Casho Sharaftii ahmed rasta london SABRIINA MUSE Dhaayuhu 2015

  Рет қаралды 5,487,389

caamir Studio

caamir Studio

Күн бұрын

Пікірлер: 1 400
@farihamaxamed129
@farihamaxamed129 11 ай бұрын
Heesta waxan dhagaysta kolka cidlo dareeemo abahy ooo muddo 22 sanno intaan jiro maaan arag nolashisa labo biloood ayan arkay ooo 5 jir ah dibadddu galay dib umasooo noqan daruufo iyo waqtiga ku adkadatay inuuuu sooo labto Xitaaa one picture kama hayo alle ka codsanaya intuuuu noolyhy uuuu wadku nagasooo dhexgalin inan is aragna marksta waan dareema inuuu iga maqan yhay lkin wuuu I jecelyahy hadad farintayda aragtid isooo duce inan abahy arko ❤😢 amen
@xaaraye1068
@xaaraye1068 10 ай бұрын
Aamin allah ku tuso abyo 😢
@QeysMonTana1
@QeysMonTana1 6 ай бұрын
Allah nii kulmiy9
@LovellymaankaMaankacashq-oy5hn
@LovellymaankaMaankacashq-oy5hn 4 ай бұрын
Allah idin kulansiiyo wll idnkoo dhamad ah🤲🤲
@Aarka_boyy
@Aarka_boyy 4 ай бұрын
Alle ha idin kulunsiyo
@kingo5954
@kingo5954 2 ай бұрын
Ilaahy aabaha wllo ha idin kulimyo isaga awood lehe😢🤲
@abdiqanijeyte3228
@abdiqanijeyte3228 Жыл бұрын
Waxan xasuusta 2016 kii mar aan dhagesan jiray balse waqtigaas hees ahan iyo sabirin taagerideda aan u dhagesan jiray Lkn 2021 xaskeyga baa kala maqnen markas aya daremay erayada iyo nuxurka hesta 😢 qof dhoofoo aan dhiman dhibaatuu leeyahee waqtigu wuu dheer yahoo dhulkuna wuu kala fogyahee 2022 la joga xaaskeygana way igarab jifta sabirina miss u ❤
@abdirizackshire3570
@abdirizackshire3570 Жыл бұрын
Sorry sxb
@abdiqanijeyte3228
@abdiqanijeyte3228 Жыл бұрын
@abdirizackshire Dhib malahan sxb mhdsnid
@xasanruxaani7386
@xasanruxaani7386 5 ай бұрын
Hadana sxp
@abdiqanijeyte3228
@abdiqanijeyte3228 5 ай бұрын
⁠​⁠@@xasanruxaani7386hadana waa kala hayaamnay south africa 🇿🇦 iyo somalia aya Kala aadnay sanad iyo bar kadib hadana heesta aya dib iigu daaran 🥰💯❤️
@abdiqanijeyte3228
@abdiqanijeyte3228 5 ай бұрын
Sorry wadankii hooyo ayee dib ugu laabatay ayada anigana xasuusaheyga baa dib ugu laabtay oo waaba tan caawaba ii shidan
@IqraAbdullahi-e7b
@IqraAbdullahi-e7b 6 ай бұрын
This lady was a real professional and well calculated .. masterpiece delivery ...send ma love
@barwakomustafa8277
@barwakomustafa8277 2 жыл бұрын
Heestan gabdho aan saaxiibo aheyn oo aan aad isku jeclayn baa anagoo four iyo five ah ii qaadi jirey 2015 iyo 16. Hablihii iminka Norway oo ay ka yimaadeen bay ku laabteen. Iminka form four baan ahay waanan la xidhiidhaa hablihii. Malyoun Iyo Ikraam ilaahay ha idin xifdiyo saaxiibadeey aan jeclaa.🤲🏻 Ficnaan lahaydaa hadii waqtiga dib loo celin lahaa ama pause la odhan lahaa😂😂 From Burao Somaliland. Mon,07th_Mar_022.
@Barkhadka
@Barkhadka 2 жыл бұрын
Barwaako qalpi Nura❗😁
@caashoyusufmakaran1871
@caashoyusufmakaran1871 3 жыл бұрын
2021 ya ila dhagesnya sabiriin ku xiisnay😭😭😭😭😭😭😭
@AHMD777
@AHMD777 3 жыл бұрын
Anaa Kula Dhgeysanye ❤🔥
@mazawe3556
@mazawe3556 3 жыл бұрын
Ani
@weldNL
@weldNL 3 жыл бұрын
@@AHMD777 لهأغاعهعاح££@٩€-$$¥،"
@abasosman9429
@abasosman9429 3 жыл бұрын
Ana kula dhageyzanaya wllzhie
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 3 жыл бұрын
Ani
@azmishhapdirahman6461
@azmishhapdirahman6461 2 жыл бұрын
Heesaha majecli lkn tan Kama daalo dhagaysigeeda 😭❤️🔐 22/November/2021_____11:08Pm ban qorayaa commentigan waliba meel puplic ah 🙈 Insha Allah maalintaan xaaladan ka baxno heestan waankuu daari doonaa qoraalkanna wanku tusi doonaa qalbi siaan usoo xasuusano wakhtigii adkaa ilaahayna aan inbadan ugu mahad celino 🤲🥺 Wakhtigu wuu dheeryahoo dhulkuna wuu kala fogyee dear husband 😭❤️🔐
@caliphmohamed7896
@caliphmohamed7896 2 жыл бұрын
Haye inshlh Wan ku sugi😘😘
@foodeylyrics1691
@foodeylyrics1691 2 жыл бұрын
Waa hada dhaw
@fatmaabdalla3430
@fatmaabdalla3430 2 жыл бұрын
iidn rajaynyaa inaa wada kulatan insha allh🥰🥰
@sultaanbashiir7121
@sultaanbashiir7121 2 жыл бұрын
19k p00ooi000mm9@@caliphmohamed7896 9ii ijbu u muu yyv8yggyy huh h87i
@nazzerguunje3359
@nazzerguunje3359 2 жыл бұрын
😟😟😟 wax aad tabanayso alle ha kuu fududeeyo wll
@dalmartiger8566
@dalmartiger8566 Жыл бұрын
Heestan waxa dhagestey long Time 2016 micnaheda ma fahmin lkin marka wenato micnaheda iyo Dhambalada Ay xambarsan tahy waad fahmin adunka wuu cararaya runti Heestan marka xalay maqley waa ilmiyey waliba xili dambe ayey eheed sbbtuna heestan waxay ku Saban tahy qisadeda igu dhacde insha allh waan kulmi dona sabrina you made me watch this song everyday dhambalada soo dirso dhagaha ilaga soco 🥺💔😭
@ikraanxuseen5264
@ikraanxuseen5264 Жыл бұрын
From What'sappka ♥️👍🏻
@yuusufabdibulle5082
@yuusufabdibulle5082 Жыл бұрын
real 😢
@sumeyam3844
@sumeyam3844 Ай бұрын
Me and best friend/ sister nasra used listen to this song when were younger after I moved the USA unfortunately I didn’t get her info at all but I will go back to Home and find her but if she ever comes back to this song know that you’re still in my heart and I never forgot about you❤
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 2 жыл бұрын
6years kadib 2022 bn dhegaysan xaajigii baa iga maqan rabi nabad hygu keeno😢 dhulkuna waa kala fogyahee😢
@zharmavicdelta9504
@zharmavicdelta9504 2 жыл бұрын
haqabtiraay Alle Hakuzo Nabad Celiyo wllo Qli
@makomaxmuud2184
@makomaxmuud2184 Жыл бұрын
2023 hada ma imade😋
@Caatopl
@Caatopl Жыл бұрын
@@makomaxmuud2184 what
@khalafgeesi-lo6mf
@khalafgeesi-lo6mf Жыл бұрын
Haa wlhi abayo anigaba xaaskeyga iga fog😢
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 4 жыл бұрын
2020 ya ila dawnaya isago jiifa😎😄Sabriin kuxiisay😢
@zeinababdi9620
@zeinababdi9620 4 жыл бұрын
Aniga lkn jif kuma dawanyo hhhhhh
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 4 жыл бұрын
Zeinab Abdi kkkk wlle Istag miyaa?
@zeinababdi9620
@zeinababdi9620 4 жыл бұрын
@@faaruuqdabaq3883 hhhhhh Maya fadhi cml
@jookar1143
@jookar1143 4 жыл бұрын
Anoo jiifa ayaan akhrinayay comantiska inaad iijeedaan mooday 😂😂
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 4 жыл бұрын
BARO. Samaynta Nuclear ka kkkkk Hye Keepgoing
@exqalbitagay7334
@exqalbitagay7334 5 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴Heestan anay iga hadle is dha haa wllhi I miss you too my love Intii jcyl haayo farta taga 👆 ☝️👉
@monicadiomondofficial6342
@monicadiomondofficial6342 4 жыл бұрын
Fananadan maxa kudhacay fanka may kabaxday inta ilamida like 10/3/2020
@abshirdirie3470
@abshirdirie3470 4 жыл бұрын
Monica Diomond official haaa awalba dharky xayysin jirty shaqdeedi kulbty
@moha.arlaadi
@moha.arlaadi 3 жыл бұрын
Abshir Dirie 😂😂😂
@qasanstrax1219
@qasanstrax1219 3 жыл бұрын
Taariq Salx
@qasanstrax1219
@qasanstrax1219 3 жыл бұрын
Taariq Salx
@zahrujahassan7138
@zahrujahassan7138 Жыл бұрын
2023/5/2 ba dawanaya Subxnlh 😢😂😂😂
@jaduuinholaari5214
@jaduuinholaari5214 5 жыл бұрын
sabriin 2019 ya ila dhagesanayo👍
@husseinabdulkadir5054
@husseinabdulkadir5054 4 жыл бұрын
Fanaanada codka macaan
@nafyarali266-th7el
@nafyarali266-th7el Жыл бұрын
Heestaan dhagaysigeeda kama daalo waxaan dhagaysan jiray 2018 lkn wax micno ah iima samaynaynin imanka oo ay iqusaysana waa subaxnino khamiisa tariiqduna ayku beegantahay 20/7/2023 heestani waa qiisadeena i.a malintaan midowno waan kuu sheegi doona waana kuu daari doona tariiqdeedana kaaga sheekayn doona rabigeyna waan umahad celinaynaa [dhaayuhu ma arkaan koleyee Qof meel dheer kaajiroo Dhambaalada soo diroo Dhagaha un igalasoco😢] inaa midowno rabi ha inoo qoro sidaan isku doornay❤
@Dgoobe1
@Dgoobe1 5 ай бұрын
😮looking for Nokia c22
@boosadem6902
@boosadem6902 2 жыл бұрын
Qof kaa dhoofoo aan iman Dhibaatuu leeyahee Wakhtigu wuu dheeryahoo Dhulkanuu wuu kala fogyee Dhaayuhu ma arkaan kollaye Qof meel dheer kaa jiree Dhambaallada soo diroo Dhegaha uun iga la soco Dhammaantood waaxyihiyo Dhiiggaad ku abuurantoo Dhab baan ku jecelehoo Hoy iyo aqal baan dhisaa Dhaayuhu ma arkaan kollaye Qof kaa dhoofoo tagee Dhambaallada soo diroo Dhakhsana igu soo warceli Jacayl bay dhalanrogoo Hurdana dhaafoo ka tagay Habeen waan dheelmadaa Dharaartiina waan socdaa Dhaayuhu ma arkaan kollaye Qof meel dheer kaa jiree Dhambaallada soo diroo Dhegaha uun iga la soco
@anizaabdi382
@anizaabdi382 2 жыл бұрын
Qof meel dheer ka jirooo 😭😭
@nimcofarhan123
@nimcofarhan123 Жыл бұрын
k m 😢😢😅𓂀𓂀𓂀 ㋛︎ 𓂀𓂀𓂀𓂀𓂀 𓂀☻︎𓂀☻︎ 😊ت︎☻︎☻︎ ☻︎😢ت︎😊ت︎ت︎😢㋛︎😢☺︎︎☺︎︎
@yurubyaasiin
@yurubyaasiin Жыл бұрын
,,,
@FahadAadan-ic1sw
@FahadAadan-ic1sw Жыл бұрын
❤❤❤
@birqaayeyare9520
@birqaayeyare9520 Жыл бұрын
😮😅😮😅😢🎉😢😢😅🎉😢😮😅😮😮😅😮😮😅🎉🎉😅😅😮🎉😮🎉😮😢❤😮😮😮😢😅😢😮😅😮😊😊😅😅😮😮😊😮😅🎉
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 2 жыл бұрын
Hestaan marka dhagesto jacel ban daremaa mana aqaan qofka jeclahay'qofka jeceshahy hadu ka fog yahay like ii Saar😂
@ibra521
@ibra521 5 жыл бұрын
Her stage presence, the way she gives everyone attention is exemplary, I think sabrina is very humble besides being talented
@shariifali2288
@shariifali2288 4 жыл бұрын
💯 her voice
@halimaadow4012
@halimaadow4012 4 жыл бұрын
Shariif Cali matamata
@ilyasmohamedcaqil5745
@ilyasmohamedcaqil5745 4 жыл бұрын
Yeah wllhi you can detect that she is humble moreover she beautiful and has attractive voice ♥️♥️
@ahmedabdilahiahmed517
@ahmedabdilahiahmed517 2 жыл бұрын
I think so bro
@Genyadamadaw
@Genyadamadaw Жыл бұрын
Ya ila hada ila dhagay sanaya 2023❤😂
@beerkabeeye5561
@beerkabeeye5561 16 күн бұрын
2024 dadka dawanaya waa nii salamay ❤😂
@abdulaahimohamed
@abdulaahimohamed 2 сағат бұрын
Waa ka qaaday 😂
@abdirahmanibrahimdagane8451
@abdirahmanibrahimdagane8451 3 жыл бұрын
Qof meel dher kaa jiroo dhambaalaha soodiroo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ dhagaha na uigalasocdhee Dhigaad kuaburantahay dhab ayaan kujeclahay Hoy iyo aqal ayaan dhisoyaa❤️❤️❤️😭😭😭😭😭 Xasuuus gaar ayeey iledhahay hestan gabadh aan jeclaaa laigagursadhey 2017 😭😭😭 😭❤️ xasuustedhaa wali maigabixin walahi
@mariyaxasan2563
@mariyaxasan2563 3 жыл бұрын
2021 ya ila dawanayo😢❤️
@abokormoh5087
@abokormoh5087 2 жыл бұрын
Ma noshahay😂
@shaadiyacismaansalaad1983
@shaadiyacismaansalaad1983 2 жыл бұрын
Qiso walpa qisada kle wayka xanuun badan tahy xanuun walpana xanuunka kle wuu ka xanuun badan yahy run ahaan tiii nolosha saad urabtay waxkuuma siiso haday kusiisana way soo daahdan lkn inta eebe naxariistiisa atnu kunool nahy waxpa inagama halpayaan majiro wax ka macaan badan jacaylka waalid kahel ama walaal ama ilmahaaga ama ruuxa aad calmaty Xasuusaha Qaar waxay ku leyihiin iska ilow lkn see ku ilaabi karaa Waxiii iigu farxada badnaa Waqtigaaan Haystay sideese ku ilaabi karaaa ruuxa aan ka jeclaa Noloshayda ruuxan aan farxada aduuunka taal oo dhan hadaan awoodo agtiisa dhigi jiray isna isiiin jiray tayda 3Jibaarkeed Alow qalbiga noo qabooji taas waxa ka siii caar iyo xanuuun badan ruxaa aad saa ku ahayd ooo aad isla adigiii habeeen cad ka dhaqaaqday duruufo jira iyo in awoood laguu sheegto darteed taas waxaaba kasii daran in Wadankiii uu kunoolaa Lagaa Soo masaa furiyay oo Lagu keenay meel aanad noolo ka Aqoon La dhaqan Ahayn Aanad Fahmayn Waxa kuu Sii jibaarmaysa Xanuunkiii laguu gaystay Rabiyo Adaan Adoon kaagi Ahay adaana Ila jira Adaana unaxariista adoomahaaga Naxariista badan Rabiyo igayeel mid lakulanta Ruuxii ay dunida ugu jeclayd Oo ubaahan Kana maarmi Karain Ayaduna Darteed Unoo shahy Rabiyoow igu sin anaga Oo isunool in aan Dib umidowno amiiin qoraalkan waxaan soo qoray 10/10/2022 Malin isniina 12:40 Duhurnimo aniga oo jogaa goobtayda Shaqo Waxaan Rajaynayaa In aan din u Aqrigo oo aan tusiyo ruuxaa dartiii Xanuunka iyo ciqaabta La iimariyay qofkasta oo Qoraalkayga Akhriya Waxaan ka codsanayaa in uuu iisoo duceeyo walipa duco qalbi ubaahan dabiibta 😭😭
@abdizakiklt
@abdizakiklt 2 жыл бұрын
🥺
@dalmartiger8566
@dalmartiger8566 Жыл бұрын
Abayo illahy wax walba hortada hakenao 😢😢😢
@mahamedobziyeh9865
@mahamedobziyeh9865 Жыл бұрын
Ilahay wax walbood jeceshahy haku siiyoh wllshie
@CaynaasheCabdicasiis
@CaynaasheCabdicasiis Жыл бұрын
😢😢😢
@NasriSiyaadkhalif
@NasriSiyaadkhalif 5 ай бұрын
Ilahaye.hakufududeyo.aduyadu.waye.isbadal.badantahaye.alha.kusakhiro
@Kalsooncadey
@Kalsooncadey 5 жыл бұрын
29/june/2019 qofki dhagysanyow like isaar🙄😂💖🙏
@ayaanleali7203
@ayaanleali7203 5 жыл бұрын
Imika dhagaysanaya
@xamdixayaat4832
@xamdixayaat4832 5 жыл бұрын
Aniga kula dhagesanaya
@cayushandcaisha5547
@cayushandcaisha5547 5 жыл бұрын
@@xamdixayaat4832 Masha allah
@ikrammuxidiinguure6455
@ikrammuxidiinguure6455 5 жыл бұрын
Ani 😍❤
@aqoonbaahsan8128
@aqoonbaahsan8128 5 жыл бұрын
30/July/2019 Time 00:00
@mohamudabdimukhtar5923
@mohamudabdimukhtar5923 2 жыл бұрын
2022 Yaa ila dhageysanaayo old is gold 🥇
@hothoadam2597
@hothoadam2597 Жыл бұрын
Hees hada macno I samynaysa barigaa waan iska dhagaysan jiroon- waynaantu Dhib iyo qacarbaa ku dheehan. I wanna go back to 2015 when I I was a kid and had no worries 😩
@boqortooyo4714
@boqortooyo4714 3 жыл бұрын
Am halfcast somalia AndEritrea i love listening somali music
@azakzaak1691
@azakzaak1691 3 жыл бұрын
Best of both worlds. You are lucky. There is a deep love and connection between the two nations ❤️❤️ 🇸🇴🇪🇷
@mohamoudismail2389
@mohamoudismail2389 3 жыл бұрын
00
@Adnanahmed-ld3gu
@Adnanahmed-ld3gu 10 ай бұрын
Anoo ciyaal aHa dhagayzaN JiraY HadaNa Nin LabaaTanka sii gaLaya aHaY. Wakhtigu wuu dheeraYnaYaa Wlhi CiMri dheer iYo CiPaaDo ZuupaN AllaHa inagu DiLo DhamaanTeen🤲🔥🙏
@dwsddwsd6923
@dwsddwsd6923 5 жыл бұрын
Heestaa libya ayaan kusoo xasuustaa anigoon waligay maqal ayey inani ii qaday😂 ilaa hada narka maqlo wxn isku qadaa inaan libya joogo😭
@ayaancawil3559
@ayaancawil3559 2 жыл бұрын
😥😔😥
@anas_madowe97
@anas_madowe97 10 ай бұрын
Codka macan sabrina laxanka heesta ereyada inaba caadi maahan heestan Mar walbo dhagesta wana heesaha ugu jeclahy heesaha somalida fanka dhexe 😍❤
@somalitiktok5223
@somalitiktok5223 5 жыл бұрын
Xasuus Wlhi Aduunka Wuu Cararayaaa Maanta Memoryga Ayaa Dib U Celshay Heestaan Xasuus Qaas Ah Inta Afar Sane Ka Hor Dhageysatay Subscribers Iga Sharaf Wlhi Heestaan Aniga Xasuus Qaaas Ah Ii Leedahay
@naciimoabkow3572
@naciimoabkow3572 3 жыл бұрын
very good thing w SCW that for various reasons being the end
@beeldaajesaadik2782
@beeldaajesaadik2782 4 жыл бұрын
sabriina muuse waxay ahayd fanaanada kaliya ee aan fanka somaaliyed ka taageero wllhi saa,id baan ugu xiisay sabriina noo soo laabo 😢😢
@SahitRexhepiKeca
@SahitRexhepiKeca 5 жыл бұрын
Helo from Republic of Kosova
@ismah5122
@ismah5122 4 жыл бұрын
Sahit Rexhepi Keca kosova is in Albania 🇦🇱 right?🤔
@severussnape8741
@severussnape8741 4 жыл бұрын
@@ismah5122 yeah
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 4 жыл бұрын
Alhamdulilah Albania
@fitsumtekle9409
@fitsumtekle9409 6 жыл бұрын
I’m Oromo I like Somalia song 👍💛
@TruthfulAndHumble
@TruthfulAndHumble 6 жыл бұрын
Fitsum Tekle Thank you we love you too.
@aliwaakujeclahymcne9646
@aliwaakujeclahymcne9646 5 жыл бұрын
Baredu❤️❤️
@maxamuddmaxamed9701
@maxamuddmaxamed9701 5 жыл бұрын
Thanks mi queen oromo
@mohamett6581
@mohamett6581 5 жыл бұрын
Thankz a am hppy you like song somli
@Elmi.451
@Elmi.451 5 жыл бұрын
Fitsum Tekle lam somali but We love so Oromo ☝🏻☝🏻☝🏻
@hanadyare77
@hanadyare77 3 жыл бұрын
Heestan wxy iku leedahay daren gooniya mrke hestan so baxeyse wxn daremay jcyl gabdh aan school isla dhigan jiray gabdhu aad bey u qurxbadned naftyda o dhan ba is celin weyde runti wan ka xishon jiray mar walba lkn uku danbeyn gabdhi jcyl inan u shegta is kudaye lkn wan awoodi wye kadib sxp ani i dhaw ba farin uku dhibay . Runti jawb fican ka sugaye mise wxy i tidhi waxbarshda hore aan usi wadno jcyl ma awoodi lix sac bey sida ik tidhi runti wan xanun saday meshi is tagna baa 1hr is taagna mid asxpo nahy i kaxeye gurika i geye malinta wx ma cunin awood uma hyn inan wax qabto wxbarato wan xanun saday xanun said ah heer aan noqdo qof aamusane ah . Awal wxn aha qof bashash ah lkn kadib afki ba juuqda gabay hestan mrka maqlo meel baa i xanunta wlh😢
@mblovea9476
@mblovea9476 6 жыл бұрын
Heestan wxaa dhageysta inta laga maqan yahy first me 🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💖💖 Dhagaha unnigaala socoo oo 👏👏💌💞
@nimaanawil8532
@nimaanawil8532 3 жыл бұрын
Gabadhii heestan ii dirtay waanu is jeceleen waliba waa la iga guursday 2016😪😪😪😪😪 xanan qalanjo calafku waa balaayo waliba dartay u soo tahliibtay
@raxmoali5016
@raxmoali5016 3 жыл бұрын
Sorry wll alle calaf hakugu daro inan ayado kle oo ku jecel
@muhiyadiin9624
@muhiyadiin9624 3 жыл бұрын
@@raxmoali5016 laba deenana alle hayna kul miyo 😭😂
@raxmoali5016
@raxmoali5016 3 жыл бұрын
@@muhiyadiin9624Aamiin lkn nio wad sodahda maxa inta sano umaqnayd macnaha 😕😂😂
@HanaadHasihi
@HanaadHasihi 3 ай бұрын
Heestan xisee ahan Ayaan udawad Zii uu qalbiguu uu u muxubido Like issar intaa ILaa midka ah❤😂
@Hamzza2002
@Hamzza2002 3 жыл бұрын
Xasuus 6 sano kahor Qabri bayax ayaan ku dhagaysanayay heestan markay soo baxday ala waqtigu muxu ordaya mntana 2021 qurbo ayan kudhagysanaya 😭💔
@ikranmohamed7879
@ikranmohamed7879 4 жыл бұрын
2020 sabiirin muse miss you so much wlhi 😂😂😂😂👌
@halimaahmed2202
@halimaahmed2202 3 жыл бұрын
PL pll
@iitocalife2616
@iitocalife2616 3 жыл бұрын
@@halimaahmed2202 ¹¹
@iitocalife2616
@iitocalife2616 3 жыл бұрын
@@halimaahmed2202 ¹¹
@siyadhussein7827
@siyadhussein7827 2 жыл бұрын
@@halimaahmed2202 olol
@siyadhussein7827
@siyadhussein7827 2 жыл бұрын
@@halimaahmed2202 i
@quenayaanita2507
@quenayaanita2507 7 жыл бұрын
Daganaanteda anka helay gabadhan 👍👌👌👌 and she's model 💃🏻
@AbdirahmanIssack-lr6qk
@AbdirahmanIssack-lr6qk Жыл бұрын
Haa wlhi ❤❤
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 Жыл бұрын
@@AbdirahmanIssack-lr6qk she’s so attentive walahi sidey udegentahay iyo sidey dadka geesaha ufiirinayso
@farasofficialchannel8030
@farasofficialchannel8030 3 жыл бұрын
2021 ayaan fiirsanayaa heestan wlhi waan jclhy 2015 ayaan dhageysan jiray xasuus qoftan fankii miyay ka baxday asxaabeey
@hotmess2766
@hotmess2766 6 жыл бұрын
I love British Somalis. Sabriina & the beautiful girls beside her are from Hayes, West London. Big up West London Somalis ❤
@dahirabdikadar4240
@dahirabdikadar4240 2 жыл бұрын
my name is a dahir y, abdikadar ooy qaado sabriina muuse oo la yiraahdo dhaayuhuu heesta waa ka fiican muusikaddana ugu fiican iam from somalia.
@cawalexassan5710
@cawalexassan5710 8 жыл бұрын
subxanalah walalayal alle kacabsada oo iskadayaa heesahaa narta qoof usocdo miyad horey usiraceysa subxanalah waalahi waa wax lalayabo ayaaga alle ayey ladagalen qof alle ladagalayna waa woof khasaray ee alle usolabta
@sanaa8367
@sanaa8367 8 жыл бұрын
maxaad adu halkaan kaqabanysa
@ikraanilyas6186
@ikraanilyas6186 8 жыл бұрын
cawale Xassa
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 8 жыл бұрын
cawale Xassan Adi inta hees inaad ka dhageesatid aa u timid stop showga Aad jileesid
@mohaabdi5624
@mohaabdi5624 8 жыл бұрын
Thanks for that.But walale what are u doing here so u should have not been here it is better to think before committing it....and thanks for the little advice
@ayanleahmeth6956
@ayanleahmeth6956 7 жыл бұрын
cawale Xassan sodigan adba dhagaysanaya maha
@Hassan_Turki
@Hassan_Turki 2 жыл бұрын
Its #may2022 lets see how many legends are listening to this master piece✌️🇸🇴🇹🇷
@omriyo
@omriyo 8 жыл бұрын
Sabriina we love you! You made me watch this song everyday for the last two weeks! Beauty height and talent! Traditional and modern. Best of the best! Keep doing you darling. You represent so much to us!
@amiinshaxaari8337
@amiinshaxaari8337 5 жыл бұрын
Yaa ku sii daGaN 2019 kaN LikE tA HaY La dHaFiN HaDa TiMi GopTaN? 🤣
@sumayojibril3920
@sumayojibril3920 5 жыл бұрын
Aniga kudhagan
@husenhasan3856
@husenhasan3856 5 жыл бұрын
Anigaba
@ayn-m266
@ayn-m266 5 жыл бұрын
Anigaaa😂
@ilovewardhiigley8898
@ilovewardhiigley8898 5 жыл бұрын
Aniga 😂
@Mck-bu5yb
@Mck-bu5yb 4 жыл бұрын
Hi I i iizotitio was itititiyizirtiio I it
@YusraAbrirahman
@YusraAbrirahman Жыл бұрын
8 years ago still i love😢❤🎉
@saeedsomalian7902
@saeedsomalian7902 7 жыл бұрын
ilaa 30 year maan araag somalia this song make me craying alwayes yaaaah ...waxaan xasustay xafadhohii asxaabti dulkiii ....qof meel deer ka jira
@Eid1999
@Eid1999 2 жыл бұрын
Wali waan dhagaysanaya Sabrina muse love u 🥴❤️2022
@muhsinabdirashiidqorane3938
@muhsinabdirashiidqorane3938 2 жыл бұрын
2021 bisha 12naad 30keeda anoo jiifa joodraigayga ayaan daawanaya saacadda Africa waa 1:15 habeenimo saq dhexe ayaan daawanaya miss you sabirina 😂🤣😭
@mustaphemohamett7425
@mustaphemohamett7425 Жыл бұрын
30/3/2023 wa habeenimo ramadaan ah Heestan wa isoo jidatayy caawa ka horna ma dhagaysan cawa kaliya baan 10 jeer dhagaystayy wlhi😫😰🤍❤
@ahmettxarago3896
@ahmettxarago3896 5 жыл бұрын
If ur still watching 2019 like isaar
@aweisabdirahmanmumin1184
@aweisabdirahmanmumin1184 4 жыл бұрын
Who else 2020 best voice Sabrina 💯💋💓✌️
@marial3823
@marial3823 8 жыл бұрын
Ahmed Rasta is so attractive wallahi 😂😍 damn that melanin is on fleeek 😉
@ruwaydacabdisalan6311
@ruwaydacabdisalan6311 2 ай бұрын
Ma nooshahy hda😂😢
@farhanjama7345
@farhanjama7345 4 жыл бұрын
Qofkaad kaa dhoofoo an iman 😢❣ Dhibaatuu leeyehee😢❣ Waqtiguu waa dheeryahoo😢❣ Dhulkuna wuu kala fogyee 😰❣ Dhaayuhu ma arkaan ❣ Qof meel dheer kaa jiroo❣ Dhambaalada soo diroo❣ Dhegaha uun igala soco ❣
@roodamahamad6510
@roodamahamad6510 4 жыл бұрын
Waxad Moda ine iga hadleyso wlhi
@khaalidhonest7080
@khaalidhonest7080 Жыл бұрын
1/8/2023 haben talaada wan is jecelnahay waxay ku noshahahay cariga maraykanka ana somaliya khasatan las anod waxan wehel ka dhigana dhanbalada an izu dirno oo kaliya waxan mar walpa suraysana nolal iyo inan malin un is aragno waxan rajaynaya inan dhakhso isu mehersano si aan mar un u wada kulano oo nolal u qaybsano iso duceye in ilahay i fudediyo
@anabhassan9801
@anabhassan9801 3 жыл бұрын
2021 sabrina muse miss U so much 😰 she is the queen👑🥰🦋
@amulajowjow5418
@amulajowjow5418 4 жыл бұрын
Qofki iga danbeyo oo laga maqanyahay sideydo oo kle like dhac igu siiyo
@legendmd6346
@legendmd6346 3 жыл бұрын
😥 Fb igaso qabo Mohamed dahir moalim
@TheNhaile1
@TheNhaile1 9 жыл бұрын
hees macaan cod iyo laxankuba sabrina you are talent and nice song thaks
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 жыл бұрын
Wlhi heestan markaan maqlo waan oyaa😭 Sababtuna waa heesta qofkii ibaray oo iga fog I.a waan kulmi doona mar ay hataba Comentigana waan xusi donaa .oo waan tusi donaa .I love you nimco ❤🥰
@cabdiraxmanxuseen141
@cabdiraxmanxuseen141 Жыл бұрын
2023 ❤ Yaa ila mid ah dawashada ❤
@NoName-zs1wb
@NoName-zs1wb 9 жыл бұрын
She so shy. Sabriina don't be shy u got what it takes to be a diva so on the stage try to have as much fun as possible and try to relax. U seem really nervous. We love u booooo. #team#londoners.
@shoaybadam9425
@shoaybadam9425 5 жыл бұрын
1/lulio/2019 mlinta qaranka somliyed alle mideeyay.❤
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 4 жыл бұрын
DoofAr😂😂
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 2 жыл бұрын
Cawa o sanadka cusub 2022 stan dhagesanaya wale xasusaha marmar qaar walobahanyhy
@aamindayl1604
@aamindayl1604 8 жыл бұрын
woooooooow fananad qaliya ayd tahay cod mcn ayuu alle ku siyay waxanad hibo u ledahay masrax soo jidashada wooooooow ilike sabarin
@ahmednkante9128
@ahmednkante9128 8 ай бұрын
Alla heestaN maxaN dhageysaN jiray markaN wadankaygii joogay somaliland berbera waan ku qayli jiray imankaNa germany 🇩🇪 ilahow dhulkayagii nagu celi
@hiransportschannel2355
@hiransportschannel2355 4 жыл бұрын
27 November 2019 qofkii dhagaysanayo like isaar my Sabrina 💖
@simandahir3307
@simandahir3307 4 жыл бұрын
👆😂
@sundusabdisalan
@sundusabdisalan Жыл бұрын
Heestaan ano yar baan dhgysan jiry school dhigta waan jclhy hadana alxm naag wayn baan ahy❤❤❤
@qaasimmahdi6935
@qaasimmahdi6935 Жыл бұрын
legened 😂😢✋
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 жыл бұрын
2019 qof kii dawanaya liketa
@fozialbert1018
@fozialbert1018 5 жыл бұрын
Ahmed mahamed sougueh
@kingsulaiman7930
@kingsulaiman7930 4 жыл бұрын
Mubaarik heer sare xertii reer burco go for wad zxb
@fatiahassen1384
@fatiahassen1384 6 ай бұрын
This song reminds me 2016 in Sweden my best friend wedding 💃
@muusefaarax6832
@muusefaarax6832 5 жыл бұрын
Inta ila aragtay in saabiriin kaga cod mcnthy ruun xadi zaban like iisaara
@quraishabdihabashow8593
@quraishabdihabashow8593 Жыл бұрын
Jacayl bay dhalanragoo Hurdana dhaafo la tagay Habeen waan dheelmada Dharaartina waan socdaa. Emotional songs that never goes away . Listening 2023
@nachmaziciit3950
@nachmaziciit3950 2 жыл бұрын
2022 ya iLa dhageysanayaH 😭😭😭zabiriin ku hiizney🥺👏🏻🖤
@inabashe6953
@inabashe6953 2 жыл бұрын
I🥰
@FANKAFILMS
@FANKAFILMS 6 ай бұрын
Eraydii abwaan Cabdala Yusuf Hanuuniye Laxankii Cabdala Yusuf Hanuuniye ❤ wabari legend
@shairmungani7833
@shairmungani7833 8 жыл бұрын
Sabrina Waa Fananaad Cod Macan 🙌🔝 Hormar Aan Uu Rajeyna 🇸🇴💯🎤
@ifrahaabdilaahi88
@ifrahaabdilaahi88 7 жыл бұрын
I Laof you sabiiran muuse
@HakimShorts956
@HakimShorts956 5 ай бұрын
Alla hees macaan listening to this while chewing in Somaliland burco on holiday 😂🎉🎉🙌🏽😩
@ishqyboy
@ishqyboy 2 жыл бұрын
Nostalgic masterpiece song never dies or fade
@sabaabdi2215
@sabaabdi2215 2 жыл бұрын
True old days song..... I was just kid when I heard ...... great song
@ishqyboy
@ishqyboy 2 жыл бұрын
@@sabaabdi2215 now that y'all grown up and still listening this nostalgic masterpiece must be memorable memories for sure!
@legendmd6346
@legendmd6346 Жыл бұрын
Absolute bro. This can't be 4gten at all
@AsadaadamIbraahim
@AsadaadamIbraahim 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@legendmd6346
@legendmd6346 2 жыл бұрын
Heestan waxa ku xasusta mar aan Dhagahley meel la dhaho joogay oo aan dhagaysani jire malin walba. Mar uu waxa love loo yaqano ihaaye
@jamalali1162
@jamalali1162 2 жыл бұрын
Sabriin X BurCo we love you 👊🏽❤️🍫
@Hodan7812
@Hodan7812 3 жыл бұрын
2021 Hestan marki la qadayna waxy aheyd 2015 Waxa hubaala dadki dawanayay mrka kala badh inay dhinten Allah ha unaxaristo inti dhimatay danbigoodana ha dhaafo
@AmanDa-ed9ys
@AmanDa-ed9ys 5 жыл бұрын
iam biritish i loved this song very much . iwanna to be somali like it guys
@xoogsadejamac
@xoogsadejamac 10 ай бұрын
waaaw inder qali ila 2016 iila mnta wan ku hayzta codkaga iyo qabkaga ilha haygu simo inana kula heso 2023❤❤❤ku jeceliya
@ifrahshacni2687
@ifrahshacni2687 3 жыл бұрын
still listening 2022🧕🤴 from somalia 🇸🇴😂
@nazzerguunje3359
@nazzerguunje3359 3 жыл бұрын
Hhh lama gaadhin wakhtigaa😃
@fathikhadar7802
@fathikhadar7802 2 жыл бұрын
Hh wa lagadhy abtio
@sapriinoziilofficial9754
@sapriinoziilofficial9754 Жыл бұрын
2023 ya ila dagesanaayo😭😭Sabrina🔥🥹Fav song🎶🎶
@bashirmedia7383
@bashirmedia7383 5 жыл бұрын
still 2019 wan dhagesanoya like ha ila dhaafin 👍👍👈👈
@rr-zq7fb
@rr-zq7fb 5 жыл бұрын
Seatv6
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 3 жыл бұрын
Heestan barigii ay soo baxday liibiya joognay doonta ayaan sugaynay Xasuus wlhi 2015 😥
@farxiyomowlidmohamed6708
@farxiyomowlidmohamed6708 3 жыл бұрын
hada intaa jogtaa😂
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 3 жыл бұрын
@@farxiyomowlidmohamed6708 Germany
@savidg855
@savidg855 4 жыл бұрын
Am Somali and Kenyan mix I don't understand that much Somali songs but keep listening to every song ❤
@hanaeid6444
@hanaeid6444 3 жыл бұрын
Aar dhakhyahay kenyaati mawax lagu faanaad mooday😂😂😂
@tilly7322
@tilly7322 3 жыл бұрын
Kkkk
@abdirahmaanmohamedali64
@abdirahmaanmohamedali64 2 жыл бұрын
@@hanaeid6444 hhhh u sheeg nacalla sheydaan ku yaale kenyati balaayo nooga dhigaa kwrn 🤣😁 Somalinimadaan dadka kaga sareynaa🇸🇴🦾💪
@ironlady886
@ironlady886 2 жыл бұрын
Mix 😂
@QaranStationery
@QaranStationery 5 сағат бұрын
golden voice 😍😍
@maayavolges1871
@maayavolges1871 3 жыл бұрын
Fananada kaliya een tageeero plz come back ❤❤❤🔥 Sabriin muuse
@Abdirizaksulayman
@Abdirizaksulayman 5 ай бұрын
Walaahi waan ilmeeyay 😢heestan Waxaa iisoo dirtay xaasaskayga mid kamida xili aan addis ababa ku sugnaa oo aan u dhoofayo UK 🇬🇧 waxay igu tiri aduun waayi maynee nala joog oo hanaga tagin wehelkiyow Duruufo jiro awgeed ayaa ii saamixi waayay inaan sii joogo 😢😢😢😢😢 Ilaahow ubadkayga iyo xaasaskayga Nabad qab nagu kulmi xasuus bay igu leedahay heestan aan la noolay😢
@daacadabdikarim460
@daacadabdikarim460 5 жыл бұрын
Sabriina muuse wlhi waku xiisay ee nozo laabo ceyb miiya🙏😭
@mohammedfaysal7734
@mohammedfaysal7734 5 жыл бұрын
Gabadhan wa walaasha oo kle ma naar ba la rbta wll? Uducey in ay ka toobad keento
@Saharlaomer1998
@Saharlaomer1998 7 ай бұрын
Waxan raba inan wadanka ka baxo oo aan qurbaha galo oo nolol samaysto hamigas ban leyahay asxabey iso duceeya waa habeen jimce ah 01/03/2024.
@cabdicismaan8661
@cabdicismaan8661 3 жыл бұрын
From tik tok kaso radoyay 😥😥😥😥😥😥😥😄😄
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 Жыл бұрын
Dhaayuhu ma arkaan koley Qofkaa dhoofo tegee Dhambaalada soodiroo Dhegaha uun igala soco Waan kuu xiisay xaaskaygii halima cadey 💝💝💝
@sabaabdi2215
@sabaabdi2215 2 жыл бұрын
What a great female singer and great song ...I heard this song when was kid sometimes I repeat couple time it's great song 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖😍😍😍💞💞💞💞💓💓💓💓💓💖
@marabinooh7623
@marabinooh7623 2 жыл бұрын
Ano dugsiley ahaa dhageysan jiray🥺💔
@rashkaboy2690
@rashkaboy2690 2 жыл бұрын
Yeah me too i was in 4th grade and now I'm 12th grade only waiting exam 😫
@sabaabdi2215
@sabaabdi2215 2 жыл бұрын
@@rashkaboy2690 Allah hakuu fudaydiyo oo noqo kii xaflax ameen 🙏
@rashkaboy2690
@rashkaboy2690 2 жыл бұрын
@@sabaabdi2215 amin wallo
@fahiimaahmez8391
@fahiimaahmez8391 6 ай бұрын
Hesta manta ayan so radiyey waxan uxiisey jacylkeygii liiban ❤😢wan kala fognahy isaga Norwey ayu joga ane Mogadisho waxa iska dhageysta hestan mar wllba aan uxiiso
@ahmedosmanwaasuge4691
@ahmedosmanwaasuge4691 3 жыл бұрын
2025 Baa Commentigan uso lapan doona i.a 😰❤️
@wadaniabdisamad92
@wadaniabdisamad92 3 жыл бұрын
Hadadan dhiman i.a
@cadnaankalajaban2164
@cadnaankalajaban2164 Жыл бұрын
Still 2023
@mohamedtimojilic7892
@mohamedtimojilic7892 9 ай бұрын
Xasuusuhu waxay dib u celiyaan ogoolka maskaxda adigo moodaya in aad sanadkii wali ku jirdo baa u fikiraysa markaas baa is oronaysa xasuustu isma badeshee sanad ka uun baa isbadela 2015 dhammaad kiisi baanu gabadh aad u qurux badan nolosha ku saaxiibnay markii danbena qalbiyadayadu is caashaqeen gabdha iskool baan wada dhigan jirnay derisna waan ahayn heestana habeen walba way isoo diri jirtay gabdhu hooyadeed iyo abbaheed iyada oo yar bay kala tageen waxa ayna la noolayd islaanta abbaheed qabo runtu gurigana way ku dhibanayd aniguna xaladeeda waa la socoday waxana niyada ugu dhisi jiray noloshan waad ka baxaysa oo anaa xaskayga noqonaysa waa inta iyada rajada u ahayd waxani waa aduunyee maalintii danbe mid ay qaraabo yihiin oo qurbaha ka yimid baa soo doonay abbaheed baa u sheegay in uu bixiyeey oo nin siiyeey habeenka waxa ay isoo wacday in kabadan 20 jeer iyo massege badan oo mobelkayga yaal baan ku soo kacay subixi anigoo yaaban baan iskoolka isku aragnay iyada oo murugo badan iyo naxdin badan ka muuqato oon cidna la hadlayn markii hore way ila hadli weydey markii danbe anoo daalay sidaan ula hadlayeey bay cod hoose igu tiri maxa xalay mobelka iga qaban weydey isla markiiba waxaan ugu jawaabay waan hurday qlbi ee sidee wax u jiraan bal iwrn waxay hadal iyo ilmo isla socoda iga bilowday odeygii abbe nin buu isiiyeey waxan sameeyana garan maayo intay aamustay bay ilmadii sii wadadey waxa aad filayn markuu qalbigaagu maqlo bushmuhu jawaab heli maayan shaatigii aan wadey baan ilamadii kaga masaxay biyo qaboow baan siiyey waxana ku iri niyada khayr u sheeg sida aad adigu rabtiid bay wax walba noqonayaan ileen niyad jabtay ma soo labadeena iyado oo wali ilamaynaysa bay cood daciifa oo oohin la socodo igu tiri maxay dhacaan nin baaba xaaskiisa noqday eh ileen noloshu dhib badanaa anigu iyada waxba ma dhaamo oo xitaa wax aan gaari ku saaro mahayo iskadaa in aan aroose aniga ruuxayga maalmahaas baa abbahay dhintay oo aroos baa sheegaysa xitaa anaa lacagtii bisha iskoolka ka fikirayeey gabdhana islaanta abbaheed qabo baa aad u xumaysa waxan ku iri qlbi sabiriin isbuuc ka hor baa abbahay dhintay shalay waxa iskoolka layka soo saaray lacagtii bisha bay ahayd adigana waan ku ogahay in aad nolol adag ku jirdiid ee maxan samaynaa hadalkii baa ka soo bixi waayeey cabaar aan sugayeey bay igu tiri anigu dhaqaale kama rabee in aynu wada nolaano baan rabaa kaliya waxa ay i raacisay adigu waxa aad ogtahay nolosha aan ku jiro waxa aan ugu jawaabay abbe nin buu kugu maheeriyeey ee maxan samaynayaa waxa ay igu tiri anigu nolol ma rabee magalaada waan ka baxayna qardho baynu aadaynaa halkaas baan isku mahersanayn ee diyaar ma tahay bay igu tiri ugu danbayn nolosha calaf baa hogaamiye ninkii bay saabiriin xaas u noqoday sanadkii hore gabadh baa caasumada Germany ugu dhalatay lkn waxa nasiib wanaaga wiilkeeda curud aniga igu magacdartay anigu haddii alle idmo gabdhayda iyadan ugu magacdarayaa
@SBC-MediaMN
@SBC-MediaMN 5 жыл бұрын
Gabadhaan cod ledahy xagee kudambesay
@KhalidGacmo-c6c
@KhalidGacmo-c6c 10 ай бұрын
I am from Jamaica i like this song 🎵 👌
Sabriina LIVE in Gothenburg, Sweden!
13:08
Sabriina Musse
Рет қаралды 5 МЛН
SHAADIYO SHARAF BEST HIT MUSHUP SHOWGA QARNIGA ISMAACIIL AARKA 2021
5:45
Goodax Media Production
Рет қаралды 16 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 78 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 9 МЛН
Qamar Suugaani |Jacayl Dhaxal Gala| Official Video 2020
6:34
Nassin soraan
Рет қаралды 15 МЛН
Sabriina *Baby*
4:33
Sabriina Musse
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sabriina show Gothenburg, Sweden By Ayuub jaceelow
13:08
Kaalinfilmes
Рет қаралды 266 М.
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 9 МЛН
habad muusa heesti xasiiliya
6:51
neima egueh
Рет қаралды 11 МЛН
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 15 МЛН
HEESTA KURBO AAD IGALISAY SABRIINA MUUSE 2014   10Youtube com
7:40
Tubeec Media
Рет қаралды 63 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3 МЛН