No video

Cawska Mombasa Grass Casharkiisa. ( Panicum Siambasa)

  Рет қаралды 16,850

Horn African FarmingTV

Horn African FarmingTV

Жыл бұрын

Cawskaan waa caws aad cajiib u ah OO tayo badan wax Soo saar badan ilaa 3 nooc loo isticmaali kara sheegay sida in laga sameeyo HAY( LA QALAJIYO) , SILAGE ( SAAYLEG) iyo in xoolaha la daajiyo.
cawskaan waxa uu kamid yahay Cawsaska LIHIN laisku dhoho . waxaana uu badaniyaa inuu yahay SHAALBIR midka loogu yeero.
Calafyada uu iisharaxay ee wadaniga cawada waxaa kamid ah :
1. Cawska Lihin : waa kuwo isku qoys ah , waa cawsas aan laf laheyn oo xoolaha aad u jecelyihiin,sidoo kalena xoola ku cayilaan ,caano badanna kuyeeshaan.
• cawsaskaan jilibka qofka ayay gaaraan .
• Cawsaskaan markay qalalaan way daataan ( way jiiftaan maadaama aysan wax laf adag leheyn)
• Cawsaskaan sal balaaran bay yeeshaan ,sidaa darteed tankoodu waa ay badanyihiin.
• cawsaskaan miro ayay katarmaan, sidoo kale jirida markuu roob helo Dib ayey u dhashaan.
• Calaamadaha Cawsaskaan waxey iila ekaayeen kuwa loo yaqaano "Bracharia"
• Cawsaskaan waxaa kamid ah :-
(A) Shaalbir:- waa kan ugu Dheer ilaa hal mitir gaaraa.
• (B) qalanquul :jilibka ayey gaarayaan.
• (c) jeebin :jilibka ayey gaarayaan.

Пікірлер: 42
@sucaadmaxamed8211
@sucaadmaxamed8211 Жыл бұрын
Muuqaaladan oo kale waxay ahayd inay daawadaan boqolaan kun oo dad ahi kadib na ay ka faaiidaystaan Wxd arkaysaa muuqaalo qosol ah amaba heeso ah oon waxba soo kordhinayn oo malaayiin daawadeen
@user-ro5gq5zz6j
@user-ro5gq5zz6j Жыл бұрын
Muuqaalada sida loo tahriibo ayey dadku jecel yihiin.. wax soo saar waa lala yaabayaa...
@binfaqiibnulbalad1387
@binfaqiibnulbalad1387 7 күн бұрын
Sax waaye hadalkaaga dadka shaqo marabaan beebeen ey rabaan
@baladomar7798
@baladomar7798 Жыл бұрын
Guuleeyso walaal kheyr ilaah haku siiyo
@Qarnijoog
@Qarnijoog Жыл бұрын
Asc Walal Waan Ku Salamay Waxaan Jeclahay Inan Kula Soo Xiriiro Waxa Aan Aad U Daneeyaa Wax Soo saarka Dalka
@aminabare1323
@aminabare1323 Жыл бұрын
Maashaa ALLAAH
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Thanks
@cabdiraxmaanmaxamedcali8011
@cabdiraxmaanmaxamedcali8011 Жыл бұрын
Degaanada soomaalida Waxa Ka Jira biyo yaraan Markaas Waxa uu Muhiiima in ogaano Biyo in laga baanyahay
@baladomar7798
@baladomar7798 Жыл бұрын
Maasha alaah
@xaajixuseen9309
@xaajixuseen9309 Жыл бұрын
Markii mitir lagujarayo iyo markii mitir iyo bar laguro sharaxadii fadlan no af somaliye oo no macney erayada aad isticmaleysid
@khalidmohamad9348
@khalidmohamad9348 Жыл бұрын
MashaAllah
@cesarcolin174
@cesarcolin174 6 ай бұрын
Hola me brinda informacion kisiera aser una compra
@baylood.germany
@baylood.germany 10 ай бұрын
Cawska mulato 2 ayaa ugu fican zhp deganada somalidana sifican uga bixi kara kan hada biyo aad ubadan ayu isticmala lkn mulato 2 biyo badan kagama bahna adna information wad naga siin karta mahadsanid
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 9 ай бұрын
Haye wallal waa idin la so wadagi
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 9 ай бұрын
Insha Allah waa idin la so wadagaynaa
@tusmodairyfarm1382
@tusmodairyfarm1382 Жыл бұрын
Catoosh ahaa
@suldaankaxaafadda3246
@suldaankaxaafadda3246 Жыл бұрын
Sxb waxaan ku weydiinaa cowska Mulato 2 grass 1 hecture imisa ayaa ku abuuri karaa kiilo ahaan ?? Adoo mahadsan jawaab
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
8 ilaa 10kiilo
@bashirfarah5601
@bashirfarah5601 Жыл бұрын
SAAXIIB AAD AYAAD UGU MAHADSAN TAHAY WARBIXIN TAADA
@milouddz5431
@milouddz5431 Жыл бұрын
Please is 36 cubic meters of water enough for me to water one hectare of bonicam drip at a time
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Yes
@intelligenceprimecapital9265
@intelligenceprimecapital9265 Жыл бұрын
Asc sxb Super Napeir iyo mombasa Grass yaa wanaagsan wax so saar xoolahana ay jecelyihiin aan laheyn qaran ama up adag oo xoolaha dhibaayo marka kee xoolaha dhamaan u wanaagsan ariga iyo loda bro ganacsi ahaana kee faaiido badan
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Ganacsi ahaan waxaa faa'ido badan Super Napair wa hadii aad haysatid dad u baahan
@shaxamiboy7994
@shaxamiboy7994 Жыл бұрын
Wll cuska aburkiisa halkee ka hilaa Kismayo jooga
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
📞+254717446236
@BeerFalo-tl5ww
@BeerFalo-tl5ww Жыл бұрын
Wll waxan jooga somaliland magaalada Burco xagan ka heli kara seedka cawskan
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Follow this link to view our catalogue on WhatsApp: wa.me/c/254717446236
@kamaludiinahmed3413
@kamaludiinahmed3413 Жыл бұрын
Cowskaan aburkisa oo (seed) ah ma heysaan
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Haa wlal
@VELOCITYFarms
@VELOCITYFarms Жыл бұрын
I need seedlings
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
We have seeds not seedlings
@VELOCITYFarms
@VELOCITYFarms Жыл бұрын
@@hornafricanfarmingtv4 how can I get the seeds
@yildizbeu6121
@yildizbeu6121 5 ай бұрын
​@@hornafricanfarmingtv4 verimi ne kadardır? Bir dekar arazide kaç kilogram kuru ot verir?
@mohamedmohamud4416
@mohamedmohamud4416 Жыл бұрын
M.a wayee walal eeeee per hecter how kgs Ayey ubahantahay iyo price meqq
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
8 kiilo hadaad abqaaleyso ( Nursery galineyso) kadibna sii talaaleyso . 10kiilo hadii aad toos u shiniyeynayso ( yacni hadii aad toos u abuureyso)
@maxamuudildab4316
@maxamuudildab4316 Жыл бұрын
​@@hornafricanfarmingtv4 10 ka kiiloo waa imisa sxb Hargeisa malaga helaa Mise waad iisoo diraysaa
@ayaanleabdullahi3797
@ayaanleabdullahi3797 Жыл бұрын
Numberkaas what,s up ma ku isticmashaa wllo
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Haa wlalalkay
@sucaadmaxamed8211
@sucaadmaxamed8211 Жыл бұрын
Muuqaaladan oo kale waxay ahayd inay daawadaan boqolaan kun oo dad ahi kadib na ay ka faaiidaystaan Wxd arkaysaa muuqaalo qosol ah amaba heeso ah oon waxba soo kordhinayn oo malaayiin daawadeen
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Aad iyo aad baa u mahadsanatahy wlalashay . Allah ku sharfo
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 31 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 31 МЛН
Maxaad ka ogtahay Faa'idooyinka ku duugan Calafka Xoolaha ?
17:28
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,6 М.
Sunflower Production,
7:47
PARO Orgnization
Рет қаралды 778
Waxaan Booqday Beeraha Timirta , Waligaa magashay beer timir ?
10:25
Juncao Grass Technology In Kenya
11:55
Juncaoafrica
Рет қаралды 30 М.
Greenhouse iyo Karooto 🥕🥕 Maxaa Beertayda ka Boxooyo?
16:08
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 8 М.
MULATO II GRASS FARM, BEERTA CAWS & CALAF , MOGADISHU SOMALIA
20:49
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН