No video

Soomaalida Minnesota sidee ku yihiin iibsashada guryaha?

  Рет қаралды 43,320

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Soomaalida Minnesota sidee ku yihiin iibsashada guryaha?

Пікірлер: 98
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 Жыл бұрын
Mustaf was my real estate agent in 2018 when I bought my first place. He helped me a lot God bless. 😂
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
C/salaan wax badan waa natustay qaybta horumarka ganacsiga somaalida qurbaha bal iyanah nala wadaag kuwa xawaraha ujaray dhanka aqoonta iyo cilmiga ee kunool meelo kala duwan kasoo hadal. Mahadsanid
@ridwanabdi2501
@ridwanabdi2501 Жыл бұрын
Masha wariye sare herari Adiguna lugtaad Ka dalxiisaysa, Anaguna indhahaanu Ka dalxiisaynaa
@Dunida_Tignoolajiyada
@Dunida_Tignoolajiyada Жыл бұрын
Masha Allah. Xog fiican ayuu wiilku la wadaagay somalida. Mahadsanid Hereri
@abdisalamroble3119
@abdisalamroble3119 Жыл бұрын
Riiba ma MASHAALLAH DHEHEY SXB wax ma Ogid nikan ribo kashekensa
@Muzamil701
@Muzamil701 Жыл бұрын
Walaalayaal Ninkan waa xaaraan wuxuu ka sheekeynaayo waana Ribo ilaahay wuu xaaranrimeeyay ribada quraankaana lagu sheegay ka baqa allah Dadka gatay ee ku iibsaday Ribada iyo Dulsarka xaranta ah way ku Gubteen caruurttima way ka wada halaabeen Xaaraanta iska ilaaliya Somaliyeey
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Masha allah Mustafe keep going brother Let's invest on Realestate here in Minnesota and Africa
@youngblood6606
@youngblood6606 Жыл бұрын
Mashallah very proud of you 👏 Dear Brother
@dahirhayaan1138
@dahirhayaan1138 Жыл бұрын
Cabdisalaanow canada iyo soomalida ganacsiga iyo guryaha iyo dadka guulaystay kasoo hadal ❤❤
@Qadafi-
@Qadafi- Жыл бұрын
Canada 🇨🇦 wax guuleystay way yartahay 😂
@husseinmiami
@husseinmiami Жыл бұрын
Canada 🇨🇦 ceertaa. Iyo timhortin ayeey fadhiyaan Shaah Iyo sambuus
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un Жыл бұрын
reer canada waa shiid ma iibsadan guryo
@dahirhayaan1138
@dahirhayaan1138 Жыл бұрын
@@ahmedmohamed-yp6un maxaa sababay America 🇺🇸 inay nala mid yihin modayey canada 🇨🇦 😂🤣🤣
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
Maad dhahdid lacagta ribada ah ee lagu saaranayo, markaad faa'ido ku shegeysid, ama af soomaali sax ah, halka aad ka leedahay rate, ama mortgage, maxaad dadka ribada ugu qarineeysaa, mortgage ama rate interest.waa xaaraam oo waa ribo, ribaduna diinteena suuban weey mamnuucdey, Allaah wuxuu inoo xalaaleetey beeca, wuxuuna inaga reebey xarimey ribada
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 Жыл бұрын
Cabdisalaanow saaxiib xagiih ganacsadayaasha guulaystay waan ka dheregnee bal xagiih aqoonyahanada u kac sida . Sheekh cabdiraxmaan bashiir waxaan rajaynayaaa isha allah inaad waraysi ka qabato isha allah
@atisar3246
@atisar3246 Жыл бұрын
Who told you Bashir is aqonyahan? Hhhhh he is an average somali sheikh but not khabiir bro
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
​@Ati Sar what???? How did u come to that spurious conclusion???
@abdisalamroble3119
@abdisalamroble3119 Жыл бұрын
ALLAH KA BAAQ dadka riiba ha ugu yerin
@ONEZONE99
@ONEZONE99 Жыл бұрын
Guri Mortgage (Riba)😳hadaa ku qaadato Allahna raali kama ahan Ilaahay ha na dhowro,
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Жыл бұрын
Wariye sare Cabdisalan Ibrahim Hereri mahadsanid barnamijyada aad noo soo gudbiso oo aan waxbadan ka ogaanay ninkaan yarna waa nin aad daacad u ah Mustafe oo dagan
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
Subhana Allah. Ilaahay ayaanu Ribo ka magan galney
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Жыл бұрын
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri& Mustafe Sahal.
@Reallander1991
@Reallander1991 Жыл бұрын
Mortgage is haram!
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Жыл бұрын
Sensational 🔥
@hamdaasma9875
@hamdaasma9875 Жыл бұрын
MashaAllah
@MetaXeditz147
@MetaXeditz147 Жыл бұрын
gorma ayad teegi
@SofiaMwinyi
@SofiaMwinyi Жыл бұрын
Mashallah
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Mustafoow walaal codka ayaan kuu badalayaa ee guri free ah isii 😂😂 Maraykan another level 🔥
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
Waa caruurta iyagoo yar yimi maraykanka afsoomaali badan ma garanayo ingiriiska ayaa u sahlan inuu ku hadlo.
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi Жыл бұрын
@@AbdulAli-ku9he ilkaha wye dhibka codkiisa caadi wye
@nasteha874
@nasteha874 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂Dhib badana
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 waa abuur allah
@wm9669
@wm9669 Жыл бұрын
Mortgage is haram They will tell you that you are loosing money buy renting but what about the akhira? Mortgage is haram and it will cause more problems .
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Listen. If you going to rent from a landlord with a mortgage on the rented property, then you will pay the landlord's mortgage indirectly without gaining any equity if the property appreciates.
@wm9669
@wm9669 Жыл бұрын
@@AAA-sx5ej listen what about those who believe it is haram. I don’t have a problem renting .
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
Xagga RIBADA kawaran ? 🤔 Riba la’aan miya, mise waa iska inkirna Ribadaas ? 🤔 Mahadsanidiin
@abwaanmaxamadbashiir6059
@abwaanmaxamadbashiir6059 Жыл бұрын
Riba la,aan ma jirto
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 Жыл бұрын
Owning house is not good idea because is not passive income
@alisharif1997
@alisharif1997 Жыл бұрын
Bismillahi rahmaani raheem 🏢🏢🏢🏢
@NoorBehrozz
@NoorBehrozz Жыл бұрын
Cabdi salaanow hada comment gaan aqrineysid wiil dhalin yara ah oo minneapolis jooga magaciisa hadan kuu sheego cabdirisak mohamed dhoore aya la yiraahda ninkaasi raadi waa nin dhalinyarada wax ka fahmi karaan i.A😊
@abwaanmaxamadbashiir6059
@abwaanmaxamadbashiir6059 Жыл бұрын
Dadku ribo iyo dulsaar ma wada qaataan. 18 sano ayaan Guri ii jaara ku jiraa ilmuhu markay ii koraanna anigoon riba qaadan ayaan bannaanka marayaa deeyna ma qabo.
@MrKayse2011
@MrKayse2011 Жыл бұрын
Ribadda dadka ha ku qalqaalin
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
Ribadu ciyaar ciyaar maaha oo waynu wada ugnahay. Ilaahay baa inoogu sheegey Quraankiisa. Ka beeneeya iyo kan u jiibinaaya ogow isku mid baa tihiin
@mohamedelmi9020
@mohamedelmi9020 Жыл бұрын
Waa Runtii wilkan
@ubahmohamedmohamud4278
@ubahmohamedmohamud4278 Жыл бұрын
ilaahey hanoo kaso riyadaa
@MetaXeditz147
@MetaXeditz147 Жыл бұрын
alx inaa xaga aan ku dhashey laakin qurbe naaf ma lah
@XARIIRI_MEDIA-PRODUCTION
@XARIIRI_MEDIA-PRODUCTION Жыл бұрын
Hereri waar legend noow jacket iyo surwaalka maxaad u kala xidhataa oo aad iskulasoo xidhan waydaa
@Xaabsade_
@Xaabsade_ Жыл бұрын
Reer mareykan ribadda waa baneesteen sheekhbiyo shaariifba. Yaab. Yurub kuma dhacno
@xanaanxanaan6209
@xanaanxanaan6209 Жыл бұрын
Hambaa igu jira Oo gubaya maankayga .Rabiyoow ii rumee America inaa fursad u helo inaa aado😥
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 Жыл бұрын
ANIGA ILASO XIRIRI HUUNO. ANIGA KAA CAAWINAYA SEND ME EMAIL
@MetaXeditz147
@MetaXeditz147 Жыл бұрын
wll wllhi somaliadas baa kuu danta wll xaga baan imika jooga somalilnimo ma dareymisid baa
@xanaanxanaan6209
@xanaanxanaan6209 Жыл бұрын
@@MetaXeditz147 somali wax ii dhaamo maleh wllo qabyaalad mooyee wx kle ma taalo wadanka waxbaad baranaysaa gurigaad jiifsanaysaa that's it
@MetaXeditz147
@MetaXeditz147 Жыл бұрын
@@xanaanxanaan6209 wa saxe lottery iyo waax un ma tijabisey
@MetaXeditz147
@MetaXeditz147 Жыл бұрын
qaar an waax isku naheyn baa saas mareykanka uu gale
@aragsan5690
@aragsan5690 Жыл бұрын
Moorgeesh ma xalaalbaa mise aduun kaliya baadxisaabteen???see qof aan Rabin ribo wax u iibsan Kara.?
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Morgeesh😂😂 ( mortgage dhe) waaxa kugu kalifayo waxa weye guri mortgage lagu qatey hadaad isku kireysato, mortgage guriga lagu qatey ayaa ku qasbanan karta inaad kiraadada ku bixisiid
@charlesabdi
@charlesabdi Жыл бұрын
Idoor been maha .hereri wad na jahli tirtay mel walba wad kaso hadashay calamka 🎉🎉🎉🎉guul😊😊
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 Жыл бұрын
Issa waarabe qaabilka soomali ugu laan gabsan isse qaawan inika waa huridin . Issaq maada gaaraya reer tolgay
@aminamaxamed1302
@aminamaxamed1302 Жыл бұрын
War heedhe maxad nagu maagtay
@charlesabdi
@charlesabdi Жыл бұрын
@@yahyamohamed6198wll idoor wa amaan waxay tahay traders marka cay hamoodin
@charlesabdi
@charlesabdi Жыл бұрын
@@aminamaxamed1302 wa amaan wll idoor waxay tahay businessman ama traders marka cay hamoodina
@ayuubbashiir3344
@ayuubbashiir3344 Жыл бұрын
Hi
@user-ep4hv6kf2s
@user-ep4hv6kf2s Жыл бұрын
Waxan laga hadlayaa oodhan waa Ribo ee haku kad soomina
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
I have been renting my townhouse for almost 14 yrs for $2300 a month just get a way for Ribo so please don’t say your money going through the sink. Ya Allah forgive us and guide us all
@a.m.k9976
@a.m.k9976 Жыл бұрын
Walaal Leyla Alle ka cabsi la'aan ayaa jirta ama aqoon la'aan Qof muslim ribo inuu ku shaqeysto ama guri ku gato ama dadka ku booriyo waa Xaaraam wax walbo xun hada magacii ayaa loo qurxiyaa Allaha ina xafido حسبنا الله ونعم الوكيل.
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
So, according to you wahabi mentality, you've just paid someone's mortgage to the tune of $386,400 without gaining a single cent or legal rights in return for the appreciative value on the property. If that's not stupidity, i really dont know what is. You either live under full islamic sharia compliant country or you are not. Stop deluding yourself
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
@@a.m.k9976 waa runtaa Walal. Allahuma Ameen
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 Жыл бұрын
Minnesota weli guryuhu way jabanyihiin marka loo eego magaalooyinka kale ee usa sida seattle.
@user-fu3hv5ev8g
@user-fu3hv5ev8g Жыл бұрын
Sxbkaan fadhiga halaga saxo
@adonismoha6907
@adonismoha6907 Жыл бұрын
Maxa Ka khaldan fadhigisa? Mashquulka umada kadaaya oo noloshada meel saar dad horumaray haku mashquuline mijo baasto
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯
@aisha665
@aisha665 Жыл бұрын
PLEASE BRING INTREST FREE MORTAGE
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 Жыл бұрын
No such a thing. They just add total interest on mortgage principal.
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn Жыл бұрын
DALLAS TAGA SOMALIDA DHE 😊
@faatinmalapo5328
@faatinmalapo5328 Жыл бұрын
Eesh qiyaasag waa talo fican Ninka raga waa fahmi karaa Doqona laa shegi mayo
@AbdirisakAhmed-dy9fg
@AbdirisakAhmed-dy9fg Жыл бұрын
3 qol imisa la kireya lacagta kumanka naga dhaafee
@jamahuseen9113
@jamahuseen9113 Жыл бұрын
RIBADU Waxay ka mid tahay Danbiyada waaweyn iska ilaaliya Aduunku wuu koobanyahay ILLAAHAY halaga cabsado.
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
Aakhiro miyuu ilaaway ninkani
@qadarfarah3802
@qadarfarah3802 Жыл бұрын
To all viewers. I sense C/salaan Hereri shy away from asking Mr Mustafa to explain to viewers what he means INTERST RATE. Do you agree with me that C/salaan lacked journalistic impartiality in this interview. It seems to me that he agrees with Mustafa, but can we shout to Hereri that he discounted voices of viewers like and you who regard interst rate as glorified RIBA or USERY. War C/salaanoow umad muslimiin ah baad afkooda ku hadashaayee, waxaad doontaba aaminasaawee, maadaama aad joornaaliiste tahay, ina adeeroow, mar naba, dhexdhexaadnimada haka tegin.
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 Жыл бұрын
Lkn Lacagta dulsaarka ahi miyaanay ribo xaaraan aha ahayn, bal taas yaa iga jaahil siiya
@queenliza596
@queenliza596 Жыл бұрын
Dumar Guuleystay nosoradi 😂
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Lama haye kuwa is qaawiyay ma idinso waresana
@queenliza596
@queenliza596 Жыл бұрын
@@Akhyaar142 bax waryaa Waxas Mala imatay 🤣🤣🤣🤣
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
@@queenliza596 kaftan waye quruxay
@alisharif1997
@alisharif1997 Жыл бұрын
🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫
@guuleed7538
@guuleed7538 Жыл бұрын
Axadkaan Siduu u hadlaa xey eheed
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
Waa caruurta iyagoo yar yimi maraykanka afsoomaali badan ma garanayo ingiriiska ayaa u sahlan inuu ku hadlo.
@XARIIRI_MEDIA-PRODUCTION
@XARIIRI_MEDIA-PRODUCTION Жыл бұрын
Ring ton yar ayuu saartay
@atisar3246
@atisar3246 Жыл бұрын
Somalis always judging each other 😢 bro muhimadu wa inad nuxurka videoga kala baxda
@adonismoha6907
@adonismoha6907 Жыл бұрын
Mijo bassto dadka noloshooda horumaray haku mashquuline naftada wax uqabso
Dadka reer Angola oo aad ula haysta cuntada Somalida
9:31
Hereri Media
Рет қаралды 29 М.
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 47 МЛН
Sidee ayay Somalidu ugu nool yihiin Angola
26:34
Hereri Media
Рет қаралды 46 М.
What is Makhana and why is it in high demand?
7:39
The Hindu
Рет қаралды 36 М.
What Should Leaders Learn from History?
28:33
World Governments Summit
Рет қаралды 343 М.
MUWAADINIIN DIFAACAYA FARMAAJO (4274)
15:58
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 740
Mehdi Hasan at the Muslim Leadership Dinner
12:23
Muslim Council of Britain
Рет қаралды 97 М.
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН