Casharkii 213, Tafsiirka Al-Waaqica 1 ilaa 96, Sh. Cumar Faaruuq (AUN)

  Рет қаралды 471,732

Salah Barre

Salah Barre

Күн бұрын

Dib u Habayn tafsiirkii Quraanka Sh Cumar Faaruuq (Yarxamullah)
Casharkii 213, Tafsiirka Al-Waaqica 1 ilaa 96, Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
Tafsiirkan Sh Cumar Faaruuq wuxuu ku duubay Sacuudiga 1988 sida la filayo, Fadlan noo soo ducee, Subscribe us and share the FADLI

Пікірлер: 215
@MahamedAbdulkadir-is9cq
@MahamedAbdulkadir-is9cq Ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto shiikha ilaahay ajar iyo abaal buuxa ha siiyo 😢❤❤❤
@cilmibaaris501
@cilmibaaris501 8 ай бұрын
Rabiyoow janadadaan ku irsaaq sh cumar faaruuq anaga wadadiisa namari oo na hanuuni yaa rabi 🤲
@JabaanYusuf
@JabaanYusuf 6 ай бұрын
Waa bil ramadaane aan sheikh cumar jamac ugu duceyno dhaxal buu inooga tagay alle ha xfdyee
@cabdisamaddheere1886
@cabdisamaddheere1886 3 жыл бұрын
Waxaa mahadleh ALLAH SW NABI muxammad csw Wadaadada islaamka uuka midyahay aabe sheekh cumar faaruuq iYo walaaloheen muslimiinta soomaalida INOO kaseen barashada tafsiirka quraanka
@abdinooradan3834
@abdinooradan3834 Жыл бұрын
Alahuma iqfir lahu warhamhu ya man yarhamu li hebadihi
@wayoaragchannel6245
@wayoaragchannel6245 17 күн бұрын
2024 ban dhagaysanayaa wan ku raxaysanayaa codka shiikh cumar faruuq alle ha u naxariisto 😢 wuxu noga tagay xasuus aan qalbigayga ka dhamanayn wlhi
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 9 ай бұрын
Wallaahi Sheekh Cumar Faaruuq wuxuu ku dhex nool yahay qalbigayga, ee Allaha isugu kaaya geeyo JANNATUL FARDOWZA ACLAA. 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@AhmedDictooor
@AhmedDictooor Ай бұрын
AUN SHEIKH CUMAR FAARUUQ RAXIMUHULLAH ,Masha alh 2 sanoo xiriira dhageysanayaa Tafsiirka Alle Hana waafajiyo Kheyrka.
@SalahBarre
@SalahBarre 27 күн бұрын
Aaamiiin
@jelleibrahim2996
@jelleibrahim2996 3 ай бұрын
رحمه الله واكرم نزله في الجنة
@abdiaziizyousuf5335
@abdiaziizyousuf5335 5 күн бұрын
Ilaahay jannatul firdawsa haka waraabiyo sheekh cumar faaruuq.
@alasowhassan9294
@alasowhassan9294 2 жыл бұрын
allaahayow sheekh cumar faruq unaxariiso qabrigiisa wasac allaha uga dhigo aamiin aamiin
@astarlinhassan4702
@astarlinhassan4702 2 жыл бұрын
Ilahow unaxareso sheikhuna.ameen ya Rabii
@awalahmed7465
@awalahmed7465 Жыл бұрын
Amiin yarabi
@munaabdilaahi1068
@munaabdilaahi1068 5 жыл бұрын
ajarka qur aanka aad umada u tafsiirtay ilaahay abaalkeeda haku siiyo shikh cumar faruuq janadi ilaahay ha inaku kulmiyo inaga iyo muslimiinta kale
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
Aamiin Jazakallah
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
Aamiin Jazakallah
@fadumomuuse3089
@fadumomuuse3089 4 ай бұрын
Aamin jazaka llahu qayr❤❤
@kamg3450
@kamg3450 6 ай бұрын
Dadka ka shaqayey tafsiirka ah cumar faruuq ilaahay ha u naxariisto Jazakumullhu khayr
@hagajiye8549
@hagajiye8549 Жыл бұрын
Allaah yaraxamu sheq cumar faruq sucudiga dhowr mar muxadaro u jedinyay ban ku arkay Allaah ha u naxaristo sheqa
@abdalleshaqiiri7049
@abdalleshaqiiri7049 2 жыл бұрын
illhayow u naxariiso shrekh cumar faaruq illahayow anagana naga dhig dhamaantayada kuwa kutubkooda laga siiyo gacanta midig
@FIbrah-j8s
@FIbrah-j8s 19 күн бұрын
Illahayoow u naxariiso oo qabrigiisa waasic uga dig anagana sidoo kale oo naga dig asxaabul yamiiin yaa Allah. O Allah have mercy on the sheikh and widen his grave for him and make us from the people of the right hand side. Ameeeen yaaa Rabbb
@fathiyasin336
@fathiyasin336 2 жыл бұрын
Ilaahow U Naxariiso Qabrigiisana Ooga Dhig Rowda Mi Riyaadul Jannah Aamiin
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 9 ай бұрын
Allow u naxariiso Shaykhunaa ustaad Sheikh Omar Faaruuq.❤️❤️❤️❤️
@masudahmed6479
@masudahmed6479 3 жыл бұрын
Allow naxaristi jano kusiii Qofwalbo waxi dunidan ugatago ayaaa kaharayo… illahow wax fcn nagareeb.. ameen
@mohameddekmuhumed5081
@mohameddekmuhumed5081 Жыл бұрын
Ilaahow shekha unaxariso inti diyarisay ee waqtigoda uhurayna danbigooda dhaaf amiin
@sahalkhaliifmuuse7293
@sahalkhaliifmuuse7293 3 жыл бұрын
Allaha.unaxaristo. Jannadana.allaha.galiyo Sheqena.sh.cmr.faaruuq.💝💖💘💟💕
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 3 жыл бұрын
Ilaahayow asxaabul yamiin nagu dar..aamiin ya rabbi
@SalahBarre
@SalahBarre 3 жыл бұрын
Aamiin
@wlllnasir8626
@wlllnasir8626 2 жыл бұрын
@@SalahBarre @"'
@strongboyki
@strongboyki Жыл бұрын
Allahu akbar siduu u qaadaa dhigaayo waa cahiib wlh allow u naxariiso oo cafi asga iyo waalidiintiisaba iyo muslimiintaada dhn
@Ahmeddictoor
@Ahmeddictoor Жыл бұрын
Alle Haku Naxariisto AUN SHEIKH CUMAR FAARUUQ WAXA NOOGA TAKTEY HANTIDA ADUUNKA TAAL TAN UGU WANAGSAN.
@afrahhusseinhassan3399
@afrahhusseinhassan3399 2 жыл бұрын
Mashallah allah nagu deeqa janatul fardoowso muslimiinta alle
@serendipityclips6487
@serendipityclips6487 2 жыл бұрын
Jazakallahu khairan
@abusuheyba
@abusuheyba 6 ай бұрын
Masha allah allah haunaxristo
@safiyoali1583
@safiyoali1583 3 жыл бұрын
Alle hakuunaxasiisto sheet cumar faaruuq
@MohamedbadelJune26
@MohamedbadelJune26 Ай бұрын
Ilhay ha u naxariisto shiekha
@hasibamaalim122
@hasibamaalim122 Жыл бұрын
Sheikh cumar faruq ilahey janada fardowsa Allah hakuguwariyo l.a
@ahmeddahir559
@ahmeddahir559 2 жыл бұрын
M.a allaha u naxariisto shiikha
@saidsalim8592
@saidsalim8592 4 жыл бұрын
Sheekha allaha u naxariisto anagana allaha nooga daba naxariisto. Danbigiisa iyo danbiga waalidkiisna allaha dhaafo. sidookale danbigeena iyo danbiga waalidkeena allaha dhaafo oo janada allaha nagu kulmiyo dhamaanteen. Aamiin.
@SalahBarre
@SalahBarre 4 жыл бұрын
Said Salim aaamiin jazakalah khayr
@keyfabshirdhuxulow5286
@keyfabshirdhuxulow5286 Жыл бұрын
Aaamiiin yarabi 🤲🤲🤲
@HibaMohamedAli-d2v
@HibaMohamedAli-d2v 3 ай бұрын
ALLOOW UNAXARIISO "NAXARIISTAADA WAASICA AH,"
@alixassan1938
@alixassan1938 3 жыл бұрын
Shiiqa Allah haunaxariisto intii farsamadan kashaqeeyse Allah hau dambi dhaafo anagana kuwii kafaaideysta Allah hanaga dhigo🇸🇴
@SalahBarre
@SalahBarre 3 жыл бұрын
Aamiin, JazakAllah
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh Жыл бұрын
Masha Allah Allaha kaa abaalmariyo Jandadana Fardowza Allaha kugu casuumo
@abdialasow451
@abdialasow451 Жыл бұрын
allaha unaxariisto sheekh cumar faruuq aamiin
@abdirizakmohamoud9932
@abdirizakmohamoud9932 5 жыл бұрын
Allow jannatul fardowsa ku gee from garowe
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
Aamiin jazakallah
@xasanxarago2714
@xasanxarago2714 4 жыл бұрын
Forma qardh0
@mohamedhassanhaashi9495
@mohamedhassanhaashi9495 4 жыл бұрын
Allow Janada inugu kulansii Allahuma Aamin
@فاطمةفاطمة-ز8ب
@فاطمةفاطمة-ز8ب 2 жыл бұрын
Alloow u naxariiso;naxariistaada waasica ah sii yaa rabbi
@hafsamohamed9080
@hafsamohamed9080 16 күн бұрын
Mash Allah Allah ya Rama sheikh ooo kuwii janada kukulmaa nagayeel ya Allah 😢
@carfonsheikhsalim4993
@carfonsheikhsalim4993 3 жыл бұрын
Allaha unaxaristo shiikheeni 5 somaliyed allaah hanagukulmiyo janatul firdowsah aclaa insha allaah
@mohamedabdukadirnuur957
@mohamedabdukadirnuur957 2 жыл бұрын
Allah ya raxma raaximin
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin Allahayow
@charmarkearreh6350
@charmarkearreh6350 2 жыл бұрын
Rabi Sheekh Abaalkiisa Jano haka dhigo
@xassaanjameeco3450
@xassaanjameeco3450 Жыл бұрын
Jazaahullah kheir shekhuna cmr faaruuq
@ziniaabdifatah8592
@ziniaabdifatah8592 2 жыл бұрын
Naxariisti janno Alle haka waraabiyo sheikha
@CabdiqaniFaroole-bd9ye
@CabdiqaniFaroole-bd9ye 6 ай бұрын
Allh unaxariisto shikh faaruuq dadka soomaliyeed qalbiyadooda buu ku dhex nool yahy
@hadiaafrah8066
@hadiaafrah8066 Жыл бұрын
Allah u naxriisto fadilati SH omar
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol 2 жыл бұрын
Yaa ALLAAH naxariistii Janno ka waraabi Sheekh Cumar Faaruuq
@liamfarhan5168
@liamfarhan5168 Жыл бұрын
Alle haku naxariisto sheik omar faruq
@xawocabdixawocabdi8026
@xawocabdixawocabdi8026 Жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin yaarabii
@JamaalWabar-zo5qk
@JamaalWabar-zo5qk Жыл бұрын
Sh.cumar fayruukh ilaahaw jannatulfardawsa kucasuum amin.
@MahamedAbdulkadir-is9cq
@MahamedAbdulkadir-is9cq Ай бұрын
Qof ila socda majiraa oo halkaan maraaya ❤❤
@heartheart9688
@heartheart9688 2 жыл бұрын
Ilahaw na xafid sii QURANKA
@mohaanoor5630
@mohaanoor5630 Жыл бұрын
Allah ha Una xariistoo
@adeshtubemedia363
@adeshtubemedia363 3 жыл бұрын
Ilahow kunaxariso saxibul quran sh Omar faruq
@theadorableboy8633
@theadorableboy8633 Жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@abdirisakhonestyboy4524
@abdirisakhonestyboy4524 7 ай бұрын
Allah ha unaxriisto 😭😭😭 qalbiga ayuu IGA. Taabtay
@sadio5642
@sadio5642 3 жыл бұрын
Allaah ha kuu Naxariisto Shaiekh Cumar Faruq ,Dushada Cadab Allah ka dhowro
@abdifatahali1439
@abdifatahali1439 Жыл бұрын
Allah haunaxaristo shiekh cumar fàruq
@habibaabdullahi1791
@habibaabdullahi1791 11 ай бұрын
Alle haunaxariisto ALLAAHUMMA AAMIIN
@heartheart9688
@heartheart9688 2 жыл бұрын
Ilahaw sheikhana u naxariiso
@KhadarmohamudAbdi
@KhadarmohamudAbdi 2 ай бұрын
Ilaahayow unaxariiso shiiqeena
@abdullahim.keinan.6424
@abdullahim.keinan.6424 Жыл бұрын
Allah haunaxaristo
@القارئالصغر
@القارئالصغر Жыл бұрын
أللهم اغفرله وارحمه يا عزيز أكرم نزله وأدخله إلى فسيح جناتك جنات الفردوس الأعلى
@hudaabdulihman1304
@hudaabdulihman1304 3 жыл бұрын
Maasha Allah Sheekha Alle ha u naxriisto
@heartheart9688
@heartheart9688 2 жыл бұрын
Masha allah
@cabdirizaaqqaliif9372
@cabdirizaaqqaliif9372 2 жыл бұрын
Allah hakuu naxariisto
@AbdrahimIsakMohamed
@AbdrahimIsakMohamed 7 ай бұрын
Rabi (Swt) ha u naxariisto oo miisaankiisa xasanaadka ha ugu daro.
@heartheart9688
@heartheart9688 2 жыл бұрын
Mashallah
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Жыл бұрын
Mansha alaah alxamdulilaahi
@AbdoAbdo-xl6pd
@AbdoAbdo-xl6pd 3 жыл бұрын
Allaaahu maqfirlahu warxamahu
@bashiirahmeddaahir184
@bashiirahmeddaahir184 2 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto sheekh cumar faruuq janatul fardawsa ilahay hoygiisa haka dhigo anagana ilahay khaatumada hanoo hagaajiyo asaxaabul yamiin ilahay hanaga dhigo
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin jazaka-Allah khayr
@sumeyabintumuktar4604
@sumeyabintumuktar4604 Жыл бұрын
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين 🤲
@shiinoibrahim570
@shiinoibrahim570 Жыл бұрын
Ilahay Jano haka warabiyo
@shiinoibrahim570
@shiinoibrahim570 Жыл бұрын
Sheega
@adarmohamed8554
@adarmohamed8554 Жыл бұрын
​@@shiinoibrahim5700⁰⁰0p00000⁰😊
@MohamedGas-r1s
@MohamedGas-r1s 11 ай бұрын
Aamiiin
@zeinababdi1736
@zeinababdi1736 5 жыл бұрын
Mash allh alle ha ka abaal mariyo jantu fardowsa ha geeyo
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
Aamiin Jazakallah Khayr, Jannada fardawsa Allah ha nagu kulmiyo
@muxudinshela3254
@muxudinshela3254 3 жыл бұрын
Allah janada geeeyo shiq cumar
@mohodinPliano
@mohodinPliano 2 жыл бұрын
Allah ka awal mariyo shiqa iyo dadki nasogarsiye Allah nabaro dintena suban
@CabdirisaaqMuxumed-n9v
@CabdirisaaqMuxumed-n9v 6 ай бұрын
Ilaahayoow u naxariiso shiik cumar faaruuq
@Ahmedali-bj2bo
@Ahmedali-bj2bo 10 ай бұрын
Masha allah ilaahaw kuu naxariiso
@ukshorts6779
@ukshorts6779 8 ай бұрын
Sheekh alle ha unaxariisto wuxu ka tagay dhaxal wanagsan❤
@ismailmuuminsabriye6439
@ismailmuuminsabriye6439 2 жыл бұрын
masha allh allah yarxamhu
@cabdinaasiraxmed7718
@cabdinaasiraxmed7718 11 ай бұрын
Alla haw naxariisto shiikha miisanka xasanaadka alla hawgu daro aamin aamin
@BashirAhmed-zb5gl
@BashirAhmed-zb5gl Жыл бұрын
Mashaallah sheikh Allah yaaraxma
@aishamohamed5469
@aishamohamed5469 3 жыл бұрын
Rabigeey hakugeeyo janadiisa insha alaah
@alxijaz1847
@alxijaz1847 6 ай бұрын
Ilahayow naxaristaada ka waraabi
@moahmedaliomar38
@moahmedaliomar38 Жыл бұрын
Alla yaraxma
@samiyasalad2015
@samiyasalad2015 4 жыл бұрын
Abaalka aad nooga tagtay janna allaha kuugu bedelo shiikheena aan jecel nahay
@madeyedow9404
@madeyedow9404 4 жыл бұрын
Sheekha madhinta cumar faruk
@saidhassan6312
@saidhassan6312 3 жыл бұрын
@@madeyedow9404 h
@saidhassan6312
@saidhassan6312 3 жыл бұрын
@@madeyedow9404 h
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 3 жыл бұрын
Allah subxanaa watacala ha naga dhigo dadka janatun naciim lagaynayo.
@SalahBarre
@SalahBarre 3 жыл бұрын
Aamiin Jazaka_Allah
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 4 жыл бұрын
Qur aanka aad Nooga Tagday FadligeeeD Janada Allah kugu abaal mariyo
@caduqadircabdule9548
@caduqadircabdule9548 Жыл бұрын
Xafidu laah
@abdifatahmahamud5596
@abdifatahmahamud5596 3 жыл бұрын
Ilahy ajar hakasiiyo dhaxalbaa nogatagtay
@DaaudAbdifatah
@DaaudAbdifatah 2 ай бұрын
Alle haw naxariisto ammin
@thedailyreminder1805
@thedailyreminder1805 3 жыл бұрын
Allah unaxarista
@calisanag
@calisanag 2 жыл бұрын
Allaah haw Naxariisto
@zakirfeysal4025
@zakirfeysal4025 3 жыл бұрын
Allah janatul firdaus kawarabiyo
@SamaanCabdibaxnaa
@SamaanCabdibaxnaa 10 ай бұрын
Alla ha unaxariso aamiin
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Жыл бұрын
Sadaqalaah cadiim
@MuninoHaaji
@MuninoHaaji 9 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaarabi jisaakalah kheer jasaa
@FaatumoAbdallahi
@FaatumoAbdallahi 2 ай бұрын
Masha allah❤❤🎉🎉🎉
@amalzahra7254
@amalzahra7254 2 жыл бұрын
Illahay ha unaxariisto sheekh Cumar faaruuq anagana illahay nama fidneeyo
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin Jazakallah khayr
@amalzahra7254
@amalzahra7254 2 жыл бұрын
@@SalahBarre Adigana khayr illahay hakaasiiyo soo gubintaada
@xasanxarago2714
@xasanxarago2714 4 жыл бұрын
Shiikha allá ha u naxariisto
@mohamedabdi1559
@mohamedabdi1559 2 жыл бұрын
JazakumuAllah
@salaadali6088
@salaadali6088 2 жыл бұрын
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين ءامين ءامين
@abdishakuradan8101
@abdishakuradan8101 10 ай бұрын
Amin
@AbdirahmanAliAdan-k3e
@AbdirahmanAliAdan-k3e 2 ай бұрын
Amiin ya Yabi !
Casharkii 207, Tafsiirka  Qaaf 1 ilaa 45 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
57:08
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 62 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
Casharkii 230, Tafsiirka   Al-Insan 1-31 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
49:05
Sh Cumar Faaruuq Tafsiir 🔊 Casharka 7 Baqara 92-105 | #Sh_Cumar_Faaruuq_Tafsiirka_Quraanka
48:57
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:52:00
Israa wal micraaj Sh.Cumar Faaruq
1:19:53
Darussalam Masjid
Рет қаралды 289 М.
Casharkii 212, Tafsiirka  Al-Raxman 1 ilaa 78, Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
1:02:16
Casharkii 223, Tafsiirka  Al-Mulk 1 ilaa 30  Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
1:02:44
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00