"Wax Bad ah oo la bixiyay majirto,wax ictiraaf la dhahayo oo Somaliland majirto,

  Рет қаралды 6,410

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 63
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 6 сағат бұрын
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos
@JamalzJamalz-gq2se
@JamalzJamalz-gq2se 6 сағат бұрын
Rageedi ninkaas la waraysanayo Guulayso walaal if iyo Aakhiro inta ad nooshahey iLaahey s.w.t. haku xafido oo haku Barakeeyo if iyo Aakhiro 🤲🩵 Amiiiiim magacaga cusub waxa weeyan ( RUUN SHEEG) geesi geesi dhalay, I wish a huge success in Life and the Best Rewards in the Here after once again Ameeeeen 💚🌴 Nooloow oo Guulayso 🩵🤲
@moibrahim7019
@moibrahim7019 5 сағат бұрын
Walee w ninkaasi waa Rageedii...Somalia ha Noolaato...
@MuxsinGeedi
@MuxsinGeedi 7 сағат бұрын
Ninkaan diplomaticy maahan, hadalkiisana caadifad ayaa ka buuxa, waa hadaan runta isku sheegno.
@Nuuralqalbi.raxadaquranka
@Nuuralqalbi.raxadaquranka 10 сағат бұрын
War Somali cable waa chenelka ugu xun ,uguna wariyayaal xun aqoontoodu liidato mana yaqaanaan sida looga sugo qofka ay wareysanayaan hadalka ,waa seef la boodayaal .
@cabdiraxmaanmaxamed6887
@cabdiraxmaanmaxamed6887 2 сағат бұрын
Wariyahaan qaabka uu wax u weeydiinaayo aqoonyahaankan iyo sida uu gafuurka u tuuraayo ama u heeysto waa nin aan wariye aheen kana xun in ay soomaliya guuleeysato. Waxaan filaa in uu yahay wariye xanuunsan kana xun horumarka ay dowladaan gaartay.
@saidbare5850
@saidbare5850 10 сағат бұрын
Somaliye ninka maxakakhaldan❤❤❤❤❤ nikan aduyo maogomiya somaliya citirafmiyey karabta Ethiopia niwalbo akhonyahan
@YusufAbdullahi-m5t
@YusufAbdullahi-m5t 49 минут бұрын
Hurdada ka kac wllo Somaliland bu ula jeeda
@burhaancismaan351
@burhaancismaan351 6 сағат бұрын
KANU WAA XILDOON JAAJUUS ITOPIA USHAQEEYO. ADAA KHAA,IN TURUFATORA
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 3 сағат бұрын
WAA BARYA XOOGLE HAWEENKAA LAGUSAMEEYAA HADAAD.DIIDAAN MAXAA DHICILAHAAA SOOMAALI IN AAD DHULKEEDA BIXISAAN OO TIRAAHDAAN GUUL
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 3 сағат бұрын
XASAN SHIIKH WAANIN NAAGTIISA KAGADAY NINKALE BARFASOOR XAMAR MAWIXII XUN AYAA LOOGAYAQAAN
@LadanMohamed-z3s
@LadanMohamed-z3s 4 сағат бұрын
Doqon is always Doqon please don't insult our intelligence.....secondly who the hell is abaayaa 😮😮😮😮😮😮
@IbraahinXassen
@IbraahinXassen 5 сағат бұрын
SOMAALI LAND AND ETHIOPIA WILL WIN INSHAA ALLAH GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL IXTIRAAFKA SOMAALI LAND CIDI KS HOR ISTAAGI KARTID MA JIRTO. ETHIOPIA HOOYADIINA AYEEY WASEEYSA .HESHIISKANA WAANA FULINEEYSA HADAAD WAX TAREEYSID WAKA ISKA CELI.
@burhaancismaan351
@burhaancismaan351 6 сағат бұрын
Kkkkkk macalin meel usocda dheh
@hkayir916
@hkayir916 6 сағат бұрын
Sheeko ciyaal 😢😢😢😢😊
@samiaabdi2018
@samiaabdi2018 57 минут бұрын
Somaliyeey isjeclaada cadowgeena waa Ethiopia waxayrabaan inay dhacaan badeena iyo dhulkeena
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 4 сағат бұрын
Ninkan waa xil doon guulwade weeyi
@Zm7268
@Zm7268 10 сағат бұрын
Kani waa nin aad u aqoonyar, Jeebka xasan dhiiqo ku jira
@HappyCherryDumplings-hg9no
@HappyCherryDumplings-hg9no 10 сағат бұрын
Ma itoobiya ayaan citiraaf karabnaa
@alphamale5802
@alphamale5802 5 сағат бұрын
Trump baku dhawaqaya ictiraafka Somaliland maxad ka qaban karta 😂😂
@mohamedhasan5694
@mohamedhasan5694 4 сағат бұрын
We see
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 3 сағат бұрын
TURKIGU SOOMAALI WAAGATAY DANTIISUU KAQAATAY NINKAANI WAA NIN TAARIIKHDU XUSIDOONTO
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 Сағат бұрын
Soomaaliland wayguulaysatay kanaxoow nafta waa
@FoosiJaamac-e9e
@FoosiJaamac-e9e 5 сағат бұрын
Masar hadey cid wax tareyso falastiin aa wa u qaban laheyd
@CarabCabdilaahi-c6r
@CarabCabdilaahi-c6r 4 сағат бұрын
War nacasbaad tahay garashay rabtaayoo xasan sheekh waa lakufsaday asagaase doontay ee ceebtaada qarso xoolaadtahay
@ismailjama178
@ismailjama178 4 сағат бұрын
Dadkani ma aakhiray ku nool yihiin ifka ma joogaane
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 3 сағат бұрын
Abiy wuxuu Ku andacoodaa in Somalia ay uga dhinteen kumanaan ciidan ah arintaas oo ah been abuur ah somaliyana way Ku taageertay . Berhanu chula waa in aan mar dambe uu soo gelin Somalia.
@Nuuralqalbi.raxadaquranka
@Nuuralqalbi.raxadaquranka 10 сағат бұрын
Wariye ku sheegan mar walba ,waa uu qasaa wareysiga mana sugo in ta uu qofka halaayo uu dhameysanayo wixii uu sheegi lahaa , aqoonta ayaa aad ugu yar wariye ku sheegan .
@issemohamed8701
@issemohamed8701 9 сағат бұрын
Weriyihu Waa Itoobiyaan Waana Ka Xumahay in Telareshinkaan Marin Habaabinta Umadda Soomaaliyeed
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 10 сағат бұрын
wadanka wain laxoreyo ma itoobiya soomaliya dhulkeda siiyay war kacdoon ba kadhacaya wadanka
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 9 сағат бұрын
Waxaa cajiib ah waxa uu kadoonay Addis kuxigeenka maamulka Jubba iyo Gedo oo aan sharciyad doorasho heysan?
@Geesiga1
@Geesiga1 6 сағат бұрын
Waa jaajuus etoobiya ushaqeeya, hub iyo taakulo beey Siiyaan
@Geesiga1
@Geesiga1 6 сағат бұрын
New policeka waa in lagasifeeyaa dalka , axmed madoobe baa ku shaqeysta wuxuuna u adeegsaday in ciidamada uu kusoo weeraro, midakale ciidankaa waa lagu dhexjiraa, saraskiisha hala dabagalo ciidanka shirqooshay
@DR.EidHAwrliqe
@DR.EidHAwrliqe 6 сағат бұрын
REER QADAAD WAYNEEY. QAYLO OOHIN IYO WAANALA ILAALINAYAA. TURKIBAA NA EEGAYA AYAY NAFTU IDINKAGA BAXAYSAA. MAANGAABYO MAANGAABO DHALEEN. OO LO.GISIYA. OON. DADNIMO MEELA KASOO GALINBAADTIHIIN
@burhaancismaan351
@burhaancismaan351 6 сағат бұрын
KANU MA XISHOODO CUNO KELIYA WEEYE MA MOCANAA DAGAALAMA WAA TUUG MUNAFAQEE
@AbubakerAbubaker-u9e
@AbubakerAbubaker-u9e 7 сағат бұрын
Wlle badeenii baad madaxbaani ku bedeleteen dalkeena cidna madaxbaani ugamabahana
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 10 сағат бұрын
War Ninkaan Ragsanaa
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 6 сағат бұрын
War benta iskada nayuu boliska xagee ku aragtay
@hassanjama6224
@hassanjama6224 10 сағат бұрын
Ayaandarada koonfur haysata kan oo kale ayaa siyaasi u ah😮 Imika ma fikirkiisa ayuu ka hadlayaa mise si siyaasiyan ah, wax aanuu waxba ka qaban karin ayuu ka sheekaynayaa, Somaliland dadka noocan ah waxay yidhaahdaa "waa macno laawe" horta awoodan uu leeyahay koonfurtii uu u dhashay ma ka taliyaa mise waa loo taliya, jawaabtaas markuu fahmo siduu doono ha u hadlo😂😂😂
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 7 сағат бұрын
WALE XAGALO GEEL WAXGUNTIGALAKAWAYN LAKIN DHULKA SOMALIAYA LEH
@sahraelmi4300
@sahraelmi4300 3 сағат бұрын
Maxaad eriyi kartaa adigiiba dabayshu ku sidataa
@abdirashidjibril8331
@abdirashidjibril8331 9 сағат бұрын
Ninkaan marinhabaabin ayuu ku wadaa soomaalida. Walaahay waa been waxa uu ku hadlaYo. Ciidaankii dalka ayeey baabasheen, maxaad kula dagaalami itoobiyaa.
@abdikhadirlibaxow8015
@abdikhadirlibaxow8015 9 сағат бұрын
War ma anaa walan mise waxgaradka Soomaliyeed ayaa wareersan! Ictiraafka iyo xoriyada "Sovereignty" Laga raadinaayo Ethiopia waa maxay? Aniga ma garan warkaas. Somali waa xor, cidna kama baryeeyso madaxbanaani; hadii aynu marba Ethiopia madaxbanaani noo hayso madaxbanaani ma jirto!!!
@Bidhaanshe-BM
@Bidhaanshe-BM 9 сағат бұрын
Prof Shaafici waa nin runsheegnimo ku caan baxay xaqiiqadana aan ka ganban Qaar badan oo aqoon yahan sheegto oo aad moodo in ey cadowga somalia yihiin dadka taageersan prof ahaaficine dhibsanayo waa shisheeye kalkaal tv gaan ayaana kow ka ah
@hassanjama6224
@hassanjama6224 10 сағат бұрын
Somaliland wuxuu moodayaa meel sidoo ah teendho la isku doorto, Somaliland Go,aanka ugu dambeeya waxa leh shacabkeeda haduu Madaxwayne Cirro ka hor yimaadana warqada doorashada ayaa lagaga tuurayaa kama hor iman karo, heshiiskana waxa raba shacabka reer somaliland oo dantooda ka dhex arka heshiiskaas waana wuxuu ku khasban yahay madaxwayne kasta oo la doorto, Halka koonfur aanu ka jirin nidaam dawladeed Hassan Gurguurtana boqolaalka heshiis ee kala jaadka ah ula galayo dawlado is diidan😂
@nuradinali4156
@nuradinali4156 10 сағат бұрын
Bal maqajilahan fiiryaa kawwaran jubaland😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 10 сағат бұрын
Munafaq tintiisu meel uma xiiranto qiyam iyo hadaf tona ma leh keliya wixii uu dufan kahelayo buku dhaqaqaa
@AadanAxmed-h4h
@AadanAxmed-h4h 3 сағат бұрын
Hhhh caalam kale ayuu ku noolyahay
@RbleFiicane
@RbleFiicane 10 сағат бұрын
BEENAALE BEENALE waa la ogyahay Hadaladii ay ku wada hadlayeen Horgale Xasan Xabaalo Qote
@CadnaanFaysal-l1k
@CadnaanFaysal-l1k 3 сағат бұрын
Beenalle. Free. Somaliland. Huuuro. Faqash
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 52 минут бұрын
Kani faan badanaa ma geeljire Ogaadeen oo shaqo dawladeed lasiiyaa. Nin baahani gob maha adiga oon diinta ku daba dhuuman waa maahmaah run ah maxuu Hassan Sheekh u jabiyay hadalkiisii hore ee ahaa ila Ethiopia ka Noqoto MOU lahadli mayno isaga oo isku dhiibay madaxweynaha Turkiga Erdogan. Midda kale Ninkani wariyihii buu lamormayaa😂
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 2 сағат бұрын
Beeni raad maleh xasan qabuurkii usujuudayey abii ee dhunkanayey gacantiisa welibana uu ka jiidanayey isna haystay e laga fujinla,aa sidii uu arkay gacantii nebiyullaahi moh,ed
@GeediWarfaa-y3w
@GeediWarfaa-y3w 4 сағат бұрын
Kan abgaal mufo cun miyaa
@hassankhalif1223
@hassankhalif1223 10 сағат бұрын
Gormey Somalia citiraaf uga bahnayd itobiya .fashilka gurgurte ayaad no macaninaysa?
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 6 сағат бұрын
Soo muuse baahane lasoo taagnaa badda ictiraaf beynu kubadalaneynaa ma imika bey idinla qaraaraatey 😂😂😂😂 Ethiopia dan waliba ey somalia kaledhy waa in muqdisha laga go aamiyaa waxa la isku heystey waa taa ama somaliland ahow ama buntland ama jubbaland warkooda waa iskudhamaadey
@Daljir_1
@Daljir_1 2 сағат бұрын
Jacjacle fake professor
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 4 сағат бұрын
Nacala tuugadi ku dhashay kuyaal jaajuus
@CarabCabdilaahi-c6r
@CarabCabdilaahi-c6r 4 сағат бұрын
Xasan wuu iibinayaa bada halaga ilaaliyo sidii c raxman c shukuur iyo saaxibadiisii oo kale muuse xayraana waa laga gaadhay xasan sheekh waa tuugta waweyn
@AxmedMuxumedMagan
@AxmedMuxumedMagan 4 сағат бұрын
Kkkkkk beenaale ma idinka itoobiya iska celin kara is hubso hooyadaa somaliland wastee jubaland ayaad iska celin waydeen kolkaas ayaad dadka been u sheegaysaa bacaac ina dhilo
@IbraahinXassen
@IbraahinXassen 4 сағат бұрын
War hooyada wase ma Liyupolice tee baad ka sheekeyneysa .ma ku riyootey liyuuga😂😂😂 Hooyada was😢😮😊
@aliadam180
@aliadam180 10 сағат бұрын
Ithobiyaa ogolaatay madaxbanaanida soomaaliya اهانه ما بعدها اهانه
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 18 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 20 МЛН
Accompanying my daughter to practice dance is so annoying #funny #cute#comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 15.12.2024
20:14
VTV Somali
Рет қаралды 2,6 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 18 МЛН