Hadaad Iscaateeneyso Waa Tan Cunadaada ||Quraac, Qado & Casho Healthy Food Part-1

  Рет қаралды 60,118

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 126
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Ай бұрын
Masha allah ❤ allah ku barakeeyo ani iyo team faqiirna allah na siiyo wax qeyr qabo lacag an nafteena ku daryeelno aamiin yaa rabbbi
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud Ай бұрын
huuno waxan yari faqiir iyo taajir midna kuma xirna waa un Qudar yara suqa kaso gada iyo jeex malay ah iyo bariis wax saa ubadan mahan isku day
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Ай бұрын
​@@IskutashiGuud haye wll ❤
@khadradahir1814
@khadradahir1814 Ай бұрын
Ha layaabin wll dadbaa hal basal ah oo bariiska ay ku darsadaan aan haysan Alle haku siiyo wll muna Ahmed ​@@IskutashiGuud
@nimcomaxamed4049
@nimcomaxamed4049 Ай бұрын
Ameen
@manazilali1751
@manazilali1751 Ай бұрын
Nasro abayo sidaan nagu waad. Waad ku mahadsan tahay sidi quruxda badan aad no kugala dhig dhigtay😘
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy Ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤
@Minalove5529
@Minalove5529 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن maanta wad na noolaysay
@fadumocafiifo9933
@fadumocafiifo9933 Ай бұрын
Mashallah tabarakallah nasray xabibti Jasakallah khyr Waxn ku lasocdaa ilaa 2017 waxkasta oo aan rabo ina sameeyo waxn qortaa nasta abtidoon. Kadib kalay arag Mahadsanid xabibti hadana waaba cuntada adunka ugu jeclaa waxbadan ban ka faaidey asxaabtada yutubka iyo snap kaba waan ka mid ahy ilahy hanaga dhigo kuwa waqtigooda ka faaideysta ❤hore usoco xabibti 🎉🎉🎉🎉
@احفظلسانك-ي2ز
@احفظلسانك-ي2ز Ай бұрын
Dadka qaar waxe dhahi doonan cuntadan side loogu dhargaa Acuudkiyoo😂😂😂😂😂 MashaAllah Jazakillahu Khayran
@muna603-p4v
@muna603-p4v Ай бұрын
Mashallah allhuma baarika gacan dahaab❤🧕Cuntadan waa dad is caateynya anigu caato socota ayan ahay o luga leh markaa cuntadu leysku naaciyo ayan rabaa nasraay wllo
@MaryamMuxumed-p7p
@MaryamMuxumed-p7p Ай бұрын
Huuno nasrooy waxaad tahay gabadh aad uficn waxyaalo badan ayàanu ka faidny ee ale haku sharfo kana mid noqo kuwa kitabkoda midigta laga siiyey😊😊😊😊❤❤❤
@Tiss_1
@Tiss_1 20 күн бұрын
Waa sugaynaa part 2❤❤❤
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@KowtharTiiroow
@KowtharTiiroow Ай бұрын
Masha Allah adayo❤🎉
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 Ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫶🏻
@FarhiaKabayare
@FarhiaKabayare Ай бұрын
Scw scw scw
@FartuunCali-d3n
@FartuunCali-d3n Ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤🎉❤
@aminakhadar581
@aminakhadar581 Ай бұрын
MashaAllah tabarakaAllah❤❤❤
@fawali9702
@fawali9702 Ай бұрын
Mansha Allah noso gali huno ilhy haku barakeeyo if iyo aakhiroba ❤️🫂
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp Ай бұрын
Wcs walaa sheen gacan taada wey fa dhisaaa masha alaah indhaha iyo u fcn buru tiiin mcn jahh sab gacan taada isoo sheek❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab Ай бұрын
Mash allah quruxey aadbaa kuu jeclahay alle ha ku xafido
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs Ай бұрын
Manshaa Allah abayo
@nagad-t8o
@nagad-t8o Ай бұрын
Abayo kalunka eed iskaga dub dhig u leyahay wayo wa culus yahay sida kumabislado shukran
@hanaacumar1432
@hanaacumar1432 Ай бұрын
Masha abaayo salmonka intee kasoo iibsatay Nala wadaag adoo mahadsan
@Boqoldhaan
@Boqoldhaan Ай бұрын
Wllo noo soo badi cuntada healthy ga nasray ilaahay haku barakeeyo ❤
@GudoonHassan-j1u
@GudoonHassan-j1u Ай бұрын
abaayo mahadsanid wanaagi oo qofa tahay❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@naeemaabdulkhadir2946
@naeemaabdulkhadir2946 Ай бұрын
Masha allah bilcafiya ❤❤
@Khadradagen
@Khadradagen Ай бұрын
Msha allh ❤
@sahramohamed2470
@sahramohamed2470 Ай бұрын
Asc abayo aad umahad santahay vedio noocaan ookale waa raadinaayi nosoobadi adoo raali ah thanks 😊
@fardowsahkulmiye6426
@fardowsahkulmiye6426 Ай бұрын
Nasraay quraacda qof aana qadeyneyn quraacdisa nooso gali qalbi❤
@ShukriMM-tp3uo
@ShukriMM-tp3uo Ай бұрын
MASHA ALLAH INA ABTIDON.
@HamdaMowliid-g4u
@HamdaMowliid-g4u Ай бұрын
Man zha allh wlashey ilahay haku barakeyo muqaladan okale no so badi ❤❤
@fardowsaomar1928
@fardowsaomar1928 Ай бұрын
Vegetable clorie low waxbadan kacuni kartaa kuwakale cabir I am dietitian Frying waxaa kaaga fiican oven Sidookale sunflower aa frying ugafiican olive oil Maxaayeelay olive oil BP low waaye weey gubanee lkn caadi waaugu karikartaa
@hafsamohamed3206
@hafsamohamed3206 Ай бұрын
Shukran abaayo nasro illhy khayr haku siiyo
@bosteyohassan196
@bosteyohassan196 Ай бұрын
Wow sister really so beautiful form south Africa ❤❤❤
@caworuwayda8901
@caworuwayda8901 Ай бұрын
masha Allah ❤❤keep going sister
@SouadAlimed
@SouadAlimed Ай бұрын
Mashallah walal jibuti yan ka dawada no so badii
@MalyuunXasan-mm9iq
@MalyuunXasan-mm9iq Ай бұрын
nasra wll waad mahadsantahay ee rootiin noosoogali
@wardamoh4603
@wardamoh4603 Ай бұрын
thnks so mch
@nimcohaibeelmi2935
@nimcohaibeelmi2935 Ай бұрын
No soo badi xppti ❤
@raxmoaxmed7232
@raxmoaxmed7232 Ай бұрын
Nasroy ku jecliyaa sida wax walbo wanagsan ad nola qeybsanesid ❤❤
@falxadcisman6768
@falxadcisman6768 Ай бұрын
Masha allh abyo allh Haku barkeeyo insha allh Wan racya taladada Lakin sacdaha cunteeynyso isheek
@aminogarad2974
@aminogarad2974 Ай бұрын
Nasroy vlog guri nadafad ah noo soo duub😊
@KAHIYE
@KAHIYE Ай бұрын
Healthy food Masha Allah
@HiboAli-o9q
@HiboAli-o9q Ай бұрын
Thanks sister
@HiboAli-o9q
@HiboAli-o9q Ай бұрын
From jabuti
@CabdiRaxmanguure1
@CabdiRaxmanguure1 25 күн бұрын
Nasro walaashe vitiminaadka soo geli walashey iscateen ku waaltey ana waxaan dhaha iscatey lkn vitamin cun so sheg vitamin somali laga laga helo thanks
@ZakariyeCadaan-o9w
@ZakariyeCadaan-o9w Ай бұрын
Wrnoosamdi walaalo❤❤
@SacdiyoCusmaan-p3m
@SacdiyoCusmaan-p3m Ай бұрын
Mansh Allah ❤
@nasrocadeyinamaxamed3172
@nasrocadeyinamaxamed3172 Ай бұрын
Masha allah abaayo caafimaad ku cun ❤❤❤❤
@KhadijoMohamedOmar
@KhadijoMohamedOmar Ай бұрын
Nasroy sidan nogu wad abayo❤
@saynabjama2038
@saynabjama2038 Ай бұрын
Masha Allah wllo waad mahadsantahay
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Ай бұрын
Wxa tahay qof wx laga faido apayo m.a❤❤❤❤
@MaryanMaxemed
@MaryanMaxemed Ай бұрын
Mashalah nasro cadey hore usoco😊
@miskimuuse7907
@miskimuuse7907 Ай бұрын
Qali markasta oo aad samaynayso cunto laysku cateeyo nosoo duub❤
@AminaAbdi-o5q
@AminaAbdi-o5q Ай бұрын
Please make more the healthy foods we needs wlhi because if we are somali people we don't eat healthy foods
@FaahinAbdul
@FaahinAbdul Ай бұрын
Masha alh abyo gacanta alha ku bara keyo
@ilhammohamed5443
@ilhammohamed5443 Ай бұрын
Walashey nasra iyo walalehey kale suu aal banqaba waxa ladhahay saliida seeytonka hade dabka lasaro kansar balagahela waxas ruunmiya?
@fathiabdillahi5611
@fathiabdillahi5611 Ай бұрын
Djibouti kaalay qurux ❤❤❤❤😂😂
@shamsanoor6687
@shamsanoor6687 Ай бұрын
Mashaa Allaah
@SalmaXanshi
@SalmaXanshi Ай бұрын
Masha allaah abayo alle hakuxafido
@ishuuppe6569
@ishuuppe6569 Ай бұрын
Hdaa ina cayilo rabo maxa is ticmalaa inta rabta oo iNEY OGATO OO ANI CML LAF AH LIKE
@adnaademawil3913
@adnaademawil3913 Ай бұрын
Video life style nasoo geli ❤
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 Ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤
@Far.xiya_
@Far.xiya_ Ай бұрын
Thanks qaali
@xaawoxassan9853
@xaawoxassan9853 Ай бұрын
Masha Allah
@QaaliqueenQaalimaxamed
@QaaliqueenQaalimaxamed Ай бұрын
Nasra caalamka naga bareejesay 😅 naag nool😂🎉❤
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 Ай бұрын
Shukran
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 Ай бұрын
Ani waxaan jec lahay inaan noqdo hakar
@nimconimco7203
@nimconimco7203 Ай бұрын
Orgaano maxaa laga wadaa nasrooy huuno
@FalisHassan-ie7qr
@FalisHassan-ie7qr Ай бұрын
Fast one ani waye
@umumaida808
@umumaida808 Ай бұрын
Masha allh
@ilwaadqurux5
@ilwaadqurux5 Ай бұрын
My queen nasroo snpka malina kasto kala socda wa sugaye Ina malina in soo galisee waa sugayee waxa raabee inaa is catooyo raabe isug Hal bilaa intaa cuun 70 kilo ahaya 😂😂
@Amiiraisaaq-q2x
@Amiiraisaaq-q2x Ай бұрын
Same❤
@kadardahir301
@kadardahir301 Ай бұрын
alaa nasraay goormaa cunto karis aad soo galisay kugu danbaysay? Waanba uxiissayba wlahay Plse dadka iscayilinaya noosoo gali
@munamohamed1078
@munamohamed1078 Ай бұрын
Abaayo noso badi alaabahaan❤
@ShamsoCabdi-uk3vt
@ShamsoCabdi-uk3vt Ай бұрын
Manshalah
@rodoaxmedyalaxow8537
@rodoaxmedyalaxow8537 Ай бұрын
Wow mnasha allah❤❤❤
@fatimaomar7809
@fatimaomar7809 Ай бұрын
mncto inoo soo labo pls wnku xiisanay❤❤❤❤❤❤
@SundusCabduwahab
@SundusCabduwahab Ай бұрын
Noo soo badi hawshadii wa tanaa
@daryeelfamily8405
@daryeelfamily8405 Ай бұрын
Asc teem nasro abtidoon waxan idinka cidsanaya inaad igusoo biirtaan waxan bixiyaa taba barro arimaha qoyska oo diyaarsan ❤
@LuulAli-jn9mk
@LuulAli-jn9mk Ай бұрын
Is caateynta la shegaya wa intaas iyo goaan plus Exercise is caateya fadhiga ka kaca😂
@hamdushjama3106
@hamdushjama3106 Ай бұрын
Ani qofkiinug hoteey😮
@MaxmedAbii
@MaxmedAbii Ай бұрын
❤❤😂team cambuulo
@MohamedQoslaay
@MohamedQoslaay Ай бұрын
sheekada garaamka igu soctaa Ani bes ,,,
@MaxamedfaaraxBootaan
@MaxamedfaaraxBootaan Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@DiidiiLove-cx5gm
@DiidiiLove-cx5gm Ай бұрын
Yaba aa jiro anigana cayil radis aa ku jira lkn wa weysanhy😢
@roodacilmi624
@roodacilmi624 Ай бұрын
Nasray jimbantagaye cuntadu way icawisay lakin saluda macasarada ka waran tasan cunaye
@umuayman8363
@umuayman8363 Ай бұрын
ala nafaqada halken Ka helnaa
@Muslimomoha1015
@Muslimomoha1015 Ай бұрын
Nasro maba cayilnide max iskaride dadka cayilan maugu tala gashe❤ rer cato maxa ugu talagasha
@MuqdishoMadiino
@MuqdishoMadiino Ай бұрын
Faqiir Ahay sxby waxn ma gadan karo😢
@Iqrasacid-p2e
@Iqrasacid-p2e Ай бұрын
Same😢
@muna603-p4v
@muna603-p4v Ай бұрын
Waa heli doontaa inasha allah
@Iqrasacid-p2e
@Iqrasacid-p2e Ай бұрын
@@muna603-p4v insha allh abaayo
@faadilcabdinoor5611
@faadilcabdinoor5611 Ай бұрын
Lacg an ku so gado marwalba ma haya ka horaysa
@xamsafarax4038
@xamsafarax4038 Ай бұрын
Nasro hadad noso noqoty waa alxamdulilaah
@FatxiAdan-lr5hh
@FatxiAdan-lr5hh Ай бұрын
Nasrow dadka caadana usoo samee oon aniga kamid ahay😂
@daganosman
@daganosman Ай бұрын
Nasra waxan sugi lahay intan cunto karis kabaranayo
@Ĺaylamaxamed-g8q
@Ĺaylamaxamed-g8q Ай бұрын
Nasroy cuntada somalida ka daale tan turkida na bar noh😂
@amiishadirie1947
@amiishadirie1947 Ай бұрын
@SafiyoAbdiRaage-i2s
@SafiyoAbdiRaage-i2s Ай бұрын
Guuleyso❤❤❤waligaa👸🇸🇴🫶
@Nasim-f4m
@Nasim-f4m Ай бұрын
Beenta jooji bariis laguma caatoobo inta kale waa healthy oo meesha ka muuqda balse bariis laguma caatoobo.
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp Ай бұрын
Nosoo gali Qlbi wlhi muhiimbay noothye
@HiboAbdi-zt7ct
@HiboAbdi-zt7ct Ай бұрын
Kawi meannig
@Nasim-f4m
@Nasim-f4m Ай бұрын
Bariis cad hadii cuntid is caateyn kaa fog ma ogtahay bariiska in carb yahay oo sonkor yahay meesha bariiska quinoa ka dhigo hadii heli kartid oo awoodid.
@nawaalabdicasiis7847
@nawaalabdicasiis7847 Ай бұрын
Nasra soo badi cuntada health
@AishoSalaad-p7f
@AishoSalaad-p7f Ай бұрын
Nasro.iso.ducey in aan caatuubo
@halimasacdia.
@halimasacdia. Ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@Lakimohamed197
@Lakimohamed197 Ай бұрын
dhubnan ma rabee si kle ma ii facysaa
My Weekend Routine || Jadwalkeyga Maalinta Fasaxa  iyo Waxa aan Qabto
14:35
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
60JIR GUURDOON AH MID SHIDAN UU KALA BAXAY | DOOQA 60JIRKA
22:27
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 697 М.
WAA SIDEE SUUQA BAKAARO MUQADISHO SOMALIA 🇸🇴
19:43
Ahmed Rashid Vlogs
Рет қаралды 50 М.
ROUTINE KEENA MAALMEED İYO SURPRISE 😮💃❤️🫣
23:51
somturk family
Рет қаралды 49 М.
RIYADEYDA AYUU IIRUMEEYAY CEYDA OMG WAA AAMINI WAAYI..?😱🥲
27:23
HOOYO MAANTA WAA KA YAAB SADAY. QOSOL IGUMA HARIN
11:56
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 92 М.