CARUUSADII NINKEEDUU JARJARAY HABEENKII AQAL GALKOODA KADIB MARKUU KU,ARKAY MUCJISADAN 😭😭😭

  Рет қаралды 24,500

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

2 жыл бұрын

#ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

Пікірлер: 133
@halimamohmud2144
@halimamohmud2144 2 жыл бұрын
Walaalahayga qaaliga iisoo ducayya Waan xanuunsanahay please wll waa igacodsi
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
Alaha ku caafiyo abaayo
@halimamohmud2144
@halimamohmud2144 2 жыл бұрын
@@ayaangobdoon3254 aamiin xbbti
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 2 жыл бұрын
Ilahy hku cafiyo
@ayuush2214
@ayuush2214 2 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo abyo xanuunka danbi dhaaf allaha kaaka dhigo abyo aamiin🤲
@halimamohmud2144
@halimamohmud2144 2 жыл бұрын
@@ayuush2214 aamiin xbbti
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 жыл бұрын
Bisinka bisinka allow naga nabad gali dulmiga inabti dee kuwanaba qiso qiso dhaftay so badi wll khyr alle haku siye jasakallahu khyr wll
@maqdismaxamed624
@maqdismaxamed624 2 жыл бұрын
Walaalayaaloow dagtaa nabar iiga soo baxay weey idikaa meeysaa iisoo duceeya ani iyo intii xanuun sanba🤲🤲🤲🤲
@naimohussein1596
@naimohussein1596 2 жыл бұрын
allah ku caafiyo
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 жыл бұрын
Abaayo macaan Haliimo illaahay awoodda leh ha ku caafiyo xanuunkaan badda allaha kaa raacsiiyo caafimaadna allaha ku siiyo danbi dhaaf allaha kaa siiyo allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@ayuush2214
@ayuush2214 2 жыл бұрын
Xaafada caawo cidlo ayaan ku ahaa wlhi qisoo yinkaada hoaray ayaan ku soo ceshanaaye waad mahad santahay mcny hadii aadba qiso cusub noo soo deysay ilaahay cimri dheer haku siiyo abyo reerkaada allaha kuu barakeeyo sanbuurkana allaha kaa caafiyo abyo asxpey abyo muuqaal keeda liek👍haloosaaro plz❤🙏
@farxiyoxasanxasan3180
@farxiyoxasanxasan3180 2 жыл бұрын
Abaayo saan __ kujecelahaye rabi hakuu jecelado_
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
Shukran xbbta laha kujeclaado
@farxiyoxasanxasan3180
@farxiyoxasanxasan3180 2 жыл бұрын
@@ayaangobdoon3254 dhaman teen
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 жыл бұрын
Owlaad aa illaahay ku irsaaqay Ikram sabarka sibir uu ka qaraar yahay sabirkiisuu ku mooday Ikram maashaa'allaah tabaarakallaah
@safaabdi2573
@safaabdi2573 2 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay ee daawada horey usoco hppti 👍
@amalbashiir6630
@amalbashiir6630 2 жыл бұрын
Mashalaah xabiibti ilaah haku xafido ❤❤❤
@ziimancaddy1353
@ziimancaddy1353 2 жыл бұрын
Nayaaa wajigagii aaway wado unbaan haynaye😂 love you ayaaney ♥️♥️
@khadijoabdi5317
@khadijoabdi5317 2 жыл бұрын
: إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu 2 жыл бұрын
Sabraa sadkiisa leh wlhi
@nasraismail4230
@nasraismail4230 2 жыл бұрын
Laaaa xawla wallaa quwata illaa billah subxaan allaah waaa dulmigii laga kalay akram waleee dulmigu waa khatar subxaan allaah
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 2 жыл бұрын
Nyaa Ayaaneey maxaa kuu xiisay ayaantaan waa xanuunsanaa saaseey thy first ma noqeen caawa first ahay😂♥️💃
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
😘
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu 2 жыл бұрын
20:19 Heeey abyo gobdoon wan kujedaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😁😄😃
@umuiqlaascabdulahi5836
@umuiqlaascabdulahi5836 2 жыл бұрын
Abyo ayan cadey ilHay haku xifdiyo adun iyo aqiro abyo runti ad ayan kujeclhy abyo ilahy haku xifdiyo iyo ciyalka aan habo mcn aan uahay wilkeyga cimran iyo qaalid iku salan yaa abayo adna aad iyo ad ayan kusalama abyo runti waa qiso cibro qadasho leh waye abyo ilahy qer badan haky siyo walhi shalay markan kuwayay aad ayan unaxay walhi waxyar kadib janalkada ayan firinayay walhi waa an dalay san ufirinayay walhi manta markan ku arkay ad ayan ufarxay qali iinoolaw intay nolal jirto ilxun kuma arakto abyo mcn
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
Asc abyo mashallh Allha kucfyo inshallh
@maryammushtaaq1559
@maryammushtaaq1559 2 жыл бұрын
alle subxaana wadcallaa waa xaq soore wax wallbana waa arkaa adoon kiisa ladullmiyay xaqiisa waa uuuw uso dhiciyaa allaahu akbar allaahu akbar rabiyow raxmaanow xaq billa aadan hana galin amiin yaa allaah🥺☝️
@maryammushtaaq1559
@maryammushtaaq1559 2 жыл бұрын
ax waa giisi garab waayay allahu akbar illeen taacadi mahungowdo god qiyaano haqodin ku dhici doondid ma ogide yaa allaah 🥺☝️
@fatouadan6232
@fatouadan6232 2 жыл бұрын
Wcs m.a 😘😍❤💕💗hore u soco
@naimohussein1596
@naimohussein1596 2 жыл бұрын
Masha Allah xbbti Jazakallahu kheyr 🌹🌹
@nawaalyuusuf7408
@nawaalyuusuf7408 2 жыл бұрын
kkkk wlhy ayaaney waxaan dubaya canjeelo
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 жыл бұрын
Masha allaah xbbt hore usoco Waa kugu xiraney, waa qiso fiican ,oo lagu camal qaadan karo,,waa 👍👍👍👍
@aminasahra8256
@aminasahra8256 2 жыл бұрын
ربي يحفظك ويكرمك يا أختي 💋
@ayanmohamed502
@ayanmohamed502 2 жыл бұрын
Abaayo allah hakucafiyo macanto labadan duhuran insha allah
@ayanmohamed502
@ayanmohamed502 2 жыл бұрын
Labasan.duhuran.insha.allah
@Najuudcabdalla1979
@Najuudcabdalla1979 2 жыл бұрын
qurux ley wakusugayi
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Wcs abaayo macan
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 жыл бұрын
Mida kliya e aan qiraayo inaa ku ficnhy waa inana qof dulmin kaftan wxaa u.dhaho wn ka raali geliya hdi kle wn welwelaa dulmiga nocasa ma fiicna aduun io aakhirba
@nimconfg
@nimconfg 2 жыл бұрын
Ayaan ducadaan kugu jeclahay abaaayo guuleyso
@nawaalyuusuf7408
@nawaalyuusuf7408 2 жыл бұрын
waa nabsi wlhy
@yacquub_mohamed
@yacquub_mohamed 2 жыл бұрын
albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo amiin yaa Allah subscribe iisar ❤
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah ayaan wll horay usoco 🥰🥰
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 жыл бұрын
Subxaanallaah
@happyluza1105
@happyluza1105 2 жыл бұрын
Sheydaamad waa duqda subxanallah Allow dulmi hana gelin
@fridasson848
@fridasson848 2 жыл бұрын
Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤️💖♥️❤️💖♥️❤️
@missuk4851
@missuk4851 2 жыл бұрын
Sorry akram wlh😭😭
@bintukhayrhariir9724
@bintukhayrhariir9724 2 жыл бұрын
Ayaaney waxd noga shekaysaa un nin iyo nag is furay, iyo naag masersan oo lafuray Wllaley mcn waxd nooga sheekaysaa qisooyin guusha nolo sha Ah waa iga codsi Anigu guurba waan nacay markad kasheekayso nolosha guurka iyo nimanka siday udhaqmayaaan iyo hoyo la furay oo ciyaal la silicsan ayado la doorad siinayo laba daran mid dooro oo durufo caqliga salimka diidayo marayso Please qissoyinka dhiirigalnta nolosha noosoday wllo mcn🥰🥰🥰🥰
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
Waan kaaga mahad celinaa xbbt rayigaaga quruxda badan warkaagaa jira waan soo daynaaa qisooyinka dhiira galintaaah iyo gabdhaha guuleestay
@anababdullahi4246
@anababdullahi4246 2 жыл бұрын
Tnxs for the update
@farxiyofaarax5556
@farxiyofaarax5556 2 жыл бұрын
Ayaaneey waa ku salaamay abaayo qaali🥰🤚🧕💯
@umucazam964
@umucazam964 2 жыл бұрын
Wllshy ayaan
@hindamohamed4768
@hindamohamed4768 2 жыл бұрын
Subaxan allah waa dulumii
@cabdirashiid558
@cabdirashiid558 2 жыл бұрын
Ayaan wan ku jeeda hooy qisoyinka so baadii quruxey 😘😍
@hawaaligohar2480
@hawaaligohar2480 2 жыл бұрын
Soubhanallah se touchant wlhi
@zuuzaana9682
@zuuzaana9682 2 жыл бұрын
Ayaan Hppiyey👸💎♥️👑
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 жыл бұрын
Wuu sabray Ikram
@simanaliali335
@simanaliali335 2 жыл бұрын
Allah waa nin fiicana kaso kale ya heli kara cajuusadan dhiba badana lagu qaada dheh
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 2 жыл бұрын
Ax gabadhau caqli daranaa. Ninka saan u jecel ayay ku ciyaartay😡☝️
@maryammushtaaq1559
@maryammushtaaq1559 2 жыл бұрын
waa kuku qaadanay abaayo wallaa yahimag🥰
@maxamed8830
@maxamed8830 2 жыл бұрын
allhu akbar wll waa layaaam suxaaan😢😢
@fadimokitchen5682
@fadimokitchen5682 2 жыл бұрын
subxana allah dumarka qaar wa fidno ilahay naga kori dulmiga
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo
@farxiyomowliid5245
@farxiyomowliid5245 Жыл бұрын
Waaw m.a
@aminoabdi5277
@aminoabdi5277 2 жыл бұрын
Dulmi waa kaa
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 жыл бұрын
Allah waa xaakim subxanallah
@user-gb9tj3dg9g
@user-gb9tj3dg9g 2 жыл бұрын
ياعبادى إنى حرمت الظلم عليكم فلا تظالمــــــا
@user-gb9tj3dg9g
@user-gb9tj3dg9g 2 жыл бұрын
قول صلى الله عليه وسام انصر أخاك ظالما أومظلوما
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 2 жыл бұрын
Subxaanalaaah
@maxamed8830
@maxamed8830 2 жыл бұрын
subxaan allhu akbar
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu 2 жыл бұрын
23:07Subxanallah 😢
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 жыл бұрын
Cajuuso dheh
@asturanmohammedxusein6389
@asturanmohammedxusein6389 2 жыл бұрын
Wcs abyo mcn wlhi waa qiso cinbro qadasho mudan intii aqliga usaaxibah weyfahmayaan adiga nh jazaakalah yaa uqti filaaah nolow wlhi waa qiso aaan waxbdn kabarte aale hanaga ilaaliyoh dulmiga islaamka loolakacaayoh🥺😭🤲🤲
@jazmiiyahmad1739
@jazmiiyahmad1739 2 жыл бұрын
Nayaa ayaan kumaarko miss you 😘 xabiby maxaa kugu dace abaayo
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣wanba kucasho karsanayaa😅😅😅
@saynabhassan6951
@saynabhassan6951 2 жыл бұрын
Asc abyo mcnto
@maryammushtaaq1559
@maryammushtaaq1559 2 жыл бұрын
allow adika ayaan kaa magan kalnay🥺🤔☝️
@umulqalid3548
@umulqalid3548 2 жыл бұрын
Ayaney ma xanunsatay xabibti albi
@Aisha-gl8jg
@Aisha-gl8jg 2 жыл бұрын
Ayaney ku waey wajigagi qurxona ma argnoo ninyey
@cabdiwaaxidabdi7773
@cabdiwaaxidabdi7773 2 жыл бұрын
subxannallah😱😳
@happylovehappylove5776
@happylovehappylove5776 2 жыл бұрын
Wcs xabiibti 🥰
@xaawocalixaashi1831
@xaawocalixaashi1831 2 жыл бұрын
Wa sarnay
@canabcadeydefg8520
@canabcadeydefg8520 2 жыл бұрын
Ty
@fakegpsdelivery5834
@fakegpsdelivery5834 2 жыл бұрын
Ayaney abayo mcn noo sobadi plz
@user-gb9tj3dg9g
@user-gb9tj3dg9g 2 жыл бұрын
haawey aanasaarty mnta ok
@nimcoabdi9705
@nimcoabdi9705 2 жыл бұрын
Ayaan cajosa hadhihin
@mudushow5960
@mudushow5960 2 жыл бұрын
😍😍😍😍
@simanaliali335
@simanaliali335 2 жыл бұрын
Anigu cashan ku karina quruxey
@hanaharyen9522
@hanaharyen9522 2 жыл бұрын
Asc caqali carur isalanat being isutaqan
@amuunismail7304
@amuunismail7304 Жыл бұрын
Isoradi
@qrafim9193
@qrafim9193 2 жыл бұрын
AYANEY, noo so sheek shekada masar ka so coto. Ogabadha somalida ku dhacday.
@maryammushtaaq1559
@maryammushtaaq1559 2 жыл бұрын
wall icbaadu billaah🤔
@fardoqali9019
@fardoqali9019 2 жыл бұрын
Well come abayo
@luuluu.69
@luuluu.69 2 жыл бұрын
Waxaa kasoobaxay nabsigii akram alle haxafido dacad bu aha
@ayanahmed4321
@ayanahmed4321 2 жыл бұрын
Ayaney.abyo waado le heysay garkia maa adiga ku jiro oo wado ad iska sartay wayo
@xareeydocali701
@xareeydocali701 2 жыл бұрын
Wlhi qosol igu dishay 🤣 canjeero dubaayi
@army-on8wp
@army-on8wp 2 жыл бұрын
Sub xanalaah nabsi badanaa
@saidoabdiabdulle9283
@saidoabdiabdulle9283 2 жыл бұрын
Waxan maqali jiray nin taqaya Io cajuuso qofkay lugumayaan lamasocoloyo
@khaliilyare2351
@khaliilyare2351 2 жыл бұрын
Ayaaneey ani muqaaladaada waxaan dhageestaa markaan sexanaayo😏
@haala552
@haala552 2 жыл бұрын
Waxa maqlay habar duqa iyo sheudaan ayaa ku tartamay yaa shar bdn ani iyo adiga naagtii ayaa ka shar badisay
@ashaadan4286
@ashaadan4286 2 жыл бұрын
Gariyashan magalada kuso deysay wa maxay ayaney .....
@missuk4851
@missuk4851 2 жыл бұрын
Caku habartan baas oo dadka isku qanacsan isky dirtay🤮
@user-gb9tj3dg9g
@user-gb9tj3dg9g 2 жыл бұрын
xasbunlhh acuudk
KAQARI AYAY ITIRI HOOYO INAAN GUUR SOOMARAY MAXAASE IGA RAACAY
29:33
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 26 МЛН
KAQARI AYAY ITIRI HOOYO INAAN GUUR SOOMARAY MAXAASE IGA RAACAY
29:59
KAQARI AYAY ITIRI HOOYO INAAN GUUR SOOMARAY MAXAASE IGA RAACAY
30:42
SAFARKII  RIYADAYDA AYAAN GALAY 9 SANO KADIB WIILASHAYDII AYAAN
20:24
قصة إنسان ترك شيء لله وانصدم بعوض الله له | فهد البشاره
21:55
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 70 М.
ToRung short film: 🙏baby protects puppy🐶
0:37
ToRung
Рет қаралды 85 МЛН
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 3,5 МЛН
ЖВАЧКИ!!!
0:47
Li ALINA
Рет қаралды 4,1 МЛН
😹😹😹
0:19
Татьяна Дука
Рет қаралды 18 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
0:42
Аришнев
Рет қаралды 1,7 МЛН