DIGIRTA GAAJO KALIYA MIYAD U CUNTAA? FAAIDADA FARADA BADAN EE KA BUUXDA DIGIRTA KU DAAWO MUUQAALKAN!

  Рет қаралды 32,336

ADIGA IS AHAAW

ADIGA IS AHAAW

Жыл бұрын

#adigaisahaaw

Пікірлер: 80
@katuunomar2814
@katuunomar2814 Жыл бұрын
Maashaa allah sida fiican eeaad noogu faa idaysay asxaabeey hooyadan mcn oo faa iidada badan noo sheegto aan sidagdaga kugaarsiino 100kun waa hoyo hooyo djaaftay
@munaismail2019
@munaismail2019 Жыл бұрын
جزاك الله خير
@fatumobarkadle9098
@fatumobarkadle9098 Жыл бұрын
Manshaalah abaayo illaahay ajar iyo xasanaad ha kaa seeyo haw sha aad noo haysid shugran ❤❤❤
@xabibodaamey7175
@xabibodaamey7175 Жыл бұрын
Bb
@sahroali1967
@sahroali1967 Жыл бұрын
Masha allah shukran wll qaali
@moktaradamosman163
@moktaradamosman163 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad❤️🙏
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Mahadsanid xabibti
@caliabuukar3389
@caliabuukar3389 Жыл бұрын
mahadsanid abayo
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed Жыл бұрын
Masha allha Shukrn
@qadroabdiali8891
@qadroabdiali8891 6 ай бұрын
Thanks abayo
@fardowsasalaadhaidar5346
@fardowsasalaadhaidar5346 2 ай бұрын
Mash Allah shukran habo
@haweyohaji3493
@haweyohaji3493 Жыл бұрын
Masha allah jizakalahu qeer 😍😍😍😍😍😍😍💕💕💕💕💕💕
@xamdiabdirashidjama5430
@xamdiabdirashidjama5430 8 ай бұрын
Good information thank you sis
@user-gb6ls1co5w
@user-gb6ls1co5w 5 ай бұрын
Mahadsanid naciima
@hooyoluul6600
@hooyoluul6600 Жыл бұрын
Masha allah
@maryamfarahtoho4353
@maryamfarahtoho4353 Жыл бұрын
Naciimo waan ku salamey Waana ku jiraa dadka ku jecel Aa d kaaga FAA iideystey
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
Mahadsanid walaal soo dhawoow Allaha ku jeclaado!
@piixez7425
@piixez7425 Жыл бұрын
Jasakalahu kheyr walaal
@muniramandekh2006
@muniramandekh2006 5 ай бұрын
Manshallah shukran habo mcn❤
@xalimomaxamed6548
@xalimomaxamed6548 Жыл бұрын
Mansha Allah abaayo mcnto ilahey ha ku xifdiyo
@safiyocisman1447
@safiyocisman1447 5 ай бұрын
Mashaa allah tabaaraka laah jazaakalaahu qeer sida quruxda badan ee aad nola jeceshahay wax kasta oo wanagsan allaha kuu jeclaado
@ms.anonymous564
@ms.anonymous564 Жыл бұрын
Asc mansh Allah abaayo quruxey
@FarxiyoXaaji-ed8dd
@FarxiyoXaaji-ed8dd 8 ай бұрын
Abayo ilaahay ha ku barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤
@abdifitah.huriye.57
@abdifitah.huriye.57 Күн бұрын
Mahadsanid
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 Жыл бұрын
Maansha alaah alaah haku jeclaado
@husamhusam6187
@husamhusam6187 Жыл бұрын
ماشاء الله
@saidoomar7722
@saidoomar7722 11 ай бұрын
Maasha allaah
@umuanas993
@umuanas993 Жыл бұрын
Mahadsanid inbadan kani wuxuu aahaa muqal an ad oogu banaa 👍👍👍👍👍👍
@qadiijoaxmed2513
@qadiijoaxmed2513 Жыл бұрын
ربي يحفظك دايما 💑
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq Жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay taladaa nasiisay walaal
@nasroogle2664
@nasroogle2664 Жыл бұрын
Asc masha allah walalo jzk llah khayran 🥀🌷🌺🌹💕🎋🌾❤️🥀
@leylaqaali180
@leylaqaali180 Жыл бұрын
Abayo ilahey hakuxafido ardaydada kamid ahaa
@deganmahamed8715
@deganmahamed8715 Жыл бұрын
Wcswrb masha allah abayo allaha idin xafido adiga iyo familyga jizakumulah khayran abayo
@mohammedosman9041
@mohammedosman9041 Жыл бұрын
Asww waaba isahy
@deeqo123
@deeqo123 Жыл бұрын
Masha allaah Cunto aad ufiican lkn lama oga
@RahmaMaxamut
@RahmaMaxamut 8 күн бұрын
Allah kubara keeyo
@anabali601
@anabali601 Жыл бұрын
Maansha ❤Walaalo 😍
@saadadakiya3174
@saadadakiya3174 Жыл бұрын
Asc ma
@madinomahamud399
@madinomahamud399 Жыл бұрын
Qof sokor qabta maku darsan karta dhuxa gela salbukada iyo misirta ISO jwb mahadsanid
@sacdiyacolaad351
@sacdiyacolaad351 Жыл бұрын
Asc nacima alahakubarakeyo orange dheh luqada finishka kuqadatey
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Жыл бұрын
Abooyo macaan saliid macsarada kasoo hadal waan cunaa
@amaniroble7190
@amaniroble7190 Жыл бұрын
Gaas daawo loo waayay ayaan qabaa waxaan ku caafimaaday diinsi muno abaayo jizak allah qeer I love you abaayo ilaahay dartiis ayaan kuu jeclahay
@ashanur7166
@ashanur7166 Жыл бұрын
Abaayo amani roble anaa gaas qabee sidee u isticmahay ii fah fahi macanto
@marwokhalifabdi4067
@marwokhalifabdi4067 Жыл бұрын
Amani role abayo aniga wu igu kiciya dinsaha gaska
@xamdiali2563
@xamdiali2563 Жыл бұрын
Asc abaayo Amani rouble see u cabtay
@ifrahsaid8574
@ifrahsaid8574 9 ай бұрын
Wll qaab noceya u isticmashay gaaas ba la nolohay
@cismaanali1195
@cismaanali1195 Жыл бұрын
Alx aniga inta ley nuugayo canbuulo Lee cunaa sida salbukada qamadiga digir gaduda galeyda sisinta wax kale macuno intaan nujinayo hadeyba iga taal
@fadumogelle8462
@fadumogelle8462 Жыл бұрын
Asc macato saliid macsarada hadii aan ku darsado ka waran
@marwokhalifabdi4067
@marwokhalifabdi4067 Жыл бұрын
Abayo aniga gaska aya igu kaca hadan cuno salbokada
@fartunnur2656
@fartunnur2656 Жыл бұрын
Wcs wr wbr mcn bdneey
@AamiinHassan-hb5qs
@AamiinHassan-hb5qs 2 ай бұрын
Wllhi. Waa soo iibsaday in aan isku cayiliyo ayaan rabay lakiin hadaan ogaaday in leysku caateeyo 😮
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Жыл бұрын
asc
@jehtohnspielt2759
@jehtohnspielt2759 Жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍🌹🌹🌹🖐️🌻🌺
@hooyoluul6600
@hooyoluul6600 Жыл бұрын
Primrose oill kasoohadal Naima qeyr alahakusiiye
@awilcaano6939
@awilcaano6939 Жыл бұрын
Biyah.maxaa.kordhiya
@hamdiali6199
@hamdiali6199 Жыл бұрын
Wacaleykumu salaam abayo nacimo setahay ❤️ rabbi haidiin xifdiyo 🤲 jisaki laahu qeyr ❤️ ilxun Kuma aragto 💋 🌹 anaga canjeeraden digir bey uu badantahay waxaan isku shiiday oobur camal ka dhigay digir guduud salbuko misir qamaadi masago ganeey loos misirta waa laba nooc waxaa kaloo kuri filfil xulbo xabasowdo qarfo iyoheyl inyar inyar Baan ku daray buur Baan ka dhiga makinada cajiibka baaan geya bishii Hal Mar kabac Dina wax yar oo buur ah iyo wax oo raashiinki shiidna ah isku garac mashaa allaah canjero qurux badan oo macaan bey noqotay calooshana yar iyo weyn weey u SOCOTA alxamdu lilaah ❤️ abayo rabbi Haku xifdiyo
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
MaashaAllaaah Allaha ni xifdiyo!
@CabadulaahiNuur
@CabadulaahiNuur 3 ай бұрын
❤😅😢
@hiboabdirahman7271
@hiboabdirahman7271 Жыл бұрын
NACimaLagaMaarmo
@ashanur7166
@ashanur7166 Жыл бұрын
Walaaley cuntoyinka diirkale sida digirta iyo masagada iyo kuwa kale markaan cuno gaas markas waJijiyaa marka maxa xal u ah oo samayn karaa
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
Koow gaaska iska dawee kadib isticmaal!
@shukriladan8244
@shukriladan8244 Жыл бұрын
Misirta io salbukada gaaska ma kiciyaan iyaga isticmaal digirta gaduudan iska daa
@AhmedIbrahim-ew8jg
@AhmedIbrahim-ew8jg 8 ай бұрын
Maxoga kawaran faaidadiisa?
@amaniroble7190
@amaniroble7190 Жыл бұрын
Asc abaayo gaas ayaan qabaa misirtana waan jeclahay macunikaraa
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
Haa waad cuni kartaa!
@yaxyemuumin8417
@yaxyemuumin8417 3 ай бұрын
Gaaz baan Leyahay ma iku kacineysa
@Dagan9322
@Dagan9322 11 ай бұрын
Gaazka kwrn see bay ku tahay
@hooyoluul6600
@hooyoluul6600 Жыл бұрын
Waxaad kasoo hadashaa wallashey oot meel
@aragsan
@aragsan Жыл бұрын
Masago ama qamadii kawaran bal digiirta huuno
@ismahaanismahaancusmaan7019
@ismahaanismahaancusmaan7019 11 ай бұрын
Abyaadey sorqabto waxn usheg in cunto kadib ka yaaresay
@ismahaanismahaancusmaan7019
@ismahaanismahaancusmaan7019 11 ай бұрын
Wan cun digrta gaduun kaligeed
@Nicimcooking
@Nicimcooking Жыл бұрын
Abaayo aniga marka cuno ayadon bur burinban saxarad ka dareema maxa qaldan
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
Faadimo sifiican u calaali!
@almasmuxudiin9595
@almasmuxudiin9595 Жыл бұрын
Ada umahadsan thy habo waaxan wataa su aal inaa iiga soo jwbtan aada urabaa habo mcn gabdheda waxe jirta 3 year waxa marwaliba kuso noqnoqdo gooryaan siiba midka yar yar ee diradiraha ladhoho haben hurdo mle cunto cumo caato saaid ah marar badan isbital geeyay dawo lasiiya xoga weycafimada hadana waku so labtaa caano lo aad oo saafi ah siin jiray waan kadayay two years noogo danbeese hada waa isla meeshi goryaanki kama dhaman plz habo mcn farintayda aragto iso jwb shukran
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
Almas dhaqtarkee u geeysay, waxaan kawadaa taqasuskiisa??
@almasmuxudiin9595
@almasmuxudiin9595 Жыл бұрын
Dhaqtarka caruurta
@hanicusmaan7278
@hanicusmaan7278 9 ай бұрын
Abyo saas iney ilmaha ika ahaayeen daawo waa ku daalay hada axl subug idaha an cajeelo ku siiyaah
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 Жыл бұрын
Hadalka badan jooji Inta ugu muhiimsan dadka u soo gudbi si loo xiiseeyo kanaalkaaga
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
Inta meesha joogta weey xiiseeyaan, adiga haddii aad xanuun san-tahay ee hadalka uu ku dhibaayo is dawee, halkaan maamulkeeda anigaa haya!
@qaaliaxmedcadan3323
@qaaliaxmedcadan3323 Жыл бұрын
Masha allah
Kaaley ila baro salbuko ama green beans small
12:39
Muna Aden
Рет қаралды 10 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 70 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
MUQALKA RAG BADAN JIFKA U DIDAY. DHALIL BADANA KENAY. MAXAD KALA SOCOTA .
14:05
QAMADIGu Wuxuu Dawo U Yahay,Sonkorta,Dhalmo La'aanta,Cunto Xumida..
10:27
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 29 М.
Isku daaweynta Liinta & biyaha kulul | Dr Abdi Ahmed Caabi
33:01
Salafmedia
Рет қаралды 616 М.
qado quxux badan sifudud usameyso salbuko isku karis🔥🔥
3:13
Aisha healtah food
Рет қаралды 2,2 М.
Faaiidada caafimaad  ee Salbukada.  (The health benefits of Mung bean)
8:05
Somali cooking & culture
Рет қаралды 3,9 М.
MAXAA SABABA XANUUNKA OSTEOPROSIS IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO?
22:26
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 7 М.
ISKU DARYEEL DAAWADAAN DHAMEYSTIRAN?!
18:03
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 62 М.