Kabtanka io baba shaqo fcn u qabatyn oo aduun io aakhiro aad faaidadeeda heli doontiin i.a ilaahy neh hanigu abaal gudo wax walbo aad jeceshihiin oo aan macsi ku jirin🎉❤❤ idriska❤
@MADIGADUUD2 жыл бұрын
Team Baaba Jay waan idin salaamay, salaan kadib Jiliinka wax cunista Kamtanka Iyo Idiriiska waa ok lakiin codsi Idiriiska mar mar Barnaamijka haku Soo daro afka #Maay Maayga waayo asxaab badan oo Ku hadla ayaa kugu xiran mahadsanid Baaba.
@madaryaziin45582 жыл бұрын
Igu sawir 👎
@fartundagawini13582 жыл бұрын
2 kabtan baara walaga qaldan yhy caawa san xaq mahan
@haasimchannell98982 жыл бұрын
Wlh abatateka ayaa ii furmo marki aa daawado muuqaalo saana
Hadii aad aragto magaca xabiibkeena Prophet Muhammad Peace Be Upon Him 😍❤️ PLEASE LIKE SAAR WALAAL QAALI 👍👍👍
@Libilwstudio2 жыл бұрын
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo KZbin Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali🎉22
@mohanhanad97142 жыл бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam
@OmarionJunior832 жыл бұрын
Scw scw
@abdullahihoussein79622 жыл бұрын
Idris I tabo
@barkhadxusenqasim37182 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@princessgacal36782 жыл бұрын
Aduunka waxan u jeclahay qofka idiriska ka farxiya baaba jeey hbo mcn Abaalkada Rabi Ha Gudo Sida Uga Farxise Alle Hakaga Farxiyo❤️❤️❤️❤️
@umutazliimlove1552 жыл бұрын
Ilahahow markan neefsanaba qowlka eebe naga soo saar o ugu weyn alaah iyo scw❤
@maxamedcalimaxamed52532 жыл бұрын
I love this man he’s so Fanny 😂 idiriska ❤
@AliNuur-ss7hk Жыл бұрын
l love this man he’s so Fanny😂 idiriska❤❤❤❤
@Mawgaofficial2 жыл бұрын
Hadaad Aragto magaca Allah love saar❤❤❤
@Libilwstudio2 жыл бұрын
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo KZbin Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali🎉22
@suleeqocabdiraxmaan80912 жыл бұрын
Ok
@asadansu40482 жыл бұрын
Wll aanku wada salino xabiibkeena Muhammed scw scw scw (N.N.K.H)❣️🕋☝️🥺❣️
Idiriska legend keep going Number one somali commedian in youtube wxaan meesha kamaqneen captan baaruud
@NuurcaliNaxar Жыл бұрын
Ereeeee😮
@halimamohamed74312 жыл бұрын
Captan baara walahi waa qof qalbi fiican markuu maqlay ilmaha saxanka ayuu ku wareejiyey nasab nimada waa taas Illahay ha ku xafido captan baara from Canada 🇨🇦 ❤
@darishore8142 жыл бұрын
Canada daan aa markasta wareejineyso Naga jooji yaaqe mise waa ku cusub thy 😂😂
@saabiriinmohamed78292 жыл бұрын
@@darishore814😂😂😂😂😂
@queentima61462 жыл бұрын
@@darishore814 🤣🤣🤣from Canada meel wlba ku arka
@darishore8142 жыл бұрын
@@queentima6146 hhh cabsi cabsi waye meel walba ku arkaa Ano joogo Canada xita shaki aa I galay ina joogo iyo in kle 😂😂
@ahmedabdirahmannoor80662 жыл бұрын
@halimamohamed love you from somalia
@faysalogle70402 жыл бұрын
Baba jey sidad idaris uga farxisay alaha kagaga farxiyo qof qalbi wangsn tahay full recpect masul🙏🙏❤
@hudachanel24952 жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@zakighostyt64492 жыл бұрын
Ku saliya xabiibken maxamed scw🥰🥰
@mohanhanad97142 жыл бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam
@hudachanel24952 жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@Xoogsadefilms2 жыл бұрын
ha dhafin wll hadi saliga nabiga af u jedo
@iqrasalebaanmaxamed57982 жыл бұрын
Masha Allah sidaa uga farxisey idiriska allaha kaga farxiyo adna waxa heysatana allaha kuu barakeeyo aamiin
@raageomar60002 жыл бұрын
Kabtanka walahi waa shaqsi qalbifiican oo remagaal ah hore usoco pro tusaalaha dhalinta soomaaliyeed
@hudachanel24952 жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@Dr-Hashimi2 жыл бұрын
Idiriska waan ku wataa, laakin maalintaa heesaa ama fanaanimo lugaha la gashid bas waaye. Fan dambi waxaan ahayn oo aduun iyo aakhiro ka dhaxleysid malahan ee fadlan caqliga ka soco sidaanaa sharaf ku leedahay. 🙏👏👏👏
@abdiqaniqudka28272 жыл бұрын
Wallahi runti waa ladhacey idiriska runti dad badan ayuu qosolkisu noqdey farxadoda ❤ Allaha ku sharfo marwalba farxadada noo soo bandhig
@aadanmaxamedxasan2172Ай бұрын
From my Baydhabo ❤keep going ❤pro😅😮😮😮
@ahmedyussufhussein94352 жыл бұрын
Imagine how idiriska is a good Dad 👨👩👧
@mascutt_102 жыл бұрын
Both Captan Baara and IDRISKA are Funny Legends at a time ❤
@aapohooyo52652 жыл бұрын
Ku saliya nabiga scw 🥺❤️
@mohanhanad97142 жыл бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam
@mcwadaad60462 жыл бұрын
scw scw scw
@hudachanel24952 жыл бұрын
Subscribe isara wallo
@cagayaremagaalo19382 жыл бұрын
Scw
@xaliimosiidow41692 жыл бұрын
Scw
@bahsanofficial2 жыл бұрын
Idiriska you deserve more than this walahi the guy is simple honest and ever smiling.Babajey may Almighty Allah grant you more and may you not luck anything in this world.
@daadiraanas11992 жыл бұрын
Good thank you so much my sister
@hudachanel24952 жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@faataalerool96952 жыл бұрын
Oo waxan englishka maa uso qortay naa af somali ku hadal mesha somali baa dawatee
idiriska Hal talo ban siinayaa baaba cunada ayadoo afka ugu jirto haku qoslin dheh waa walal aan jecel nahay dhibkisa ma jeclin wixi xun Allaha ka badbadiyo iska iyo intii Muslimin Ah💯🙏🤲🤲
@mohamedkahrabaofficial2 жыл бұрын
Idiriska ii taabo No.1 The best Mogadishu Comedian Awards. Xildhibaanka Beelaha jareer-weyne Idiriska ii taabo
@hudachanel24952 жыл бұрын
Please subscribe isar wlky
@igafilo41292 жыл бұрын
Idiriska Baro sida qof ka ku wanajiyo thanks lo dhaho 🤝ma wngzno inad iska aamusto waa eray qofka wll kaa ah farxad galinayo 😊
3diina la aantiina sideen KZbin u daawan laheen waxa tihiin dad mar kasta u heelan sidaan u qosli laheen misna Waqti iyo qarash intaba noo hura Allah idin sharfo❤️🙏👏
@billionairebuskud48002 жыл бұрын
woow Idiriska Ii taabo ✅ Legendary Hambalyo 🤓 Faraxsane 💙
Cabtan Baara cawa walaga Qaldanyahay Raali galin halaga bixiyo Baara waa Qofka naga Qosliyo Markasta, la antiisa Game ka xararad Malaha VIVA Baara😂😂😂😂😂
@asadomar86032 жыл бұрын
War nio Captain baraa idiriska itqabo iyo baba jetway Isla jiraan legendow
@dowladahoose47192 жыл бұрын
Aabo allah ha ku dayoo🥰🥰🥰
@fadmaahmed23152 жыл бұрын
Idiriiska , he’s funny , he has patient .🏆🏆🏆👍👍👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼 brother Captain juugta ka da walaal ka 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼 keep going brothers 🎁🎁🎁🎁 . So beautiful suit . Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation Idiriiska
@maxamedabdirahman23492 жыл бұрын
Idiriska waa ka farxisay Allah ka farxiyo baaba jey ❤️🔥
@hudachanel24952 жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@sacadhassan49112 жыл бұрын
Allah. Is one 👍🙏💕
@cabdisamad5787 Жыл бұрын
Keep going team baaba is muujiya like 👍 💪
@danadahir88052 жыл бұрын
Idiriska always legend 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼💪💪💪💪
@abdulahishafi69062 жыл бұрын
Kabtan baara legend reer magaal ah waaye waku wataa brother long life ✔💯
@hudachanel24952 жыл бұрын
Please subscribe isar
@oskamoha13152 жыл бұрын
Guys you make my night everyday...team idiriska... muuqaladan oo kale noo soo badiya baba big respect greetings from Qatar...
@cabdiraxmaanmaxamed22192 жыл бұрын
🖕🖕🖕🖕
@sahantoosan90832 жыл бұрын
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwahabshukri47052 жыл бұрын
Team idiriskaa ismujiyaa
@sahantoosan90832 жыл бұрын
@@abdiwahabshukri4705 Mahadsanid walal qaali
@wiinafrica52242 жыл бұрын
Idiriska waan ku wata wllka wen 🎉🎉🎉🎉😂😂
@aliyam63032 жыл бұрын
Masha Allah qof walaalkay markada ka farxiiso adigana illahay ayaa meel an filanena ka siinayaa
@halimamohamed74312 жыл бұрын
😂😂😂 walahi idiriiska waan ku haystaa aniga markaas lee gaajo i qabataa captan baara wareerka jooji team idiriiska kor isu soo qaada please from Canada 🇨🇦
@suuqaxoolahaofficial68662 жыл бұрын
Mayee From Suuqa xoolaha 😂😂😂🤗🥺
@musaadammohamoud93102 жыл бұрын
Gormee canada ii wadee shrfee
@Hussein_Mohmd..2 жыл бұрын
From canada kulahaa yaa ku weydiiyay yaab😂
@halimamohamed74312 жыл бұрын
@@Hussein_Mohmd.. nin rag ayaad tahay uga fuq nagaha goorgadooda 100 jeer ayaan soo qorayaa Canada
@nasradiinabdi68642 жыл бұрын
Waxay ii Tahay saacadu 1:57 habeenimo walhi indhahayga waxa ka da’aya ilin ninkan walalkayga ah ee Idiriska ii taabo qalbiga ayaa i xanuuna markan arko daacadnimadiisa wxn. Balan Qaadaya inan malin Aan Fogayn aad kaaga Farxin doono walalkay Guulayso😭😭😭😭😭😭
@aliibrahim2922 жыл бұрын
Aɴɴᴀ ᴡʟsʜᴇɪ🥺
@khalettmed6986 Жыл бұрын
Nasradiin abdi nin fcn ale haku barakeyo papa
@daadirtooxoow87272 жыл бұрын
Team baaba jay iyo captain baara Sida aad u dhiiragalinaysiin wan ku farxay walaahi idinkana illahay garabkiina ha ahaado Masha allah baaba jay nolow walaal you did it👍
@sulakhafaraxaadan8552 Жыл бұрын
Idirska guul wiil qalbi wanaagsan weeye😊😊😊😅😢
@abdikadirabdirizak21182 жыл бұрын
Baaba jey please Soobadhi idriska iyo captanka they so funny wlhi we love you from Australia.
@rayaanhassan78822 жыл бұрын
Team idiriska iitaabo 🎉😂
@hudachanel24952 жыл бұрын
Please subscribe isar
@akaashyare97152 жыл бұрын
Idiriska the best comedian of the year woo uqalmaa wallaahi shactiro socoto waaye 🤣🤣👏👏♥️♥️
odayaal burco ayaan idinka soo salaamay legend baabajeey 👋
@hudachanel24952 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@jakaartoinaguuled8562 жыл бұрын
Idirisa waan iska jeclahay wlhi aqoona uma lihi blse waxaan dareemaa baaba iyo kabtan baara ineey ila mid yihiin Aad beey ujecelyihiin alle xafido sxbkeyn nooloow 🥰dar alle ayaan idin jeclhay asxaabeey🙏
@hudachanel24952 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@salmaanofficial2 жыл бұрын
🥵Idiriska nio faraha adhuqosid bas naga dhaf inta kale wakugu wadana lablabo waye cml🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cusaymaoffcial17642 жыл бұрын
captan barra legend weye ninka raga Naxaristiisa indhihisa laga garta Captan barra waliGa Ha Xumeynin Babajey
@listen_quran_102 жыл бұрын
Team iDiRiS love dhac Kusi❤️
@hudachanel24952 жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@hndalpha89432 жыл бұрын
I love this man he is so funny 😂😂❤idiriska
@hudachanel24952 жыл бұрын
Please subscribe isar
@dheereyechannel2 жыл бұрын
Three legends always legends keeps goings babejey and captan baraah and idirsika itabo another's levels best challenges 💯💪😋
@abdimohamed20342 жыл бұрын
IDIRISKA IITAABO SO FUNNY WLHI 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@kingdomak19442 жыл бұрын
Wlhy baabey iyo kabtan Bara iyo idiriska itabo zhpo zhrf badan ayaa tihiin Isha cadowga allaha idin ka ilaaliyo zhpayaal Babjey iyo kabtan baara Idiriska hala ilaaaliyo zhpyaal blz wlhy wa nin qlbi wngzn babajey adigana wx khyr qaba allaha ku ziiyo zhp
@xaajicabdicasiis17232 жыл бұрын
Intaas iyo ka badan waa u qalmaa captan idiris 😘🔥
@hudachanel24952 жыл бұрын
Please subscribe isar
@supkaproduction89442 жыл бұрын
Captain bara umadhena ma ahan keep going bro u made my nights😂😂😂
@wadajirtravels35462 жыл бұрын
Runtii idiriska waxaa tahay ruux alle subxana watacaalaa ku galadeestay daacadnimo qalbi nadiif❤ ❤❤ baba jey iyo captain baara iyo najiib ilaahey ha idinka awaal mariyo ❤❤❤❤❤
@hudachanel24952 жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@maxamedsuldan41212 жыл бұрын
BabaJey Wad Khaldantahay Waxad LaJirta iidiriiska Halaga Saro Meesha Wayo Waa Imanlayahay Waxa Ma Xadhig Ba Laga Sodayay war Ninka Ma XadHiig BA LAGA SOO DAYAY WAR WAXA XIISHOOD DAAD BA KU DAWANAYE ISDAJI
@mohamedabdiaziz36152 жыл бұрын
Canjeero daafi halkee laga helaa baba oo nuucan oo kale waan u bahanahy sxp
@maxamedcqaadirsiidi88892 жыл бұрын
Walaahi baaba jey really Ayaan ku tagera iyo team kaaga walaahi waan idin jeceshahy 😘😘