Landers
@nimcohassan7268
@nimcohassan7268 Ай бұрын
Ciid wanaagsan landers ka ❤️🫶🏽
@daudofficial29
@daudofficial29 Ай бұрын
Waxaan jeclaa inaan idinla dabaal dego lkn wakhtigaa idinka kay fogeeyay🥺😭 happy 18may dhiigaygii❤️🤍💚
@ahmettlp9980
@ahmettlp9980 25 күн бұрын
From jaarso jigjiga reer Somaliland qalbigaN ka jacelAHye guulayza ilam adeeriyaL❤
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 9 күн бұрын
Z🥰😍🫶🏻🫶🏻🙌
@user-nv7dt4hx1x
@user-nv7dt4hx1x 5 күн бұрын
❤❤❤❤
@sadiaabdikadirahmed
@sadiaabdikadirahmed 26 күн бұрын
Gacanta haddan ku haayo ictiraafkiin wlh cawa wan idiin saxiixi lahaa anigo from Moqadisho war wad istihishaan wlh qaran wad dhafteen ee nabad ahaaada walalaheena Somaliland
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 22 күн бұрын
my🩸🙏🏾❤caqlilaay
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 14 күн бұрын
Qaali shukran🫂♥️♥️♥️🙏👑
@Dynamicrange-gl8pk
@Dynamicrange-gl8pk 10 күн бұрын
Qli shugran ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Lucabassmed
@Lucabassmed Ай бұрын
From 🇩🇯Djibouti I can't wait to celebrate🎉🎊 🗣️18 may 🤝🤝🤝💪💪 Viva Somaliland noladaa abidkin 🥰👊
@QeeqaCismaan
@QeeqaCismaan Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohaosman2630
@mohaosman2630 Ай бұрын
@foziaibrahim186
@foziaibrahim186 Ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-rq6pb8xb9d
@user-rq6pb8xb9d Ай бұрын
Thank you so much ❤
@Lucabassmed
@Lucabassmed Ай бұрын
@@user-rq6pb8xb9d are you somalilander👤 wllo
@Awliyo1122
@Awliyo1122 Ай бұрын
From muqdisho duriyada Dawlada somalilnd 1lov❤
@user-bh3dj3ji5f
@user-bh3dj3ji5f Ай бұрын
I lov too samaalia hanoolato 🇸🇴🫶🥺
@Yaaser_Ahmed
@Yaaser_Ahmed Ай бұрын
Somalinimadu way igu wayntahay Laaakiin heeestani waxbay turjumaysaaa❤ Somaliland Guulaysta from Ogadenia❤
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb Ай бұрын
❤️🤍💚👏🏽👏🏽👏🏽
@MohamedAli-wc8lm
@MohamedAli-wc8lm Ай бұрын
Dawladnimadu waxay u baahan tahay sacrifice. Dawladnimadii Soomaaliyeed ee 1960 kii waxa sacrifice sameeyey reer Somaliland oo inta calankii iyo xoriyadiiba qaadeen dhahay wax walba waxa ka horeysa dawlad Soomaaliyeed. Intaas kadib waxa dhacay Xasuuq lagula kacay dadkii Sacrifice ka u sameeyey dawladnimadii Soomaaliyeed iyo Soomaalinimadaba. Iyaguna waa iska difaaceen oo dhulkoodii dibay u xoraysteen. Hadeer ninka dambe ee Soomaalinimo rabaa waa inuu sacrifice sameeyaa oo uu Hargeisa imaadaa Somalilandna kusoo biiraa. SOMALILAND sacrifice dambe ma samaynayso mana samayn karto waayo waxay dhibane (Victim) u tahay tii hore. Hadeer Soomaalida kale ayaa laga rabaa inay inta Hargeisa imaadaan dhahaan waar walaalayaaloow Somaliland ayaanu kusoo biirnay oo calankaa tawxiidka ayaan idinla qaadanay Hargeisana caasimada inooga dhiga (Sacrifice). Intaa hadii ay la imaadaan waa suurogal in Soomaalinimadii soo noqoto laakiin Hargeisaay mar 2aad noo kaalay qiyaamaha ayaa ka dhaw.
@user-rq6pb8xb9d
@user-rq6pb8xb9d Ай бұрын
Thank you ❤
@LadanMaxsmed
@LadanMaxsmed Ай бұрын
Ax yaa hees car wakaase badhyo culus iyo qadaad waynba hakeenaan Hal heesoo gaadha heestaasi qadaad wayn iyo badhyo culus wlahi way ciilan yihiin waayo waa bilaa fanaaaniin hana cawryina yaahuu allow somaliland barakee
@Yaaser_Ahmed
@Yaaser_Ahmed Ай бұрын
@@LadanMaxsmed Hey waxaaad sheegayso maihi nin Ogaden ah baan ahay iidooor
@AffectionateCap-gi5le
@AffectionateCap-gi5le Ай бұрын
Dariska xaalaashaa WA IDIN JECLHY WLHI😭💯from puntilnd💚🤍❤️
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Ай бұрын
Sido kalle goba tihiin reer puntland ❤
@amahmedmaxamed345
@amahmedmaxamed345 Ай бұрын
Thanks
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 25 күн бұрын
Thank you walaal 🙏🙏
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 14 күн бұрын
Sidokle wlalo ♥️🫂🙏👑♥️♥️
@KhadraCashi
@KhadraCashi 7 күн бұрын
🔥🔥🔥🔥
@maalinlaha
@maalinlaha Ай бұрын
"Soddon sano ha joogtee Hadday saa'id noqonayso Sabciin iyo sitiin iyo Hadday siiba sara dhaafto Sugiddeeda waan leennihiyo Samir ku raacdaynta."
@hussenahmad1663
@hussenahmad1663 27 күн бұрын
I am from oromiya I love somaliland happy 18may❤
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 14 күн бұрын
❤😊
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 8 күн бұрын
Isaaq ❤ All Ethiopian People ... Somaliland Is Beacon of Peace & Prosperity 💚♥️🤍
@nimcohassan7268
@nimcohassan7268 Ай бұрын
Eryadii abwaan saar gobtii Ayuub 💚🤍❤️ Ciid mubarik landers 🫶🏽
@MaxamedAhmed-vq7zu
@MaxamedAhmed-vq7zu Ай бұрын
Laxankana ha ka tegin😅
@user-gl9ni8sl6l
@user-gl9ni8sl6l Ай бұрын
Ma ayuub BA ninku
@XaliimoAadan-cj4oi
@XaliimoAadan-cj4oi 27 күн бұрын
​@@user-gl9ni8sl6lwaxa ayuuuba abwanka hezta le mustph3 wa cise muse 😭😂
@user-nk6kt2je3z
@user-nk6kt2je3z 22 күн бұрын
HAABLYOO SOOMALILAN❤❤❤
@Ftmazlx
@Ftmazlx Ай бұрын
Igu dara dadku mustafe dollar love u saarayo😊
@Mustafedollarr
@Mustafedollarr Ай бұрын
The legend🤣
@Ftmazlx
@Ftmazlx Ай бұрын
​@@Mustafedollarrsalam sare the legend😂
@shamakc.m.c4820
@shamakc.m.c4820 Ай бұрын
Hayb ahaan uma dhalan, hadna isgaa ku dhashey kuna hoos barbaarey, Wax iga qaalisanna ma jiro calankayga. Waan idin jecelahay abtiyaashayoow iyo Habar-yarahayoow isaaqoow.❤❤❤
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Ай бұрын
ABTI YAA KAA LEH ADAA LEH CALANKA TAWXIIDKA LEH SANKA TAAG ABTI AAD BAAN U JECEL NAHAY KUWEY HABLAHAYAGU TAAG SANKA ABTI
@shamakc.m.c4820
@shamakc.m.c4820 Ай бұрын
@@buufiyahaweyn7430 Gobanimo Sidoo kale Abti Guulayso.💯
@AbdirahmaanMostapha
@AbdirahmaanMostapha Ай бұрын
Somalilander baa tahy Mar hadaa ku hoos barbaartay ka dhalashada ku dhalashada ka weyn oo xuduntadi ba ku Duugan tahy meel kale ma shegan kartid abti❤
@Subarman32
@Subarman32 Ай бұрын
Abti adaa leh somalilander dhaba ah tahay❤
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
Gulayso habo adaa leeh calanka tawxiidka leeh ee aad kuso barbaartay yaa kaleeh habaryar gulayso weligaba gacansare🥰🥰🥰🥰
@hamdibashiir1230
@hamdibashiir1230 Ай бұрын
Abtiyaaal saan idin jeclahay hadaan ogaan lahaaydeen markaa dhinto waxan dhihi lahaa calankaa abtiyaday kafan iga dhiga hadaysan denbi igu noqoneen ❤❤❤❤
@kaapacudon8009
@kaapacudon8009 Ай бұрын
Habo mcney gulyso marwalba❤
@gashalogic
@gashalogic Ай бұрын
Hbo mcn inantaydii ayaa noo kaa dhashay ku jeclin hbo cimri dheer hbo ilaahay haku siiyo 🫀🌹🩸❤️😘
@Subarman32
@Subarman32 Ай бұрын
Abti mahadsanid all Landers wan ku jclhy ❤
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Ай бұрын
❤❤❤❤❤🙏🏾
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Ай бұрын
😢😢😢habo 🩸😘
@najmolahmed1108
@najmolahmed1108 Ай бұрын
Anoo nag reer galmudug wlh kama daalo dhageesigeeda hees waa dhaaftay guuleesta gacaloyaal 🎉 Arligiyo dhulkaba wada suroo calanka Saarsaara 💚🤍❤️ Nin ku neceb ha suuxee wiglada sacabka giigiija 🎉 Sanka taag adaa soo dhacsaday waadna sidataaye💚 Laandhers guuleesta Ilma adeeryaal💚🤍❤️🌸
@amenboss8633
@amenboss8633 Ай бұрын
👸🏻❤🙏🏽Boqorad bad tahy we love Galmudug Kingdom
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 28 күн бұрын
99.99 % of isaaq waa pro galmudug. Waa history dheer.
@HisMohamadBotol
@HisMohamadBotol 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fahadaminyonis
@Fahadaminyonis 5 күн бұрын
❤❤❤
@Nimcanle
@Nimcanle Ай бұрын
30 sano haday joogto oo ay saa idnoqo nayso samerkeda waan lenahay Wadaniga dhabtaa mustafe dular🤩👏👏
@KhadraCali-kg8ze
@KhadraCali-kg8ze 27 күн бұрын
😅
@jimcaale__juni0r
@jimcaale__juni0r 28 күн бұрын
I'm From Somalia 🇸🇴 And I Love In Somaliland❤
@zahrai.mohamed6623
@zahrai.mohamed6623 27 күн бұрын
❤❤❤❤ Mahadsanid walalo
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase 26 күн бұрын
Everyone love Somaliland!
@KhadraCashi
@KhadraCashi 15 күн бұрын
😂😂😂😂😂❤❤❤
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 14 күн бұрын
Thank you we appreciate ❤
@UmaDuniya-xt3ex
@UmaDuniya-xt3ex 8 күн бұрын
Gghjhggjjjgv❤️🤍💚
@sultanAbdishakour
@sultanAbdishakour Ай бұрын
One million views gaadhsiiya isaaqow.✊️
@suadisnail7450
@suadisnail7450 Ай бұрын
Even more
@MarioAbdulahi-oi3lm
@MarioAbdulahi-oi3lm Ай бұрын
5t568000mmvx;0​@@suadisnail7450
@halhays
@halhays Ай бұрын
Mustafe Dollar subscribers faro badan ma haysto
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan Ай бұрын
Isaaq kaliya malaha Somaliland Neeefow.. Dir iyo daroodba wa degaan
@guledomar8304
@guledomar8304 Ай бұрын
MustafE Doolar Maxaad SamaysaYy Tani waa DhaxaL Hees way dhaaftayy Somalilander Dhapa waankuu TaaganahaY Bro Talented ❤️🫡🔥🔥🔥
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase 26 күн бұрын
This song made my day! Happy 18 May All somalilanders! 🎉🎉🎉 Alla Dhiiga!! Alla Dhiiiiiiga ❤
@naasirgaas5319
@naasirgaas5319 Ай бұрын
Inta heestan u qorshaysatay inay ku debaal degaan sanadkan like'ta ku qabta❤😂
@user-nk9or8gs9k
@user-nk9or8gs9k Ай бұрын
Nafbaan siistay calankeygah wow happy 18 my all lander's ❤ from XL
@NAchma-hazzan
@NAchma-hazzan Ай бұрын
Landers hambalyo from galmudug❤😭
@foziaibrahim186
@foziaibrahim186 Ай бұрын
Thanks🎉🎉🎉🎉❤🎉🎉
@adoonalleh7615
@adoonalleh7615 Ай бұрын
@user-bh3dj3ji5f
@user-bh3dj3ji5f Ай бұрын
Dhiiga rer galmudug ❤❤🎉
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Ай бұрын
Ayyyy OUR LEGENDARY MUSTAFE DOLLARKA 🎤🎤🎤🔥🔥🔥waad iskeentay wle awwwww SADEX MIDABLAHAYGAA KULADHAN SAMADAN KUUDKEEDA 💚💭❤🔥🖤 TOBAN IYO SIDEED MAY MARKAAN SUDHAYEY CIIDAYDA 🏜🔥 KUMA HELIN SABAALEE NAFBAAN SIISTAY CALANKAYGA 💪💪💪💚♥️💭💪dhiigaygii ALLOW KU DHOWR DHUUXAYGII CALNKAYGII ADUUNKA UGU JECLAA ❤😥♥️♥️♥️♥️
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 25 күн бұрын
Masha Allah, what an amazing song I think is number one ☝️ song of year, Happy May 18 my people dhiig iyo dhuuxa insha Allahu waa sanakii aqonsika❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirahmanMohamud-ed4ly
@AbdirahmanMohamud-ed4ly Ай бұрын
Heestan dhankasta waa ka dhamaystirantahay waa loo hagar baxay thank u guys happy 18may my people
@Xasan-vz2wb
@Xasan-vz2wb Ай бұрын
Oof oof the legend is back may brother Keep going 💪 m .a 18may happy independence day of SOMALILAND 💚💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️
@MohamedKhadar-wd3fo
@MohamedKhadar-wd3fo Ай бұрын
Sanka taag adaa soo dhacsaday waanad sidataaye Happy 18may Landers💚🤍❤️
@Misaanka.culus1
@Misaanka.culus1 Ай бұрын
Mustafe dollar Big legend 100K🔥🎯🎯 gasdhsiyaa
@thinktwice2791
@thinktwice2791 Ай бұрын
Heer calami ❤❤❤🎉❤🎉🎉🎉 wa heesta uhaysata heesaha 18 may 2k24 Mustafe dollar🔥🔥🔥🔥
@cabdiqaadirmukhtaar3234
@cabdiqaadirmukhtaar3234 Ай бұрын
Miisaanka erayadu leeyihiin yacni xaga xikmada iyo qaabka laxanka loo dhigay iyo fanaanka ku luuqaynaya runtii waa hees loo hagar baxay baan odhan karaa Happy 18 may 💚🤍❤️
@faizasaid3803
@faizasaid3803 Ай бұрын
Absolutely, aad bay ii taabatay
@faizasaid3803
@faizasaid3803 Ай бұрын
Yaan layna kala dilin reer Somalilandnow huwan iyo huwan kalkaalka inaga ilaaliya and
@user-xe1zq8yc5m
@user-xe1zq8yc5m Ай бұрын
dhal fanan love saar duriyaada somalilind mustafe dollr🤍💚❤️🤍💚❤️🅓︎🅗︎🅘︎🅘︎🅖︎🅐︎ 🅐︎🅛︎🅐︎ 🅓︎🅗︎🅘︎🅘︎🅖︎🅐︎
@user-fv9yr6sg1v
@user-fv9yr6sg1v 27 күн бұрын
Duriyadii
@isaxaaqclrashiid7719
@isaxaaqclrashiid7719 Ай бұрын
Sanka taag adaa soo dhacsaday Waanad sidataaye❤ Wee wee way soo dhacday heestu ciidu happy 18may dadkaygiii mar ĺa arag ku ahaa dunidda🎉
@bintusalaf9488
@bintusalaf9488 Ай бұрын
Calanka kaliya ugu nasiib badan waayo waxa hees loo qaaday tiro mlha❤
@munamuuse8346
@munamuuse8346 Ай бұрын
Anigaa samaystaye Miyey cidi isoo sisey Wllhi waa run intee aabayasheen ku maqan intee adeerayashen u god gashay allow u naxariisto dhamaantod😭😭💚🤍♥️ 18 may maa timidi Sarakaca oo qata Arligiyo dhulkaba wada Sudhoo calanka saarsara Nin ku neceb hasuxe Wiglada sacabka giggija Sanka taag ada soo Soo dhacsadaye Wanad sidataye Igu halee walal wll sanka wan tagayna wayna inagu bananthy dhiiga alla dhiiga ala dhiiga😂❤ GUUL SOMALILAND 😭💚🤍♥️ INSHA ALLAH SANADKA SANADKISA INAGA OO IXTIRAAFKI HAYSANA CIIDAYNA ILAAHAY IDAMKII 🫡💚🤍♥️💐
@MarxabaTv
@MarxabaTv Ай бұрын
Nafbaan Siistay Calnkayga Walee Inaysan Been Ahayn Waxaan Ahay Walaalkiin Jecel Horumarkiina Galmudugtaad Maqashaan Baan ahay Guulaysanaynaa
@Subarman32
@Subarman32 Ай бұрын
Dadka dunida ku nool idinkan idinku jecelnahay Galmudug dhiiga tihiin from duriyada ❤
@AasiyaAbdirahman-zy2dq
@AasiyaAbdirahman-zy2dq Ай бұрын
Guulaysta wallo❤
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
Wll aan dhiig wadagniyo wll nafta ii huraya Gulaysta reer galmudug ❤❤❤❤❤❤
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Ай бұрын
Thanks gobtii 😘
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Ай бұрын
War ereyadu culusa cajiib abwaan saar waa abwaankii sameyey heestii bun iyo salol iyo qar kallo badan oo somalidu aad u jeceshahy abwaan culus weeye happy 18 may dadki layga beerow 🩸🙏
@higil_lyrics
@higil_lyrics Ай бұрын
Ninku Neceb Ha Suuxee Wiglada Sacabka ii Giija Sanka Taag Adaa Soo Dhacsadaye Waanad Sidataye ❤❤ Somaliland ❤❤
@yasminhussein9256
@yasminhussein9256 Ай бұрын
Sanka taag adaa so dhacsaday wanad sidataaye by blood ❤❤❤❤❤❤❤
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 Ай бұрын
Hees Qiimo badan oo uu ku nuuxnuuxsaday Abwaan Qiimo badan Mr Saar. Sanka taag adaa soo dhacsaday waadna sidataaye 🟩⬜🟥🖐Happy 18May Somalilanders
@AbdirizakAmran
@AbdirizakAmran 27 күн бұрын
Abo ALLE haku naxariisto dhigagiban hadhsanaya Dhaashi SNM❤
@roukiyamoustaphaali3196
@roukiyamoustaphaali3196 Ай бұрын
Nafbaan siistay calankayga 💚🤍❤ my country Somaliland we love you
@nadrahnourahnalka3487
@nadrahnourahnalka3487 Ай бұрын
Ciid mubarek all landers ilmaderayaal Aduunka idin jeclahay wlhi❤ rabow tabantabiyo adigu no taakule 💚🤍❤️ Abwaan saar iyo Mustafe dollar wn hanbalyeynaya iyaganaa🎉❤
@abdirahmanesse1096
@abdirahmanesse1096 Ай бұрын
Happy 18 may dadkaygow ilaahow bishan noogu dar ictiraafka waxba agtaada kama aha insha alaah waa bishii aanu lasoo noqonay gooni isutaaga somaliland iyo bishii ictiraafka ❤️❤️❤️👏👏👏😍😍
@shareo1
@shareo1 Ай бұрын
Congratulations walalahay love ❤❤❤ from Jigjiga❤❤❤❤
@fadxikhaalid2501
@fadxikhaalid2501 24 күн бұрын
Thnks walaalkayagii Aaanan waxaba Kala Lahaynoow
@MaxamedDowlad-ut6yy
@MaxamedDowlad-ut6yy Ай бұрын
Anigaa samayste miyay cidi isoo siisag💚🤍❤️ What a song happy 18 may all lander❤ Dollarka+Abwan saar=🔥🙌
@user-mq8hh6oq9x
@user-mq8hh6oq9x Ай бұрын
Nafbaan siistay calankeyga waw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuleyso walalo
@halhays
@halhays Ай бұрын
I love this song so much! One of the greatest patriotic songs ever produced. Well done! 🙌 👏 💚 🤍 ♥️
@muhhamedadem1236
@muhhamedadem1236 Ай бұрын
What a song, sanka taag adaa soo dhacsaday waanad sidataaye
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Ай бұрын
Sanka taag ada soo dhacsady waanad sida taaye🎉❤
@nazeem-px6le
@nazeem-px6le Ай бұрын
Kuma helin sabaale Nafbaan siistay calankayga😢 Happy 18 may all lander’s ❤
@nuralcayn107
@nuralcayn107 Ай бұрын
Kuma Helin Sabaalee Nafbaan Siistay Calankayga 🥺 Alla Dhiigah 💚🤍❤️ 🫡 Alla Dhuuxa
@bilalelmi2100
@bilalelmi2100 25 күн бұрын
Kuma Hellin sabaale Naf ban siistay Calankeena From Gabilley🏅🏅
@AbdirizakCarab
@AbdirizakCarab Ай бұрын
Nafbaan siistay calankayga 💚🤍❤️
@hamdaadem935
@hamdaadem935 Ай бұрын
Kuma helin sabaale naf ban sistay calankaygaaa ❤
@Calidhoof-rg2kp
@Calidhoof-rg2kp Ай бұрын
Waaw ma.shalh guulayso walal mcn aniga form xerale
@MushtaqCadey
@MushtaqCadey Ай бұрын
Naf baan siistay calankeyga❤waa walashiin somaliyed oo jcl hormarka Somaliland hadalkiina lama suuulin karo sadarka doodiina❤ guul iyo gobanimo
@gashalogic
@gashalogic Ай бұрын
Wll mcn 🩸❤️❤️
@mubarakxasan9136
@mubarakxasan9136 Ай бұрын
​@@gashalogicwllshiin somaliyeed maxaa ka wadaa? Inaad somali tahay sharaxaad uma baahna wa kula nahay somalinimo gooni adi kuu ahna ma jirto lkn dalal jaar ah baa nahay inaga oo wada somaliya
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Ай бұрын
Thanks queen ❤🩸😘
@Tuyuub.Lyrics
@Tuyuub.Lyrics 28 күн бұрын
Wooow we love you Somaliland from Austria 🇦🇹
@juweriahazzan8385
@juweriahazzan8385 28 күн бұрын
🥰🙏
@kaltuunahmed5501
@kaltuunahmed5501 Ай бұрын
Kuma helin sabaale Naf baan siisteY😢💚🤍❤️ Abwaan saar iyo dollar ba waad noo hagar baxdeen❤️Happy 18May My lander’s💚🤍❤️🖐️
@Mustafedollarr
@Mustafedollarr Ай бұрын
We’re landers
@Cajabocudoon1
@Cajabocudoon1 29 күн бұрын
Heesta somalilnd wanka xiga😢 waayo marwlba way iibxysa anoo Musica neceb xitaaa wn dhgysta😂❤thanks abwaanka iyo fann ka codka Mc kuluuqaynaya hdny isku midba hyn Already thankful 😮❤😊
@user-ec1wq7zq9y
@user-ec1wq7zq9y Ай бұрын
..sanka taag adaa soo dhacsady waand sidataaye.... Another level Saar +doller+Ayuub Landers Miisaanka culus ❤❤❤❤❤❤❤
@MustafeAhmed-dh1ri
@MustafeAhmed-dh1ri Ай бұрын
Kuma helin sabaalee, Nafta siistay calankayga💚*❤️
@Xamuudi03
@Xamuudi03 Ай бұрын
Hambalyo 18 may dhamaan walaalahey Reer somaliland from Habartii idinka dhuntay Habargidir😄❤🤝🏽
@suldaanahmed3504
@suldaanahmed3504 25 күн бұрын
Dhiiga Ala dhiiga ❤❤ naftan u huraya wadankayga
@SurprisedCaptainHat-zu8lj
@SurprisedCaptainHat-zu8lj Ай бұрын
Soomaliland dalkeyga hooyo wan ku xisey ‌❤❤❤❤❤❤❤
@asmaahmedosman5525
@asmaahmedosman5525 Ай бұрын
Nafbaan Siistay Calankayga Allow dhawr SOMALILAND
@MunaSaleebaan
@MunaSaleebaan Ай бұрын
Mustafe dollar waxan hees way dhaaftay qalbigeena ayaad ka hadashay❤❤
@filsanahmedlucky4188
@filsanahmedlucky4188 26 күн бұрын
The best song this year 18may
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 Ай бұрын
Ala dhiiga ❤❤sanka taag aad soo dhacseday waana sidataaye❤❤
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Ай бұрын
xigmad iyo suugan somali ninkii fahmaya wa yaryee rer somaliland murti buu alle gar u siiyay masha allah wa wacdi tani❤maha hees
@AbdirahmaanMostapha
@AbdirahmaanMostapha Ай бұрын
Nin ku necebi ha suuxe wiglada iyo sacabka giigija🎉 we are somalilander ❤️🤍💚
@user-jb9cn4ze6i
@user-jb9cn4ze6i Ай бұрын
Sanka taga ada soo dhacsady wanad sidataye😢❤❤
@adnangood6999
@adnangood6999 27 күн бұрын
Thank Abwaan Iyo Fanaan Laxayste music tume happy 18may.
@marwaansacad7725
@marwaansacad7725 Ай бұрын
Abwaan Saaar , waan kaa haynaa heestii bedeli lahayd " Waa Mayye " .
@suhuurbare7784
@suhuurbare7784 Ай бұрын
❤❤❤❤Anigaa samaystaye miyey cidi isoo siisay. Happy 18 May
@khayr_jecel
@khayr_jecel 26 күн бұрын
Eesh qiyaasak reer Abtigey hore u socda, geesiyadii hooyadey mcn ka dhalatey ❤❤❤❤❤❤
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 28 күн бұрын
Best song 18may 2024
@ilwaat4158
@ilwaat4158 Ай бұрын
The best 18may Song❤🎉🎉🎉🎉mustafe dollar is always unique
@Tourism24
@Tourism24 Ай бұрын
Guuleysta abidkin ciidankeyga qaran guushu waa dhankina markasta cadow giinu alle ha jabiyo guul Somaliland 🟩💚🟢⬜🤍⚪🟥❤️🟥💪💪💪💪💪
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb Ай бұрын
Mustafe dollar waaba emotional macalaa ma farxo goobaha farxada wuxuunbuu qalpiga ka tabanayaa rabiyoow ❤❤
@walaal__Golden122
@walaal__Golden122 Ай бұрын
Somalilander uun like saari kara❤❤fii quluubina
@Charkherad
@Charkherad Ай бұрын
Calanka soomaaliland runtii wxa uu i xasuusiya halyeeyadii qarankan u dhintay sida halyeeygii aadka u dhiirana ee Maxamad xaashi diiriye "Lixle" iyo raggi kale alle ha u wada raxmadeee 😭😭
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid Ай бұрын
Xaq baan u leenay in aan sanka taagno mustafe dollar thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq Ай бұрын
Sodon sano ha joogtee haday saaid noqonayso oo ay sabciin iyo sitiinba sii dhaafto Sare a dhaafto sugideeda Waanu leenahay iyo Samir ku raacdeynta weedh iga gadan❤❤❤❤❤❤
@user-sf1ny8fs3d
@user-sf1ny8fs3d 5 күн бұрын
Gacanta haddan ku haayo ictaafkiina wlhi cawa wan idiin saxiixiii lahaa aniga from jigjiga war waad istahiishaan wlhi qaran wad dhafteen ee nabad ahaada walaleheena somaliland ❤
@AbdirisaqBiin
@AbdirisaqBiin Ай бұрын
Wewe mustafa dollar dhiigu biyo maaha wlo is the best goat of the year❤❤❤❤❤❤❤
@nasriinsiciid5563
@nasriinsiciid5563 Ай бұрын
Sanka taag adaa soo dhacsaday waanad sidataaye Sadar miisaankiisa wata❤🎉
@user-ez1gc5xj1x
@user-ez1gc5xj1x Ай бұрын
يا مصطفى دولار آحلى أغنية سمعتها طول حياتي ❤️🤍💚 ونحن معكلم يا إخوانانا هركيسا ❤🎉
@user-ez1gc5xj1x
@user-ez1gc5xj1x Ай бұрын
🇩🇯🤞💚🤍❤️♥️🫂💯 الله يعزكم
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 8 күн бұрын
We are africans ... Dont type in arabic ... We support Israel 🇮🇱🇮🇱🇮🇱🇮🇱🇮🇱
@user-tp7re8hi3o
@user-tp7re8hi3o Ай бұрын
Anaaa soo dhacasadyyy😢😢😢😢 allow u maxariiso intiiii noo dhimatyyyy
@user-et4lu7or8p
@user-et4lu7or8p Ай бұрын
Haqqy 18my guuliyogabanimo reere zomaliland💯❤️
@munaabdillahi3328
@munaabdillahi3328 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ been maha naf baan siistay oo Aabahay baa u dhintay calankam dartii
@Innamadar
@Innamadar Ай бұрын
❤❤❤❤Sanka taag adaa so dhacsady waanan sidataayee❤❤❤❤happy 18 may❤❤❤
@JuweriaMohamed-
@JuweriaMohamed- Ай бұрын
Wiglida sacabka ii giija,sanka taag adaa soo dhacsade waanad sidataye.💚🤍❤️
@khadarjaamacjama3056
@khadarjaamacjama3056 Ай бұрын
Landerki Dhabta i ahaa❤❤❤mustafe dollor
@Subarman32
@Subarman32 Ай бұрын
Kuma halin sabaale naf baan siistay calankaga ciiltire ❤❤
@f.warsame1069
@f.warsame1069 Ай бұрын
ALL Somalilanders. Happy 😃 18 May 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ love you all S.Lands ❤❤❤❤❤
@user-ek2fl8io3u
@user-ek2fl8io3u Ай бұрын
Anaa dad usareeya soomaaliland dar baa ahay❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@cabdirahmanjama4096
@cabdirahmanjama4096 Ай бұрын
Mustafe dollar ❤ goutka fanka wan ka hyaaa sweet ND smart sound🎉❤
@ApdirahmanMarcoz-fu8ol
@ApdirahmanMarcoz-fu8ol Ай бұрын
Way heees dhaaaftey❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-pi9yk4fv3d
@user-pi9yk4fv3d Ай бұрын
Ya Salaam Hees xili ay mudnayd laqaaday❤
@Memories-127
@Memories-127 27 күн бұрын
Dhiiga alla dhiiga Ciid Mubarak dhamaan dhiigaygiyow ❤
DAYAX BAND - DABAAL DAGA MAALINTIINA OFFCIAL MUSIC VIDEO  2024
6:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 243 М.
Balloon Stepping Challenge: Barry Policeman Vs  Herobrine and His Friends
00:28
PINK STEERING STEERING CAR
00:31
Levsob
Рет қаралды 18 МЛН
I Built a Shelter House For myself and Сat🐱📦🏠
00:35
TooTool
Рет қаралды 30 МЛН
Goos Goos TikTok muuqaLo Qosol Badan Team zhugri yaw yaw😂😂😂😂😂
10:05
team zhugri yaw yaw
Рет қаралды 1,1 МЛН
Maayir Mooge oo ka Yaabiyay Madaxda Somaliland & Sababta
10:03
Dhamays Media Production
Рет қаралды 6 М.
MUSTAFE DOLLAR FT HABOON NUURA - MARWO -OFFICIAL VIDEO 2023
3:34
Mustafe Dollar
Рет қаралды 8 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI KAYGII WEEYAN KANIYE |SOMALILAND
4:25
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 339 М.
IMTIXAAN ADUUN PART 16
26:18
Family Sagal Channel
Рет қаралды 58 М.
Селфхарм
3:09
Monetochka - Topic
Рет қаралды 3,7 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 789 М.
Ariana Grande - the boy is mine (Official Music Video)
6:17
ArianaGrandeVevo
Рет қаралды 14 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 964 М.
IL’HAN - Eski suret (official video) 2024
4:00
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 192 М.
Ademim
3:50
Izbasar Kenesov - Topic
Рет қаралды 75 М.
ҮЗДІКСІЗ КҮТКЕНІМ
2:58
Sanzhar - Topic
Рет қаралды 1,3 МЛН