Asc walalaheyga qaaliga igu ah waa 😍 idin salaamay meelkasto ad joogtiin waxad jeceshahin allaha idin siiyo #fadlan #subscribe #like 👍 #share احبكم في #الله #
@saynabnuur13903 жыл бұрын
Asc abaayo canab. Waxaan kaa codsanaya in aad igu dartid barnaamijka ducada. Muraad kayga in u ilaahay i fududeeyo och arimahayga ii so ururiyo. Qurbaha ayaan ku noolahay oo caruurta ku korsada. Ilaahay in uu iga xijaabo gaalada oon somalia u soo laabano. Caafimad na in uu ilaahay i siiyo.
@zahraxasan80793 жыл бұрын
Asc walal canab waxan rabay ina kula so xariiro mel an kala so xariro isheeg
@mohamedabdullahi85102 жыл бұрын
asc
@nila71202 жыл бұрын
What a great story wow sis keep on going
@shukrishiresiyad26233 жыл бұрын
Xaasidku ma liibaano wallahi wey u Tashteen laakiin ilaahey ayaa uga aaray iyadoo gabarnimadii dhaaftay iyo iyadoo la furay iyadoo wiilkii jeclaa weysay iyadoo saaxiibteedi nafta u hureysay weysay oo iska qiyaantay
@ramloabdirahmaan45783 жыл бұрын
Ilhy ha isku keeno gawadha walshena uu zowjkeda la maqnyhy🤲😭
@mali-dy4yj3 жыл бұрын
Jazakalaah khayran quruxay qof walbo muraadkoodo Allah ha u sahlo
@aminasheikh24813 жыл бұрын
Waa gabar aqli badan mashaa alaah , god sireed ha qodin hadii aad qodana ha dheereen ,
M.a Abyo wxn kaa codsanyaa ina iso ducaysaan adiga iyo asxbta kugu xeeran Muraadayo ayan leyhy o safar ka mid yahay xaalka ayaa igu adag ducaa idin kaga bahnhy plz plz 🙏
@fartumsicid20793 жыл бұрын
Alle haidin kulmiyo adinko nabada Insha allah
@ahmedshafii58882 жыл бұрын
Guubaabada sheekadu waa "Khaayin ma aflaxo laakiin daacadi ma hungowdo".
@liihalyeey3 жыл бұрын
Allha isku keeno insh allha ayaga oo nabad ha is helaan
@dalxiisdream52413 жыл бұрын
Scw
@aishaabdikadir15793 жыл бұрын
ninkaaga igu dar ninka alaab miyaa dukaan taala ! sxb kulahaaa wax adi dhibkaaga ah qofna dheef ha uga dhigin is aaamin waa jiraa lkn wax aan dhibsanaayo kuuma samaynaayo who ever you are🐹
@xaliimocali54812 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuurtoxuseen63782 жыл бұрын
Keep going sis❤
@ALNUURTV3 жыл бұрын
M.a wcs scw اللھم صل وسلم وبارک علی سیدنا محمد وعلی آلہ وصحبہ صلاۃ گاملۃ لا نھا یۃ لکمالھا کما لا نھایۃ لکما لہ
@fatouadan62323 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاء الله تبارك عليه وسلم نبيبنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد ❤👍😘🌷🌹
@jaamaccabdi99743 жыл бұрын
Asc
@fatouadan62323 жыл бұрын
@@jaamaccabdi9974 wcs
@ladancumar92013 жыл бұрын
Alle ha idin kulmiyo adinkoo caafimaad qabo
@rahmahassa53063 жыл бұрын
Canbey ilhey dartis ku jecelhy qali horey usoco
@ahmedshafii58882 жыл бұрын
Guubaabada sheekadu waa "Khaayin ma aflaxo sookale daacadi ma hungowdo".
@mrlagaabte58773 жыл бұрын
Adigäa icajabiyay Ani ukhtii🥰
@Xalimo4213 жыл бұрын
Dad iyo duur wax walba ka filo been maahan😢Nin ma noxo.Saaxiib ma jiro.Walee aniga sidan wxyalahn u maqlayey gurigan isku xirey meeshan awal dad bdn wadi jirey hada hi.Dadka qaar ilaah wx noguma daro.Wey ka nixiyeen.
Abayo qofkasto murad leh ilah waxan uwaydina umortada tam alah kadhigo culeska alah kaduqado abayo canab ducadas laga so dalbanayo qof kasta malaga dalbado e adiga Muslim bani adin nimo iyo dabecad aya lago soradsada ilah muradkaga hasahlo adon iyo akhro tam ah ilxun iyo ilshaydan ilah ha kaxijabo abayo
@canabchannel13 жыл бұрын
Waa ku salaamay nuur 👋
@nuuraadan44653 жыл бұрын
@@canabchannel1 wan kaqaday abayo alah kusharfo malaigta hakusolanto mar kasto abayo walhi ima dhafo halmoqal ad sodobto masha alh
@nuuraadan44653 жыл бұрын
Abayo cawa haltalo ayan qabdha uso jedina siiba qabdhah saxibada ah mar walbo sirta isku shegtan hadi mid lagorsado shekdi majojinayan sorta aye isku shegayan xita ninkada aye uga shekayne marka qofta amanta ninkas hadow ka bad bato waxas lago shegayo aye radine ged dher iyo mid gaban aye ufule shekadan hada noshegayso hurey ayan u arkay gabar somali ah saxibtan mar kasto ninkeda umanjiratay xita aamnata wahay kudartay ti guriga marka ti kale ninki aya udhacday ti kale markay ogtay saxibten in ay san yeshay ana qaladka leh o ragnamidisa u amanay aye tiri ana is qilshay dhibakan marka gabadha ha jojiyano shekda guriga kusobsan marka aalh no dhoro gabdha hena masha alh