canbaha🥭🥭 iyo caruurta👭

  Рет қаралды 11,409

Koritaanka Caruurta channel

Koritaanka Caruurta channel

Күн бұрын

subscribe like share mahadsanidiin

Пікірлер: 60
@koritaankacaruurtachannel7329
@koritaankacaruurtachannel7329 4 жыл бұрын
Asc wllhey so booqda channel kaan kzbin.info/www/bejne/fKW5Yn-bjbeWmbc
@deqoadan9807
@deqoadan9807 4 жыл бұрын
Koritaanka Caruurta channel Asc abyo cabitanada caruurta ka so hadal. Lasinkaro 6 up to 12months la siinkaro
@umiamani6466
@umiamani6466 4 жыл бұрын
Asc abayo qali marka hore jazakallah kaso hadal cabitanka 9,12 mas
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 4 жыл бұрын
Maaha Allah jazakalaah khayr 💝 ukhti
@haliimoismail8624
@haliimoismail8624 4 жыл бұрын
mash allah aniga cunugeyga ad ban ugu daxatiraa markan janalkaga lasoday
@xamdiladanxamdi7904
@xamdiladanxamdi7904 4 жыл бұрын
Waat mad san tahay abaayo qaali imla uroon alagu dhahaa abaayo alaha ku daayo wixi baahideena ayaa kahadashaa
@erfg2538
@erfg2538 4 жыл бұрын
Anu si caluushu ugujilicdu a aan usiiyaa waxbana makushubmo
@hafsacumar3477
@hafsacumar3477 4 жыл бұрын
Masha allah wll ilhy haku xiftiyo
@farhiyafoodrecipes2243
@farhiyafoodrecipes2243 4 жыл бұрын
abaayo ilmahaygu 40 kii buu ku jira canbahana aad baan u cabaa isaga markuu iga jaqo wax muu udhimayaa ii soo jwb mcnto
@hashmahmoud2563
@hashmahmoud2563 4 жыл бұрын
shuban ka ma iska qaadaan ilmaha yar haday hal meel wada joogaan
@ayaanjaamac1461
@ayaanjaamac1461 4 жыл бұрын
haa abayo
@zamzammohamed7619
@zamzammohamed7619 4 жыл бұрын
MashaAllah abayo korintaanka carurta ,hada ayaan kusobiray mahasanid
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 4 жыл бұрын
Abyo waxaa noo sogilisaa ilmha 6 bil jiro waxa ugu fcn oo lasiiyo cuntata oo miisaanka u badinaayo ani moos bardho bariis karooto aa siiyaa oo lashiiday
@yusracompany6393
@yusracompany6393 4 жыл бұрын
Makugu cayilay abayo
@XafsoMaxamed-m8k
@XafsoMaxamed-m8k 4 ай бұрын
Abyo cunugeyga wuu shu shuma ma siin kara cambaha❤
@xamdimohamed4583
@xamdimohamed4583 4 жыл бұрын
masha allh abayo waxan kacod Sanaa baby geyga hada wuxu jiraa 4 bilod abayo fadhiga marwalba ban man kusameynaa sime ilaa 5 tanka bilod xogaa wan kayareyaa qaali waa markii igu horeysay an hooyo noqday waye Thanks 😘💝 qaali keep going
@faisaxassan7493
@faisaxassan7493 4 жыл бұрын
wcs masha allh xbbti shugran jaskumlaahu khayran 👍❤🙋👭
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 4 жыл бұрын
ASC wr WB ashaa Allaah Waad Ku Mahadsantahay Runtiina Waa mowduuc loo baahanahay oo FaaIdo u leh bulshadah Allaha Ku Barakeeyo Soo Dhawoow Waan u Sii Sheer gareeynayaa Illmaha Ayeeyada u Ajay si loo siiyo maangaha maangaha❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹❤
@abdiducaale3432
@abdiducaale3432 4 жыл бұрын
Asc wll allh ku xifdiyo shukrn abyo batiq malasinkara ilmo sedeed bilod jira mahadsanid abyo
@umutasnem452
@umutasnem452 4 жыл бұрын
Abaayo waad ku mahadsantahay saaka xata canbo iyo avocado isugu daray aan u shiidey shaqa kasoo aadey ilaahey haa udaaweyo 7month jirtaa caano iyo naasba macabto hadey cabtana qasab ku cabi
@raaqiyamohamed8741
@raaqiyamohamed8741 4 жыл бұрын
Masha allaah xbbti shukran
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 4 жыл бұрын
Ducada aamiin aamiin yaa rabi 🤲
@ikraanosman3396
@ikraanosman3396 4 жыл бұрын
Masha allah jazakalaah kheer xbbti
@rayaanhassanchannel3818
@rayaanhassanchannel3818 4 жыл бұрын
Abaayo wanku salamay wxn kuweyn lahaa adiga oo mahadsan aniga cuntada dhan oo lakariyo weydiday baris karod fiyaasiga caadiga ah kuli waxkasta oo Macan lahen marabto kaliya wxey rabta cerelac iyo moos oo lagu daray avacado Marka cuntada midkasta ma ugu dari karaa mooska wayo hadey Mcn darento weycune 7mnths and half
@sihammuhudin9474
@sihammuhudin9474 4 жыл бұрын
Abyo marka hore aada kuugu mahadcelina waxaan wataa su aal abyo waxa ii joogta gabar yar oo sanad bil ugu dhiman tahay marka abyo gabadheda cunto maiga cuneeso 6bil marke jirtay ayaa ku bilabay masha allah aade iigu qadan jirtay lkn abyo hada aade ucatowday caano bisee ku kooban tahay hadaan dhaqtar geen lahaa wax cilado kale aan ku arkay majirto abyo waxaan jeclahay inaa iiso jwbto waadna mahad santahy
@myhoneymylove3624
@myhoneymylove3624 4 жыл бұрын
Abaayo mcnto waxan kuweydiina ilmaha cuntada diida.selayela naas bes raba cano macabaayo cuntada waxyar marku cuno wadiida wuxuuna jiraa 10 bilood plze abaayo iso jawaab ado mahan san ila tali wan kumurugsanahy walahi
@amiraosman5350
@amiraosman5350 4 жыл бұрын
Aniga cunugeyga 7 bilood jira wana siiya waxba kuma qabo
@sacdiyaali833
@sacdiyaali833 4 жыл бұрын
A s c abayo waxan ku waydiina ilmaha carabka mar walbo wax uga dhagan yihin maxa keena cunugtayda 7 bilay jirta ilaa hada kama babi maxa keeni karo
@dayaxaxaafada3103
@dayaxaxaafada3103 4 жыл бұрын
Abayo wad mahadsanthy caanaha u fiican ee lasiiyo ilmo 6bil jira noso gali
@ayaanhaldhaa4884
@ayaanhaldhaa4884 4 жыл бұрын
Wlo qaali aado mahadsan waxan donaya inaad iiga faaiideyso ilmaha afarta bilood jira inta jeer ee naaska la siin karo wll
@ladanahmed8706
@ladanahmed8706 3 жыл бұрын
Asc abyo 4bil moos malasiinkaraa jwb
@safsaf6233
@safsaf6233 4 жыл бұрын
abayo aad badumahad santahay ajar allah kasiiyo lakiin hoyada nujineyso macunikartaa cambaha
@farhianoor4841
@farhianoor4841 4 жыл бұрын
Amin yarabi abayo allaha ku xafiido adiga iyo family amiin jesa kala qeer
@ismahaanxuseen6586
@ismahaanxuseen6586 4 жыл бұрын
Abyo waxaa ku weydiinaa ilmaha 40 ku jira o xab feeraha kaaga jiro sideeh looga soo saraa xabkaas markuu ooynaayo iyo markuu naaska cabaayo xiiq xiiq buu dhahayaa canuga isbital waa geeyey waxaa ley dhahay dhuunta canuga yar o isku dhegeyso caano bdn sii
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 4 жыл бұрын
Wll Alle haku caafiyo
@ceynicarabchannel4757
@ceynicarabchannel4757 4 жыл бұрын
Abayoy JAZAR IYO XASANAD ALLAHA KASIYO sual ayan kuweydina cunug yaar oo 7month jirto naas lee lasiya hada cana lagubilawayaa ee hadii cuno lasiiyo wasogadinesaa marka cunugaa maxunsanyahay
@11Nimco
@11Nimco 4 жыл бұрын
Abaayo cunuga 7 month markuu jiro waa inuu cunto cunaa calooshisu waawaynty hadii uu soocelinayo waxad siisay plz dhakhtarka lakaasho wllo
@aminanurmohamed9833
@aminanurmohamed9833 4 жыл бұрын
Abyo waxa iijogo wil 8 bil jiro waxa ihesto haldhib markan udadalo on wax siiyo wuu subma wax kasta wuu kusubmaa kadib. Dib ayu ulabanaa waxa uuna qabaa xasasiyay Abyo hda waxan usameyay mushari anku daray xulbad salbuko bushari borashka Abyo marka malaga yabaa iney shuban kenan qasatan salbukada ? Sualkale looska iyo buskut Abu waladka xasasiyad makiciyaan Abyo iiso jwb
@aragsan123
@aragsan123 4 жыл бұрын
haa abaayo Salabukada caloosha waa socodsiisaa lkn marka uu kaa shubo xulbad biyo ugu kari caanahana ugu qas markaas waa ka istaagayaa aniga saasaan sameeyaa Alhamdulillaah. Waa iigu fiicnaadaan
@nurahassan8082
@nurahassan8082 4 жыл бұрын
Asc wll mwd mhdsnd ilahay ka abal mariyo
@mulkiartan7005
@mulkiartan7005 4 жыл бұрын
Abaayo shukran abaalkaada alle ayaa gudikaro
@queenkatrina515
@queenkatrina515 4 жыл бұрын
Abayo masiin karaa baby yaar 6 bilod jiraa
@sahroaxmed2
@sahroaxmed2 4 жыл бұрын
Khayr he walasheena
@saynabyusuf4111
@saynabyusuf4111 4 жыл бұрын
شكرا
@faaisoabdulaahi3298
@faaisoabdulaahi3298 4 жыл бұрын
Abaayo aniga canuga bishii afaraad ku Jiro furutiska maku Bilbi karaa misaankisa aad ayuu hoseyaa mana kobacin ee maxaaku sameyaa isoo jawaba qaali
@fatumahersi3034
@fatumahersi3034 4 жыл бұрын
faaiso abdulaahi xbti Myy furutiska magarin wili wey naaska sii ilaa 6bil kadib wax fudud lagu bilawaa
@umusaacid4078
@umusaacid4078 4 жыл бұрын
Shoobinka ilmaha nosoo gali
@umuomorfaaruuq8316
@umuomorfaaruuq8316 4 жыл бұрын
Mashaalh mamo horay usoco
@daaawidawo1412
@daaawidawo1412 4 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo qaali waan kahelay
@ayaanhaldhaa4884
@ayaanhaldhaa4884 4 жыл бұрын
Thanks wlo qaali
@sahroaxmed2
@sahroaxmed2 4 жыл бұрын
Shukran abaayo
@wanagjecel697
@wanagjecel697 4 жыл бұрын
Abyo ilmo 1sano iyo 2jir ah ayaan siyaa we ku shumayaan wa ka dayay malmahaan calol majiir santariyo cml ayaa lo qabanaa
@azmamoha-se5xx
@azmamoha-se5xx Жыл бұрын
Aniga cunugtayda 4bil ayey jirtaa kumana shubanto
@shacnihussein6898
@shacnihussein6898 4 жыл бұрын
masha allah
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 4 жыл бұрын
ASC wr WB Subscribe Waan Kuu Saaray ❤🌹
@umiamani6466
@umiamani6466 4 жыл бұрын
Masha allh ❤️❤️❤️❤️
@raaqiyayaasiin4693
@raaqiyayaasiin4693 4 жыл бұрын
Jasakalah xppti
@haliimoismail8624
@haliimoismail8624 4 жыл бұрын
thanks abaayo
@istarahmedturyare5843
@istarahmedturyare5843 4 жыл бұрын
Abayo baby 4bili u dhmaday cunto ma u bilawi kar
@ayaanjaamac1461
@ayaanjaamac1461 4 жыл бұрын
haa waa uu ibalaabi kartaa
WATAN QURACDA CARUURTA EE KUGU CAYULAYAN
12:48
Hami official
Рет қаралды 6 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 10 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 9 МЛН
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 10
25:14
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 107 М.
DEG DEG TAAKEEYE OO LA ILMEEYAY TOOGASHADA LAGU XUKUMI RABO & DADKII OO KACAY
31:55
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 39 М.
Waa Layga Guursaday 1
24:08
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 99 М.
canaha xilwa hadad ilmo sanad ka yar siiso sidan ugu qas
7:11
Koritaanka Caruurta channel
Рет қаралды 50 М.
sisinta iyo caruurta
8:04
Koritaanka Caruurta channel
Рет қаралды 34 М.
Faaiidooyinka babaayga - 10 faaiido cajiiba - caafimaad
4:00
Caafimaad Channel
Рет қаралды 21 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 10 МЛН