CEELKII SHIDAALKA HOLHOL SSC KHAATUMO OO LASOO SAARAYO | DHAQDHAQAAQA CIIDAN EE SOCDA, CEERIGAABO…

  Рет қаралды 28,322

Madani Production

Madani Production

Күн бұрын

Пікірлер: 151
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 Ай бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga meel dheer gaadhsii Mahadsanid❤️
@WANAAGAAYAADADKADEEQA
@WANAAGAAYAADADKADEEQA Ай бұрын
SHIDAAL WUXUU LEEYAHAY CURSE AND BLESSING HOOG IYO INKAAR IYO BARWAAQO IYO HORUMAR. SHIDAALKA NORWAY WAA BARWAAQO WAXAANA SABAB U AH SHARCIGA IYO CADAALADDA IYO KU DHAQANKA SHARCIGA DALKA U QORAN. FIIRI SHIDAAL NIGERIA ANGOLA GABOON EQUITORIAL GUNEA LIBIYA ALGERIA IRAQI IYO DAWLADAHA CARABTA WAA HOOG IYO FAQRI. SIDAALKA HOL HOL WAXAA ISKA LEH CONOCOPHILIPS (MERGER ISKU AH PHILIPS 66 CONOCCO AYAA IIBSATAY). MADANIYOW QOF WAX KALA GARANAYAA AYAAN KUU MOODI JIRAY. XASAN GUURGUURTE WUXUU SOO QAATAY LACAG LA YIRAAHDO ROYALTY. LACAAGTAASI WAXAA XAQ U LEH DADKA DEGAN DEEGAANKA. DADKA DHULBAHANTE WAXAA LA GUDBOON INAY YIRAAHDAAN DHULKAAYAGA MA IMAAN KARAAN SHIRKADO SHIFAAL OO AAN KA AHAYN CONOCCO HALKAASI AYUU KU DHIMANAYAA HESHIISA XASAN IYO QATAR. MADAMI MAANTA WAXAAD MEESHA LA SOO ISTAAGTAY XASAN GUURGUURTE DAGAALKA QAAWAN KULA JIRA SSC IYO MUSUQMAASUQIISA XAD DHAAFKA NOQDAY BAA MAANTA AAD TIRI XASAN GUURGUURTE WAA LAGU AAMIN KARAA SHIDAALKA DADKA SSC.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
maamul goboledka barakeysane ssc khaatumo allaaha weyne waaxidka kufilan shar arkimayso
@iwarsame946
@iwarsame946 Ай бұрын
May Allah project our Khaatumo State of Somalia amiin.
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 Ай бұрын
Maashallah GUUUUUL SSC VIVA KHAATUMO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Thewho444
@Thewho444 Ай бұрын
Dhulbahanto staajiya isaaqan aa guursaneeysan. Joojiya isdhexgalka
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Waxaan soo xasuustay kalmadii ay isticmaali jireen ee ahayd dhulku maguuro ee dadka ayaa guura.
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Ай бұрын
Nin gardaran maguleysto absolutely marka waa halaagoda hadii alle idmo, guul guul guul SSC khaatumo state ❤❤❤❤❤
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 Ай бұрын
Soo qarxi magac yadooda wllo iyagoo qoran oo taxan soodir raga hubka iibinaya soo sheeg ciday yihiin wllo
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Wa runta brother cadowga bay lashaqeyan harti must United inshallah guul ssc khatumo
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Dani ayaa. Waxbadan ka. Og isaga iyo muuse. Iyo xasana waxay isku khilaafeen. Lacagtii. Ceelka lagu cunay
@fadumoashur8770
@fadumoashur8770 Ай бұрын
Maashaa Allaah tabaarakalaah guul guul SSC guuleeysta ❤❤❤❤❤❤❤
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Ай бұрын
yes yes waarun laakiin meelxun baaynu ka soonoqonay walaahay alxamdulilaah
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Ай бұрын
insha Allhaa wey kujabaayan guulina kadheer isha Alaah wuu tegayaa foolxumo bey kalategayan isha Alaah butland 👍 tabaarkalaah ❤️ SSSCCC guuuuuul maansha
@amalhassan7383
@amalhassan7383 Ай бұрын
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤❤❤
@fadumodahir9753
@fadumodahir9753 Ай бұрын
Waajabayaan.insha.allaah.alle.hanagaqabato
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye Ай бұрын
Tan kale xasan shiikh cida la hadlaysaa ma dad waalan baa weligiin xasan ha la hadlina
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye Ай бұрын
Dawlada soomaaiyed hadaan khaatumo.wax ka ogayn. Oo maamulayn ma imaan karaan faan badanaa
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip Ай бұрын
Awood ba malaha dowlad ku seega xamar joogta
@KhadarCawil-r6c
@KhadarCawil-r6c Ай бұрын
Hadii isaq rer lascanod ku leynayey shidalka soo bixi doona kuwa iminka lagu laayo bal noo sheeg yaguna waxay ku dhimanayaan ee lagu leynayo cabasow waxas bad dumarka biilkooda kaga urur sa taaye
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Ай бұрын
MashaAllah
@aboubakermahamoudomar1022
@aboubakermahamoudomar1022 Ай бұрын
Abass 💯💯 u fahmay qorsha argagaxida 🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇸🇴🇸🇴 arsi arsi arsi
@Samira-c7m3r
@Samira-c7m3r Ай бұрын
Mansha allah ❤❤❤❤❤❤
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye Ай бұрын
Waa xaqiiq burco waa in gacan lagu dhigaa hadii alle idmo dadkan xun xun hadalkooda ayaa batay isaaq wax wanaag ah ha ka sugina sida xabashida ha loo laayo
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Horgal faa’iido malaha maba oga in iyaga lagula soo jeesanayo cawaan.
@abduweliabdukadir5685
@abduweliabdukadir5685 Ай бұрын
Guul ssc insha allah 🦁💙🤍💪🏾
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
WAWAREEEYYYY😱😱😱 NINKA HUB KAGADA ISAAQA WAA NIN NA DILEY😡. NIMA´KAAS HALA DILO HADAAD OGTIHIIN. CADAWGAY NAGAGA DARANYIHIIN
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip Ай бұрын
Sifican
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Walaahay idoor inta ay dhul aynuleenahay ay hadalqaadayaan ama ayhungurayna yaaan sharafidhimatay
@khadijosalad5781
@khadijosalad5781 Ай бұрын
Allow guul to SSC ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
WCS SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️
@ZeinabSalah-rd2kn
@ZeinabSalah-rd2kn Ай бұрын
Horta wll isaaq wamide maxanaga galey garxajis iyo futo xajis
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip Ай бұрын
Yaabanhy waa dameer iyo labadiisa dhagood ildoorku 😊
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
SOMALILAND TAY KA QUUSAN LA´YIHIIN WAA SHIDAALKAAS😊. QORSHAHOODU WUXUU AHAA IN AY DIL KU DHAMEEYAAN DHULBAHANTAHA.
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
XILI. SHIIDAAL. LAGA. HADLO MA. JOOGTID. INTA. AY. SOMALIDU. BUUQA. KU JIRTO. SHEEKO. SHIDAAL. KU SAABSAN. MABA HELI KARAAN
@Guuleyso
@Guuleyso Ай бұрын
Sxb horgal iyo kuwa hubka ogeeyo idoor waqtigan hada colada taagan fadlan magacyadooda sawiradooda iyo cidey harti la yihiin please ❤
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
United we ķhatumo, divided we fall.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Vivo khatumo state of somalia,😮tha best of somalia,the richest in oil potential.
@jaweriyasaid1393
@jaweriyasaid1393 Ай бұрын
Allahuma Waxan Kaa barinay,Khaatumo Kheyr
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Qofkasta oo dhulbahante ah hawl baa utaal dal iyo dibadba sidii cadawga sojierenka ah adhaxdalooga jebinlahaa oo logaadhsiinlahaa in ayna xasusandhulkena
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Xasan dhiiqo iyo mooryaantiisa inooga ilaaliya shiidaalka holhol
@qadar160
@qadar160 Ай бұрын
Halawaso khatume basadheer faqasha habadi faqashata isaqa guul guul waligabab ku wasi jire hada miyada kibirtey dhulkasa waa dhul isaqe waxa kale mahasa guul
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
oo ssc khaatumo iyadu may heshiid lagasho shirkadaha oo khayraddkoda masuul kanoqdan tan labad ssc iyo kumeel gaadhka kabixin muxu xasan ugu deg degaya holhol war khiyaanu wata
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip Ай бұрын
Awood malaha uu ku yimaado ssc gurguurte
@franklingohe6681
@franklingohe6681 Ай бұрын
Walaal kuwaasu was kuwa folks Ila Dana jooga XAQUUQ Malaga meel Mario tuugtaas
@sagalabdal9387
@sagalabdal9387 Ай бұрын
Gurguurte haduu rabo Shidaalka Holhol Horta SSC KHATUMO xaqooda dawlad goboleednimo meel ha saaro hadii kale dhuumaa kasoo horeeya
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
wa nimanka gahayle siwaqroon ee cirigaabo midakale wa cadow ninka daarood ee idoor hubka iiminaya
@farhiyohussein7338
@farhiyohussein7338 Ай бұрын
👍👍👍👍👍👍
@iwarsame946
@iwarsame946 Ай бұрын
Harti daarood will be rich and all D5 inshallah ❤🎉
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
yes kuli somalida xalaashaa inagabadan shidaal keenu alxamdulilaah rabilcaalamiin
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Ай бұрын
Nimanka bosaaso hubka kagadayah idoorka waa cadawgeena kowad absolutely ee halasoqabqabto absolutely 😢😢
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 Ай бұрын
Boosaaso argagixiso qabiil ka harti sheegta ayaa hubka soo dajista dowlada puntland markay qabatana qabiil baakasoo horeeya oo dfaaco dhibbaa ka taagan Mar dhow dagaal qaraar baa ka dhici doona allaha fidmadaas dadka raba ku celiyo shacabkana cadowgooda alaha tuso
@AbdulqadirMohamedDalaaan
@AbdulqadirMohamedDalaaan Ай бұрын
Waacalisaleebaan iyo warsan Gali cumara cabaasaw
@lathany.3537
@lathany.3537 Ай бұрын
Ceelka waxaa ka horeeyo inaad state kiina qaatumo dhinaca walbo u noqodo stable
@roodakarreiyehkaire4714
@roodakarreiyehkaire4714 Ай бұрын
Dawlada xaqalq qalin ayaan ka rabnaaa
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Nimankani waxaykumameen xasuuqii darawiish iyo awoodii shisheeye ee aydadkenii kuxasuqen dalkeniina kudhacen xisaabo hore ayaqaldamay
@am.b5688
@am.b5688 Ай бұрын
Cabaas Madani Somaliland election keeda run buu u haystaa! Ma lacag bay siiyaan waa isaga ka sheekeeya maalin walbee! Adeer Somaliland Hargeysa ugu tag hadaad dooneyso, anagu dharkii baanu ka dhignayee!
@malakaaay
@malakaaay Ай бұрын
united D5
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb Ай бұрын
1988 ilaa 1990 boosaaso ayay uga keeni jireen raashin iyo ganacsi waxay geyn jireen meel aan magaalo ahayn iyagaa magaalo ka dhigay hadda way degan yihiin waa boodda dheere
@findheofficial621
@findheofficial621 Ай бұрын
Waa arrin culuse miyaa lahayaa caddayn,soo bandhig masuul shaki ayaan dareemaynaa.
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Ай бұрын
Walee dulmi waa kaad horey ugu jabteen hadana waad ku jabeysiin ee yaa aayar jooga idin dhaha
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Marka idoor hadaynu ucafiney xisaabihii hore miyey inadaayen hada sideedbilod ayay inagaraacayen waynukahadhnay maynadayen Su ashas qofkasta oo reer ssc ah ha iswaydiiyo
@ZahraAli-in9cz
@ZahraAli-in9cz Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi Ай бұрын
MUSE BIXI SO XEERA FADLAN SOMALIAWEEN 😢😢😢😢 77
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
Marki 1988kii Warsangali iyo Isaaq Sanaag ku dagsalamayey MJ hubka wuu ka iibin jiray Snm iyo dawo ay u so diri jireen iyaga oo leh Siad Barre ayanu isla ridaynaa. Waa xaqiiqo
@fadumomahad647
@fadumomahad647 Ай бұрын
Bali cumar maaha waa Bali ciye
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 Ай бұрын
SSC khaatumo State.shacabka deegaanku omaxey ka heli doonaan ooshirkadaha deegaanka laascaanod degan kheyraadka ju jira maxay ka Faa,iidi doonaan oy persantage %% onaxey ka heli doonaan shacabka reer laascaanod oo laga Siin doonaa ceelka Holhol laascaanod dhexyaal Ceelkaas Shidaalka
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Meel.kasto ,waa inaad gaysatasn meel kasto muqaabaraad, dhar cadd.sahankiina waa inuu Seexaan calaashooda u shaqaystayaal.meel kasto.ayeey joogaa ..kin.laguu seexdowda ha Seexan.
@hayaayhaye5528
@hayaayhaye5528 Ай бұрын
Dowlada Puntland dagaal kuma jirto, Cagaha dhulka dhiga dhulbahante
@ZamzamNur-f2g
@ZamzamNur-f2g Ай бұрын
Guulmaaha xarash quarantine inay iyagucunaan lamaro
@milgoahmed2655
@milgoahmed2655 Ай бұрын
Waa idinka iyo warsangali waayo idinkaa kalagura reer waqooyi reer bosaso ha aflagadayne cadee warka eedo bosaso hub cinada ladoonato lakin waxaa u sooqaada waa harti waqooyi ee bosaaso hadhiiqayne sheeg runta
@israwadani9113
@israwadani9113 Ай бұрын
Tan ceelka holhol way ogaayeen inta qof reer ssc khaatumo nool yahay inaanay qabsanayn holhil hadaanay waalayn balse way jirtaa inay ku riyoodeen ceelka holhol
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Ай бұрын
War muse iyo Somaliland ka hadhaa lascanood ka warn.
@manineima4398
@manineima4398 Ай бұрын
Mashallah ceel shidaal ah oo kuso biiray somaliland waa guul iyo gobonimo somaliland
@Anab-v1n
@Anab-v1n Ай бұрын
Ascwrwb Cabbaas madani niman harti ah baa argagixisada hub ka iibiya haday jirto oo aad run sheegayso soo kashif waa cadow kuwaasi harti maahan aan iska celinee. Salaam sare.
@AdamJama-v1o
@AdamJama-v1o Ай бұрын
Yaa ku dhaca holholwaa ceel s.lan juhulo ilaa qarbiidh ilaa geel ilaa adhi xuduuda s.lan buu ku jiraa hooyadaa somaliya wastaye geelyahaw
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
WED KOODII BAY DILAALAYAAN TALABAD GAR XEJIS MUUSE KA FOG SACAD MUUSENA MAGAADHO HARTI BAY KU DILAYAAN ILEEN OWAL MAGAADHAAN WADADAA CEEL DOOFAAR HALAGA XIDHO WAA IS DHIIBAYAAN
@Xirsishow
@Xirsishow Ай бұрын
Buquuuq ri roob heliy oo ee anaysa inaader qaji dhadaada codlaaga mar cun xaar kusite cunaas cancel baa kaa soo haya
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Hala qodo ceelka HOL HOL inshallah... dhulbahante waa loo soo shaqo tagi....
@AminaGAli
@AminaGAli Ай бұрын
Dawlada Federalka oo ictiraaf, Daqaal, iyo mashaariic ku diidey seey u saxiixikarta batroolkaaga sow waali maaha xassan Gurguurte waa tuuge halaga hortago mise Firdhiye la og marku xamar joogey iyo jabuuti.
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 Ай бұрын
Holhol usa baa lacag badan kaga maqantahay
@jaweriyasaid1393
@jaweriyasaid1393 Ай бұрын
Nabad Alle ha din dhex dhigo.
@AasiyoAxmad
@AasiyoAxmad Ай бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuuu
@asmataha2646
@asmataha2646 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 Ай бұрын
Oo soowkuws ceerigaabo ka Booteenaya Garxejisku ma idinkaa isku hubeeynaya cadoowga
@israwadani9113
@israwadani9113 Ай бұрын
Waa warsan geli nimanka ugu badan usoo gada nimanka isaaq laakiin waa qaaxo iyaga ku maqan warsan geli iyagayna hooyo oranaysaa
@lulali8651
@lulali8651 Ай бұрын
Dadku waa gaajeesanyahay ,waxay arkaan waa gadanayaan
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Ай бұрын
Xasan sheekh wuu khaldan yahay sababtu tahay khaatumo wuu neceb yahay hadan shidaalkuu rabaa
@25Aug23
@25Aug23 Ай бұрын
Cabaasow hadda mawaxaad leedahay caawa habarjeclo baa sadex jiho dhulbahante kasoo weereraysa buqdharkeyn iyo bali cumar ilaahawd ilaa salinta olaa sanaag ee ha lays ilaaliyo intii dhulbahante laga baqan lahaa oo inagu weerar qaadilahayn , taasi waa baqdin la gelinayo ciidanka difaaca, saasina saxmaaha.
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
ADEER. COD KA. AAD. SHEEGAYSID XAGEE. LAGA. CODAYNAYAA. MA LANDHAN. MAQAAXI KUTAALA SHEEKO RAQIISA. OO COD. KU SAABSAN. WAA SHEEKO RAQIISA
@alisaed8393
@alisaed8393 Ай бұрын
Waxaad kahadlayso waxa kahoreeya jaamac baadi cali kaarshe hadmaa DNA laga qaadayaa
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
NUGGAAL FAALI GAASTA DABIICIGA AH BAA KU BADAN CEELKA HOL HOL QODAAL UMA BAAHNA EE QARXIN BUU UBAAHAN YAHAY IYO SOO SAAR IYO MEESHA TUUBOO YINKA LA MARINAYO
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye Ай бұрын
Kuwaas iyagaa la toogtaa oo rag loo dameeyaa nartoodaa lagu soo afjaraa magacyadooda saw mahqsid intay dadka dili lahaahayeen iyaga ha lalaayo
@abdisagal779
@abdisagal779 Ай бұрын
Waxan jirin bad ka fikiraysa
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Ай бұрын
Yaab Reerkan balaayaa wadata yaa yiraahda intaad wax badso is leedihiin wax beel yey idinku dhicin maxaabiis hor leh yaan la idinka qabsan.
@MaxamedabdillahiQojo
@MaxamedabdillahiQojo Ай бұрын
War jooji baqdinta xagaad noogu xayaysiin maxaa khaladan cabaasoow hadalka toosi
@mohamedabdirashid7041
@mohamedabdirashid7041 Ай бұрын
Wa la qodayaa habar bas baa ku furan
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
OGAADA GASTA DABIICIGA AH BAA NUUGAAL FAALI CEEGAAGTA QADAR IYO RUUSH KAA ADUUNKA UGU BADAN WA WAXA QADAR NA OGAATEY GAASA GAASTAA AYAA BADEEDA CEEGAAGTA WAANA WAXA LAGU DILAYAA
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w Ай бұрын
Hartiwayno digtoonaada meel kasta oo aad joogtaan hana loo quusgooyo jabhada argagixida snm
@Abdirizak-nt3tg
@Abdirizak-nt3tg Ай бұрын
Puntaland sirdoon kooda waa inay ogaadan hubka loo wado snm
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 Ай бұрын
Isimada bari joogo haka howl galaan arintaan hubka qabiilo taageero baa jira daacish iyagaana ugudbiyo argagixisada buuraha ku jira argagixisadasna soomaliland baa maalgaliso arintan way isku xiran tahay puntland hadaan lagu gacansiin amniga boosaaso iyo guud ahaanba gobolka bari sanaag harti yuusan ku xisaabtamin
@malakaaay
@malakaaay Ай бұрын
kuwa hubkii lagu dili lahaaa usoo gadaya cadowga😂😂😂🤮🤮🤮🤮 waa najaaso 🤮🤮🤮🤮
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
GARXEJIS HABAR MAXBUUS KA FOG KANA NACA SAYSAN
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
MARKALLE WAX BAA HEREERAHA NAGA YAACAY 😂😂😂😂😂😂
@mohamedabdishire4356
@mohamedabdishire4356 Ай бұрын
Madaniyow magacyadooda sheeg ma istaahilan in lo ceeb qariyo wa waxa somalia halka dhigay shirkadaad sheegtay niman hawiya iyo mafia cadaan ah dhabtu taas weeye
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Ай бұрын
Yaa ka aarsadey iyaga sagaal bilood bey laascaanood duqeynayeen caruur iyo maato ku laayeen dadkeedii qaxiyeen ayadoo laga aarsan karey ayaa derisnimo iyo islaamnimo leysaga daayey .
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Waa ceelkii ay ConocoPhillips, iuo siyaad bare ku kala kaceen.wà xaqiiq yaan bilaash lagu qaadan waxa loo.digiyo.damleeyahay waa shidaalka.billions of dollars wa are talking.la barakiciyo ka dibana meel cidlo ah dhulka iyo shidaalka mee Cidlo laga qaato.
@malakaaay
@malakaaay Ай бұрын
iidoorku waa saqajaanoo hadey xanaaqaan xaarkey walaaqdaanoo waxay laayaan reer baadiyaha, maatida, iyo wax kastoo ay arkaane ka feejig naada ⚠️⚠️⚠️ cawaanta ka digtoonaada oo waxay sameeyaan la sameeya ✅ hadii kaloo loo turoo lala qasan waayo joogi maayaan waa cawaan bilaa caqliya
Wait… Maxim, did you just eat 8 BURGERS?!🍔😳| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 7 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 37 МЛН
MD Siciid Deni oo culays ku haya Xildhibaanada Puntland.
21:03
SMS Somali TV
Рет қаралды 2,7 М.
Shidaalka Soomaaliya Iyo Damaca Dowladda Norway Iyo Kenya, Iyo Heshiisyo Hore
10:20
Musharax Cirro Oo xogo badan ku iftiimyay Waraysiga Bbcdu la yeelatay
19:14
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 8 М.
Wait… Maxim, did you just eat 8 BURGERS?!🍔😳| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 7 МЛН