CARUUTEEDI IYO FAMILY GEEDII AYEEY OGASOOTAGTAY DARTIIS QISO IYO JACEEL

  Рет қаралды 16,224

QADAR SHARIF

QADAR SHARIF

Күн бұрын

Пікірлер: 46
@Hassan-l6s
@Hassan-l6s 26 күн бұрын
Sxb macan qadar waxan ahay tiktokar muuqaladada ma qaadan karaa oo xalaal ma ii yihiin❤👏👍
@MahadmaxamedMaxamuud-v5j
@MahadmaxamedMaxamuud-v5j 3 ай бұрын
Wlhi waa gabar wax garad ah lkn mid xun baa kuso aadey abyo qalbi Allah ku dhayayo
@MuniiraJaamac-ws3ji
@MuniiraJaamac-ws3ji 5 ай бұрын
Wlhy waan uxiisy barnaamij yadii nuucaan ahaaa
@caaliyacaliaxmed2692
@caaliyacaliaxmed2692 5 ай бұрын
Abaayo Iska samir kana quuso nolol cusubna samayso farxad iyo degenaanshona raadso qofna ha aaminin aan ka ahayn waalidka
@XamdaMukhtaar-v1u
@XamdaMukhtaar-v1u 6 ай бұрын
Asc walalky khadar sharif wan ku sodhawnana hadi ad no imado ❤❤
@Ayuub-p
@Ayuub-p 5 ай бұрын
Waa ku wadanaa sister 😍 💖 ❤️
@hamdamohamud14
@hamdamohamud14 5 ай бұрын
Anigu yaabay wllo gurigiina jooga illaahayna kabarya inuu idansiiyo rag garanaya qiimahiina iyo sharaftiina, waxay nolashaan xayaatu kalabkaa oo aad raga usafraysaan Oo aad guryaha udagaysaan sidii inay idinqabaan sootii dumarka loosoosafrijiray oo lasoodoonanjiray, bilaacalayk 20:01 cagadhigta huuno shaqo aan shaqadiina ahayn baad haysaane illaahayna iskuxira🤔🤔🤭🤭🥱🥱
@Mahdi-b6b3b
@Mahdi-b6b3b 5 ай бұрын
Qadar shariif wiilka keen aabahane keen koleey ma'imaanaayo waa dadkii hore wac oo sababta uu ugu'diidey weeydii, waxaan layaabana'hey aniga qabiil xun maajiro iyo qabiil fiican, diinta muslimka miyaa na'deeqi'weeydey, somaalinimo miyaa na'deeqi weeydey. Qabiil qabiil waan ka'tagney marhore waxaan nahey muslimiin iyo somali kuligeen.
@maariyocali-hc8xb
@maariyocali-hc8xb 5 ай бұрын
Nin mar hadoo jirkada arko jecelka daqado kabaxaa😮
@SahracabdiGoox-l6z
@SahracabdiGoox-l6z 5 ай бұрын
Qof ku markuu jecl ku dhaco muxuu doqon unod daa aniga markan taariikh day da dib u eego whi wn isla yaaba fb gayga watspp kygi kadh labar kaygi kuli tur bu idha hay wn tuuray family kaygi oo safar galy wn k hadhay ugu dabyn ano cidla jooga is arkay lkn khibrad bn kafaa iday oo isaga daba dii naag adag bn noqday o go aan leh 😢
@AadanHonest
@AadanHonest 5 ай бұрын
Wxa aan waalidka ku ogoleyn dhibley ku jiro mo,ogii dheef kuma jirto waalidka meel dheer ayey wxa ka,arkaan
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 5 ай бұрын
Salaan sare waa lagu soo dhaween kaalay Hargeisa-Burao
@fadumosaid114
@fadumosaid114 5 ай бұрын
Nolol eber ah markay ku qaadato ayuu midkale ka raacayaa
@alissonbacker4102
@alissonbacker4102 5 ай бұрын
Nacas waye wllhi kaas sorry 😢sister raali naga noqo🙏🏾
@MudhuMala-dz1to
@MudhuMala-dz1to 5 ай бұрын
wllahi horaa waxan umaqli jiray markii lagu jecelyhy waad kibir badan thy beena ma aha 😢💔 sorry sister 😢😢
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 5 ай бұрын
Wiilka waalidkaga diiday weliba qabiil ku diiday, Wiil wanagsan reerkaga sharfay bu aha, runti Wu ku saxan yahay inu ka fogaado, walidka lahadal usheg qaladkoda hana raligeliyan oo haso dhaweeyan wiilka, ilmo aan rer Abti lahayn wiilka marabo ee rerkaga kadhamayso.
@DahirHassan-x5l
@DahirHassan-x5l 5 ай бұрын
Asc sxb qooftaan ana rabaye lambarkeeda isoodiir sxb
@RaxmaaYiyaaa
@RaxmaaYiyaaa 5 ай бұрын
Wakana 78888888888888 kawac😅😅
@IbraahimElmi-r1b
@IbraahimElmi-r1b 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@IbraahimElmi-r1b
@IbraahimElmi-r1b 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@munaragaad7984
@munaragaad7984 5 ай бұрын
Wankaaa qadny masuuL❤
@micraajabdulqadir7350
@micraajabdulqadir7350 5 ай бұрын
Abyo aad baa uqrux bdntahy ulaabo familkga io ilmahaaga teda kle ani fikradeyda wxy tahy marba qofku haduu kujecelyahy soobax kuma dhaheen adooo gabara waliba malintuu kudhahy inaaa soobaxdid moyee kula hadli maayo markaas kagaran lahyd inuuu kujeclayn any way adi qalad kuma lihid taaz sbbtoo ah markaa qof jecelshahy waxyaabo bdn qaldan baaa caadi uaragtaaa kolay nafsi mahungoobo abyo nafsigaaga wuuukasoo bixi dooonaaa qurux sharaf io karaamo kunoolow abyo salmo 😢😢😢😢
@aalusharif2170
@aalusharif2170 6 ай бұрын
Well came back my blood 🩸 khadar sharif 😢
@Najax-n1o
@Najax-n1o 5 ай бұрын
Maxa lagaga gabsan wayey safrisad ahayde isaga nin ah oku haboona inu ku imaado sababta lagugu nacay adaleh ciyalkagi ulaabo iyo walidka
@FatemaAli-q4n
@FatemaAli-q4n 5 ай бұрын
Gabdhahan Koko ayeyba uegtahay
@SaamiyeCabdiraxmaan
@SaamiyeCabdiraxmaan 5 ай бұрын
𝒉𝒂𝒂😊
@mohammeddeqabdullahimoha4836
@mohammeddeqabdullahimoha4836 5 ай бұрын
Ha runti
@IbraahimElmi-r1b
@IbraahimElmi-r1b 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kawzarjama
@kawzarjama 6 ай бұрын
Wanka qaadanay
@MunafarahMunishgcl
@MunafarahMunishgcl 5 ай бұрын
Srry
@deeqajamaali9906
@deeqajamaali9906 5 ай бұрын
Anaga wax aragnay kulaha reer Burco Ayan ahay reer burco ma nocan bay u hadlan waba yabaye say isu lahayd reer Somaliland iska dhig bay carabka muruq iska galisay🤣
@dirsletwo2721
@dirsletwo2721 5 ай бұрын
Doqon weeey tan wlhi
@HamdiFarah-fn1lv
@HamdiFarah-fn1lv 5 ай бұрын
Wlhi doqon ma ahan ee jacel dacad ah aya hayo maskinta Wlhi wax qaldan hauso qorini jacelka maxumo ee qofka xumado sida runta ah
@uwaysabdiqadirahmed2156
@uwaysabdiqadirahmed2156 5 ай бұрын
😢😢😢😢
@xamiida20
@xamiida20 5 ай бұрын
Maansha Allah ❤❤❤❤❤
@jamalabdullahiofficial3765
@jamalabdullahiofficial3765 5 ай бұрын
Iska ilaali qaladaadka aad galee wll iyo kala fogaynta bulshada markaad leedahy ay ku hadlee lahjadda ree Somaliland halkaa iska sax Isku Af unbaad ku hadlaysaane intaklena waad Ku wacanthy ee keep going
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 5 ай бұрын
Wax layirada wax fudeed kugu soogala fudeed bu kaga taga adoo burco joga iyay ah in lagu yimaado adoo caruur leh iyad ka soo tagatay iyaad nin daba ordasa yaab
@nadramoustaphe6253
@nadramoustaphe6253 5 ай бұрын
Adunyo 😂
@KaafiSaasaale
@KaafiSaasaale 5 ай бұрын
Jacel xasid mawayo😂
@KaafiSaasaale
@KaafiSaasaale 5 ай бұрын
Sory
@MaxamedIidan
@MaxamedIidan 5 ай бұрын
Waan kaaqadnay wllo
@kawzarjama
@kawzarjama 6 ай бұрын
Doqo sanida ninku wax uu ku mooday qof isla wareegto oo ah ninku wuxu jecelyaha naag dhawr soon ma nabada qabtaa uun mar hadii uu guri ku geeyey oo uu Marku rabo ku kaxaysto ilama eegiid naag nabad qabta
@NasroIsmail-sf3zw
@NasroIsmail-sf3zw 5 ай бұрын
Wllo qofka laiskama xugmiya
@kawzarjama
@kawzarjama 5 ай бұрын
@@NasroIsmail-sf3zw waa runtaa lakiin wll waxan ka yaabay inay tidhi ninbaa igu yidhi anigu ma aminkaree adigu kalay see caruurtaydii ito walidkay baan uga yimi hada gurigii eedo man joogin ee isaga guri igeyey inana qabo caruurteeda waa lagu caayay ilay waynu naqana reer burco
@Hassan-l6s
@Hassan-l6s 26 күн бұрын
Sxb macan qadar waxan ahay tiktokar muuqaladada ma qaadan karaa oo xalaal ma ii yihiin❤👏👍
GEERIDII ABWAAN GEESI SIDA EY NOOSAAMEYSAY ANIGA IYO WALL HAMZZA
46:48
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
#Qiso dambi baaris ah qisada Abuu casaafiir @Hafsabilanchannel6337
42:26
Hafsa bilan channel
Рет қаралды 5 М.
2023 MAHEESANIN MEEL AAN AAN SEEXDO qiso iyo jaceel xanuun baDAN
21:49
KIISKA XASNA IYO QIRASHO FAJAC IYO LAYABLEH!@sawdamqaalib
45:30
Sawda Qaalib
Рет қаралды 73 М.
PART 1 \ GABDHII UGU DHIBTA BADNAYD FAADUMO SHEEKO ADAG
30:08
ABDIKADIR ROYEL
Рет қаралды 4,3 М.
KHADRA SILIMO IYO WARAYSI XIISO BADAN
26:38
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 278 М.
Raga faqiirinta haguursanina
14:00
Amiira Shire officials
Рет қаралды 16 М.
WUXUU IGU HABAARAY MEEL HADAGIN qiso iyo jaceel
19:53
QADAR SHARIF
Рет қаралды 23 М.
KIISKA NAWAAL IYO CAAIDA KIIS AAD UADAG!!@sawdamqaalib
1:04:34
Sawda Qaalib
Рет қаралды 75 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН