CAMBABUUR ADD U FUDUD | EID MUBARAK | Naz Ahmed

  Рет қаралды 58,533

Naz Ahmed

Naz Ahmed

3 жыл бұрын

#ramadan #ramadandonation #vlogmadan #ramadandaily
FADLAN SADAGADA BIHIIYA: www.launchgood.com/campaign/d...
FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
- Amazon Storefront with all of the products in this video:
www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
- www.kitchenstuffplus.com/home...
- Stool chairs: go.magik.ly/ml/16d6g/
- Couch: go.magik.ly/ml/14djo/
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblends.com/discount/...
Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
/ @nazaxmed
CONNECT WITH ME!
♡ Instagram: Naz_nutritionist
♡ Facebook: Naz Ahmed
♡ FB page: Own_ur_health
♡ Snapchat: nastehoas
BUSINESS INQUIRIES ONLY
healthwithnaz@gmail.com
===================================
===================================
FAVOURITE PRODUCTS
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblends.com/discount/...
DEODORANT :
- Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
adamaminerals.idevaffiliate.c...
TECH I USE
Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
Lighting?
Natural Lighting
OR
2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

Пікірлер: 115
@NazAxmed
@NazAxmed 3 жыл бұрын
INGREDIENTS: flour, instant yeast or baking powder, 1\4 of onion, 4 to 5 garlic cloves, a teaspoon of turmeric, a teaspoon of black seed, 1 TBSP of fennel, a sprinkle of salt.
@mgytroblox8538
@mgytroblox8538 3 жыл бұрын
Masallah habo Eid mubarak
@warisroobo1759
@warisroobo1759 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah good presentations and yummy
@ayan.mohamed2767
@ayan.mohamed2767 3 жыл бұрын
I am watching this while I am fasting 🤤 can’t wait Eid to I can eat it
@maryammohamed4294
@maryammohamed4294 3 жыл бұрын
Masha allah si fiican ayad u samaysay ciid cambaabur lahayn ciid maaha 🥰🥰🥰
@aboubakerpe5161
@aboubakerpe5161 3 жыл бұрын
Merci huno, franchement je suis un étudiant au bled. Tu m'aider walal. Qu'Allah te récompense.
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 3 жыл бұрын
Of course rer Djibouti 🇩🇯 iyo cambaburki Ciida😋 enjoy sis and Eid moubarak
@sabrinas8603
@sabrinas8603 3 жыл бұрын
Mashaallah Ciid Mubarak sis😍😍😘
@ifrahsam775
@ifrahsam775 3 жыл бұрын
Well done Naz!! Thanks for Ur video, I forgot that it is supposed to cook on both sides, u saved my cambabour making for tomorrow 😚 Eid Mubarak! 😍❤️
@simranqurux595
@simranqurux595 3 жыл бұрын
Masha allah ♥
@oumyloukman7645
@oumyloukman7645 3 жыл бұрын
Waaw so yumy cambabur .
@annaahmed2564
@annaahmed2564 2 жыл бұрын
Thank you very much NAZ Ahmed Inaba cadi ma aha canbaburkan yummy yummy very delicious .thanks for sharing qaaliyeey. Ciid Mubarak walaashey qaaliyeey.
@khadramusse3725
@khadramusse3725 3 жыл бұрын
Masha Allah
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 3 жыл бұрын
Mansha Alllaah walaalo waad mahadsantahay . waa Ciid Iyo Canbaabur Dj .
@FarduusIsmaaciil-zc9hd
@FarduusIsmaaciil-zc9hd 3 ай бұрын
Thanke you nas ahmed aad ayaan uga helay wanan fahmay inshalah wanan samynya inshalah❤
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 жыл бұрын
Masha allh So yummy 😋
@aliayamaxamed225
@aliayamaxamed225 3 жыл бұрын
Ma cunin waligeey lakiin waxan daremaa ineeytahay mid macan madama aad eida cuntaan masha Allah from muqdisho
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 3 жыл бұрын
masha allaah
@umushifaaali5790
@umushifaaali5790 3 жыл бұрын
Maashaalah ma soeur tu la bien fait j en ferais la meme inshallah 😍😍😍
@subaanibarhinasubaanibarhi900
@subaanibarhinasubaanibarhi900 2 жыл бұрын
Machaallaah Machaallaah 😍
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 ай бұрын
Masha Allah xabiibtii jzklq but to much work canbaburkan but very delicious yummy yummy thanks for sharing xabiibtii
@ismailahmedhoussein1750
@ismailahmedhoussein1750 3 жыл бұрын
Yes reer Djibouti eid iyo cambabiur
@hanaabdi1106
@hanaabdi1106 3 жыл бұрын
Mnzha Allah wlhi wan sugilayahy Eiida maxan jecelay canbaburka waa haska sheegin keep going my sister
@fatima_zahrahismail122
@fatima_zahrahismail122 3 жыл бұрын
Wsc merci beaucoup ma chérie from Djbouti 🇩🇯 love you ❤
@dagancaynan
@dagancaynan 3 жыл бұрын
Waa sida ugu saxsan ee canbaabur lo sameeyo 👏 masha allah allah gacanta ka ku barakeeyo
@najibalfa9138
@najibalfa9138 2 жыл бұрын
Abaa bur caadi mala isticmali kro mia🥺
@halimoadan5983
@halimoadan5983 3 жыл бұрын
Asc sister I love canbabur But I don’t know how to make thank you 🙏 😍
@hodanabdalla7053
@hodanabdalla7053 3 жыл бұрын
Mashaallah gabadh fariida
@fadumojama22
@fadumojama22 3 жыл бұрын
Masha Allah waa cidi sadexad e an guryahah ku cidayno Insha Allah Ilahay waxan kabaryayna inu nofuro magalada cida arafo kar amiin
@afrahmohamed6476
@afrahmohamed6476 3 жыл бұрын
Yummy 😋 😋 😋 delicious mansha allah
@najmadiamond2452
@najmadiamond2452 3 жыл бұрын
Looks delicious 😋
@nagadahmed2826
@nagadahmed2826 3 жыл бұрын
Mashallah
@manaalibrahim9574
@manaalibrahim9574 3 жыл бұрын
masha allh
@umaahmed7225
@umaahmed7225 3 жыл бұрын
Allaa jecliyaa huuno borame baan uxisaay
@ayanfarah9301
@ayanfarah9301 3 жыл бұрын
wali manan ilaawin hada ciidan rabaAa inan cuno insja allah waliba diyarad u raacayaaa
@HamdaAbdillaahi-lt7mn
@HamdaAbdillaahi-lt7mn 4 ай бұрын
Ilahay ha ku cafido walal ad ban ku xisaya dhawan ban kugu so biray you are good wemon and healthy girl
@milgomoumin7494
@milgomoumin7494 3 жыл бұрын
Mashallah merci mais il manque que haanudh(le blé complet)
@YRN4
@YRN4 Жыл бұрын
Cambabur booraama iyo jaabuti ayaa laga cuna ❤️🤝
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 3 жыл бұрын
Mashacala
@fadumojama22
@fadumojama22 3 жыл бұрын
Masha Allah hadan kugu sobiray channelkaga Eid mubarak
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 3 жыл бұрын
Mashaallah 🤤😋🥰👍🏾
@K93185
@K93185 2 жыл бұрын
salam. around how much flour you use?
@nevergiveup4012
@nevergiveup4012 3 жыл бұрын
Rerkaa aan daqiiqda iyo sonkorta cunin halaygeeyo anaa edebtaa ubahane
@safahassan9266
@safahassan9266 3 жыл бұрын
Eid camaaburi li ah ciidba mahin
@oumal3765
@oumal3765 3 жыл бұрын
Masha alllah waansamysana anaga ciidkasta
@mohamedfatto3871
@mohamedfatto3871 3 жыл бұрын
Pour quoi tu n'as pas ajouter de blé dans le fariné ce sera très bon sinon tu la reçu 😊😊😊😊👍🏾
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 жыл бұрын
Keep going isoo boqo walal👌👈🥰
@konokozmob7528
@konokozmob7528 3 жыл бұрын
Thnk u so much my sweet cuzy, im in Hargeysa and these people dont know and understand how it feels Eid without Ambabour😂 but your tutorial will help me alot inshAllah. Wish you 🧡Eid Mubarak🧡 my Cuzy you and all my beautiful Family❤❤❤❤
@farahmohamoud4851
@farahmohamoud4851 3 жыл бұрын
Wllo we do eat Cambaabur in Hargeisa
@husseinmuhammad1179
@husseinmuhammad1179 3 жыл бұрын
@@farahmohamoud4851 only Djibouti people eat Ambabour. You are mistaking. If you eat Ambabour you learn it from Djibouti. Ambabour waa astaanta Djibouti. Iskoor bilaa list
@wardaabdirahamanabdillahi8212
@wardaabdirahamanabdillahi8212 2 жыл бұрын
@@farahmohamoud4851 wa runteeda reer Hargeisa ciid bila cambaabura ma ciidaan ilaa jimcaha ayay samaystaan reeraha qaarkood kaftan Naga daaya
@zuheylaqurux5885
@zuheylaqurux5885 3 жыл бұрын
Masha allh waba raadinaayay sida lookariyoo cabaabur wayo waan maqlijiray bas lkn manta adaa kaafaiday reer xamar ahay
@nadamahamoutz9784
@nadamahamoutz9784 3 жыл бұрын
Ciid bilaa cabaabur waa abaar viva samaroon siciid
@saaycn5473
@saaycn5473 3 жыл бұрын
Viva Réer jabuuti. Cambaabur kaliya jabuuti baa leh. Jabuutinimo ayaa iga badan.
@amalahmed9169
@amalahmed9169 2 жыл бұрын
Hada ku hur baan mar cunay bari an jabuti malin ciid qolyahaa hotel ka ii keenay waa macanaah
@user-fb1bt6rn6m
@user-fb1bt6rn6m 6 ай бұрын
Canjeeo gubatay lee waaye😮😮😊
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 3 ай бұрын
Waa malawax walaashiis iyo can jeera ina abtigeed
@maaaarionnn
@maaaarionnn 3 жыл бұрын
I see mister raw raw 👀🥰😂😂
@rashiid187
@rashiid187 3 жыл бұрын
Mashalah Djbouti 1 malin ayaan joogay wadan ka cunto macaan wali ma arag.
@ayaanayma881
@ayaanayma881 3 жыл бұрын
Waligay manta igu horeyso Koley reer muqdisho ma yaqanan cambarur geed miro kabaxan umaleyn jiray wlhi
@aliyaadan704
@aliyaadan704 3 жыл бұрын
Did u use yogurt to top it off sis ? Can’t wait to try this in Sha allah ❤️
@NazAxmed
@NazAxmed 3 жыл бұрын
Yes sister. Plain yogurt that I mixed with milk or water. You can also add sugar to sweeten up or just add it to your plate directly. I like to add maple syrup or honey
@ayajama84
@ayajama84 2 жыл бұрын
Maxa laga wada waligay ma maqlin
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 жыл бұрын
Canbaabur mar hore aa iigu dambeeysay
@IfraahMoha
@IfraahMoha 6 ай бұрын
Waxan canjirada mida udambeso sanka dhigan jiray secm
@cookingwithbasro9722
@cookingwithbasro9722 3 ай бұрын
Subax kasto maku quracan Kara
@umaabdalahinahirad1371
@umaabdalahinahirad1371 3 жыл бұрын
msha alaah jsbuuti caburkeda ad baan ujecelahy
@anisaxiireey5344
@anisaxiireey5344 3 жыл бұрын
Anaga gurigeena 3 qof ayaan nahay ramadaanka 15kg sokor ayaan dhameynay wlhi maxaan sameeya
@haniabdi1363
@haniabdi1363 3 жыл бұрын
Bismillah abayo inte jogtan Africa iyo carabta sokor aya aad loga isticmala abayo iska yarey malinba qeyb goya sokor waa cudur Allah subxanahu watacala hanaga madobeyo
@umalkhayraxmed3575
@umalkhayraxmed3575 2 жыл бұрын
Hanisata cad ee rer jabuti nosogali qll
@ilhanmohamud4967
@ilhanmohamud4967 3 жыл бұрын
Canjeero lee maho
@Muna_Maxamed
@Muna_Maxamed 6 ай бұрын
Walshy waxa danbe ee sida canaho kale waa maxay pills iso sheeg 😢❤
@fatimaa.abdullahi4424
@fatimaa.abdullahi4424 3 жыл бұрын
Mashallaha look st your boy crawling in the background:)
@zouhourriley622
@zouhourriley622 3 жыл бұрын
U forgot the hadhuudh
@haniabdi1363
@haniabdi1363 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah viva cambabur daris Djiboutain hada haysato like sar
@user-ek2fl8io3u
@user-ek2fl8io3u 3 ай бұрын
Wa canjeelo lakibriyy 😂😂😂
@BarwaqoDheerer-ke1mh
@BarwaqoDheerer-ke1mh 3 ай бұрын
Isheg waxa dhalada kujira fanaal ladhaho magaciisa saxda
@ayaanaabdi2880
@ayaanaabdi2880 3 ай бұрын
Vanilla ama carfiso la dhahaa supermarketka heleysaa
@mohamedamiin1251
@mohamedamiin1251 3 ай бұрын
Canbabur lugta tagaya waligey maarag😂😂😂
@mandeeqsulb4738
@mandeeqsulb4738 7 ай бұрын
Qash helooshi
@badassgirl-2narutobts
@badassgirl-2narutobts 2 жыл бұрын
Salam ma sœur, excellente recette mais vous avez oublié d'ajouter les céréales "harour" qui sont nutritives côté santé. Or, ici farine tout court. Sinon, tout y est merci pour la recette
@shushuu7912
@shushuu7912 3 жыл бұрын
Waxaan ka jeclaaday walalo mashiinka yar ee basasha ku sheeday Amazon maka helikaraa magaciisa plz iso qor mahadsanid walalo qof waxlaga faaido tahay
@NazAxmed
@NazAxmed 3 жыл бұрын
Waad mahadsantaye wllo 💚 Yes Amazon storefront bad ka helikarta. Baby bullet is the name
@shushuu7912
@shushuu7912 3 жыл бұрын
@@NazAxmed mahadsanid walalo qaali ❤️❤️✌️
@adnarashid9851
@adnarashid9851 3 жыл бұрын
Amazon Somalia maka dalban karaa
@sagal447
@sagal447 3 жыл бұрын
@@adnarashid9851 maya wll neirobi unbay timada
@adnarashid9851
@adnarashid9851 3 жыл бұрын
@@sagal447 thanks habo
@ilhanbashir3587
@ilhanbashir3587 3 жыл бұрын
Marki la qaso kadib meqaaa la sugaa si u u qamiro
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
Khamiir uma baahno wa laxx caadiya awshka in ba u dheer hadhuudha ku at ma garanayo sobaba ay daqiiq qudha uga dubey
@user-pi5xs9gn8m
@user-pi5xs9gn8m 3 жыл бұрын
Canjeelo iska dheh 🤣🤣🤣🤣
@user-pi5xs9gn8m
@user-pi5xs9gn8m 3 жыл бұрын
𝐂𝐚𝐦𝐛𝐚𝐚𝐛𝐮𝐫 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐲 ????
@indomie7
@indomie7 3 жыл бұрын
waa dhaaqaan djibouti iyo awdal
@saida2003
@saida2003 3 жыл бұрын
Subak ku shill
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 3 жыл бұрын
Get will reer waqiyi ah that's all I xan say
@fatimaahmed9769
@fatimaahmed9769 3 ай бұрын
Naa maxay heestii u qaribeen kuwaa heesaya it supposed to be way ahaataye maanta si wanaagsan u iida
@salmaabukar273
@salmaabukar273 3 жыл бұрын
aniga cambuur fudud oo ciida ayaan sugaayey videoga iga dhamaaday ee ma wax kala cambuura aniga saakooyin ayaan u aqaanaye wale somali meesha kuma haayo
@somaligirl6046
@somaligirl6046 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 burkaas eey dubeyso baa la yiraahdaa Cambaabur waa Laxoox amaba Canjeelo qofba siduu u yaqaan oo la casriyeeyey
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 3 жыл бұрын
@@somaligirl6046 lama casiriyayn waa sida awalba ahayd dadka jabuuti ayaa aad u samaysta xataa Somaliland
@salmaabukar273
@salmaabukar273 3 жыл бұрын
Ok
@suziy154
@suziy154 2 жыл бұрын
@ayanfarah9301
@ayanfarah9301 3 жыл бұрын
halmar baaaan cunay
@fatxiyamahamed2109
@fatxiyamahamed2109 3 жыл бұрын
Sorry lady this is not the right way to make cambabur the some ingredients are missing and the beginners don't follow she needs more training sorry madame
@nadiraabdourachid
@nadiraabdourachid 3 жыл бұрын
Canbaaburka saxda ah reer awdal ugu kaalay waxa kale bikh weeyi xaqiiq iyagana caanku ah canbaaburka ciida xaqiiq jirta weeyi
@user-im1fl3ky5e
@user-im1fl3ky5e 3 жыл бұрын
Walaga kobiyey dadkas ayaga asal u ah
@husseinmuhammad1179
@husseinmuhammad1179 3 жыл бұрын
Awdal baa bikh iyo khaas ah. Ambolabour Djibouti is number one. Awdal caaloshay kaa buukaan.
@nadiraabdourachid
@nadiraabdourachid 3 жыл бұрын
@@husseinmuhammad1179 iskawada hawshada somali ba magarnysidee
@NazAxmed
@NazAxmed 3 жыл бұрын
- Amazon Storefront with all of the products in this video: www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc - Matcha Powder and 30 days detox tea: If you want to get the matcha superfood green here is the link: USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/NAZ15 or NAZ20 for 20% off (minimum 40$) www.teamiblends.com/discount/NAZ20
@rumaanmahomed8212
@rumaanmahomed8212 3 жыл бұрын
Masha Allah
@hamdiayusuf3229
@hamdiayusuf3229 3 жыл бұрын
Mashallah
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 2 жыл бұрын
Mashacala
QISADA JACAYLKAYNA... ANIGA IYO ODAGEEGA ❤️❤️❤️ #18
14:45
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 25 МЛН
Canbabur iyo cadriyad cano baradiin iyo ciida ila arag sidan u sameyay
26:56
Yasmin tiina channel
Рет қаралды 11 М.
SI DEG DEG CALOSHA BARURTA KA GASHAY KU JAR CUNTADAN CAFIMAD
12:05
SIDAAN UGAL QOFKII   ISKU DAYA INUU KU DHIBO IYO NOLOSHAADA BAABIYO
20:01
I eat day and night and lose weight! -4 kg per week! Belly fat melts away!
20:51
Cuntada wadooyinka Djibouti 🇩🇯 | street food in Djibouti
14:38
cambaabur iyo ciid djibouti faraxsan (eid special)
7:51
Faisa's Kitchen
Рет қаралды 62 М.
CAMBAABUR JABUUTI AAD U MACAAN AYAAN USAMEEYAY XAAJIGA CIID WANAAGSAN DAAWO
12:23