MORNING ROUTINE BABY NAHIDA IYO ILMAHA 6 BIL MAXAA LASIYA|| routines baby 6 months

  Рет қаралды 157,782

Adna Henna

Adna Henna

Күн бұрын

Пікірлер: 1 700
@AdnaHenna
@AdnaHenna 3 жыл бұрын
Vedio gan hadaanana daawana soo eek 😂 kzbin.info/www/bejne/b5SVf62mqdOEf80
@faizaomeyrbeauty3832
@faizaomeyrbeauty3832 3 жыл бұрын
Alle dartisa iku saaar subscribe
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 3 жыл бұрын
Asc W W yaa axbaabii fillah jumco mubaarik Yaa Allah dambiyadeena iyo dambiyada waalidiintena Allaha dhaafo cafimaaadka iyo cimriga Allaha ino siyaadiyo inta xanuunsana Allaha caafiyo inta dhimatayna Allaha u naxariito khatuma xusna alle hayna waafajiyo cadabal qabriga Allaha inaga badbaadiyo kuwa ku shugriya nimcada Allah haynaga dhigo kuwa aan haysana Allaha siiyo nimcda inta haysatana awlaada Allaha u barakeeyo inta aan haysana Allaha siiyo kuwa dayibiin ah salixin ah cudurada iyo dufaanta socdana Allaha ina hareer mariyo qof walbana muraad ayuu leeyahay ee Allaha ku arzaaqo muraadkiiso macsi laheyn inta aan wali guursan guur kheir leh allah u sahlo Allahuma Amiiin yaa rabi
@deeqoabdirahin5206
@deeqoabdirahin5206 3 жыл бұрын
A
@amalkaaba3178
@amalkaaba3178 3 жыл бұрын
Adna madax burusey haye xppti kkkk
@caaishosuleyman3586
@caaishosuleyman3586 3 жыл бұрын
Haye abayo Wlhi qosol 🤣❤❤
@shamsocabdi1801
@shamsocabdi1801 3 жыл бұрын
caruurtaada Eebe haku barakeeyo inta aan haysanin Eebe hasiiyo آمين ياااااارب
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 3 жыл бұрын
Alluma amiin xabiibti qaali
@nasraxasan5094
@nasraxasan5094 3 жыл бұрын
Aamin
@falismohamed6474
@falismohamed6474 3 жыл бұрын
Amin ya raabi
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 3 жыл бұрын
Aamiin
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 3 жыл бұрын
Amiiin yaraabi amiiin
@simrannimcan5214
@simrannimcan5214 3 жыл бұрын
Masha allah allah ku xfido nuneyda Naiha qalbiga ayaba markasta ka dhaha masha allah Allow u xfid aniga hada aya kow ahay alle anigo Nabad qabo ha I kala keeno wan u xiiso qaba ina arko nuneydeyda Allow inta hesan siii inti heesata neh u xafid yaa allah 🤲
@boqoradeit6957
@boqoradeit6957 3 жыл бұрын
Amiin amiin 🤲🤲
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 3 жыл бұрын
Masha allah ilhy ha iska daayo nahida yarey kor oo kaalin gal habo qali 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@xawamahad3834
@xawamahad3834 3 жыл бұрын
M.a allle hakuu dayo kuwan hysana awlad salixa ha siiyo🤲
@zeynababdullahi5767
@zeynababdullahi5767 3 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@nasraxasan5094
@nasraxasan5094 3 жыл бұрын
Aamiin
@aaminadhool9050
@aaminadhool9050 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa allah
@umufatmaabdullah9533
@umufatmaabdullah9533 3 жыл бұрын
Aamiin yaa Rabi 🤲🤲🤲
@faadumoyaasiin5995
@faadumoyaasiin5995 3 жыл бұрын
Mash Allah tabarka Allah illahayoow inantayda yar ii xifti aamiin aamiin yaa Allah
@najmaxasan3750
@najmaxasan3750 3 жыл бұрын
Masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah masha'allaah
@banoramachannel1371
@banoramachannel1371 3 жыл бұрын
Mashalaah wa rintaa maskiinta mashalaah dhaha
@zaynazaytuun2666
@zaynazaytuun2666 3 жыл бұрын
Waxan sawiranya nahida oo caruur dhashay ooy caruurtedi daawanayan masha allah
@quenshushuu6396
@quenshushuu6396 3 жыл бұрын
😁😁😁cimri dheer iyo caafimaad allh siiyo
@fartuunmohamud8329
@fartuunmohamud8329 3 жыл бұрын
Il iyo balaayo arkeyso majirto abaayo qof daacad ah baa tahay waan idiin soo duceeyey, qurux Iyo caafimaad ku soo kobac habaryar.
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Walashey subscribe isar please
@fardowsamohamedamiin9229
@fardowsamohamedamiin9229 3 жыл бұрын
Masha allah intii heysata Allow ubarakee Intaan heysanna allow Iisoo duceeya asxbta uurki iigu horeeyaa wadaa waana bilo dhameesty
@ubaxcabdimaxamed3815
@ubaxcabdimaxamed3815 3 жыл бұрын
Allha kuu sahlo 4 indho isjecel alha kaa dhigo
@hodanali3000
@hodanali3000 3 жыл бұрын
Wll illahay dartii igu soduceyaa inu nin khayr qabaa isiyo wan jecelay inan arko ubadkaygaaa ano hoyo noqday 🤲
@fahiimadhemmanaxmed5545
@fahiimadhemmanaxmed5545 3 жыл бұрын
waa runta xbti waa inantayda qalbigan ka jecel nahay dhibna uma quudhno waadna ku mahadsan tahay saad kalsonida noogu qabtid
@juustomohamed4980
@juustomohamed4980 3 жыл бұрын
Masha allah abyo ad aya u mhdsn thy sida wanagsan ad codsigeyga u aqbashay abyo Teda kle abyo wxa ka codsana cuntoyinka tayada leh la siiyo ilmaha iyo sida lis kuku xijiyo waqtigada u dhaxeyso abyo Mhdsnid abyo inta ila mid ah oo codsigi ugu horeye igu aqbashay adna hdane ha igu aqbasho hda ila mid thy hoyo cusub tahay like saar si codsiga nala aqbalo mhdsndiin
@fdwehliye7048
@fdwehliye7048 3 жыл бұрын
Anaa 5 dhalee intaa aqaan kaga faaiideynaa aniba sadax dii danbaa ilbaxay ani salada subax markan tukado wan kiciyaa caanaa siiyaa xafayadana wan kabadalaa kadib hurdadaa kuceliyaa sababtoo ah habeenkii igu masoo kaco saan sadaxsaac useexiyo waye kadib quraacda waxaan iskugu kariyaa boorashka qamadiga ah tufaax iyo batati mcn intii markaas kufilan waxaan ugu shiidaa labadoo xaboo timir ah iyo cano waxaan siiyaa marka sokaco waa cunto aad hubto fareeshna ah qarash bdna eheen kadib waxaan kucel celiyaa ilaa qadada laga garaa naaska biyo iyo cabitaan waxana kasameeyaa cabitanka karooto oranji 🍊 iyo tufaax
@juustomohamed4980
@juustomohamed4980 3 жыл бұрын
@@fdwehliye7048 abyo mcn aad u mhdsan thy Teda kle qadada iyo cahada mxa siya isheg iyo galbihi abyo aad iyo aad aya u mhdsan thy wlhi farintadada waa ku farxay allah ka farxiyo mcnto
@fdwehliye7048
@fdwehliye7048 3 жыл бұрын
Qadadana malinba si malin soorta jalaha ah koosto karato wax yar hilb jiir ah markaa hilbka bisleeso aa inta kalana kudaree halmar haisku bisladaan saliid maya cusbana maya dheecaan ad kushiidana waa uyeelee MaRNa bariis karooto hilbka cunugana wax bdn inuu cuno muhiim maha haduu wax yar kuu cuno kufilan kadib canaha sii wuuba seexaa kalbihii yabuurti habeenkiina badanaa wixii qadada kasoo haro ama afakaadho iyo moos aan siiyaa marna waxaan iskugu kariyaa misir iyo salbuko canaha aan siiyaa ugu shiidaa
@fdwehliye7048
@fdwehliye7048 3 жыл бұрын
Markaa cunuga waxsiinee midaa kariday ama mida diyarkaba wax yar ood is leedahay wuu cunaa markaas uqas intaa wax bdn qasto hadhig dhigin labada malin ee hore kadib qiyaasta inaa laqabsata larabaa canahana sidoo kale 3dax sac kabadn inèy oli karinaa kuqoran caanaha ilmaha oo dhana wa isku mid cunugana wax yar ooqandac ah oomarkaas cabo 1 lanbarba ha ahaadee aa ufiican
@fartundahir6347
@fartundahir6347 3 жыл бұрын
@@fdwehliye7048 abayo qaali aniga gabar yar 10 months ah aya ijoogto caano ma iga cabto mxa igu caawin kartaaa
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 3 жыл бұрын
Hooyo fican baa tahay ninkada waa aabo fican saxaaf waxan idin leyahay guul iyo gubanimo family wanagsan waye adna inolow
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 3 жыл бұрын
Baqiilku ha iska maqnaado waxaa iga badan adiga qalbiga iyo gacmaha furan ee qorolkeyga aqrinaayo oo hal subscribe isiiya! Thnks🙏
@bushraabuukar2332
@bushraabuukar2332 3 жыл бұрын
Abaayo alaha ku barakeeyo macaanto waa ku jeclahay aad iyo aad
@hamdamunira5448
@hamdamunira5448 3 жыл бұрын
Wx yaabay ku ciyaarayso waawayn Uga dhig yay liqin kuwa yaryar
@umumuasif8471
@umumuasif8471 3 жыл бұрын
Mnsh alh ilah haku barakeyo wixii xun alle haka qabto aniga ahaan Wan kaa faaiiday cunugii kowad aan hesta bilne waa naga wentihin 5bil aa no dhamanoso maku bilawi kara abyo
@AdnaHenna
@AdnaHenna 3 жыл бұрын
Haa masha allaah kusii bibilaw wey barahe
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 3 жыл бұрын
Mansha allah Mansha allah Mansha allah ilahw il haka tusin abyo mcn ilahow idin xafd familyga saxaaf intan awlad hysan Allaha siiyo inti aniga oo kle ahe an gursana ilahy guur khyr qaba ha ina siiyo aamin 🤲🤲🤲
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 жыл бұрын
Maaashaa allaah nahida waa waynaaty
@nasrabintadowsheikh4765
@nasrabintadowsheikh4765 3 жыл бұрын
Babies are blessing from Allah ....Masha Allah Mamo
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Walashey subscribe isar please
@izmahandheer1571
@izmahandheer1571 3 жыл бұрын
Mazha alaaah ilaahay hano xafido
@nasroxasan9464
@nasroxasan9464 Жыл бұрын
Maashaalh
@sihaaamqurux3875
@sihaaamqurux3875 3 жыл бұрын
Mashallah adna idhinkana mashallah daha gawada
@Sacduush2
@Sacduush2 3 жыл бұрын
Masha Allah hoyo allaha inoo dhaafo❤️❤️❤️🤲🤲🤲
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Subscribe isar xbbti
@ayaanmaxamed4253
@ayaanmaxamed4253 3 жыл бұрын
Amiin
@fatimaamir8341
@fatimaamir8341 3 жыл бұрын
Maasha allah gabadheena ilxun kuma aragto
@ifraaxshiine5073
@ifraaxshiine5073 3 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah dadoow ilmaha yar Masha Allah Hala dhaha walasheen anaga ayay wax inoo faaiideyneesaa Masha Allah an dhahno walalayaal Insha Allah hormar wacan abaayo adna qurux
@mohaazanchannel8823
@mohaazanchannel8823 3 жыл бұрын
Ilaaheey caafimaad taam ah ha siyo insha allah Masha allah Masha allah Masha allah abti macan soo barbar m.a😍😍😍😍😍😍😍😍
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@azizaaziza7850
@azizaaziza7850 3 жыл бұрын
M.a nahida soo barbaar hpo 😍😘🥰
@boqoradanugaal1796
@boqoradanugaal1796 3 жыл бұрын
Mansh allh Byo Wn jclhy Caruurtada Sidii ilma aan dhaly oo kle Illhy Ha ku xifdiyo🥰🥰🥰🥰🥰
@ليلهمحمد-ظ7ي
@ليلهمحمد-ظ7ي 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@mohamedibrahimhassan7908
@mohamedibrahimhassan7908 3 жыл бұрын
Mash allah Abayo 💓💓💓💓💓❤❤❤💖💖
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Subscribe isar please Wlky
@dhemanali4941
@dhemanali4941 3 жыл бұрын
Mnsha aLh hbo so bar baar
@maariyahdequen
@maariyahdequen 3 жыл бұрын
M.allah naahidah caddy🥰
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 3 жыл бұрын
Masha allaah tabarakallaah adnay wllo inanta yar ka daa haso dhigine dad aan haysan baa badane wll adon xuman u arkayn💝💖🌹
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 3 жыл бұрын
ManshaAllah Abayo iisoo ducee awlaad Alle inuu isiiyo waan jeclahy wlhi
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Allaha kusiyo Abow InshaAllah. Subscribe isar please
@nasrayusuf5523
@nasrayusuf5523 3 жыл бұрын
Ilahay ha ku siiyo awlad saalixa abayo
@madinamohmed5415
@madinamohmed5415 3 жыл бұрын
Alha ha ku siyo
@nasriinmoha1384
@nasriinmoha1384 3 жыл бұрын
Alle hku siiiyo apaayo aniga io adiga io dhamaan intaaan muslim heysan
@deeqacabdiqadir7281
@deeqacabdiqadir7281 3 жыл бұрын
Wl qli alle haku siiyo Iyo dhaam inta aan haysan
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 жыл бұрын
Walaalayaal waxaan si naxariis leh idiinkaga codsanayaa inaad halmar subscribeta igu caawisaan... Idiinkoo mahadsan 🙏🙏🙏... Ilaahay ha idiinkaga farxiyo si aadan filaayn... Aamiiin aamiin... 🤲🤲
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 жыл бұрын
@TRUE MAMA SABIR BADAN Abdirahman ok wll mahadsanid waankuu saaray sidoo kale.
@najaxyaryaronajaxyaryaro6672
@najaxyaryaronajaxyaryaro6672 3 жыл бұрын
Abyo adna kwrn lowska shidan oo dhalada ku jira ilmaha mlasiya
@AdnaHenna
@AdnaHenna 3 жыл бұрын
Haa maalmaha ugu horeeso lkn wey ku saxaronayan kadib laqabsanayan
@malyonsaeed3213
@malyonsaeed3213 3 жыл бұрын
mashallah she is beautiful 😍 my daughter is 6 month nd I have other three girls 👧
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Walashey subscribe isar please
@riyaaqofficial4353
@riyaaqofficial4353 3 жыл бұрын
Walaalayaal waxaan si naxariis leh leh idiinkaga codsanayaa inaad halmar subscribeta igu caawisaan .. Idiinkoo mahadsan AA ... Illaahay ha idiinkaga farxiyo si aadan filaayn ... Aamiiin aamiin ...
@umuaniizacollections7020
@umuaniizacollections7020 3 жыл бұрын
ilahayow rabbi awlaad baariyaal eh igu arzaaq jimco waye dhaman si niyad leh igusoduceya midkiin ducadiisu iney maqbuul iinoqoto ayan rajeyna inshallah🙏
@yy-fw9wk
@yy-fw9wk 3 жыл бұрын
amin amin abaayo ilahy haku siyo
@nadiifochanel9550
@nadiifochanel9550 3 жыл бұрын
Alakusiyo abayo inatahesato alaha udayo unasii kordhiyo
@Malyuunxaashi
@Malyuunxaashi 3 жыл бұрын
Aamiin abyo Allle haku sahlo
@umumuasif8471
@umumuasif8471 3 жыл бұрын
Ilah haku siiyo duriyad Salix ah
@kaltunahmed1506
@kaltunahmed1506 3 жыл бұрын
ilahay hakusiyo qaali
@bushraabuukar2332
@bushraabuukar2332 3 жыл бұрын
Maansha allaah abaayo mcnt
@suhuurcrisaaq6013
@suhuurcrisaaq6013 3 жыл бұрын
Masha Allah
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Subscribe isar please Walashey
@nimcoahmed8547
@nimcoahmed8547 3 жыл бұрын
Mansha Allah mansha Allah Mansha Allah ❤️❤️❤️❤️ il iyo cowribo la,ow habo mcn
@barwaqocabdiciise8733
@barwaqocabdiciise8733 3 жыл бұрын
Masha allah💖💖💖💖💖💖👍
@adambare2688
@adambare2688 3 жыл бұрын
Masha allah
@ikraancartan962
@ikraancartan962 3 жыл бұрын
Maasha allah naahida allow noodaa oo cimrigeeda barakee naahida waa jeclahay🧡🧡💟💟💟💟💟💟💓💓💓💓💓💓💞💞💕💕💓💓💓💓💓💚💚💚💚💚💓💓💓💓💓💓
@rahmaahmett117
@rahmaahmett117 3 жыл бұрын
Mashallah habo nahida ilaahay ha xafido soo barbaar
@sumayomohamed5010
@sumayomohamed5010 3 жыл бұрын
𝑨𝒔𝒄 𝒂𝒅𝒏𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒔𝒂𝒙𝒂𝒂𝒇 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒅 𝒊𝒈𝒖 𝒔𝒍𝒏 𝒊𝒍𝒚𝒂𝒂𝒔 𝒂𝒒𝒚𝒂𝒂𝒓 𝒓𝒊𝒅𝒂𝒘𝒂𝒏 𝒔𝒊𝒅𝒐𝒌𝒂𝒍𝒆
@amransalad5015
@amransalad5015 3 жыл бұрын
Mashllah ♥️♥️♥️♥️
@haboonohabib-ye7lo
@haboonohabib-ye7lo Жыл бұрын
M.a🥰🥰🥰💯💞💞
@aishomohamed7458
@aishomohamed7458 3 жыл бұрын
Masha alaah ❤️❤️
@faadumocalifaarax7135
@faadumocalifaarax7135 3 жыл бұрын
mansha.Allah.Alle.hakudhowro.walshy.mansh.Allah.wankuudhahy.walshy.Aandar.Alle.ujeclahy.Alle.hakuxifdiyo.manshaAllah❤❤❤❤❤
@sucaadoabdiaziiz7428
@sucaadoabdiaziiz7428 3 жыл бұрын
Adna wlhi ben ben aya lacag noga sameynnosa adi sidaa wax uso dhigtit qof uso dhigo maleh 😱
@umumacad8621
@umumacad8621 3 жыл бұрын
masha alh kudar walll masha alhdana
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah habo weynow habo abayo allaha ni xifdiyo xabibti, dhirigalinta hooyoyinka sodey wax uqabsan lahayen iyo sida ukala maareyso madama howlo badan isku heyso adigo caruur leh masha Allah dadka qurba jogo caruurta iskulada geeya shaqana aadin abayo dhirigalinta wano muhiim noso gali mahadsnid adna 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🧡💗💗💓💓💓💓💓💗
@caaishosuleyman3586
@caaishosuleyman3586 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤
@kowtharrashidmaalim8159
@kowtharrashidmaalim8159 3 жыл бұрын
Mashallah Abyo qurac wan aragni qado nosogalii ,..aniga waxan dhali 21/8/2020 ..ubadka Allah nobarakeyo
@fatmina.qalbiisaafi7003
@fatmina.qalbiisaafi7003 3 жыл бұрын
Masha allah I'm the last to watch masha allah may allah project us all of this family masha allah beautiful morning routines ilahe hakuhafido yarabb ❤🤲🤱❤💋
@sacdiyoabdixashi4802
@sacdiyoabdixashi4802 3 жыл бұрын
M.a
@Cabdikariincali791
@Cabdikariincali791 3 жыл бұрын
Masha Allh abaayo insha Allh waxdhiba makaa Arkeyso Allha kuudhafo mcnto♥️♥️♥️♥️♥️
@daganmahad819
@daganmahad819 3 жыл бұрын
Naahida masha allah aya ka badan🥰💋❤🦋🌏💯 habo ayn u ahay moho 💕🥀🙉
@caashoxassan5702
@caashoxassan5702 3 жыл бұрын
M.a
@barwaqocabdiciise8733
@barwaqocabdiciise8733 3 жыл бұрын
Masha allah💖💖💖💖💖💖👍
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Walashey subscribe isar please
@maryanhassan6450
@maryanhassan6450 3 жыл бұрын
M.a
@abdirisaqabdullahi3255
@abdirisaqabdullahi3255 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤️💓💯💕
@yuusufcisman8336
@yuusufcisman8336 3 жыл бұрын
Masha Allah ilahay haino xifdiyo
@iqlascabas7860
@iqlascabas7860 3 жыл бұрын
Masha Allah
@farxiyosalax7885
@farxiyosalax7885 3 жыл бұрын
Abayo 6bil markey u dhamato malago bilawaa musharida i waxas misa markeyba 6 gasho iso jwb pla sual badan inan kunweydiya rabi laha lbrkada igo cawo ado mhd san wll qali plz🥰🥰🥰🙏
@nasroyusuf1822
@nasroyusuf1822 3 жыл бұрын
Mashallah❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Subscribe isar xbbti
@sumayomohamed3479
@sumayomohamed3479 3 жыл бұрын
Abayo mishaarida magaceed iso sheeg plz ani hooyo hda cunuga ugu hore hysta ahee isku maraa dhalne wllhi waa jclhy wax ilmaha konbciyo🥰
@rahmahassan7605
@rahmahassan7605 3 жыл бұрын
Mashallah
@shamsosaedalli9962
@shamsosaedalli9962 2 жыл бұрын
Masha allah walshen adna allah caruurta kubarkeyo amiin yaarbi
@suneynacady
@suneynacady 3 жыл бұрын
Mshllah xabo mcn xobarbar hi2. U also luvly siz adna❤️❤️❤️❤️💋💯
@dekayousuf3294
@dekayousuf3294 3 жыл бұрын
Adnay timaha ilmaha u ku dhasho wa laga xiira ba la yidha nahida ma kuway ku dhalata
@AdnaHenna
@AdnaHenna 3 жыл бұрын
Haa maba kaxiirin ani
@Malikahmed961
@Malikahmed961 3 жыл бұрын
Why baa loooga xiira
@maryamamaxamud265
@maryamamaxamud265 3 жыл бұрын
@@AdnaHenna aniga gabadheyda 3 bil waaye mana kaxiirin aniga xita abayo adna
@user-umuAli
@user-umuAli 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah xabiibti alle hakuu xifdiyo dhamaan ilmahaaga oo dhan ❤❤💯teda kale xabiibti ilmaha markay cuntada bilaa baan caano cabida wee yareyaan teda kale xabiibti adna maadama aad cunugta naas aad seeso coffee kuuma fiino laakiin hadaa adiga jeceshahay waad cabi kartaa aniga fikirkayga maadama hospital aan joogo
@abdirahmanomarosmankabsool6963
@abdirahmanomarosmankabsool6963 3 жыл бұрын
Wllo qli bini aadamka oo dhan ma ah xabiib ee qarso hdaa awoodo wayo hooyadaba ilma heed way cunta ishu waa wax jirta marka qarso wllo nabiga scw wuxu dhahy nimca kasta nusqaan bay leedahay
@sabariinxafay8236
@sabariinxafay8236 3 жыл бұрын
Mashlh comenti ina pixiyo mjcli lkn jcl an uqwo nahida upixiyay mashlh mashlh mashl🥰🥰
@Nafisaofficial74
@Nafisaofficial74 3 жыл бұрын
Sabiriin wll subscribe igu caaaawi ado Mahadsan
@sabariinxafay8236
@sabariinxafay8236 3 жыл бұрын
@@Nafisaofficial74 hye qali
@Nafisaofficial74
@Nafisaofficial74 3 жыл бұрын
@@sabariinxafay8236 Mahadsanid quruxey
@sabariinxafay8236
@sabariinxafay8236 3 жыл бұрын
@@Nafisaofficial74 wanisku lenhy qali asxptydna wan gar siya inshlh🥰
@Nafisaofficial74
@Nafisaofficial74 3 жыл бұрын
@@sabariinxafay8236 Masha allah abyo aad ayan kugu mahad celinaya i garsii abayo qer Alle ha ku siiye🙏🏼😍
@yasmiincabdiqanik3470
@yasmiincabdiqanik3470 3 жыл бұрын
Masha Allaaaaah barakallaaah ilaahy hakuudayo mcnto wllhy markasta adnooy masha Allaah baa idin dhahaaa💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@StareexOfficial
@StareexOfficial 3 жыл бұрын
Masha allh Masha allh 🥰🥰🥰🥰🥰ilahay hakuu barakeeyo 😍😍😍😍😍
@ayuushchannel4186
@ayuushchannel4186 3 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah ilxun alle nagama tuso iyo inti uurka ka neceb Soo Barbara hoyo mcn
@NimcoSaed
@NimcoSaed 3 жыл бұрын
Mansh allh allh ha ku barbaryo lkn walsh waxn ka codasnya mardabe inad so dhigan ilmahayaryar Il ye kagag dhican wali wayo yartahay nimcoyin qar waa la qarsada wlshye
@AminaIsmacil-d7j
@AminaIsmacil-d7j Жыл бұрын
Wll aniga way iga diday canah 6 lixbiloo bay jirata ee wll ilatali maxan siya saskunakumafilnah
@MrMusic-pb1oy
@MrMusic-pb1oy 3 жыл бұрын
Masha allah ilxun ma aragto abaayo waxey isku da.ay uyihiin gabadheyda yar mar aan umusha an kabixi rabay Ayag dhashay allah ku xafido wll qali
@safiyocabdi5157
@safiyocabdi5157 3 жыл бұрын
Wiilkeyga ayeey is legyihin naahida waxyar maalmo naga weyntihin bes cano waa iga diiday naaskaas ayuu jaqaya uun bal cunto fiican iisheega tolow 6 baa la galay caano la diid cuna caruurta ayaan siiyaa
@hamdadaahir7600
@hamdadaahir7600 3 жыл бұрын
Msha allh rabi ha idan xfidow dhamantinba isha allh alle wax idan dhiba idanma tusow isha allh
@kaafiyoahmed3811
@kaafiyoahmed3811 3 жыл бұрын
Adna abayo carurta habo u nahay m.a wan dheheyna daqiqad walba lkn adna markad sidan o kale u so dhigto media quran Sara adi abehed hbnkas
@deedeshaani1255
@deedeshaani1255 3 жыл бұрын
asc abayo adna masha Allah Allah haku xafido nahida yarise sobarbar habo macn 💞💞💞💞💞💞
@aishagaaboofficial9921
@aishagaaboofficial9921 3 жыл бұрын
Abaayo Malaysia dugsi quran fican maleyahy ina usoo guraa rabaa hee Abaayo nag shaqaalo malaga hela meshas kkkkk anaga rer kenya aunt aa u baranay hool maqabano kkkkk
@deeqomaxamed3002
@deeqomaxamed3002 3 жыл бұрын
Asc adna wan kusalamay xabibti halkee laga hela abbyga waxa lagu cayarsinayo iso sheeg balis Somalia jooga
@mohaofficial3959
@mohaofficial3959 3 жыл бұрын
Asxpta Plz wxn si xushmad ah idinka codsana #1ksubscriber Ina igu cawisiin oo igaarsiisin #1kSubsceriber asxpta wxn iga dhiman wx Yar 1ksubecireber isaara asxpta plz
@mohaofficial3959
@mohaofficial3959 3 жыл бұрын
Asxpta Plz wxn si xushmad ah idinka codsana #1ksubscriber Ina igu cawisiin oo igaarsiisin #1kSubsceriber asxpta wxn iga dhiman wx Yar 1ksubecireber isaara asxpta plz
@maymunsaid6827
@maymunsaid6827 3 жыл бұрын
Maansha Allaaah tabaraka laaah Naahida hbo Soo barbaar gabadhayda muniira Yar bay labo bil ka weyn tahay naahido cunugtayda bay isku facyihiiin
@ummusacad4003
@ummusacad4003 3 жыл бұрын
Maasha allaha habo nahido soo bar baar maasha allaha tabaara kallaah allaah yaxfad ka 🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@hanimohamed5054
@hanimohamed5054 3 жыл бұрын
Asc abaayo markii cuntada laku bilaawo caruurta saxarada ayaa kudhakto abaayo maxaan sameeynaa adna xabiibti kasoo hadal maansha allaah allaah barakeeyo gawadheena soo barbaar aayo macan nahida
@safiyonor7493
@safiyonor7493 3 жыл бұрын
masha allah abyo farxad iyo kalsoni ayalaga helaya qofki dhihi waya asigeydhibesa laakin wey iskaficantahay inlaqariyo ilmaha
@dahaboabdi3922
@dahaboabdi3922 3 жыл бұрын
Mansha allah tabarkllah so kor habo ani xata ilmahayga ayaan dhaha mansha allah wanay ficantahay inu afkaagu barto ood xata naftada malkaga iyo cafimadkaga ba dhahdo alxmdulillah mansha allah
@mariaali5569
@mariaali5569 3 жыл бұрын
Maaaasha Allaaah illaahey hanoo xifdiyo owlaada💋💋💋💋❤❤ Bve naahida illaahey haku dhaafo maaamii
@caishadoobiyochannel343
@caishadoobiyochannel343 3 жыл бұрын
Masha alaah masha alaah masha alaah xabiibti xafido laah jasaa kumulaah wlh ilaah dartiis an ku jeclahay
@amaarah4549
@amaarah4549 3 жыл бұрын
Msha allh wllo qofku hadu marka hore yidhahdo ilikama dhacdo marka insha allh markasta msha allh ugu horaysiya
@Sheersxb
@Sheersxb 3 жыл бұрын
Mshallah mashallah mashallah ❤ 😍 allha hakuu xafado walashey aniga 4 caruur ayaa heestaa wllhi waaku dadalaa allaha noodaayo owlaada aamiin intaan heesana allha siiyobowlaad saalix ah
@axlaamxasan1446
@axlaamxasan1446 3 жыл бұрын
adna abayo macaan waan kuhecelahay nuunaha markaad soogalineysid xijaab duco usoo aqri abayo waa waano
@almaazdiamond8216
@almaazdiamond8216 3 жыл бұрын
M.A xubi xilo jano allha ku barakeeyo Reerkaaga naahida hbo weenaaw allha ku daayo
@xamdiaxmed1914
@xamdiaxmed1914 3 жыл бұрын
masha allah tabaraka rahman abyo adna adi io xajigaga io carurtada alle haiskukinya wada hafido mcnto
@xamdiaxmed1914
@xamdiaxmed1914 3 жыл бұрын
abyo carurta bariyal alle hakaga dhigo wax badan gerida haidin ilowdo my abyo mcney
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 37 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 14 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
DAILY ROUTINE-JAWALKEYGA CAADIGA  HOOYO SOMALI
10:06
Adna Henna
Рет қаралды 77 М.
Baby (Amiir) Routine kiisa #my_rajo
11:47
MY RAJO
Рет қаралды 44 М.
Morning Routine w/ Luka & Bodhi
6:39
Three Little Babies
Рет қаралды 395 М.
UGU DAMBEYN RIDWAAN IYO BLANTII HOSPITAL KA ALXM 🤲🏻
13:02
Adna Henna
Рет қаралды 44 М.
NADIA OO DHARKII GIFT BABY NAHIDA U OSAY REACTION KA NADIYA
13:47
Cunada Caruurta 6_12 Bilood jira Babay Food
10:33
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 177 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 37 МЛН