Calooley / Kirishoo Mirish kusoo dhawaada alaabtan inaba Caadi ma aha

  Рет қаралды 110,908

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 298
@kikialemu7
@kikialemu7 6 жыл бұрын
•❁✦﷽✦❁• Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta 🌴🌙 Inshaallah 🌙 ((Birito waa khamiis Haadi raabi idmo)) yaanan iloobin in aan usoono ilaaha drtis ama anagoo Dooneyno Raali ahaan Shihiiaa angoo raaceyna Sunnada nabiga 🌹 C.S.W🌹 ama Nooleyneyno in uu Soonka noo shafeeco Ama nadifaco malinta Qiyaamo Qofki bad sada Kheyrka na asuu ufiican yahay inaad soontaan Ayaa idin kheyr badan Had daad tuhiin dad Waxa og 👉 Inshallah Allaa Drtis ka faaideysi wacn Wllfilh 👉🏼 IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis)Baarakallaahu fiiikum ✍🏿🌹
@hodanmoalimabdule9568
@hodanmoalimabdule9568 4 жыл бұрын
Waaw Masha alaah wa kahelay caloleyda hada iyeysanhaye alha kumaceyo
@hdnd8340
@hdnd8340 4 жыл бұрын
Masha allaaah
@shushucadeychannel3550
@shushucadeychannel3550 6 жыл бұрын
Neeefka dhan waa qeebta aan ugu jecelahay inaan cuno 😍😍😍 Nasro waan ku gaajoodayxbbty wallahi 😢 Allah haku barakeeyo Xayaatoooo 😘😘😘😘
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 6 жыл бұрын
sorry xbt😭😭
@aaminakhaliif930
@aaminakhaliif930 6 жыл бұрын
Masha Allah waan kahelay xabiibti shukran falaiidooyin fiican ayan kaahelay
@dheeman01nasrudiin91
@dheeman01nasrudiin91 6 жыл бұрын
maasha allh qaali wallhy waaqaabka aan ugu jeclahay inloo sameyo ilhy gacmahaga hakubarakeyo guuleyso qaalidumR
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 6 жыл бұрын
Manshalaah caafimd kucuna calooleeey yummy ah
@hodangarash5085
@hodangarash5085 6 жыл бұрын
Maashaa allaah walaashey caafimaad ku cuna waxaa tahay gabadha keliya muqdisho nala joogta guuleyso
@istarcawad2132
@istarcawad2132 6 жыл бұрын
waaaaaaw caadi mahan Masha Allah wllshey nasro wanku cusubahay janelka pls like
@ruunosman1921
@ruunosman1921 6 жыл бұрын
masha allh abyo gacantada alle hakuu barakeeyo jazka allh🌷🌷👌👌❤❤❤
@mubaarikkayzeh3785
@mubaarikkayzeh3785 6 жыл бұрын
Xidigta muqdisho nasra caday manasha alle haku xafido
@saedaabdirisaq9362
@saedaabdirisaq9362 6 жыл бұрын
caaadi maaaha wlh abyayooy marka walaca ahaa inaa isoo galisay ahayd😉 barakallah sis
@habibomohamed8005
@habibomohamed8005 6 жыл бұрын
Walalhi waxodigti muqdisho warun alaha kuxifdiyo adiga iyo qoyskada quruxey
@iqrayareeychennal8053
@iqrayareeychennal8053 6 жыл бұрын
Wlhi xalay aya dhahaye aaway nasra Abtidoon waku xiusnay xabibti allaha ku xafido qaali dumar
@qalbifuranbeauty6337
@qalbifuranbeauty6337 6 жыл бұрын
Masha Allah abayo nasra cafimad kucun walashey qaali waxan idinka codsanoya adiga iyo asxabtada alle darti inad ISO daweysan plz
@kingmaan2681
@kingmaan2681 6 жыл бұрын
MashaAllah mcnto qaali dumar guul iyo gobonimo
@bilancadey222
@bilancadey222 4 жыл бұрын
Wlh sharafa u yeeshay bahasha saan u samaysana bee hada kadib👌👌👌👌❤ thank u sister
@ladanbbegirl7606
@ladanbbegirl7606 6 жыл бұрын
Masha Allah xabiibti waan ka helay wan Ku waynay malmahaan insha Allah hada nabad qabto oo cafimaad heyso Allah hana siyeh abayo cashirada no soo badi jiza ka laah😍
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 6 жыл бұрын
Wcs xabibti qalbi nuur allah ku barkeyo
@kowtharquruxchanel8888
@kowtharquruxchanel8888 4 жыл бұрын
Waw masha.Allah inaba caadi mahan wllh calosha shiilan sabaha aan kujeclhy hilibka ayadan kajeclahy wllh gacantada Allah hakubarakeyo mcnto
@ellenhenry6319
@ellenhenry6319 Жыл бұрын
Wax la arko kirishka ugu jeclay😄😄😄😄 yummy yummy
@shiinoqaarey7280
@shiinoqaarey7280 6 жыл бұрын
💓💓💓💓 Calooleey marki la duuduubo kasii jeclahay.
@sucdiyalaxow5710
@sucdiyalaxow5710 5 жыл бұрын
maansha alaah xidigta muqdisho aadaan kuu jecelahay abaayo nasro cadeey ala hakuu barakeyo kacantaada waad noo faa ideysay
@ishwaaqabdiwali976
@ishwaaqabdiwali976 6 жыл бұрын
Nasra abaayo dhareerka iga kentay runtii allah ha idin barakeyo mcnto in aan radiyo waye hada
@aminablock2990
@aminablock2990 6 жыл бұрын
masha allh caloleyda dhaqitankeda majecli iyo hdan arko iyodo ladhaqayo lkn hdii ley dubo wan kuhestaa 😂❤❤❤👌👍👌👍
@zaynabofficialchannel3444
@zaynabofficialchannel3444 5 жыл бұрын
Masha allah naska aad ayaad u maxadsan thy💕💕💕💕💜💜💜💜💗
@siciidbahsane4180
@siciidbahsane4180 4 жыл бұрын
Maashlh xbbti ❣️❣️❣️❣️wn tijaabiyay shukran qaali dumar wn ka helay
@bintuali8462
@bintuali8462 6 жыл бұрын
halkan burco waxaan unaqaanaa turubo 😁 yummmy masha allah😃
@saciidaqurux4006
@saciidaqurux4006 4 жыл бұрын
Hada ba uma leyaa in aan cunooyo m.a gacanta allaha ku barkeyo
@siciidbahsane4180
@siciidbahsane4180 4 жыл бұрын
Maashlh xbbti alle gacanta hkuu barakeeyo wn sameeyay macalimadayda qaaliga ah bd tahay
@hudaabdalla7175
@hudaabdalla7175 6 жыл бұрын
nasro abyo wxadnoso galisa malay marq leh o lgu cuni karo rooti ama canjelo thnk
@abshiryare7044
@abshiryare7044 3 жыл бұрын
Wllo mar walba cuno sameyneso waxaa ku carfineyso qoraal ahaan usoo gali thankz
@cabdigureey6180
@cabdigureey6180 4 жыл бұрын
Masha allh abyo nasro ilhey gacantada hakuu bara keeyo
@izaqali8659
@izaqali8659 4 жыл бұрын
Kirisho mirish aa🤣🤣 waa magac igu cusub💕❣💔keep going
@aliazaid4517
@aliazaid4517 6 жыл бұрын
Masha Allah abayo hormar wacan❤❤💓💓
@rahmamuktar2880
@rahmamuktar2880 6 жыл бұрын
MashaAllah delicious beautiful my dear .
@umumanalixtiraamcaruurta4236
@umumanalixtiraamcaruurta4236 6 жыл бұрын
Nasra msh allah tabarakllh xbbti video yaashaada dhaman gacanta Allah ha Ku barakeyo
@shamsomohamedomar7054
@shamsomohamedomar7054 4 жыл бұрын
Macaan hada ka dip saan leen ukarinaa
@amunaxasan521
@amunaxasan521 4 жыл бұрын
Masha allha abyo hormar wacan ayan ku rajena wan kugu fana mcnto
@halimokitchen1284
@halimokitchen1284 4 жыл бұрын
Wan jeclahay caloosha abyo nasro alle ha kuudaaweyo😜😘💖💖
@xamdimaxamuud5206
@xamdimaxamuud5206 4 жыл бұрын
Xbbti allh kubarakeeyo gacantaada
@umuyahyeheydar6087
@umuyahyeheydar6087 6 жыл бұрын
Thanks qliyey allaha ajar kaa siiyo macalimad fiican tahay hore inoo wad Waa ka helaa sida wax inoogu sharaxdo ama inoo faaideyso masha allah jir oo joog
@naciimaahmad9382
@naciimaahmad9382 5 жыл бұрын
Nasro Abyo masha Allah guuuleso hormar wacn xbbti
@munoliiza622
@munoliiza622 3 жыл бұрын
Masha allah calol ma jecli lkn dharerka iga datay🤤❤🔥
@zawjatumuxamadadow5729
@zawjatumuxamadadow5729 5 жыл бұрын
Aniga ma jecli calisha lkn xajigayga aya jecel hada islama jogno marku i imado wan u karina insha allah
@aaminoyasiin3741
@aaminoyasiin3741 4 жыл бұрын
Abayo mahadsanid ad bn uga helay wan samaysana
@halimocadeeym.a696
@halimocadeeym.a696 6 жыл бұрын
masha allah abaayo qali Shukran allah ha ku barakeeyo insha allah xabiibti albi
@deeqacadirashiid5389
@deeqacadirashiid5389 4 жыл бұрын
Mansha Allah wllo ale hakuxiftiyo
@hdnd8340
@hdnd8340 4 жыл бұрын
Masha allaaah allaha ku barakeeyo xabbti
@fatxisaid5528
@fatxisaid5528 6 жыл бұрын
mshlh Tabarak abayo mhdsanid inta aad no faaidesid mar walba jazaakallh qeyr
@maryamaxassan6495
@maryamaxassan6495 5 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakalLaah ukhtii jazakilLaah kheyr
@safaccasiiz8513
@safaccasiiz8513 6 жыл бұрын
Sawirkeeda instgaram ku arkee thanks sister 😍 👌👌💗💗💛💛
@xanaanaweys3969
@xanaanaweys3969 Жыл бұрын
Wow 🤤🤤
@Naruurah
@Naruurah 5 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo waxaa noo soo badisaa quraacda
@user-xc5vq2gn1g
@user-xc5vq2gn1g 5 жыл бұрын
Kirishoo mirish markee dhahday ck aa igu soo dhacay hore usoco walashey
@shukrimohamedhassan3789
@shukrimohamedhassan3789 6 жыл бұрын
Mashalh abayo waxla cuno ayaa uku jeclahy qeer ilaah haku siyo abayo
@bellabeauty997
@bellabeauty997 6 жыл бұрын
Asxaabta abaayo nasro soo booqda chanalkayga waad kaheli dontiin insha allaaaah
@shukriyusuf1093
@shukriyusuf1093 6 жыл бұрын
Masha Allah sidaa ujeclahay mamaleesankartit abyo nasro shukran Jazaakalaah
@ayaanitacadey6790
@ayaanitacadey6790 4 жыл бұрын
Mansha Allah Xbbti nasro cabdi doon ❤❤❤❤❤❤
@xafsamoalimabdiahmed842
@xafsamoalimabdiahmed842 Жыл бұрын
😏😏😏😏😏😏😏🌷🌷🌷🌷🌷🏵🏵🏵🐮🐮🐮🐮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💥💥💥💥💥💥💥❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💥💥💥💥💥💝💝💛💝💝💝💝💝💝💝💛💛💛💛💛💛💝💝💛💛💛💛💖😶🌷🌷🌷🌷🌷🌷⚘⚘🏵💟💟
@nuraismail9127
@nuraismail9127 6 жыл бұрын
Maansha Allah gaajaa na qabatay Nasra allah haku xafido
@ahmedgurey291
@ahmedgurey291 4 жыл бұрын
M.allah nasro abtidoon keep going sis
@zahracawad2565
@zahracawad2565 4 жыл бұрын
Maansha alaah wax baa idhaafay yaa salaam
@saciidomuuse1759
@saciidomuuse1759 6 жыл бұрын
Wcs qaliyey waa mahad San thy gacantada Allah ku barakeyo
@ruuncali91
@ruuncali91 4 жыл бұрын
Masha allah alle haku xafido
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
Walaalo caaloosha waa adagtahaye miyad soo karkarisay marki hore
@filan-lv2up
@filan-lv2up 6 жыл бұрын
Masha allaah abyo 👍👍👍👍👍❤❤❤❤
@shmahdimuxumed1539
@shmahdimuxumed1539 6 жыл бұрын
Nzra abtidoon ,shushucadeey iyo hooyo mcn macalimin aan jeclahy allaayabark axpaapii
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 6 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/jpy0mGlvi9CofNU Nasra iyo asxabteda waa idin salaamay asxaabta isoo booqda
@fahiimafacedkaroon3099
@fahiimafacedkaroon3099 5 жыл бұрын
Masha allaah nasro allaah kubarakeeyo
@nashaadalfa2553
@nashaadalfa2553 6 жыл бұрын
masha allh nasro abyo wn kahelay allah kuarkeeyo
@ubahabdi6470
@ubahabdi6470 6 жыл бұрын
Masha alh caraf ta inta ika sogartay mahad sanid
@aminadinix5672
@aminadinix5672 6 жыл бұрын
Nasro abayo sida cafe ga lo sameyo noso geli
@mariamcadey5366
@mariamcadey5366 4 жыл бұрын
M.a iftiinkii hwnkay allh yxfdk iqtii❤❤
@zammyali3047
@zammyali3047 5 жыл бұрын
Mashaa allaah
@sacdiyomacalin7831
@sacdiyomacalin7831 4 жыл бұрын
Masha allah wlshy gacmaha alle haku barakeyo
@UmuTaslimSheikh-oj6ty
@UmuTaslimSheikh-oj6ty Жыл бұрын
M.a Abayo ❤❤❤
@haboonhussein2051
@haboonhussein2051 6 жыл бұрын
waaaw mashallah inaba caadi maaha abaayo thanks wlhi maanta markaan arkay aad ugu farxay thanks lkn waan ka muxay xamar majoogi hadaan xamar joogi lahaa isla maantaa doonanlahaa maanta waan kuwada qadeen laheen lkn sorry markasta maheleno meshaan joogaa inshallah waan raadinaa waan tijabinaa inshallah
@bintamusechannel2788
@bintamusechannel2788 4 жыл бұрын
Shukran yaaa xabiibatii 🙏💙💙💙🤲😚😚
@asumahasan8245
@asumahasan8245 4 жыл бұрын
Madasha Allaah mahadsanid qaali
@ismaacilxasanxersi7139
@ismaacilxasanxersi7139 2 жыл бұрын
Maashalaah tabaaraka allaaah
@soomaalihanoolaato6799
@soomaalihanoolaato6799 5 жыл бұрын
maanta ariga eida ii qalan calooshan ka soo tuuraaa
@naimaegeh7288
@naimaegeh7288 4 жыл бұрын
Masha allah wll calool Aad u mcn weyi kolloy
@hannahdirie9321
@hannahdirie9321 4 жыл бұрын
Wlhi wan uxisay soomalia soo xasusta
@maryanalichannel9872
@maryanalichannel9872 4 жыл бұрын
M.a abyo mcn keep going nasra
@suhuurbintusuhuur5711
@suhuurbintusuhuur5711 4 жыл бұрын
nasra abtidoon keep going xbbti
@ummsumayaabdirahman1060
@ummsumayaabdirahman1060 2 жыл бұрын
Mash allh wllhi Nasro cunto karinatad ad ayan ug heel Cunto badan nosogil abayo
@saakinabuukar4848
@saakinabuukar4848 6 жыл бұрын
Masha llh inkasto an jclen cunideda lkn familk usamenaa
@nastehaibrahim69
@nastehaibrahim69 4 жыл бұрын
Xabbty marwaliba aad u mahasantahay😘😘😘
@qadroqali3220
@qadroqali3220 6 жыл бұрын
Masha allah ala maxaan uxiisay yaan yadaan
@sacdiyoabdiwahab4315
@sacdiyoabdiwahab4315 5 жыл бұрын
Maansha allah nasra qurux❤❤
@amaleyamaley4029
@amaleyamaley4029 4 жыл бұрын
Wcs xbbtii waa dhawnahy masha allh
@istarcabduqaadir8265
@istarcabduqaadir8265 5 жыл бұрын
Masha Allah 😘😘😘
@dekamohamed5282
@dekamohamed5282 6 жыл бұрын
Masha Allah
@hennaofficial7268
@hennaofficial7268 4 жыл бұрын
Calool iga dheh alabtan sidan maka ushiiso wa jeclhy qali mhdsnd
@phatmaadam6832
@phatmaadam6832 4 жыл бұрын
Kirisho mirish hhhh masha allh mcn waye
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 6 жыл бұрын
Aniga caloosha wax aanka jeclahy ma lahan wlhi waa macaan mar aan ethiopia jogay calosha sida ariga logu so saaray baa lagaa gadayaa hhh sarwal iyo funanad baan u gashan jiray markas ba ayadoo qaboow jiro dhaqi jiray habenki hhh sidaa u jeclahay lee
@raxmoxaaji9320
@raxmoxaaji9320 6 жыл бұрын
Masha allaah allaaha ku barakeeyo walaashey macaan
@leylaqaliif7615
@leylaqaliif7615 4 жыл бұрын
Masha allaah waan ka helay xbbti
@dagansharaf9644
@dagansharaf9644 5 жыл бұрын
Masha Allah xbbti
@najiibmuxyidiinali824
@najiibmuxyidiinali824 5 жыл бұрын
Wax bdanaa ka faiday mhd sanid abayo
@sahriinapea7199
@sahriinapea7199 4 жыл бұрын
Mazha allah abyo👏👏🤩
@bintuali8462
@bintuali8462 6 жыл бұрын
shiishiid= tirtir raqay=xamar maagi=maraq digaag 😂waan kala duwanahay
@nimahappy8002
@nimahappy8002 6 жыл бұрын
Huno sidasi kala duwanan maha wayo kol hadi an turjuman inno dhaxayn wa isla halkii o ay somali idilkeed iswada fahmayaan runtii wadamada jaarka bal eeg mid midkale fahmaya majiro
@zakiyahahmed1285
@zakiyahahmed1285 5 жыл бұрын
Shiishiid=Gurgur
@fatoumahassan547
@fatoumahassan547 4 жыл бұрын
Alah ku dhowro wllo qali
@kiinmuleexoofficial4170
@kiinmuleexoofficial4170 4 жыл бұрын
Shukran qali
Hilib Kalaankal aad u mcn
11:16
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 552 М.
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Sida loo sameeyo kaluun huuris ah oo aad u fudud 😋
8:17
Horumari madbakhaga
Рет қаралды 28 М.
My Weekend Routine || Jadwalkeyga Maalinta Fasaxa  iyo Waxa aan Qabto
14:35
Bocor cade ama taanbo   oo uroon madaxa &maskaxda
6:59
Axlaam Cooking and Beauty
Рет қаралды 761
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН