CASHADENA CAWA WA SALBUKO IYO BARIIS

  Рет қаралды 19,496

MARWO COOKING

MARWO COOKING

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@Leyaanachannel1
@Leyaanachannel1 6 жыл бұрын
Mashaa allah abaayo waadnofaaiidesay cunto iskudhuuq ah kasotuurtay gacantaada allaha kuubarakeeyo
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
HOOYO MACAAN style amiin mcto thank you welcome
@rahmamohamed1157
@rahmamohamed1157 6 жыл бұрын
HOOYO MACAAN style hooyo mcn walaashey illaahey haku xafido waxaa tahay gabar daacada oo qofna xasdin kuwi xaasid ku dhahy illaahey hasoo hadeeyo waan ka helaa videoclip yadaada thanks
@ayanomar8804
@ayanomar8804 6 жыл бұрын
HOOYO MACAAN style snl qaaliya
@shukriali3911
@shukriali3911 6 жыл бұрын
Mashallah Abaayo ficnaantada Allaha Awooda leh haku haku siyaadiyo sida dhaqsa ah aad igu soo jawabtay walaaley Qali baa tahay mahadsanid macaan to
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
Shukri Ali mcto adigaa mudan ilaahey haku barakeeyo welcome waxaad rabto i weydii waxaan awood u leeyahay ama aan aqaano waa iga diyaar inaan kaga so jawaabo
@hooyoqaali6923
@hooyoqaali6923 6 жыл бұрын
Masha allaah Jazakallaahu khayr abaayo Salbukada iyado ceyriin ah ma karisay mise hore usoo karisay
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
Hooyo Qaali mcto ilaahey haku barakeeyo ee biyo baan ku kariyeey so dhawoow hadan arkey ee cafwan
@amirascuisine
@amirascuisine 6 жыл бұрын
macaan M.A kher ALLAH kusiiyo❤👌
@shukriali3911
@shukriali3911 6 жыл бұрын
Mashallah mashallah Abaayo aad iyo u mahadsantahay Allaha kubarakeyo walaaley Salbukada makarisey taas baan fahmiwayey fadlan isoo Jawaab aad iyo aad baan uga he lay
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
Shukri Ali haa mcto biyo baan ku kariyey ka dib baan ku shubey so dhawoow ilaahey haku barakeeeyee mcto
@lulaliadam83
@lulaliadam83 6 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay maashaa allah
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
Lul Ali Adam thank you mcto welcome ilaahey haku barakeeyo mcto
@asli1087
@asli1087 6 жыл бұрын
masha allah waa wax wanaagsan
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
asli so dhawoow mcto ilaahey haku barakeeye
@luulabdi6273
@luulabdi6273 6 жыл бұрын
Maashaa alldaah waaye
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 6 жыл бұрын
Masha allaaah caadimahan
@ifraaxcabdi4350
@ifraaxcabdi4350 6 жыл бұрын
abayo nokala sheg qudarta ugu horeysay
@munanajib4206
@munanajib4206 6 жыл бұрын
Masha Allah waa cunta macaan cuntadaan isha Ayan kacuney big sis
@anastubaako476
@anastubaako476 6 жыл бұрын
M,a
@magool5928
@magool5928 6 жыл бұрын
maashallah wll ilaahay gacanta haku barakeeyo
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
Magool 592 amiin mcto so dhawoow ilaahey haku xidiyee
@magool5928
@magool5928 6 жыл бұрын
Maqsud cooking😍😍😍
@ashuusalaam8316
@ashuusalaam8316 6 жыл бұрын
Masha allah waw so macaan wayey shukran
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
ashuu Salaam shukran qaaliye
@abdinuirmahad9464
@abdinuirmahad9464 5 жыл бұрын
Rer abtiga no sheeg
@raqad4642
@raqad4642 6 жыл бұрын
Masha allah cuno macaan weeye mahadsanid quruxeey I hope dadka daawaday inay subscribe kusaaraan ku dhiira galiyan shaqo wacan bad heesa Masha Allah mushaaridadii caruurta wa igu naaxeen caato dambe wa is daynay
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
Ansam Qurux masha alaahu mcto ilaahey haku barakeyo ee so dhawow asxabtadana la gaar
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
Ansam Qurux kana faideyso waxaad ka heshid fidiyow badan baan so giliyaa ee dib oogu noqo
@nuuranuura7603
@nuuranuura7603 6 жыл бұрын
Lkn abaayo markaad howl qabaneysid oo cunto karinta ah iska Saar fargashiga ama faraantiga ado mahadsan.
@faridasomalbashoonbaaladha445
@faridasomalbashoonbaaladha445 6 жыл бұрын
Nuura Nuura waaw masha allah
@ahmedabdulahi5041
@ahmedabdulahi5041 6 жыл бұрын
ayaan
@ahmedabdulahi5041
@ahmedabdulahi5041 6 жыл бұрын
ayaanAhmed
@aymancadey8612
@aymancadey8612 6 жыл бұрын
Masha allh apayo wa casho casri yesan mhdsnd 👍👍👍👍
@shacniabdullahi309
@shacniabdullahi309 6 жыл бұрын
abaayo digirta markii hore miya karisay
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
shacni Abdullahi haaa mcto biyo baan ku kariyey gadaalna waan ka dalacay
@shacniabdullahi309
@shacniabdullahi309 6 жыл бұрын
Maqsud cooking shukrn mcnto👏👏👏
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
shacni Abdullahi welcome mcto ilaahey haku xifdiyo
@aalaa2023
@aalaa2023 6 жыл бұрын
👌❤
@Xuriyoladan1
@Xuriyoladan1 6 жыл бұрын
Plz.maamo marka casharka na siine gacmaha soo astur oo gacma dheed.soo xero
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
Nalka Nuurka haye insha alaahu waad mahadsantahay hadan arkey cafwan
@abdirashidahmeda.3919
@abdirashidahmeda.3919 6 жыл бұрын
Waa cunto qurxoon
@qaalidaahir2274
@qaalidaahir2274 6 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
luuza daahir thaank u dia
@naftauroon1468
@naftauroon1468 6 жыл бұрын
Islii xge kajogtaa habo inan ka faideysto ayan rabaa
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
Nafta Uroon so dhawoow habo waxaan daganahay islii xafada jaamka
@iyaadhassan9297
@iyaadhassan9297 6 жыл бұрын
Habo mcn telkda nosheg
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
Iyaad Hassan habo mcn waad mahadsantahay so dhawoow ilaahey haku barakeeye labarkeygana waa kanaa 0707152190
@marwocooking595
@marwocooking595 6 жыл бұрын
Nafta Uroon xafada jaamka dhinaca meeri habi iskuul ma taqaana so dhawoow
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 145 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 83 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 267 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Robert Greene: A Process for Finding & Achieving Your Unique Purpose
3:11:18
Andrew Huberman
Рет қаралды 12 МЛН
Kaalay ila sameso quraac fudut, Fuul salbuko an ka sameyay
5:59
ilham abahii
Рет қаралды 2 М.
Optogenetics: Illuminating the Path toward Causal Neuroscience
3:54:38
Harvard Medical School
Рет қаралды 1,8 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 145 МЛН