Khayraadkaas waxaa laga dhisi doonaa CabdulRaxman Tuur international airport. Waxaynu ka dhisi doonaa Xaji Adem Afqalooc literature Centre. Waxaa laga dhisi doonaa Maxamud Axmed Cali international Librarary. Waxaynu ka dhisi doona Lixle mileteri academy. Jeegaanta waa in looga dhaarto inay xadaan khayraadka Garxajis.
@fahiimae73366 жыл бұрын
Ufufufuf waxa jegaanta meel walba la taagani samo kuma banaana! Qadaadweyna way ka faaiido satey! Lakiin ilaahay xaqa ayuu u heeliyaa waana la arki insha Allah. Guul iyo gobanimo Somaliland
@DoDo.4443 жыл бұрын
Waa jirantahy allaha haku caafiyo wll
@omarderri29386 жыл бұрын
Boqor m.nuux cigal si aad iyo aad baad u mahad santihiin tabcaar-wadaagta halkaa degta si fiican baad dadka u soo dhoweyseen cida waxka sheegtayna waa qaldantahay cid wax lagu yeelayna ma jirto gob gob tabcaarwadaagta oo dhan
@sallicalee98016 жыл бұрын
Ader xishooda jeegayn Layne Somaliland o dhan ayay farxad u tahay
@saidjibril29906 жыл бұрын
Jeegaanti dhulki hy ayay leedahay amaan daro ayaa ka jirta kkkkkk caqli xuma Muse shaani caqligiisa waa kaa dadkaygiyow
@same60016 жыл бұрын
Said Jibril Wallahi waa in looga dhaarto. Colaad iyo nacayb iyo dagasl bay rabaan. Viva Mustafe Martin, Cirro and Farmaajo.