Iidle Yare Arooskii ugu shidnay Nairobi Adnan & Zamzam Qaali Sacdiya Iqra Nimco Rasmi

  Рет қаралды 2,578,098

Raage Abdi

Raage Abdi

Күн бұрын

Filmed and directed by Rage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
BE MY FRIEND:
/ setwad
Instagram: @rage_abdi
Snapchat @rageabdi
Learn more: www.setwad.com
Copyright © 2019 Setwad Studio. All rights reserved.

Пікірлер: 816
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 3 жыл бұрын
Markee KaLatageen inta VideogaaN aragtaY ani Cml ismuujiYa here🤞
@najmocadey2630
@najmocadey2630 3 жыл бұрын
Me😂😂
@nasteexohassan142
@nasteexohassan142 3 жыл бұрын
Kkkk
@luulqaali947
@luulqaali947 3 жыл бұрын
Wlhi ani xitaa hada lee arkay 🤣🤣
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 3 жыл бұрын
Anigana cawan arkay isaga laftisana laba cisho ka hor baan arkay horay uma aqon waxan arkay nin le cuntadii igu macanayd saxiptay baa ikarisay 😂😂😂
@haniya_5600
@haniya_5600 3 жыл бұрын
Ma durbaba bisinka
@naagnool3333
@naagnool3333 3 жыл бұрын
inta og inay isfureen team war jecli 😂🤣🤣🖐
@ayshan0998
@ayshan0998 3 жыл бұрын
Hhhhh kuxumeen le u imaaday hda ewel mawa fiirsan jirin
@nasiibmohamed3255
@nasiibmohamed3255 3 жыл бұрын
Yaawaye gabadhaan mabaaro miyaaa
@sacdiyoabdi6269
@sacdiyoabdi6269 2 жыл бұрын
@@nasiibmohamed3255 haaaa
@AsiaAshkir27_10
@AsiaAshkir27_10 2 жыл бұрын
😂😂xan jecliyaa
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 Жыл бұрын
Isku soo laabte 😂
@cabdullahixidigooz1707
@cabdullahixidigooz1707 3 жыл бұрын
Marka ogatay iney kala tageen hadaa hada daawaneyso ismuujiya😂🤣
@aishamohamed9323
@aishamohamed9323 3 жыл бұрын
Ax yaaa jeceel🥺🥺😁
@aaishocismaan9890
@aaishocismaan9890 3 жыл бұрын
Ninku naag furid bada iyo aroos
@zamzamgedi8297
@zamzamgedi8297 2 жыл бұрын
😭😭🥺
@zamzamgedi8297
@zamzamgedi8297 2 жыл бұрын
Sorry wll 🥺
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 жыл бұрын
Ani markee isla docaden ogay ilaa hada is furen wlhi furinkoda waka naxay😰 allha isku so celiyo😥🤲
@raniitalifestyle2392
@raniitalifestyle2392 3 жыл бұрын
Qofki xaflada arooskeda cusub 2021 soo firsaty kadibna kan dawaneyso hh like dhac
@nimcosaciidcabdi
@nimcosaciidcabdi Жыл бұрын
🤣🤣Hader na way isku noqon raban
@abdirahmanfarah4886
@abdirahmanfarah4886 3 жыл бұрын
ani markee kala tageen baan imaade kkkkkk
@ayannour_112
@ayannour_112 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk soomaalidu was dhibaato
@ayannour_112
@ayannour_112 3 жыл бұрын
@@abdirahmanfarah4886 kkkk kit
@jijoahmed2063
@jijoahmed2063 3 жыл бұрын
Aroosyada ugu shidan lagumaba ware walaale
@idilmoha8649
@idilmoha8649 3 жыл бұрын
Waa runta aros.fasahad la.sameeyey iskumaba waaran
@asacadaani7814
@asacadaani7814 5 жыл бұрын
wlal ilahy inu muradkyga i fududeyo igu duce adna wxad ku faraxdo rabbi hkusiiye😢😢
@sucaadmohammed5984
@sucaadmohammed5984 5 жыл бұрын
illah hakuu bixiyo muraadkana illah hakuu sahlo
@hoyoocadeycooking1
@hoyoocadeycooking1 5 жыл бұрын
Murad Keir qabo inshaallah abaya qaali
@AhmedHassan-mr8gz
@AhmedHassan-mr8gz 5 жыл бұрын
😭 alle haku rumeyo
@maidahluul2456
@maidahluul2456 5 жыл бұрын
Asa cadaani qali allha ku fududeyo allha ku sahlo abyo mcn
@aliyaaabdirizak2185
@aliyaaabdirizak2185 5 жыл бұрын
Ameen@Asa cadaani ilahey hakufudheyo qaaliyey
@qaalimuxudiin7466
@qaalimuxudiin7466 Жыл бұрын
Ayyy finally waa isku soo labteen 2023 wadajira apid❤
@cypriankimathi1530
@cypriankimathi1530 4 жыл бұрын
I don't understand the language but I love the song and Somali songs in general.Fian walla
@ashleyhartford6048
@ashleyhartford6048 4 жыл бұрын
I know i love them tooooo
@captaincash1035
@captaincash1035 4 жыл бұрын
@@ashleyhartford6048 indeed u are highly welcomed and ur efforts randomly selected and thanks in advance for being a fanatic of Somali community music 🎶
@dawlahmohiyaddenmawihalfag5603
@dawlahmohiyaddenmawihalfag5603 4 жыл бұрын
Fvkvcbckxgxvhc
@dawlahmohiyaddenmawihalfag5603
@dawlahmohiyaddenmawihalfag5603 4 жыл бұрын
0615287289
@dawlahmohiyaddenmawihalfag5603
@dawlahmohiyaddenmawihalfag5603 4 жыл бұрын
Gvxhxhzgaoscskcbclvjx
@shaficishafinho181
@shaficishafinho181 5 жыл бұрын
Alla ninkaan iidlahaa heesta uu san laheyn ku cod macaanaa soomaali maxamed like ku qabta ceeb miyaa 🙆🏼‍♀️🤔👍
@zamzammohamed3927
@zamzammohamed3927 5 жыл бұрын
Heesta yaa qaada pls igu caawi bro.
@shaficishafinho181
@shaficishafinho181 5 жыл бұрын
@@zamzammohamed3927 abaayo waxaa qaday xabad muuse aa qaaday heestaan
@ahmedar6000
@ahmedar6000 5 жыл бұрын
M.a hanbalyo zam zam
@shaficishafinho181
@shaficishafinho181 5 жыл бұрын
@@ahmedar6000 hampalyda waa lasoo dib dhacdy 😂🙆🏼‍♀️🤔
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 4 жыл бұрын
Ninkani Dad Noool Buu Heesahood Copysta Markaa Cod Maleh Waxa U isgu Leyahay Dadka Lacag Hagaga Qaao
@najmahussein3572
@najmahussein3572 3 жыл бұрын
Manta neh waa kii 3aad 🥰🥰🥰🤣🤣🤣 masha Allah silac kunool 30 gursato dhanto 🤣🤣🤣
@iqrataadan1904
@iqrataadan1904 3 жыл бұрын
2021 hda dawanoysid hi
@abdirahmanking882
@abdirahmanking882 4 жыл бұрын
Taaasi waa riyadeena Incha Allah Ayaan ka Rajaynaynaa inuu Noo rumeeyo 😍😘❤️💯✨
@amalabdulkadir4995
@amalabdulkadir4995 3 жыл бұрын
Wee kla tageen jah🥺😂
@ruweyda123nuuroo8
@ruweyda123nuuroo8 3 жыл бұрын
@@amalabdulkadir4995 jah aa😂😂😂😂
@AhmedAli-yy3nd
@AhmedAli-yy3nd 5 жыл бұрын
Arooooski ogu shidnaaa 2019 Adnan & Zamzam baaaro sharaf ku nolaaaada
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 5 жыл бұрын
Masha allah farxada wiilka top jacaylkisu hantay aroos qurxoon lamane qurxoon ❤isku waara aameen
@umumaahir3465
@umumaahir3465 3 жыл бұрын
Inta xanta markay so maqashay so carartay like saara baaro uurkeda😂😂😂
@cabja4609
@cabja4609 5 жыл бұрын
Aros kii igu shidnaa abid HAMPALYO inta igu racansan like
@cabdiqaniyoonis2334
@cabdiqaniyoonis2334 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@cabdiqaniyoonis2334
@cabdiqaniyoonis2334 5 жыл бұрын
Kkkkkk.
@mulkiahmed2064
@mulkiahmed2064 4 жыл бұрын
Gooni shaati maa aroos lagu aada yaab shidnaana ka dhuntay
@nabiilsalah7364
@nabiilsalah7364 5 жыл бұрын
Hampalyo sxb adnaan waad isku qalantiin adnaan used to be my classmate in high school he was happy all the time and kind person still he's happy manshallah isku waara
@queenalma8998
@queenalma8998 5 жыл бұрын
Arooskan waaloo hagar baxy plhi fananinta nayrobia keep
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
Inta soo raadisay markay isku soo noqdeen like saara 😂
@susudiamond6452
@susudiamond6452 5 жыл бұрын
zamzamteydaam jeclaa👸🏻❤❤Aroos lo hagaar baxaay sababtaas naa waa wanaga baaro cdy iyo adnaan hamplyo my couple💑 Isku waraa💍❤
@zamzammohamed3927
@zamzammohamed3927 5 жыл бұрын
Gabadha miyaa baaro LA dhahaa.
@samsamibrahinelmi3939
@samsamibrahinelmi3939 4 жыл бұрын
Zamzammashaalah
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
Mnshalalah lamane la iskugu tala galay zamzam qlanjo iyo cadnaan makala dhacaan hambalyo 💚
@ironlady9986
@ironlady9986 5 жыл бұрын
Beautiful wedding... Ilike somali music Great from US 🙌
@khadarhi6589
@khadarhi6589 2 жыл бұрын
Hi
@asmahaji3283
@asmahaji3283 3 жыл бұрын
Markay arostay inta dawaneyso like😂😂😂
@iqramaxamed8668
@iqramaxamed8668 3 жыл бұрын
Mya iyadale 3 aroos loodhigy qofta🤣🤣🤣🤣 iyado garooba🤣
@munywoki3812
@munywoki3812 3 жыл бұрын
I do not understand but it is a good music. Listening to it over and over again.
@maxamadyare6297
@maxamadyare6297 2 жыл бұрын
The next you will understand if you again and again boss is easy every thing about the language speciallly somali language boss welcome again
@zamzammohamed6019
@zamzammohamed6019 5 жыл бұрын
First anigaa wayey like iguu sharfaaa👌👌
@kabtanka1
@kabtanka1 3 жыл бұрын
Inta cawaa aroskedi sadaxad so dawatey like saraa
@laalanura2635
@laalanura2635 5 жыл бұрын
Iidle waa fanaan natural ah runtii viva IIDLE YARE
@HassanAli-zr2qq
@HassanAli-zr2qq 5 жыл бұрын
asc
@laalanura2635
@laalanura2635 5 жыл бұрын
@@HassanAli-zr2qq wcs
@nasiibbadanmohamed5291
@nasiibbadanmohamed5291 5 жыл бұрын
Wllo muradkaga Allah Ku sahlee Iso duceya muraad bn leyhy ilaahay inu ifududeyo
@sundusmoon7004
@sundusmoon7004 5 жыл бұрын
Rage Abdi You Are Amazing Man!!
@salmanfantastic8883
@salmanfantastic8883 5 жыл бұрын
Allahayo anaagu dhaman iyo inaan walbo iyo inan walbo mustaqbal rajaynayo sidhaano oo kale Guuri xalaal iyo aroos wngsan Allahayo guur xalaal ah iyo kheer ku jiraah inoow sahal allahayo Adnaan iyo zamzam Hampalyo hamapalyo hampalyo Allahayo guurigena guuri laagu nagadho allaha ka dhigo Inan iyo caano inaan iyo caano 🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@nastehamohamed7896
@nastehamohamed7896 5 жыл бұрын
Kacaan Family aamin abowe
@salmanfantastic8883
@salmanfantastic8883 5 жыл бұрын
@@nastehamohamed7896 💖💖💖💖💖🙏
@xiimosalah8379
@xiimosalah8379 4 жыл бұрын
@@salmanfantastic8883 hdgfjwixbutj
@salmanfantastic8883
@salmanfantastic8883 4 жыл бұрын
@@xiimosalah8379 😳😳
@xamdihassan6102
@xamdihassan6102 3 жыл бұрын
arookeda 2aad kadib hada dawaneysid like sar❤
@libanhassan3393
@libanhassan3393 5 жыл бұрын
Ana ugu horeyo wlhi like i sara 😭🙏
@user-tm8gm6cv5n
@user-tm8gm6cv5n 3 жыл бұрын
Markii ee kala tageen ee baaro aroos kale dhigatay inta dawaneeyso like ha ii saarto
@minaahassan4127
@minaahassan4127 5 жыл бұрын
Alla gabadhaas bacyaraha jalaha xeran Masha’Allah wlh vedio hees hindi ee ciyaareeso 20 mar fiirsade 😂❤️❤️ abaa waaku salamooyaa
@jihaaninadalmar4261
@jihaaninadalmar4261 5 жыл бұрын
Anaa kula arkay walee
@nimcoabdilahi2633
@nimcoabdilahi2633 3 жыл бұрын
Naagta kaliyeee sadax aroos loo dhigay walee baaro wad macashtay haba lagu furee adoo aroos laguu dhigin 😇✌💯
@ilkacasehassaow1104
@ilkacasehassaow1104 5 жыл бұрын
I just love this boy😂😂😂the lady is boring
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 5 жыл бұрын
The boy is great
@feizaahmed9321
@feizaahmed9321 4 жыл бұрын
Bcz u r lady that is y
@user-jr1cz4nh6l
@user-jr1cz4nh6l 4 жыл бұрын
He's Married back off 😁
@lovelylovelyabunchlovely5053
@lovelylovelyabunchlovely5053 4 жыл бұрын
@@user-jr1cz4nh6l Who's interesting? She just said he's great
@user-jr1cz4nh6l
@user-jr1cz4nh6l 4 жыл бұрын
@@lovelylovelyabunchlovely5053 If you're not interested in him .. She's is so the message was for her not you 😁
@fatimamohamud4393
@fatimamohamud4393 5 жыл бұрын
Walaalyal ii duceya muraad ayaan leeyahy
@ayaanxalane1440
@ayaanxalane1440 5 жыл бұрын
Arooski igu shidna Nairobi Zamzam baaro adnaan isku waara ❤️💋
@shukrimahamud2463
@shukrimahamud2463 5 жыл бұрын
Waw Aros shidn Nairobi Rage Abdi
@bushrodiamon122
@bushrodiamon122 5 жыл бұрын
ilhy baaa hbena igu simey wllshy sm sm baro aroska inan laqby galo 🍅❤
@zamzammohamed3927
@zamzammohamed3927 5 жыл бұрын
Wlaley ma gabadha baaro LA dhahaa anigu baaro waxaan u aqaan kintirka.
@saamqurux2062
@saamqurux2062 5 жыл бұрын
@@zamzammohamed3927 haa iyo waxyaabaha ura
@ssh1898
@ssh1898 5 жыл бұрын
Yaso ogadey iney baroo uur ledahy wahana anu aroos ahyn ee sanadguuro yahey🌹
@mahbuubtube3242
@mahbuubtube3242 4 жыл бұрын
By the way she is divorced with that ilahi amuraha hausahlo
@mahbuubtube3242
@mahbuubtube3242 4 жыл бұрын
@@dreambecametrue2577 haa Huno nimanka darahan iska ilaliya, walasheyna wah kher qaba Allah hausahlo
@mahbuubtube3242
@mahbuubtube3242 4 жыл бұрын
@@dreambecametrue2577 Amiin damanteen
@yartiireergalmudug5835
@yartiireergalmudug5835 4 жыл бұрын
mahbuub TUBE way isku soo noqdeen snapchatkeedi ka fiiri way isla joogaan had iyo jeer
@mahbuubtube3242
@mahbuubtube3242 4 жыл бұрын
@@yartiireergalmudug5835 wa ilahi mahadis, markas. Humato igamey ehen, kher waye hadey iskulabteen
@yaasiinabdirahman7771
@yaasiinabdirahman7771 5 жыл бұрын
Walal Like ii zaar Alle Haku Dhwro💪❤🤲
@aanaan6027
@aanaan6027 5 жыл бұрын
Masha allaah aroos qurux badan lamaane quruxbadan aad moodo in la iskugu tala galay allaha isku barakeeyo owlaad baari yaal kala hela idle axsan cod rage cabdi gacantada allaha ku barakeeyo
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 5 жыл бұрын
Arooska meeqa kharash ku baxay? Alle ha idin barakeeyo kuwi dadaalkoda khasaarsha alle idinkama dhigo 😍😍
@ifraaxhussein7443
@ifraaxhussein7443 5 жыл бұрын
Woooow hambalyo hambalyo Adnan and zamzam baro reer ki lagu nastee WADA jiree nbd gala allaha idinka yeelo yqy aroos loo hagar bxy waaye isku waaro❣❤❤
@nawalabdikani9366
@nawalabdikani9366 5 жыл бұрын
Arooskn Cdi mha wiilka qosolkiisa iyo.frxadiisa kahely masha alllh isku waara❤
@najmamohamed2420
@najmamohamed2420 5 жыл бұрын
Hhhhhh farxadiisa ka hele aaaaa imoood mugooo
@hidayoahmed6348
@hidayoahmed6348 5 жыл бұрын
Keep going wllkeY qli raage abdi ❤️😘😍
@cabdiraxmaanbarbaraawi5520
@cabdiraxmaanbarbaraawi5520 3 жыл бұрын
Inta dawanaysa markay kala tageen ka dib like isaara si aan ugoodo
@relaxinglife1851
@relaxinglife1851 5 жыл бұрын
MashaAllah very beautiful congratulations 🎊🎉🎈
@najmaahmed6112
@najmaahmed6112 3 жыл бұрын
July 2019 iyado les aroosey side ku dhacdey in labo cunug lesku dhalo tan kale gabdhan uur beeba leedahay markana maloo hormariyey Astqfiruallh😂
@amrancabdirahmaan4773
@amrancabdirahmaan4773 3 жыл бұрын
Gabadha hore aye nin kale udhashay
@farxiyoxasan7632
@farxiyoxasan7632 3 жыл бұрын
Wiilka bes udhalay gawadha ninkala ka dhalay 😂😂😂🤪🤣😅
@najiibtarabi5412
@najiibtarabi5412 5 жыл бұрын
Zamzam Baaro&adnan lamaane isjecel dad wanaagsan aroos wacan war soomaliyeey ku dayda lamaanahan hampalyo 😍😍👌
@summayanoorlocog812
@summayanoorlocog812 5 жыл бұрын
Awww adnan is really singing for her barakaAllah mashaAllah
@bokeomar7511
@bokeomar7511 4 жыл бұрын
Cjj
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 5 жыл бұрын
Wallahi iPhone iyo samsung waa loo bogay camero yiinka iPhone iyo samsung ayaa ka badan video ga dhan waa wada camero inta waxa duube ayaa ku badan video ga viva snap😂❤️
@zimanmuud9564
@zimanmuud9564 5 жыл бұрын
Raage aroska sidi kaninki hano siin 😂😂 wllo isgo full ah no so daa
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 5 жыл бұрын
Mashllh wiilka arooska ad bu u farxsanyahy allow qof waliba riyadiisa u rumey
@cashacaagane392
@cashacaagane392 5 жыл бұрын
Caruuskaa inan faraxda badan lkn inantaa yara ka gaari ayaa. Isu waaaara abid. Insha alh
@adnoaadan60
@adnoaadan60 5 жыл бұрын
baaro bea Arooz wacan zizter Gurkagu guri khayr❤
@haphsabaadhaphsabaad111
@haphsabaadhaphsabaad111 5 жыл бұрын
Arooska oo dhameystiran noso gali wll Rage Abdi
@nadranuura2952
@nadranuura2952 5 жыл бұрын
Inta sariirta hal nafarka ku jiifto allow nafareen uga dhig sariirta hambalyo intii is calmato
@ashwaakahmed1434
@ashwaakahmed1434 5 жыл бұрын
Nadra Nuura alla huma ameen axla duco no ducaysay hhhhh
@fartunahmed9281
@fartunahmed9281 5 жыл бұрын
Kkkkkk amin yarabi
@najaxnalka2432
@najaxnalka2432 3 жыл бұрын
Aroos saaan lodhiga ragitankisaaa yar wlhi asturnaan majirto 1000 rag guursaty mauusan guur san 1 nin allh kabaqee aroska munkar mahane waaa shay sunah rabigiin raligaliyeee aroosad hala asturto
@amirhonest4238
@amirhonest4238 4 жыл бұрын
Allaha rali kama aheyn sidaan watan sababti in uu gurkaan noqdi kii lagu kala tagay 😭 Guur badan o hees lagu furina sidaan ayeey noqdeen
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 4 жыл бұрын
mkla tageen hda reerkn saas arooska u dhigty sorry wlhi aroos music ah sharf mlahn
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
@@hafuuuuzahmed1623 haa wllo way kalatageen
@iqraabdiwahab1700
@iqraabdiwahab1700 2 жыл бұрын
Inta dawaneso marke kala tagin ismujiiya 🤨🙄😁🙏
@kedirayessuf4773
@kedirayessuf4773 5 жыл бұрын
Mashllah hambalyo samsam iyo xajigeda cadnan mashallah arooskii ogu shidnaa weeye woow
@tiinalucky8732
@tiinalucky8732 5 жыл бұрын
Walle waa niin rag alle isku barakyo gabdhiisa suu farxd usiinayo 🌹💯
@SheikhAbdalla-hq9jj
@SheikhAbdalla-hq9jj 3 күн бұрын
Inta aragtay markay isfuureen kadibna ay usguursadeen mr dalxiis😂😂❤
@ayanitamohamed3560
@ayanitamohamed3560 3 жыл бұрын
Alla maxa illahey la caresiiye
@shukriyaha3881
@shukriyaha3881 5 жыл бұрын
Wiil ka wuu farax san yahey gabarta lakin farxad ma ka muuqa toh
@ikraannuura4535
@ikraannuura4535 3 жыл бұрын
Walaguu kalaa yaaceey 😓
@sabrincdey3872
@sabrincdey3872 5 жыл бұрын
Arooskeyga waxaa kA heesi doono iidle nasiib ali qaali ladan iqra yarey maxamed kadheri yuu peezaani khadarkeyow insha allh
@litosheikh7088
@litosheikh7088 5 жыл бұрын
The world is coming to an end wallahi
@mairamaira5611
@mairamaira5611 3 жыл бұрын
I don't understand the language but love the song and the guys smile
@maxamadyare6297
@maxamadyare6297 2 жыл бұрын
The next you will understand as quickly as possible
@shamimabdirahman4468
@shamimabdirahman4468 5 жыл бұрын
wilkan iyo gabdhan way uhagar bexen fananinta
@nasser-1429
@nasser-1429 5 жыл бұрын
Haa lkn lacgtiiza bee keene fanaaninta hagar bax maah lacg ba mesha taala
@abdiaskar4699
@abdiaskar4699 Жыл бұрын
Inta og iney. Iskusolabten like dac. Kusii
@nuramoh5948
@nuramoh5948 5 жыл бұрын
MashaAllah aroos quruxbadan Aniga ahan hada aroskayga fananiin ankenila waxan aad ujecelhy 1 Awale adan 2 nasteexo indho 3 gulled simba 4 hodan abdirahman 5 maxamed bk Ad ban uxiseya inkastoy xaran iskatahay 😋🤲hadana waydhacada 😉😉😂
@umuriham25
@umuriham25 4 жыл бұрын
Naagta xeey gafuurka la taagey mala soo qasbay
@saidhaji7693
@saidhaji7693 5 жыл бұрын
Qurux wiilka
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 7 ай бұрын
Wiilkan hada wuxu ku nool yahay america ayaan dhoweyd ban ku arkey minneapolis ❤❤
@ikraanhassan1001
@ikraanhassan1001 5 жыл бұрын
Aroosadu maba faraxsanee yaa ka soo xanaajiyay Mida kale jareertu maxay u ilaalinee yay wax ka soo dhaceen Astaaqfurullaah
@kingupdykanivlogsfilims2896
@kingupdykanivlogsfilims2896 5 жыл бұрын
Aroska wa kala kacsana lkn dadka ku ciyaraya marka arooska iyo aroosada so galayan inay fadhistan ba la rabay markas bu kala kici laha wle 😘😘🤔
@abshiribrahim3588
@abshiribrahim3588 5 жыл бұрын
Xarifkan wa dharsanyhy cadi ma aha wu bax baxsanoya 😂😂😂🤙
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 жыл бұрын
Kkkkkkk wuu ciilbeley hada
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 5 жыл бұрын
Kkkkkkk
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 5 жыл бұрын
Kkkkk
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 жыл бұрын
@@boqoradasomaliyed9168 haye maxaa idinka qosol siiyey
@walaalahmediashow6341
@walaalahmediashow6341 5 жыл бұрын
Maxa udharsan tahay
@salahahmed1201
@salahahmed1201 5 жыл бұрын
Waxaa aad uga xumahay in Hidihi dhaqankena iyo Diintenaba dhinac laga maray sharafna loo arko in haweenkena ay qawanadan tin iyo cirib loona heeso waliba iyado la is ruxayo , waxaa u arka dhaqan xumo in sidan aroos loo dhigto wana dambi inago Islam ah inaa hawenkena aan iska taatabano diin iyo dhaqan noo baneyey aysan jirin walalyal Ilahay SWT haloo laabto hana laga baqo aroosyadana si sharafleh oo diini kujirto aan u dhigano waa mahadsantihin .
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 жыл бұрын
Salah Ahmed sax dunidu dunidii hore iyo dhaqankii hore ma aha allow nahanuuni yarabbi
@ahmeyhamud6269
@ahmeyhamud6269 5 жыл бұрын
Waxan arose miya mise wa show..
@nemonoura5866
@nemonoura5866 5 жыл бұрын
Indr dhaqan iyo hido lahyne dadka farxadooda haka jiidhin waxad kasheekaynayzo garan maynee
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 жыл бұрын
Ahmey Hamud waa casriyesantahay huno
@ahmeyhamud6269
@ahmeyhamud6269 5 жыл бұрын
@@farxiyosimanfarxiyosiman882 casri miyaa hee
@queena5150
@queena5150 5 жыл бұрын
Anaga oo ah iskabulada waxnu lenahay hambalyo zamzam baaro
@amiishamoha8347
@amiishamoha8347 5 жыл бұрын
MnsHa AllaH AlleH Hay iskiin BarkEeeyO AbiD ♥️💥💝Hamblyo KUn jEer
@maxamedguled3927
@maxamedguled3927 5 жыл бұрын
AmiisHa MoHa xxx
@maxamedguled3927
@maxamedguled3927 5 жыл бұрын
AmiisHa MoHa xx
@zamzamahmeddaahir8363
@zamzamahmeddaahir8363 5 жыл бұрын
Zamzam mansh allah
@birqayeofficialmedia3792
@birqayeofficialmedia3792 5 жыл бұрын
Hada aragtid qoralkeyga plz subscribe isar ado mahadsan wa codsi
@Dualehapdirahman
@Dualehapdirahman 5 жыл бұрын
birqaye official media mnbctuhwa
@hanitaavlogsandfilms733
@hanitaavlogsandfilms733 4 жыл бұрын
birqaye official media waan kuu saaray ee iisaar
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 5 жыл бұрын
Masha allah hampalyo baaro iyo seygeeda allow isku kiin barakeeey
@faayaden8943
@faayaden8943 5 жыл бұрын
Toloow wiilkaan mataajira mise taajiraa dhalay mise waa askari xibin haayo halayga daba geeyo Maasha Allah
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 12 күн бұрын
Baaro arooska 3 xaaad coming soon 😂❤❤
@nisharashid
@nisharashid 5 жыл бұрын
Wlshy quruxsananey aroos wacan inkasto arooskaga ka maqna iskuwara adi iyo dumashi👰🤵❤💙
@hanibashir2164
@hanibashir2164 5 жыл бұрын
Nimcish Abdirashid same
@keynaanmuuse3262
@keynaanmuuse3262 5 жыл бұрын
Masha alaaha aroosa wacan idle yare sxb sare wan ku salamay
@ahmedibrahim-bg2uz
@ahmedibrahim-bg2uz 5 жыл бұрын
SubhanAllah
@hilwamedia9636
@hilwamedia9636 3 жыл бұрын
Baaro miyaa oo cunuga udhashe mase midkale waa
@sacdiyahassan1596
@sacdiyahassan1596 5 жыл бұрын
Arooska lagu nasto laguna nagaado alle haka dhigo amiin yaa rabi
@khadraali3761
@khadraali3761 3 жыл бұрын
Hhhh waaba kala tageen maxaa lagu naganayaa
@injineere
@injineere 5 жыл бұрын
Ninkaan ooridiis soo qaawiyey dadka dhexdooda kula niikinaaya! Soomaalida waxyaabaha ay muudayaan horunar.
@zachmahomes3517
@zachmahomes3517 5 жыл бұрын
Injineere shut up sharia police
@nasemdahry4928
@nasemdahry4928 4 жыл бұрын
u r definitely right
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm 5 жыл бұрын
Gabadha xijaab bay ku qurxooneed Naa is astur saan qurux maahee
@abdifatahaly8480
@abdifatahaly8480 5 жыл бұрын
Full advice ayaan sii
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 5 жыл бұрын
Maxaa kaa galay Fuck
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 5 жыл бұрын
True dhilo dheh
@abdifatahaly8480
@abdifatahaly8480 5 жыл бұрын
Correct bro hadhalkadh adhi kudhahti xuman ayeey uqadhan karaan but one day when she stand in front of Allah she will regret trust me Walashey waan kujecelnahay life to short is astur
@abdifatahaly8480
@abdifatahaly8480 5 жыл бұрын
@@quenayannaqurux400 ur unlearned person sorry you do no waxa nagagaley
@ayaanosman3360
@ayaanosman3360 3 жыл бұрын
Intey isfuren aya dawanaya😂🤣😭
@blossom8569
@blossom8569 5 жыл бұрын
Samideey hamblyo abaayo💓💓❤ isku waara💯💓
@naadoismaaciil8125
@naadoismaaciil8125 2 жыл бұрын
Ani 2022 dawanayaa weykala tagen
@queendihama717
@queendihama717 5 жыл бұрын
Ugu horeeya manta subscribe like haila dhaafin inu allah khayr kusiiyo👇🙏🙏🙏🙏💖💓💓💓❤😢😢😢😢😢😢😢❤💞💞💞💞💞💗😂
@hanitaavlogsandfilms733
@hanitaavlogsandfilms733 4 жыл бұрын
Hamida Vlogs waan kuu saaray iisaar
@goldkidafricana4975
@goldkidafricana4975 Жыл бұрын
Baddest jam 💯Somali music waaay up ♥️
@cqaadirmaxamuud5121
@cqaadirmaxamuud5121 5 жыл бұрын
wooow idle ish calaa hees io aroos xalaala 😘
BAARO IYO DALXIIS WAX KA BARO XIRIIR KOODA 🙈
17:20
FALEEMBO OFFICIAL
Рет қаралды 110 М.
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 16 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Iidle Yare Oo Kala Kiciyay Arooskii Hafsa Zone
5:33
Sharmake Studio
Рет қаралды 22 М.
RASMI RAYS FARHAN YARE IYO ADNAN MODEl OO PRANK KU SAMEEYAY BAARO
10:07
Adnan Model Official
Рет қаралды 368 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
SHAADIYA SHARAF FT AYAAN WADANI HEESO XULA 2024
40:58
Nasir Production
Рет қаралды 157 М.
AROOSKII BAARO IYO PANADOL BASHIR JAWI  2021 | BY SULDAN FILMS
8:55
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 16 МЛН