CASHO XAASLAYAASHA U FIICAN NAFAQO BADAN | LASAGNA

  Рет қаралды 7,646

Dr idil Mohamed

Dr idil Mohamed

3 жыл бұрын

Пікірлер: 64
@dridilmohamed7867
@dridilmohamed7867 3 жыл бұрын
Waxii fakir aad heysaan ila so wadaaga qeebta comments igula wadaag waxa xiiseyneysaan Cuntooyinka hadaa ka heshaan like iisaar waxba kaama dhibeyso saa idinkula wadaago inkaloo badan . Share iyo subscribe habaqiilina . Codsiyadiina ina tixgaliya ku dadaalaya . Mahadsanidin
@ayankhalif7312
@ayankhalif7312 3 жыл бұрын
Bariis lagu dhax karinayo digaag nosogali sister
@faadumoyaasiin8120
@faadumoyaasiin8120 3 жыл бұрын
Waad mahsantahy wll
@xamdiaxmedeey9937
@xamdiaxmedeey9937 3 жыл бұрын
abayo mcnto illah haku xifdiyo abayo mcnto wx barasho oo cunta karis dadka ma bartaha mcnto
@xamdiaxmedeey9937
@xamdiaxmedeey9937 3 жыл бұрын
waad mahad santaha mcnto hadi aad iga so jawab masha allah abayo mcnto waye cuntadada sas aya kuso wediye
@maqdishenna8491
@maqdishenna8491 3 жыл бұрын
Asc xbibti sweet masha allah😋👌👍🌹⚘🥀 thanks inkastoo anad qiyaasta shey walba nasiinin sidahilibka iyo yanyada abayo anoo fariintaada raacaayo waxan wataa codsi waxan haystaa dounat maker dhowr Maraan ku sameyn maagay wan kari la'ahayee masoo sameyn kartaa dounut madaama ad codsi na weydisey waxan rajeynayaa codsigaas inuu ii suurtoobo qiyaasta shey walba mahadsanid
@idmahalbi2256
@idmahalbi2256 3 жыл бұрын
Dr idil wax yabaha laisku qurxiyo o fataminiyadka ah o jirka qurxiya maqarka cuntoyiinkas ino so gali abayo hore u soco
@fardowsohabib2967
@fardowsohabib2967 3 жыл бұрын
Msha allh abyo
@alibareabdisalan4224
@alibareabdisalan4224 3 жыл бұрын
Mansha Allah Mahadsanid ukhtii
@princessamina9363
@princessamina9363 3 жыл бұрын
Masha allah looking delicious 😋
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 3 жыл бұрын
Mashallah
@fadimokitchen5682
@fadimokitchen5682 3 жыл бұрын
Masha allah 😋 😋 😋 😋
@fartuuncalimaxamud5649
@fartuuncalimaxamud5649 3 жыл бұрын
masha Allah
@ahmedmohmaud3848
@ahmedmohmaud3848 3 жыл бұрын
Masha Allah
@fatmaosman7432
@fatmaosman7432 3 жыл бұрын
Maasha allah ustat idil hore usoco
@fatmaasad3998
@fatmaasad3998 3 жыл бұрын
Masha alah walashey mcn sido kale anigaba wan xiiseeysa cunta karinta waxn jeclahy cunta caafimaad iyo nafaqa leh oo aan laguna cayilayn walashey mcn jasaakalah qayran qaali
@umuomar1782
@umuomar1782 3 жыл бұрын
Wcs masha Allah keep going sister
@ayankhalif7312
@ayankhalif7312 3 жыл бұрын
Shukrn uqtii
@hamdiawad6136
@hamdiawad6136 3 жыл бұрын
Mash allah
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 3 жыл бұрын
Mashaalh
@abdifitahahmed3243
@abdifitahahmed3243 3 жыл бұрын
Drs msha Allah contects kaga intee laga helaa
@hawomohamed6596
@hawomohamed6596 3 жыл бұрын
Pasta caadiya soo kuma badalankaro Drs , anu waxaan jeclahay casharadii caafimaad ka iyo waxyaabaha ay gabdhuhu ka xishoodaan aad sida cilmiyaysan noogu sharxi jirtay mahadsanid abaayo .
@fatimajimale5729
@fatimajimale5729 3 жыл бұрын
Mahadsanid dr idil😍😍 Abayo.make up tutorials mano smaysid.. make upkada wa jeclhy ani iyo adi isku midaba nahy.. Mana jecli qaabka dumarkena u marsadan make up oo qofka u yeela waji uusan lhyn😍😍😭💚 Noolaw drs😍😍
@fatimajimale5729
@fatimajimale5729 3 жыл бұрын
Tan waan smaynaya hubaal i.a😍💚
@ibrahimcaddow4451
@ibrahimcaddow4451 3 жыл бұрын
Gebedhaan talent ayey leedahay runtii Allah ha gobeeyo
@magichashi
@magichashi 3 жыл бұрын
Drs.idil ama Hooyo Idil ku mhdsnid sida qurux bdn aa bulshadaada soomaliyeed uga haqabtiritid waxkasta aad isdhahyso waxbay utari karaan ama way ka maqanyihiin 😍💚
@khaledibrahim3689
@khaledibrahim3689 3 жыл бұрын
Dr Idil aad ayaad u mahadsantahay
@faizaidisisxaq5668
@faizaidisisxaq5668 3 жыл бұрын
Asc abayo aniga cunto ma rabi ee wan xanunsanahay ee xagee kala soxirira isheg plz
@sahrokhalif7421
@sahrokhalif7421 3 жыл бұрын
Mansha alaah abayo ale hakubarakeyo gacantada abayo nosobadi cunoyin kan oo kale asc
@ramlahassan3956
@ramlahassan3956 3 жыл бұрын
Cuntada nooo soo badi
@faadumoyaasiin8120
@faadumoyaasiin8120 3 жыл бұрын
Cashara muhiima maha
@fadumoabukar2782
@fadumoabukar2782 3 жыл бұрын
Asc asxabta iso boqda blz ii cawiya
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 3 жыл бұрын
Inaba caadi ma,ahan
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 3 жыл бұрын
Wcs
@samiirsuldaan9813
@samiirsuldaan9813 3 жыл бұрын
Drs dar alle ku Jecllhy Macan badan LknTeam Iskaabulo Ku Jiraa🤣🤣
@BP-si2ww
@BP-si2ww 3 жыл бұрын
I love you 😘
@abdirisaaqabdullahi8154
@abdirisaaqabdullahi8154 3 жыл бұрын
mcn bdney mku guursda hda adiga
@aishaabdirahmanmohamed8061
@aishaabdirahmanmohamed8061 3 жыл бұрын
Dr idil abyoh wanku bahna muhiim ku ahay intan kalaso xarira😪😪
@AhmedIbrahim-ee7og
@AhmedIbrahim-ee7og 3 жыл бұрын
Ddrso maraq digaaga kadaa waxanun badan yahay. Bahal kaas arajo hanoqonin
@fartuuncalimaxamud5649
@fartuuncalimaxamud5649 3 жыл бұрын
abaayo waxan joga gobal malan helikaro bastada maka maxan sameya
@farhiyohassan2267
@farhiyohassan2267 3 жыл бұрын
Makarooni ku badalo
@AhmedIbrahim-ee7og
@AhmedIbrahim-ee7og 3 жыл бұрын
Dumarkenu Drso ha iska daayan jumbaha
@mudugaawiboy7830
@mudugaawiboy7830 3 жыл бұрын
Ustaadow iskaabulo maxaad leedahay😭😭😭
@abdirisaaqabdullahi8154
@abdirisaaqabdullahi8154 3 жыл бұрын
na raga nagaha leh cunto mcan iyo wasmo iskugu daree xaq mhn wxs 😂
@jujujowharad4418
@jujujowharad4418 3 жыл бұрын
Lasanyada iidoo lakarin hadii fornada lagelsho 🤔
@dridilmohamed7867
@dridilmohamed7867 3 жыл бұрын
Suugada biyo uga dhig markasna
@jujujowharad4418
@jujujowharad4418 3 жыл бұрын
@@dridilmohamed7867 Mahadsanid 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nouhsaid9423
@nouhsaid9423 3 жыл бұрын
anoo yaaban oo isleh xaasle bis miyaa ayaan hoos ku arkay iskaabulo ha is xumenina wa cuni kartan idil funny baa tahy wlhida
@dridilmohamed7867
@dridilmohamed7867 3 жыл бұрын
Hhhhh iskaabulada qebtooda wa laso galina insha allh
@nouhsaid9423
@nouhsaid9423 3 жыл бұрын
@@dridilmohamed7867 marba hadii nala xusay waan qanacnay kkkkkkkkkk
@hakumashquulin9158
@hakumashquulin9158 3 жыл бұрын
@@dridilmohamed7867 kkkk aniga iska bulo ayaan ahay maxan cuna
@Axmed....zaki....official
@Axmed....zaki....official 3 жыл бұрын
Asxaab ta subaskareb nin ilaah jecel subaskareb haa iisaaro
@maxamuudducaale9934
@maxamuudducaale9934 3 жыл бұрын
😀😀 sorry iskaabulo
@dribraahiimadanyusuf904
@dribraahiimadanyusuf904 3 жыл бұрын
Drs idil walalay dadka iskaabulada wal wal haku abuurin yahqeyow iskaabul wax ka fiican lawaa 😂😂😂
@BP-si2ww
@BP-si2ww 3 жыл бұрын
😁😀😁😂
@cabdallamohamed6608
@cabdallamohamed6608 3 жыл бұрын
Iskaabulada godob ha ka gelin ee cunto ku habboon u sheeg . Hhhh
@yaxyecabdi6331
@yaxyecabdi6331 3 жыл бұрын
Abyo mal cunto karis makufuran
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 3 жыл бұрын
Masha allah
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 26 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
QALBI JAB! XAASKIISU SHEEGI WAAYEY XANAQ AFKA FURATAY TIJABI2024Pt11
24:28
Sidan usameyso jabaati iyo mahrago umacaan 😋😋
10:24
Sahra Lifestyle
Рет қаралды 347
24 SAAC EE UGU HOREEYSE SAFARKEYGA ? ((WAX KA BARO SAFARKA))
7:58
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 11 М.
Sidee loo maareyaa walwalka ( how to manege stress )
7:38
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 1,2 М.
QOLKA JIFKA IYO ALAAB SOMALIA LAGU SAMEEYE | QOL BOQORTOOYO
6:23
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 7 М.
TEAM FARMAAJO IYO TEAM XASAN SHEEKH OO ISKU DAGAALAY QARAXII MUQDISHO
21:53
Zaki honest Official
Рет қаралды 11 М.
MAXEE CUNAAN NAIGERIANKA OO KA DHIGAY DAD XOOG BADAN
4:06
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 3,9 М.
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32