CHALLENGE HEESAHA LIVE-KA AH: GABADHA AAD KA HESHAY HEES KUSOO JIIDO & KEEDSANE OO WACDARO DHIGAY

  Рет қаралды 141,516

Captan baara official

Captan baara official

Күн бұрын

CHALLENGE HEESAHA LIVE-KA AH: GABADHA AAD KA HESHAY HEES KUSOO JIIDO & KEEDSANE OO WACDARO DHIGAY

Пікірлер: 195
@Captanbaaraofficial
@Captanbaaraofficial Ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/hIuYoqZ-gKllircsi=UEnaQbc8Ij-RDI47❤❤❤
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy Ай бұрын
Cabtan sxb idriska iitabo Maxa ku dacy sxb😂😂
@husseinmohamed2616
@husseinmohamed2616 Ай бұрын
Kayan. You are so funny 😂
@khadarhawadle2538
@khadarhawadle2538 Ай бұрын
Captan legend
@abdiraxmancoronto5313
@abdiraxmancoronto5313 Ай бұрын
Captain keep going brother 💪
@user-xi3se7qg1d
@user-xi3se7qg1d Ай бұрын
Captan legend
@ahmednuur9861
@ahmednuur9861 Ай бұрын
Aan kusalino nabigeena mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bigmohasalah5095
@bigmohasalah5095 Ай бұрын
Inta kudhimatay Allah ha unaxariisto amiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 inta ku dhawactay Allah caafiyo caafimaad taam Allah siiyo dhamaantooda amiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Qaraxi liido
@WllRaam-df7jy
@WllRaam-df7jy Ай бұрын
Captan/Captan fanka waa ku raxeytaa❤❤❤❤
@HusseinAbdirashid-t2r
@HusseinAbdirashid-t2r Ай бұрын
Keydsane de legend laba maaxn ❤
@ShuceybSuleiman
@ShuceybSuleiman Ай бұрын
Keydsane legend of the king 👑
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy Ай бұрын
Teem kedsane welcome 🙏 🤗 😘
@user-vq4dh5nk8s
@user-vq4dh5nk8s Ай бұрын
Keydsane in the building ❤❤❤❤
@MohamedRaageOsmaan20
@MohamedRaageOsmaan20 Ай бұрын
Wa barnaamij fiican iyo dhalinyaro soo gudbin wanaagsan guuleeysta.
@mohammedabdi1108
@mohammedabdi1108 Ай бұрын
Marwo Buldhuq Waa qabyaaalatiste weyn Wiilka wadaninimo ugu hesay ayey racdeynee kawrn
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 21 күн бұрын
Shuubo ween waaye
@user-ih2cj7lj1z
@user-ih2cj7lj1z Ай бұрын
Keydsane www nuurka maslax jilaaga rental horuusoco
@mdfilmsdama3098
@mdfilmsdama3098 Ай бұрын
Keyd sane waan ku wataa
@mohamedhusseinmusadheego3492
@mohamedhusseinmusadheego3492 Ай бұрын
Kaydsane the legend kii waa soo noqdey
@cilmiilaahey1281
@cilmiilaahey1281 Ай бұрын
Nasteexo indho wlhi waa reer magaalad. Wiilasha in la kiciyo wy ka xumaatay
@herropoi7017
@herropoi7017 Ай бұрын
Legendka 4aad nimcaan hilaac pro max wye🔥🔥
@salmaanshiilow4653
@salmaanshiilow4653 Ай бұрын
Keydsane legend
@Bare-z3l
@Bare-z3l Ай бұрын
Kan heesta 2 aad ha loo cafiyo fanaan buuxo waaye codka iyo teembadabo
@guuleedcali5626
@guuleedcali5626 Ай бұрын
Captan sxb fican ayan ku qabyay hadi BaBjey uu dalka iskaga tagay ahana gacanta midig ee wllkis idirska iitabo waxan islaha ma daremyo cules sabbto ah waxa u joogo wllkis captan baara lkn mxa sameysay dhabarka ka toogaty maskiinka waxad galisay mugdi xita asxbta ad wax la sameysaneyso maku cawin weysay inu wax la duubto bariiska ka galay mel an laga jarin ninkas babjey wu u darsady lkn ibni adamka wa iska waji badan yahy waxan ku leyahy sxb dib naftada u eg ee maskinkas ad dayacday garabkisa noqo xita qalab uu wx ku duubto ma hesto wlhi inta ad hesato oo tagera ka bdn ayuu u qalma babjey na wu ka fican yahy runtii naftada xisabi maskinkas ilmihisa bariska u uradsnayay ayad ka careysay sxb isku nqo nin masula oday ah ayaa tahy magac iyo mal ba wa la hela balse nin abal leh noqo sxb
@Teamiitaataabo
@Teamiitaataabo Ай бұрын
Team afka ali isoo booqada😂❤❤
@c.risaqalto7319
@c.risaqalto7319 Ай бұрын
Old is gold 🫡 Lawada ku tartameysay Heeshaha Xasan Aadan Samatar iyo Mohammed Saleban Tubeec waa wataa 👍
@Sumayakhadar_645
@Sumayakhadar_645 Ай бұрын
Coming soon 500k kabtan Baara❤🤴
@fatumamumin5063
@fatumamumin5063 Ай бұрын
Wanjeclajay challengejigan🎉 nosobadhi captan wakuwataa e
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 Ай бұрын
Captan Baara hore u soco, legend
@ramla8285
@ramla8285 Ай бұрын
500k berito inshaAllah❤
@garaadka4573
@garaadka4573 Ай бұрын
BuLDhug caWa afkeytageysaye😂😂 midkey Rabtay aya melkaLe fadhistaY umeLanaa
@Abuhishami9487
@Abuhishami9487 Ай бұрын
Wa haysaa wilka nimcan hilac ucod ek waye😂
@xaajiaxmed3740
@xaajiaxmed3740 20 күн бұрын
@@Abuhishami9487 exactly 😮😮
@Boordage
@Boordage Ай бұрын
Reer xamar fankii bartay oo bilaa mixer heesayaan ujeedaa waa wax fcn
@nadiiraxaamud9232
@nadiiraxaamud9232 Ай бұрын
Kedsane❤❤❤❤
@Ahmedmohamed-mk4hw
@Ahmedmohamed-mk4hw Ай бұрын
Captan waan mu heysanaa barnaamikan noo soo badi❤️‍🔥
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 Ай бұрын
Keep going my pro captain baara 💪
@axmednuuryaresports1569
@axmednuuryaresports1569 Ай бұрын
Barnamijkan waan wataaa bro soo badi
@nuurkuulow2974
@nuurkuulow2974 Ай бұрын
Mesha dhan waxay u shidan tahay Buldhuq’s sababtoo ah waa boqorada qac da ma aqan cawa waxa ka qaldan 😅😅marna maysan qoslin
@ayubsaid9744
@ayubsaid9744 Ай бұрын
Captan ku soo dar faleembo,yahye hunter,Afk cali iyo Abaska plz 🙏
@abdazkuebraa252
@abdazkuebraa252 Ай бұрын
500k coming soon congratulations captain
@alimustafe6781
@alimustafe6781 Ай бұрын
Walaahi 2times ayaan ku cesheday barnamiska soo badi Kapitän 👩‍✈️
@KhaalidMustapha
@KhaalidMustapha Ай бұрын
Kabtan baaRa waa qosoL wlhi maRka gabadhu kicisoka heesta calanka qaadaya kuLahaa anigaH maad i qaadani 😂😂😂😂😂 soo badi zxp waa Fanny wlhi
@Hamza22-d9n
@Hamza22-d9n Ай бұрын
Part 2 captanka igu sharaf ❤❤❤
@abuukaryuusuf5319
@abuukaryuusuf5319 Ай бұрын
Next wiilasha Istaaji
@YussufImar
@YussufImar Ай бұрын
Miss bulduq ninkan wa jaceshhaxay walahi
@abdazkuebraa252
@abdazkuebraa252 Ай бұрын
Legend....we need man to man please
@maawiyemaalim612
@maawiyemaalim612 Ай бұрын
Keep going brother captain ❤
@alihassanhaider1767
@alihassanhaider1767 Ай бұрын
Captain Bara your my favourite comedian who always makes us happy 🎉 kabadaas fananka ugu horey u codeysey ❤ waa ku daxranahy
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 Ай бұрын
Captain baara man to man kaama haayo taliye ❤🐐🙏
@sadiiqcabdi972
@sadiiqcabdi972 Ай бұрын
Kabtan baarow wiilka ookiyaalaha wato dadkii bada liido ku dhiintey inoo ku jirey AA u maleenayey sawirkiisa la wareejinaayey mise mid u ef wye blaze iiga Soo jawaab kabtanka
@Farhia_ali
@Farhia_ali Ай бұрын
MAANTA. WAA LEES HELY FANAAN. BAA. SOOSOCDA CABTAN. WAXAA. SAMEESA. GOT TTALENT❤❤❤ 😅O HEESAHA. AH
@WllSuruyaa
@WllSuruyaa Ай бұрын
Plz Wll Kabtan Paara Waa Codsi Qeyb Taxigta Igu Dar Waa Codsi🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🫡🫡🙏🙏🙏🫡🫡🫡🫡🫡🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏
@user-gn3ys6rl6m
@user-gn3ys6rl6m Ай бұрын
Waku wat wllk ween❤❤❤❤❤❤❤
@user-es5du9ne2g
@user-es5du9ne2g 14 күн бұрын
Keydsane de legend ❤❤❤❤
@safiyaabdulle8573
@safiyaabdulle8573 Ай бұрын
JAH ❤
@DUNIDACUSUB155
@DUNIDACUSUB155 Ай бұрын
Captain please noosoo badi barnaamijkaan oo kale
@sicidyusuf3540
@sicidyusuf3540 Ай бұрын
Zxpky naagihii dhamaa waada shiday 😂
@ayubsaid9744
@ayubsaid9744 Ай бұрын
Captan idiriska meeh 🙏
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Ай бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤🙏❤🙏
@cabdidahirmaxamuudfarax372
@cabdidahirmaxamuudfarax372 Ай бұрын
2best voice
@UmuMuscab-q1b
@UmuMuscab-q1b Ай бұрын
Kaydsane 🎉
@AxmedIsteeloo
@AxmedIsteeloo Ай бұрын
❤❤❤❤war cawa iyo kaabtan bal ila arg rag la xuley
@CabdisicasiisMaxamed
@CabdisicasiisMaxamed Ай бұрын
Marwada maxaa kudhacay 😂😂aaway
@aliabdallamoalim2137
@aliabdallamoalim2137 Ай бұрын
Marwo Buldhuq Caawa waxbaa ka qaldan kabtan Baara War See wax u jiraan hee Ma jeceylkeeda Ex isku Badalay war Gawadha Noo Baar bal
@user-se5qt8yx1b
@user-se5qt8yx1b Ай бұрын
Alfanan keydsane one like
@maowosman3679
@maowosman3679 Ай бұрын
Walalka hori usoco
@ifraaxxassan-vt3of
@ifraaxxassan-vt3of Ай бұрын
Jah
@abdirizackabdi1274
@abdirizackabdi1274 Ай бұрын
Team Captain❤
@mowlid
@mowlid Ай бұрын
Waji cariiri heesaha deganaan kuqaad sxb
@user-hp8mk6bm9y
@user-hp8mk6bm9y Ай бұрын
Waji Cariri ayan kuhasta madaha sidu dihii😅😅😅
@alcadaalachannel3675
@alcadaalachannel3675 Ай бұрын
Keydsan nin adag afkiisa ayuu maalay❤
@user-sf1od4lc6i
@user-sf1od4lc6i Ай бұрын
Yarka 4aad fanaN wye mesha wuu ku dhax dhuuntaY reer warta nabada ninkaN so qabta😂
@user-tu8ii5eh7n
@user-tu8ii5eh7n Ай бұрын
Nio xafladada igu casuun kampala joogaa sxb 500k coming soon🎉🎉🎉
@abdazkuebraa252
@abdazkuebraa252 Ай бұрын
Idiriska soo qabo please ❤❤
@AamiinxariirCali
@AamiinxariirCali 15 күн бұрын
Waji waalahi hees iyo badhu qaday❤❤❤
@maxamedgeedi7694
@maxamedgeedi7694 Ай бұрын
Keydsane is not easy😂🎉❤
@abibakarabdikadir-mp2nq
@abibakarabdikadir-mp2nq Ай бұрын
Kaptanka taageero dheer libaax
@AbdirahmanHussein-hb6lu
@AbdirahmanHussein-hb6lu Ай бұрын
Nosobadi
@bilecabdulaahi
@bilecabdulaahi Ай бұрын
Cabtanka video oo heesta soo gal adi meesha kuu baa hantahay adi iyo afka cali
@AbdifitahBotan-sq2db
@AbdifitahBotan-sq2db Ай бұрын
Waaw soobadi sxb
@SandhoolElmiBoodhari
@SandhoolElmiBoodhari Ай бұрын
Mash allh kabtan ❤
@AmatxhairXhair
@AmatxhairXhair Ай бұрын
Captain zxb waku wata horay usoco❤❤
@sumayocqadirsumayocqadir
@sumayocqadirsumayocqadir 8 күн бұрын
Keydsane ❤❤❤jah
@cabdirahmancali2545
@cabdirahmancali2545 Ай бұрын
Soobadi
@MustafeCabdi-b3d
@MustafeCabdi-b3d Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-xz1yb8hi3n
@user-xz1yb8hi3n Ай бұрын
Man to man bro kabtan bara
@SacdiyoRoble
@SacdiyoRoble Ай бұрын
Keydsane dartis Ayan udawanoyaa
@bashiirweyrax4846
@bashiirweyrax4846 Ай бұрын
wiil qaran halloo codeeyo😂😂
@waajidchannel2483
@waajidchannel2483 Ай бұрын
Waxaad noo balamisaa Idriska, Wasir Shablaza, Baquli Boy
@alihassanhaider1767
@alihassanhaider1767 Ай бұрын
Wlhi Gabadha fananka ugu horey ugu u codeysey wlhi codkeeda mcn isoo jiitey salan kal iyo laab igugu salan fadlan
@XawoAxmed-o5b
@XawoAxmed-o5b 19 күн бұрын
M.a Wangalnay ugu danben haaf .....M......
@bilechannel2941
@bilechannel2941 Ай бұрын
Marwa Buldhuq wlcaawa maxaa ka khaldan hasohasho Hana nooshegto cawa sababta ay u xanaaqsantahay
@abuukarsabriye2436
@abuukarsabriye2436 28 күн бұрын
Keydsane the legend videos wal uu ku jiro wuu shidmaa
@maxamedgeedi7694
@maxamedgeedi7694 Ай бұрын
Nastexo indho wax garad😇
@user-pf3wh7dx6w
@user-pf3wh7dx6w Ай бұрын
Baara FV Crush 😻 ❤
@saamiyamuuse2189
@saamiyamuuse2189 Ай бұрын
Kayd sane darti u imi meeshan😂
@cishakur7867
@cishakur7867 Ай бұрын
Gᴏᴀᴛ Kᴇᴇʏᴅ Sᴀɴᴇ❤
@user-bx5xj3yu5j
@user-bx5xj3yu5j Ай бұрын
Keyd sanne wan wataa
@user-vq4dh5nk8s
@user-vq4dh5nk8s Ай бұрын
Marwo bulduq calanee miyeey iskou badishiiiiye😂😂😂😂
@user-gn3ys6rl6m
@user-gn3ys6rl6m Ай бұрын
Caawad marwad maxa kudhacay mafaxar sano ya ila arkay asxby
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy Ай бұрын
Ma tubce ba dhaly tulow www Axsan cud 😂😂😂😂😂
@IssaAhmed-xy2xc
@IssaAhmed-xy2xc Ай бұрын
Part 2 kasosamey
@KhureshMohamad-kq2cs
@KhureshMohamad-kq2cs Ай бұрын
Keep going my brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FardowsoSalax-yg1dy
@FardowsoSalax-yg1dy Ай бұрын
NOOLOW ❤
@Dhicisowdhasiig
@Dhicisowdhasiig Ай бұрын
Captain iga gaarsi keydsane fankaa kubahan 👊✅
@user-ik8ql3jl9l
@user-ik8ql3jl9l Ай бұрын
Next willasha istaaji
@abdullaahialiabukar8719
@abdullaahialiabukar8719 Ай бұрын
Kaptan barnaamijka soo badi
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 15 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 43 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
JAANIS KU HEYSATAA MUXUU SHEEGAY IDIRIS🤣
16:59
Aj style
Рет қаралды 70 М.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 15 МЛН