war luqada hailaawina a yeeyidiina cunee funny guy😂😂😂😂😂😂😂😂
@fadumaquruxdumariwaaasturn91489 жыл бұрын
walhy he made me laugh o my allaah bless you habo mcn
@adayga5827 Жыл бұрын
You are number one who speak somali language. I have ever seen.
@najmanajma30899 жыл бұрын
ilyas wil fican ayaa tahay wallahi masha allah
@mohamedshuebahmed61368 жыл бұрын
yaasiin isku school baanu ahayn hargeisa al baraka school iyo noradin ba allah ha u naxariistee mamadii beri dhaweyd buu xaqii heley nolow sxb
@khamarcabdulle73158 жыл бұрын
Si fiican ayan u aqanaa wa Canadian Hooyadii Aabihina Madowga Caribbean-ka wuxu sanado badan ku nolaa hargeisa ,sababta keentayna wa Hooyadii o Ilahay swt fahansiiyay diinta islaamka wayna qadatay wuxu dhigan jiray Albaraka schools
Fist, it's good for him to get the care and support he needed from our people. He should have lesrned Somalis were well-known and well respected for their generously , hosting guests and helping the needy ones. Thanks him for his encouraging words to young Somalis to learn their language and maintain. Xasbunallaahu wanicmal wakiil. Oo waxaad usoo bandhigteen inaad hablaha qiimo tirtaan oo kuray yar u xayaysiisaan soo wac hadaa guur doon tahay. Maxaad u bahdilaysaan inamadiina haduu guur rabo dumar waa agjoogaan wadada loo marana dabcan wuu yaqaan haduuba luuqadi yaqaan. Mideeda kale yaa idin yiri hablaha Soo.aaliyeed waa shirko. Saaxiib our unique So.ali women are only for their own Somali men since mang of them had negative experience of interracial marriage.
@Ukhti_miim2 Жыл бұрын
But just bc handful Somali women had negative experiences with foreign men does not mean it’s always the case. So stop stereotyping ppl abyo. I understand ur trying to look out for us but many somali women get divorced by somali men despite going going ups & down with them, having 10 children or more, from the same qabil & everything somalis consider to be the “ideal” standard to basically get “approved” to get married to their daughters. I don’t support ajnabi or Somali men either. I’ve never been married before & never looking forward to get married, i’m just basically trying to stay away from all the drama that comes with marriage inshaAllah. I love ur message abyo but favouring Somali men is just not it tbh. I hope ur doing great inshaAllah & i hope u do not receive this message as negative i do apologise for any offence i’ve caused u in delivering this message🤍
War muxuu kan dad ceebeeyay ... war ninkan canadianka aha ee waliba dhalinyarada ah muxuu rag waawayn oo u dhashay somali la yaqaanaa luuqadeena hooyo waan ku faraxsanahay baraarujinta dadkeena luuqadoodi ilaaway
@quraanonlineschool62134 жыл бұрын
*Ilyaas sxb ma canada ayaad kunoqotay 7 ramadaan kahor ayaan inankan inuu kiis culus galay ayay igu soo dari gaadheen isaga iyo qaar kale wakhtigu wuu ordayaa hargeisa geerash aw aadan*
@4kgeneration5 жыл бұрын
walahi wuu iga qosliyay
@cawokirih91394 жыл бұрын
Wow wlhi Somali cadiya Moda hadalkiisa
@cmcproductionxd94497 жыл бұрын
Mcnha maahan in wiil ka lala yaaban yahay balse waxow dhiiri gili nayaa ciyaal ka ku dhasho Qurbaha in ey bartaan luuqadooda Hooyo Sidaas haloo fahmo
@nasirahmed98768 жыл бұрын
wowww
@khadarahmed15249 жыл бұрын
soomali badan oo qurba joog ah waad dhaanta ilys
@daarulkhayrmedia46024 жыл бұрын
Ayaay diin cuna afka ha ilaawina😂😂🤣🤣
@arasomaliland12 жыл бұрын
good boy inan fiican school furo somaliga lagu barto
@amiirahmed42565 жыл бұрын
Bashiir beenaale
@surbhi-nabdi73109 жыл бұрын
hat off young man
@halimohali38075 жыл бұрын
canadian boy speaking somali that is crasy thing🤔 and he want somali girl ww if you want somali girl come in somalia ☺you will fin her easly 🙄
@user-ml8bj4rd3i5 жыл бұрын
Somalia muxu ku falaya muu ka doonto wadankiisii somaliland
@hanadqays15894 жыл бұрын
@@user-ml8bj4rd3i lahjada oo ku hadlayo yeesan ku qaldin ninkan maha somali iyo rer waqoyi somaliland midna mahan ee waxaa iska dhale canadian iyo kareebiyan Rusia lkn dad rer waqooyi ahoo ku nool canada oo ka barte hadalkas yar
@the_hit_man_3 жыл бұрын
@@hanadqays1589 naa ilyaas waa nin reer hargeisa hooyadina nin isaaq aya qabi jiray oo caruur isaaqa ayey walalo yihin waxa u afsomaliga ku bartay Hargeisa
@abdifarah76184 жыл бұрын
Wallahi waaad
@mohamedkayad20105 жыл бұрын
Mashallah nolol
@bilaalkhan52296 жыл бұрын
Wlhi cajiib waaue
@guuledxaavi23747 жыл бұрын
Kulaha 2ba cisho mrku ihayay ayuu iso lagay 😂😂😂😂😂😂
@2jaboisak7618 жыл бұрын
ilyaas war libaax kuwa bdn oo nacasiin ahaa karoontahay oo (wrap, whasap) nagu waaleen
@sharmaakecabdi4028 жыл бұрын
kkkk nice bro
@geeljiregeele40534 жыл бұрын
Bal fiiri xumudiisa kan soomaaliga ah English uraya ayuu ku hadlayaa meesha kii cadaanka ahaa uu ku hadlayo Afsoomaali sax ah aana wax jajab ah lahayn