Sida Haro Gingimanoo || Axmed C. Cigaal iyo Shankaroon A. Sahal || 1972 || HD +Lyrics

  Рет қаралды 642,882

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

3 жыл бұрын

HEESTA: SIDA HARO GINGIMANOO
EREYADA: ABWAAN XASAN AFRAX QAWDHAN
LAXANKA: XASAN GAREYT
CODADKA: SHANKAROON AXMED SAGAL IYO AXMED CALI CIGAAL
hees qaraami
qaraami
qaaci
kaban
heeso soomaali

Пікірлер: 215
@hackstaoj3731
@hackstaoj3731 4 ай бұрын
Heestaan waxaan jeclaa marka laga soo daayo radio 📻 Mogadishu 1986/7 waxaan ahaa dugisa sare billow class 1 love this song 🎵
@abdullahisahal8369
@abdullahisahal8369 Ай бұрын
Nio isku mid nhy 86/7 dugsigii sare machadka jidhiska ee ku yiil genaral daud Heestaan aad ayaan u jeclaa isku dooq aan nhy u maleeynaa. Maalmahii wacnaa ayeey dib noo xasuusisay
@AliYare-pi5wt
@AliYare-pi5wt 2 күн бұрын
SamsungA10s
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Axmad Cali Cigaal iyo Shankarroon waagaa waxay ahaayeen dhallinyaro qoyaastii 20-23 sano jir. Cigaal wuxuu fanka soo galay isagoo iskuul dhigta oo yar 1968. Shankarroona markay heestani soo baxday 1971 dhowr bilood ka hor ayay fanka ku soo biirtay iyadoo 20 jir ah.
@abdikari2574
@abdikari2574 10 ай бұрын
Old is gold. Waxaan xafiday 2005tii mar aan miyi tegay oo hal cajalad keli ah guriga taalay. Waxa ku jiray heestan iyo 5 kale. Midhihii qurxoonaa ee Abwaan Xasan Qawdhan Alle naxariistii janno haka waraabiyo. Codadka halaasiga ee Shankaroon iyo Axmed Cigaal. ❤❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
Riwaayadii Anagoo waalan waagu noo bari Abwaan Hassan Qawdhan Yuusuf Laxankii Hassan Diiriye Afrax Garayt
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 3 жыл бұрын
Heestan mar ala markaan dhegeysto waxaa niyada igagasoo dhaca waqtigii yarantaydii aad ayana ujeclaan jirey Old is gold
@zachariahforrest3339
@zachariahforrest3339 2 жыл бұрын
instablaster.
@fathaali7472
@fathaali7472 Жыл бұрын
Hada imisaad jirtaaa😅
@havickayse6920
@havickayse6920 Жыл бұрын
Hadeerna naga wakhtigaagii ku jirna ma Dookh xumin ❤
@mohamedmohamud3098
@mohamedmohamud3098 5 ай бұрын
31 ayaan jiraa wll waqtiga aan ka hadlaya walalahay iga waaweyna ayaan la dhegaysan jirey wexeyna ahayd 2004 or 2005​@@fathaali7472
@abdullahiabdulkadir3180
@abdullahiabdulkadir3180 Жыл бұрын
Waa hees aan calankeda uu dhici doonin miraha laxanka musiga ku laran codadka talantaaliga Jiilki hore heesahaan ayey nooga tageen❤
@ilyaasabdirixmaan1599
@ilyaasabdirixmaan1599 18 сағат бұрын
Axmed cali cigaal fanaan mj cumar maxamuud legend
@abusameeribrahim2847
@abusameeribrahim2847 2 жыл бұрын
waa goor barqa ah iyo qurbaha shankaroon /axmed wali gayiga laguma hayo cidii loo igman lahaa cidii idin badali lahayd 01/08/2021
@dahirsheikhabdi1847
@dahirsheikhabdi1847 3 жыл бұрын
Heestaan xasuus gooni ah bay igu lee dahay, 1999 ayaan dhagaysan jiray maanta oo ay tahay 02/07/2021, Waan dhagaysan allow cimriga inoo barakeeeee.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@queenhaldhaa8467
@queenhaldhaa8467 2 жыл бұрын
Waah waah Waa markaan Dhashay ee aduunka imi😄😄
@abdihakinmohamedbashir2252
@abdihakinmohamedbashir2252 2 жыл бұрын
@@queenhaldhaa8467 🤣🤣🤣🤣
@faatimabile6826
@faatimabile6826 Жыл бұрын
Cajiib 1999 waa marka dhashay manta 00 2023 tahayna waa kula dhagaysan anoo jacal ihayo.😢🤣🙈
@user-hu4sp1pj1d
@user-hu4sp1pj1d 2 ай бұрын
I'm watching 23 April 2024 Old is gold ❤
@jabaqsheegmedia9948
@jabaqsheegmedia9948 3 жыл бұрын
Waa erayadii AUN abwaan qowdhan Codadki Axmed Ali Cigaal & Shankaron Axmed Sagal.
@ibraahimxasan9914
@ibraahimxasan9914 3 жыл бұрын
Waaa heestaan heesaha ugu jclhy wlhi music de sidu u dhcayo 😭💔bal eega farshxanimda ka muqata codadka dahabiga alle ha unxrsto faninta inti dhimatey inta nolna alle dambigoda ha dhaafo amen ya rabbi 🙏🥺🤲
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Labadan Fanaanba way nool yihiin midkoodna ma dhiman.
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 Жыл бұрын
Erayadii abwaan xasan qawdhan laxankii xasan great codkii cigaal iyo shankaroon riwaayadi jacayl nina waal nina waani 1972kii sidas ula socda dhalinta yaryar by fuaad shibiin
@AxmedCcasiis-tt6bh
@AxmedCcasiis-tt6bh 5 ай бұрын
Heestaan waxaa maqlay habeenkii iigu horeeysay sanadkii 2008 3 26 habeen jimco misana xiriir jaceyl dhab gaber la lahaay habeenkaas iyadaa ii dhageeysiisay mudo 9 bil jaceylkeena soday kadib iyadaa inoo shiday heestaan iguna tiri kaalay gacanta iga qabo kadib wlh wlh isla habeenka heestaan maqlay maherkeena dhacay ama nikaaxeena isla markiiba anagoo isku xalaal ah wada nageesanay hadana waxaa kala tagnay alla cawa xasuuuus galay my lov tii hore
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 23 күн бұрын
Aniguna imikaan dhagaysanayaa wlhi lkn jacaylkaygiina waxbaan iskugu kaaya hagaagila ba waa carafo waana sabti waana 10keegii ilahay waxaan kabariyey inuu reer xalaala nasiiyo 😢❤
@mohamedmalin1950
@mohamedmalin1950 3 жыл бұрын
Heestaan waxaa xasuustaa waagi aan yaraa marki ay idaacadda so deyso anigoo dugsiga u socda inta istaago aan dhageysan jiray waloow aan aad u yaraa o aan macnaha heesta fahmi karin, haddane qaabke ugu luuqeynayaan aan iska jeclaa.
@salmaancismaan2463
@salmaancismaan2463 9 ай бұрын
W laxanka waxa ku soo jidanaya awoow
@mahadcali-mo3bd
@mahadcali-mo3bd Жыл бұрын
Abwaan xazan qawdhan alle ha unaxariistii wuxuu ahaa awoowgay fadlan hadaad iiga danbayso uducee
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Abwaan allha unaxristo wxuuu qamuus qaran😢
@feedhacad
@feedhacad Ай бұрын
@@shaaniqadarshaani5677 allaha unaxariisto
@zaydjabuuti8977
@zaydjabuuti8977 Ай бұрын
Mmmmmmmmm What a memory 1987-1988 safar muqdisho to Leego…
@anisahussen5673
@anisahussen5673 24 күн бұрын
1983/87Waqtigaas yaan leego daganayn.
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Eraydaan ayaaba buugaag laga qori karaa!!🙏🇸🇴
@khalidabdillahinourismail4092
@khalidabdillahinourismail4092 3 жыл бұрын
Xasuus hore 2003 hada 24/3/2021 ayaaan dhagaysanayaaa like ha ila dhaafin hadaad iga danbayso
@sayidelmi9153
@sayidelmi9153 3 жыл бұрын
_
@deeqdarajo6671
@deeqdarajo6671 Жыл бұрын
Inaad noshahaya ban rajayanayah 2023 ban qorlak arkay
@ahmedabdirhamaan6770
@ahmedabdirhamaan6770 Жыл бұрын
Aderkay Ahmed Cali Cigaal iyo habaryartay Shankaroon Ahmed Sagal
@karamoige5268
@karamoige5268 4 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Old is a Gold. Ahmed Ali Cigaal iyo Shankaroon A.Sahal. Still listining 20/02/2024.🎻🔥
@DaacadCumar-bh6xs
@DaacadCumar-bh6xs 4 ай бұрын
Naga magaced
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 3 ай бұрын
@@DaacadCumar-bh6xs Shankaroon axmed yuusuf sagal ayaladhahaa
@mohamedmohamud3098
@mohamedmohamud3098 5 ай бұрын
Heestan xasuus ayey igu leedahay anigoo ciyaal ah ayaan gabdho walalahay cajalad ay haysan jireen ka dhigeysan jirey around 2004 ayey ahayd xasuusta carurnimo cajiibsanaa
@mustafexirsi
@mustafexirsi Жыл бұрын
Khartoum weliba xaafadda Salama-baqaalah ayaan aad u gu dhegaysan jira heestan. Ilaahow Khartoum mar labaad amni iyo xasilooni ku soo dabaal!
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 2 ай бұрын
Salaan sare gudoomo saaxiib anigu nin Reer Khartoum ah baan ahay ee Salama baqaala waa laguu yaqaanaa Aamiin Alle Khartoum nabad ha ka dhigo .
@mustafexirsi
@mustafexirsi 2 ай бұрын
@@abdillahinuux7583 si wacan ayaan kuu gartay saaxiib. Reer Yoonis oo dhan waan salaamayaa lol Ilaahay baladal xabiibkeennii nabad ha ku soo dabbaalo.
@AbdikariimMahmuud
@AbdikariimMahmuud 24 күн бұрын
Old is gold wakaase hal hees oo u dhianta keen
@xusseinabdi
@xusseinabdi Жыл бұрын
Xasuus 2010 😭😭😭😭😭😭😭 yaac yaac yaac 10 times
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Kooxda muusigga garaacaysa xubnaheedu xusid mudan haddii la yaqaan.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Waa Kooxdii Waaberi.
@abdihakinmohamedbashir2252
@abdihakinmohamedbashir2252 2 жыл бұрын
Hah! Ale xanun badanaa waa heesta kaliya boqoradeyda markan uqadayo ey ilmo kuso istagto💋💋💋😭😭😭😭
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Aad bey kuujeceshahey gabadhuye mahadsanid
@cabdinuurkhadar7424
@cabdinuurkhadar7424 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@Kebu13............
@Kebu13............ 8 ай бұрын
Alle ha isku kiin barakeeyo 😊 🤲
@user-py3jz5er8i
@user-py3jz5er8i 4 ай бұрын
waa 10 Marso 2024 habeen isniin soo galeyso axadna baxeyso sidoo kale Ramadaan ayaa 1 ah oo caawa ayaa la leeyahay sucuudiga iyo qatar ayaa sheegay bishii barakeysneed ee ramadaan marka Haddii aad dabadey daawaneyso Like ii soo saar Anyway RAMADAANUL KARIIM. saaxibayaal OLD IS GOLD.❤
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 Ай бұрын
Sxbkey wa galab khamis aah jimco sogeleyso iyo Minneapolis mennesota North America axlmd old is gold 😭😭😭😭
@hafsoabdulkadir608
@hafsoabdulkadir608 11 ай бұрын
oon gaajo aragoo galabti la daawado ❤❤❤ adna gacaladeyda alla jaceyku xanuun badanaa
@user-tg9ko9zt9k
@user-tg9ko9zt9k 11 ай бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa yaraantaydii ayaan aad udhagaysan jiray
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 2 жыл бұрын
Sida qalin geelo Inta uu gu, Roob helay Cirka baarku Gaaro lagu Guurin waligi Nin dhmestiran Iga dheh🥰🥰
@mustafemohamed248
@mustafemohamed248 Жыл бұрын
Sida geenyo uguboo Geesi uu rabeystoo Geyigoo barwaqo ah Naqa goosanysa Gashanti isku buxda iga dhe
@lujisomalistar1522
@lujisomalistar1522 Ай бұрын
Masha Allah hablaha kunool geyiga Somsli waa dahab.
@stateboy03
@stateboy03 6 ай бұрын
Old is gold 😢😢😢 I haven’t seen somalia Oo nabada today is 11/1/2024) Ethiopia needs our see 🗾 oh 😢 my days 😢😢😢
@omarmohamedyusuf
@omarmohamedyusuf 3 жыл бұрын
Sida qaalin geeloo inta uu gu roob helay cirka baarku gaadhoon lagu guurin waligii. Waa baarqab maxaan soo caraabiyay xusuus bay igalisay 31.6.2021
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 2 жыл бұрын
heestan waxa sameeyay Xasan Qawdhan Yuusuf 1973 dii laxankana Xasan geryat waxay ku jirtay ruwayadii Niina waal Niina wani iska sax qof qudha oo saxay ma jiro iska hubsada waxan aayun soo qorysan
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Trumpetada..ama Saxsophankii...big legend Waaberi..Muuse Max,ed..Ayaan ka helay...oo Laga yaabay!!!..1972..xasuus Mug leh.scww.
@qooqane65
@qooqane65 Ай бұрын
Waaaw eraydii Xasan Qawdhan
@xasangantal1011
@xasangantal1011 Ай бұрын
Wakhti tegay ma soo laban doono lknse xasusihisa baan dhamaney😮😊
@qadarbile7040
@qadarbile7040 Ай бұрын
Hees taan waxa alifey allaha u Naxariisto mxamed cali kaariye
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq 3 жыл бұрын
walal magaca abawanka waxa ladhaa abwaan xasan qodhan ducaale wuuna dhintay Allha unaxaristo xalay yaan radio mugdisho ka dhageystay
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Waa runtaa. Waa Xasan Qowdhan aun.
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Xasan qawdhan yuusuf not ducaale.
@ahmedabusaad4705
@ahmedabusaad4705 3 жыл бұрын
Xasuus hore iyo sooyaalkii qaaliga ahaa 1985kii ano jira 13 sano aya xasuustay
@suumi-zs1vc
@suumi-zs1vc 4 ай бұрын
waxad guri ku leedahy halbowlaha Guntiisiyo Wadnaha gaaradiisee😭❤️❤️
@ifrahali701
@ifrahali701 3 жыл бұрын
Caadi maahan waaw
@Motivated23
@Motivated23 Ай бұрын
Galantii carabada marka geeeli yaro baxo cigaal is not easy
@abdiazizjamame679
@abdiazizjamame679 2 жыл бұрын
Heeskan aadban u jclhy kama xiiso radio anku dhageysan jiray 2004
@qadarbile7040
@qadarbile7040 Ай бұрын
Eraya dii mxamed cali kaariye xasuus hore
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 Ай бұрын
Suugaantii al iidoor❤
@mustafemohamed248
@mustafemohamed248 Жыл бұрын
Wxaasa hdba xikmad heeso suuganysan iyo codad dahabiya layidhaa
@murti-dhuuxmedia4276
@murti-dhuuxmedia4276 2 жыл бұрын
Go'i waaye hay dhigin Gagi laga hayaamee Kaalay gacanta iga qabo
@hoodoismail2301
@hoodoismail2301 Ай бұрын
Old is golden isma lahayn adigoo 20jiraa ayaad qaraami abaahay dhagaysanay jiraya isagoo kurayaa ayaad dhagaysan oo fahmi waayo 😂😂😂 garaad xume jeceylbaa ibaraya oo heeryada igu tuuraya first time aan bartay 2021 wali waan dhagaysanay 2024 😂😂😂
@disisfunny88
@disisfunny88 Жыл бұрын
It takes you above the clouds
@user-mv3ij7kt5z
@user-mv3ij7kt5z 11 ай бұрын
Heestaan markaan maqlo waxaan sooxasuusanaa jecelkii iigu horeye
@craxmaangabobe2966
@craxmaangabobe2966 Жыл бұрын
2023, igadam beeyoow.
@maarakuwaatare8735
@maarakuwaatare8735 6 ай бұрын
Shankaron axmed sagal axmed cali ciigal
@mmaliosman2332
@mmaliosman2332 6 ай бұрын
1972 wooow waa wakhtige xasuus mudan❤
@abdifatahosman298
@abdifatahosman298 2 жыл бұрын
Xusuus dheer oo ku siman 2008 ayay dib igu celisay maalinti igu horaysay ee aan heesta maqlay waxay ahayd goor duhura waxan dhegeysanayay idacad la odhan jiray radio irin mooji iminka inay shaqayse . Cawa oo aan dhegaysanayona 1/8/2021
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 2 жыл бұрын
to.Raadyow..hargeysa
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Ninkii Soo dhigayoow Magaca qaraami Soo dhameystir!!..thanks.
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 3 ай бұрын
Waxan hes waa dhaaftay magac kale haloo bixiyo ❤
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii x.qowdhan laxankii x.gareyd cadka cigaal iyo shankaroon
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Ku Mahadsanid sida aad xuquuqda ereyada iyo laxanka aad noo xusuusiso.
@axmednuur9908
@axmednuur9908 Жыл бұрын
Wooow wayo wayo
@AxmadCabdi-iv9lz
@AxmadCabdi-iv9lz 4 ай бұрын
Sida haro gin gimanoo Biyo galac kaleeyiin Geesahana doogiyo Ubixii isgaaren Laga guurin waligeeed Waxaad tahay gadeedi Sida galab cad ceedo Fadka lagu gambiyaayee Gaban maayo aniguye Ways guur sanaynaa Adna gacala daydaay Aynu guri yag laylnee Geestada ila qabo Waxaad guri ku leedahay Halbawlaha guntisiyo Wadnaha gaararkiise
@kawsarkawsar6413
@kawsarkawsar6413 3 жыл бұрын
Xsuus wlihi lmà ilawaan wyaha caruurnimo qurx bdnaa hestni wxy ixsuusaa dhalan nimo wkhti ku simn 2005 aya hablo iga waawyna mrkaa ayaa dharka ku dhaqi jiry mrka ay hoyo i argto anoo dalcnya ama dhagysnya ayay indhaha igla hdli jirty cil bdna sa bxsn jiry qalbiga wxn ka jeceln jiry yaa inan wyn kaa dhiga ad xornimo u dhagaystide 17 sno ka dib bn dhagysnyaa galbta oo an xsuusanyaa wyo hore
@mohamedaweys3879
@mohamedaweys3879 2 жыл бұрын
hhhhhh iminka inteee jirtaaa
@kawsarkawsar6413
@kawsarkawsar6413 2 жыл бұрын
@@mohamedaweys3879 en en en
@mustafecisman3700
@mustafecisman3700 Жыл бұрын
Wllhi si daacad ah ula dhacay sheekadaada
@user-ce3le9sk6r
@user-ce3le9sk6r 5 ай бұрын
😂shukrn huno
@waagiwacnaa2484
@waagiwacnaa2484 Жыл бұрын
Old is gold. Listening 21/5/2023 at 9:24PM Monday Night.
@family-zx6mc
@family-zx6mc 11 ай бұрын
wadankee joogtaa
@waagiwacnaa2484
@waagiwacnaa2484 11 ай бұрын
@@family-zx6mc somalia
@family-zx6mc
@family-zx6mc 11 ай бұрын
@@waagiwacnaa2484 Mansha Allah ilaahey ha kugu xafido.
@waagiwacnaa2484
@waagiwacnaa2484 6 ай бұрын
Sidokale wll
@MariaahmedMariaahmedmxmed
@MariaahmedMariaahmedmxmed 10 ай бұрын
Old is gold
@AbdiahmedSadiq
@AbdiahmedSadiq 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AyaanleAxmedmaxamed
@AyaanleAxmedmaxamed 3 ай бұрын
gadiimi hees iga dheh heeso cusub 90kii wixii kadambeyay maba dhagaysto lalabo kkk
@alibuku9951
@alibuku9951 5 ай бұрын
Laaandheerihi darood
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakAllah Hestan aad iyo aad ban ujacalahay waaw amazing wlhi❤️❤️❤️❤️❤️❤️keep going my dear br and success InshaAllah
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Oky women
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Muqdisho Caasimadii Soomaaliyeed
@sultanmedia5742
@sultanmedia5742 Жыл бұрын
shankaroon axmed sagal weeye Sahal maaha
@cadesbaray6286
@cadesbaray6286 Жыл бұрын
04/06)2023 Linköping Sweden
@craxmaangabobe2966
@craxmaangabobe2966 Ай бұрын
Ciil iyo xanuun baa ikeenay caawa halkan, isooduceeya walaalayaal waan xanuusanayaa.😢 Waayahii wacnaa een soomaray markaan xasuusto, waan ooyaa😢
@Kingston12370
@Kingston12370 21 күн бұрын
Way soo laaban saxib malmahaagii aduun subaxba waa cayn
@abdirizaksheikh9699
@abdirizaksheikh9699 5 ай бұрын
My adolescent upto now so fresh.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Dhanyaroow Proud of Somaaliya
@mussaabdullqader9492
@mussaabdullqader9492 8 ай бұрын
Fanaan waa beri samaadkii
@hackstaoj3731
@hackstaoj3731 4 ай бұрын
He's legend cigaal
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 2 ай бұрын
Madeira in somaliland xasan qowdhan❤
@hodonalisheikhabdullahi4741
@hodonalisheikhabdullahi4741 4 ай бұрын
Allaha u naxariisto marxumka, Abwaan Mohamed Ali Kaariye ayaa xeestan Alifay. ooridiisa shakaroon ayaa la qaaday Heesta Ahmed Ali Cigal.
@ciisexasan3930
@ciisexasan3930 4 ай бұрын
Wll waxa Heestan lahaa oo ay maskaxdiisa kasoo maaxatay Abwaan xasan Qawdhan yuusuf ilaahay haw naxariisto
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 3 ай бұрын
Xasan qowdhan baa lahaa
@AxmedLafo
@AxmedLafo 6 ай бұрын
Ahmed ali igal is the best voice somali songers ever
@mohamedabdiwahid8134
@mohamedabdiwahid8134 Ай бұрын
Sida qaalin geeloo cirka baarku gaaroon Awr kuguurin waligeed, Galabtii carraabada Baarqab gees uyarala baxo Meeqaamkiisa gaarka ah Siday oogu goohdee isna oogu guuxaan Anna kugu goobaa Go'i waydo ha idhigin gagi laga hayaamee kaalay gacantay tayqabso.
@hamdaindhocashaaq8090
@hamdaindhocashaaq8090 2 жыл бұрын
Cajiiiiiib 👌💋💋🎻🎻
@qasimabukar7488
@qasimabukar7488 4 ай бұрын
Erayadii Maxamed Cali Kaari Laxankii iyo Musikada Xasan Greed Muqdisho 1973
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 3 ай бұрын
Xasan qowdhan baa heesta lahaa iska hubi
@MOHANNAD2030
@MOHANNAD2030 8 ай бұрын
2023 still i love this song🎵 ❤
@flackflick689
@flackflick689 7 ай бұрын
Legend
@cabdixariir2130
@cabdixariir2130 2 жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysanaya malin arbaca ah 28/7/2021 wakhtigu iiwacna oon ku mirqaamayo daroor alla maxaa maalmo wacan isoo maray😑
@fahadbarud6096
@fahadbarud6096 Жыл бұрын
Ma EX daroorki hore ayaad tahay sxb ?? Waa meshan ku kacamay wakhtigi ciyaalnimadi
@cabdixariir2130
@cabdixariir2130 Жыл бұрын
@@fahadbarud6096 ha zxp reer daroor banay
@daahiryuusuf4745
@daahiryuusuf4745 3 жыл бұрын
Xil hargasa
@waxwalba1408
@waxwalba1408 2 жыл бұрын
Axmed cali cigaal heesihiisa mida ugu wacan tan iyo "dad hargaysa soo maray" iyo "gabdhuhu waxay ku faanan guri iyo nin yeele waxa guurka kugu diday garan maayo aniguye" kuwa kale way iska roonyihin lakin laga fcn
@abdirizaksheikh9699
@abdirizaksheikh9699 5 ай бұрын
I listen when i was youth 1972 so freshy i have never seen somalia.
@Kingston12370
@Kingston12370 21 күн бұрын
Which youth?
@user-kk3ip8fw6h
@user-kk3ip8fw6h 5 ай бұрын
Heestan wxn dhegaysan jiray mrkaan safrada u bxyo keligay glpaha uu roobku da,ayo intaa gaadhiga ku rito ayaan keligay ku raaxaysan jiray
@simranqalbisimranqalbi9112
@simranqalbisimranqalbi9112 2 жыл бұрын
Wllhi xasuus ayey igu reebtay
@khadaribrahim1416
@khadaribrahim1416 Жыл бұрын
G Cigaal
@hanasdaahir6033
@hanasdaahir6033 2 жыл бұрын
Heesta waxan ku xasuustaa gabadh aad aan u jeclaa waaga dalka joogay taltaali ayaanu u wada qaadi jirnay nasiib xumo ismaan calfan lkn xasuustedu wali igamay ba in
@ayubjamaali2271
@ayubjamaali2271 Жыл бұрын
Saaxiib waxaan rajeynayaa inuu ilaahay qalbiga kaaga reebay oo aad nolol macaan ku nooshahay,wsayo jacaylka caruurnimo wuxuu ku fiican yahay inuu guuleysto,waayo aniguu isoo maray.
@macallinkaxayawaanada9178
@macallinkaxayawaanada9178 2 жыл бұрын
Sidaad u bislaysay waad Ku mahadsantahay.
@qanciyebaashi5021
@qanciyebaashi5021 Жыл бұрын
Dadkii hore Ayaa hadal dha meetey
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Viva Soomaalia
@dahabonuurkuusow2448
@dahabonuurkuusow2448 Жыл бұрын
Ish calaa
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 ай бұрын
Erayadii aun xasan qawdhan wuxuu hargeysaawi
@qooqane65
@qooqane65 Ай бұрын
Walee fankii Dawlada aynu baabiinay buu raacay Maxa ka damberyey waxbaaaas
@munasaleeban1612
@munasaleeban1612 2 жыл бұрын
Wale waa hes igu qaliya
@haliimomizra5801
@haliimomizra5801 Жыл бұрын
2june2023 sacaduna tahy 5:42 minit waxan heestan ku dhagaysanay aniga iyo jacaylkagu anago kukala sugan laba magaalo oo kala fog si wada jira ❤ Riwaayada heestani ku jirtay waa anago waalan waagu no bari balse waa anago wanaagsan waagu noo bari❤
@gebro7613
@gebro7613 3 жыл бұрын
WoooW.
@nimcoibraahim5855
@nimcoibraahim5855 2 жыл бұрын
Heestan xasuus gaara ayey igu leeday
@osmanjamalchannel123
@osmanjamalchannel123 3 жыл бұрын
Hees cajiib ah
Axmed Cali Cigaal iyo Saynab Xaji Cali Baxsan Doraato_Miyaad_ilowday
10:54
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 8 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 3,4 МЛН
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 91 М.
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1 МЛН
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 362 М.
Axmed Cali Cigaal - Dhirta oo (Hees Kaban)
8:55
Ik Hajji
Рет қаралды 153 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
GORAYO CAWL AUN MAGOOL IYO CIGAAL
7:40
adangeri official
Рет қаралды 176 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,6 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 962 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 3,4 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 7 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,4 МЛН