Laabjeex waxa ufiican|cafimat Fican

  Рет қаралды 55,467

Cafimat Fican

Cafimat Fican

Күн бұрын

Пікірлер: 131
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 2 жыл бұрын
Mashah,alaah,abayo,yasamin,wAxad,tirih,ishah,waxeey Jabisey,jabel,waad,mahad Santah,wakhtagah,aad,nasisey,walashay,ilahaay,hakuh Cafiyo,amiin
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 7 жыл бұрын
masha allah abaayo yaasmiin waa iga qaslisay ha igoosan haye qajaarkaaga waxuu uekyahay kii soomaaliya waxaan ku arkaa meeshaan mid dhaadheer
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 6 жыл бұрын
kkkkkkk funny anlee ha icunin yaah masha allah alle haku daweyo abayo mcn😂
@natashaahmednatashaahmed824
@natashaahmednatashaahmed824 7 жыл бұрын
Asc waaaw kheir Allaha kusiyo runtii wan ubahna qali shukran mcnto. Abayo yasmiin please iso sheg kilyo xanun nh wax ufican
@abdullahimohammad5889
@abdullahimohammad5889 6 жыл бұрын
Masha allaah hooyo horey u soco
@abdiali1781
@abdiali1781 6 жыл бұрын
you make me smile 😀 walahi yasmiin
@nimcanalka7811
@nimcanalka7811 6 жыл бұрын
Masha allaaaah tabarakallaah allaha ku xafido adiga iyo caruurtada allhuma aaamiin
@fartuncabdullaaahi4083
@fartuncabdullaaahi4083 7 жыл бұрын
Masha allaah abaayo yaasmin qeyr allaha ku siiyo
@ifraahosman7623
@ifraahosman7623 7 жыл бұрын
Yaaska xayati Illaahey amarkiis waa iska kaa jeclahay lkn waxaa kaxumahy in aadan adi sas igu eheen hahahaha hahahahaha. Allaha idin xifdiyo dhamantiin 💋💋💋❤❤❤❤❤
@burhaannuur4582
@burhaannuur4582 6 жыл бұрын
r
@queenmoon6999
@queenmoon6999 7 жыл бұрын
Maa shaa allah hadalkaaga waa Malab allaha kuciso xabiibti 😙😍
@sacido9681
@sacido9681 3 жыл бұрын
Jazakallah Khairan mahadsanid
@filsancumar9078
@filsancumar9078 6 жыл бұрын
Mansh allh yasmin allh haku barekeyo wlo
@maryancolow327
@maryancolow327 6 жыл бұрын
ASC Abaayo Yaasmiin aad ayaan ku jeclahay, iyo Shariifo. yarey Mac Mac ii sii macaanto.........
@simranqurux595
@simranqurux595 5 жыл бұрын
🤩💘🤣🤣qosol aya igakeyntay fadhiso an kuqosle ilove you so much
@xuseenaadan1896
@xuseenaadan1896 4 жыл бұрын
jazaakallaah kheeran maama yaasmiin allha ku xafido
@hodanmaxamed3735
@hodanmaxamed3735 4 жыл бұрын
Maasha Allah
@khaalidcabdilaahi9792
@khaalidcabdilaahi9792 3 жыл бұрын
Labdilaac maxa lagu daweeya abaayo
@halimafarah4255
@halimafarah4255 7 жыл бұрын
Mashallah tabarakallaahu walaasheen yasmiin jizakalhuqeer labjeex Markasta wuu idhiibaa lkn qajaar agteeyda yaalo in lagu daaweeyo maba ogeen qeer badaab allah ha ku siiyo adiga iyo familygaga
@sumayosiman2548
@sumayosiman2548 7 жыл бұрын
jasakallaahu qeyr habo yaasmiin
@DHIRIGALIYETV
@DHIRIGALIYETV 7 жыл бұрын
Sumayo Siman subscribe i saar wll
@theampteam3908
@theampteam3908 7 жыл бұрын
Masha Allah abaya yasmin mahadsanid walashey wankujeclahay illahey dartis wankusoduceyna athiga iyo familkaga insha allah anigana isoducey abayo mcn
@alisharif496
@alisharif496 7 жыл бұрын
Masha allaah Reer xamarta sahda ayaa tahay luqada ad ku hadleeso waa Kii xamarta sahda ah kanalkada ad ayaas uficanyahay walalkada from Norwey
@amaalartan3844
@amaalartan3844 6 жыл бұрын
Abaayo yasmin shuuto caadi ma tihid maasha allah
@sahruja5777
@sahruja5777 5 жыл бұрын
Waakusalaamay abaay Yasmin.
@nasromire1541
@nasromire1541 3 жыл бұрын
Msh allh xabiibti
@famlitz2850
@famlitz2850 6 жыл бұрын
Abayo yssiin Mash allah
@fadumohussen7080
@fadumohussen7080 7 жыл бұрын
Abaayo allaha ka ajersiiyo masha allaah
@fadumiinamaxamad9587
@fadumiinamaxamad9587 7 жыл бұрын
walashey wad iga qoslisay masha allah
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 7 жыл бұрын
Masha Allaah. Walaalken usheeg mididii aan farta iyo suulka lugta kutaal ku jar jari jirnay hilibka suugada. Kkk👏👌❤️
@CafimatFican
@CafimatFican 7 жыл бұрын
Mulke Hussein , hehee sax walaasheey. Walee in aan tusay uu yaabay. Mashaallah dhaqankeena quruxda badan. Love you sweetie 💕💋💕
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 7 жыл бұрын
Jazakilahukhayran
@suaadduale3385
@suaadduale3385 7 жыл бұрын
Man sha alh xabbti
@abdalahali2984
@abdalahali2984 7 жыл бұрын
Mashallah ilahay hakuxiftiyo abaayo ilahay haku caafid siiyo
@shamsoiloveuallh4664
@shamsoiloveuallh4664 7 жыл бұрын
allh ha ku barakeyo
@shukrimaclin4172
@shukrimaclin4172 7 жыл бұрын
Masha Allah abaayo Allah ha ku xafido
@simranqurux595
@simranqurux595 5 жыл бұрын
Masha allah jazakalah abaayo macan
@cabdiraraxmandheere7550
@cabdiraraxmandheere7550 7 жыл бұрын
masha allah❤❤
@saharlasaharla1076
@saharlasaharla1076 7 жыл бұрын
thanks habo allha ku xafiyo
@aminadacad3648
@aminadacad3648 5 жыл бұрын
Masha alah shukran mcnto
@sadiyaali4288
@sadiyaali4288 7 жыл бұрын
Jazzkallahu khayr hpo yasmin 💋💋❤❤
@mariajama3019
@mariajama3019 7 жыл бұрын
Mahadsanid Habo Yasmin Aniga ma lihi allxamdullilah lakin dadka Ayan usi gudbinayaa dad badan bu dilooday Allah cafiyee 😊
@samsumasaid6681
@samsumasaid6681 7 жыл бұрын
Hhhhh, inta firsanayey videagan inta mara aan qoslay tiro maleh wlh you are so funny abyo alle haidin xafido
@hawoabukar2914
@hawoabukar2914 6 жыл бұрын
abay yasmin allaha ku caawiyo
@manshaaalllaah3631
@manshaaalllaah3631 6 жыл бұрын
asc wlo shukran
@saharlasaharla1076
@saharlasaharla1076 7 жыл бұрын
yoomul cashuura aan ka fa.idaysano.wallaha musliminta
@khadramahmudnoor8870
@khadramahmudnoor8870 7 жыл бұрын
mashaa Allah
@DHIRIGALIYETV
@DHIRIGALIYETV 7 жыл бұрын
Khadra Mahmud Noor subscribe i saar wll
@Aminamohamed1
@Aminamohamed1 7 жыл бұрын
Yasmiin, thanks xbbt. Laabjeex maqabo alx, lkn marar badan waxaan arkay #Gabdho aan sxbo nahay oo ka cabanayo.....waxaan la wadaagayaa muuqaalkan si ay uga Faa'iidaan. Waana rajaynayaa inay ku caafimaadaan ilaahay idinkii. Ilaahay ajar farabadan haku siiyo xbbt 😘😘
@daganqali1524
@daganqali1524 7 жыл бұрын
abaayo jazakallah kheyr
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 7 жыл бұрын
Maasha Allaah
@nastehahussein6538
@nastehahussein6538 7 жыл бұрын
Thanks abayo yasmin wali jawabteydha mahelin plz waxhilmam ayan leyahay maxadh igu dhawene mcnto
@qalimaxamud5574
@qalimaxamud5574 7 жыл бұрын
Aniga laab jeex waan dhaafay nabar ayaa iqabto said ah hadan baahdo ama hadan cuntoyinka qaar lkn hada qajaar Ayaan kabartay yaasmiin abaayo/ habaryar alx waxan dareemay qabow badan aduun iyo aqiro Allah Ku qaboojiye
@hooyomaamo3146
@hooyomaamo3146 5 жыл бұрын
Ilaaah haku caafiyo yaaarab🙌🏼
@zihammalapoh8420
@zihammalapoh8420 3 жыл бұрын
Abayo ani Laabt xoog ixanunta Waxad modi Nabar inu iqabanyo Okale weye Xata Neefta Iqabata
@suadahmed1290
@suadahmed1290 7 жыл бұрын
Abaayo thanks
@Ayaantan23
@Ayaantan23 2 жыл бұрын
Hada video daawaday wlhi laabjex daremaye guri yaalay waa shiitay laabta dhan qaboob daremay
@Mohammedkral
@Mohammedkral 4 жыл бұрын
Abaayo yasmin caruurta malasiiinkaraaaa
@hubikuriya8225
@hubikuriya8225 6 жыл бұрын
ManshA alla
@ambiyonoor65
@ambiyonoor65 6 жыл бұрын
Kkkkkk ilahay qeer ha ku siiyo abyo
@yasinmed3678
@yasinmed3678 7 жыл бұрын
Abaayo nolow ilahay dartisa ayan ku jeclahay
@olaadhaylow2879
@olaadhaylow2879 7 жыл бұрын
Masha allah
@maryamxirsi6080
@maryamxirsi6080 5 жыл бұрын
asc abaayo yaasmiin
@zuleikamohammed5527
@zuleikamohammed5527 7 жыл бұрын
mahadsanid habo
@safiyaomar8339
@safiyaomar8339 7 жыл бұрын
First comment 😊😊😊
@CafimatFican
@CafimatFican 7 жыл бұрын
Safiya Omar 👏🏾👏🏾💋💕💋
@safiyaomar8339
@safiyaomar8339 7 жыл бұрын
Cafimat Fican walahi ilahay dartiis ayan ku jeclahay 😘❤️❤️🌹🌹🌹 ilahay haku xafido adiga Iyo family gaga
@safiyaomar8339
@safiyaomar8339 7 жыл бұрын
Cafimat Fican habar yar ani hal canug ayan dhalay alx lkn dhabar xanuun aad iyo aad eh maxa ufican dhabar xanunka..somalia an jogaa
@saynabahmed2760
@saynabahmed2760 7 жыл бұрын
Hadaabu i hayaa laabjee wll khayr alle hakusiiyo
@zamzamhussein2977
@zamzamhussein2977 3 жыл бұрын
@@CafimatFican asc marwo yaasmiin plz telfonkada ayaan u baahnahay
@dacadnur4937
@dacadnur4937 4 жыл бұрын
Walaal yasmiin caloosha kasohadal
@xamdicisman8186
@xamdicisman8186 7 жыл бұрын
mahadsanid abaayo yaasmiin caluul fadhiso maxaa socodsiin karo
@sahracabdi3590
@sahracabdi3590 6 жыл бұрын
Abayo yeska waxaan qabaa elaji idhah aa i cuncunaa sanka na waa iskey xiraa wax ma ii uraan waxna ima carfaan wax uroon ii sheeg sharafey jwb inshalaah
@amalmohamet6200
@amalmohamet6200 6 жыл бұрын
hhhh reer xamar takha😅😅😅😅😅😍
@samraali4860
@samraali4860 5 жыл бұрын
masha Allah abaayo yasmiin timaha go,a maxaa u roon kasohadal jazakallah kheyr
@safiyaomar8339
@safiyaomar8339 7 жыл бұрын
Assalam caleykum habar yar intee kaala soo xiriiri karaa
@DHIRIGALIYETV
@DHIRIGALIYETV 7 жыл бұрын
Safiya Omar subscribe i saar wll
@haniali1819
@haniali1819 7 жыл бұрын
Kkkkkkk abyo Yasmiin qosol ledahday an lee ha i cunin yaah hilib hadaa goosanin thanks abyo faiidada no sogudbisid
@safiyosafiyo7686
@safiyosafiyo7686 3 жыл бұрын
M.a
@nasromire1541
@nasromire1541 3 жыл бұрын
Abaayo yaamiin sokor malagu daraayo miyaa see cml hee xabiibti iso jwb yaa hee
@malikatuahlam4731
@malikatuahlam4731 7 жыл бұрын
Abaayo qayaar sokorla aan maa cabee alaha kuu daaweeyo intaan shiidilahaay waxaa iiroon inaan dhaqo oo cuno
@fatimamohamed2724
@fatimamohamed2724 7 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah abaayo jezakallahu kheyr abaayo qajarka qarar mahan miya?😍😍😍😍
@zeynabhussein4967
@zeynabhussein4967 7 жыл бұрын
Fatima Mohamed Maya Xabibti macan iyo dhanan yar ayu leeyahay ani aad ayaan u jeclahay inkasto an shiidin lkn cuntada ayan ku cunaa
@fatimamohamed2724
@fatimamohamed2724 7 жыл бұрын
zeynab hussein masha allah abaayo jezakallahu kheyr aniga hadan shitay markan vidoe dhagestay waba kahelay quruxey😍😍😍😍💕💕💕
@zeynabhussein4967
@zeynabhussein4967 7 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallaah
@amalmohamet6200
@amalmohamet6200 6 жыл бұрын
reer xamar tikha turjubaan in la donto waye kkkkkkkkk😅😅😅😅😅😅
@sumaya8506
@sumaya8506 6 жыл бұрын
Nag uurleh macawi karta
@iqraaadam235
@iqraaadam235 7 жыл бұрын
Abayo Yasmin Mhdsnd
@cabdiqadir7621
@cabdiqadir7621 6 жыл бұрын
abaayo
@abdiqafaraftinhussein4147
@abdiqafaraftinhussein4147 6 жыл бұрын
am.
@ayansheq7073
@ayansheq7073 6 жыл бұрын
abayo
@aaminamuuse4095
@aaminamuuse4095 7 жыл бұрын
Asc
@maryanummunuseybah5947
@maryanummunuseybah5947 5 жыл бұрын
Asc abayadis aniga cafimadka ayaan soo bartay marka waxaan kuu siyaa dinayaa Farantiyada waa leska sibaa marka cuntada ama lacunayo ama lakarinayo Intas ayaan ku faa ideynaya bakteriya galeyso farantiga saas ula soco
@MrJama1996
@MrJama1996 7 жыл бұрын
your videos lama maqlayo every single videos
@naciimaabdi4641
@naciimaabdi4641 7 жыл бұрын
Sonkor laguma daraayo miyaaa abayo
@shamsoiloveuallh4664
@shamsoiloveuallh4664 7 жыл бұрын
Thanks abyo yaasmiin
@NazuBbe
@NazuBbe 6 жыл бұрын
Asc abaayo yasmiin waku lab jexa qajarka
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 5 жыл бұрын
abaay Yasmin waxan xamil waxan daremaya thaciifnimo waxa laigushey sokorta please isosheg wax isacido.
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 6 жыл бұрын
abayo mcn jasakalah qeyr abayo mcn laabjeexa iyo gaska isku mid miyaa hadey isku mid aheyn gas aya ihayo maxa isticmalaa
@zihammalapoh8420
@zihammalapoh8420 3 жыл бұрын
Isku mid Mahan Abayo anu ihaya laabjex Daran
@nasromire1541
@nasromire1541 3 жыл бұрын
Sokor malagu daraayo miyaa
@hodahassan975
@hodahassan975 6 жыл бұрын
Asc wll waxaa waxaan ubahanahay labarka adiga oo raliya
@mahdiyasin4114
@mahdiyasin4114 5 жыл бұрын
More information on this site has 9p
@aminomoalim4705
@aminomoalim4705 3 жыл бұрын
Abaayo sokormaku darayaa
@xamdicisman8186
@xamdicisman8186 7 жыл бұрын
abaayo yaasmiin aniga marwalbo caloosha ifadhiso maxan sameeyaa
@samraaadam1388
@samraaadam1388 6 жыл бұрын
Abaay yaasmiin jilba xanuun maxaa u fiucan
@suadaabduqadirhassan2539
@suadaabduqadirhassan2539 5 жыл бұрын
Guruuuf 🤣😂😂
@nasiibdaahir4751
@nasiibdaahir4751 7 жыл бұрын
Asc abayo sethy xalda kwrn abayo dhagar yar ayaa iinuugto marka wna cayilay maxan is ticmalaa
@nasiibdaahir4751
@nasiibdaahir4751 7 жыл бұрын
Micnaha waxn kawadaa baby ayaa isnuugto marka cagaarka maxad is ticmalaa
@mulkiaragsan9266
@mulkiaragsan9266 7 жыл бұрын
Thanks bayo
@manshaaalllaah3631
@manshaaalllaah3631 6 жыл бұрын
maxa keno maxad laiska daweenkara
@FatmaMohamed-dg5hc
@FatmaMohamed-dg5hc 6 жыл бұрын
asc
@nastehahussein6538
@nastehahussein6538 7 жыл бұрын
Plz plz kasohadhl tas
@hiissaid6477
@hiissaid6477 7 жыл бұрын
Wll uurka gaaadtarigaa aad uu badanyahay
@manshaaalllaah3631
@manshaaalllaah3631 6 жыл бұрын
wlo kasoo hadal baketeriyad calosha kudhacado ah helbakateri
@somalitiktok3831
@somalitiktok3831 4 жыл бұрын
Geedka magaciisa Bal isoo sheeg
@ubaxxusein
@ubaxxusein Жыл бұрын
Qajaar
@sweetycabdulahi8705
@sweetycabdulahi8705 6 жыл бұрын
Kkkkk
@shaymaxasan3816
@shaymaxasan3816 7 жыл бұрын
asc wll mcn qajaar yaa I sheegi kara magac kale ma garanayo any body help me please
@CafimatFican
@CafimatFican 7 жыл бұрын
shayma xasan , its cucumber 🥒😍😍👏🏾👏🏾
@xamdicisman8186
@xamdicisman8186 7 жыл бұрын
shayma xasan abaayo magac kale malahan waa khajaar
@shukriahmed1583
@shukriahmed1583 7 жыл бұрын
Waa khayaar ayaa LA dhahaa
@shaymaxasan3816
@shaymaxasan3816 7 жыл бұрын
Haa jasakalaah wll khayaar ban garanaya cucumber thnkz all
@farxiyahassan3471
@farxiyahassan3471 7 жыл бұрын
shayma xasan qajaar English waxa lagu yidhada cucumber
@abdiali1781
@abdiali1781 6 жыл бұрын
you make me smile 😀 walahi yasmiin
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 7 жыл бұрын
Maasha Allah
@safiyamohamed3748
@safiyamohamed3748 6 жыл бұрын
masha Allah
@rayannejanogasho7214
@rayannejanogasho7214 7 жыл бұрын
Masha'ALLAH
Barnaamijka Caafimaadka MARXALADAHA UURKA Dr Cali Macoow Aweys
39:30
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 838 М.
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 48 МЛН
Waa Maxay Faa'idada Uu Leeyahay Khiyaarka????
5:15
Dr Ahmed Al-Yamaani
Рет қаралды 115 М.
Qalka fa’iidada uu leeyahay waayaabeeysaa/Cafimat Fican
12:21
Cafimat Fican
Рет қаралды 143 М.
Shahwada raga habka loo kordhiyo/Cafimat Fican
13:32
Cafimat Fican
Рет қаралды 84 М.
Lesson 2 Arabic from the Beginning
26:09
Imran Alawiye
Рет қаралды 1,5 МЛН
CALOOSHA KUJAR CUNTADAN #somalia
8:02
Cafimat Fican
Рет қаралды 29 М.
Laabjeex (Gastroesophageal Reflex Disease)
13:44
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 1,2 М.
Shahwada sida lo kordhiyo/Cafimat Fican
10:57
Cafimat Fican
Рет қаралды 194 М.
CALOOSHA KU JAR CABITANKAN #iscaateyn #weightloss #cafimat #somalia
8:23
#Vlog SUUQA QUDAARTA EE BANAADIR
23:44
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 111 М.