No video

KABTAN BAARA VS IDIRISKA : CHALLENGE XALWADA IYO CIQAAB ADAG OO LAGU SOO DARAY MARKAAN - QARAAXO

  Рет қаралды 105,566

Captan baara official

Captan baara official

7 ай бұрын

KABTAN BAARA VS IDIRISKA : CHALLENGE XALWADA IYO CIQAAB ADAG OO LAGU SOO DARAY MARKAAN - QARAAXO

Пікірлер: 412
@Captanbaaraofficial
@Captanbaaraofficial 7 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/fpKyZppngK98o5Ysi=R2cKNsd6MSheNdWp❤❤
@saabirosca2627
@saabirosca2627 7 ай бұрын
Idiriska is adkee nio cagaan ayanta waalagu hestaa waa lagaa adagyhy ayantan is adkee nio waku tageronaa waxna ma taroosid see cml san wax ka bdl nio😢😢😢😧😬
@aadanxasan4498
@aadanxasan4498 7 ай бұрын
War kisoociliy
@sirtanolosha6260
@sirtanolosha6260 7 ай бұрын
Wad ku dhaantese 😅😅😅😅
@Updull44h1
@Updull44h1 7 ай бұрын
Noo soo badiya 😊😊😂
@Halalmiir
@Halalmiir 7 ай бұрын
Saxib baara aad ayaa kula socdaa reply I am from djibouti 🇩🇯
@user-xs2yy6eg2r
@user-xs2yy6eg2r 7 ай бұрын
Captenka waaa waa qarartaa zxp xasidna wadtahy
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 7 ай бұрын
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 7 ай бұрын
Camera man qosol ayuu u dhintay 😂😂
@Fariidoabdirahman598
@Fariidoabdirahman598 7 ай бұрын
Naa bax gacantadu ma fadhise qaab daraad noogu marise😂😂😂😂😂😂 Big fan idiriska
@AbdulaahiMohamed-ol1vs
@AbdulaahiMohamed-ol1vs 7 ай бұрын
𝐍𝐚𝐚 𝐛𝐚𝐱 𝐠𝐚𝐜𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚 𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐬𝐞😂😂
@user-fb6gl4zb1v
@user-fb6gl4zb1v 7 ай бұрын
😂😂😂😂 Idirka big Fani Walhi
@user-ft2iz3qg7o
@user-ft2iz3qg7o 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@user-my9de8tg2o
@user-my9de8tg2o 7 ай бұрын
Somah😂😂😂😂
@salkashale52
@salkashale52 7 ай бұрын
The English is not englishing 😂😂
@yayemo7130
@yayemo7130 7 ай бұрын
Inder captan baara tan nooso badiya wllhy waxa kaliyata een sugaa waa tan barnamijkan aadban u jeclhy aniga iyo dhaman tagerayashaduna big respect legend❤
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 7 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamy 😂😂
@Engjamaalcumarcali
@Engjamaalcumarcali 7 ай бұрын
Wan kaa qadey sxb
@MohamedMokluo
@MohamedMokluo 7 ай бұрын
Captanka 7 Vs Idiriska 5 the winner 🏆 is captanka... congratulation my brother
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 7 ай бұрын
Wlhi idriska waa best comedian mashaAllah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zakariaissahaque
@zakariaissahaque 7 ай бұрын
Legends of the game be together forever ❤
@Fananayman563
@Fananayman563 7 ай бұрын
21hours + view 38.051k its another level keep going this chalenge we watch more than 10times wllhi kama xiiso chalenge gan captan noo joogtee ina ader habenka danbana baaquli xaga danbe ha taagnaado😂❤
@boqoradaotanga5808
@boqoradaotanga5808 7 ай бұрын
Wan idin wata abti iyo idriska beg fani walhi ❤guleysta
@xasancutti8422
@xasancutti8422 7 ай бұрын
Wllke Idiriska Ani waku wataaa Wlhi ninka Iga Qosliay
@unknowncall3r
@unknowncall3r 7 ай бұрын
idiriska waa u qiray wlhi funny waaye 😂😂
@amirasharif9385
@amirasharif9385 7 ай бұрын
Wcs wr wb guul iyo gobanimo my bro
@user-es4ij3vv6q
@user-es4ij3vv6q 7 ай бұрын
walaahi qosal Ayaa isku ciliwaaye noso badiya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wllimaas-qk3um
@wllimaas-qk3um 7 ай бұрын
Two legends waa idin wataaa
@hamzeupdy9731
@hamzeupdy9731 7 ай бұрын
IDIRISKA IS NOT EASY😂❤
@Mushtak8231
@Mushtak8231 7 ай бұрын
Kabtan sobadiya plz barnamijka idiriska Fani waa wlhi Barnamijka dartiis u firsadaa😅
@Abdulkadir____Ahmed
@Abdulkadir____Ahmed 7 ай бұрын
Malmahan dhan ayan sugayay 😂😂
@caskahappy
@caskahappy 7 ай бұрын
Halka barnaamij aanku heesto 😂😂
@abdifitahjarmal9908
@abdifitahjarmal9908 7 ай бұрын
Sxb kabtan baara challenge gi lastiga oo gacanta halmr hanogula cimaamado pro
@user-nf1pp4jh8g
@user-nf1pp4jh8g 7 ай бұрын
Idiriska fani waye
@user-cq8mh2sp3r
@user-cq8mh2sp3r 7 ай бұрын
𝐍𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐝𝐚𝐫𝐲𝐨𝐨𝐨😂😂😂
@wllcamavinga-oi7ru
@wllcamavinga-oi7ru 7 ай бұрын
Soo badi plz captain baara keep going brother coming soon 500k I.a
@najahhasan7524
@najahhasan7524 7 ай бұрын
Captan la,aaanta qosol la,aan
@riyale45
@riyale45 7 ай бұрын
God talnt gulysta adun iyo akhiroba
@abdikadirugaas7628
@abdikadirugaas7628 7 ай бұрын
Masha allah captan boqolaal stress haayo ayaad u tahihiin horay u soco Sxb guul iyo gobanimo
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 7 ай бұрын
xitaa camera maanka waa qoslayaaa😂😂😂🤣🤣
@Nur.Ducale
@Nur.Ducale 7 ай бұрын
Qosolka hoos kayeerooyo waa iga gadanyahay😂😂😂😂
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 7 ай бұрын
Captan soobadi please wlhi waa furay qosol😂😂😂😂😂 we love you from Australia❤
@user-lc8bz9pb1z
@user-lc8bz9pb1z 6 ай бұрын
saaxiib aistralia inaan imaado rabay
@sahalamiin44
@sahalamiin44 7 ай бұрын
Kabtan WLL so badi Bari jimco waye zxb I love bro
@Zhraaay2024
@Zhraaay2024 7 ай бұрын
Idiriska funny waaye wllhi 😅😂❤
@user-oe2zv7db3g
@user-oe2zv7db3g 7 ай бұрын
Big leng kaptan bara❤❤❤❤
@quenmaida1376
@quenmaida1376 7 ай бұрын
Idiriska iyo kabtan baraa wlh waxa tihiin rag is fahmay halkaa ka sii wada
@user-vr4fm3nh6f
@user-vr4fm3nh6f 7 ай бұрын
Aamina mina mina kulaha kaptan funny socdo waaye anyway guuleyso zxp
@cawiifmohamedabdullahi1240
@cawiifmohamedabdullahi1240 7 ай бұрын
Wa marki igu horeysay ee an comment ka dhiibto chanel,ka kantan bara waxan kuso jeedin lahaa madama ad bulshada idin,ku xeran an nahay e ad madadaalo un ino sameysan sida xaasidnimada leh ee ad kula dhaqanto ninkan ka daa si caadi ah o xanaq laheyn u chaleng garee sxp waxan aragna si xaasadnimo iyo aarsi ay ka muqato ayad u saarya isagane ma ahan nin caqli ku ciyaro o mana ahan dadka xanaqo sxp ciyaarta umba u muhim ah taladan inad qaadan donto ayan rajeyna ee ad u firin donto sxptinimo✌️
@user-ss7eh9on1x
@user-ss7eh9on1x 7 ай бұрын
Ha wNkula qabaa sxb xoog ayuu ugu dhifta marwalbo
@yahyeawizta6571
@yahyeawizta6571 7 ай бұрын
Naag aa qaaday
@abdirahmanafey7193
@abdirahmanafey7193 7 ай бұрын
Inta duhurki daawaneyso 😂
@maxamed912
@maxamed912 7 ай бұрын
Idriska walhi funy waye😂
@user-gk9ii8tw3j
@user-gk9ii8tw3j 7 ай бұрын
Wlhi sidan u qosley apid uman qoslin 😅😅😅😅kaptan baara game kan uspuci lapa video oo waali ah oo game kan ah 😆 😅 aya repna ilahay dampigina io ki walidkinpa ha dhaafo ❤
@HassanMohamed-wg1zd
@HassanMohamed-wg1zd 7 ай бұрын
Captain bara malinta noo qurxisaa
@yasiinahmed3453
@yasiinahmed3453 7 ай бұрын
Anaa ugu horeeyo masnta❤
@Diesel_M
@Diesel_M 7 ай бұрын
2 dan shactarolayal waye, ksbtan baara So badiya alabtan
@Mustapha3840
@Mustapha3840 7 ай бұрын
2 nin oo isfahanty Mnsha Allah ❤
@user-qn3hl2og6p
@user-qn3hl2og6p 7 ай бұрын
Dhaga abtan ninkii idiriska waad bahdishay waa ku sidee horta waad ina madadaalisaan❤❤ aad baan idin jeclahay
@nasiribrahim3878
@nasiribrahim3878 7 ай бұрын
Captain baara keep it up fadlan keen idriska iyo wasiir shabalaza. Iyo saxiibkeey dagaalaye
@luluoahmed9332
@luluoahmed9332 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 i love this two funny guys ❤❤
@user-yr3rx6sk9w
@user-yr3rx6sk9w 7 ай бұрын
😂😂😂 khadroyy kaptanka ciyarta kada😂😂😂
@saabirosca2627
@saabirosca2627 7 ай бұрын
Idirska maalin walbo wejiga aa lagu buxiyaa wana laga tagaa is adkee nio😬
@libaancali7272
@libaancali7272 7 ай бұрын
❤ Captan Baara legend wanku salamay inbadan ❤
@AishaMohamed-lm9dq
@AishaMohamed-lm9dq 7 ай бұрын
Tageraha kabtanka meldher hakaradinin wakan 😢❤
@Goatleed
@Goatleed 7 ай бұрын
ASC
@user-oq5xu7hd3k
@user-oq5xu7hd3k 7 ай бұрын
Labadiina bas challenge noosameeya wax kale maba rabno malin kasta noosaneeya waayo lakama daalaayo daawashadiisa
@SafiyoCandirashiid
@SafiyoCandirashiid 7 ай бұрын
Idiridka wakuwata eeboow❤❤❤❤❤
@user-ss7eh9on1x
@user-ss7eh9on1x 7 ай бұрын
Kan camerada kagadaleyo kii shuluqi miya
@daacadyare196
@daacadyare196 7 ай бұрын
Idirska ii taabo kulaha hadhahdo Musik playman
@queenzahara7828
@queenzahara7828 7 ай бұрын
Kkkk naya qadrooy kaley bihiyaha bananka ku dadii
@user-vj5om6rp9t
@user-vj5om6rp9t 7 ай бұрын
Kabtan ayaan tan. Wad iloowda qadashada xalwada
@user-ho9zh5qg3h
@user-ho9zh5qg3h 6 ай бұрын
Anago dawaneyno fuurne kuwa camirada kadasheyda jogana kwrn😅😅
@jamaalhassanmabruk.4553
@jamaalhassanmabruk.4553 7 ай бұрын
Camir maanka qosol ayuu idhinty 😂
@Balayax-office
@Balayax-office 7 ай бұрын
Laba legen walahay ❤
@hsss698
@hsss698 7 ай бұрын
Man to man game kalia ika qoslsio kuwataa k.paaraa nolow seed😅😅😅😅
@user-zm6ve1um6n
@user-zm6ve1um6n 7 ай бұрын
Be together forever kabtanka legend
@Diesel_M
@Diesel_M 7 ай бұрын
Idiridka 😂😂😂😂 shactarole waye wallahi, ani gal ma ahay kulahaa
@cabaasjeejeey4813
@cabaasjeejeey4813 7 ай бұрын
Idiriska iga afkeey ciyarta burka sifican usaar kabtanka
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 6 ай бұрын
Naa qadrooy hee hooyo naa kaali baaldigaan biyaha soo daadi hooyo basalaa ku jijirto naa kabixi basasha ihi hi'i basal qaadadiina waa ku jirtaa hooyo naa qaad banaanka ku daadi naa meesha haku daadin haku daadin naa naa naa😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤🎉🎉🎉✌️✌️✌️
@ahmedgadac2525
@ahmedgadac2525 7 ай бұрын
Naa khadroy 😅😅😅
@pessakariye1101
@pessakariye1101 7 ай бұрын
Idiriska itaamo nio ereyada xgeeh ka keena horta is dhibi maayo 😂😂😂
@user-iz9ry4fg6b
@user-iz9ry4fg6b 7 ай бұрын
k.baara idiriska woxoo keene cunuga canasii idiriska ka aarso ciyartan wuu ku gaade
@DucaysanAli
@DucaysanAli 7 ай бұрын
Camera manka kagara wufure😂
@user-qu4zd7rh6u
@user-qu4zd7rh6u 7 ай бұрын
Kabtanka wax qoso badan waye wllhi soo badi kabtan 😂😂😂😂😂😂
@abdifatah7984
@abdifatah7984 7 ай бұрын
Idiriska itabo is a legend 😂😂😂😂😂😂😂 nasalba kujirta kulahaa
@user-gi7pk2gv1r
@user-gi7pk2gv1r 7 ай бұрын
Soo badiya muuqaalkan
@caaqilyare2426
@caaqilyare2426 7 ай бұрын
Camera men laugh 🤣🤣🤣 Guys 🤣😅🤣
@ABU_AXNAF
@ABU_AXNAF 7 ай бұрын
My fav KZbinr. captain baara
@mohamoha6373
@mohamoha6373 7 ай бұрын
Mar walibo oo idiriska uu istajiyo wan kufarxaa ,wayo qorsha cusub ayu laimana😅
@oumalkairemahamoud8685
@oumalkairemahamoud8685 7 ай бұрын
Asc kabtan plz adi iyo Idriss ka noso badsha ciyartaan 😂😂😂
@iqraahmed4595
@iqraahmed4595 7 ай бұрын
Wa dhinte iga so gaara 😂😂😂😂 my favorite youtubers ❤
@abdiorre4612
@abdiorre4612 7 ай бұрын
😂😂😂
@SareyFarah
@SareyFarah 7 ай бұрын
Kabtan baara salan sre kaptan🤚
@daadircabdi7460
@daadircabdi7460 7 ай бұрын
Waa laga badiyay idiriska 5 I 6k
@rahmomuhudin8481
@rahmomuhudin8481 7 ай бұрын
Wlhi wan iska jeclahay kuwan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-cf2bd2cq4z
@user-cf2bd2cq4z 7 ай бұрын
Naqdroy ha hoye kkkkk😂😂😂😂 😂😂😂banakakudaadi😅😅😅😅
@c.raxiinxuseencabdulle5248
@c.raxiinxuseencabdulle5248 7 ай бұрын
MAN TO MAN
@zakizaza9046
@zakizaza9046 7 ай бұрын
Wllhi waa iga qusliyen nolada idiriska iyo kaptan ka 😂😂
@saabirosca2627
@saabirosca2627 7 ай бұрын
I love this man idiriska Big funn wllhii😁😁😁😁✌
@amandalutra9316
@amandalutra9316 7 ай бұрын
Bd waa idin wataa
@halbeegmedia3585
@halbeegmedia3585 7 ай бұрын
Wlhi Waa qoslay Kal iyo Laab Waliba thanks 😂
@omarmohamed-ri3uo
@omarmohamed-ri3uo 7 ай бұрын
Kkkkkkk idiriska wn ku wata wlh captan wn idin wata sxb keep going
@user-li2kq1xy4r
@user-li2kq1xy4r 7 ай бұрын
Naa qadrooy😅😅
@omeralbashiir6150
@omeralbashiir6150 7 ай бұрын
Captanka caadi ma tihid
@malivines4945
@malivines4945 7 ай бұрын
Be together captan😂
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 7 ай бұрын
Captankii waa la mayd garaacay caawa😂😂😂
@abdirisaqabdirixman7186
@abdirisaqabdirixman7186 7 ай бұрын
Kaptanka Baara +Idiris Iitabo = Tallanted +Funny (Aar Idiris Shp Geeridu Haku Ilawdo Naa Bax Gacantaadu Ma Fadhidee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Maanka683
@Maanka683 7 ай бұрын
Idiriskay ubadan tahay jugtu wxu kuwasha maku jirtaaa😂😂😂😂
@naasirdaauud
@naasirdaauud 7 ай бұрын
Idirska itaabo wllhi soo funny😂😂😂😂
@ahmedgadac2525
@ahmedgadac2525 7 ай бұрын
Cali uraye 😂😂😂
@yarkabisha9326
@yarkabisha9326 7 ай бұрын
Idirska legend baara meel iska saar😂
@AbdiJama-nv3ym
@AbdiJama-nv3ym 7 ай бұрын
Kabtan legend jaamac isoo dheh dada a iska buusahee❤
Harley Quinn's revenge plan!!!#Harley Quinn #joker
00:59
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 5 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 30 МЛН
Cunaaye iyo Idiriska dawo
2:42
Cunaaye official
Рет қаралды 1,8 М.
AQOON LA AAN WAA IFTIIN LA AAN
26:32
IDIRISKA IITAABO
Рет қаралды 19 М.
Harley Quinn's revenge plan!!!#Harley Quinn #joker
00:59
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 5 МЛН