Ceerigaabo: Danab dhulka Kala Jeexay

  Рет қаралды 17,814

ELSAR MEDIA PRODUCTION

ELSAR MEDIA PRODUCTION

Жыл бұрын

Пікірлер: 48
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Жыл бұрын
Waa digniine ilaahay haloo toobad keeno dhul gariir buu u eegyahay
@munayusuf4949
@munayusuf4949 Жыл бұрын
Manshallah Tabarakallah reer ceerigaaboy
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Жыл бұрын
Allah ayaa idiin naxariistsye waa dhul gariir ayaa Rabil caalameen
@mahamoudali
@mahamoudali Жыл бұрын
Aqoonla.aaney waar maha danab waa dhulgariir baawar waynaa lakiin aad dhusunka hoose ufogaa ilaahay ayaa idiinka naxariistay alxamdu lillaah
@Hawd74.
@Hawd74. Жыл бұрын
Waa digniin ale wax idinku tusayo ee ilaahay ka baqa oo qaska iyo rabshadaha ceerigaabaysan joojiya
@user-or1sw7nv8p
@user-or1sw7nv8p 4 ай бұрын
Subxaana Allaah ☝️
@wadhafwadhaf5793
@wadhafwadhaf5793 Жыл бұрын
Webiba ka soo socda meeshan,ka diyaar garooba.
@user-ls8go8to9l
@user-ls8go8to9l Жыл бұрын
الحمدلله يارب احمي عبادك
@hassansuufi1680
@hassansuufi1680 Жыл бұрын
امين يارب العالمين
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 Жыл бұрын
Godkan mamulka oodo ha dul saaran. Oo umada iyo xoolaha ha ka xidhan ama degdeg ha uu aasan..
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Subxaanala wan xasuuta anigo yar ceerigabo 1993 roobab badna o ka da ay beriga danab badan bay lahaayen mar walbana ceerigabo wuu ka dhaca danabku gaar ahaan buuralayda daalo
@jirfe
@jirfe Жыл бұрын
Kkkkk danabku wuu dhacay laakiin meeshan waxa ka muuqda waxa weeye dhul dilaac waana wax jira
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Жыл бұрын
maaha danabe waxaa idnku dhacay dhul gariir Subxanallahiye
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 Жыл бұрын
Allaahu akbar
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 Жыл бұрын
ingiriis baa sii sheegay, kulahaa, waa jaahilnimadii qof ah.
@TheFuaad12
@TheFuaad12 Жыл бұрын
Caalamka kale badii la dageyboo la aaseyba
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Sibxanalaah
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
seeeeska ilma geeele arab masha allaaah hanbalyo hanbalyo guul Somaliland reeer sanaag waa lawada lee yahay ceerigaabo
@khadradagan3876
@khadradagan3876 Жыл бұрын
Subxanallah
@hehehe6885
@hehehe6885 Жыл бұрын
Waa dhul gariir
@nimcocali8414
@nimcocali8414 Жыл бұрын
iska edit gareeya muuqaalada oo ka jara waxyaabaha aan loo baahnayn
@aliguled2166
@aliguled2166 Жыл бұрын
Dhul dilaac weeye ma aha danab
@caydiid15
@caydiid15 Жыл бұрын
Danab ma aha dhulgariirna ma aha oo dhulgariirku dhawaaq sidaa u wayn ma laha.
@ubahabdirizak6038
@ubahabdirizak6038 Жыл бұрын
Markaan yaraa waxaan maqli jiray meesha danabku ku dhaco dheemanbaa laga helaa maxaad hesheen🤔🤔
@saxibkasaxibki7632
@saxibkasaxibki7632 Жыл бұрын
Wa dhulgarir ama doox dhulka hoostisa mara iska ilaliya intan wa bilow uun
@kaafiosman
@kaafiosman Жыл бұрын
Ale ha u sahlo Wadaada hada ka hor ayaan maray waxan u marnay jidaali ilaa yube
@muxyadiinaadan524
@muxyadiinaadan524 Жыл бұрын
Waa dhul dilaac dilaacu hoos ayu la yimi danabku ma manjarafad ayu sitay mise cagafcagaf sheekhow danabku wa electric shock wa laba +&- is taabtaye godku cilmi baadhis ayu u baahan yhy
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 Жыл бұрын
Waxaa iimuqda biyo xorinaya ma aha danab waxay iltahay in dhulka wax culus oo buur ah ka sobaxay sodii pakistan burta cusub
@sharmoogehawraar407
@sharmoogehawraar407 Жыл бұрын
Dhulkaa dilaacay danab SAAS ma sameeyo waliba wuu sii Kala fogaan Karaa. Waa sidaas sida dhulku Kuala goaa oo sii weynaatey hadday hoos biyaha gaartana ayagaa inta kale sii fasha.
@TheFuaad12
@TheFuaad12 Жыл бұрын
DhagaxaN ku buuxiya
@Istahil416
@Istahil416 Жыл бұрын
is seismic earthquake for sure
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
Dhulka Dilaacay ee Danab maaha. Sxb
@bashman345
@bashman345 Жыл бұрын
Adeer ma aha danab ee waa Geological fault oo dhulkaa dilaacay. Waxaa jirta hawl ka socota dhulkan hoostiisa oo aydaan arkayn biyaha roobkuna way sii nugleeyeen gaar ahaan kuwa dhulka hoostiisa maraaya Meeshi in ay biyo mareen hoose leedahay (Underground running water) ayaa laga yaabaa waana taas ta ay khubarada geologists ah ee Ingiriisku sii sheegeen waayo sida muuqata meesha ayaa daraaseeyeen dhul ahaan
@aliguled2166
@aliguled2166 Жыл бұрын
Runta weeye
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 Жыл бұрын
Macquul weeye walal
@massmass8300
@massmass8300 Жыл бұрын
subxaan ilaahy ayaan waxba dad io duunyaba kabdbaadshay wali ma arkinmeel saandanab udilaacshay waa yaab🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@saxibkasaxibki7632
@saxibkasaxibki7632 Жыл бұрын
Radkisa raca dahabki ba la helaya ee
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 Жыл бұрын
Waar saawka odaygu leh ilaa dawladii boholbay ahaanjirtay
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
Inuu Danab ahaa iyo In kale maxaad ku Ogaateen?
@nuhliban3831
@nuhliban3831 Жыл бұрын
Adeer dadkani khibrad Bay u leeyihiin danabka waa reee miyi wax badan soo joogay danabku waxa uu u qaybsama laba qaybood sulub iyo jac markant waxa uu u muuqda sulub iyo jac wada socda
@wadhafwadhaf5793
@wadhafwadhaf5793 Жыл бұрын
Waxay ila tahay inuu dhulku Kala dilaacayo.
@mustaphaabdilahi150
@mustaphaabdilahi150 Жыл бұрын
This is faulting danabku dilaac masameeyo
@yuusufjaamac9258
@yuusufjaamac9258 Жыл бұрын
Waadhul-gariir-hoosta-kadhacaywaawebigii
@duulqarneeynduulqarneeyn5913
@duulqarneeynduulqarneeyn5913 Жыл бұрын
Waar dadka beenta kadaa dhulbadan oo sidaas udilaacay way jiraane danab sidaas dhulka uma jeexe
@salamkala14
@salamkala14 Жыл бұрын
Dad kibiray ba ku nool cerigaabo waxa belo ka dhegayeen waa in laga daboolo waayo xoolaha iyo caruur ta kaga dhici
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 Жыл бұрын
Waar waa masal ay ee maaha dannaba maxaayeelay dannabku sidaas umma caraacaro ee wax samaadda laga soo tuuray.
@zahramaxmud2350
@zahramaxmud2350 Жыл бұрын
Wll maxay masal ay du?
Socdaalkaygii Ceerigaabo | my journey to Erigavo
18:20
Qays Qeyser
Рет қаралды 720 М.
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
#roob Aya nagu helay Ardaaga in ka badan 13 Saacadod !
23:03
Caalin Abyan
Рет қаралды 58 М.
Roobabka kadaya somaliland | mashallah
13:06
AK Vlogs
Рет қаралды 59 М.
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН