HABAD MOUSSA OLAD l TOOSAN l 2018l (OFFICIAL VIDEO)

  Рет қаралды 2,395,073

Tusmo Films

Tusmo Films

Күн бұрын

MIRIHII:FAARAH LIBAAX
MUSIC:ARIIDO
LAXANKA IYO CODKA: HABAD MOUSSA OLAD
CAMERA:ABDULLAHI KING
EDITED:CABDIQANITUSMO
PRODUCERS: JAMAL CADAWE & MOHAMED ABSHIR

Пікірлер: 803
@faisabeauty1903
@faisabeauty1903 6 жыл бұрын
NEW STYLE Wax kale Best song Dhan walbo waa 💯 🔥 ✔️ TUSMO FLIMS 👏👏👏👏👏
@nastaqalanjo1335
@nastaqalanjo1335 6 жыл бұрын
TAHLIIL YARE tagero qasaa Ku ahay fanan an ad ujeclhy fananinta sandadan danbo
@niciimanasra9642
@niciimanasra9642 6 жыл бұрын
sadaam maano
@nimamohamed9453
@nimamohamed9453 6 жыл бұрын
aueu1pltTAHLIIL YARE 1
@simaneelmi7396
@simaneelmi7396 6 жыл бұрын
T es sure ke j vx vznir et tw osi t cherche d mw j ss seule chez mw aujourd'hui à partir la bas pour prendrais un autre 😀😁😂🤣😃😄😅🤔😥🤗😣😏🙄😶😑😐😗😚☺🙂😎😍😪😯🤐😮😫😴😌😓😒☹😲😢😤🤑😟🙃😕😞😖😔🤓😛
@lunabranwen
@lunabranwen 6 жыл бұрын
Will some people get angry about the sexy Girl ? Seems ok to me 💙🇸🇴🇸🇴🇨🇬🇬🇲
@Nim670
@Nim670 Жыл бұрын
Markan Arkey heestan ereyadeeda islamarkaaba wxa niyadayda kuso dhacday hoyaday macan allow toosan iidaa 😢❤️waa taajirnimadi ifkiyo taajki sharafeede ⚡️🥺ilahay waxn kagabaryay sidaaad nolosheyda uqurxisey ilahay taada aduun iyo midaaada aaqiro inu uwanaajiyo una qurxiyo wlhi waxan kugu matalo magaranayo wxd iiqabatay in kawayn wx waalid uu ilmihisa uqabto dhan moral iyo dhan mustaqbal ba❤️guleyso hoyo mcn badanay 🤲❤️🥰
@maxamedsharifxussein5402
@maxamedsharifxussein5402 Жыл бұрын
M.a
@maryamo411
@maryamo411 Жыл бұрын
👸🏽❤️
@najahqueen2199
@najahqueen2199 Жыл бұрын
Ameen 🥺
@shukriabdi4378
@shukriabdi4378 Жыл бұрын
Hooyo mcn❤❤
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Жыл бұрын
ANU ADAN KUTIRIYAH NIMCOOY😊
@naemabotanabdilahi3058
@naemabotanabdilahi3058 6 жыл бұрын
Naagtan waan nacay boqol heesodbaaa lagu xaya siiyey
@hagaagmedia1906
@hagaagmedia1906 5 жыл бұрын
Habad fanan an respect uhayo nolow brother🎶🎤🎸🔥✔💯
@abdukadirosman892
@abdukadirosman892 5 жыл бұрын
Fanaan iyo bar weeye xabad muuse
@zackwiilpoqor2273
@zackwiilpoqor2273 Жыл бұрын
Allow ubah idaa allow aday taada noqotaye Amiiin🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@nawalali7934
@nawalali7934 Жыл бұрын
Allow kuudaa oo isku kiindaa
@Ciise5032
@Ciise5032 2 ай бұрын
Waa midaan laheyn tin iyo cirib Xubin latuuraaye💋🤍
@Shorts-23250
@Shorts-23250 Жыл бұрын
Waa hees aad umacaan iyo jawi aad u macan wxaaan jooga uganda 🇺🇬 mbale gobolka ka mida wxaan sarahan meeel aad u dheer wxana socda roop iyo dhaxan aad u qabaw wxaan dhegysanayaa heestan wxa ii sawiran qof aan ogayn qof yhy iyo meeshu joogo hddi aad adiga riply isoo gal 😢❤😂
@mohayare3346
@mohayare3346 6 жыл бұрын
Legend 🇩🇯🙌🙌
@iqroabdi917
@iqroabdi917 2 жыл бұрын
Hees iyo bar🌹🌹
@AhmedYacin-z2x
@AhmedYacin-z2x 8 ай бұрын
Habad ma gursatay gabadan
@mohahussen5985
@mohahussen5985 6 жыл бұрын
Heesta fahmay oo waaan garte gabadha dabada kuusan xeey ahyd ugaas habado bal inoosharax
@mariaahmed9181
@mariaahmed9181 6 жыл бұрын
Moha Hussen tan la amanaya weeye
@mariaahmed9181
@mariaahmed9181 6 жыл бұрын
Moha Hussen lakiin walalo fananka mursal faladaga tagirihiisa so matihid
@sayidka.6122
@sayidka.6122 6 жыл бұрын
Maria Ahmed 😂😂😂😂 kaasne fanaan miyaa
@mariaahmed9181
@mariaahmed9181 6 жыл бұрын
Mohammed Abdullahi haa maxaa soma tahid 😂😂😂
@mohahussen5985
@mohahussen5985 6 жыл бұрын
Maria Ahmed Faladagan taagerihisa ahy lkn sorry maalmahn ereyadii miyaaa kadhamaaady heeso kamahayo hhh caku cilbdnaa
@ayoubmohamed3769
@ayoubmohamed3769 6 жыл бұрын
Wxii yuhuudq neceb like ta igu qabta islaamkana jecel
@Shapeel
@Shapeel 6 жыл бұрын
Fanaan kaliya Aan Dhageysto Haßad Muse ........ Hadii Tahay Ani Cml Like saar plz
@mayzunhassen8613
@mayzunhassen8613 4 жыл бұрын
habaD OlaD🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤🌹🌺😍 LeGenD
@its.Mohamed443
@its.Mohamed443 4 жыл бұрын
🔝
@ebrahimcabdi7595
@ebrahimcabdi7595 6 жыл бұрын
Qofkan kii ka heely codkiis like isr
@salloqorcin9634
@salloqorcin9634 5 жыл бұрын
kolay inad message aad akhrido ayad u so gashee like-ta hayla dhqfin sxb plz❤ Habad mouse best Fanan
@saarasmile8933
@saarasmile8933 4 жыл бұрын
heestan lapo sano ka hor ayaa jacaylkaygi mgac igu sameyey kaaso u hpnki ugu horeyey e an kulanay la dip mudo dheer o aanu kala maqnayn mntana ano xaaskisi ah ayaan dawanya alxamdulilaH ❤😊
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 жыл бұрын
Allah isku kiin daayo abaayo qli
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 3 жыл бұрын
MashaAllah isku waara
@WaqalStudio
@WaqalStudio 6 жыл бұрын
woooooow Her Sare Xabaad sxb waa heesihii aan kaga baranay Best muusigii Arido, Great Great Great Video Abdillahi King my bro.
@housseinigueh3220
@housseinigueh3220 6 жыл бұрын
Yurub
@saidfarah9057
@saidfarah9057 6 жыл бұрын
+Houssein Igueh z
@awliyomaxamed8529
@awliyomaxamed8529 5 жыл бұрын
Dhamaan
@awliyomaxamed8529
@awliyomaxamed8529 5 жыл бұрын
Axmedbudulhaato
@hasanzaki2882
@hasanzaki2882 2 жыл бұрын
Waa hees inaba cadii aheyn ariido kuu wata nolow waqal wStudio iyo liiban jama nolada
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 6 жыл бұрын
Inta qof e muslinka ahaw liketa Ila gaadha wixii gaalo ahawna dislike nacala idinku yaale 😂
@nasteexaladan6092
@nasteexaladan6092 6 жыл бұрын
Ismail Maryacase Hhhhhhhhhhhhhhhh daacad u qoslay😂😂😂
@caynaasheahmed1016
@caynaasheahmed1016 6 жыл бұрын
Grcow wd iga qoslisay wlhi hhhhhhh
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 6 жыл бұрын
Ismail Maryacase dadka waad ka naxisay baryo nooc kale ah weeye like taadu
@najuu7320
@najuu7320 6 жыл бұрын
Ismail Maryacase ismail tuwaaal
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 6 жыл бұрын
Najuu xbbi
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Cajiib
@geediyasiin2527
@geediyasiin2527 6 жыл бұрын
Wan ogahay inaad utimi comment inaad Aqrisidi WL hay iladhaafin like hore usoco
@balqiisajaamac4019
@balqiisajaamac4019 6 жыл бұрын
Geedi Yasiin hhhhhhhhhhhh
@aminahassan2935
@aminahassan2935 6 жыл бұрын
😂😂😂😂 waa diyaarsantay runti
@5anlelyrics98
@5anlelyrics98 6 жыл бұрын
somali i need like waxan latartamayaa Nigerian
@sheehboy2488
@sheehboy2488 5 жыл бұрын
5anle Lyrics 🤣🤣🤣🤣
@joelindien7725
@joelindien7725 6 жыл бұрын
Cidi garanaysa unba garan big up sans oublier Arido al mucalin zouk love. So socda dadka iska heesa.🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@crazyguy2054
@crazyguy2054 6 жыл бұрын
joe l'indien hhhhhhhh oo hadeey soo socdaan maxaad uheeysaa? 😂😂😂🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴
@lynda2255
@lynda2255 6 жыл бұрын
ZOUK LOVE DANCE KING ARIDOOO LOVE HIM
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 6 жыл бұрын
Hadad Habad Muse Tagerto Like ha iLa dhafin
@Harirtube
@Harirtube 2 жыл бұрын
Waxan hees mahe waa heeso ❤️💐😍 Still listening 2022 march
@Beloved___0ne
@Beloved___0ne Жыл бұрын
😂
@Farayare451
@Farayare451 Жыл бұрын
2023 yaa ila daawanya heestan miraha iyo laxanka macaan Hdaad iga sii dambeysid like iireeb zxb 😢❤
@IsroAamin
@IsroAamin 8 ай бұрын
2024😂
@Farayare451
@Farayare451 8 ай бұрын
@@IsroAamin goat 😂❤
@updykariimozmaanhuseinbood3316
@updykariimozmaanhuseinbood3316 Жыл бұрын
2023-2.25 ayan dhagaysanaya Malin jimca ano Hrgysa joga Somalind 💚🤍❤️ano Xalay is qabsanay jacelkii Malin an fikirayay 😢 Lkin hesta amanteeda tan la hadlo uma qalanto Waayo ciil bay habenada Qaar ibada rag laciif Xagu ka yahay Waa dumarka alle calafka gurka ha ino fududeeyo
@baxsan
@baxsan Жыл бұрын
Hda ma isku ficnaaten inader
@husseinojey8753
@husseinojey8753 6 жыл бұрын
Wan uu jeeda inaa comments aqriineyso heestana ha socoto like ta igu quba dadow
@MuhanadYare-gk4gk
@MuhanadYare-gk4gk 7 ай бұрын
2024 still fv song😊❤
@ruqiyamohammed4240
@ruqiyamohammed4240 5 ай бұрын
Me
@bgrgreatideas234
@bgrgreatideas234 4 ай бұрын
Me too 😊❤
@mumtasbashir5378
@mumtasbashir5378 4 ай бұрын
Same❤
@aminfarah2047
@aminfarah2047 4 жыл бұрын
3999 qof Wan ka helay tiri waxaan nasiib u heelay inaan ka dhigo 4000 anigO u dhagaysanaaya Marwadada Amina Allah Toosan ii da‘aa Aday Taada Noqotaaye 💝 Horay usoco Walaal Habad Muse Waxan ku ahay tageeero Buuxa 💙🙏
@siciidcalisiciid202
@siciidcalisiciid202 3 жыл бұрын
2019 baan Soo xasuustaa maraan dhigan jirey jaamacad kutaala dalka itoobiya iminka ooaan joogo somaliland 2021 still waan daawanayaa 🥰
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Habad muuze fanaan coD iYo laxan ku gaadha hadaad garanayso car noo sheeG......😂😂
@guleidabdiweli3442
@guleidabdiweli3442 6 жыл бұрын
Yaaa salaam wllhi wakaa fanaan xitaa erayada uu soo qaataa waaa erayo best ah nolow mouse habad waan ku taageeraa wllhi
@haybenuur5026
@haybenuur5026 5 жыл бұрын
4
@5anlelyrics98
@5anlelyrics98 6 жыл бұрын
fadlan somaliwayn I need like
@themog6556
@themog6556 5 жыл бұрын
TUSMO FILM GACANTAA NII TAAGAY. LAKIIN HEESTAN FIICAN WAA KUCIYAARTEEN, WAXAA FIICNAAN LAHEED GABAR ASTURAN OO LAGU FAANI KARO INAA VIDEOGA GALISIIN. OTTAWA WEYBUUXDAA EE MAXAA NIGGU DHACAY?
@zamzamaaddan4
@zamzamaaddan4 Жыл бұрын
Inta tiktok kasoo aragtay ee soo raadisay like isku muujiya.🤩❤
@yahyeidiris6494
@yahyeidiris6494 5 жыл бұрын
Asc
@Salehvlogs_
@Salehvlogs_ Жыл бұрын
still 2023 fv song❤😢
@ahmedqorane2517
@ahmedqorane2517 Жыл бұрын
same
@hibaaqabdifitah8396
@hibaaqabdifitah8396 3 жыл бұрын
Hestaan kama daalo wlh
@mohamoudabdiweli7947
@mohamoudabdiweli7947 6 жыл бұрын
Cod Rageed LaHow Ama Iska Aamus Sida Fanaankan Oo Kale Miro iyo LAxan Iyo Music na Ku Darso
@yonisinji8032
@yonisinji8032 6 жыл бұрын
Legend Inta Taageersan Xabad Like Kuqabta
@Mohamett_ilkacase
@Mohamett_ilkacase Жыл бұрын
Best song waxaan dhageysanayaa aniga oo bosaso joga qol ayaan kaligey dawanaya sacadu waa 23:14 habeenimo waxaan leyahy hamiyo farabadan alle ha iifududeyo taydiina way sexatay alle waanu balan sanahy in alle calafkayga ka dhigo igu soo duceya bisha 23/1/2023
@ridwaanrt1157
@ridwaanrt1157 Жыл бұрын
Ma guursatay sxb hada 31/1/2023👍
@hudaabdirahman3144
@hudaabdirahman3144 Жыл бұрын
Ma Guursatay
@Mohamett_ilkacase
@Mohamett_ilkacase Жыл бұрын
May ma gursan lkn waan rajayn in aan guursado
@sidraomar8910
@sidraomar8910 3 ай бұрын
Hada ma gursatayna
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 жыл бұрын
Pest song wlhi malintay so paxdey ilaa still now wn dhagaystaa 🤹‍♀️😍💓yaa ila dawanya 2019 like👇
@mahadgesle2369
@mahadgesle2369 4 жыл бұрын
hudiita ilwaad ciisa niimo u dhaagyisnyisa dee mrka...😂
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 Жыл бұрын
Markale iyo 4/2/2023
@blacktyga252
@blacktyga252 6 жыл бұрын
Only Single motherku liketa ha Saran Comments kayga 710 person ayaa iga horeyey waa intii KZbin dhex fadhin jirtay Hhhh
@absaakmahamud1526
@absaakmahamud1526 5 жыл бұрын
Waa taajirmada ifka alow nasra iidaa adey taada noqotaaye
@CASKAFILMS
@CASKAFILMS 6 жыл бұрын
Nice song and nice video no dance 😂😂
@ayaancilmi434
@ayaancilmi434 Жыл бұрын
1z🥰🥰
@Ahmed.alpha.1
@Ahmed.alpha.1 Жыл бұрын
Ninka jaamka kadaa 😃 😀 😄 😁
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Жыл бұрын
HEESTA YADAWANAYAH 2023 SOORADIYYE ILA 2024 LIKE ISAR NAAGTAN HESTA LOQADA WAY ISKU KAA MARMARAYSA😂😂😂
@samiiramohamed3634
@samiiramohamed3634 Жыл бұрын
Tiktok baan heestn ku so arkay finally waan helay❤❤ hees dhaafty tani🥰
@mahadgesle2369
@mahadgesle2369 4 жыл бұрын
Ciise ciise ciise qabiilna uu yaahyi dawuuldna uu yaahyi omg goblka siiti shiiniile waa 2 milon popultion dire dawo aaya ah 1 miloon iyo baadh goblka sayilca xaata ciisa leee jabutyi oo wadn ah naa ciise aaya lee ax ilhyi baa iga dhaalyiyiyi dada qoomyiiaad ah oo baa kaa waayin qabiil
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 Жыл бұрын
*Waa mid tin iyo cidhib lahayn xubin laturaayo todobatan jeerbay indhuhu togasho dhawraane.ee🥰* ❤️💜💛💙💚🤍💜💙💚🤍❤️💛 *Mataqaano dadansigiyo tooxsi iyo ceebe matidhahdo hadal foolxumio weedh Ku turuqdaaye.e🥰🥰🥰* *🫀Naasiba saleeban Mohamed 💘💋*
@muhsindek4693
@muhsindek4693 4 жыл бұрын
wa taajirnimadii ifkiyoo tashki sharafeed
@isxaaqcumar8070
@isxaaqcumar8070 6 жыл бұрын
WAA TAANJIRNIMADI IFKIYO TAASHKI SHARAFEED ALOW TOOSAN IIDA ALOW ADAY TADA NOQOTAAYE ... WALEE WAA HEESAY
@mahadgesle2369
@mahadgesle2369 4 жыл бұрын
Ciise cise dhaalyi
@lipansisco106
@lipansisco106 6 жыл бұрын
FankU Imikuu Helay Dadkeedu Xapad Top Lipaax
@updiaziizmouse1309
@updiaziizmouse1309 6 жыл бұрын
Sow maaha lee
@lipansisco106
@lipansisco106 6 жыл бұрын
Ishaad Karidey Sxp Slmsreh
@mohamedabdirahmanhirsi2796
@mohamedabdirahmanhirsi2796 Жыл бұрын
Inta saalax sanaag tiktok kiisa kusoo maqashay heestan oo soo raadiyay👍❤️🥰
@koolkolitv3366
@koolkolitv3366 6 жыл бұрын
Fanaan cod macaan hees xikmad badan balse amaanta gabadha u ma qalanto mid asturan ayaa amaantan u qalanta masha allah horo u soco habad mouse
@caddegeelle8844
@caddegeelle8844 6 жыл бұрын
koolkoli tv run sheeg 👏👏👏
@gcc8058
@gcc8058 4 жыл бұрын
Sida ay tahay weyi hadad ka xumayn
@deeqajub2020
@deeqajub2020 3 жыл бұрын
@@gcc8058 999
@deeqajub2020
@deeqajub2020 3 жыл бұрын
00⁰
@ugbadaadam6107
@ugbadaadam6107 6 жыл бұрын
Ninkan waan ku haysta gabigiisaba ii doona idinka ii toole inu aniga ii sheegayo mooda hadan arko 😧😢😍
@mohamedfarahomar9529
@mohamedfarahomar9529 4 жыл бұрын
Wxn wenka za yele
@mirandadadiriyeh9389
@mirandadadiriyeh9389 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk sorry carurtisa ku le eg.
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 3 жыл бұрын
Kkk
@madar-Abdirasak007
@madar-Abdirasak007 5 жыл бұрын
Heestan anigu dhagaysigeeda kama daalo.
@raxmarooda371
@raxmarooda371 6 жыл бұрын
Xabad colaad codkagu wuu igu socdaa 😱😱😱😱😱😱 alow taran san idaa alow toosan idaa adigay tada noqotaye eebow noqotayee 🙋🙋🙋🙋🙌🙌🙌👏👏👏👏👏
@puntlandsomalia9604
@puntlandsomalia9604 6 жыл бұрын
waa taajirnimadii ifkiyo taajkii sharafeed ..... intaas baa iga gadan Ader ina jabuutiyow.
@lynda2255
@lynda2255 6 жыл бұрын
XABAD ZOUK LOVE
@fardoussakhairehwais3279
@fardoussakhairehwais3279 4 жыл бұрын
amed ekdkd
@fardoussakhairehwais3279
@fardoussakhairehwais3279 4 жыл бұрын
Udujddjbd
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
#Habad muuse #olad naxaad fanaan tahay
@abrominmoabdullahi5863
@abrominmoabdullahi5863 6 жыл бұрын
Comments akhris miya utimi waku jeeda heesta daawo😂😂
@inaboqran1841
@inaboqran1841 6 жыл бұрын
abromin mo Abdullahi 😂😂😂😂ani maa ihaysataaa
@ayeeyotuulo9880
@ayeeyotuulo9880 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh Sxb iga badisay wlhi 😍 Wx wlbo dawanyo comanti akhriyaa 😍
@abdirizaackstudio5158
@abdirizaackstudio5158 6 жыл бұрын
hhh dacad u qoslay
@abrominmoabdullahi5863
@abrominmoabdullahi5863 6 жыл бұрын
aragsan Oraahsan hhhhh waa ku arkaayay hh😂😂
@abrominmoabdullahi5863
@abrominmoabdullahi5863 6 жыл бұрын
Ayeeyo βαtuulo saasle ahayba 😍
@ridwanaidid0206
@ridwanaidid0206 6 жыл бұрын
Wow heesta way shidan Tahay 🔥🔥🔥 like igu qabta
@AHMEDALI-rm3oh
@AHMEDALI-rm3oh 6 жыл бұрын
Erayada 💯 Laxanka 💯 Music 💯 Camera 💯 Editing 💯 Habad muuse iyo tusmofilms horey u socda ➡➡➡
@mahadahmed9816
@mahadahmed9816 6 жыл бұрын
wooooooo
@simaneelmi7396
@simaneelmi7396 6 жыл бұрын
AHMED ALI Zardari et tw iwaran sinon je suis pas aller o boulot bientôt 9h30 à la maison aujourd'hui je veux
@simaneelmi7396
@simaneelmi7396 6 жыл бұрын
AHMED ALI ☺à de soucis coco 50dollars maha maha c la 🤣et et je veux être ds le 😂ou et je veux être ds le même position qui t'apporte que de problème hn mais tu ma 😍à de soucis coco en forme wallahi 😘de de soucis coco
@simaneelmi7396
@simaneelmi7396 6 жыл бұрын
J vx ps cree un peu j mange nsp sur ton lit bb j ss la bb 9lzure de mande à st coupe du5ème ou encore 9lus de la h kkkkkkk😀🤣😂😅😙😗😆😏😎😋😄😅🤣😂😁😉😋🤗😥🤗😏🙄😶😙😗😑😐💟💙❣💓💛💜💔💕💖💝💞🖤❣💟💞
@cadaweciltire4983
@cadaweciltire4983 4 жыл бұрын
Wow eshcala hese runti illahay cood ayu kugu manaystay inder horey usoco wan ku fana runti habad moussa olad waxad tahay légende 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@mahadalkhaliiji2290
@mahadalkhaliiji2290 5 жыл бұрын
2019 yaa dawanaya ani kamaba daalo dhageysigeda 👏🙋‍♂️
@hanaanyasin609
@hanaanyasin609 5 жыл бұрын
2019👂👂👅
@haboonofficial3101
@haboonofficial3101 5 жыл бұрын
Hees liga dheh Tan ninkan Heso aN kala dhicin buu so Sara runtii
@farhanismail9609
@farhanismail9609 4 жыл бұрын
Heeskan Waaku Haystaa Caadi Maaha Amaan Waaku dhamaatay👀🔥
@suhaiprelax4224
@suhaiprelax4224 4 жыл бұрын
Waa hees qatar ah gabadhuna kaba daran maaha in vedio laga duuba wxay hayd in geeel lagu bixiyo gabadha😎👍👍👍👍
@suhaiprelax4224
@suhaiprelax4224 4 жыл бұрын
Ok Ok Ok Ok Ok
@nimcorozia-1159
@nimcorozia-1159 5 жыл бұрын
ottawa xgee weye wll micnha mesha fnnku heesta ku qaday wxii iga dambeeya like😍
@updirahmanfahmi2415
@updirahmanfahmi2415 3 жыл бұрын
Canada
@salahjebril
@salahjebril 6 жыл бұрын
wlee hestan mar kaste dhageysya yaa ila mid ah
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 жыл бұрын
Heestu wa asal lkn inantan washay qurxdeeda in nin geel ka bixiyey ahyd lkn in video lagu qurxiyo ma ahyn
@amjadmoh4339
@amjadmoh4339 6 жыл бұрын
caqli same waa xabashiyad huno
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 жыл бұрын
Amjad Moh somaliyad u eegtahee
@ridwanhassan858
@ridwanhassan858 8 ай бұрын
13/1/2024 habeenka Sabti soo galayo 8:51 habeenimo ayay heestan i baxaysa❤.
@rahmahassan1500
@rahmahassan1500 5 жыл бұрын
Www hese hestedi habad Nolow
@naomirage7882
@naomirage7882 5 жыл бұрын
Allow xamse cade ii daaa Alloooow adey taada noqotaaaye
@xamsefaarax7428
@xamsefaarax7428 4 жыл бұрын
Ya iladawanaya 2020
@hawaahmed2256
@hawaahmed2256 6 жыл бұрын
Toutes mes félicitations les chanteurs les musiciens les caméraman une jolie chanson bravo mashallah félicitations djiboutien 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😚😚😗😗😗😍😍😍😍
@crazyguy2054
@crazyguy2054 6 жыл бұрын
Hawa Ahmed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@aabesoomaaliet6077
@aabesoomaaliet6077 5 жыл бұрын
Hawa Ahmed 🇸🇴
@mahamedkayse5268
@mahamedkayse5268 2 жыл бұрын
@@aabesoomaaliet6077haaila
@rahmahcadey996
@rahmahcadey996 5 жыл бұрын
wabaay qawaan tehee maxaa logaa heese taan
@missawram3603
@missawram3603 6 жыл бұрын
Mach allah wallahi j’adore cet chanson Habad hanaankeyga qaligaa aad ayn ku jecelahy 😊🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇩🇯😍
@G0_n3
@G0_n3 5 жыл бұрын
Best than some Awaleh song
@niin128
@niin128 3 жыл бұрын
Say better than Dont say best than bro thankz🤗
@farihaabdi5659
@farihaabdi5659 3 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuusta qof said igu qali Aha Aduunka melkasta oo ka jogto farxad igu nolow 💔
@khaliilcabdi9175
@khaliilcabdi9175 4 жыл бұрын
Todobaatan jeerbay indhuuhu togasha dhawraane 😍😍
@yacquubdheeg8042
@yacquubdheeg8042 4 жыл бұрын
Inta 2020 heeskan daawanaysa like👍👐
@solostgen3862
@solostgen3862 4 жыл бұрын
Habad muuse heestan kama daalo saan u jeeclahay noloow wll and much love 💓🌹🌹🌹🌹🌹💓💓💓👍
@fartuunecadey9249
@fartuunecadey9249 6 жыл бұрын
War nagta dhar kale maqabto 😂
@mahadyare5318
@mahadyare5318 6 жыл бұрын
Fartuune Cadey 😂 waxkalaa tahay mashqulkale majiro miyaa duli dabo dheree🤣😂🤣😂
@wartanabada9305
@wartanabada9305 6 жыл бұрын
Fartuune Cadey hhhh indho dheeridaa adiga hhh
@sofiasofia8810
@sofiasofia8810 6 жыл бұрын
Fartuune Cadey 😂😂😂
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 5 жыл бұрын
Fartuune Cadey Aanku weydiyee ma somali baa adaaba iga yaqaane wey iska shidan tahay dharked wax igama galinee hhhhhh
@fathiaelmi7369
@fathiaelmi7369 4 жыл бұрын
Bravo habad E sans oublie abwan farah libax hore u socda
@suhaib9811
@suhaib9811 5 жыл бұрын
Quruxdaba Tusaalay U Tahay Timo Haldhaaley❤✌
@arafaatgaryaqaan4397
@arafaatgaryaqaan4397 6 жыл бұрын
Haddii aad denbaabayso #fankii Hore ku danbow
@dhegadheer2600
@dhegadheer2600 6 жыл бұрын
Arafaat Garyaqaan been ma ku sheegin taas 😂😂😂 lol
@isxaaqcumar8070
@isxaaqcumar8070 6 жыл бұрын
Arafaat Garyaqaan heesuhu dambi miyaa? Sabab ayay somalidu u dhagaysata yar iyo wayn hhh
@mubarakmohamed4766
@mubarakmohamed4766 5 жыл бұрын
Still now ayaaan Deutschland 🇩🇪 ku dawanayaaa heestan intii u xiistay wadakiii bitte please comment ✌️🙏
@taloiyotusaale980
@taloiyotusaale980 5 жыл бұрын
ila hada wan dhagaysta 16/11/2018
@quruxsanwo873
@quruxsanwo873 6 жыл бұрын
Rageedi xabad abti bartedi ayad dhigtay Horey u soco intii igu raacsan 😍
@Casee0
@Casee0 6 ай бұрын
2024 Yaa Ila Dawanaya Like Igu Soo Xasuusi Allaw Taran Ii Daa Aday Tada Noqotaye ❤ Allaw Toosan ii Daa ❤Aday Taada Noqotaye
@cawoabdilahi8758
@cawoabdilahi8758 5 жыл бұрын
Xabad muse aad ban u jecelahay from hargiesai nolow
@bandiirashow1204
@bandiirashow1204 5 жыл бұрын
Fananka kaliya aan hestisa ila hda aan dhagesto waye xabad olaad
@_faatax
@_faatax 6 жыл бұрын
Cod xoogaa sida loo duubayey wax baa ku jira lkn sxp cabdiqani dhaliil baan kuu hayaa sida marka duubayso maxaad xaga danbe uga qabanaysaa waliba iyadoo ehelkaaga ah
@princessamina9363
@princessamina9363 5 жыл бұрын
The One nd Only Fanankeyga Habad love from Mogdisho
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 6 жыл бұрын
Caadi maha heesta ninka fiicana sa ma lay amaano 😭😭😭
habad muusa heesti xasiiliya
6:51
neima egueh
Рет қаралды 11 МЛН
Ha Ooyin
8:02
Zakariye Kobciye - Topic
Рет қаралды 125 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 24 МЛН
100 Identical Twins Fight For $250,000
35:40
MrBeast
Рет қаралды 52 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 3,7 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
HABAD OLAD MUSE | GAARI LAGU FAANO l 2018 (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
4:53
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,8 МЛН
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 320 М.
AWALE ADAN l OH YEAH l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
6:27
Tusmo Films
Рет қаралды 9 МЛН
HABAD MUUSE OLAD | HEESTA RASHIDA | NEW MUSIC VIDEO 2019
4:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,8 МЛН
Xayaat
7:13
Xanmaal TV
Рет қаралды 50 М.
AWALE ADAN l HABOON l 2018 (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
7:17
Tusmo Films
Рет қаралды 11 МЛН
MAXAMED BK |  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 2024 LIVE ON STAGE
7:01
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,5 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 24 МЛН