CASHARBAA LA II DHIGEY __ KHADRA DAAHIR & AXMED CALI CIGAAL __HOYGA QARAAMKA OFFICCIAL 2023

  Рет қаралды 183,972

HOYGA QARAAMKA

HOYGA QARAAMKA

Күн бұрын

HOYGA QARAAMKA WAXAAD KA HELAYSAA HEESO KU QANCIYA SIDO KALE WAXAAD UGU SOO HAGAAGAYSAA HEESIHII HORE EE QARAAMIGA AHAA IYO KUWII DHEXE IYO KUWA DAMBE EE HADDA DABKA LAGASOOQAADEY EE CUSUB.
SI AAN UDHIIRANNOH OO AAN HEESO MACAAN UMAQASHIINO DHAGAHAAGA NAFTAADANA U DAJINNO, ANNAKUNA U DHIIRANO.
HANAGA ILAABIN. SUBSCRIBE#like #share#

Пікірлер: 24
@AhmedDuale-q6y
@AhmedDuale-q6y Жыл бұрын
Cigaal fanaan qaran ❤❤❤
@sakijama6949
@sakijama6949 Жыл бұрын
Yaasalam waa heesaha qaraamka mid kamida ta aan ugu jeclahay Hdii aan kubadey ciil Calolyowna kgu ridey Nabsigii iso celi Cabashana ku baane
@AhmedDuale-q6y
@AhmedDuale-q6y Жыл бұрын
Aad iyo saaxiib aniga xitaa❤❤
@AhmedDuale-q6y
@AhmedDuale-q6y Жыл бұрын
Cigaal my favorite somali singer very talented ❤❤❤
@cabdixakinrashid3626
@cabdixakinrashid3626 Жыл бұрын
Heestan caadi maaha 01-08-2023 in sha alaaah maalin xasuus mudan oon shaqo habeen ku socdo❤
@AhmedDuale-q6y
@AhmedDuale-q6y Жыл бұрын
One of the best somali songs❤
@abdiqadir1232
@abdiqadir1232 Жыл бұрын
Way way waa maalinciida 21 April 2023
@usamearwax2999
@usamearwax2999 Жыл бұрын
Xasan ganey Ruwayadiii jin iyo jaceyl be ku jirtey hestan
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
Waa run riwaayadu iyo abwaankii curiyeyba waad sheegtay laakiin heestan abwaankii sameeyey maad sheegine aan kuugu daree waa alla ha u naxariistee abwaan maxamed cumar xuseen huryo waana heestii riwaayada lagu soo gabagabeeyey
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
Heesahii hore waxbay sawirtaan aan carabku qabaN Karin .humaag fog ban ka dhex helaa hesihii hore
@caatecali1432
@caatecali1432 Жыл бұрын
Axmed cali cigaal iyo khadra daahir codadkoda inaba caadi maahan
@Fadka213
@Fadka213 Жыл бұрын
Socotay socotay❤
@AssYule
@AssYule Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@hibosiyaad4929
@hibosiyaad4929 Жыл бұрын
🎉
@CabdaleAadan-ly1sg
@CabdaleAadan-ly1sg Жыл бұрын
Tolow maxaa talmudic iyo go aankii iga helay bulshayahay anigu naftaydan baas waan la yaabanahaye
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Jaceylku ma hawl yara😊
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 Жыл бұрын
Adkaty adkaty
@axmedciise-ou4pz
@axmedciise-ou4pz Жыл бұрын
Ax
@Shaafimaxamuudcabdilaahi
@Shaafimaxamuudcabdilaahi 6 ай бұрын
Abadir
@SheikhAbdiSalahDaar
@SheikhAbdiSalahDaar Жыл бұрын
Cashar baa qadra sheydan u dhigay haday islam tiigsadey
@BadeMaxamad-gm1oj
@BadeMaxamad-gm1oj Жыл бұрын
Bade
@bashirdahir7792
@bashirdahir7792 Жыл бұрын
7268
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Haddaad ciidda hoosiyo gashid meel cidhiidhiya amma ay col iyo guluf warmo kaaga cararaan wallee ciidan kuma taro😂Alla khadra maxay ku adkaysay Axmed waa Nabsigii Maryanee kute xittaa warmo kaama gooyeen daa inaan ku cafiyo ood wax ila sii wadidee😂 naag adag!
@BadeMaxamad-gm1oj
@BadeMaxamad-gm1oj Жыл бұрын
Q
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 105 МЛН
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 893 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 102 М.
Axmed Cali Cigaal   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:42:42
ahmed nur adan
Рет қаралды 115 М.
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Hassan Hassan
Рет қаралды 225 М.