Casharkii 229, Tafsiirka Al-Qiyamah 40 iyo Al-Insan 1-18 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)

  Рет қаралды 585,885

Salah Barre

Salah Barre

Күн бұрын

Dib u Habayn tafsiirkii Quraanka Sh Cumar Faaruuq (Yarxamullah)
Casharkii 229, Tafsiirka Al-Qiyamah 40 iyo Al-Insan 1-18 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)

Пікірлер: 208
@yussufaden9877
@yussufaden9877 20 күн бұрын
❤masha Allah sheikh cumar Alfaruq Allah kunaharisto janatul firtosi hakubishareyo
@Habiba6428-Ali
@Habiba6428-Ali 2 жыл бұрын
Allaah ha u Naxariisto Sh Cumar Faaruuq ,inta sii faafisana Ajar Allaah ha ka siiyo.
@Gloriouslyupright324
@Gloriouslyupright324 Жыл бұрын
Illaahay ha soo dhoweeyo sheekh Cumar Faaruuq,ilaahoow Waxaan ku waydiisanayaa inaad u denbi dhaaftid sheekh Cumar yaa RABBI
@Haleeleelin
@Haleeleelin Ай бұрын
جزاك الله فيما اصلحت وعفاك الله فيما أخطأت
@ubahnora9157
@ubahnora9157 Жыл бұрын
Shekhenow godka allaha kugu jineeyo Ilaahayow iimaanka, garaadka ,iyo kasmada no ziyaadi dambiga walidken iyo keena iyo kan dhamn muslimiinta dhaaf 🤲❣
@sudeismohamed3323
@sudeismohamed3323 Жыл бұрын
Ameeeeeen Yaaa Rabb 🤲
@somalitigress2703
@somalitigress2703 8 ай бұрын
Ameen yaa rabb
@Masago2025
@Masago2025 2 жыл бұрын
Waxaa jiro Dhinto noole iyo Noole dhintay.. sh cumar faaruuq waa dhinto noole 10 sano kahor ayuu aduunka faaruqay lkn 2022 waaa noll yhay wali jskl inta soo galisay
@فاطمةفاطمة-ز8ب
@فاطمةفاطمة-ز8ب 2 жыл бұрын
Allah yarxamaka yaa sheekhanaa caziiz
@maxamedxasan9773
@maxamedxasan9773 2 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo shiiikh cumar faaruuq Allooooow ku casuuum janooyinkaaaga Amiiiiiiin Amiiiiiin yaarabiiiii
@heartheart9688
@heartheart9688 2 жыл бұрын
Ilahaw ajar iyo wanaag badan ka sii khayr ka noo soo gudbisay
@fitahkassim
@fitahkassim 3 жыл бұрын
Masha allah illahey hakuu naxariisto macalin cumar
@senioraminzy682
@senioraminzy682 2 жыл бұрын
Alaha u naxariisto sheekha dhaxal dahab iyo diinaar ka qaalisan ayuu umada somaliyeed uga tagay allaha naga yeelo kuwii ka faaiidaysta.
@kingsuleiman8687
@kingsuleiman8687 2 жыл бұрын
Allaha unaxaristo sheikh cumar faaruq
@ibrashid
@ibrashid 2 жыл бұрын
Janatul firdowsa allh haka waraabiyo sheikh
@ibrahimzaki2912
@ibrahimzaki2912 3 жыл бұрын
Masha Allah may almighty Allah grant janatul frdows ❤❤❤❤❤💋
@mahmudmohamed806
@mahmudmohamed806 2 жыл бұрын
Allah yarxamhu
@TeamCalosh
@TeamCalosh 7 ай бұрын
Ilaahayo janatul firdowsa kawarabi shiiqena sheikh umar faruq ❤❤❤
@mohamedabdullahi6902
@mohamedabdullahi6902 3 ай бұрын
Allh ha unaxariisto sheikh al walid sheikh omar faruuq maxa afkiisa khayr ka burqaday allahu yarxamuh.
@maxaaymaxaay6035
@maxaaymaxaay6035 3 жыл бұрын
allaah yaraxma shiiq cumar faruuq aloow janadada ku arzaaq amiin
@sudeismohamed3323
@sudeismohamed3323 Жыл бұрын
Ameeen yaa Rabb 🤲
@jamaxirsi798
@jamaxirsi798 3 жыл бұрын
Ilahay hAkuugu badalo khayr Amiin
@naasircali9598
@naasircali9598 2 жыл бұрын
Alle haw raxariisto sheekh cumar
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 3 жыл бұрын
Allah yaarahmu sheikh cumar faaruq.
@sudeismohamed3323
@sudeismohamed3323 Жыл бұрын
Ameeen Yaa Rabb🤲
@sulaymanxasanmaxamed3497
@sulaymanxasanmaxamed3497 2 жыл бұрын
Masha allah ilaahaw sheikh cumar faaruuq u naxariiso oo gee janadada firdawsal aclaa
@sidroali2609
@sidroali2609 2 жыл бұрын
Ilahey ha ku naxaristo sheikh
@abdirahmanhass9507
@abdirahmanhass9507 3 жыл бұрын
Mashallah.magiciisa oo sadexaan ii sheegaa cheikhaaaa
@shukriahmed1026
@shukriahmed1026 2 жыл бұрын
sheikh cumar faaruuq allaha unaxariisto waxuu ka tagay dhaxal tafsiirka quraanka kariimka oo dhamaystiran
@xasanmaxamednuur1930
@xasanmaxamednuur1930 8 ай бұрын
اللهم اغفر له ورحمه رحمه ووسع اللهم اجعل قبره روضة منّ رياض الجنه
@hassanmuhumed5514
@hassanmuhumed5514 3 жыл бұрын
illaahow kheyr kusi Allow u naxriso dhaman inta kageysatey gacan
@SalahBarre
@SalahBarre 3 жыл бұрын
Aamiin Jazaka_Allah Khayr
@drmustafmuxudin9387
@drmustafmuxudin9387 3 жыл бұрын
Shiikha allah ha unaxariisto
@abdikadirshidow2756
@abdikadirshidow2756 3 жыл бұрын
جعل الله في ميزان حسناته، ورزقه الله الفردوس الأعلى إنه ولي ذالك والقادر عليه
@DeeqoMagan
@DeeqoMagan Жыл бұрын
Allah unaxariisto shiikheena cumar faaruuq Anagana Allah nagadhigo ku dhaqma
@saalaxmukhtaar5729
@saalaxmukhtaar5729 2 жыл бұрын
للهم اغفر له وارحمه وعافيه وعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله وأدخله الجنة
@فاطمةفاطمة-ز8ب
@فاطمةفاطمة-ز8ب 2 жыл бұрын
Aaaamiiiin yaa raxmaan
@axmednuur7431
@axmednuur7431 2 жыл бұрын
Sheeq cumar allow ku naxariso
@chinkuuofficial3785
@chinkuuofficial3785 3 жыл бұрын
May Allah grant him to janatul firdowsa sheikh cumar faruuq🙏🏽
@deeqoahmed3395
@deeqoahmed3395 3 жыл бұрын
Allah kunaxariisto ader abahey jeclaa sh cumar faaruuq janada allah ku irsaqo abe iyo adigabo 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
@عاشقةشذيجريبيبجنون
@عاشقةشذيجريبيبجنون 3 жыл бұрын
Aamin
@abusuheyba
@abusuheyba 3 жыл бұрын
@@عاشقةشذيجريبيبجنون amiin
@dayib6104
@dayib6104 11 ай бұрын
Ilahay shekhan ka ajirsii odambigisana udhaf aamiin
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol 2 жыл бұрын
رحيمت الله عليه و تاب الله الجنه شيخ عمر فاروق
@jamilacisman720
@jamilacisman720 8 ай бұрын
😊
@MaxamedCabdi-oy8en
@MaxamedCabdi-oy8en 5 ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto sh cumar fayruuq
@abdulrahmanmohammedhassana2342
@abdulrahmanmohammedhassana2342 2 жыл бұрын
Shiikhu alle ha unaxariistee wxuu ahaa sh.ugu horreeyey ee somalyed kaso dubay tafsiirka 114 ka oo dhamaystiran
@osmanibrahim981
@osmanibrahim981 6 ай бұрын
Mashalah❤❤❤❤❤❤ he will get a lot of good deeds
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 3 жыл бұрын
Ilaahayow baariyaasha nagu dar..aamiin ya rabbi
@shukrimohamed2739
@shukrimohamed2739 2 жыл бұрын
1year ago inta noola maalinta qiyaamaha jiraa alle UNAXARIISO cumar faruuqa aduunayada qasaba qiyaamaha alle horetiisa tageya nafa walaba mida sugaas dariiqa fureya geerida ku timida alle UNAXARIISO aadan shartiisa alalaawo naga reeba
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin jazaka-Allah khayr
@suleymandhiile1415
@suleymandhiile1415 2 жыл бұрын
Alow kunaxriiso anaguna nogadaba naxtiiso amiin yarabi
@abdallaxasan8256
@abdallaxasan8256 2 жыл бұрын
Masha alah
@yaasmiinyusuf4249
@yaasmiinyusuf4249 2 жыл бұрын
Maansha allaah ilaahay hakubarakee
@cabdulaahiaadandaauud
@cabdulaahiaadandaauud 8 ай бұрын
اللهم اغفر له ورحمه وعاعف واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء وثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطاياء كما ينفع الأبيض من الدنس
@ibrahimkhaliif3402
@ibrahimkhaliif3402 3 жыл бұрын
Mansha allhu alow ku naxaristo
@ramadanabdi7427
@ramadanabdi7427 2 жыл бұрын
Mashalah ilahow unaxaristo Amin yarabi
@AbdirisakAbdullahi-s2f
@AbdirisakAbdullahi-s2f 7 ай бұрын
Allaha unaxariisto sheekh cumar
@Abshir47
@Abshir47 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@heartheart9867
@heartheart9867 2 жыл бұрын
Mashallah
@jamaxirsi798
@jamaxirsi798 3 жыл бұрын
Khayr fiican ilahay ha Ku siiyo.Ifka iyio Aakhiriba Inshaalla bidnillahi kariim.
@abdalleshaqiiri7049
@abdalleshaqiiri7049 2 жыл бұрын
illhay janadii fardowsa haka yeelo fadhigaaga
@tuugwayn999
@tuugwayn999 2 жыл бұрын
Allh yaa rahma abo
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 2 жыл бұрын
Illaahoow janna firdoowsa ka waraabi
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin Jazaka_Allah Khayr
@musamohamud7826
@musamohamud7826 2 жыл бұрын
May Allah grant for him in janatulfardosa
@rahmosoofe7742
@rahmosoofe7742 2 жыл бұрын
M,a allah ku naxriisto😥😥😥
@gighigjj2219
@gighigjj2219 2 жыл бұрын
May allah grant for him in janatulfasdosa
@dahirgelbed3173
@dahirgelbed3173 2 жыл бұрын
@@rahmosoofe7742 , 1 . AÅ++]
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 2 жыл бұрын
Allah yaraxma
@mandeqhuss4907
@mandeqhuss4907 2 жыл бұрын
MayAllah
@edenhazard5463
@edenhazard5463 3 жыл бұрын
Alaheena raxmaanee Raxiimee na ikraamay Rasuulkeena udgooniyo Rafiiqiisa kayeel Raxantii asaxaabtiyo Asalkii salafkii Sheekh cumar Eebow raxmad sii
@engmohamedhaji8191
@engmohamedhaji8191 6 ай бұрын
Allow kuu naxariiso janatul firdowsana Allah kugu irsaaqo 🤲🏼
@hawohosh9198
@hawohosh9198 10 ай бұрын
Allaha kuu naxariisto allah dartiis ayaan kuu jeclaa anigoo waligey ku arag aalada muuqaalkana aan lagaa duubin ayaad sheeqeyga ahayd anigana allaha iiga kaa daba naxariisto
@Abdulaziz-sf1cm
@Abdulaziz-sf1cm 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxriisto. Ilaahay ha u naxriisto. Aamin.
@anabdire3317
@anabdire3317 2 жыл бұрын
May allah grant him jannatul fridowas
@sudeismohamed3323
@sudeismohamed3323 Жыл бұрын
Ameeeeen yaa Rabb 🤲
@IbrahimHussein-p2x
@IbrahimHussein-p2x 6 ай бұрын
May Allah grant him janatul fardos ,,,Ameen Ameen;​@@sudeismohamed3323
@kkkkkkkkkkk7358
@kkkkkkkkkkk7358 2 жыл бұрын
Shiikh wu mahadsanyahay
@CabdiqaniFaroole-bd9ye
@CabdiqaniFaroole-bd9ye 6 ай бұрын
Allh unaxariisto
@osmanibrahim981
@osmanibrahim981 6 ай бұрын
Amin
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 2 жыл бұрын
Ilaahayow kuwa faraxsan naga mid dhig..aamiin ya rabbi
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin Jazaka_Allah Khayr
@tuugwayn999
@tuugwayn999 2 жыл бұрын
Amin Amin Amin
@iman1527
@iman1527 Жыл бұрын
Amiin Ya Allah
@inamxmdsheekh1978
@inamxmdsheekh1978 2 жыл бұрын
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله وا دخله الجنة واعذه من عذاب القبر وعذاب النار
@saakiltaatiko6109
@saakiltaatiko6109 2 жыл бұрын
Yguh
@yusufkaablegooglemail.comk7871
@yusufkaablegooglemail.comk7871 2 жыл бұрын
Mansha Allah ilaheyo u naxareso
@abdiazizyasin3646
@abdiazizyasin3646 2 жыл бұрын
Shikh cumar faaruiq
@qasinmohamed4883
@qasinmohamed4883 2 жыл бұрын
Tygyýģyghyy k
@cookiemaster9002
@cookiemaster9002 2 жыл бұрын
Sheeko
@mahathussein1436
@mahathussein1436 2 жыл бұрын
Ma Shaa Allah🥺💙
@SabaadFaarax-c2h
@SabaadFaarax-c2h 8 ай бұрын
اللهم امين يا رب
@samiiraabdulwahab654
@samiiraabdulwahab654 3 жыл бұрын
Dar alle kujjjecelnahay
@uswc4073
@uswc4073 2 жыл бұрын
السلام عليكم و رحمة الله وبركاته Aabo macaan ayaa naga geeriyooday Caawa waxaan walaalaha ka codsanaynaa inay noogu soo duceeyaan in shallah
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Allahayow Jannadii Fardowsa ka waraabi aabe, Qabriga Allahoyow u nuuri Samir iimaan ehelka dhan
@Masago2025
@Masago2025 2 жыл бұрын
Allaha idinka sabarsiiyo allahana u naxariiisto
@uswc4073
@uswc4073 2 жыл бұрын
@@Masago2025 aamiin walaal جزاك الله خيرا
@mahadihassan5203
@mahadihassan5203 Жыл бұрын
Ilaahey naxiirtiisa ha siiyo
@sabamoumin6259
@sabamoumin6259 2 жыл бұрын
Ilaah ha unaxriisto
@khalifbulle4194
@khalifbulle4194 3 жыл бұрын
Mashallaah jazakumullaahu khayr
@falhadomohamed4058
@falhadomohamed4058 2 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️
@abdulrahmanderow7987
@abdulrahmanderow7987 4 жыл бұрын
Ilahay khyr hakusiyo wlal
@SalahBarre
@SalahBarre 3 жыл бұрын
Aamiin Allahayow, JazakALLah
@muminamumin17
@muminamumin17 9 ай бұрын
Asc allahaunaxariisto sheq cumar faaruuq rodominriyaad 23:56 janaqabrigaaga allahakadhigo amii
@abdihamidkulow5551
@abdihamidkulow5551 2 жыл бұрын
اللهم إغفر لشيخنا شيخ عمر الفاروق وٱرحمه يارب
@jamaxirsi798
@jamaxirsi798 3 жыл бұрын
Ilahay ha siiyo wanaga eebe
@abdirahmanyussuf5330
@abdirahmanyussuf5330 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@codayaadam1280
@codayaadam1280 6 ай бұрын
Aun shiikh
@MohamedAli-kz5ub
@MohamedAli-kz5ub Жыл бұрын
May Almighty Allah bless him jannatul fridowas
@halimaosman7863
@halimaosman7863 3 жыл бұрын
Allaha unaxaristo❤❤
@عاشقةشذيجريبيبجنون
@عاشقةشذيجريبيبجنون 3 жыл бұрын
Aamin
@heartheart9688
@heartheart9688 2 жыл бұрын
Ilahaw u naxariiso
@ismael-xi2gy
@ismael-xi2gy 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@heartheart9688
@heartheart9688 2 жыл бұрын
Masha allah
@hibamohammedabdi
@hibamohammedabdi 2 жыл бұрын
Alaahu akbar
@maxamedcalibulaybulay5141
@maxamedcalibulaybulay5141 3 жыл бұрын
Maasha aalaha
@mustafhumow8111
@mustafhumow8111 3 жыл бұрын
Waxan so xasustay sheikh omar farukh janatul fardusa aamin
@ahemdomar4597
@ahemdomar4597 3 жыл бұрын
Lyk
@ahemdomar4597
@ahemdomar4597 3 жыл бұрын
@allalekassim4501
@allalekassim4501 3 жыл бұрын
AMIIIN
@habiiboeise1883
@habiiboeise1883 3 жыл бұрын
à2
@siyadguure586
@siyadguure586 2 жыл бұрын
Ilahow u naxariiso qabriga u qaboji LEGEND.
@husseinali4029
@husseinali4029 2 жыл бұрын
Ilahay naxariistiijano haysiiyo sheikh cumar Nakana ilahayoow noo soo naxariiso Markaanu dhimano iyo maanta oo sānu noolahay
@billowosman2721
@billowosman2721 6 ай бұрын
My Allah great him janatul firadowsa amin amin
@billowosman2721
@billowosman2721 6 ай бұрын
My Allah great him jantul faradowsa amin amin
@calisalaad2607
@calisalaad2607 3 жыл бұрын
Jasaa akallaahu bil khayr
@mohamedabdi4116
@mohamedabdi4116 Жыл бұрын
Allah ya Rahma 🤲🤲
@AnabAnab-y5c
@AnabAnab-y5c 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@عاشقةشذيجريبيبجنون
@عاشقةشذيجريبيبجنون 3 жыл бұрын
Ilahay khayr haa kusiyo, wll
@jamaarrale4975
@jamaarrale4975 3 жыл бұрын
Alahayoow unaxariso sh.
@garuushcade664
@garuushcade664 2 жыл бұрын
masha.alah
@ruunhassanige6569
@ruunhassanige6569 2 жыл бұрын
Janafarfuusa allow keeaamiin
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin Jazaka_Allah Khayr
@maowosman8804
@maowosman8804 3 жыл бұрын
Masha Allah yarabi kunaxarisa
@cumarosman3305
@cumarosman3305 3 жыл бұрын
cusman omar1
@salahismail374
@salahismail374 Жыл бұрын
M.a
@Xawa-gt1hc
@Xawa-gt1hc 9 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲
@mohamedbangax3683
@mohamedbangax3683 22 күн бұрын
My grant him jannah
@kamg3450
@kamg3450 3 жыл бұрын
ilaahay ha idinka abaal mariyo
@SalahBarre
@SalahBarre 3 жыл бұрын
Aamiin Jazaka-Allah khayr
@xiireyfaarax5973
@xiireyfaarax5973 3 жыл бұрын
Maansha allh ilahy khayr iyo xasanaad
@edenhazard5463
@edenhazard5463 3 жыл бұрын
Sheikh tafsiirka yaqaanoo Tubta toosan ku baaqoo Tawxiid kii an kabayrine Aad tacaajubay saanoo Taaj mudnaa cumar weeye Taarik sheekhi tilmaamoo Tusaalooyin xaqiiqiyo Taariikhda aan been kasheegin Taaj mudnaa sheekh cumar weeye Tuug yadiis in lagooyoo Mooryaan aan u turaynee Teeday oo cudurdaar Murjiadii ka tin siibay Taaj mudnaa sheekh cumar weeye
@xasanmaxamed802
@xasanmaxamed802 3 жыл бұрын
Masha Allh shugrn
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Shiikhow muuse biixi cabdi iyo ina kaahin iyo ina kore iyo inta rayi la ah caro Allaah ayaa ku dhacday oo waxay taagan yihiin waxba dhawran maynee Allaahayow dhagaxyo soo daadi oo uu yiri mid Allaah Agtiisa ka quustay oo kuwaani way ka samreen Allaah Agtiisa oo itaalkooda ayey aaminsan yihiin oo waad ogayd mid kasta oo ku amar ku taagleeyey Xaqqullaah iyo kuwo ehelka u ah xaqquullaah meelaha ay mareen aduunka intaan ka og nahay oo aakhirana waxa naftoodu ku sugan tahay Allaah ayaa inaga og laakiin markaan afweyne soo qaadaano, markii uu suurada An Nisaaa badalay oo uu culimadii somaliyeed ee ka hor yimid arinkaan uu laayey, wixii ka soo gaaray fitnaduu u yeertay waad xasuusan tahay oo isaguba sida muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu at maanta falayaan ayuu falayey oo kale oo uma malaynayo inuu fasax ka haysto Allaah wuxuu ku falay ummadda somaliyeed oo waad u jeedaa culimadii yaryarayd markay mujrimiintaan ka hor yimaadeen inay xabbis ka buuxsheen oo waliba dil ugu hanjabeen sida wali Cabdi Maalik muuse Coldoon oo waxaan wali u leeyahay waa ayadii Allaah inagu yiri: "inna Awliya Allaahi laa khowfun caleyhim walaa yaxsanuun" oo coldoon cabsi ma galin markii mujrim muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu jabiyeen xuduudullaah oo beentii muuse biixi cabdi ayuu is hortaagay oo Xaqqullaah ummadda somaliyeed u sheegay taasina waa wanaagga Allaah rabo oo tan muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu waa xumaanta Allaah diiday waayo muuse biixi cabdi Xaqqullaah kuma hadlin laakiin wuu ka talaabsaday isagoo ku jeesjeesaya. Kitaabka Quraanka ah iyo hargo miyaa isu eg mise Xaqq iyo baadil waa may jawaabtu oo hadana coldoon xabbis iyo hanjabaad dil isugu daray oo hadana xaaskiisii sariirtiisii lagu weeraray iyadoo saqdhexe ku nasanaysa oo hurdo u soo dhardhigatay taaso ah wax Xaqqullaah ka fog waana wixii afweyne lagu yiqiin ee uu isaga muuse biixi cabdi khaas ahaan afweyne ku soo falay oo hadda coldoon ku sheegeen waa alshabaab xamar laga soo maal galiyo. Subxaanallaah xamar iyadaa xaarkeeda cunta ciday waxyeesho iskaba daaye. Yaahuu yaahuu yaahuu doofaar ma daahiro daa'in abidkiisa. V
Israa wal micraaj Sh.Cumar Faaruq
1:19:53
Darussalam Masjid
Рет қаралды 289 М.
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 29 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 65 МЛН
Casharkii 230, Tafsiirka   Al-Insan 1-31 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
49:05
Casharkii 207, Tafsiirka  Qaaf 1 ilaa 45 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
57:08
Casharkii 223, Tafsiirka  Al-Mulk 1 ilaa 30  Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
1:02:44
Sh Cumar Faaruuq ( Tafsiirka Juz Camma Qaybti 1aad
1:00:47
Badbaado Channel
Рет қаралды 313 М.
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 29 МЛН