CARUURTA MINNESOTA SU'AALO IYO JAWAABO KU SAABSAN SPORTKA IYO TAARIIKHDA ISLAMKA

  Рет қаралды 45,619

somali media of minnesota

somali media of minnesota

7 жыл бұрын

CARUURTA MINNESOTA SU'AALO IYO JAWAABO KU SAABSAN SPORTKA IYO TAARIIKHDA ISLAMKA 2017

Пікірлер: 94
@ashkaumar2310
@ashkaumar2310 5 жыл бұрын
Wiilkii sualaha ka jawaabay sii lacagta
@maryanswety9637
@maryanswety9637 7 жыл бұрын
mash allah su alaha diniga aad bey ogu litan lakin walidkii dalay waxan kula talin laha iney ilamah baraan dinta.. ..
@Maansoor
@Maansoor 5 жыл бұрын
maryan_swety waa runtaa
@somking901
@somking901 5 жыл бұрын
Cabdi casiis rageedi Man United fans always number one good luck 👑✌
@minnicute9072
@minnicute9072 5 жыл бұрын
Waalidka khaladka saaraya aniga because cunuga intu yaryehe ayaa laga dhisa barashada dinta marku weynadana inuu kudhaqmo asagu xil kasaran yehe
@inacabdihaayir2518
@inacabdihaayir2518 5 жыл бұрын
Cabdicasis ❤❤❤❤
@zakariyeabdullaahi6076
@zakariyeabdullaahi6076 5 жыл бұрын
Saxafigan haso cadeyo meshee jigjiga Somalia ku noqon weesay inta arintas laybty like sar aan dadka ka bartee
@jackadnaan
@jackadnaan 5 жыл бұрын
walaal wariyahan illahay ha unaxariisto marke ma qabriga miyaa laga soo weydiiina
@hassanmohamudali3065
@hassanmohamudali3065 5 жыл бұрын
@@jackadnaan wll wariyah magaciis, gormuuna dhintay
@Mohamad-mo4oz
@Mohamad-mo4oz 5 жыл бұрын
walahi waa wax laganaxo subxaanallah..
@abdiaziabdiali3806
@abdiaziabdiali3806 5 жыл бұрын
Lacagteydi iskakesii ninyohoy
@umaaniisayusuf9557
@umaaniisayusuf9557 5 жыл бұрын
Ax walidoow ilahay ka baqa awlaadiina diinta bara #cayaartooy ayay ka jawaabayaan aan muhiimad lahayn #😭😭😭😭
@nuuxmiami
@nuuxmiami 9 ай бұрын
Laandhere. Ayan ku qoslaa. Like kuwii lasocon jiraa. Iyo cumar binu khataab marku ku tilmaamay hero
@apdirahmanmohamed4204
@apdirahmanmohamed4204 5 жыл бұрын
DIINTA HALA BARO CARUURTA
@ikranabdi586
@ikranabdi586 5 жыл бұрын
The kids of the prophet 1.Ali 2. Abass Subxanallah am week walai But u tried jazakaAllah unlike others they were like " ma'aqani" idk without them thinking The kids of the kids were actually 1. Fatuma 2. Kaltuma 3.ruqiya 4.zeinab 5.qasim 6.abdullahi 7.ibrahim jazakaAllah kheyran May Allah swt Grant us eass
@umuhaatukheyr7448
@umuhaatukheyr7448 5 жыл бұрын
Subaxana allaah waxaa taas laga rabaa in ay waalidku kaalin ka qaataan
@ziizeedude6180
@ziizeedude6180 6 жыл бұрын
lacagta muisinin
@aminsayi
@aminsayi 5 жыл бұрын
Zhb ciyaalkaa kaa saxsan jikjika somaliya ayaay kamid Tahay
@asad345muxamed5
@asad345muxamed5 6 жыл бұрын
Waxaa ku cebeysan waalidkod
@muslimbelal445
@muslimbelal445 5 жыл бұрын
War u sheeg hadii ee garaneynin sua aalaha aad weydii say
@hibaaqosman4882
@hibaaqosman4882 7 жыл бұрын
ilmaha diinta hala baro intay ka sheekenayan balooni
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 5 жыл бұрын
Bal eeg ciyarta na way yaqanan diinta islamkana waxba kama yaqanan subxanallah
@somalitiktok4223
@somalitiktok4223 5 жыл бұрын
Anigu nairobi kenya ku🇰🇪🇰🇪 dhashay War adinka kuwii minnesota ka jawaba aniguna diinta ayaan idinka jawaabi lahaaa agah xiil badanaa 100$ wn kala qebsan laheen 😂
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
war suaalo somali ku saabsan weydii walaalow.muhiim in ay falkoodii wax ka bartaan
@abdimalikomer2391
@abdimalikomer2391 5 жыл бұрын
Dadka qurbaha kudhasha masidan ayay diintooda kayihiin qaarkood waanba islegnahay I am 17 old waaba waxlaga naxo wlhy
@jacobfarah131
@jacobfarah131 5 жыл бұрын
abdimalik omer sure,xagee joogtaa plz?!
@alimahmd3511
@alimahmd3511 6 жыл бұрын
Allaaahu Akibar Yaaap
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 5 жыл бұрын
From Cleveland Ohio
@axmedjaamow5722
@axmedjaamow5722 5 жыл бұрын
Kkkkkk Adiga Aya Ubaahan Aqon.Baacow Jigjiga Waa Somaaliya La Hubo
@sahrahussein8052
@sahrahussein8052 5 жыл бұрын
Ninkan ciyalka wuku adkena kuwa qaar wey isku dayayan lkn wuku adkena
@xaliye1902
@xaliye1902 2 жыл бұрын
Mashallah Abdi aziz
@fosiamohamed8757
@fosiamohamed8757 5 жыл бұрын
Right
@asmasuleiman4090
@asmasuleiman4090 5 жыл бұрын
waxan aad uga xumahay caruurtan marka LA yidhaahdo nebi muxamad ,csw mid qudha oo dhahaya csw maleh
@freemeditation4577
@freemeditation4577 5 жыл бұрын
Mogadishu Hargeisa Jigjiga Ma jigjiga somalia eheeen ?
@caashoaxmed7378
@caashoaxmed7378 5 жыл бұрын
Ilmaha diinta bara
@ilyaasfaarax8392
@ilyaasfaarax8392 Жыл бұрын
Waa ilmo lagu khasaray
@muniiracadey1217
@muniiracadey1217 5 жыл бұрын
Waalidkod ayaa iskaleh ceebta ineykajawabi waa yan su aasha ah shanta asaxabadii
@abdiabdi6827
@abdiabdi6827 5 жыл бұрын
Subxanallaha
@sadiaabdiadow823
@sadiaabdiadow823 5 жыл бұрын
Inaalilah carruurta diinta bara ruux karanayo ma jiro waxaana ugu wacan waalid inta dhalay
@sadiaabdiadow823
@sadiaabdiadow823 5 жыл бұрын
Ilmahiina kutarbiyeya dinta islaamka waa imaanka barkiisa
@hoodoaxmed4104
@hoodoaxmed4104 5 жыл бұрын
mgcydiii gaaladana wy shubayaan kuwiii muslinkna magaranyaaN subxanllh somli caruurtii wy idinka lunty
@siraajinur2638
@siraajinur2638 5 жыл бұрын
kuwaani waaba dad da´yaree kuwa iyaga 10 illaa iyo 20-ka sanno ka weyn oo caalamka dhinacyadiisa kala duwan ku nool ayaan ka jwbi karin su´aalaha diiniga ah ee aad hadda caruur taan weydisesy.
@Walalgkvideography
@Walalgkvideography 5 жыл бұрын
War ilmaha wa awaar wlhi
@cabdisamiicmoha2706
@cabdisamiicmoha2706 2 жыл бұрын
Abdiasiis nin rageed
@muslimbelal445
@muslimbelal445 5 жыл бұрын
Lkn kan ka jawaabay ma ku dhashaynin wadan kan 😂😂 eee hargeysa ayuu ku dhashay
@muslimbelal445
@muslimbelal445 5 жыл бұрын
Waxaa fiic naan laheyd in waalidiinta eee abaabiyaan caruurtooda
@ashkaumar2310
@ashkaumar2310 5 жыл бұрын
Kuwii la socon jiraa kuyee ????
@dareenkashacabkamedia2048
@dareenkashacabkamedia2048 5 жыл бұрын
Wlahi garshda nabigah daayeh xitaa in lagu sliyo ma aqanan scw maba dhahyan zubxnlah
@Rays_Dualeh
@Rays_Dualeh 5 жыл бұрын
Wariyahan waa dagdag badan yahay.
@ahmadabdallamohammed3326
@ahmadabdallamohammed3326 2 жыл бұрын
Waalidka sidaan caruurtooda udayacay hadhow ayey dhihi doonaan wuunugu caasiyay balwad ayuu bartay War caruurta diinta kaga warhaya hadda weydhow yihiin
@umuyasincumar81
@umuyasincumar81 5 жыл бұрын
Sualaha tawxidka oo akhiro laisweydiin doono lamawaydiin....caruurta iyo xasaska nabiga(csw) cid kuweydiindoonto majirto.
@salmaandaahir3131
@salmaandaahir3131 5 жыл бұрын
Ilmaha diinta
@abdiraxmanismaaciil8379
@abdiraxmanismaaciil8379 7 ай бұрын
Minneapolis Dheh
@abdirasaqahmed6724
@abdirasaqahmed6724 5 жыл бұрын
Afro Amercans waaye dadkaan
@moshwanjafar7667
@moshwanjafar7667 6 жыл бұрын
Aar xooloyaalyahaw caruurta diinta bara
@abshirdamacciyaalwaaberimu3497
@abshirdamacciyaalwaaberimu3497 6 жыл бұрын
Ninka heroka cml eh istaqfurulah
@hassanyussaf6810
@hassanyussaf6810 6 жыл бұрын
Halagu dadaalo caruurta dhanka diinta
@salmaandaahir3131
@salmaandaahir3131 5 жыл бұрын
Halabaro
@sahrahussein8052
@sahrahussein8052 5 жыл бұрын
I hate wlh ciyaal suu ULA dhaqmayo wx xun inu kaso gudbiyo bis uu isku daya ciyaalkisa ya waresto kuwan aye ka daranyihin
@PapuPapu-ul3nc
@PapuPapu-ul3nc 5 жыл бұрын
Maxa ka qaldan wariyaha jigjiga waa dhul somaliyed no matter what
@AhmedIbrahim-mt8tu
@AhmedIbrahim-mt8tu 5 жыл бұрын
Dad badan baa laga yaabaa inay comment ka bixiyeen videogan oo ay yidhahdeen "diinta caruurta ha la baro" ama wax la mid ah. Balse waxad naftaada waydiisaa anigu su'aalahan ma ka jawaabi karayaa. Hadii ay jawaabtu maya noqoto waa inad isbartaa oo dadkana sii bartaa.
@fadhiyamahamuud7748
@fadhiyamahamuud7748 6 жыл бұрын
Wala they need some milk lol xD
@user-qk1em1pj3w
@user-qk1em1pj3w 5 жыл бұрын
Subxana lah ciyal yaryaro gala
@ohbeyfrost5702
@ohbeyfrost5702 5 жыл бұрын
ada gaal ah oo isnacay, y aa carurta gaalo ugu dhahaysa
@bariiijsh333
@bariiijsh333 6 жыл бұрын
Jig jiga soo somaliya maahn
@abdulahiismael1764
@abdulahiismael1764 5 жыл бұрын
Bariii Jsh No is part of ethiopia
@libaaneonline4046
@libaaneonline4046 5 жыл бұрын
Wa galbedka Somaliya dhulka Ogden Somali aye kamid tahy sidasi ubaro
@naasiryare4939
@naasiryare4939 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh war orda waxa dinta bara
@samiyocqadir8917
@samiyocqadir8917 5 жыл бұрын
War ilamaha haa cebesan waxn uu sheek ee dheeh
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 5 жыл бұрын
AFRICA NILAKEENA RABTIIN SI AAD U BARATAAN DIINTINA
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Adaxaan Abdullahi war xishood maxaad la caytamaysa qaraar baa ku haya wllhi sakiin liq xaasid
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 sadex sano kadib ma isoqabatay
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 WAA tirayaa hada
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@Commentkudhigle-s1g tir wllo
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@Commentkudhigle-s1g tir waa ceebe dadka laguma mashquule layskamana caayeh
@asiyaahmed7739
@asiyaahmed7739 6 жыл бұрын
Adeer gacaliye laftigiina waad khaldan tihiin jigjiga waa soomalia ee dadka ha khaldina inkastoo oo ahayd in la baro diinta iyo dalkooda
@Maansoor
@Maansoor 5 жыл бұрын
Asiya Ahmed Waankugu taageersanahay
@abdifatahosmanabdullahi3262
@abdifatahosmanabdullahi3262 5 жыл бұрын
Been lale wulka lacag ta maxa usiniwesy
@cabdiqanixasan5243
@cabdiqanixasan5243 5 жыл бұрын
Hoyadaa somaliland iyo soamliaya iskuma jiraan
@abdinormohamed2173
@abdinormohamed2173 5 жыл бұрын
Alla fiicana carurta in xamar lagu koriyo
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 5 жыл бұрын
Xamar iyo wanaag kalla fog waa qarax iyo dagaal.
@ubahiita7710
@ubahiita7710 5 жыл бұрын
Asc dhamaan lkn hadii xamar lagu korin lahaa waxaa lagayaabaa inay sidaan ka fiicnaan lahaayeen
@abdinormohamed2173
@abdinormohamed2173 5 жыл бұрын
@@ubahiita7710 si fcn waliba somaliga wey baran lahayen dinta wey baran lahayen rag adagna wey noqon lahayen in kasto nabad oolin muqdisho
@ubahiita7710
@ubahiita7710 5 жыл бұрын
@@abdinormohamed2173 haa waa sax lkn ogow alle dilaa dhinta
@abdinormohamed2173
@abdinormohamed2173 5 жыл бұрын
@@ubahiita7710 sax waye
@sonkobulale2291
@sonkobulale2291 4 жыл бұрын
Nigga said xawo😂😂😂😂😂
@fatumadheeg4931
@fatumadheeg4931 5 жыл бұрын
Dc boys and girls😂😂kkkkkkk
@asiyaahmed7739
@asiyaahmed7739 6 жыл бұрын
Inanka yar oo uu kuyiri madaxwaynaha magaciisa sheeg wuu wade muxuu uga gudbay
@shushu.00
@shushu.00 6 жыл бұрын
Warkan jigjiga soomaalibaaleh
@hibakduniyo2773
@hibakduniyo2773 4 жыл бұрын
They are American and they will be no longer Somali.Kuwani Somali way ka sii baxayaan.
Soomaalida Minnesota sidee ku yihiin iibsashada guryaha?
11:49
Hereri Media
Рет қаралды 43 М.
Vlogii Ciida Minneapolis, Minnesota
7:36
Abdi Aar Podcast
Рет қаралды 13 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 20 МЛН
Askar Soomaali ah oo la Dalacsiiyey Minnesota
9:03
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 25 М.
First Vlog! Minnesota Cookout
5:44
3Strikes
Рет қаралды 4,3 М.
Inside The Somali Capital Of America 🇸🇴🇺🇸 S1E34
22:05
SOMALIDA DADKA UGU LACAGTA BADAN 2021\richest people in somalia
9:11
ABDIRISAQ ABDI
Рет қаралды 57 М.
Barafka Ohio iyo shaaciye USA 🇺🇸
4:02
shaaciyeone show
Рет қаралды 13 М.
Эй Рамазан # DamirAgroDizel
0:16
DamirAgroDizel
Рет қаралды 4,8 МЛН
САМЫЙ ЖАРКИЙ ШТАТ (@therealoscarmendez - TT)
0:23
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 21 МЛН
ХАЙПОВЫЙ ЧЕЛЕНДЖ В ТИКТОКЕ🤣
0:13
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 1,5 МЛН