Ad muhadsantahay dr anigana fikir kugu darsana wajiga marka qoroxda kuso dhacdo uu yesho dhiigroor biyo qaboow ama baraf ayaa lagu meyraa kadibna qolofka muuska/mooska aya la mariya after 10minute biyo qabow loga dhaqaa
@AmiiraJaamac-kt6wp Жыл бұрын
Oo waligay ma sasa ku jiraa
@AxmadCabdi-iv8xt5 ай бұрын
Aniga waa dhibanahay careen walbo mar sado waa casaada Dr
@fanaxlayissack46305 ай бұрын
Sdkle wlhi
@dekayoussouf Жыл бұрын
Asc Dr CK THANKS A LOT FOR EXPLANING YOUR WORK WALAL. WHERE ARE U LOCATED? HARGEYSA OR SOMALIA? I AM FROM DJIBOUTI 🇩🇯, IF YOU ARE READY TO TREAT THE DJIBOUTIAN POPULATION I WOULD BE GLAD. IT VERY BENEFIT YOUR LESONS , HORE U SOCO ALLE HAKU XAFIDO
@hodanmohamud407710 ай бұрын
Dr ❤❤ Waa mahsantahay aniga sanidkii hore isku arkey qurux iyo qabowba cudur ma wax baxaaya mise Waa wax kula noolaanayo
@Sacdia_Hussain_mohamett Жыл бұрын
Thank you dr Ck
@Xamda-bw2ee8 ай бұрын
Mahadsanid Dr xilima ka marsanayaaa ma hapenkiiii
@kakacade35572 жыл бұрын
dawad gadudka ama casanka laku daweso ad noshegty wan sowaye hadee macqultahy oomuqdhisho jogtod ishek xaruntada wll aan kusoboqadee ado mahadsan balis dr lambar Ama xarunta ishek
@kaltunali5476 Жыл бұрын
Waxa ka helaysa melaha daawada lgu gado sawir ka qaado
@faraxmahamed22744 ай бұрын
Thanks you walky ❤❤❤❤
@azmaali6552 жыл бұрын
Kiniinada laqaadanayo maxaad noogu soo dhigi wayday ama magacooda noo soo qor plz.thanks
@hafsamohametabdi76052 ай бұрын
Dr pls indhaha hostoda god godka kaso hadal nona sheg wax lagu ba asho❤
@SouadAli-xi5eh2 ай бұрын
Wll xal ma u heshay Ani wa ku dhibanhy tan
@NiciimaYusuuf5 ай бұрын
Dr meel kalaso xidhidho isheeg
@Ayuubcbdulaahi7 ай бұрын
Thankis Dr
@irhaismael44932 жыл бұрын
Asc Dr calamadaha ad shegtid mahayo scrup ban marsadey then subixi so kacay anoo indhaha hostoda icastahay wajiga ima damqanayo qandho maleh lkn wey casatey hada wey iga babadey lkn marka si fican u firisid wad daremi karta in wajigeygu gudud so bilaabayo marka maxan isticmala sidokle sanka io garkana wan ku leyahey
@SulekhaYusuf-s4f6 ай бұрын
Thnks
@xaawomukhtaar20342 жыл бұрын
Wllo ma istimaali karaa gaduud zaa id ah baa noqda anigoo wax mar san xitaa
@YaamimXusen8 ай бұрын
Abyo aniga ayaa saas ah 😢
@Afnaanabdirahman-t1x11 ай бұрын
Xage kala soo xidhiidh dhigtor
@Sunduz-ge8om4 ай бұрын
Bomadaata clotrin B cream maxa lo isticimala Dr pls iso jawab
@saynabayaan97067 ай бұрын
Mahad sanid dr😊
@AmranAli-i5q Жыл бұрын
Dr aniga markan xanaaqo ama markan murug dareemo iyo markan wax badan hadlo iyo markan daalo waligaa said ii gaduuto iyo hur saaida maxan keeni karo 😢
@Thefamilysquad110 ай бұрын
Anigaa kula mida & markaan stress dareemo
@LulMohammed-g3r2 ай бұрын
Aniga xataa sidaada ahey
@qadraahmett2026 Жыл бұрын
Mahadsanid dr❤️😊
@ikaraanmohamuudabdi65172 жыл бұрын
Thanks dr 🥰
@halimasacdiya632 жыл бұрын
Horay usoc wll ❣❣
@simanali9777 Жыл бұрын
Dr adi mahaysaa ani wxn leeyahay kan labada dhaban 4 sano igu yaala gaduudka
@faisamaxamed87152 жыл бұрын
Dr scm dhabanadu way icasaadan wayna ikululaadan wajigayguna salidbuleyahay ee madhiqadaan gataa
@qadrobashiir37522 жыл бұрын
Abaayo aniga kula mida sorry 😢
@cadeycaabdi5647 Жыл бұрын
Dr dawada xge kala helaya dhiiqada farmashigaa
@nashaad10cabdiwali202 жыл бұрын
Tnks
@zuuzuuu77362 жыл бұрын
thankz dr waka faidnay❤️
@hibonoura40212 жыл бұрын
Wll isheeg
@BishaaroOsman-lw7sz Жыл бұрын
Mcn xagee kasokadaty
@umucaaliya65366 ай бұрын
Xagee lagu iibiya wll
@awilmohamedawil12112 жыл бұрын
Waxan Kaa Rabaaa Dr 1 - Cambarta Madax iyo wax keeno 2- in qofka Timaha Meel dhan go do Iyo Daawooyinkoda thanks Dr
@maryuuma26622 жыл бұрын
Canbaarta shaanbada dharka u isticmaal ok
@habibtyhabibty7285 Жыл бұрын
Walal cambrta dawa fican aya jirta lkn inte kugu shaga
@awilmohamedawil12112 жыл бұрын
Thanks Dr Ck
@XamdaKayf-l6m19 күн бұрын
Wllo.waxanka.cabanaya.dhigroka
@Aslidhalala2 жыл бұрын
Aniga sidsao kale noqda dhabnad i casad marwalb uu ikulada wan la dhibanhy sidan ku daweyo
@ayaanibrahim68319 ай бұрын
Dawo ma heshay mize wali
@bintumukhtaar48892 жыл бұрын
Dr ani sadex nooc ihyo qorrax badiya kusocday mudo 6sac ah hda wjiga wy iga dishay mxn smeya
wallhi inta waan isku arkay txn dr ilahay ha iga baabi.iyo
@amiiraadan6649 ай бұрын
Imisa laga siyay
@zuhuurnadiir60622 жыл бұрын
Dr wxaa kaso hadashaa wajiga xididka yaryar ee gadudka ah ona lo ya qaawo vein
@drck18952 жыл бұрын
Hye wll muuqaalada xiga ayaan ku sharxi doona 👍 Mahadsanid
@salmadaahir30772 жыл бұрын
Noo soo gali dictor
@frxzn4959 Жыл бұрын
Miyuu ka hdly 🥲
@ubaxfarax92132 жыл бұрын
Mahadsanid wall
@SumayoAxmed-xk4xl Жыл бұрын
Haye
@FaadumoAli-t6n9 ай бұрын
Intee kahelaa wll bomatada
@bisharomohamed82052 жыл бұрын
waa mahadsantahy dectoore lkn xageen kaalasoo xariiri karaa. ama laguugu imaan karaa xaruntaada wa halke
@Texcs2 жыл бұрын
Thnks Dr
@amranmacalin379 Жыл бұрын
Allah dr qeyr Allah kusiiyo 😢
@huseenalijibriil6341 Жыл бұрын
Halkee kasoo gataa
@amoahmett607911 ай бұрын
Maka be,en wlal
@maryuuma2662 Жыл бұрын
Dr adoo mhdsan ma isticmaali karaa anoo xasaasiyad qaba
@nimajirde64132 жыл бұрын
Thanks dr ck👍 Haa
@drck18952 жыл бұрын
Mahadsanid huno ☺️
@SulekhaYusuf-s4f6 ай бұрын
Xagee laga heeli kara dawoyinkan
@ismahan58412 жыл бұрын
Macnaha xidida ah wajigana miyaa
@healinghome63292 жыл бұрын
Thank you for sharing this 🙏
@drck18952 жыл бұрын
U welcome Dear ☺️
@quruxsumeey Жыл бұрын
Dr xageee kala so xariiiiraaa blz waaax baad iga jahil bixilahedee🥺🥺🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@adoontiiilaahayeedaciifkaa50592 жыл бұрын
Thanks Dr waan la dhibanahay
@rowdaguure34492 жыл бұрын
Ma tijaabisay
@deeqodagan9093 Жыл бұрын
Daawo bi isa miyaa heeysaa wll😢
@fardowsocismaan90462 жыл бұрын
Thanks 🙏 😢
@jijoolad20842 жыл бұрын
Dr xageen dhawada kahelaa
@drck18952 жыл бұрын
WhatsApp-ka iigala soo xiriir+252633995856
@nashaadzalepan342 жыл бұрын
Dr dhabanada wey igadutan dhakhtarkasa wan tagay hada wax isbadala iskuma hayo
@sihaamahmed59742 жыл бұрын
Marka xigta dr kasoo hadal xaada wajiga gabdhaha kaso baxdo creamada keena sharbaha io haredka waxa kena iyo waxa xaadas lagu suulin karo si markle aysan uso noqan waji gabar oo sharBaha xad leh i len maqurxane 🙏🙏thanks DR🙏
@drck18952 жыл бұрын
Hye walaal muuqaaladada soo socda ayaan ku sharxi doona. Soo dhawoow ☺️
@kaltuunali59632 жыл бұрын
Asc wll mahadsanid xage Kahlil Kara
@DeeqaCqadir2 жыл бұрын
Asc dr waxaa ka cabanaa wajiga cayilan jirka caato ka ahay 48kg ahay dhirirka 1.68 ahay lkn wajiga bis ka cayilanhy ani ma ku qurxani wajiga cayilan 💯 jirka fat yar kuma lihi lkn face bis fat ka leeyhy oo iga naaxayo mxaa ku caateeyaa mxaasa keeno hdaa wax igu dhaantid blz dr ii jawaab🥰💯
@drck18952 жыл бұрын
Wcs walaal soo dhawoow waa xaalad dhacdo waxyaabo badan ayaana keeno karo oo ugu horayso dawooyinka lisku cayiiliyo iyo dawooyinka qaar maxaad isticmaasha Adi?
@DeeqaCqadir2 жыл бұрын
@@drck1895 ani wax la isku cayiliyo maba istimaalo dr Apitetka mar mar makuu said iiga xirmo sharoobo hunger care oo apite waa cabaa lkn wax kle oo la isku cayiliyo ma cuno cunada miyaa ma ogi wuu iska cayilaa blz ila tali dr wax yaabaha sababo thanks 👏
@hamdanimcan965 Жыл бұрын
@@DeeqaCqadir kula mid baan ahay qliyey wajiga uunba ka cayilaa wax aan isaga ridana wn garan laahay misankeygu 60 hadana wajiga uunbuu iga gala
@rayaansiyaad5104 Жыл бұрын
Asc dr xagee kahelya a
@Miracle.74 Жыл бұрын
Kulaylka jidhko dhan maxa keena wlll
@aaminanuur9382 Жыл бұрын
Haa casan wnoeyhy
@umucaaliya65366 ай бұрын
Xagee lagu iibiyaaa abyooyinow
@miskiabdiqafar83452 жыл бұрын
Dr vital sighn kii wali wn kasugayna
@NaimaAbdikenia10 ай бұрын
Ples wllo xge ka hela lanbarkagii watssapka ma shaqaynaye😢
@ifraaxmaxamuud20172 жыл бұрын
thanks you for
@hin94711 ай бұрын
Asc wala halken ka heli kara hn adigo raliya hadiya tahay wiil walalkayi hn ifudude sidiyan uheli karo halken kala xirirakara
@saadaqcali1434 Жыл бұрын
Asc
@fartunmohamed4964 Жыл бұрын
D.r xageeh kahelika raah daah wada
@anuushmohamed93332 жыл бұрын
Thanks you dr ck🥰
@shugrixuseen86612 жыл бұрын
intee kahelaya bomatada madowga dr
@halimoyusuf8212 жыл бұрын
Wll haar ayaan leeyahay markan kiriimmarsado wuu i casaadaa maxankusameyaa
@drck18952 жыл бұрын
Walaal muuqaal aan ku sharxaayo haaraha wajiga iyo sida loo Daaweeyo ayaa soo dhigay ee ka daawo channel-keyga.
@fartundayip65742 жыл бұрын
Dr aniga wajigayga haar bu leyahay harti markan wax iska bari damcana wan gadudanaya wajigu wu ikululanaya wn ka si daraya malinba malinta ka sii danbeyso dhaqtar maqar hadu wax iso siyo ka si dari kuwa melaha dawada sido kale waxan sameyo garan mayo
Vinn hdy iga so bxn wxga casana darema mrkba iga baaba 😢 Lkn suncreamka Ma istcmli kra 😢
@ayaandaganabdirahaman93352 жыл бұрын
Asc dr please 🙏 halkeee kala soo xidhidhaa
@drck18952 жыл бұрын
Wcs wll WhatsApp-ka iigala soo xidhiidh+252633995856
@ayaandaganabdirahaman93352 жыл бұрын
Dr number kan wan kala so xidhidhay WhatsApp fcb ka so qatay lkn fariin ayaa ku dhigay 4 days ka hor ma furin please kajawab fariintayda dr thank you
@drck18952 жыл бұрын
@@ayaandaganabdirahaman9335 raali noqo wll maan arkaynin hadda kuu soo jawaaba
@nasteexaali74432 жыл бұрын
Dhaqtar xagee ka helaa daawooyinkaan
@drck18952 жыл бұрын
Iigala soo xiriir WhatsApp-ka +252633995856
@ayuubnuur46482 жыл бұрын
Dr anika nambaro ayaa iwaalen melkasto waan tagay weyna iGu saa idayaan pleace Halkee kaala soo xariiri karaa 🙏
@fardowsoxasan9159 Жыл бұрын
Maka ba ay
@yurubibnujamac10612 жыл бұрын
Dr mahadsanid lkn kiniga so gali
@anisaabdle1272 Жыл бұрын
Boomatoyinka hargaysa xageen ka helaaa
@hibaaqisma36462 жыл бұрын
Apwe hawenki malagusexan karaa bomatadha
@samiakheyre7622 жыл бұрын
Dr xagan dawada ka heeli karaa
@drck18952 жыл бұрын
WhatsApp-ka iigala soo xiriir waan ku caawinyaa wll +252633995856
@nastexoahmed9074 Жыл бұрын
Dr xgee ku tala xarunta
@mihimsaleban55222 жыл бұрын
Halke lag heeli karayy wll qli
@raxmajaamac8722 жыл бұрын
asc wll xagee laga dhiiqoyinka
@mariaabshir7051 Жыл бұрын
Wajiga aya idhig roora
@HodanAxmed-f2n8 ай бұрын
Xage laga heelaya
@munaxasan34602 жыл бұрын
Xagan kahelikara wllo
@hindaiyar84842 жыл бұрын
Xage ka hela dhiqda✌
@asiyaahmed4172 жыл бұрын
Horya usoco 🌹🌹
@drck18952 жыл бұрын
Mahadsanid huno ☺️
@SalmaMohamed-d4v Жыл бұрын
❤❤
@LuulXuseenyalaxow Жыл бұрын
intaalagahelaa
@zuuzuuu77362 жыл бұрын
Dr adoo ralia ina iso jaawabto isku day waxa so ibsaday tan gel ka ah oo metronidazole ah gududka intee wajiga udaaya imarsanan kartaa dr ado mahdsan iso jwb
@yacquub592 жыл бұрын
Abayo gbr ahy mku faiday gel ka ah plz
@zuuzuuu77362 жыл бұрын
may bayo taas maku faidin laga yabe inaa adi ku faaido lkn aniga wax mayga tari lkn dr laba mato so ban dhigay tan kale bal raadi
@yacquub592 жыл бұрын
@@zuuzuuu7736 hda abayo gduudki seka noqotay hda cfimady isheeg abayo wxa ku cfimady
@zuuzuuu77362 жыл бұрын
abaayo cream lara ladhoho o nag waji gududan kusawiran kaas marsaday laga yabe inu gududkaga yahay qalayl hada qalayl tahay salida babyga kudhaasho hadi xasasiyad yahay creamkas baa caana samuntana dove ta cadanka iyo buluga isuga jidha isticmala iyada dufan leh wajiga hadu qallo gududanaya creamka radi lara cream ladhaho laga yabe inu ku an faco hdi kale dr la kulan qali