CAQIL YARE HEES AROOS OO LOGU TALAGALAY ADNAN & ZAMZAM PART3 BY AFLAANTA STUDIO

  Рет қаралды 502,417

Aflaanta Studio

Aflaanta Studio

Күн бұрын

Пікірлер: 338
@yaasiinabdirahman7771
@yaasiinabdirahman7771 5 жыл бұрын
Aflaanta Studio Comments anigaa Ugu horeyoH Love ii zaar Bina igu QapoH Taagero kuu ahay Walal
@maxamedabdi1925
@maxamedabdi1925 5 жыл бұрын
Axamadbiifi
@communitybuilder1048
@communitybuilder1048 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/a5XIfqF9eKeDipI;
@abdullahfhirsi6646
@abdullahfhirsi6646 4 жыл бұрын
maxamed ABDI xx
@qadroahmedmohamed1380
@qadroahmedmohamed1380 3 жыл бұрын
Inta daawonaysa mrkay kala tagen😰
@umuayman8530
@umuayman8530 3 жыл бұрын
🤣🤣🙋‍♀️
@qaalimuxudiin7466
@qaalimuxudiin7466 Жыл бұрын
Alx finally wey isku soolabten ❤
@asmaahmett1655
@asmaahmett1655 3 жыл бұрын
Way kala tageen imnka Caku Aroos somali😭😭😭🙏
@istarcawad2132
@istarcawad2132 5 жыл бұрын
Guurkii lagu nastee lagu nagaado allow kayel cadnan and zamzam owlad baari allah idin kala siiyo ❤❤❤❤❤❤
@fahanonline8981
@fahanonline8981 3 жыл бұрын
Aroos aan alle laguraligalin masiiwaaro inta aan guursan waxaan idinka codsanaa inaad arooskaga alle kuraaligaliso oo shaydaanka kadheerato tusaale uqaata midkan sanadka kadib burburay🤌
@abdihakiimmaxamud9328
@abdihakiimmaxamud9328 5 жыл бұрын
Inantu aroska lo dhigay uurbay ledahay inta ila argey farta taaga 👆👆👆
@sumayamaya
@sumayamaya 5 жыл бұрын
Haaa wa ruun
@dowlohass5035
@dowlohass5035 5 жыл бұрын
Maxa ka galey wuu aroosey
@shukrisharaf8647
@shukrisharaf8647 5 жыл бұрын
Waxey is mehersaden december 2018 hada ayey Aros dhigteen
@queenmaryibrahim8226
@queenmaryibrahim8226 5 жыл бұрын
Benta ma.Ahn wan arka
@Abdi05channel
@Abdi05channel 5 жыл бұрын
👆
@6ixty9ine61
@6ixty9ine61 5 жыл бұрын
Nagtan uur bee ledahay arooska maxoo cafimad uyahay waxeda wee soo jabjabsatay 🤘🤘🤘🤘🤘
@nasiibabdirahman2245
@nasiibabdirahman2245 5 жыл бұрын
Aflaanta Studio Gacanta Alle hakuu barakeeyo wllkeen🙏🙏🙏🙏🙏🙏Arooskeyga insha Allaah Adiga uunbaa iiduubaya🙏🙏🙏💯
@halimsaadiaadow657
@halimsaadiaadow657 3 жыл бұрын
Alla necbiya marks dad san cml kala tagaan😭Alla in lisusamra ficanaa🤒 Always guys farxadino ha idin qarsonato coz Isha biniadamka sahal mahan
@NesredinSherif-u8e
@NesredinSherif-u8e 8 ай бұрын
It's fantastic
@faraxburcaawiyoadam7643
@faraxburcaawiyoadam7643 5 жыл бұрын
Arooskani farabadana mnsh allh Ilahow mid sano aroosa hhhhh aminta raaciya somaliyey xaasidnimoda iskadaya
@dhawrsanhilibsan3343
@dhawrsanhilibsan3343 5 жыл бұрын
Aamin wallo
@faraxburcaawiyoadam7643
@faraxburcaawiyoadam7643 5 жыл бұрын
Thnks mcney♥️♥️♥️💋💋💋💋💕💕💕💕
@user-jr1cz4nh6l
@user-jr1cz4nh6l 4 жыл бұрын
Aammin wllo qli ❤
@zaymolabdullahi4775
@zaymolabdullahi4775 3 жыл бұрын
Way kala tgeen hda
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Arooska ma iska soconaa lee asi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ani waa yabayee yaa illa mid ah
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 5 жыл бұрын
Layaba kkk naga ura aa meshana aross lodhigina hada lodhigaya
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 4 жыл бұрын
Kkk ma iiaragtaya 10 day's ayo socoda aroska gabarta uur aye ledhaya
@nasrasiyad7218
@nasrasiyad7218 5 жыл бұрын
Manshaa Allah tabaraak geri iyoo waad moyee lagaboba cashaqaa Lamanaheygiii Qarnigaa😭😭🔐❤️💉💉
@shukriabd6552
@shukriabd6552 5 жыл бұрын
Gabadha ine uur ledahay ma mooda👀
@yowbalck2725
@yowbalck2725 5 жыл бұрын
Wee leedahy 4 bil waaye anaa aqaan
@raphaelledachargims6626
@raphaelledachargims6626 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk somalida wa xasidine 😂😂
@ubaxiitabpe432
@ubaxiitabpe432 5 жыл бұрын
Haaaa wey leedahy
@hafsaowfaarax9967
@hafsaowfaarax9967 5 жыл бұрын
Hhhhh saasan anba umalynayaaaa
@sahroaxmedsahroxayaati6189
@sahroaxmedsahroxayaati6189 5 жыл бұрын
Haa
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 5 жыл бұрын
Way dhali rabtaa #baaro ilahay kheyr hakukala keeno❤❤
@monalizalovemadrid9594
@monalizalovemadrid9594 5 жыл бұрын
Amiin whi
@ayanahmed9007
@ayanahmed9007 5 жыл бұрын
Mansha alh tabarakallah hamplyo axpapi iskuwara 😘🙏❤ thanks Aflanta Keep going waaa muuqal qurxon N hees Sweet ah 😘😘😍
@najmafarah6696
@najmafarah6696 5 жыл бұрын
adoo uur leh aroosad cusub iska dhig xoogaa maqurux badna lakin abyo iyo aboowr rabi haiskuun khayro hampalyo 💕
@fe8445
@fe8445 3 жыл бұрын
اللهم صلي علي محمد وعلي آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا. ما شاء الله تبارك الله أكبر ولله الحمد.
@fowzcusman3635
@fowzcusman3635 5 жыл бұрын
Masha allh cadnaan iyo zamzam waad guuleysateen
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Fowz Cusman abaayo yey yihin wiilku ma qurbuhu yimid
@fowzcusman3635
@fowzcusman3635 5 жыл бұрын
@@gabadhaboqortoyadahibocade9310 maya abyo wuu joogaa waligiis muu adin qurbaha
@Somalifood12
@Somalifood12 5 жыл бұрын
Heestan caadi maahan 💕💕
@nastehamohamed7896
@nastehamohamed7896 5 жыл бұрын
*Aflaanta Studio keep up* ❤️ Alfanaan #Caaqil yare 🔥
@muhiimfarah2668
@muhiimfarah2668 5 жыл бұрын
Masha allah allow nin sidas wax igu dhigo ii sahal hambalyo hambalyo
@walaalhasan575
@walaalhasan575 5 жыл бұрын
Xariifku xuu style ka isaga soo sixi waayey baan islahaa shaw waa sarkaal hore suuriya duqaymo uga gaystay Hampalyo.
@rumaanaabdinur1070
@rumaanaabdinur1070 5 жыл бұрын
hhhhh 😂😂🤣🤣been ma adan sheegin alla rabiyow 🤣😂😂🤣
@saarah4543
@saarah4543 5 жыл бұрын
Gabadha marwo macquul u egtahay lkn wiilka ciyaal jaam caadiya waye cala ku xaal allah idin barakeyo isku waara
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Sahra Mohamed Ahmed kkkkkkk
@shushujey
@shushujey 5 жыл бұрын
Bentaa maha🤣🤣🤣🤣
@qurxdumar6100
@qurxdumar6100 4 жыл бұрын
Benta ma aha
@communitybuilder1048
@communitybuilder1048 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/a5XIfqF9eKeDipI;
@drfaraqle7184
@drfaraqle7184 5 жыл бұрын
Muqaalka quruxda badan Waa wax aan Idinku baranay @AFLAANTA STUDIO ✌💕
@farduuscali7263
@farduuscali7263 5 жыл бұрын
Somalidu war Kama dhamado Maxa gabadha calosheda idin wada tusay Alle ha idin xafido Adnan & Zamzam nolosha idinma xumeeso Farxad warta wlldey
@mohamedalibarre
@mohamedalibarre 5 жыл бұрын
Pro keep going aflaanta studio👌👌👌👌👌👍
@IsmailAhmed-fu6di
@IsmailAhmed-fu6di 5 жыл бұрын
Wiilka waxaad moodaa qof aan isku kalsonayn oo waynaan magaalada ku galay malaa WAA dadkii magaladu kabuuxsantay
@farxiyagure7381
@farxiyagure7381 5 жыл бұрын
BaaRo arooSkii QarNigaa Lodhigay wllHi😍😘
@zimanmuud9564
@zimanmuud9564 5 жыл бұрын
Aniga hesta ku haysta wxa mnta dhan ka ilalinyay in mgcodu ku jiro lkn kuma jiro marka wku fakan kara aroskyga ka shidan insha alh 😂😂😂😂😂ituma ituma👏👏👏
@6ixty9ine61
@6ixty9ine61 5 жыл бұрын
Sundus ziman waa diyaar
@raadraacreviews5560
@raadraacreviews5560 5 жыл бұрын
Ruuxa Like Doonayee Murtina aan lahayni Bisad lufluf doona Buu la mid yahoo Lurna ka dhamaan War miyaaney ahayn 🤔Mooji🤘
@raadraacreviews5560
@raadraacreviews5560 5 жыл бұрын
@Aysar Yare 🤙
@communitybuilder1048
@communitybuilder1048 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/a5XIfqF9eKeDipI;
@OneState_277
@OneState_277 5 жыл бұрын
Waa naag mooskeda hore u cuntay indho adkaa ma mas baaa🤣🤣
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk war iga tag
@udgoonmahamd8704
@udgoonmahamd8704 5 жыл бұрын
kkkkkk sax wad ila aragtay ileen
@xayaatcadey8549
@xayaatcadey8549 5 жыл бұрын
@@udgoonmahamd8704 lakiin iney xaflad dhigato ma ehen calosha aab horted talo
@binturuqiyah6859
@binturuqiyah6859 5 жыл бұрын
😂😂😂😂 waad ila aragtay
@ruunruuhi1762
@ruunruuhi1762 5 жыл бұрын
Silence Girl 🍌 😂😂☝️
@y2jthediscoboy872
@y2jthediscoboy872 5 жыл бұрын
Arooskan haduu dhacay ilaa hada lasii wado xaflad iyo in gabadha banaanka la keeno waa qalad . Xagee usoconaa , Somali baanhay abti yaad iska barajeneysaa ? So Famil barakeysan lama rabo , Soo ma raptiin inaad dhaqantiin ubad wanaagsan inuu ilaheey Ina siiyo , sidan ayaad sameyneysaan qof inii caqli celiyo xitaa majiro . War Umada kanasta Ur not Americans ur not Christian . ur Somali , ur Muslim . Don't show bad image . There are rules . Dhaqan ayaa jiro , diin ayan lenahay wa diinta islaamka . Mxa lacagta u qasaarineysa . War somali waa qoxooti .dadkaas qoxotiga ah wa Somali , adeey kula dhasheen , qaar Aya awoodin Sadexda waqti ineey wax cunaan tabarta jirto Owgeed. Walalow gabadha hadaad guursatay guriga inigaa aabo iyo hooyo u ah unoqon dooona. Gurigiina ku ekada. It doesn't show any meaningful we watch u from KZbin all day all time walahi waa khiyaali waxaas. You wrote up respect community guidelines. It's good but when ur shooting video si ciyaalnimo are u respecting the comm guidelines . Gabadha guriga latag shekada hadhamaato .. war waxan aad sameyneysaan wax dad weyn eey fiirsadaan maahn . Waa ciyaalnimo. Lakin guur haduu mar imaado waxaa fiican in dhaqanka aan la haleyn . Masuuliyad weyn ayaa qaadeen . Ilaheey Kuma farxaayo arintan . Soo awlaad baari ah ma raptaan , reer lagu nasto Soo ma raptaan. Siduu ilaheey ubarakeyaa hadeey arinta sidan tahay.
@aishahussein875
@aishahussein875 5 жыл бұрын
intii daqaaan ubahan aya hadhalkas qadaneyso wixi kale wey katagayn dat is all🙏🙏
@hodanabdala7161
@hodanabdala7161 5 жыл бұрын
Y 2 J the Disco boy labada hada way is furayaan waa la isku kacsanyhy markay dhasahuu furayaa ma isla jooga hada
@fooscadey7584
@fooscadey7584 4 жыл бұрын
Quralka dheranta badan like kugosiyay
@rabiyowjanadadaisii9844
@rabiyowjanadadaisii9844 4 жыл бұрын
hadana weey kala tageen 😭
@najmamohamed9045
@najmamohamed9045 4 жыл бұрын
Masha.Allah sax waye wallaalkey dad masaakiin ajaubahan wlh lacagtaas laqasaarinayo oo darkii kuyaraaden waxeecunan anaheesanin guriga roobka ugusoogalayo ya Allah soo hanuuni waxkaloo dahno malahane tan koley dac daye
@fadxiyaabdisamad4744
@fadxiyaabdisamad4744 5 жыл бұрын
aroos badanaa lamaanahan msha allah
@muhabashiirabdi6099
@muhabashiirabdi6099 5 жыл бұрын
Ala dadkan kibir badana aroosbadanaa marhoryba iscuneene😂😂😂
@hashimstar9983
@hashimstar9983 5 жыл бұрын
Muha hhhhhhhhhhhhhhh warun walahi
@boqoradasomalilan1825
@boqoradasomalilan1825 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@boqoradapuntland1250
@boqoradapuntland1250 5 жыл бұрын
Majeerten so maaha kibir sanka ka saran gabdhana ogadenia
@ifraxsaacidwalax2917
@ifraxsaacidwalax2917 5 жыл бұрын
Aaar gbdhn waa xamilo xay la dhibayaan miskiinta illhy fosha ha kuu fududeeyo ana arkey xanuunkeede ubad aad ku faraxdaan illhy ha idin siiyo 😘😘
@sharmarkeadbirahman584
@sharmarkeadbirahman584 5 жыл бұрын
Masha allah aflaanta studioo
@nasroabdi2139
@nasroabdi2139 5 жыл бұрын
Maxee udiin tantahey gabadha gacanta gale😂 ilaahey haisku barakeyo🥰
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 5 жыл бұрын
Gacanta kale sakade rabta in ay caloosha ku qariso wa qof ku badda so coyaartay kkkk iska fahan
@mustaqimahmed1521
@mustaqimahmed1521 5 жыл бұрын
@@caishamaliindi4784 🤣🤣🤣🤣🤣iney garoonka timaado ma ahen hadiiba ay salaxday marki hore
@qurxdumar6100
@qurxdumar6100 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk moskeda horaya uusocuntaya
@nouradinabdi9272
@nouradinabdi9272 5 жыл бұрын
2026 yay u qorshaysantahay ?????
@hafsobintii5146
@hafsobintii5146 5 жыл бұрын
Ani😂😂😂😜
@cqaadircllaahi6851
@cqaadircllaahi6851 5 жыл бұрын
Ani😂😂😂😂
@hamdayar4387
@hamdayar4387 5 жыл бұрын
Aniga😂😅
@princessahlaam3669
@princessahlaam3669 5 жыл бұрын
nouradin abdi 😂😂😂😂😂istaqfrllh
@hashimstar9983
@hashimstar9983 5 жыл бұрын
Aniga walahi inshalllah
@bushrohabi9489
@bushrohabi9489 3 жыл бұрын
Gabadhu maxamila😂😂
@kaafiyakafeeya1689
@kaafiyakafeeya1689 4 жыл бұрын
Masha allah alle haysu kiin daayo
@officialmurtimawelo8999
@officialmurtimawelo8999 5 жыл бұрын
aflaanta madaxa ii saran tihin Abdijibar👍👍
@communitybuilder1048
@communitybuilder1048 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/a5XIfqF9eKeDipI;
@azwaan-hussein
@azwaan-hussein 5 жыл бұрын
Manshalaah huuno baaro wad guur khayr qaba iyo Adnan kkkkk gabadha uurteedad kuwalateeen iskadaya
@ogqueen6723
@ogqueen6723 5 жыл бұрын
Hamplyo cadnan iyo baro waa marki sadaxaad hamplyadad baa iga dhamen rabtan 😂 isku wara my couple💑❤
@soraanmukhtaar4439
@soraanmukhtaar4439 5 жыл бұрын
f
@aminaabdullahi7582
@aminaabdullahi7582 5 жыл бұрын
wa uur miya congratulations
@dekamohamed9769
@dekamohamed9769 Жыл бұрын
Rabiyow isku celi 31/1/2023 rabiyow darta bn usomanhy rabiyow isku celi gabr dagan iyo wiil dabecd fiicn bay ahayen ilhow isku door marakle😢😢😢❤❤❤❤
@ifrahmoh8919
@ifrahmoh8919 Жыл бұрын
duacadii wa la aqbalay wll
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 11 ай бұрын
@@ifrahmoh8919🤣beentaa
@sahraali5920
@sahraali5920 5 жыл бұрын
Wooow. Dhaqsiya bel lama garin. Calosha ayab hortale xariftan
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 5 жыл бұрын
Hadda wa dad kubad sey u ciyaarayeen so daalay mesha la keenay iska fahan kkk
@abdirahmanhakhame1929
@abdirahmanhakhame1929 3 жыл бұрын
Var var var inta ilaaragtay pregnant
@boqorkaumada9562
@boqorkaumada9562 5 жыл бұрын
She all ready pregnant 🤰 🤣🤣
@hudacismaan3930
@hudacismaan3930 5 жыл бұрын
Say !! Maasha allah
@maryanruunmohamed5819
@maryanruunmohamed5819 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk walahi waa yaab uur 7days laku qadaayo
@princessifka2675
@princessifka2675 5 жыл бұрын
@@maryanruunmohamed5819 maherkodaa marhoraa uahay Abayoo
@qurxdumar6100
@qurxdumar6100 4 жыл бұрын
Hhhh bisink
@amishachannelone9146
@amishachannelone9146 5 жыл бұрын
M,a allow isku barakee 😘😘😍😍😍
@saharaaden8164
@saharaaden8164 3 жыл бұрын
Rerka munkaar iyo music lagudisay mawaro
@saharaaden8164
@saharaaden8164 3 жыл бұрын
Rerka cusuub an Allah cabsidhisaa kudisno
@Shuudeytha
@Shuudeytha 5 жыл бұрын
Ameen yaa allah gurkina guur barwaaqo guriginana guri nagaadi baro and adnan isku wara 🤲🙏😘
@najaaanalka2238
@najaaanalka2238 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk gabadhan banan bay uur ku qaaday heesahan reerkoodaa lagu maslaxaayaa subxan
@aishaabdullahi4890
@aishaabdullahi4890 5 жыл бұрын
Bisinka
@aishaahmed9558
@aishaahmed9558 5 жыл бұрын
Hees maslaxo magashaa waye😂😂😂
@hodabila4931
@hodabila4931 5 жыл бұрын
Xisho wa gabdh sidado kle
@seemasahasom7734
@seemasahasom7734 5 жыл бұрын
najaaa nalka kkkkkkkkk🤣 wanba aragnaa iney full charger qoreyso Tan in loo kureeyo lee u baahan tahay hees waxna uma tareyso waayo iidey teeda heysataa😁
@rabicyussuf4135
@rabicyussuf4135 5 жыл бұрын
Waxaa xaqiiq ah gabadh markeey aragtoo aroos shidan ineey maseyreysoo 😃😄😀😄😅 Uur hadeey tahay soow isaguu maqaboo !! wxn wa just xalfad horaa isku aroosTen 😀😃😄 1_mnth kasoo qaada haduu jiroo xitaa 💗💘💗💘
@muuminad3143
@muuminad3143 3 жыл бұрын
Guri macaasi lagu dhisay ma taagnaanayo lagumana nasanayo
@saxafideeqsan1105
@saxafideeqsan1105 5 жыл бұрын
Mashallh
@ayanhassan4715
@ayanhassan4715 5 жыл бұрын
Naaqta ayado uur leh mxy xalfad ka qabsaneysa cadnan ayado uur leh u qursadey maskinka naaqtan niinki horey so furey aye uurka uledahey
@thelastone7763
@thelastone7763 5 жыл бұрын
Adann 2018 u gursaday gabarta hada xalfada le araktiine Uurkana asaga a lo leyahy
@nasiibbadanmohamed5291
@nasiibbadanmohamed5291 5 жыл бұрын
#Ogaaden &mj viva bn leyahay Lamanihi kenya ugu shidnaa 4jeer Baa xfld qatara ladhigtay caadi maha
@mdeqali6900
@mdeqali6900 5 жыл бұрын
digri
@khadraali1797
@khadraali1797 5 жыл бұрын
Kuwan arooskoda ma dhamado miyaa mashallh
@hodanmohamedahmed8867
@hodanmohamedahmed8867 3 жыл бұрын
Hada soo fiiriyay xan jeceel ileen uur beey lehed markasee xafso wax kasheegee danyeer dabadiisa ma arko ladhahy
@farduusheeno4033
@farduusheeno4033 5 жыл бұрын
naaga badan oo dhiiqa dhsc fadhiyaa iska soo hadlaayo qoftaan ama uur horay haka qaado ama gadaal nin jecel ayeey heysataa lkn adinka yaa idiin og waxaa qabtiin qaraar iska dhaafa uff
@hikmiishabbdullhi9319
@hikmiishabbdullhi9319 5 жыл бұрын
Ma araktay waxee lee dahay boh arooskaas loo dhigay kuwa lagu inkiray waye kuwa caaytamaayaan😂😂😂😂
@farduusheeno4033
@farduusheeno4033 5 жыл бұрын
@@hikmiishabbdullhi9319 kkkk waa yaabay wlhi haa toban canug oo kal kajaan eey hestaan mindhaa naag wax is kuma quurto wlhi
@xayatiqalbi9245
@xayatiqalbi9245 5 жыл бұрын
wallahi taasa been aheen wiilkan waa inan raged nagtisa markasta uur hayelato Ama yesan yelan waakan ku fanaya
@farduusheeno4033
@farduusheeno4033 5 жыл бұрын
@@xayatiqalbi9245 haa sxb allaha is ku daayo wlhi
@asmamohamed2056
@asmamohamed2056 5 жыл бұрын
Hhhhhhh uffff na amus
@amiiramohamed9554
@amiiramohamed9554 3 жыл бұрын
Cawo baro aroskada kle hada so dawatay like
@umu_maankamoha1926
@umu_maankamoha1926 3 жыл бұрын
Yaa ila dawanayo arooskedi kale kadib
@omarbkofficial6345
@omarbkofficial6345 5 жыл бұрын
Wow qurux
@asparagus-k-carnivalcarniv6300
@asparagus-k-carnivalcarniv6300 5 жыл бұрын
Walaalayaloow gabadha Hadeey uur leedahay iyo hadii kale Somali maxaa kagalay war badanaa dadkaan mise calooshaa lalaleeyahay mucjiso badanaa😜
@asmamohamed2056
@asmamohamed2056 5 жыл бұрын
Mehey caloshan handa ilaaragte liketa iguqawo please
@saharaaden8164
@saharaaden8164 3 жыл бұрын
Allah an kabaqno plz
@zahramaxamed8179
@zahramaxamed8179 Жыл бұрын
Naagta waa uur maxey arooska u dhiganaysaa
@abdikhaaliqyarre5623
@abdikhaaliqyarre5623 5 жыл бұрын
war aniga waxaa sual iga ah qofta buuka biyaaa mse xaaa calosha ka kuusan
@himomohamoudmohamed2730
@himomohamoudmohamed2730 5 жыл бұрын
ilmo
@abdikhaaliqyarre5623
@abdikhaaliqyarre5623 5 жыл бұрын
axsantu
@rihaanjacayl56
@rihaanjacayl56 5 жыл бұрын
M.a baaro iyo cadaan model ubad khayr qaba kala hela ku wii dalkood iyo diintud afnca noqda kala hela
@ubaxabdirashiid2747
@ubaxabdirashiid2747 5 жыл бұрын
Naagtu maany ahyn mar dhawyd la aroosy maxty colosha tAnigya Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkjjjjjjjj
@6ixty9ine61
@6ixty9ine61 5 жыл бұрын
Ubax Abdirashiid wee dhacdaa farsamo waye
@fowzcusman3635
@fowzcusman3635 5 жыл бұрын
Wiilal iyo gabdhaba hela lamanaha qarniga
@najmamahamoud6310
@najmamahamoud6310 5 жыл бұрын
Allaha iskukin barakeyo😍😍
@naimoahmed8734
@naimoahmed8734 5 жыл бұрын
Muskiki mugdiga kudhamesay hamlyo💛
@sharmarkeadbirahman584
@sharmarkeadbirahman584 5 жыл бұрын
Arooos shidna igadexe
@ubaxeyibrahim4396
@ubaxeyibrahim4396 5 жыл бұрын
Gabdaa maa uurbaa wakayabey caloshaa wamaxey bisinka
@ubaxiitabpe432
@ubaxiitabpe432 5 жыл бұрын
Haaa uur bey leedahy wll ana aqano
@gofivjvkchchv2833
@gofivjvkchchv2833 4 жыл бұрын
Waw
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 5 жыл бұрын
Gabartana ura miya ama calacal weyna
@faizafatush9142
@faizafatush9142 5 жыл бұрын
Waaaaw Walle Wa Video Shidan Waxba Ka Dhacay Lamanaha Qarniga Adnan & Zamzam Aflaanta Video Tayo Leh Ugu Imaw Like Hala Ii Saaro
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Faiza Fatush yey yihin huno
@superzaara2421
@superzaara2421 5 жыл бұрын
War wilkan iyo gabadhan aroskoda kma dale yaa iga daba geeya waaxy fananin miyaa mise
@shacnicabdullahi2356
@shacnicabdullahi2356 5 жыл бұрын
Gabar u jeclaa ba ku daadisay tii ayu ka maseerinoyaa sidda ogow
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
super zaara abaayo anaaba taaa isweyduyey ninku qurbe miyu kayimi. Qabiilkodu ywaaye Koley meshaan arooska waa Nairobi caaqil yare isaga waa rer Minneapolis qabilkiis ya yaqano
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Shacni Cabdullahi wlhi dheh abaauo kkkk mise waa kaftame
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 5 жыл бұрын
@@gabadhaboqortoyadahibocade9310 comment youtub lagu so qoray ma kula yhy in uu run yhy qofta ame iyada thy kkkkkk laga dhaqaaqay saase u egthe
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
boqoradda ina mohamed kkkkkkkkkkk wadhicikarta wlhi abaayo
@mashallahbaaz6001
@mashallahbaaz6001 5 жыл бұрын
@nasrohussein696
@nasrohussein696 5 жыл бұрын
Ma indhahayga mise gabadhu wa xaamilo
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 5 жыл бұрын
qoftan hore u qarabatay qooto qooto sidii sacdiyo siman Nairobi sidan miyaa ka socoto gabdhow raga hawada aaminin sharoto saarta labad nasiib layahiin
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 5 жыл бұрын
Labis Xumo laydinku cadaaab
@nastehaalinoor6355
@nastehaalinoor6355 5 жыл бұрын
Gabdha waa tan arooseysay goormee calosheeda u weynaaday mise qurbo siro weyaan
@6ixty9ine61
@6ixty9ine61 5 жыл бұрын
Nasteha Alinoor farsama ayaa jirtay darbiga lisku boday
@hadiilachannel4475
@hadiilachannel4475 5 жыл бұрын
Naagta 9keda waa galy 😳
@rumaanaabdinur1070
@rumaanaabdinur1070 5 жыл бұрын
😍😍😍😍
@nasrohussein696
@nasrohussein696 5 жыл бұрын
Sidani cayil kabadan
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 5 жыл бұрын
Oo kaley qofta ma xaamila mise indhaheyga
@hayathaji6805
@hayathaji6805 5 жыл бұрын
hadaa tol tihiin ii sheega arooskaa saan u dheradey wiilka iyo gabadho yey yihiin ma fananbaa mise 🤔🤔🤔
@hamdicusman5004
@hamdicusman5004 5 жыл бұрын
Mya lkn wa dad kenya caan ka eh Gbdhana lacag le dahay
@hayathaji6805
@hayathaji6805 5 жыл бұрын
@@hamdicusman5004 maxey qabtaan oo caan ku yihiin wllo
@ifkailwaad9142
@ifkailwaad9142 5 жыл бұрын
Abyo waxbo ma ahan Lkn fananinta dhan aye garanesa gawadha
@hamdicusman5004
@hamdicusman5004 5 жыл бұрын
Atarisho maxa la qolse hoyadaa wasee
@gabadhixalay2066
@gabadhixalay2066 5 жыл бұрын
Naakta gab nin badana m.a aroos kala kacsan wy
@amalali7142
@amalali7142 5 жыл бұрын
Xabadaaan uur meledahay mise anigaa moodo
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 5 жыл бұрын
Gabadhaan waba xaamilo maxaa saako u galshay waa yaabe
@yuusufibraahim7068
@yuusufibraahim7068 5 жыл бұрын
hi
@najmamahamoud6310
@najmamahamoud6310 5 жыл бұрын
Allow isku barake samsam iyo cadnaan danyerada hinasana kahay ishoda nayaya iyo nimanka halkan ka nacnac leh ban lahadlaya dadka mashqulka laday😎😎😎😎😎
@malyuunlaki8008
@malyuunlaki8008 3 жыл бұрын
Tan iyadabo waxay u ektahy qof hurdo badan gormey reer dhaqee
@abdisalanmohamed4459
@abdisalanmohamed4459 5 жыл бұрын
Goormee uur qaadi lahayd dooro miyaa
@qalbiwanagsidahoyaded8998
@qalbiwanagsidahoyaded8998 5 жыл бұрын
Wlhi aniga hader islaha indhahygaba modayy
@AyanAli-lg7yl
@AyanAli-lg7yl 5 жыл бұрын
Hhhh wlh anbo wayhbhy ma hdaa mse Ayan horeee koley horeey I sku qabeen
@abdisalanmohamed4459
@abdisalanmohamed4459 5 жыл бұрын
@@AyanAli-lg7yl war naagta horey uur ulaahayd umalynaa
@abdisalanmohamed4459
@abdisalanmohamed4459 5 жыл бұрын
@@qalbiwanagsidahoyaded8998 horey uur ulaahayd ee iska dhaaf
@qalbiwanagsidahoyaded8998
@qalbiwanagsidahoyaded8998 5 жыл бұрын
@@abdisalanmohamed4459 sidan jclhy hore aye isku mehersdan san filayo kadib xflada cml
@Seham_Anour
@Seham_Anour 5 жыл бұрын
Somalina waa mixnaD miidhaN inTaD caloozheeda wax ka zheegayzaan Maxaa idiin diidey alle hayzku barakeeyo Ama zharkiina la amuzapa
@haajiraqueen7789
@haajiraqueen7789 5 жыл бұрын
Urka dartis aya lagu qadaya alfadan hamplyo
@Naima149
@Naima149 5 жыл бұрын
Aroos ku washeen kuwan musalsal miya part kulaha
@hodanmaxamed4135
@hodanmaxamed4135 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@talowanaag5869
@talowanaag5869 5 жыл бұрын
Arooskan ayaan dhaween lee madhaceenoo maxaa khaldan israafkan
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 7 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 83 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
BAARO IYO DALXIIS WAX KA BARO XIRIIR KOODA 🙈
17:20
FALEEMBO OFFICIAL
Рет қаралды 111 М.
Heeskii Haraad
6:35
eyeforaphoto
Рет қаралды 8 МЛН
Adnaan model iyo baaro qosolka aduunka 😂
2:44
Mulki Henna
Рет қаралды 18 М.
NASTEEXO INDHO GALBIS BEST AROOS SONG 2015 HD
6:33
Haataf Abdi
Рет қаралды 13 МЛН
AROOSKII BAARO IYO PANADOL BASHIR JAWI  2021 | BY SULDAN FILMS
8:55
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 7 МЛН