PRANK ( IDIRISKA IITAABO OO DULQAADKA KA DHAMAADAY LANA SOO BAXAY WAJIGIIS KALE)

  Рет қаралды 143,184

Captan baara official

Captan baara official

Күн бұрын

Пікірлер: 552
@cabdirixmaanducaysane3272
@cabdirixmaanducaysane3272 Жыл бұрын
team idiriska dulqaadkii naga dhamaaday😂😂😂😂
@abukarabdale9277
@abukarabdale9277 Жыл бұрын
Saa eid
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Alle Baa Mahad Iska Leh Oo Muslim Iga Dhigay Alx ❤
@Abdi__rahmaan
@Abdi__rahmaan Жыл бұрын
Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏
@muqtaarcali7155
@muqtaarcali7155 Жыл бұрын
Scw scw
@zakiaswad3100
@zakiaswad3100 Жыл бұрын
Ku saliya xabibken maxamad scw ❤
@xafsadahirladan
@xafsadahirladan Жыл бұрын
Hadii aad artiye magac nabi maxamed scw scw like ❤sare
@Libilwstudio
@Libilwstudio Жыл бұрын
Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤🎉
@muxsinyare4745
@muxsinyare4745 Жыл бұрын
Prank macan badan ayuu ahaa kabtan legend idiriska😂😂
@mohamedomar610
@mohamedomar610 Жыл бұрын
fake haram prank
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jeclaa oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲
@M.Abdull24
@M.Abdull24 Жыл бұрын
Idiriska is not easy 😂😂✊
@saabirosca2627
@saabirosca2627 Жыл бұрын
Kabtan blz waa iga codsi bart two soo same wllhi qosolka.iga dhamady😢😀😀😀😀
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
😢😢Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato🥺👋
@xaliimaxaliima7983
@xaliimaxaliima7983 Жыл бұрын
Hye sxb
@alkheyr4
@alkheyr4 Жыл бұрын
اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@idirismuqtaarmaxamedidiris6
@idirismuqtaarmaxamedidiris6 Жыл бұрын
الهم صلي وسلم على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@sahramohamudali663
@sahramohamudali663 Жыл бұрын
idiriska dulqaadki o qof wlh ❤❤
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
Idiriska isn't not easy 💯🔥😂
@alhuddaprimaireandsecendry2088
@alhuddaprimaireandsecendry2088 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅
@saaloabdiqadirmohamed3941
@saaloabdiqadirmohamed3941 Жыл бұрын
Isn't not easy wligey ma maqlin😂😂😂😂
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato wll 🖤😢
@omar_hassan7158
@omar_hassan7158 Жыл бұрын
Horay usoco saaxiib ❤
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 Жыл бұрын
Idiriska caadi maaha gabadhan shahleey soo wareertay waaye kulahaa 😂😂😂😂
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Waa wax a isla ogyahy qolkan waa Qolki Abdullahi akanu prank ku sameenaayay kabtanka 😂😂
@mascuudabdirahman6561
@mascuudabdirahman6561 Жыл бұрын
team idriska hadii anhay dulqaadka aa nag dhameysay kabitaan🙏🙏rali galin aa karabnaa lph🙏
@hudaali2932
@hudaali2932 Жыл бұрын
Wan Xanusanhy isoo Duceeya Wll Waa Bil Ramadn Waliba 10Kii U Danbeeye😭😭😭
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 Жыл бұрын
Illahey haku cafiiyo walashey macan cafiimad sarec ah illahey hakusiiyo
@wllhero4859
@wllhero4859 Жыл бұрын
Allah ku cafiyo bayo
@LailoHussein-fp1ry
@LailoHussein-fp1ry Жыл бұрын
Allah ku caafiyo 🥹🤲🏻
@hassanabdinorali6093
@hassanabdinorali6093 Жыл бұрын
Alle haku cavio wll
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Alle haku cafiyo
@bisharoabdullahi5726
@bisharoabdullahi5726 Жыл бұрын
Idiriska waxyr saaan isooo neeftuuree😅😅😅 maaamel jogtit
@ayoupadenmoha5138
@ayoupadenmoha5138 Жыл бұрын
Qoftaa wexeedu prank wuu dhaafay gadaal bay caadi uga dilaysa inay ka xanaa jiyaan bas baa larabay idiriska waa maskiin nio 👊
@cabdicalixasan4566
@cabdicalixasan4566 Жыл бұрын
Gabadhii ma,raaligelisey captain Bara
@ahmeddholal8780
@ahmeddholal8780 Жыл бұрын
Idiriska legend waaye igu soo dagdag maah 😮😮😮
@mohamedsaciid4201
@mohamedsaciid4201 Жыл бұрын
Captain Baara maanta macalin dugsi Ayaa u ekatay😂😂
@aftaaraftaar4951
@aftaaraftaar4951 Жыл бұрын
Beentaa maaha😂
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️😢😢
@CabdiQaadir-gi1jd
@CabdiQaadir-gi1jd Жыл бұрын
Idiriska legend waaye foodada kadaaya Hala raali galiyo
@idleabdi9835
@idleabdi9835 Жыл бұрын
Cabtan wlhi funny weya he know how to act prank wlhiii ...team macamisleeey keep shining
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Kabtanka waa la fahma wixiisa sidu isku qalajinaayo ka bad badis inu samenayo waa la fahma 😂😂
@abdirahmanmohamed2633
@abdirahmanmohamed2633 Жыл бұрын
Wlhii idiriiska inu maanta oo sidaas lo galo oo wali ba vidéo laga dubo wlhii uma kalmo😢wlhii masakiinka wad ku jeesjeesteen ee farxadino ka talinayaa😢aax idiriiska ilahay waxan uu baryaya inu aad idinka ficiin oo la shakeysto yaa rabii🤲
@aminhafid2946
@aminhafid2946 Жыл бұрын
It’s prank don’t worry 😢😅😅
@maxamedcusmaanyare7550
@maxamedcusmaanyare7550 Жыл бұрын
Idriiska nin iimaan leh waaye asoo wallahi dhahaayo ma arkin
@amiinabdi5094
@amiinabdi5094 Жыл бұрын
The legend kabtan baara best actor 💯🙏
@profalcadaala
@profalcadaala Жыл бұрын
Asc❤❤❤Akhyaarey Ramadan kariim Fadlan nagu soo biira oo cimaamadiina nagu sharfa insha Allah
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 Жыл бұрын
Keep going my pro captain baara 👍 👌 💛
@sahramohamudali663
@sahramohamudali663 Жыл бұрын
Tiim idiriska dulqadki naga dhamaday wlh
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Жыл бұрын
Cabtanka jiliinkiisa beela waaye 🥰👑
@mahamedcade9710
@mahamedcade9710 Жыл бұрын
Fiiri kantaan ciyaartii laastiiga oo garin idin ku jirto soosameeyaa adi iyo baaba key vs legend idiriska
@adnocadeey
@adnocadeey Жыл бұрын
Jlhhhh manta san ufaraxsanhy lee waxan sugayaybo wa idiriska itaabo hore usoco abowe kabtan.bara 😂❤❤❤
@dahirabdi3069
@dahirabdi3069 Жыл бұрын
Be together, captain Baara, your KZbin is the best wallahi. Wish soo much success my brother and keeping going.. funny and well done videos every time. Never disappoints 😂😂😂
@sureyabuuwe4824
@sureyabuuwe4824 Жыл бұрын
J
@mohasilent
@mohasilent Жыл бұрын
Idiriska wee ku kacdey 😃😃😃 hore usoco kaptan team be together 💪💪💪💪
@mulkihassan43
@mulkihassan43 Жыл бұрын
Idiriska the legendary 🎉😂❤
@TMNJRY-ux5jc
@TMNJRY-ux5jc Жыл бұрын
Idiriska 🤴wax kale waaye legend waaye
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 Жыл бұрын
Idiriska Walahi waa daacad Waxeeba aheed in oo ilkaha ku dhufto wiilka Gorkiisa gaaray
@IbrahimmaxamedIbrahimmax-iu4tl
@IbrahimmaxamedIbrahimmax-iu4tl Жыл бұрын
Idiriska kulaha shaxlay so warartay waye😂😂
@daahirnuur6305
@daahirnuur6305 Жыл бұрын
walee idiriska waxbadan wan Sugey Faaynali walasoqabtey ninka cadi ma ahan wa adag yahay legend waye hhhhh Cabtanka Dadbadan Soqawo si aan dawecadoda Uaragno mahadsanid lpx
@tawakalahmed3883
@tawakalahmed3883 Жыл бұрын
Idiriska wuu xushmad badan yehe. Inta prank aa daawade kuli kabtanka wee ku xanaqen marku ku qeyliye lakini idiriska asagoo lakala tuure xita muu xanaaqin kabtanka. Walal qaali eh waaye wlhi
@Libilwstudio
@Libilwstudio Жыл бұрын
Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤🎉
@alidaimond6616
@alidaimond6616 Жыл бұрын
Kabtankeyga Waakuwataa aniga wallahi
@farxanibrahim4814
@farxanibrahim4814 Жыл бұрын
Idriska itaaw waji cusub ayuu la soo baxay wlhi😂😂 mar bdn wuu na ka qusulsiyey manta asoo xamaq san waa na ka quslulsiyey😂😂
@maarigfabio-qt9lm
@maarigfabio-qt9lm Жыл бұрын
Kabtan iLaahay kabaq ramadaan waay3 dadka naxdinta kadaa nooh😢😢
@cashoxasan
@cashoxasan Жыл бұрын
Kaptan prank dadkan sanaa u kar karihee adigana Aad ayaad u xanag badan tahay sidaas mahan cadaalad
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰
@HassanHassan-no7iy
@HassanHassan-no7iy Жыл бұрын
Babajeey Snapchat kiisa qofkii dawaday Wuu ogyahay inu fadhiyey Markii la duubayey😂😂😂
@Yaasirofficial
@Yaasirofficial Жыл бұрын
Legend waxan wala isla ogyhy 😂
@XuseenMaxamuud-tu4mc
@XuseenMaxamuud-tu4mc Жыл бұрын
Wllhi idris baranki lagu samaynaayo aad ayaan ugu qoslaa soo badi
@xamaadamodric2132
@xamaadamodric2132 Жыл бұрын
Prank xoogaa macquul ka dhiga baba jey fashiL waaye wxiisa😅😅
@najka4848
@najka4848 Жыл бұрын
Babajey kii idirsow lahaa sowmaha Mxa dhcy Mxa la dhahaa 😂😂😂😂 Somali prank
@guchos10
@guchos10 Жыл бұрын
Baara big man wllhi taageero number 1
@abdikanimohamed2512
@abdikanimohamed2512 Жыл бұрын
prankiyadaan way igu socdaan wllhi k.para big fan 😊😂
@abdalaaragsame1046
@abdalaaragsame1046 Жыл бұрын
Waa sugaayay prank gaan thanks baaba😂😂😂
@dhuudhuub
@dhuudhuub Жыл бұрын
26 minutes 1k like wllhi another level keep going bro
@raashidmohammed5115
@raashidmohammed5115 Жыл бұрын
Kabtan baara wax lagu kaftamo iyo wax lagu kaftamin ba jira😭😔
@AhmedMohamed-su6mm
@AhmedMohamed-su6mm Жыл бұрын
Musalsal lamagac baxay prank gormu so dhamana 😂
@fartundahir5877
@fartundahir5877 Жыл бұрын
Batuu an dhaha adne bauu laga raba😂😂😂😂 war ninka dhib bdna ragan nagahoda qosol iyo sheeko wa ka dhargen nin amusan nolasha kuma ficno amusnanta xoga gabadha ku roon
@marhoresameeyey8580
@marhoresameeyey8580 Жыл бұрын
Anigoo prank og in laisla fahamsanyahay hadana like idin saarey waayo waad dadaasheen
@qeskacabdulahi811
@qeskacabdulahi811 Жыл бұрын
waan ku taageeeraa frome marko
@samriinahmohammed8181
@samriinahmohammed8181 Жыл бұрын
Wxaan sugnaba waa Beeley😭😂
@BintiyeE1234
@BintiyeE1234 Жыл бұрын
Captan baara best actor 😊😂
@axmadnuur-ft7wy
@axmadnuur-ft7wy Жыл бұрын
Ninka raga hda 90ka ka geyso wa qasab inuu iska ka dhiciyo
@XafsaDaahir-be1ky
@XafsaDaahir-be1ky Жыл бұрын
Hadii aad artiye Allah ❤like sare
@abdikhaniomaar9556
@abdikhaniomaar9556 Жыл бұрын
Idiriska wllhi maskiin waaye
@zakariaabdullahi384
@zakariaabdullahi384 Жыл бұрын
Salada hala Ramadan karem
@caisharizaq9017
@caisharizaq9017 Жыл бұрын
Gawadhan shaahley so wareertay waye kulaha wlhi manooli kaptan wanku wadana anaga team idiriska wan idin wataa😅😅😅😅😅😅
@maxamedfanax1233
@maxamedfanax1233 Жыл бұрын
Wall yaal yaa dharka ciida iigadaaya oo iga farxinaya 😢
@fifafootball544
@fifafootball544 Жыл бұрын
Idiriska 💯 xishmad captan baara markoo kal tuuraaye iyo markoo camaamada kusoo tuuraaye hadal hadaa kumasoo celin idiriska legend😍
@cannavaroatletiko409
@cannavaroatletiko409 Жыл бұрын
@feysalfaarax5071
@feysalfaarax5071 Жыл бұрын
NABIGA KU SALIYA💙
@aazizmohamed2616
@aazizmohamed2616 Жыл бұрын
Gabadha waa jilaa weyn another level iga dheh
@halimahassan6688
@halimahassan6688 Жыл бұрын
Ar idiriska waan sugaynay baara horay usoco 🎉❤
@cabdiladhiifgoomey8751
@cabdiladhiifgoomey8751 Жыл бұрын
idriska ku ororad ma ahan 🔥🔥🔥
@kokeofficial9778
@kokeofficial9778 Жыл бұрын
Idiriska is not easy 😂
@farhaandahirhassan2751
@farhaandahirhassan2751 Жыл бұрын
Baara waa codsi challenge AF dhagool soo sameeyaa pleale please🙏
@Libilwstudio
@Libilwstudio Жыл бұрын
Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤🎉
@Fananayman563
@Fananayman563 Жыл бұрын
Idiriska isn’t easy 😂
@superprrime
@superprrime Жыл бұрын
Wuu qaatay xariifkii😂😂
@sadamahmeddubane9739
@sadamahmeddubane9739 Жыл бұрын
Team Idirska hada nahay xoogena ku tashaneynaa 😂😂😂
@mohamedfarah7032
@mohamedfarah7032 Жыл бұрын
Kabtan plz baranamishka adi ii baba jey e forada burka ino so same xalwo la aan labo gacan dhel sida isku rafadineysan cadi ma ahan Munich ban kaso salamaya kabtan 🙏🙌
@USAAMEMAXAMED-kd3gf
@USAAMEMAXAMED-kd3gf Жыл бұрын
Shahleey soo wareerty kuluhaa😂
@nimcomowliid2820
@nimcomowliid2820 Жыл бұрын
Baaquli boy ku samee kabtan asagana 😅😅
@edlinhozimbaedlinhozimba
@edlinhozimbaedlinhozimba Жыл бұрын
Team idiriska dulqaadkii naga dhamadey🤣
@lakiboy3586
@lakiboy3586 Жыл бұрын
Team idiriska hada nhy wax wan bobsinaaa😂
@abdullahihirsi4455
@abdullahihirsi4455 Жыл бұрын
Kabtan bara waxan kalayabey qeylida marku wax matalayo kabtan iska daa qeylida inta un ba ka dhiman 🫵😉
@fadumawarsamemumin4232
@fadumawarsamemumin4232 Жыл бұрын
Idiriska mid mah shahleey sowareertay waye kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Ismailkhaatumo199
@Ismailkhaatumo199 Жыл бұрын
Captanka ayantan waa kuwata prankiyadada real wye waxana lagu fahma kan fake ah iyo kan runta emotinalka guleyso poe🖐👑
@maarigfabio-qt9lm
@maarigfabio-qt9lm Жыл бұрын
Masliin waaye wlhi idiriska😊😢
@Kiki_afcad-c9d
@Kiki_afcad-c9d Жыл бұрын
Ugu danbayn codsigeena waad tixgaLisay Thank you captain 👍
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan Жыл бұрын
Ana garab kaga bahan sxb muqalka muqalka an so dhigay so dawo sxb hadu ku qanciyay waxle isar 🙏
@moamiir4293
@moamiir4293 Жыл бұрын
Ku saLi NaBiGeeNa muhamed ❤🥰💝
@ayuubbebe0625
@ayuubbebe0625 Жыл бұрын
Legend baa tahay kaptan baraa
@warsanshariif2415
@warsanshariif2415 Жыл бұрын
Kabtan baara guleyso waliga wlakeyga wxad tahay quf qaligisa nadif ah oo dad jecel❤❤
@deeqowaxmed
@deeqowaxmed Жыл бұрын
Kabtan baara wan ku wataa bro wlh blh tlh tageero buuxo ayaa kuu ahay hadaan waxne jaclahay sidaa dadka ugu weshid baara guul sxb mcn horey usoco broo idiriska inlaga waalo wn rabay sxb mcn
@guleidmawlid9959
@guleidmawlid9959 Жыл бұрын
RUWAYAD LOO BADALAY PRANK IYO 2023 👅
@iqraaxmedmaxamuud1024
@iqraaxmedmaxamuud1024 Жыл бұрын
Ma dafi laheyd marka hadaa deen ku soo qaadan 😂😂😂 baaquli boy ummaddeena maaha
@MohamedAmin-xi6vy
@MohamedAmin-xi6vy Жыл бұрын
Hal talo sxb inkastoo aad iga qoslisid kabtan baara prank beenta lacagta aad ka shaqayso caruurta aad ku quudiso uma fiicna programs kale fiican wd sameesane ku socda
@wllkasanadka1424
@wllkasanadka1424 Жыл бұрын
yaa kuso xigo o miiska saran😅 best prank igu imow kabtan baara legend✌
@farahmahad9916
@farahmahad9916 Жыл бұрын
Captain ani wan kadalay prank binta Khalas, inad ee waashed aya rabta
@najmanooradannoor2689
@najmanooradannoor2689 Жыл бұрын
Ala manolii wujiged firi kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂 shaxley so warertee 😂😂
@ramu5410
@ramu5410 Жыл бұрын
Prankigan non stop ah muxu aha 😂 😂😂
@aadantaatiko1196
@aadantaatiko1196 Жыл бұрын
Wllhi waa fuury baabajeey baftirkiisa ku xiji 😆
@abbaasmusse1061
@abbaasmusse1061 Жыл бұрын
GOAT 🐐BAARA BAC AA IGA SIISAY wlhi idiriska wuu isku soo shiiryay yaa u riyo saacaan 😂😂😂😂😂😂😂😂. BE TOGETHER
@kabtansiisi4946
@kabtansiisi4946 Жыл бұрын
Gabadhaan shaashlay soo wareertay waaye wajigeeda fiiri kulaa 🤣🤣🤣🤣🤣
PRANK IDIRISKA II TAABO AYAAN U KEENAY ASKAR XIRTA😭
19:26
Baaba Jeey
Рет қаралды 232 М.
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 66 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 35 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 3 МЛН
PRANK IDIRISKA II TAABO AAN KU SAMEYAY XAASKEYGA IGU DIRTAY
16:16
Abdalla Buurane
Рет қаралды 115 М.
BIG GAME IDIRISKA IITAABO IYO WASIIR SHABALASA NAA LUQ MAANEY🤣👈
23:50
PRANK XAFAAYAD ( MURSAL OO LA CELIN WAAYEY IYO KABTAN BAARA OO DHIIGA KA KARIYEY)
18:15
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 66 МЛН