No video

Cambar ka Cambarka sida loo khiiqiciyo ama loo fooxiyo/|Cafimat Fican

  Рет қаралды 103,880

Cafimat Fican

Cafimat Fican

Күн бұрын

Cafimat Fican p o box:91 Janesville,WI 53547

Пікірлер: 407
@cabdishakurrashiid4826
@cabdishakurrashiid4826 6 жыл бұрын
Lkn Only Dumarka In aad soo qortay ahayd MAMA YASMIIN thanks
@mynw7458
@mynw7458 6 жыл бұрын
Gabadhi doonaysa infecntion ka inay ka bad baado oo anu ku dhicin ilahy idinki googarada ka samaysan layloonka iska daa nigiska ama kastuumo iyadana warkiisaba daa hadad baxdo surwaal cudbi ka samaysan isticmaal hadad bixitan badantahay Mar kasta dhaq ama maydh isago nadiifa gasho alxmdulillah waligay infection iguma dhicin googarad ma isticmaalo nigis markan cadada leeyahay kaliya ayan isticmala 4 saacba Mar ban badelaa surwaalka jeans ka ah waa ka gabdhaha dilay joojiya isagana hablaha caadadu ka xumaatay cuntada macaanka badan iska yareeya khudrada iyo biyaha badan badsada geedka qusdul hindiga la yidhado isticmaala hormones ka ayuu saxaa habeenki wakhti kugu filan seexo ilahay barya wax culus ha qaadina stress ka badan iska ilaaliya ogow macdanta hadii wasakh disho wax walba ka filo infection ka yar wuxu keena mid wayn oo gudaha gala kaasna wuxu keena xanuuno badan dheecaan fara badan hadad u joojin waydo waxa ku xidhmaya tuunbooyinka taasina waa khatar kale macdanta way ku qudhmaysa marka danbe allah haydin caawiyo walalahay
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 6 жыл бұрын
my n w walal ma nin baatahay mise gabar
@hawasaidmahamed204
@hawasaidmahamed204 6 жыл бұрын
Wll khayr badan allaha kusiiyo
@hawasaidmahamed204
@hawasaidmahamed204 6 жыл бұрын
Cabdulaahi Cali gaber bay u egtahay hadelkeeda
@farahhussein6415
@farahhussein6415 6 жыл бұрын
anigu waxan isku arka markaan iga dhamaato cadadu dhacaan qadhmuun maxan ku dawan karaa
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
@@farahhussein6415 maekaad qadeeyneeyso cuntada kucun toon hal xabo ah maalinkasta ama xabad iyo jab hakabadinin intaas mahadsanid Abaayo.
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 6 жыл бұрын
maashaa allaah waxaa iiga sheekaysay ayeeyo allah ha unaxariisto waxay dhahday god ayaa lagu uunsan jiray intoo geedo lagu guro marka waa dhaqan soo jireen ah
@maryanahmedmahamud6750
@maryanahmedmahamud6750 Жыл бұрын
Maa Ibartid somaliyan jogaa mama Wana ubahanahy
@farhiawarfa8937
@farhiawarfa8937 6 жыл бұрын
wcs abaayo waa ubahanahay ilmo raadi ayaa ahay ilah ha isiiyo
@awalenuro4947
@awalenuro4947 6 жыл бұрын
farhia warfa amiin amiin amiin abaayo
@ifrahahmes3695
@ifrahahmes3695 6 жыл бұрын
farhia warfa alaaha kusiiyo
@najmaumar9574
@najmaumar9574 6 жыл бұрын
farhia warfa ilahay kuwaad kufaraxdo haku siiyo oo akhiriyo aduunba ku anfaca walashay ducada rabi badi Allah baa waxna bixiya waxna diidee
@farhiawarfa8937
@farhiawarfa8937 6 жыл бұрын
Ifrah Cabdala aamiin thnks qaali
@farhiawarfa8937
@farhiawarfa8937 6 жыл бұрын
Najma Umar haye abaayo mcnto thnks aamiin
@cabdishakurrashiid4826
@cabdishakurrashiid4826 6 жыл бұрын
Anaga ree waqooyi ahaan CANBARKA waxan u naqana wax bada laga helo oo qaali ah marka waxan is laha ma canbar bay heshay manta yasmin shaw waaba sheeko dumar hhhhhh😂😃😁😊😀😄😂😂
@cabdishakurrashiid4826
@cabdishakurrashiid4826 6 жыл бұрын
huda salad hhhhhhh dib baan ka bartay hada wax danbe oo canbar ku qoran yahay galiba maayo 😀😁😂😃😄😅
@cabdishakurrashiid4826
@cabdishakurrashiid4826 6 жыл бұрын
Dumarka maxaa dhib haysata Alxamdilillah hadii Alle iga dhigay nin rag ah hhhhhh xata waa la unsiyaa ay ku leyihiin taga dhe
@ayanftgalbedsomalilnd7682
@ayanftgalbedsomalilnd7682 5 жыл бұрын
@@cabdishakurrashiid4826 kkkkkk wlhi wa iga qoslisay kan ayaa ka qalisan cabarkaa aad shegsyso wayo wax la helo ba maha wa wax qaliya
@cabdishakurrashiid4826
@cabdishakurrashiid4826 5 жыл бұрын
@@ayanftgalbedsomalilnd7682 hhhh haaye haaye
@ayanftgalbedsomalilnd7682
@ayanftgalbedsomalilnd7682 5 жыл бұрын
@@cabdishakurrashiid4826 kkkk 🖒🖒🖒🖒🖒
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Mashaa Allah walaasheen yasmiin waa gabar fariid ah gabdhoow aan ulaabano in aan iskudaaweeyno dhirteenii asalka ahayd waad aragteen dawo isbitaal wexeeytahay iyo faaiido daradeeda xataa majecli in aan isbitaal tago sababtoo ah dawada isbitaalka in eey waxba tareeyn baan ogaaday Allow dadkeeyga iyo Anigaba iyo Abaayo yasmiin iyo faamilkeedaba caafimaad daaim ah cibaada suubana leh nasii.
@SaynabMuuse-mc3dh
@SaynabMuuse-mc3dh 2 ай бұрын
Mash yasmin abayo alhakuxiddiyo❤
@faadumoxasan2197
@faadumoxasan2197 5 жыл бұрын
Waan ku jeclahy abaayo yasmiin waan kugu fanaa
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 5 жыл бұрын
Thank you sister for every thing 👍💕
@aglitta9003
@aglitta9003 6 жыл бұрын
Mchaalh Allah hno shugran manta igu horysa chelankaga Xaged Dagantahy Ma Yurub mise Amearica from Belgium
@sucaadxajichannel4444
@sucaadxajichannel4444 4 жыл бұрын
Mashaa allaaah shukrn inta nofaidesy 😍😍
@f.n6491
@f.n6491 6 жыл бұрын
MashaAllah Jazakallah kheyr sister
@adanali7642
@adanali7642 6 жыл бұрын
Masha Allah abaayo yasmiin ilaahay ha ku barakeeyo
@ifraaxyuusufislaw4744
@ifraaxyuusufislaw4744 5 жыл бұрын
Ilahey haku xifdiyo adiga iyo family gada dawadan malaga helaya Somalia
@najmafarah6696
@najmafarah6696 6 жыл бұрын
Marmar qaar waxa is dhahaa youtube ragu arki karin yaa dumarka usameeya .. wax walbs waay daawanayan .. Ragoow naga qaleeya bal .. mamo yasmin manshaalah habo ❤️
@Muhammad-zk1vt
@Muhammad-zk1vt 6 жыл бұрын
جزاكي الله خير اختي ياسمين
@luulafarah2253
@luulafarah2253 6 жыл бұрын
Intee kaala soo xiriiri karaa waan u baahanahay sister
@aaminamuuse4095
@aaminamuuse4095 6 жыл бұрын
Masha allah ,hooyooyinkii hore wey yaqaaneen god ayaa loo qodi jiray gabadhu markay dhasho ilaa afartanka
@zuhuraedriz2771
@zuhuraedriz2771 6 жыл бұрын
Masha'Allah Thanks mama jazaka'Allah
@khadromohammed6874
@khadromohammed6874 6 жыл бұрын
Ilmaha isku kaadshaya daawo dhireed ma uso saarty abyo jazakallaah kheyr
@queenhoney1393
@queenhoney1393 6 жыл бұрын
Insha alah hbbti kushran 👍♥️
@happybeautylifechannel1365
@happybeautylifechannel1365 5 жыл бұрын
Anaga labajeer bishi nagudhacda wali dhalinyar aya nahay wadhibanahay wll mad nacawisid
@saidaahmed802
@saidaahmed802 6 жыл бұрын
Mashaa Allah yaasamin waxaan jooga Kenya mombaas malaheela huusaka gabardha
@bilkhayrchannel8924
@bilkhayrchannel8924 6 жыл бұрын
Manshlllh hooyo yasmin barakalllah
@asiyaahmethaji3991
@asiyaahmethaji3991 3 жыл бұрын
Asc walashayda qaligah wllo halkee lagaa helikaraya halkayse xaruntadukutala midalabaad unsigan quruxda badan ead dadka ushidayso intee lagahelikaray wllo adigoo raliya thances
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 6 жыл бұрын
Mash allah soo badi habo yasmin Ilaahey haku barakeeyo
@ubaxmuxumed5734
@ubaxmuxumed5734 4 жыл бұрын
Wlla qaali waxed kasoo hadashaa ugxanta waxlagu nafaqeeyo
@ruqiyomohamed1121
@ruqiyomohamed1121 6 жыл бұрын
Masha Allah ajar allaha kaasiyo
@ruqiyaabdi7539
@ruqiyaabdi7539 5 жыл бұрын
How are you doing abaayo? I am interesting your organic products so how can I get in contact with you?
@abdifatahmuhyadin5749
@abdifatahmuhyadin5749 6 жыл бұрын
Walal xaskayga Ayan Ku keeni rabaa xagen kugu so hagaaga waxan raba inad ii qiiqiso
@faliscadey5735
@faliscadey5735 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk alah beerka
@jawaahirabdifarah5535
@jawaahirabdifarah5535 5 жыл бұрын
Hhh wd iga qoslisay
@xaawocabdi382
@xaawocabdi382 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@KaderHussein
@KaderHussein 5 жыл бұрын
Xaaska adiga qiiqiso bro Girgire hordhig foox uu kabuuxo
@Asli256
@Asli256 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@user-et5ls7pb2k
@user-et5ls7pb2k Жыл бұрын
Aniga waxaan jooga somali xagee kahela
@zaralulu3669
@zaralulu3669 6 жыл бұрын
Good idea go ahead sis
@daahirogedi206
@daahirogedi206 5 жыл бұрын
Asc
@daahirogedi206
@daahirogedi206 5 жыл бұрын
Abay yaasmiinay waxaa cubaahanahay taleefaankaga oo sitoos ahkugu hadlo carimehayga
@shukriabuukar8449
@shukriabuukar8449 6 жыл бұрын
Masha allah abayo qeyr badan allaha kusiyo
@fkhmgmjlkkk7744
@fkhmgmjlkkk7744 5 жыл бұрын
Hayati wah badan baan rabey laakiin meelfog baan jjiraa aadada igu dhagan bil kastiba waakala nuuc lakiin hada afar bilood maigu dhicin saas eytahay waaroosi rabaa mahaa waanaca abayooy iso gurmo
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 9 ай бұрын
Hdad xamar joogto ila so xiriir
@haliabshi9890
@haliabshi9890 5 жыл бұрын
Mashallah my sister i don't know how to read Somali can I get one that is in English so i will know what to do sister please because I have some problems may Allah bless you if i go there i see them in written in somail and than I can get it
@anisaabdi8221
@anisaabdi8221 6 жыл бұрын
Subxanaallah nagtan xishod darna
@shukrimohamed9380
@shukrimohamed9380 6 жыл бұрын
Asc abayo shukran mcnto guleyso
@fartasheikh513
@fartasheikh513 6 жыл бұрын
Asc mama yaasmiin waxaan ku weydinaa walasheyda ayaa waxaa ka barney uur dhiigi cadada waxa ka maqnaa mudo bil iyo 7 beri markaan ka baatey testigii wuxu i so qorey 2 xariiqan mid waa gaduud midna waa xarqin la ciif ah sificna lo arki karin hadii said lo firiyo moye marka ma la dhihi karaa uur weye hadii ay uur tahay meqa cml weye yacni meqa isbuuc weye uurkeeda thnks jwb dag dag ah
@naamabuukar5860
@naamabuukar5860 6 жыл бұрын
Mash Allah abayo yasmin
@siyadmohamed5816
@siyadmohamed5816 5 жыл бұрын
Asc yasmin fafahiin managasiini kaarta waxa lagudhaho afka qalaad (ovarian cyst ) iyo waxyabaha lagudabiiba aan qalitaan eheen. Mahadsanid cafimaad fican
@zaheerKhan-zx9un
@zaheerKhan-zx9un 4 жыл бұрын
Beautiful look
@idilali2217
@idilali2217 6 жыл бұрын
Macaanto shukran laakiin fadlan waxaad inoo sheegtaa waxa u tarayo
@ruunaadanukahelayqalif5099
@ruunaadanukahelayqalif5099 6 жыл бұрын
waan u bahanhy qayr allaha ku siyo
@ladanhassan1172
@ladanhassan1172 6 жыл бұрын
Abayo anigu Kenya Nairobi ban joga wan u bahanhy e San Ku heli kara pls iso jwb
@Qamareeyshow
@Qamareeyshow 4 жыл бұрын
asc, abaayo yaasmiin see kuula soo xariiraa daawooyin iyo malab aan kaa rabay ?????????????????
@osmangudo1938
@osmangudo1938 4 жыл бұрын
Masha allah
@umuyusra2369
@umuyusra2369 6 жыл бұрын
Saabuunta hoosta lagu dhaqdo ka waran abyo yasmiin
@sandyalison6892
@sandyalison6892 5 жыл бұрын
waxan wax ka jiraa malaxaan qurafaat ,com igaa dheex
@hamdiyasinofficial8466
@hamdiyasinofficial8466 6 жыл бұрын
jasakalah habo yasmin dadka africa joga hadii ay ubahanyihin dawo dhiredka post ma kuheli karaan
@munam.h7729
@munam.h7729 4 жыл бұрын
Asc wll Yasmin wan ku rabeey ee ma heli kara wll
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 6 жыл бұрын
masha allaah waxaa ku arkay gabdhaha soodaaniyiinta ah oo geedo hoosta ku uunsiyya khaastan markay umusha yihiin marra waa xilw
@fatimaalmansori5309
@fatimaalmansori5309 6 жыл бұрын
Mashalh abayo yasmin
@hudaaabdulahi167
@hudaaabdulahi167 6 жыл бұрын
Waad mahadsantahay yasmiin cadeey
@sacdiyaadontiialle5402
@sacdiyaadontiialle5402 6 жыл бұрын
lkn magaca cinwanka ka badal plz xishoodka waa iimaanka
@zaabiryare3494
@zaabiryare3494 5 жыл бұрын
Xaaaskayga Rabaa In la ii huuriyo Qalayl bay igu dishay Waxan KU noolnahy wadka Garmny Xaruurn maku leedahy an KU Keene wlley
@asmasombeauty9160
@asmasombeauty9160 6 жыл бұрын
Kenya Nairobi ban jooga abayo pls inan kula hadlo ayan rabaaah❤
@nimcomahamed5183
@nimcomahamed5183 6 жыл бұрын
Abayo keenyo joga inke ka hela isheg yasmiin
@amiiracabdala7054
@amiiracabdala7054 5 жыл бұрын
Asc wll dawada aad hadda sheegtay somalia ma laga heli kara gaar ahaan hargeysa i so sheeh ado rali ah
@mufiidainaxigmad6026
@mufiidainaxigmad6026 6 жыл бұрын
ascm habo yasmiin jazaka allah . habo waxan ku weydiina aniga waxan ahay gabadh wali la qabin lkn waxaan leeyhy in oo caadada mar mar ga maqnaato sida 2months camal infection malihi dhakhtar ayan u tagay mar hore lkn wax isbadal ah malahi . xataa wax xanuun ah malihi maxaaan sameyaana plz hada qoraal kayga aragtid i so jawab jazaka allah hbo
@ruwaydojamac6093
@ruwaydojamac6093 4 жыл бұрын
Xagee laga heli kara wll
@miraa1755
@miraa1755 6 жыл бұрын
Mahadsanid Ditoreso Yasmiin, lakin korontada in hoosta lagashado waxaa ka fiican in biyaha iyo daawadoo si fiican loo karkariyey lagu uumiyo
@queentareeerahmed4483
@queentareeerahmed4483 6 жыл бұрын
yasmiin markan ku argo wanba iskaga jcelhy wlhi qosol iku dishaa qali qurux
@swafiyachina5789
@swafiyachina5789 6 жыл бұрын
Good job habo macanto keep up going 😘
@faadumoahmed5812
@faadumoahmed5812 6 жыл бұрын
Masha allah 😍😘
@hiboali6553
@hiboali6553 6 жыл бұрын
masha Allah
@hamdanuur2986
@hamdanuur2986 6 жыл бұрын
Abayo thanks
@haliimaali4855
@haliimaali4855 4 жыл бұрын
Asc am in Kenya how can I get this product
@rahmaruundegan7977
@rahmaruundegan7977 6 жыл бұрын
Asc abayo wanku salamayaa markahore dhibkeyga waxa waaye dhabar xanun said ah maxad udaawa ah jazakallahu qeyr
@hanidaganchannel1780
@hanidaganchannel1780 6 жыл бұрын
I love u hapo yaska ❤❤
@iqraisra5326
@iqraisra5326 6 жыл бұрын
Dr aniga caadada bishii 2bamo mar ayey ii imadaa ciladaan waxaan isku arka markaan guursade
@nimcoduwan5111
@nimcoduwan5111 6 жыл бұрын
Asc waaan kusalamay yaasmiiin sideeen ku helaaaa alaabtan waxaan joogaaaa south Africa
@idilali2217
@idilali2217 6 жыл бұрын
Labada kursi aa ka naxay farqiga u dhaxeeya kkkl
@mayoowmuriidi7230
@mayoowmuriidi7230 6 жыл бұрын
malaay huuris ayaan maqli jiray siil la huurinaayo waa ii dhinnaa qoftaan lacag bey dhexda usoo xiratay ha idinka shaqeysato ninkii cunikarin waaloo cunayaa lacagta
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 5 жыл бұрын
Abaayo geel kuu maxaas ka kasaa. Dibada lagu sameeya siiba chiniska iyo hindida laga bartay
@sahroxaashi7957
@sahroxaashi7957 6 жыл бұрын
xagen kaheli karaa walal dawada
@habiboadan9549
@habiboadan9549 6 жыл бұрын
asc abaayo macanto aniga Kenya baan joga seeku hela
@suadmalin4513
@suadmalin4513 6 жыл бұрын
Asc abayo setahay waxan rabay inaa kulaso xariro sidan kulaso xarrikaraa please
@ikranali4172
@ikranali4172 6 жыл бұрын
Eva jazaaka laahu qayr habo mcnto
@ifrahomar925
@ifrahomar925 6 жыл бұрын
Wll yasmin waxan raba inan ku la hadalan rab xagaan kasoo waca wll
@user-et5ls7pb2k
@user-et5ls7pb2k Жыл бұрын
Somali aan jooga xagee ka hels
@ahmedakram8
@ahmedakram8 5 жыл бұрын
walaley ragga maxaad u huurinwaydyay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@mayoowmuriidi7230
@mayoowmuriidi7230 6 жыл бұрын
sanduuqa siilka sida loogu jeexay ayaanba la yaabay kkkkkk subxaanaka yaa cadiim
@umaeymanumaeyman7790
@umaeymanumaeyman7790 5 жыл бұрын
Mayoow Muriidi war xishoo meerka beel kuma dhihi karee
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 5 жыл бұрын
Herbalkana waxa gada Amazon iyo kursiga ama abaayo Yasmine ka gata hadaad ka fogtihiin
@intisaamisak
@intisaamisak 5 жыл бұрын
intee ka bartaa mamo yasmin aniga xamaraan joogaa
@umuashraf7911
@umuashraf7911 5 жыл бұрын
Abyo asc yaaaas qofka labada jeer eey kudhaceyso period ka maxeyna usamen Karin huriska
@abbasmohamud2247
@abbasmohamud2247 6 жыл бұрын
Sis what you call daabadhuuleed in english pls. Thanks
@mmmmmm-bs7jk
@mmmmmm-bs7jk 6 жыл бұрын
Asc Intelagahelaa abaayo yaasmiin waxaa jogaajido mahelikaraa
@amiiramohamed1386
@amiiramohamed1386 3 жыл бұрын
Wadanke jogta yasmin
@maryanqalanjo7306
@maryanqalanjo7306 4 жыл бұрын
Aad ban ugu bahanahay lkn wad iga fogþahay in somaliya malaga helaa af somali ku sheeg
@vonyoorg3253
@vonyoorg3253 6 жыл бұрын
abaayo yasmiin wan ku salamay
@asmasombeauty9160
@asmasombeauty9160 6 жыл бұрын
abayo inan kula hadlo rabah pls
@DeeqoSharifchannel
@DeeqoSharifchannel 5 жыл бұрын
asc xabibti babasirka nimanka bas maa laga uumiyaa mise xataa naagaha weey ku jiraan uumiska
@hindasaciidharti463
@hindasaciidharti463 6 жыл бұрын
Abaayo yasmin I really need you sideen kugu heli karaa plzzzz🙏
@hwuhwus9920
@hwuhwus9920 Жыл бұрын
Soomaalimalagahelaa
@zakariyeabdille8390
@zakariyeabdille8390 6 жыл бұрын
Shekadan ma fahmin. Wa inaa xalimo dariskeno fiiriya.
@user-sj1hj7cp1v
@user-sj1hj7cp1v 5 жыл бұрын
ماشاءالله
@basum6601
@basum6601 6 жыл бұрын
Aduunka naagaha ku noola isma huuriyaan somali lee mahana cudura baa laga qaada iska dhaafa waxa lagu jirado
@awamuse6635
@awamuse6635 6 жыл бұрын
Manshalla manshalla manshalla manshalla manshalla
@deeqahasan5436
@deeqahasan5436 6 жыл бұрын
Abayo asc Yasmin maka heli karaa africo Kenya nerobi hadaan Ku nolahay
@amuurtihasan5283
@amuurtihasan5283 6 жыл бұрын
mamo intee ka helaa dawadan Africa aan jooaa
@idilidilahmed3064
@idilidilahmed3064 5 жыл бұрын
Side u heli kara mom yasmin waxan joga yurub
@ptuz6080
@ptuz6080 6 жыл бұрын
Mansha alah
3 dex shey samee hadii ad rabtid ninkaaga /Cafimat Fican
27:47
Cafimat Fican
Рет қаралды 68 М.
Kabsar Caleen aan Beertay 🌿 🤩 #Somali
11:22
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 4,6 М.
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 15 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
Kala Dheeraynta Ilmaha by AICS
9:50
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 4,5 М.
CALOOSHA KUJAR CUNTADAN #somalia
8:02
Cafimat Fican
Рет қаралды 29 М.
Laabjeex waxa ufiican|cafimat Fican
11:01
Cafimat Fican
Рет қаралды 55 М.
faraha korkoda maku madowyahiin marso alabtan
9:32
Fadumo Has
Рет қаралды 25 М.
Dumarka hoos urka sida looga baabaiyo/Cafimat Fican
11:03
Cafimat Fican
Рет қаралды 40 М.
Qalka fa’iidada uu leeyahay waayaabeeysaa/Cafimat Fican
12:21
Cafimat Fican
Рет қаралды 143 М.