GABAR AYAA I CALOOL XUMAYSAY - JAWAAB ᴴᴰ┇ Ayub Axmed

  Рет қаралды 30,610

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

Пікірлер: 203
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 3 жыл бұрын
Aan dhiiri galino walaalkeen sida uu noo dhiiri galiyay subscribe ka like ta comments ka share ka aan kadhisno thanks ❤❤❤
@somalimedia2424
@somalimedia2424 3 жыл бұрын
Waa ninkii dhalinyarada ahaa oo jwbta kaa sugayay Suheyb magaranayo wxa aan kugu amaml gudo muqalkii igu horeeyay ee aan dawado ee qalbigeyga ku dego adiga ayaan kaa arkay waxa ayna iga cawisay in anan wicin dabagelin storkeda aaa iska xiray lama hadlo mgalada waan kaga tegay lkn hada waan ku labtay tankale wlh waa sax sawiro iyo muqaalo ay dadkula jirta mana ku arki jirin iyo melaha qololka jaceyl ma heysataa markii lagu soo qoro wexey soo qoraa haa allha idayo kama falceliyo sawirada si wali ah uso dhigta kaama hadlo wlh lkn hada ka waxan xasuusta hadalkeda ee ahaa mohamed hadii aan kaa fogaato adiga kuna qiyaamo owlaad allha ima siiyo iyada oo igu qanci neysa lkn aniga eraygaa wan kaxumaday waayo in Aan owlaad hesho Oo aysan marin dhibka aan maray waan jeclaan lahaa suheyb wlal guleyso carabkada cadabta allha ka dhowro hada farintada waxa ay isoo dhac aniga oo qur.aan Akhrisanaya runtii qalbigeyga waxaad modaa in laga siibay xanuun ku dheganaa wan jeclan lahaa in aan codkada maqlo kula hadlo lkn meel Aan kala Soo xariiro ma heysto Aad ayaan ufaracsbahy muqalkadii ahaa sidii qofka kaa tegaya qalbigeyga wax ka bedelay inta isoo duceysat guuleysta waxan jeclan lahaa in aan kaa dhigto sxb gaar ah suheyb xariirkada waa i muhim ilahow ku karamee ♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@stronggirl3403
@stronggirl3403 3 жыл бұрын
Wey dhacdaa walal arimahaas oo kale, Aniguba wan soo dareemay balse alxm allah ayaa wax walba ii fududeeyay. inta ay ku xumeeyaan ayey hadane kugu soo laabanayaan markii aad ka daneysatay oo aad noqotay qof ka maarma Allah SWT mar walba tala saaro, insha allah waad guuleysaneysaa Dhamaanteena alle ha inaga dhigo kuwii alle dartiis isku jeclaaada insha allah. Ramadaan Mubaarak.
@somalimedia2424
@somalimedia2424 3 жыл бұрын
@@stronggirl3403 insha Allha Nolaw denbigada allha dhaafo dhamanten
@umumumtaz3518
@umumumtaz3518 3 жыл бұрын
Masha allaah wallaahi waan kula sugaayay jawaabtaan mahadsanid walaal suheyb adigana ilaahey hakuu siyaadiyo caafimaadka qalbigaaga farxad aan dhamaan ilaahey hakaa dareensiiyo
@fardowsa6253
@fardowsa6253 3 жыл бұрын
Wiilkan suhayb wuxu ku siyeey talo aad iyo aad u qimo badan marka wllo qado taladaa wiilka aqon yahanka ah asna allah ajar haka siyo
@shukriomaryusuf2887
@shukriomaryusuf2887 3 жыл бұрын
Sorry wllkey😰 Waxyaabo badan waa la isugu dhaartaa .'haddana meel lagama soo qaado ' inshallah qofkaad mudneed allaha kugu hagaajiyo si dhaqsi ah🤲
@maryanruun5065
@maryanruun5065 3 жыл бұрын
Aaaaaamiiiin yaarabi wllkey Allah ku dhowro
@najmiina3845
@najmiina3845 3 жыл бұрын
Aamiin wll shukran Allaha ku barakeeyo 🙏
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 3 жыл бұрын
aamin aamin runtii waa xanuun markad hamigaaga weyso lakin ogow tagto timadaa ka wanagsan allaah qalbiga haku qaboojiyo wll
@princessqali1394
@princessqali1394 2 жыл бұрын
Thank you so much brother I needed to hear this. May Allah bless you.🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍😌😌😌😌😌😌
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 3 жыл бұрын
Allah hakuxiftiyo ayuub caqliga hakubarakeyo
@sabriyemedia7068
@sabriyemedia7068 3 жыл бұрын
Masha allaah teacher ayuub
@ibraahimalmascuudi6977
@ibraahimalmascuudi6977 3 жыл бұрын
Xaqiiqoyin jiro wlh Ustaad ayuub Ahmed jazaka alllh Kheyr
@fatmahussien9629
@fatmahussien9629 3 жыл бұрын
Mansha aalh ajir allha kaa siiyo
@caashojimcale4600
@caashojimcale4600 3 жыл бұрын
Never beg anyone to be in your life
@mohamedabdirizakahmed3539
@mohamedabdirizakahmed3539 3 жыл бұрын
Eng suheib xiriiradaadi hore kwrn hadaad inooga sheekeeso si aan qibrad u kororsanoo... Taageero ween kuu ahy Eng suheib..
@ruunruun6136
@ruunruun6136 3 жыл бұрын
Walaalka runtiii ustadka waxow kusiiiyaya talada ugu wanagsan Allaah talo saaro waad guulaysanaysaaa In shaa Allah💯💯💯💯💯😥😥🌹
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Жыл бұрын
Best teacher ❤
@hawogarasow1906
@hawogarasow1906 3 жыл бұрын
‏ ‏ ‏الا بذكر الله تطمئن القلوب Masha allah qufkas sifican baad olatalisay ilheey qalbigisa hauqabijiyo
@ciisemahat9446
@ciisemahat9446 Жыл бұрын
Masha Allah wll qaali
@mukhtarduale7701
@mukhtarduale7701 3 жыл бұрын
Alle hku barakeyo bro
@hamdaabdirahman7422
@hamdaabdirahman7422 3 жыл бұрын
Aaaameen yaa rabi aaaameen yaa rabi wllo adna haku sharfo
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 3 жыл бұрын
masha alllaha Allah ku xafido wllky wax bdn ka faaideystay muqaldada
@thuriyaaxasan9699
@thuriyaaxasan9699 3 жыл бұрын
mashaAllah waano wanaagsan 👍👍👍👍
@nashadali9846
@nashadali9846 3 жыл бұрын
Masha allah wllo alle ha ku xifdiyo walhi ma jiro qof sameeya sidaa illaahayna wuu ka qaada dhibta wllo talo fiican baad siisay allah ha ka ja saa isiiyo isna qalbiga ha Uga reebo meeshedana khayr ha ugu badalo aammiin ya rabbi
@Mohaden_1
@Mohaden_1 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad...♥️
@1IVYMOE
@1IVYMOE 3 жыл бұрын
Istaaqfurlaah istaaqfurlaah Istaaqfurlaah istaaqfurlaah istaaqfurlaah istaaqfurlaah
@shamsacadey5163
@shamsacadey5163 3 жыл бұрын
Jazaaakallah kheer ❤
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 жыл бұрын
Mashallaha warunata walhi
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 3 жыл бұрын
Wa run gabadhu marky wiil xumanyso wiilkle bay u adegsata o islaso sawirta amaba melhas ku amaanta xita hadysan horay u aqoon wxas lkn lkn lkn wlhi iyada ayay dhibaato ku tahy gabdhnimdeeda io sharafteeeda ilaahy qofkazto la xumeyay qalbiga ha uqboojiyo wiil io gabadhba♥️🥺
@nasru-diinmedia3982
@nasru-diinmedia3982 3 жыл бұрын
ما شاءالله بارك الله فيك أخي الكريم.
@zamiirryuuzuf7206
@zamiirryuuzuf7206 2 жыл бұрын
Wlhi waa run hhh
@amaaraaragsan4784
@amaaraaragsan4784 3 жыл бұрын
Wallhi waa runta my teacher anaa ga marqaati ah waana Arin xanuun badan weeyna dhacdaa waxaan dhihi lahaay wallka taladaan raac horayna uga soco wall 😍😍😍
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
Mashallh dhiirgeliyahayga 🥰🥰❤
@hiborashid9706
@hiborashid9706 3 жыл бұрын
Jazaka llaah wll allha ku xafido hana kugu casuumo janooyinkisa adunkana madaxAga kor allha ka dhigo marwalba go aanada naftyda waxn la kashada talooyinka aad bixiso waana ii shaqeyan 👏👏👏👍👍👍mahadsanid in badan
@Khadija-dc8cn
@Khadija-dc8cn 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Ayuub
@raxmoqadar9623
@raxmoqadar9623 2 жыл бұрын
Ma maiin amiin 🤲🥀🤲🥀 i
@xasangeedi659
@xasangeedi659 3 жыл бұрын
Wll qali volog noo soo duub magaalada natus inta igu raacsan farta taaga
@zahraabdi7591
@zahraabdi7591 3 жыл бұрын
Maasha alh jazakalah qeyr
@hamdaabdi8399
@hamdaabdi8399 2 жыл бұрын
Madsanid wll qaliya
@zahraabdi7591
@zahraabdi7591 3 жыл бұрын
Qeyr farabadan alaha kaa abaal mriyo
@amincabdillahi1660
@amincabdillahi1660 Жыл бұрын
Jasaakallahul khayrul Jazaa bro,iam in this situation actually.
@ayaan4286
@ayaan4286 3 жыл бұрын
Mnsha allh ustaad ayuub
@asmaaabdulahi7162
@asmaaabdulahi7162 3 жыл бұрын
Mashaa allah wll rabi haku xafido
@maryamaabdulqadir1046
@maryamaabdulqadir1046 3 жыл бұрын
Jasaakallaahu khayr
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 3 жыл бұрын
Jazaaka Allah sxb mcn
@hibadmohamed3981
@hibadmohamed3981 3 жыл бұрын
aamiiin aamiiin aamiiin wllo qali aamiiin aamiiiin aaamiiin aamiiin
@allexusinbdan5101
@allexusinbdan5101 3 жыл бұрын
Amiin yarbii ❤
@daadirnaan8880
@daadirnaan8880 3 жыл бұрын
💯wadmahasantaha walal
@xanaanmohamed2158
@xanaanmohamed2158 3 жыл бұрын
M.a advice fcn ayaad siisay wll asna qalbiga allaha u dajiyo🤲
@youngsharuu8041
@youngsharuu8041 3 жыл бұрын
Ameen
@abdinasirahmedabdi4689
@abdinasirahmedabdi4689 3 жыл бұрын
Xalka ugu wanagsan iska cafi walal. Qalbigaa kuu dhagi.
@ayaanabdilahi6044
@ayaanabdilahi6044 3 жыл бұрын
Aamiin ya Rabbul Caalamiin Mansha Allaah
@cudooncabdullahi3284
@cudooncabdullahi3284 3 жыл бұрын
Wcs Wll Suheyb you are my role model
@nabiihaabdirashiid4718
@nabiihaabdirashiid4718 3 жыл бұрын
Mnsha Allah ilahay narta ha ka xoreyo soda dadka qalbigoda u ugu dadasho inad uga xorayso ciidhidhiga. Dhamantena ilahay narta ha inaga xoreyo
@falisgalar468
@falisgalar468 3 жыл бұрын
Mn sha allah
@ubahmohamed6925
@ubahmohamed6925 3 жыл бұрын
Mansha allah
@atharmursal2352
@atharmursal2352 3 жыл бұрын
Jawaab wanaagsan mansha allah wllo ayub hore usoco allah huku xifdiyo
@jawaahirosman3805
@jawaahirosman3805 3 жыл бұрын
Mmsha Alla hore u soco wll amiin yaa rabi alle ha ina wada xifdiyo
@abdirahmanqaazinalcaziizi1725
@abdirahmanqaazinalcaziizi1725 3 жыл бұрын
#All the best
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 3 жыл бұрын
Wcs m.a guul iyo gobonimo respect for ever 💯🇸🇴💘🌹💯❣🙏
@xamdaqali727
@xamdaqali727 3 жыл бұрын
Wuu mahdsyh wllkEn ilaHy haprakEYo ayuup mahdsaniD
@fawziya9945
@fawziya9945 3 жыл бұрын
thanks walalo
@khalidcamoud9950
@khalidcamoud9950 3 жыл бұрын
AYUUB nin dhalinyaro ah oo aqoon yahan . Dhalinyarta somalida waxaad ugu jirtaa door muhiima oo aan la qarin karin . Alle haku guuleeyo walal
@surgerydr2957
@surgerydr2957 2 жыл бұрын
Thanks
@cabdisataarmustafesheekh8563
@cabdisataarmustafesheekh8563 3 жыл бұрын
Wll Allah ku ciseeyo
@qalpiga
@qalpiga 3 жыл бұрын
Wll hore uusoco ❤
@faraxnuur6168
@faraxnuur6168 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi
@ijaabomahamed2284
@ijaabomahamed2284 3 жыл бұрын
Amiin yaa rabbii
@habidahirahmed7682
@habidahirahmed7682 3 жыл бұрын
Amiin Amiin yaa rabi
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 жыл бұрын
Keep going wllo🙏🏽
@dekaartan4142
@dekaartan4142 3 жыл бұрын
Ameen
@saliimayaanle5895
@saliimayaanle5895 3 жыл бұрын
Waa channelka aan ugu jeclahay
@xamdicabdullahi3685
@xamdicabdullahi3685 3 жыл бұрын
M.a talo fcnaa siisay wiilkan wlkey ah allha u qabojiyo qalbika
@umalkheyrwarsame1147
@umalkheyrwarsame1147 Жыл бұрын
Dhiiri galiye saxa
@hodanhodman5612
@hodanhodman5612 2 жыл бұрын
Jcl waxa kunacy daacad daro .khiyaano beeen 3years and 5 months ayaa been iyo khiyaano leygu waday hadane waa leyga tagay😭😭🤲😥
@barwaladancige5602
@barwaladancige5602 3 жыл бұрын
2 arimoodba wey fiicnan lahayen dhalinyaroy, 1 xidhiidhada waqdiga dheer qaata in layska dhaafo . 2 qalbigaaga in aad ilaashato waayo dhaawiciisu wuu ka xunyahay dhaawaca jidhka.
@kariwan2482
@kariwan2482 3 жыл бұрын
Mahadsanid anigay i haysataaaa thanks walalo🤝
@habooncelabe4690
@habooncelabe4690 3 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@asia4904
@asia4904 3 жыл бұрын
Qofna qofkiisa ma helo qofkii daacadaba waxa wuu lug goaa ilahey qalbigiisa haka masaxo kheyr baan kuugu jirin gabadhan iska iloow isriqaaro tuko qalbigaga ilahey wuu kaa masaxaya. Sawiradedana delite.
@munasarhassan9772
@munasarhassan9772 3 жыл бұрын
Sxb waxan joga Nairobi waxan furtay miis yaar sawabto ah waxan raba nolosheyda in aan heer gaaro oo aan uu shaqayn Will facay ah Maxan sameeya oo isbadal ah
@محمدمحمد-ح7ج8ش
@محمدمحمد-ح7ج8ش 3 жыл бұрын
Of somali xaasid Sanaa Wiilka like usaara noh meeyqo daawady
@farduzamohamed1614
@farduzamohamed1614 3 жыл бұрын
Sidaa caksigeeda Ragga xumeya dumarka fariintan unbaa dawo u ah . Mahadsanid ustad 🥰
@dhulakiisomaliyeedooqofahm8222
@dhulakiisomaliyeedooqofahm8222 3 жыл бұрын
Sax walahi waarun saladuleelka ku duceyso walahi jecel aana 3sano ku rafadayay waan kaxorowaya alhamdulilah 🤲
@daarulkhayronline8663
@daarulkhayronline8663 3 жыл бұрын
ayuubaw shukran qalbi qaboojinta aad walaalkeen u qalbi qaboojisay iyo anago wx ku qaadan doona lknse waa iga talee anee rag iyo dumaraw jacyl horti baad jacyl wadaagten allahu akbar fadlan jcylku hayno hagaage xiligiisa ogaaada
@idilabdi9456
@idilabdi9456 3 жыл бұрын
mashaAllah fariid horey usoco bro
@sadakabdirashid
@sadakabdirashid 3 жыл бұрын
Run Ahaanti Xaqiiqda Ayaa Ka Hadashay Walaal. Wakhtiyada Qaar Su'aalo Qalbigeyga Ka Guuxaayo Ayaad Ka Soo Jawaabtaa Markaan Furo Subax Weliba Qadka. Walaal Allaah Ku Xafido Sida Walaaltinimada Ku Jirta Aad Inoogu Dhiira Gelisay
@dhabufiiiriwaaayah8444
@dhabufiiiriwaaayah8444 3 жыл бұрын
Aameeen Aameeen
@neimadaher1934
@neimadaher1934 3 жыл бұрын
Amiiin amiin
@munacali1048
@munacali1048 3 жыл бұрын
keep going 😇😇
@mahad.media11
@mahad.media11 3 жыл бұрын
Sxb inooga sheekee plz qisooyinkaga
@maariishmaxamed5511
@maariishmaxamed5511 3 жыл бұрын
Keep going bro
@RaxmoSaxardiid
@RaxmoSaxardiid 15 күн бұрын
Walalakay waxan doonaya inaa qiso igudhacday kulawadago
@najmaabdi3951
@najmaabdi3951 3 жыл бұрын
Walal qisadada inoo so gali si aan ugu qiprad qaadano
@samafashosacdiyosafi4263
@samafashosacdiyosafi4263 3 жыл бұрын
Ws walalky suheyb waad mahadsantahay adiga iyo asxabta kugu xiranba sida iso boqateen inta dhimana waxan rajeynaya iney iso booqan donta
@amiiraabdirahomanali5710
@amiiraabdirahomanali5710 3 жыл бұрын
Video kasta ima dhafo like lama dhafo Ayuub jaskymulahu khyrn wllky sidaa noo dhirigalinayso
@xaliimacail5337
@xaliimacail5337 3 жыл бұрын
Ha wasidaa
@cqaadirmahamedahmed731
@cqaadirmahamedahmed731 3 жыл бұрын
ماشاء الله
@abdinasirahmedabdi4689
@abdinasirahmedabdi4689 3 жыл бұрын
Aamin
@imlerningenglish3008
@imlerningenglish3008 3 жыл бұрын
Keep going
@cissicabdikabtanka3608
@cissicabdikabtanka3608 3 жыл бұрын
Realy 💪👍
@xaawaali3755
@xaawaali3755 3 жыл бұрын
Aamiinamiinamiin
@najmomaxamedadan5292
@najmomaxamedadan5292 3 жыл бұрын
Mhdsnd wlal qliya ❤
@MrAmiira
@MrAmiira 3 жыл бұрын
Aamiin🤲🏽👍🏽
@werisisman335
@werisisman335 3 жыл бұрын
As Ayubaw nooga shekey qisadada
@muslimahaji5188
@muslimahaji5188 3 жыл бұрын
Walal xagee kala so xirira plz 🙏 ?
@topg1699
@topg1699 3 жыл бұрын
Talo fcn ayaad siisay wllkn shukrn wll suhyb
@shugrishacnicabdi6307
@shugrishacnicabdi6307 3 жыл бұрын
Wallo ayuub plz wallo waa barayeya ilalahyb baan ku dhaarshee ii soo duceeya talo na waan idin ka rabaa talo waa tii alle balse wallo waxaan ahey gabadha wallsha oo kale oo in badan murugo iyo oohin la noola wallo waxaan xidhiidh mudo dheer lalahaa wiil 6 sano walllo waan jaclaadey wallo ninkii wallo aniga waxba u dhimin ayuu aayar iga gaabsadey markaan u dhahey maxaa kugu wuxuu igu yar wallo kuma rabo kuma fahamyo ee idaa 😭😭😭😭😭😭👈wallo nafteydii waan ka conrol kariyey xataa is kaysata waan u barayey wuxuu yidhi idaa anigu xidhiidh kala ayaan sameysatey aniga qalbiga jab badana ayaa I soo dhaagey waan ooyaa wallhi anigaa sooman maalin iyo hbn wallo murugo badan baa qalbigeygu dareemayaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭iii soo duceeya wallo in illahay qalbiga ii qaboojiyo plz waan idin barayeyaa geeri waa igu dhacdey aaabahay baa geeryoodey labo murugo ayaa I asiibey walloo illahay ku dhaarshey ayuub ii soo jawab saacada aan qoraalkan soo qorayo ilin ayaa idhahyga ayaa yaacaysa plz ii soo duceeya dhamaantiin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👈
@queenrinza1506
@queenrinza1506 3 жыл бұрын
اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْهَمِّ وَالْحَزَنِ، وَالْعَجْزِ وَالْكَسَلِ، وَالْبُخْلِ وَالْجُبْنِ ، وَضَلَعِ الدَّيْنِ، وَغَلَبَةِ الرِّجَالِ Ducadaa akhriso wlo Ogowna qofwalba halkaad is gayso ayuu ku geeya Qiimahaaga kor u qaad dareensii naftada allihii shalay kan kusiiyay barina inuu kusiin karo mid kasii wanaagsan Murugada iyo ililnta badan naftada iyo qalbigaga ayay dhaawacayaan Is mashquuli asxaabtada wakhti la qaado daawana videoska ka hadla sida qof lagu ilaawo noloshaadana looga saaro NB: waan ogahay inaad xanuun badan dareemaysid iyadoo taasi jirta waxwalba waa laga gudba xanuunka farxad baa kugu xigi doonta inshaallah Waanku ducaynaya in alle farxad kugu badalo murugta
SIDEE KU GARTAA QOFKA II QALMA ᴴᴰ┇Ayub Axmed
10:14
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 73 М.
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
MIRIHII NABSIGA AYAY GURTEEN HABARYARTAY IYO GABADHEEDII IDULMIYAY
29:02
Daawada Stress ka | Overcome Stress | Ep 14 - Naf Ogaal Podcast
15:23
ODEYGA GABAR UU DHALAY OO AFKA FURTAY
29:47
Toos Radio
Рет қаралды 145 М.
088 | Qiraallada Mucaashaqiinta | Dhib kasta oo ku haysta.
20:10
Sahan Podcast
Рет қаралды 43 М.
Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi
4:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 189 М.
5 Gabar ragga u sameeya ma xushmayso
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 87 М.
Sida looga argoosto oo loo qalbi jibiyo dadka (Narcissisticiga) ah
17:17
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН