Madhibaan was wrongly nominated because madhibaan like Xidhibaan Batuun are mostly from Puntland. MUSE DHARIYO are really from somaliland... so Mr. waridaad get your info...
@IbrahimAhmed-yk5lsСағат бұрын
Wasaarada Xanaada xoolaha waxa loo magacaabay mr Geeljire waa Habar yoonis. Habar Awal waa Maaliyada.. Abniga.. Qorshaynta.. iyo Duulista
War idaadooow anoo habar awala iyo dhamaan rer somaliland oo dhan ayaa madaxa ku saarty ee habrjeclo jeegaantii wey burburiyeene maxamuud xaashi hawey diiyaan halkuu geeyay codkii iyo is.badalkii 😂😂😂lkn bari Ina kaahin iyo kulmiye ❤ayaanu dhisaynaa hadnu nahy hbr awl❤ee soo raaca ❤❤❤❤❤
@Xasancabdilaahi-u9mСағат бұрын
Habar Awal waa Mucaarad ANAGA muusaa noo madaxwayne ah😂😂😂
@ZakariyaAbdilleСағат бұрын
Mar hadii habar jeclo xisbigeedii kaah ay soo dhisteen wixii wasiirana ay heleen dee waa alxamdulillah ha saluugina garxajisoo dhan 4 wasiirbay heleen
@MmiMmi-ih7hhСағат бұрын
Wasiirkan maaliyada habarjeclo iny mudoyinbadan wasiir kasoo ahanjirty mnd ogeyn oo alle ha u naxariiste mdxweyne siilanyo iyo saleeban maxamud aadan kasoo ahanjiren sido kle besha garxajis iny 7 years xiligii daahir rayaale cawil cali ducaale kasoo aha mnd lasocon war idaadow wxweyn mha meshuye wxno is nacaseyniyo habar awl iskadhaadhicina inaga kala yaree abti 😢
@NihJih-xo9zkСағат бұрын
Wa ceeb madhiban in Laga dhigo wasiir wan yabay
@deeqadhudi20252 сағат бұрын
walaalo 😇 geeei keep going So funny 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Sax good 👍👍👍👍
@sayidcabdi3509Сағат бұрын
Adiga lagaama xanaqaye ku soco
@LibaanAadan-ht7oy55 минут бұрын
War zxb war idad arab aya lagu gafay zxb anu arab mahi lakin reerka walagu gafay talabad arab wasiir an waxba la login kalabadna inan layidhi habar yoonis aya qabta gabadha arab lomagacabay reer ka ciro wa ku gafay bal mu labada un uga dhigo rag war wasirada arab lo magacabay habar yoonis aya qabta layidhiye
@cabdixuseen18392 сағат бұрын
Waridaadow inader wlhi waad IGA qoslisay inader waa runo somalilandta dhan halkay wax kaso baxan oodhan wa deenaka habar awal marka cid udhallatay deganka unba wax kaso qaadi Kara nin aan garanayn marka lomagacabo meel uu kaga hagaago garanayn
@khadarshiikh600358 минут бұрын
Dib u dejinta kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk
@camosalax559949 минут бұрын
kkkkkkkkkkkk❤kkkkkkkk❤❤❤❤❤❤kkkkkkkkkkkk Laba doqon baa iska dhalay alla beerka